Caddaanku badan koorsooyinkooda waa iska free waxay soo dhigaan RU-vidka courses dhamaystiran oo xatta ilaa sadex saac soconaysa oo wax walba oo ay awooda isku dayaya inay ku caawiyan saad concerpkkada guud u fahmi lahayd lakiin kuwo soomaalida markaa arkaan in ay xooga u yaraha kala kacday ama ay xirfad xooga fahmeen bay dhahayaan koorsadaas 120dollar kala baxa That's why yurub loogu tahriibo instead of arabta iyo wadamada islaamka