Тёмный

KOOXDA GAASHAAN 2020 FULL BARNAAMIJKA 

Waqal WStudío
Подписаться 2,4 млн
Просмотров 1,4 млн
50% 1

Barnaamijka Kooxda Gaashaan iyo Riwaayad aad u wanaagsan ee munaasabadii xuska sanad Guurada 26aad ee ciidanka qaranka somaliland.

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 293   
@tygabella
@tygabella 4 года назад
Wll alle dartiisa igu sar subscribe alle dartisa wax kawena majiro👈👈👈
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 2 года назад
31:22 🇸🇴. Dhul-Somali ALLAHA Barakeeyo. 31:12 🇸🇴 .
@nemorachid9992
@nemorachid9992 4 года назад
Hogaankeena qarankuna tabashada ha qaabiyo waa eray dhaxal gala ❤❤❤
@realtalk5871
@realtalk5871 4 года назад
Somaliland gul insha alllah cidanka qaranka somaliland fananinta gashan good luck
@mahamedibrahim6569
@mahamedibrahim6569 2 года назад
Farmajo guuul Somalia guuul Somaliland guuul Midnimo guuul
@sirsamale546
@sirsamale546 4 года назад
Bal wxn eega,yaa inta ciidamada somaliland taagerta ee like ta siisa in ay like tu gaadho 100👨‍🎨🙏💚💬❤
@khadarinhothelegend499
@khadarinhothelegend499 4 года назад
team waqal studio Hoos kamuqda idinkana cawa idin soboqde Sibscribe halaguboobo😜😜😜😜🤑🤑🤣🤣🥰💖😝🤩💟💟💟💟
@Alhiyadamedia
@Alhiyadamedia 4 года назад
Oky SISTERS
@Qaraaxo_media
@Qaraaxo_media 4 года назад
Waan kuu saaray washy adne iisaar
@xaajishiineaxmednuur
@xaajishiineaxmednuur 4 года назад
Abwaan halbeeg waa abwaan da yar oo reer somaali land ah maaha cid kale Somali land guul
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 года назад
Somaliland inta beesha isaaq isku koobayso qaran noqomaysee bahasha reer iyo qabiilkadaaya
@abdiganiidris860
@abdiganiidris860 2 года назад
@@qaaliyusra7541 wa run wllo lakinse hada beelaha kale xisbiyo ayey samaysteen dhulbahante 2 xisbi ayu samaystay samaroona xisbiga kulmiya lagu wareejin doona inshallah Ahmed yaasin gudoomiyihi labaad e Barlamaanka ayu ahaa marna wasiir madaxweyne isku sharaxayaa dorashadaan ka dib isaaq wa laga dejin doona kursiga anigo isaaq ah waliba hjeclo aya la raba beelaha kale wlhi shacabka somaliland way ucodaynayaan isbedelka wayba jecelyihiin dadki la dulamana way uhiiliyaan
@khadarfiyooreofficial6563
@khadarfiyooreofficial6563 4 года назад
Kooxdayda gaashaan alee haydin wada xafido mahadcelintuna waa abwaanka halbeeg taliyaayasha garahaan axmad wacays iyo waqal
@hanadlove787
@hanadlove787 4 года назад
Ka qariya qadaadweyn cawri bey lasoo fadhiyey Yaa cabuulo🔥🔥🔥🔥🔥💪💪💪💪
@hanadlove787
@hanadlove787 4 года назад
@Haliimo mohamed 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹 One love Somaliland
@mhmoudahmed356
@mhmoudahmed356 2 года назад
alla qadaadkada ya fiirsha
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow Год назад
​@@mhmoudahmed356hamaqlin waakuwa isku diro walaalaha
@qaasimmacruuf3501
@qaasimmacruuf3501 2 года назад
Yaa Salaam Taaliyo Xusuus Reeb Madaxweyne Fanaaniinta Qaranka Jamhuuriyada Soomaaliland Xafidulaahi Heestani Dhiigay Kicinaysaa Ilaaaxad Guuliyo Gobanimo SOOMAALILAND
@qiyaastv3327
@qiyaastv3327 4 года назад
Inta somaliland jecel please SUBSCRIE igu qabta
@wanaagguudbiiye7770
@wanaagguudbiiye7770 2 года назад
xabiibkena scw anku saliino wll alle dartiisa kherka nagu tageera subscribe like shere nagu tageera wll muslimka wa kuwa iscawiya jasakallah wll
@dadkuuictirafkuhwaalay4246
@dadkuuictirafkuhwaalay4246 4 года назад
Mcho allaH Umad mankodu Midaysan yahay Lkn qapil ki dhaqanta Dalkayga 😂💋💋❤❤❤
@zamiirasulaimanraxaab9944
@zamiirasulaimanraxaab9944 4 года назад
Riwaayaddan wa in la geeyo meelkasta iyo gobalkasta oo qof reer somaliland jooogo.
