Тёмный

KOKO IYO AMIIRA YAA UGUURIN LAHEYD WIILASHA CAANKA AH QOSOLKA ADUUNKA😂 

Deeqow Abuukar
Подписаться 165 тыс.
Просмотров 47 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 198   
@FatxiJaamac-vv6wc
@FatxiJaamac-vv6wc 3 дня назад
Samiyadaydi wad idaawaysay Jah Saxiibtay aan aduunka ugu jeclahay koko bulle 🥺💋Samko 👸🏻💕💋💋
@Cumeer_BigFan2749
@Cumeer_BigFan2749 3 дня назад
Team Ceymir And Team Cadsaam Only Like 👍
@sumayohassan490
@sumayohassan490 3 дня назад
Samia iyo amira sa ujeclahey lee😢
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 3 дня назад
Jah Deeqow iyo saamiyo siday Amiiradeena u Amaanayaan wllo jira ❤❤
@ILoveSamkoo
@ILoveSamkoo 3 дня назад
Saxibteey aa Aduunka ugu jeclahay Koko bulle 😭 alalalalalal gabdheeygaaa Samkoo 💋❤️
@FatxiJaamac-vv6wc
@FatxiJaamac-vv6wc 3 дня назад
Koko inay naag adag tahay Teamka iyaga dhexdoda laysku darayey but iyada teamka dhan laguma soodhisin 😂🤍 Strong girl 💪🏻👸🏻❤️
@Fairygurl23
@Fairygurl23 3 дня назад
Wxas ma wax weyn nooga dhigysaa😂😂😂😂
@FatxiJaamac-vv6wc
@FatxiJaamac-vv6wc 3 дня назад
@@Fairygurl23 yeah 💋😂
@UmaymaMahamed-kx8gu
@UmaymaMahamed-kx8gu 3 дня назад
😂😂
@XadsoMuxumad
@XadsoMuxumad 3 дня назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂​@@UmaymaMahamed-kx8gu
@hanuuniye252
@hanuuniye252 2 дня назад
waxaad noola imaaday day
@BintuShariif-f7c
@BintuShariif-f7c 3 дня назад
Ayyy samia wllhi koko adi Lee yqaano wax uqalmo koko❤
@CaashoSaid-z3n
@CaashoSaid-z3n 3 дня назад
Deeqow abuukar noolaw intay nololi jirto ❤❤
@NaimaNaagwayn
@NaimaNaagwayn 3 дня назад
Caymir weeye saamiya io deeqow wani wataa😂❤
@FaadumoCabdul-s5x
@FaadumoCabdul-s5x 3 дня назад
Deqow iyo samiya qurux sidad u amaneysan amiiro baa wax lo dhigo jirin
@fatimaqurux8904
@fatimaqurux8904 3 дня назад
Ala deeqow iyo samai yaa isku balamiyey dhibkii oo dada😂😂😂
@Asmamohaa2357
@Asmamohaa2357 3 дня назад
Team sundus ayanle io cumeer big fan one like 👍
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 3 дня назад
Amira iyo ceyda barakalah❤❤
@faadumomacalim4073
@faadumomacalim4073 3 дня назад
Ala samia waa idaweysy 😂😂
@NorAk-g6b
@NorAk-g6b 3 дня назад
Kusali nabiga scw
@SalmaanMarwaan
@SalmaanMarwaan 3 дня назад
SCW SCW
@user-ch5mo5xn8o
@user-ch5mo5xn8o 3 дня назад
samia qurux badnaa ❤️‍🔥💋😩
@Simaneyy
@Simaneyy 3 дня назад
Wllo m.a dheh
@NajmaAli719
@NajmaAli719 3 дня назад
Team amira qurux one like 👍 😊❤
@FartuunCali-d3n
@FartuunCali-d3n 3 дня назад
Samiya deeda qurux dabadan masha allah 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤😊
@AsiyaJamac-x1g
@AsiyaJamac-x1g 3 дня назад
Samia meshay ku.jirto ma dhaafo wlhi❤
@umalmohamed1666
@umalmohamed1666 3 дня назад
Boqoradena Amiiro qurux is not easy ❤
@sihaamiita183
@sihaamiita183 3 дня назад
Deeqow maquusanyo waa wiil adag inkastoo 200k lagaarsiin la,yahy wllahi wali wuu dadalaya halaga so garbaxo inanku
@MusbaaxKhadar
@MusbaaxKhadar 3 дня назад
ha abyo zx waye 😢❤❤waa wiil adag❤❤
@maandeeq2121
@maandeeq2121 3 дня назад
Haaa waa sax
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 3 дня назад
Deeqoow Abubakar ninka jiniga meel laga saaray😂
