Тёмный

KOKO iyo AMIIRA OO CUNTO KARIN KU TARTAMAY YAA CUNTO MACAAN WOOW | RATING 

ASAD HAGIO 27
Подписаться 2,4 млн
Просмотров 1,1 млн
50% 1

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2,5 тыс.   
@deeqowabuukar10
@deeqowabuukar10 10 месяцев назад
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar الله أكبر ❤❤
@HamdaAbdi-o9b
@HamdaAbdi-o9b 10 месяцев назад
IL come back soon namaste namaste namaste ❤❤❤
@najmasalad2888
@najmasalad2888 10 месяцев назад
Allahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hooyo-x9i
@Hooyo-x9i 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@Hooyo-x9i
@Hooyo-x9i 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@AnisaAdam-i3u
@AnisaAdam-i3u 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@kingjr9591
@kingjr9591 10 месяцев назад
Hesaha waxa ka mcn quraanka❤❤
@najmasalad2888
@najmasalad2888 10 месяцев назад
Allahu akbar
@mohamedfoox
@mohamedfoox 10 месяцев назад
Really❤
@umanajmo6684
@umanajmo6684 10 месяцев назад
Haa
@Ĺaylamaxamed-g8q
@Ĺaylamaxamed-g8q 10 месяцев назад
Yes is a very important ❤
@maxamedcabdilahi1029
@maxamedcabdilahi1029 10 месяцев назад
Haa ❤❤
@nuursharif2687
@nuursharif2687 10 месяцев назад
Bariis waan jeclahy reer bariis like dhahaa
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 10 месяцев назад
Hadal Afkaaga kasoo baxa waxaa ugu sharaf badan Saliga Nebiga Muhammad)ﷺ:📿 ❤️ 😍 💖 ❤️
@FahmoMaxamed-zi3vp
@FahmoMaxamed-zi3vp 9 месяцев назад
Scwscw
@hamsatoahmed5291
@hamsatoahmed5291 6 месяцев назад
...?;, .
@QaaliQurux-ih2oe
@QaaliQurux-ih2oe Месяц назад
Scw scw
@FaafumoBashiir
@FaafumoBashiir Месяц назад
🎉😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅😊
@cadarsulaiman4332
@cadarsulaiman4332 10 месяцев назад
Ceyda waa wil fican waayo qof jikada ku galay cunto ku kariyay waligaa cunto mcnaa karisay ayaa lagu dhahaa thnk u logu daraa
@simankulane8509
@simankulane8509 10 месяцев назад
Anigaa rero barıis ayaaan ahay bariiska iyo chickenka amiiro Aad ayaan uga helay well prepared ❤❤
@maahirkee3656
@maahirkee3656 10 месяцев назад
Haa wll aduunka cunta lacuno bariis aan ujeclahay
@BasmaAdan
@BasmaAdan 10 месяцев назад
Anba wllhi wllo bariiska Ayaan wataa ❤❤
@rosiina1120
@rosiina1120 10 месяцев назад
@@user-xi9bp7zi3psomalida hada waa il baxday aduunka nin cuntoo kariyaa ugu jeclahay hhh wllkey anagoo somaliya joogna ayuu noo karinaye hadana yurub aan jogaa cuntada xaajiga ii kariyo Ayaan ku heestaa wlhi alha ii dhafee qatar uu ku yahay cunto karinta hhh
@rosiina1120
@rosiina1120 10 месяцев назад
@@user-xi9bp7zi3pgacanta alha kuu barakeeyo ee wad ha joojinin somalida waa niyad jab socota hau joojinin
@rosiina1120
@rosiina1120 10 месяцев назад
Aniga bariis iyo chicken maba ka daalo maalin kastaa cunaa saa u jeclahay lee
@Mushtimoha
@Mushtimoha 10 месяцев назад
Amiira cuntada ey karise wa cunto rer magaal eh mideda kle sida dagan ey iskugu kalsoned aba wax loo dhigi karin m.a😍🥰
@hibacooking4859
@hibacooking4859 10 месяцев назад
Amiira qurux waa chef caadiya xitaa qabky udiyarisay 10.10 ❤ yanlala tartamin adna mclin u ah from hrgysa 😂😊
@salmosahalsalmocabdi8031
@salmosahalsalmocabdi8031 10 месяцев назад
Xita cabtanka waa diyr kwrn wxn siyey 10/10❤
@hibacooking4859
@hibacooking4859 10 месяцев назад
​@@salmosahalsalmocabdi8031Haa m.a😊❤
@Nasriin12345
@Nasriin12345 Месяц назад
Koko xitaa mka yaresato farte kaxiranthy❤
@AA-921
@AA-921 10 месяцев назад