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 4 года назад
Labdeenuna wa inyno dhakhso u kulanaa. Kkkk viva Somaliland.
@jabaaliii2865
@jabaaliii2865 4 года назад
Qarnkayga iyo dadkiisuba Way tageen 🌍🌍🌍🌍
@koofiali2835
@koofiali2835 4 года назад
QOFKIIII UGU HOREEYAY AAR LIKETA IIGU QABTA PLEASE VIVA SOMALILAND
@somalilandpure1461
@somalilandpure1461 4 года назад
Wligay mucaird kuma noqon wadnkayga iyo madaxdaydab Gar iyo Gardarab wn wataa dadkayga iyo Dalkayga Somaliland Jiro jog Mdaxwyen muuse biixi Abdi xildii ragi wadnka Nafta uhurya madaxu Kor mdxwyne💚💭❤😘🦁
@hamdaahmed8681
@hamdaahmed8681 4 года назад
alle wadanka hano barakeyo Somaliland guul gobanimo aad ban ojecley wadan kayga
@saedmahamed3360
@saedmahamed3360 4 года назад
Somaliland hore isoco wadankahiih
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 4 года назад
Waan jidhidhicooday allow iidaa dalkayga ❤
@سعادمحمد-ه6ز
@سعادمحمد-ه6ز 4 года назад
Amiiin amiiin wllo
@abdiwahapmohamed6076
@abdiwahapmohamed6076 4 года назад
Wooow ciidanka jamhuyriyada alow noo barake❤💭💚
@hazaamofficial
@hazaamofficial 4 года назад
Somaliland hanolaato abid laidinma gadhoo mid yar iyo midweyba tartiib isku daryeelo taagnada weligiin 💋💋💋❤❤❤
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 года назад
Alxamdu lilah Allay lehe waa Hees Talo Wayen Xabaarsan. Guulaysta Dhamaantiin. Aamiin yaa Waduud
@burcolove9526
@burcolove9526 4 года назад
Thanks waqal iyo abwaanka dada yar ee halbeeg iyo kooxdayada gaashan
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 4 года назад
Ruwaayadu siday u socotay ayaa ka fiicnayd sawiradan kolba meel na tusaysaan
@idontcare6649
@idontcare6649 4 года назад
Masha AllaaH #SOMALILAND 💚🗯❤AllaaH nabada iyo Amniga Hanoo siyaadiyo isha Xaaaaasidka AllaaH ka magan galnay 😏
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 года назад
#RIWAYADA Waxyabahay ka hadlayso iyo #MASKAXDA samaysay Aad bay ukla wenyiin wlhi🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔 Abwaan #HALBEEG illaahow no ka da wa#ABWAAN AAD U DAYAR🦁🦁🦁🦁❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 WAAN 😭😭😭😭😭OOYEY WLHI WAXBARASHADA GANACSIGA DAWOOYINKA INTASO DANYARTA DHIB KU HYSA AWOODA IYO KALSONIDA CIIDANKA QARANKA 💪💪💪 IN AAN WAX LASOO BAXNO ILAY WA LAYS DILI KARA ADUNKUBA KLA XIDHMI KARAYE MADAXWEYNU INUU EEGO TABASHOOYINKA DADKA XISBIYADU INAY QABYALADI AY DOORASHADA KU GLEN BEDELAN ODAYASHS IUO GOLA DHAQANKU KU EEKADAN DHAQANKA IN MUSALSALADA GURYA LAGU DAWADO LA BEDELO DHAQAN XUMADA XAMBARSAN IN BULASHADA FCBK WALAY KAMA DANBAYS IN AY UDUCERYEN DALKAN #SOMALILAND ABWAAN #HALBEEG WALEE WAN YABAY NARKI HORE NIN WEYN KU HYSTAY💪💪💪💪💪💪💪🙏🙏🙏 GUUL #SOMALILAND GUUL #CIIDANKA QARANKA HAMBALYO HAMBALYO 🙏🙏🙏🙏🦁🦁🦁❤❤❤💪💪💪🙏🙏❤❤❤❤🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@Halbeeg
@Halbeeg 2 года назад