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 3 дня назад
Saamiya Xariifad weeye yaanu kaaga horayn bay kaga dhigtay waan hubaa in uu deeqoow soo waday cadnaan😂
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 3 дня назад
haa way ku fahanty😂
@amalmahamed9540
@amalmahamed9540 3 дня назад
alla samiya mid maaha wlhi funy weeye hhhh
@SulekhaismailMuusexasan-mv3tf
@SulekhaismailMuusexasan-mv3tf 3 дня назад
Samko🎉❤ wada jira
@saabariinxasan-i4t
@saabariinxasan-i4t 3 дня назад
Team ceymirr one line ❤❤❤❤
@ruunbeauty3304
@ruunbeauty3304 3 дня назад
Cayda iyo amiro iyo samia iyo cadnan wa isku adisay😂
@somali_shorts-m
@somali_shorts-m 3 дня назад
Kusaliya nabiga muxammad scw scw scw ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤scw scw scw
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 3 дня назад
Jh million qurux sad u amanten wax lo dhiga jirin markad team dhan boqorad utahy waa.sidaan bilyan dhan mahamuttt🥹❤️‍🔥🫶
@BisharaHassan-ed7pn
@BisharaHassan-ed7pn 3 дня назад
Rer comment deqow maxa ku hesatin😢
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 3 дня назад
Deeqow halaga giijiyo 200k macnahin iminka 😂😂😂 from hargeisa
@Sahroabid1212
@Sahroabid1212 3 дня назад
Saamiyo waa nagta kali ee qofka lagu dhajiyo rbto yaab waye😂😂😂
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 3 дня назад
xantay ogtahy😂
@NimaJama-t6e
@NimaJama-t6e 3 дня назад
Meel samia ku jirto❤
@AbdiladhiifIshaan
@AbdiladhiifIshaan 3 дня назад
TEAM SAMIA ONE LIKE 👍
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 3 дня назад
TEAM KOKO ONE LIKE ❤👍
@mohammedmukhtaar2895
@mohammedmukhtaar2895 3 дня назад
Koko iyo cayda is la jecelhy wlhi way isku bxyaan ilaahyba run jecelhy
@Fairygurl23
@Fairygurl23 3 дня назад
Riyo aan rumoobeyn😂😂😂
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 3 дня назад
Yahuu riyo lee kujir😅😅😅
@Queensapnaa-u1f
@Queensapnaa-u1f 3 дня назад
Ay kokodeydah walahi asxaabteeda dhan wey jecelyuhiin saamiyo iyo ayadana waasaxipo kal iyo laaba koko waagabar wax baratay nin madax lee uqalma jah❤❤❤❤
@SimranAbdiNor
@SimranAbdiNor 3 дня назад
Deqow rer comments ma iska dhalen wa shakiye 😂😂
@MR.DADAyare
@MR.DADAyare 3 дня назад
Caymir Cadsam Sunmer or (cumerko)🤔 Simac Sadan🕺🏽💃 Ayalpha😂 Asalka😂 Zakiish Deqbaad😂 Cimzam😮 Baraka Allahu fiika😂😂😂
@NimaJama-t6e
@NimaJama-t6e 3 дня назад
Qosolba weye samia deeqow markay is lajogan😂
@CabdulaahiAwees
@CabdulaahiAwees 3 дня назад
Team samiyo on like ❤❤❤❤
@BoqRaD
@BoqRaD 3 дня назад
Jah Ceymir dartood u imaadey caawa❤
@bushroAbdirahman-cy4kv
@bushroAbdirahman-cy4kv 2 дня назад
Zaki somali iyo amiish ayakaa isku darsameen kulahaa samia mid ma ah😂😂😂😂😂😂
@NastexaNalka-u2k
@NastexaNalka-u2k 2 дня назад
Mansha allaah horay usocda Tim lamaanayaasha caashaqa😊😊😊😊😊😊😊
@XAMDAMAXAMUDYUSUFXAMDA12-jh6si
Cadnan Samia isku soo bxya❤😊
@user-yp1lc6bt8g
@user-yp1lc6bt8g 3 дня назад
king ceyda&amiira qurux cumeer&sundus alpha&sihaam😂 cadnaan&samia zaki&amiish ayaaniita&abeera asad&qoftiisa magacees😂😂😂 salaax jj&ladan yaa igu raacsan 😂😂😂😊
@gudonfarahcabdi1900
@gudonfarahcabdi1900 2 дня назад
Wad saxantahy😂
@QalinBuug
@QalinBuug 3 дня назад