Ku Sali nabigeena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad sallallahu calayhi wasallam❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 9 месяцев назад
Sallaallaahu Caleyhii wasalam❤
@XaawoadeyXaawoadey
@XaawoadeyXaawoadey 9 месяцев назад
Scw scw scw
@saadiyosheek1585
@saadiyosheek1585 5 месяцев назад
😂😂😂😂 waana cebeysay king
@KingNourMoha10
@KingNourMoha10 10 месяцев назад
Both of them are special wifes😂 Amiira 10/10 Koko10/10
@asmamahamedasma2690
@asmamahamedasma2690 10 месяцев назад
😂😂😂
@Mucaad-hx4ut
@Mucaad-hx4ut 10 месяцев назад
Adimaa dhadhamiyey isqorqor
@abdizalammohamudali.2005
@abdizalammohamudali.2005 10 месяцев назад
😂
@AmiiraQuruxFan
@AmiiraQuruxFan 10 месяцев назад
The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤
@rahmaabdulle4562
@rahmaabdulle4562 10 месяцев назад
Swc
@NajaxMohamedYuusuf
@NajaxMohamedYuusuf 10 месяцев назад
Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam
@Hannah-sg4sr
@Hannah-sg4sr 10 месяцев назад
Both of them Should have cooked rice and see which rice was better
@Icc1209
@Icc1209 10 месяцев назад
🎉
@truesad833
@truesad833 10 месяцев назад
Scw❤❤❤❤❤❤
@sulebinbashak88
@sulebinbashak88 10 месяцев назад
Amira 10/10. Koko 10/10
@mrhariko2576
@mrhariko2576 10 месяцев назад
only amiira 10/10 but koko 10/8
@AmalMaxamed-ob3yb
@AmalMaxamed-ob3yb 10 месяцев назад
Goormad dhadhamisay😂
@jamaabdirahman1305
@jamaabdirahman1305 10 месяцев назад
Goormaad dhadhamisay😂
@XamdiAliSheeq-pu9vn
@XamdiAliSheeq-pu9vn 10 месяцев назад
​@@mrhariko2576ma adaaba dhadhamiyey😮is qorqor😢
@HalimoMaxamed-e1v
@HalimoMaxamed-e1v 10 месяцев назад
Anaba yaaban😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@FadxiFaysal-z1n
@FadxiFaysal-z1n 10 месяцев назад
Walkayga sharfta badnow ku sali xabiibkeni maxamed scw scw ❤
@hanadkingmd3758
@hanadkingmd3758 10 месяцев назад
scwscwscwscw ❤❤❤
@NajaxMohamedYuusuf
@NajaxMohamedYuusuf 10 месяцев назад
Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam
@FilsanAdey
@FilsanAdey 10 месяцев назад
Scw
@MaryamaNoor-xd7tc
@MaryamaNoor-xd7tc 10 месяцев назад
Scw😊
@FaadumoAhmed-mq4lq
@FaadumoAhmed-mq4lq 8 месяцев назад
Scw scw scw scw scw 🥰
@habsaabdi9416
@habsaabdi9416 10 месяцев назад
the way amira cooked really even the decoration is very good placed wlhi masha allah bravoooo❤❤❤
@Sayidali-sancho34
@Sayidali-sancho34 10 месяцев назад
Hadal Afkaaga kasoo baxaa waxaa ugu Wangsan Saliga Nebi Mohammad)ﷺ:📿❤️
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 10 месяцев назад
Amiira masha Allah adna macalimad u ah hablaha reerka dhan waa ku fcn yihiin masha Allah Qurux+degnaan +cunto karin isku darsadeen I love amiira and her family ❤❤
@kingismail9808
@kingismail9808 10 месяцев назад
Cuntada qofka codeeynayo waa ino ogeen qofka kariye sida saxda marka ogthy qofka kariye waaxaa les dhihi kara waa u ceeb asture mise waa ku qaaadate😂😂😂
@princesskajal9595
@princesskajal9595 10 месяцев назад
Wa,saxantehe👌
@Ahmedabdisalansaeed
@Ahmedabdisalansaeed 10 месяцев назад
Waaan kugu racay
@ashahussein1087
@ashahussein1087 10 месяцев назад
Asad adiga chef miya tahy
@MaandeeqXasan-b1r
@MaandeeqXasan-b1r 6 месяцев назад
Adi waa kufiicnayd booska cayda❤
@Harii143
@Harii143 10 месяцев назад
Asad 🫡kalaqari Dadka Tartankan ku Celi 4 Gabar kadhig Dadka dhadhaminyao 3 Wil kadhig Waliba Yay ogan Dhadhamiyasha Codka le Ha bixiyan 1 ilaa 10 Qofka hela Numberka ugu badan Ugu Cunto mcn Qofka Lkn Marku og yhy qofka cuntada Kariyay Wa Sharfa
@s..5631