Aadbaad u mahadsantahay wll
@se1059
@se1059 2 года назад
Allow dhowr Somaliland cadowgeedana jabi allahuma Aamiin 🤲🤲🤲
@nemorachid9992
@nemorachid9992 4 года назад
Ha qaabilo waa eray dar daarana oo talo ah hadana netkii ah
@khadarhajjiahmed
@khadarhajjiahmed 4 года назад
Cìdanka qaranka allah ha xafido🖐🖐🖐
@nemorachid9992
@nemorachid9992 4 года назад
Aamiin aamiin
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 года назад
Gaaashaan🌏💚💭❤😘✌👑
@ahmedadam8129
@ahmedadam8129 4 года назад
❤💭💚 Tola ابوظبي Frist one💪👏⚘
@cashaxuseen8436
@cashaxuseen8436 4 года назад
مشكور أحمد أدام عاسمت الإمارات بلادي بلادي عاش اتحات الاماراتن
@ahmedadam8129
@ahmedadam8129 4 года назад
Ma reer xamar ba thaya , miisa abti ba la ku yahay kkkk 😅
@abdisalanhussein5144
@abdisalanhussein5144 4 года назад
Ciidanka qaran jsl guulaysta Abidkiin
@abdulahiguran4622
@abdulahiguran4622 2 года назад
Anigu waxaan ku stalin lahaa madaxweynuhu inuu dieyska milaterga xidho
@tariqmahamed8321
@tariqmahamed8321 2 года назад
Waad guuleysen inaadeer ssc buuhoodle
@abdiganiidris860
@abdiganiidris860 2 года назад
Ssc wa somaliland waligeedna way ahaanaysa e dadkiina wax la qaybsada iyagaad is fahmaysaane reer somalia dankaama leh haday cid qiimaynayaan cali khalifbay qimayn lahaayen o quustay runtana ogaaday somaliland o isla socon hadaysan imaanayn konfur dan kama lehe kuwa kale ha daalin
@abokorahmed3288
@abokorahmed3288 4 года назад
Mncha Allah ciidanka qaranka Somaliland Thanks waqal studio❤🥰
@jesssandulle8162
@jesssandulle8162 4 года назад
ciidanka qabiilka dalka haysta.
@saidabdullahi5682
@saidabdullahi5682 4 года назад
One
@kullownuur430
@kullownuur430 2 года назад
Asc viva7up kkkkkkkkkkkkkkk
@brightside6885
@brightside6885 4 года назад
Gob Gob dhashay iga dheh
@layaandirir7683
@layaandirir7683 4 года назад
Yes anaa ugu horeyey
@z012y
@z012y 4 года назад
Gaashaanka Qaranka 💚⚽️❤️
@kadra825
@kadra825 2 года назад
MASHA AALLAH GUULL GUULL IINSHA AALLAH GUULL GUULL SOMALILAND IINSHA AALLEH CONGRATULATIONS TO SOMALILAND HORUMAR WACAN MASHA AALLAH 💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🖤🖤🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💝💝🥰🥰🌼🌼🌹🌺🌺🥀🥀💐🍁🍁👑🌟🍀🍁💐🌻💗💋💖💐💐💐💐💐💐💐💐🌹🌹⚘🌺🥀
@hawiyestatecomingsoon5388
@hawiyestatecomingsoon5388 2 года назад
Sheekadan sheeko soconeysa ma aha Madaxweynuhu waa nin shaqaale u ah dalka uu astaanta u yahay mase aha in uu leeyahay dalka iyo dadka uu matalo Marka uu kursiga ku dhago ee uu ka fuqi waayo ayaan is wareysan doonaa (TANI WAA SHEEKADII SHUUCIYADA)
@sahrasaeed6793
@sahrasaeed6793 2 года назад
Wwwww dalkayga labo laguma gaadho amniga iyo kala danbaynta wwwww meel kama aado dhulkayga🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 2 года назад
Biyo meel godan barooguna meel Reer burcaa beri bulshoy dee yidhi Waxan se uga socdaa askar taliyahoodii amaanaysa waa u af wacantiin.