Cadsam and caymir
@leylaMohamed-ft9ft
@leylaMohamed-ft9ft 3 дня назад
War heesta deeqow inaba caadi maaha❤ amiira ceyda wey ku soo baxeen😂
@khadarziciid
@khadarziciid 3 дня назад
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SacdiyaQurux-fe4bv
@SacdiyaQurux-fe4bv 2 дня назад
Amiira Million dhaan dhameystiran m.a magacyadeda Lama so kobi karo been mashegin samia 💋❤😊
@ayaanshugri4261
@ayaanshugri4261 2 дня назад
King cayda iyo amiira Sundus iyo cumeer Ladan iyo saalax Samia iyo cadnaan Saki iyo amiish Sihiima iyo macalimo ❤❤❤❤❤❤
@HiboMaxamed-ru9zl
@HiboMaxamed-ru9zl 3 дня назад
Team samiya axmad❤❤ like😊
@user-ge4ot2mz2e
@user-ge4ot2mz2e 2 дня назад
Msha Allha samio sida uu qurxoon tahay sida kaa raabin style malin baa mida kaa qurxoooan❤❤❤❤
@FaadumoSahayb
@FaadumoSahayb 3 дня назад
Ma samia say u amaanen amiiradaydi ❤
@XasancalimXasancalim-j2p
@XasancalimXasancalim-j2p 3 дня назад
Alpha io sihaam waayeh 😂😂
@NimcoCiisemuuse
@NimcoCiisemuuse 3 дня назад
Amiira iyo ceyda waa loo heesay😂
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 3 дня назад
Deeqow umdena maaha heesta iga gadan😂😂❤
@ChaabIlyaas
@ChaabIlyaas 3 дня назад
Heesta caymir moho🎉🎉
@MunishDaud
@MunishDaud 3 дня назад
Team Amira wurux❤❤ iyo ceydha ,team sundhus iyo cimeer 🎉❤ hambalyo ,team samia iyo cdhnan hambalyo🎉🎉❤
@Najuush
@Najuush 3 дня назад
Ayy saamiya waa ani caml sey ceymir iskula rabto💋❤😂
@calicabdullaahi
@calicabdullaahi 3 дня назад
Labadan cawo wey nawalen samiiq deeq jini
@Asmahussein-f1q
@Asmahussein-f1q 3 дня назад
Cadsam only isku soo baxayaan ❤
@Mumtaz_20
@Mumtaz_20 3 дня назад
Deqow rose mida la dhaho ku dara😂😂😂😂
@hanaibrahim-io2qy
@hanaibrahim-io2qy 3 дня назад
samko ❤👸🏻👸🏻✨
@Fathihaazhi44
@Fathihaazhi44 3 дня назад
SAMIA❤ dar illaahay ayaan kuu jecelahay wllzhy
@LaylaCabdiraxman
@LaylaCabdiraxman 3 дня назад
Samia deqow wlhia wa funnu wlalo is fahmey😂❤
@RahmaAbdilaahi-pu3gz
@RahmaAbdilaahi-pu3gz 3 дня назад
Wa ogahay arimaheena samia waxay so wadatay ladan cidi Amba wa rabay nio
@m.baariyow7
@m.baariyow7 3 дня назад
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga tartan ku jiraa😢
@HibonuraHibonura-v1m
@HibonuraHibonura-v1m 3 дня назад
Qofkii ugu horeyay ee comment soo qora
@Akwadani
@Akwadani 3 дня назад
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@NazriMuxumed
@NazriMuxumed 3 дня назад
Deqow jini San maa keentay 😂😂❤
@NabiihaCabdirashiiid
@NabiihaCabdirashiiid 3 дня назад
Dooqoow su aalo weydii sida guur Mason martey😂
@LaylaCabdiraxman
@LaylaCabdiraxman 3 дня назад
Inanta yar weeye mxa guur so. Martey anga naqne😂
@Mohamednuradam-zr4uy
@Mohamednuradam-zr4uy 3 дня назад
Cadsam for ever❤
@AaminoMaxamad-p2t
@AaminoMaxamad-p2t 3 дня назад
Asad ❤wa xaakudara nalka😅armaheena❤wa xakudari lahay kiki ayaaku darilahay noh
@ConfusedAtom-ji7lm
@ConfusedAtom-ji7lm 3 дня назад
Samiyadeyyy waa i daaaweysey jah saxibteyda aan aduunka ugu jeclahay waa koko bulle waa idin jeclahay samko I love you so much ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💕💕💕💕💕💕💕💕💕😘😘😘❤️😘❤️❤️🫶🫶🫶🫶🫶👸👸👸👸👸😍😍😍😍💖💖💖💖
@SadiaBillow
@SadiaBillow 3 дня назад