@s..5631 10 месяцев назад
Waa kugu raacsanhy fikir kga wllo❤
@luulhaajiaadan4878
@luulhaajiaadan4878 10 месяцев назад
Wn kgu racay
@asmamahamedasma2690
@asmamahamedasma2690 10 месяцев назад
Sax waYe walaal
@MunaAbdi-i6y
@MunaAbdi-i6y 10 месяцев назад
Thanks sister ❤️
@FaridAli-qi6et
@FaridAli-qi6et 10 месяцев назад
Ha sas wacneed ana wa racay
@yaatahayadi1643
@yaatahayadi1643 10 месяцев назад
Asad hagio amiira badankooda wuu xaqiraa ma ila aragteen 😏
@SacdiyoMaxamed-i7v
@SacdiyoMaxamed-i7v 10 месяцев назад
Ma arkinoo horta 😏😏
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 10 месяцев назад
Haa wlhy 😂
@UmaymaMahamed-kx8gu
@UmaymaMahamed-kx8gu Месяц назад
Haa
@ISMAHAN-7
@ISMAHAN-7 10 месяцев назад
Asadow amiira kadhac niyahow gabadhas walagu daba shigay 😂 amiira 100%
@nasraabdalla7770
@nasraabdalla7770 10 месяцев назад
Asad amiira mar kaste waad hagrataa adi bariis jileec lagama dhigo indhaha wixii deqaa urkana deeqay amiira 10 of 10❤❤
@naimasaed8725
@naimasaed8725 10 месяцев назад
Maxu ku hagraday amiira kaliya koko iydba 8/10 bu siiye
@zaruu._Moh
@zaruu._Moh 10 месяцев назад
Haaah wllhie amira wa best❤
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 3 месяца назад
Wan arky hada kahor taash ee ku tartamen amiira qurux badaneed lkn koko dhibcaha lasiiyay wan yaby
@abdiiidow
@abdiiidow 18 часов назад
​@@zaruu._Moh7:26 7:28
@abdiiidow
@abdiiidow 18 часов назад
​xihfvh 7:55 7:55 7:55 7:56 7:56 7:57 7:57 7:57 7:58 @@zaruu._Moh
@ZamzamAhmed-o2q
@ZamzamAhmed-o2q 10 месяцев назад
Amiira 10/ 10❤ Koko 10/10❤
@jamaabdirahman1305
@jamaabdirahman1305 10 месяцев назад
Goormaad dhadhamisay😂😂
@ruweida-saraabdirisack
@ruweida-saraabdirisack 10 месяцев назад
hhhhhhhhhh @@jamaabdirahman1305
@XamdiAliSheeq-pu9vn
@XamdiAliSheeq-pu9vn 10 месяцев назад
Ma adaaba dhadhamiyay 😮is qorqor badna
@Raul_77I
@Raul_77I 10 месяцев назад
@@XamdiAliSheeq-pu9vn mxa ka galay adi🙄
@FadumoAhmedMohamed
@FadumoAhmedMohamed 10 месяцев назад
@@Raul_77Iwa run dee wah may dhadhamisay 😂
@HAElmi
@HAElmi 10 месяцев назад
Amira 10/10 Koko 10/10
@tiriiboyofficlal
@tiriiboyofficlal 10 месяцев назад
Goor mecunti 😂😂
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 10 месяцев назад
😂adi macunee
@daarali
@daarali 10 месяцев назад
Hablaheena somalida alaha daayo waa kuwa ugu fiican aduunka ❤❤❤
@maanka1111
@maanka1111 10 месяцев назад
Saas wwey
@umuzubersalman2
@umuzubersalman2 10 месяцев назад
Maba shiixaayo Asad mrwalbo waa eexdaa mida kle markiis laxanfuuji maa lacunaa😂😂😂😂😂
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl 10 месяцев назад
❤ Masha Allah gabar Somali aan cunto karis aqoonin ine jirto Uma malaynayo sbbto ah Waa lagu soo bar baariyy 😊
@inabashey8973
@inabashey8973 10 месяцев назад
Haa cuntada lkn beris iyo basto kaliya mahan😂
@bosteyoabdi2618
@bosteyoabdi2618 10 месяцев назад
Woow ha m.a aad io aad 😢😂❤❤
@AyaanMahamed-de2pi
@AyaanMahamed-de2pi 10 месяцев назад
Ani wlh aanan aqoon sida wax looo Kariya mana rabo inaaa barto
@xayaatxasan4386
@xayaatxasan4386 10 месяцев назад
Amiira best cook❤️ masha allah❤❤❤
@CabdiYasiin-gq4dr
@CabdiYasiin-gq4dr 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Raul_77I
@Raul_77I 10 месяцев назад
Qofta isku kalsoon Amiira 1mar meysan faanin wayo wey isku kalsontahy wxy tahy ne wey ogtahy cunto karin ne reer xamar weyne aye utahy cunugtas is falineyso mesha wxba kuma heyso
@Moonlight-l1i
@Moonlight-l1i 9 месяцев назад