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 года назад
Bukharow" Kuman caac leh, kuman caaqa, kuman ceeb leh, kuman qoomuluut ah, kuman gaaloobay, kuman garaadkii ka tagay, kuman caruurtoodii ka gaday gaal, khaniis, dhilayste iyo boonayste, kuman culimadii ciqaab iyo dil isugu darayoo oo hadana dad isula fiican, kuman islaamnimo nacay oo Allah iyo suubane Muxammad scw cay la daba jooga, kuman aan xishoon oo maal iyo mood iyo dad iyo dal iyo diin iyo wixii somali wada lahayd beecsadoo wada balaayoobay, kuman mujrim wada ah oo maankoodii ka wada dhoofay, kuman qurbaha busaarad ku leeftayoo somaliya bililiqo u imaaday oon beerba reebaynin, kuman wada baahan oo lgbt wadato oo bi'iya qoonkooda iyo wax kaloo ka daran ayaa laga helay beeshaan iidoor oo maantadaan lagu yaqaan beesha iidoore ee Allaahayow ka badbaadi oo baladaan ka qabo meeshaan khbaniis kuubar iyo badari joyce ciise iyo iidoorka ay wataan beeshaan uba keentay oo baladkooda ka badbaadi balo iyo baas oo ku dhex badbaadi beesha somaliyeed ee Aad dhalyo kaba beertay oo hadda gaal iyo qoomuluut iyo boonayste iyo dhilayste dacarta u marisay.
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 года назад
Bukharow" Kuman caac leh, kuman caaqa, kuman ceeb leh, kuman qoomuluut ah, kuman gaaloobay, kuman garaadkii ka tagay, kuman caruurtoodii ka gaday gaal, khaniis, dhilayste iyo boonayste, kuman culimadii ciqaab iyo dil isugu darayoo oo hadana dad isula fiican, kuman islaamnimo nacay oo Allah iyo suubane Muxammad scw cay la daba jooga, kuman aan xishoon oo maal iyo mood iyo dad iyo dal iyo diin iyo wixii somali wada lahayd beecsadoo wada balaayoobay, kuman mujrim wada ah oo maankoodii ka wada dhoofay, kuman qurbaha busaarad ku leeftayoo somaliya biliqo u imaaday oon beerba reebaynin, kuman wada baahan oo lgbt wadato oo bi'iya qoonkooda iyo wax kaloo ka daran ayaa laga helay iidoor oo maantadaan lagu yaqaan beesha iidoore ee Allaahayow ka badbaadi oo baladaan ka qabo meeshaan kuubar iyo joyce ciise iyo iidoorka ay wataan beeshaan uba keentay oo baladkooda ka badbaadi balo iyo baas oo ku dhex badbaadi beesha somaliyeed ee dhalyo kuba beertay oo hadda gaal iyo qoomuluut iyo boonayste iyo dhilayste dacarta u marisay. I
@nasraabdikani697
@nasraabdikani697 3 года назад
my country of soomaalilan guul 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺💖💗💗 kooxda gashan ha nolato soomaalilan alow daa ciidankena
@moha__kilar5064
@moha__kilar5064 2 года назад
Calanka intee nooga wataa nio
@kafaaidaysokhayrka4788
@kafaaidaysokhayrka4788 4 года назад
qaranka barakaysan ee jamuuriyada somalilandh alow noo dhowr
@shukrimohamed2739
@shukrimohamed2739 2 года назад
Hadii aada ku nooshahaya gaala America 🇺🇸 ku ☝ risaqa bixiyo somaaliya dhulkeeda hodan ah alle ku mahadiye muslina ku tagaan rer waqooyi kobala ka mida ah somaaliya aheena nabar ku yaalo alle ku garo diinta alle waada diideya hadada uquri waaye
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 2 года назад
Dadkaas waa dulllaalo loo durayduminta dalalka ee doowladda hala tusalleyo ,hala garab istaago,Hana la duljoogoo hadaba kalintay dadweynuhu uga baahato durba Hadoop fududeeyo illegal aragnaye dullalada la baxay magacyada siida NGO iyo wax baas on danba noo hayn
@munaabdi8056
@munaabdi8056 2 года назад
Qaar ba moodi qaybta ruwaayada lakaga hadlayo darwish ina laga hadlayo qabiil dhulbahante la idhaahdo. darwish urur baa la odhan jiray somalida cidkasda kujirtay sh bashiir ayaa ka mid ahaa iyo kuwa kaloo badan oo isaaqa ee qabiil lama odhan jirin dhulbahantena markii danbe copy ayaay u qaateen magacaas.