Mashaallah sam cde saxibted koko zaid ujeceshahy❤❤❤❤
@mulki926
@mulki926 3 дня назад
war labadaan rer comments maa iska dhaleen 😭😂
@mumtaas420
@mumtaas420 3 дня назад
Amira milyandhaan❤
@FaadumoOmerali
@FaadumoOmerali 3 дня назад
saMia hees aroos hadaad raptid waad soo wada paxdee parakalaH😂❤
@NasraAhmed-r5r
@NasraAhmed-r5r 2 дня назад
Jah yarsteeni waaa nadaawaysaya saxiibtey aan aduuunka uhu jecalahya waxasa sxptinmo lagdhaha whi samko inolada ❤🫀🥹🫶💋💯😍
@idilmohamed8658
@idilmohamed8658 3 дня назад
Samia io adnaaaaaa😂🎉🎉
@maandeeq2121
@maandeeq2121 3 дня назад
Cadsam❤😂
@QUEENHani-yp3bo
@QUEENHani-yp3bo 3 дня назад
Samai you are ❤
@MohaaMohaa-e7r
@MohaaMohaa-e7r 3 дня назад
Koko armaan baa iqalma ani ahaantayda❤❤❤
@NasraAhmed-r5r
@NasraAhmed-r5r 2 дня назад
Kira waara waa abtigeeed maxa khadalan bisnkeee😅😅😅😂😂
@AsmaAdan-pg5fd
@AsmaAdan-pg5fd 3 дня назад
Caymir❤❤❤❤❤
@NiciimacaydatuusXassan
@NiciimacaydatuusXassan 2 дня назад
Sare dada nimcada muuqatiyo saca quruxdiisa sinjigiyo ab kii lagu yiqiin dhaqanak somali cadsam😂
@Naduuuuuuuu
@Naduuuuuuuu 3 дня назад
Team cumeer iyo sundus❤❤
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 3 дня назад
Samia Deeqow wxd ku Dartaa, Kookoo
@MohaaMohaa-e7r
@MohaaMohaa-e7r 3 дня назад
Wlhi koko waa gabadh adag waa gabaadha kali ah aan nin teamka ka.midaha lagu dajinkarin gabbadha sas ha kaa ahaato❤❤❤
@AnisaMohammed-zu4ss
@AnisaMohammed-zu4ss 3 дня назад
Cimraa. Chanelkiis soo fiiri koko madaxda wiilishooda la rabaa buu dhahy dadkle waa teamka😂😂😂
@user-zm3sz4vx4m
@user-zm3sz4vx4m 3 дня назад
Sundus iyo macalimow❤🎉🎉
@maxamedcabdicasiis-b3q
@maxamedcabdicasiis-b3q 3 дня назад
Armeheena iyo koko maad isku dartaan asxaabeey
@NasroCabdijimcale
@NasroCabdijimcale 3 дня назад
Team deeqow one like ❤❤
@Bahjuuniindhadeeqa212
@Bahjuuniindhadeeqa212 3 дня назад
Qof isagu wax igu dar dhahaya samiyo kahor ma arag acuudu acuudu
@Akdugaldowson1
@Akdugaldowson1 3 дня назад
Alla sira lakashifi lamaogen Zaki Somali iyo Amish❤welcome❤
@HAMZECABIDLAAHICOMCabidaalhi
@HAMZECABIDLAAHICOMCabidaalhi 3 дня назад
Maad is wada guurstanba 27 😅😅
@ayaanshugri4261
@ayaanshugri4261 2 дня назад
Samia iyo cadnaan❤
@ugbaadcali750
@ugbaadcali750 2 дня назад
Armihenaaa ladan maad ku dartan gagadbay isku hayne 😂😂
@liibaan7278
@liibaan7278 3 дня назад
Suaalo tan ka sax san walige markin team27
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 3 дня назад
Barnaamijkan cimraan baa beerka nooga tumay adiguna ma bilowday deeqow 😂😂
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 2 дня назад
Milyan Qurux Amaan wa ka dhantahay, wa dhameystiran. Wa XIDIGTA IFAYSA ee Social Media❤, WA Boqorada Quruxda looga harey Mss UNIVERSE❤
@mohamedcabdiraxmaan593
@mohamedcabdiraxmaan593 3 дня назад
Aamina ugbaad Inteey Aaday deeqow noosheeg dee
@UBAX-8
@UBAX-8 3 дня назад
Kani deeqow la dhahayo sidi nagaha ayu xanta jecela😂
@Fairygurl23
@Fairygurl23 3 дня назад
Jah boqorada Amira❤
Далее
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 14 AAD
20:29
TARTAN ADAG,CEYDA IYO CUMEER QIYAANO SOCOTO WAAYE
3:30
GAME ADAG TEAM CAYDA IYO KOKO VS ASAD IYO AMIIRA
10:56
Просмотров 144 тыс.