team amiir coz reera bariisa ahay hada wakhti ayan baasto jecela lkin imka nooo😂
@mohamedhusien6136
@mohamedhusien6136 10 месяцев назад
Amiro chikinkeeda caraftiisa ayaa isoo gaaray Meesha kookaburra ayasan samayn wax caraf ubaahan
@nimcagaanday3505
@nimcagaanday3505 10 месяцев назад
cayda waa xushmad badan wlh masha allah qof cunto waqti galay wax lagama sheego
@rodashafea
@rodashafea 10 месяцев назад
Sow maha he don’t know anything
@khadraxashi380
@khadraxashi380 10 месяцев назад
Wan oga Amira markii horaba mucarad bad ku ahayd😂😢
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 10 месяцев назад
mucarad maxaya lbadodaba 8 buu siiye😂
@Amirafan1
@Amirafan1 10 месяцев назад
Sax walhi 😭😭💔❤
@FadxiFaysal-z1n
@FadxiFaysal-z1n 10 месяцев назад
Walhi wax iga jeceel albta amiira samysay walalo sharf ku nolow ifka insha allha❤
@Ali847-q3i
@Ali847-q3i 10 месяцев назад
Asad walee waka yaaabay😂😂amiiro inta qiil kale u waayay kulaha chicken ka afkeyga oo ku dahoya 😏kir dheh
@user-muniish
@user-muniish 10 месяцев назад
😂😂😂
@najuu344
@najuu344 10 месяцев назад
😂😂😂
@NasteexoMaxamuud-j9d
@NasteexoMaxamuud-j9d 3 месяца назад
Iyo bariska wu adag yahay kulahaa Bajaj malagarabay😁😁😁
@sumayoabdullahi2906
@sumayoabdullahi2906 10 месяцев назад
Asadka amiiro baryahaan wuu daba dhigty😏😏
@quenzuzan4464
@quenzuzan4464 10 месяцев назад
Ani ahan cuntada amiira karisay muqaal ahan xata ayada ii cajabisay❤😊
@inamohamout
@inamohamout 10 месяцев назад
Same ❤
@ayanciska4800
@ayanciska4800 10 месяцев назад
Amiiro presentation ad ayuu u qurux badn thy i love it well done sis 👏👏👏👏
@Amirafan1
@Amirafan1 10 месяцев назад
Haa walhi 🤤🫶🏻
@Abdisalam_Leo22
@Abdisalam_Leo22 10 месяцев назад
5:58
@CafiifoAbdullahi
@CafiifoAbdullahi 10 месяцев назад
amiira is the beste koking😂 english keega igu qaata 😂
@simanmoha6064
@simanmoha6064 10 месяцев назад
Cooking dheh😂
@maryanabdi9059
@maryanabdi9059 10 месяцев назад
😅😅😅 English wa dishay 😀
@Intisarcreates
@Intisarcreates 10 месяцев назад
Best cook ama best chef dheh
@IsmacilCirro
@IsmacilCirro 27 дней назад
Koko is the best
@munaahmed5256
@munaahmed5256 10 месяцев назад
waraaa asad waayo amira 8 usiisay
@Sucaad38
@Sucaad38 10 месяцев назад
Ceyda kulaha Taliyow bastada wa dhaadhertahay cawa saa u qoslay😂😂😂
@ShukriBashir-c8v
@ShukriBashir-c8v 10 месяцев назад
Koko 10/10😊 Amira 100000/100000❤
@NasteexoXuseen-vk2sy
@NasteexoXuseen-vk2sy 10 месяцев назад
Adiga cadaalad mad sameen hadii aad madax Wayne noqon laheed masasn ayad sameen laheed
@mrhariko2576
@mrhariko2576 10 месяцев назад
waan kuugu raac sanahy Amiira ayaa kasidata
@mrhariko2576
@mrhariko2576 10 месяцев назад
@@NasteexoXuseen-vk2sy abaa xaqiiqada ayaa sidaas eh somaha
@sacdiyocabdikariim8683
@sacdiyocabdikariim8683 10 месяцев назад
isku mid waaye 100% ayee labadooda siimay @@mrhariko2576
@Raul_77I
@Raul_77I 10 месяцев назад
100% wn kgu raacsanhy
@amiinilyaasaxmed8646
@amiinilyaasaxmed8646 10 месяцев назад
Amiira 🎉💯 inkasto ay iwada siman yihin wlldey❤😂
@farhiamahmud6577
@farhiamahmud6577 10 месяцев назад
Amira qurux 100%100
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 10 месяцев назад
u salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 9 месяцев назад
Sallaallaahu caleyhii wasalam❤
@mushtaaq2088
@mushtaaq2088 8 месяцев назад
Scw
@moohaanofficial
@moohaanofficial 10 месяцев назад
Next cunada qofka so kariyay qariya😂si qofka kan dhadhanka saxda ushego✅keep going the hero team
@hotshotsfootballvids1488