@SuadShALi
@SuadShALi 4 года назад
Taloqaado waa dane.
@shukrimohamed2739
@shukrimohamed2739 2 года назад
Labada wadana kaliya ganacasiga ku fiicana Ruushiyo iyo maleeshiya ah ganacasiga ku yimida ah walow ayeya ku jirto muslimiina taasa mida loo shegto hadadana ku ficilka ku sameeya gaala America lacagata sunta ah macawinadaka ku masuquusi dii meela kuma gaareesida faani magaca lawadawato somaaliya ah
@nasiranfac2786
@nasiranfac2786 2 года назад
Qabil waxba ma taro made kentan wax lagu qanco Awey daddies usohagamey o bixiyey inkiriska beeeen wax ha takin
@drbaatiofficials9484
@drbaatiofficials9484 4 года назад
Waqal team ilahay dartiis subscriber igo caawiya
@ayaan2700
@ayaan2700 2 года назад
Kuwa aad kutumatan kaharatidan dalka iyo diintaba iyo dadnimada sharfta leh ee aad tidhahdan was midgo dalkay udhasheene laso adaba cabane cerbtada day so,mali laandh sheegatay
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 4 года назад
Muuqaaladan kala jaad jaadka ah ee heesaha miyeydun naga daysaan oo Ruwaayadii oo caadi ah no so daysaan
@mohamedelmi6885
@mohamedelmi6885 4 года назад
Mnzha Allah somaliland❤❤❤🖐🖐🖐🙏🙏🙏 guul dadkaygii iyo dalkaygi🖐🖐🖐
@maryansheikh1484
@maryansheikh1484 2 года назад
P1pp
@apdihakiinxakochanel5774
@apdihakiinxakochanel5774 4 года назад
Ciidanka qaran jsl guul insha allaha
@amorevalogs
@amorevalogs 4 года назад
9:45 Ila eega
@muuseibraahim3637
@muuseibraahim3637 2 года назад
Maandayo abaara iyo dirry baad maax ka qodaysaaye.geelbaad mqaarka u siddaa aan midi ka dhiiqayne
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 2 года назад
Alamaxaay cuqdad iyo xastiku dhimanayaan Idinkaa soomaali ku cadowa ee iyagu ma iyagaaba waxaakugujiraa kubjiraan Alaah baa waxdila waxna nopleeya Hada idinki slm maamulkiina Ninians Jamaica noqda maxaadku sameeneeysaan Inkastoo aad halqabiintihiinoo marking uuidinka dhemuuqanayo kiixafada fekerkeeda ka soo hor jeed Malah m aydaanmaqal xadiiskii Nmscw yidhi ee ahaa Denbigh qofkasta waalaga dhafaa kuwa uurka waxisuguhayamooyee Cuqdadku dhinta keligiiiiin Dalkiinana idinkaakusooduuley Intaadidinku ikadidheenbarbartaay Ma wadahelujanaa oo waa mujaahidiin Mujaakidwaxaa ah qofmagaca ale diinta ale difaacaya oo ku dhinta
@abdiganiidris860
@abdiganiidris860 2 года назад
Maxaad ka hadlaysaa kala bax meesha cuqdada mujaahidna ma taqaanid meesha maaha amisonland orod naagihina sucuudiga lagu kufsanayo qar xamar amison ku wasayso xorayso
@maymuuncabdisomalilandjece6231
@maymuuncabdisomalilandjece6231 4 года назад
👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾 wah wah waa farxadida guul insh allah
@Janno190
@Janno190 4 года назад
Maasha AllAAh qarankayaga illahay hanoo barakeeyo jamhuuriyada barakaysan cadawgiin ha jabo Mama sahra nooloow adiga iyo dhamaan kooxda Gaashaan
