Тёмный

Kooshin Yare "Gabagaba" 

Mahamoud Hassan
Подписаться 2,8 тыс.
Просмотров 74 тыс.
50% 1

Qaaci 2018

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 22   
@diiniasaldhalad7896
@diiniasaldhalad7896 3 года назад
Xasuus tii abdulahi xatago iyo codkii kooshin maxaan heestan jigjiga saacadaha danbe qaadka ku yaryaraystay. Jaraaqato one love
@fuaadfaarah2293
@fuaadfaarah2293 3 года назад
Sxb wiiiilkaaaas kolay kuma garanaaayo waaaaan ahay ree jaraaqqato in badan baaaan jaad ku yaryaraystay koshin yare xasuuus waaa fuaaad farax jaraqato
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 года назад
Alle ha unaxaristo fanaaniinta heesta qaaday 😢 Kiinsi, Xarago Iyo Kooshin Yare 💔😢
@AOH4963
@AOH4963 6 месяцев назад
Xadhkahaygii buu ka garaacay ustadku cod layaab lehna wuu ku qaadaya Aub😢
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 5 месяцев назад
Ilaso xidhiidh saaxib qaali 🙏
@wiilhog6788
@wiilhog6788 2 года назад
20.2.2022 aya heestan jecladay waa xasuus somalia hanolato
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 года назад
Waad kasoo raagtay 😂😂😂💔
@diraysxeeb3290
@diraysxeeb3290 2 года назад
Xarago Iyo Kooshinba Alle Janaadkiisa Ha ku Casuumo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 года назад
Gaba gaba colaadeed Hadii geelu kaa galo Oo gabankii raacayna Garba duubna loo xidho Oo aad gooha maqasho Maxaad gaadhiyood qaban Jacayl baa igu guuroo Gedaa soo kalaan ahay I gabraarsanaayoo Gedaasoo kalaan ahay Geeridu xaq weeyee Hadaan go'o daraadaa Ee guudka ciidiyo Gondahayga lagu shubo hoy Gargaar malaha iilkuye Hadaan galo habeenimona Gantaaladan i saaqiyo Go'i mayso muxibadu gacalooy HAA HAA HAA HAA HAA HAA Goohayeey Gebiyadaan ku noolahay Bada gaw gaw tidhaahdana Iimana garawdee Oggaada! Garaad yar ma haysee Ragoow gar miyaa? Ima garab joogtee Ragoow gar miyaa? Wadnahay i goysee Gab gablaysee Naftan gubtee? Geedi Lagama maarmee Haduu goosan sahan galo Ee guura dheeriyo Geeda abaaro sii maro Oo adhiga bahal cuno Sow gadaal umay dhicin Jacayl baa igu guuroo Gedaasoo kalaan ahay I gabraarsanaayoo Gedaasoo kalaan ahay! Gogol dhigashadaydii Hadaan garabka nuuxin Ee gaba gabaynin Ee gees iisii bixin Gargaar malaha iilkuye Hadaan go'o daraadaa Gantaaladan i saaqiyo Go'i mayso muxibadu gacalooy! Goohayeey gabiyaad ku noolahay Badaa gaw gaw tidhaahdana Iimana garowdee Oggaadaa Ragyohow gar miyaa? Ima garab joogtee gar miyaa? Wadnahay i goysay Galab gablaysay naftan gubtee. Raxmaanku haw naxariisto KOOSHIN AHUN Oo KABANKIISII Mcnaa iyo cuudkiisii naf taabadka ahaa inoogu raaxeeyey Heestani waxay ka mid tahay heesaha xulka ah ee Abdilaahi Cumar Xarago AHUN kabanka hore waxa u tumay JIIM Sheekh muumin AHUN. Raxmaanku haw naxariisto dhamaantood.
@khalidislow7375
@khalidislow7375 11 месяцев назад
Thanks for million times
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 11 месяцев назад
@@khalidislow7375 Adaa mudan Saaxiib Sharafi korkaaga ha ahaato.
@cawilshidane5852
@cawilshidane5852 11 месяцев назад
Aamiin yaarabi alaha unaxariisto 😢😢😢😢😢😢
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 11 месяцев назад
@@cawilshidane5852 Aamiin.
@mohosman4089
@mohosman4089 6 лет назад
Mahamoud Hassan, waad ku mahadsantahay walaal heesta Kooshin ee qaayahaleh oo aad nalawadaagtay.
@nastehomohamed2839
@nastehomohamed2839 2 года назад
18/8/22 ❤️‍🩹 Imana garabe ogaadaay❤️‍🩹
@somalitoday4962
@somalitoday4962 4 года назад
Xasuustii Cabdulahi Cumar Xarago AUN
@ameenmataan5642
@ameenmataan5642 4 года назад
Waah waah eesh qiyaazak
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Год назад
Allah Yarxama sxbkey Koshin. Sxb waan kuxusaa marwalba
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 7 месяцев назад
Aamiin
@mobayle8508
@mobayle8508 5 лет назад
Xarago iyo Kooshin ba Eebbe ha u raxmo.
@g.f.p.8630
@g.f.p.8630 6 лет назад
Thank you for posting such beautiful art.
@abdidaacad5783
@abdidaacad5783 6 лет назад
Kooshin fananka kabanka logaharay
Далее
Koshin yare
58:34
Просмотров 182 тыс.
Galad Caashaq
5:16
Просмотров 491 тыс.
🧙‍♀️☃️💥 #ice #icequeen #winter
00:14
Просмотров 83 тыс.
Radwan "Dawo"
4:23
Просмотров 1,3 тыс.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Kabanki Kooshin Yare iyo piano Arido "Rajo" 2016
6:43
Просмотров 133 тыс.
Kooshin
7:51
Просмотров 69 тыс.
Wajaale iyo Kooshin Yare "Qaraami" 2017
5:44
Просмотров 55 тыс.
Gufaaco
7:36
Просмотров 207 тыс.
Koshin yare iyo ma geel baan kugu dhalay
6:23
Просмотров 59 тыс.
Fallaadhihii Jacaylka
7:07
Просмотров 2,3 млн