@hotshotsfootballvids1488 10 месяцев назад
Absolutely 💯 you're very intelligent 🤓
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 10 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵😢
@UmulQaali
@UmulQaali 10 месяцев назад
mahasanid 😊
@mahameddekabdi379
@mahameddekabdi379 10 месяцев назад
kokobulle darawal miyaa tahay salamade cawada le ku arkaybo
@Farxan-h8z
@Farxan-h8z 10 месяцев назад
Aniga waxan tageeryi cuntada Amira qurux
@Farxan-h8z
@Farxan-h8z 10 месяцев назад
M a
@FilsanAdey
@FilsanAdey 10 месяцев назад
Scw
@abdirisakfrance1605
@abdirisakfrance1605 10 месяцев назад
Waaw basto majecli lkn muuqalka bastada waka helay balse reer bariis ayaan ahay koko and amiira isn't easy 😂😂❤❤❤
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 10 месяцев назад
Iskumid nahay wlhi😊
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 10 месяцев назад
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰🥰
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 9 месяцев назад
Sallaallaahu Caleyhii wasalam❤
@hinda3631
@hinda3631 10 месяцев назад
Ari amiiro cuntadeedu ceeb maleh kabdhaha is ku xaq kadhig waxbaa xanjo xanjo noqday layne😔
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 месяцев назад
inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤ INTA KA HESHAY ❤️👍 jumca Mubarak Haween wanagsan ❤️
@munoyuusuf2992
@munoyuusuf2992 10 месяцев назад
Meel walbo ma jogtaa 😂😂
@Umayma14
@Umayma14 10 месяцев назад
Haween la mida
@famousboy-ll1ty
@famousboy-ll1ty 10 месяцев назад
​aniga ayu ila jogaa
@mrhariko2576
@mrhariko2576 10 месяцев назад
Axl calaa kuli xaal
@shankaroon8172
@shankaroon8172 10 месяцев назад
Team 27 halmar film soo sameeya intuu dhamaan this year yaa ila qaba fikirkaas 👍 sii
@user-xc1kh8rr7k
@user-xc1kh8rr7k 10 месяцев назад
Ani ayaa kula qabo sister
@princesskajal9595
@princesskajal9595 10 месяцев назад
Ani
@nashaadqurux6122
@nashaadqurux6122 10 месяцев назад
Qorax so baxayso sacab laguma qarin karo asad aadba u qaldan tahay markasta amiira waad xaqirtaa🐷
@abdirahmaanabdilahi
@abdirahmaanabdilahi 10 месяцев назад
Hadii aad ujedo magaca allah like saar🙏🏾
@HOOYOFATUSHHASSAN
@HOOYOFATUSHHASSAN 10 месяцев назад
Allahayow wan dhacdhac badanahaye Gafkeena iyo Geerideena ha kulmin Yaa Allah 🤲📿
@HawaHawajr
@HawaHawajr 10 месяцев назад
Amin😢
@ibrahimmohamed9264
@ibrahimmohamed9264 10 месяцев назад
اللهم آمين يارب
@Msssuuro-o2p
@Msssuuro-o2p 10 месяцев назад
Amiiro wllhi waqti badan egalise 10/8 ma uqalanto Asado ❤❤
@roodoarab6684
@roodoarab6684 10 месяцев назад
Azad furfur ayuuna garanayn waa adayg bariisku kulahaa😂
@najmosaid
@najmosaid 10 месяцев назад
First ❤😂
@fadimoabdi
@fadimoabdi 10 месяцев назад
Seceond❤😂
@AniisaCabdiraxman-ob5rf
@AniisaCabdiraxman-ob5rf 10 месяцев назад
​@@fadimoabdithird 😂
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 10 месяцев назад
Inta sugeeyse koko iyo Amira 😂😂 mesha amira ayan kaso arkey😂🎉 team #Amiraqurux
@AishaCuud-s5f
@AishaCuud-s5f 6 месяцев назад
Masoomnid😂😂
@aizahamza3433
@aizahamza3433 8 месяцев назад
What's BUSKETI someone help me please 🙏
@AbdifatahMohamedWarsame
@AbdifatahMohamedWarsame 5 месяцев назад
buskud weeeyi chicken ka lagu cuno oo cunto carbaha inoga timid weyi chicken maca buskud Ama busketi aya lo yaqan😎
@aizahamza3433
@aizahamza3433 4 месяца назад
@@AbdifatahMohamedWarsame thanks 🙏🏾
@aizahamza3433
@aizahamza3433 4 месяца назад
@@AbdifatahMohamedWarsame thanks 🙏🏾
@LailoHussein-fp1ry