@shukriali5960
@shukriali5960 2 года назад
🤩🤩😅😅🤣🤣WAANNA SARAAROO WEYNHAYE KUU TEEH 🤣🤣🤣
@hayaan3182
@hayaan3182 2 года назад
Towxiidka calanka iyo kaniisad hoostiisa Laga dhisay ma is qataa labadaas
@ceey9255
@ceey9255 2 года назад
Walaalayaaal Ilaahay amniga ha idiin siyaadsho wanaaga Alle ha idin waa fajiyo
@GuledAxmed-zs7pt
@GuledAxmed-zs7pt Год назад
Argagixisada SNM in la Soo afjaro saacado yar baa ka hadhey
@raxmoshekhxasanbarsane7638
@raxmoshekhxasanbarsane7638 2 года назад
Labada qoob waa isku tal naanaa yaan ogaada taas ileyn soomaaliya waa mid
@saadaqyuusuf4348
@saadaqyuusuf4348 4 года назад
www mashallh somaliya ha is raacdo we love somaliland
@rawdayasin2041
@rawdayasin2041 2 года назад
Waa maxay waxan poo islaanihi meeye hablihii yar Yara?
@saidmoumin3657
@saidmoumin3657 2 года назад
Isaac isga dhaafa raabil gaa saamaroon iyo dhulbahaanty
@amiinzuldan955
@amiinzuldan955 2 года назад
somaliland haybadeeda nin dhulka jiida ayaa loo soo saaray lknse ilaahay amarkii waynu iska dulqaadi dhowr bilood ka dib
@abdiganiidris860
@abdiganiidris860 2 года назад
Muse cid dhaanta ma jirto maanta wlhi
@Mohamet-t5b
@Mohamet-t5b 4 года назад
Somaliland♥🌍
@f.o847
@f.o847 2 года назад
Alle abaarta haka saaro roob khayr badan Allaha u keeno
@rahmaosman4137
@rahmaosman4137 4 года назад
Keep going wllo waqal
@abdifatahali428
@abdifatahali428 2 года назад
Somalia ha is raacdo Lowya cade ila Raas kiamboni
@mr.ismail6713
@mr.ismail6713 4 года назад
30,years ayaa nalagu maaweelinayaa ruwaayad iyo heeso sidii ilma yaroo dhalaan ah,halka madaxda markay xilka ka dagaan ay aqalo ka iibsadaan U.S.A. Canada France iyo meela kale mana soo noqdaan dib dambe lkn maatidan roobabka iyo dabka aan iskaga gurmarn karayn heesaha u,badiya iyo aqoonsi baa soo socdoo ethiopia ay soo wadaa like that ilaa meereetso🤣🙏
@rooxanta4237
@rooxanta4237 4 года назад
Ciwaanka waxaa ku qoran "kooxda gashaan" ...... ....... ...... ..... ... Hadaadan caruur ahayn oonad maweelo u baahnayn maxaad ka soo doontay😂😂😂😂😂😂
@mr.ismail6713
@mr.ismail6713 4 года назад
@@rooxanta4237 adigu waxa laga hadlayo mabaadan fahmin ee laxoodiisa lacayaar ha noqon ok dadkana afka hala soo galin ok
@faysakiinfaysakiin6137
@faysakiinfaysakiin6137 4 года назад
Waaa runtiisa maweelo baay nagu waleen alle madax ha noo hagaaajiyow alle baaa nooo maqane
@rooxanta4237
@rooxanta4237 4 года назад
@@mr.ismail6713 "laxoodiisa" af cusub miyaa😂😂 Dadkaasi waxay meesha u tagan yihiin waa ruwaayad... Ruwayaduna waa maweelo... Meeshana waxaa loo soo galiyay waa maweeladasun adna runtii waxaad meesha ka soo raadisay waa maweeladaas haga ha ku soo wadayna waa ciwaaanka....
@sultanibrahim3895
@sultanibrahim3895 4 года назад
@@faysakiinfaysakiin6137 Aad baan ugu riyaaqay horumarka ay Somaliland samaysay meeshan buu ka muuqdaa: ciidan aasaaskiisa la tix galiyey, fanaaniin ciidankooda dhiiri galin, farxad galin iyo maaweelo ugu hagar baxday, madax aan u kula hadhin inay sharfaan even if they are busy iyo qurux cajiib ah oo qof kastoo somaliyeed uu ku farxo oo mudan KU DAYASHO.
@ibrosabdi6821
@ibrosabdi6821 2 года назад
Asc Gabdahan qawan hahijabtan islamnimada wadaqan
@kaabahamud1168
@kaabahamud1168 4 года назад
Mansha Allah gaashan ❤❤ khadar waqal shukran wll
@yusrabile8324
@yusrabile8324 2 года назад
Masha allah somaliland guuuul iyo gobanimo
@bashiradanmuse2819
@bashiradanmuse2819 2 года назад
Diinto laga baxo o iskuul abaarso lagu fidiyo gaal nimada miyaa lagu gaara horumar miyaa
@se1059
@se1059 2 года назад
Hadal meel loo waayay iga dheh ku xumaynta iyo beentii laydinku fahan
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 2 года назад
waxaasi waay socon wayday ilmo yaxaas igadhe
@inaahmedofficial3304
@inaahmedofficial3304 4 года назад
Qananku hajiro
@haykalmedia6561
@haykalmedia6561 4 года назад
Walahi subscribe ayaan kuu sarayaa / SXP WAAD DHARATEE II SAAR SUBSCRIBE DHARTA HA BENIN
@suhrizain4193
@suhrizain4193 4 года назад
Manshaa allah dhukay goow cadaw kumahaaleelo soomaaliland ii noowo oo jir oo joog dalkaygoow madaxa wayno noo daacad aha mantaan helnay madaxa wayne cadawo kuma arko muuse noolow oo cadawo kuma arko caafimaad noogu noolow waan ku jcly nahay madaxa Waynee ❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@misssomaliland6712
@misssomaliland6712 4 года назад
Qabyaaladu waa quruuxdene kor uu qadaay 😁😁😁😁
@najahdarajo4689
@najahdarajo4689 2 года назад
Taaliyo Xusuus Reeb Madaxwayne
@HarestoFarah
@HarestoFarah 2 года назад
Waatashateen Alle ha idiinxafido
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 2 года назад
Maash Allah Somaliland guuule Somaliland 🌏🌏🌏🌏🌏🌏🌏🌏Aamiin Aamiin yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤🙋‍♀️🌧🌧🌧🌧🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💕💕💕
@adangudhane336
@adangudhane336 2 года назад
Maansh alaah dalka noobarakee alow amiin amiin .amiin soo qora lacag idiku qorimaysee
@najahdarajo4689
@najahdarajo4689 2 года назад
Cadawga ma ciil baxo Qarankaygiyaw
@saidmoumin3657
@saidmoumin3657 2 года назад
Hoyada aya lay miya dhul gaa saamaroon
@habsame4148
@habsame4148 4 года назад
Malo awaal maahe Run weeyi ,Waxa kaliyooo tabaaayay dhibta qaadka uu bulshada kuhayo in lagu soo daro isna
@yuusufcabdicasiis8522
@yuusufcabdicasiis8522 2 года назад
Guulayso cidanka Waranka JSL
@cabdibashir160
@cabdibashir160 2 года назад
Jab baastaban ku dhoofay wa khatar
@filsanqaali7005
@filsanqaali7005 2 года назад
Somaliland 🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍
@labanesiyah9853
@labanesiyah9853 2 года назад
Dadka Ku dhashay wadanka hadilna
Далее
Kooxda Gaashaan | Wacdarihii Sanad Guurada Qaranka
7:15
HEESTA BOORAAN HADIMO FANAANIINTA QARANKA 2020
6:29
Просмотров 62 тыс.
Kooxda Gaashaan | Calankaygow | Official Video 2020
8:01
Heesta Hubaal Qarankani Wuu Maleegtay
8:06
Просмотров 94 тыс.