@LailoHussein-fp1ry 10 месяцев назад
Amira 10/10❤ koko 10/10❤❤👌
@AliNuur-ss7hk
@AliNuur-ss7hk 10 месяцев назад
Koko jacel❤❤❤❤❤100/100❤❤❤
@NasteexoMaxamuud-j9d
@NasteexoMaxamuud-j9d 3 месяца назад
Amiiro ❤❤❤❤100❤❤100
@AbdullahiAden15-pb9pu
@AbdullahiAden15-pb9pu 10 месяцев назад
Amiira kuheta waaaw amiira 🎉100/100 way uqalata walahi m.a inta wa gacunay ❤❤😊
@SaynabCiise-sm2nl
@SaynabCiise-sm2nl 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@SaynabCiise-sm2nl
@SaynabCiise-sm2nl 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤dtyrhigu
@Jihaan999
@Jihaan999 10 месяцев назад
Cuntada amiiro indhahaa ka dhadhamiyay 10/10😂❤❤❤
@suudimcm1174
@suudimcm1174 10 месяцев назад
Asad adi kooko waxaad ku qiimaysay aragtidaad iyo rabitaankaaga ee kumaad qiimayn dhadhanka
@quenwafa7790
@quenwafa7790 10 месяцев назад
Waxay cunan gabdhihi ku kar😂saden 😂
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 10 месяцев назад
Amiiro 10/10😅Ayado Naag shaanshi ah cunto karis looga haray wax qaraar maba karin karto
@s..5631
@s..5631 10 месяцев назад
Somaha😂😂u sheeg
@faizamohamed5180
@faizamohamed5180 10 месяцев назад
😂😂😂 kawaran hee amira shaanshi maahin. Koko iyo amiira labadooda waa digil Reer afgooye iyo reer daafeed ayaga isleh shaanshi shaqo kuma lahan
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 10 месяцев назад
@@faizamohamed5180 🤣Amiiro cadcadka reer banaadiri waaye dadka ka dabo wado maxey tahay koko maba sheegin waxey tahay Raxanweyn ine yihiin wllkood ba sheegay
@Destinay4lyf
@Destinay4lyf 10 месяцев назад
Ceyda will be a great husband one day because he complimented both dishes equally even though one might have been his favorite lakiin asad waa xaasid😂 intu gabdhaha iskugu yeeray oo wakhti badan ka qaatay kulahaa kan aa adag iyo xanjo xanjo waaye 😂
@AbdiHirsi-o2k
@AbdiHirsi-o2k 10 месяцев назад
Asad baa saxsan gabdhu cocks miyaa khalad waa yelelan karaan
@liibaanmo5762
@liibaanmo5762 10 месяцев назад
Destiny, i bet qofkii aad cunto u karisid hadii uu wax ka sheego, in aad guriga iiga bax dhihi laheyd markii uu ku dhaho your food sucks 😂. That is the exact reason why Asad gave Koko the low score at the ending just to be politically correct and keep everyone happy even though he clearly liked koko's food over Amira. After all, this was supposed to be judging show not to compliment the 2 hours they spent at the kitchen. # SimonCowell
@Aana_artz
@Aana_artz 10 месяцев назад
Wixii qaldan walashegaa
@fardawsaalifarah4587
@fardawsaalifarah4587 10 месяцев назад
Kula fikir baan ahay
@Destinay4lyf
@Destinay4lyf 10 месяцев назад
@@liibaanmo5762 who told you to go to someone’s house, eat their food, then have the audacity to judge it. I will absolutely kick you out😂
@habsaabdi6396
@habsaabdi6396 10 месяцев назад
Asad marna uma ogola inay gulaysato Amira abti abti nagu dilay xaasid ku yahay amira lknse team Amira marna no hoos mcnto guul🥰🥰🥰🙏🙏
@princesskajal9595
@princesskajal9595 10 месяцев назад
Showeste wye asad,asaa cunto wax ka aqooon😂
@bisharoabdullahi5777
@bisharoabdullahi5777 10 месяцев назад
Asad cadaalad maha he always against amiira
@dheemaney7670
@dheemaney7670 10 месяцев назад
@@bisharoabdullahi5777show waa argtaan jalgy modyyy😂
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 10 месяцев назад
Heestaas Baxxeysaa,waxey isso Xasuusisey Muqdisho iyo magaalladii Aanku Dhashey,iyo,waayo waayo AW,GEEDDI SHAAMBOW AA LAGU GUURINAA, Hada se waxaaN Ahey Reer Hrgysa iyo Dalkeygi Hooyo, Haddii Aan usso Noqdo Dhanka cunto macaanida cuntada macaanideeda waxa Lakala cunto macaanaan jirey wakhtigii Girgiraha iyo Dhuxusha wax Lagu karsaN Jirey lknse Hada casrigaN Jooga Qallabka Casriga Ah wax Lagu karinaayo Lama kla cunto macaana ,kaliya waa sida wax Loogu Dardaro macaaneeya Bas Aniga Aragtideyda Sds ila tahey,thnks
@yasminahmed8832
@yasminahmed8832 10 месяцев назад
GOOD WORK TEAM 27 ...... WE WANT MORE VIDEOS ON COOKING CHALLENGE
@bashiiromar
@bashiiromar 10 месяцев назад
Fikirkeeyga waxeey ku qurux badneed in tartamayaasha 5 laga dhigo waliba ayagoo laga qarinaayo qofka sameeyay cuntada markaas aay qiimeeynayaan waliba ayaguu hal hal u qiimeeynayo waliba si aaynan isku ogaanin midkiiba qiimeeyntiisa kadibna natiijada gadaal laga soo saaro ,halkaas waxaa ii muuqnaan laheed in natiijo qurux badan kasoo baxi laheed waa aragtideeyda ,MAHADSANID
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 10 месяцев назад
Aad iyo aad
@boqorada886
@boqorada886 10 месяцев назад
Wllhi baahi caadi ii qabatay 😂 anoo dha dhaminin aan inta ka dareemooyaa macaankeeda amiira 10/10 koko 10/10 Masha allaha gacmaha allaha ubarakeeyo❤😫💐
@habsaabdi6396
@habsaabdi6396 10 месяцев назад
Ani Amira markasta la jiraa tartan haday noqoto guul insha Allah Amira
@yasminhassan-lx8xh
@yasminhassan-lx8xh 10 месяцев назад
Ani koko Aya lajira gar ama gardaro
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 10 месяцев назад
Team briis and team amira 100/100 👌
@QureshaAhmed-qw9fn
@QureshaAhmed-qw9fn 5 дней назад
The best cooker is Koko
@Asas_Sheikh7684
@Asas_Sheikh7684 10 месяцев назад
Chicken kani Amiira karisay macaan badan baa ka kor muuqda. Saldaato caadi ma ahan wan kahela. Amiiro 10/10 Koko 10/10
@daacadyare196
@daacadyare196 10 месяцев назад
Gabdha somaliyeed dhaman too 100❤100 weeye xaga cuntada Ma arki Karo cunto gabadha ee Kariyaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faizamohamed1088
@faizamohamed1088 10 месяцев назад
Asad wa ku nacaa walhi Amiira cuntadeda Adoo xita dhadhaminin Ayad Dhahe cuntada we quruxbadantahy lkn cuntada dhadhankeda la cuna . Wa ognahay lkn wa mar ka Aad dhadhamisid waxa nagu wadid Naga jooji koko wa tageerna hana necsiin Labadooda same ka dhigo wah Team Amiira Mar walbo guuleysanayan 100/100Amiira❤❤ siyey Waligey Intan coment ma qorin Asad ciil igu dily😂
@madaxwaynahayoutube9062
@madaxwaynahayoutube9062 10 месяцев назад
😂😂😂
@shukriQurux-dn5oi
@shukriQurux-dn5oi 10 месяцев назад
waxaas yan laga maqlin lee😂😂
@faizamohamed1088
@faizamohamed1088 10 месяцев назад
​@@shukriQurux-dn5oiHala maqlo😅
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 10 месяцев назад
xumanta mesha kla tag naya dadka ha ka dhex shaqayn waxn qiimayn weyi mxq la iskugu qarin hday wax ka qaldnyin cunada hush
@faizamohamed1088
@faizamohamed1088 10 месяцев назад
​@@HayatAbdallah-r5eIna meel layska saaro rabya Maskiinnimo wax matareso Walhi inu Ani iheysto cml guriga dhan waxa ku celcelinoya Asad wa naca 😂
@zakiiya-xc3xf
@zakiiya-xc3xf 10 месяцев назад
Kusali nabiga salalaahu calehi wasalam time amira isoraca isna mujia
@deeqaahmed184
@deeqaahmed184 10 месяцев назад
Ceyda Maskiin 😂wey ku dhaganeed baahasha lkn shucaaca ka daaya wiilka waxaas wa caadiye m.a 10 Of 10 ayu siiyay lamadaba lkn asad su’aasha ceyda aad weydiisa ku weydiin laha o aheed ma hilibka aadan cunin darteed aad 8 u siisay sido kale amiiro chicken ka aadan ruugin ma u siisay 8😂😅 Asad Dadka haku cayaarin gabdhahane niyada ha jabin dadaal dheeri ah ayey sameyeen congratulations 🎉Abaayo yaal top ten Aya thn indhaha ayaana ka cunay😊
@ShankaroonJaamac-m1g
@ShankaroonJaamac-m1g 10 месяцев назад
Amiira always100/100❤
@odayroy3099
@odayroy3099 10 месяцев назад
Aniga Amiira iyo Kajol hadii tartaman Amiira la jiraa 🫶🏼💙
@HiboHussein-u3i
@HiboHussein-u3i 10 месяцев назад
Ani koko la jiraa koko always win 🏆 ❤️
@호허숒봏
@호허숒봏 10 месяцев назад
​@@HiboHussein-u3ikoko haku wasto aabaha was
@NasteexoMaxamuud-j9d
@NasteexoMaxamuud-j9d 3 месяца назад
Amiiro qurux lajiraa❤❤
@Worldnewertv
@Worldnewertv 10 месяцев назад
Koko food 🥙beautiful Waan ku haystaa
@craxmaanboss5885
@craxmaanboss5885 10 месяцев назад
Team bariis away😂😜🤤 👇
@abdifatahjelle9103
@abdifatahjelle9103 10 месяцев назад
Ceyda I think koko is your future wife
@ahmedmuqdishaawi2038
@ahmedmuqdishaawi2038 10 месяцев назад
AMIIRO 10/10❤
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 месяцев назад
inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤ Amira AND KOKO AND ASAD HAGIO ❤ Chef koko❤ and chef amira😂❤
@KhaalidButhaan-vg3mg
@KhaalidButhaan-vg3mg 10 месяцев назад
amiiro qurux is not easy😂
@hanahappy-xy9mw
@hanahappy-xy9mw 10 месяцев назад
Asad iska xisho qof weyna Wa the 😕
@shugriali1439
@shugriali1439 10 месяцев назад
Ani team bariis ahay Lkn 2da cuntaba aragtideeda waa ideeqday mash Allah Koko 10/10 Amiira 10/10
@ajwaabdulqaadirajwa1648
@ajwaabdulqaadirajwa1648 10 месяцев назад
Amiro iyo dhaqankoda dhan ayaab eh cunto karis cidoda maba lagu gaaro cunto kari wlhi ani ahaaan Amiro top wye ❤❤❤❤
@NishaatAbbas
@NishaatAbbas 10 месяцев назад
Amiira 10 10 10 10 10 10 10 10
@Sportsfootball-b4f
@Sportsfootball-b4f 10 месяцев назад
Habka cunada loo soo doyaariyay amiira kuleh ❤
@AsmaLaki-qf5hd
@AsmaLaki-qf5hd 6 месяцев назад
Walhi amiira anagoo reer waqooyiya isku cunto nahey ooov so cute macn
@MaxamedXuseen-de6xu
@MaxamedXuseen-de6xu 8 месяцев назад
Amiira 1000 /1000000000
@Anaameyyyy
@Anaameyyyy 10 месяцев назад
Amiira10/10 koko10/10❤️‍🩹
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 10 месяцев назад
Mesha Amiira inta ka so aragtay iso raac Amiira qurux 10/10 ku siin lahaa koko 9/9
@asmaabdirixman-kv3xg
@asmaabdirixman-kv3xg 10 месяцев назад
Mada dhadhamiyay marka😂
@ashagedi4525
@ashagedi4525 10 месяцев назад
Mabadadamine mxa qimayni
@ashagedi4525
@ashagedi4525 10 месяцев назад
Mabadadamine mxa qimayni
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 10 месяцев назад
@@asmaabdirixman-kv3xg Indhaha ka aqana cad cadka wax ka cunta macaan maleh
@faaizahqueen5575
@faaizahqueen5575 10 месяцев назад
Asad xaqirada kadaa amiro marki amiro 8 sisay ceyda goankisa aragtay aya koko ne sisay 8 hadi uu cayda dihi laha 10 kayar koko waxad sini lahayd 10 aniga kuog. Dada views kuradsani hadane cayne miya waqti kasidumay😂😂
@maryanhasan3293
@maryanhasan3293 10 месяцев назад
Caayda wa nin ficaan u Qalma in nin laga dhiigto sidu gabdhaha u Qiimayna
@zeynuuahmed4368
@zeynuuahmed4368 10 месяцев назад
Bastada muqeda markaa arkaba niyada kacunay🥹😹makala dhacaan gabadha lkn koko bastada io busketiga🥹🫶 Koko 10/10🔥 Ceyda bastada wuba kutagay😹😹😹😹
Далее
Как открыть багажник?
00:36
Просмотров 14 тыс.
WALAASHAA KOKO SOO SAAR
16:56
Просмотров 1,5 млн
Nolosha Asad Hagio iyo Team 27 meeqo Qof ?
17:16
Просмотров 190 тыс.
KASOO DHEX SAAR HAL GABAR AYAA UUR LEH WAATEE?
19:11
Просмотров 742 тыс.