Тёмный

Ku Akhri 1 mar suuradan koob sonkor ah kadibna arag waxa Dhaca Qofna wax kuuma Diidayo jacayl Dhaba 

Badbaado Channel
Подписаться 770 тыс.
Просмотров 42 тыс.
50% 1

Ku Akhri 1 mar suuradan koob sonkor ah kadibna arag waxa Dhaca Qofna wax kuuma Diidayo jacayl Dhaba

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 169   
@gohstgaming5298
@gohstgaming5298 4 года назад
Mashalaah ilaahay haidinxifdiyo
@salafusaalixchannel
@salafusaalixchannel 4 года назад
Alle waxaa doonto haku siiye subscriber iyo like ii saar
@sumayasiman1458
@sumayasiman1458 4 года назад
Aaamiin yaa rabi
@sucdi1465
@sucdi1465 4 года назад
Shiiq jasaaka laah
@abdiahmed5203
@abdiahmed5203 4 года назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahraomar1691
@sahraomar1691 4 года назад
Asc akhii khayr inaad Walaalaha muslimiinta aad u soo gudbiso waa wax loo baahanyahy laakiin fadlan waxàad umada u soo gudbinayso soo raaci daliil xadiith aad Sunday nebiga aad ka soo dalishato ama kitaabka qur, aanka !!!! !!!! Plzzz daliilkeeda umada u soo bandhig dacwadu s idaa bay ku axaysaa komantiyada akhri marabadan ayaan arkay ayadoo lagugu haysto waxaad akhrinayso oo bilaa daliila oo lagu wediinaayo cadayn akhii ka soo jawaab !!!! Jzkllaahu khayrN.
@anisocoofle4013
@anisocoofle4013 4 года назад
shiiqoow lkn must miyaa in sokortaas qofka lasiiyo hadaa dad bdn urabto hadana aa iskumeel joogin maxaan sameyaa
@wadani7695
@wadani7695 3 года назад
Aniso coofle qofna dhaafi misid miyaa qof kuu dhaw iyo qof kaa dheerba in aad cabsiiso miyaa rabtaa waad dhaaran tahay 😂😂😂😂😂😂😂
@Mama-rt3lz
@Mama-rt3lz 4 года назад
MaashaAllaahwaxaa qof ugu fiican qofka macaanka quraanka kaaga sheekeeyo ee saad noo jeceshahay Allaha kuu jeclaado MaashaAllaah 😍
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu 3 года назад
Aaaamin ya Allah
@sainabawil36officiellaawli54
@sainabawil36officiellaawli54 4 года назад
Wllhyg sharftaleh waxan ahay gabar qurbaha degen oo haysatA 3 cunug waxaa ii dacweye gaalo aan ladeganahy markas waxan idinka codsanaya innaad isoducaysan in illaahay shartoda iga qabto fataxada ii soo mara inshallaah
@mataankaofficial1411
@mataankaofficial1411 4 года назад
Ilaahey hakaa qabto abyo mcnto aduun iyo aakhiro liibaan adiga ilmahaaga
@sainabawil36officiellaawli54
@sainabawil36officiellaawli54 4 года назад
Aminyarabi amiinyaarib amiinyaarib amiinyaarib amiinyaarib amiinyaarib amiinyaarib adigana illaahay ha ku xifdiyo akhiro iyo adunba amiinyaarib ducadad iducaysAy illaahay ha ii aqbalo amiinyaarib amiinyaarib adigana illaahay miisanka xasanadka haydiin saaro amiinyaarib amiinyaarib
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 4 года назад
Mataanka Official wl subscribe isar
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 4 года назад
sainab awli wl subscribe isar
@mataankaofficial1411
@mataankaofficial1411 4 года назад
@@maryanchannel2187 wan kusaararay wll
@abdiahmed5203
@abdiahmed5203 4 года назад
Shikhaw isoduce xanun ba ihaya inu ALLAAH icafiyo insha ALLAAH asxbta idinkuna isoduceya cafimadkayga iyo muradkayga ALLAAH isahlo inta xanunsan ALLAAH hacfiyo inta murad leh ALLAAH haw sahlo insha ALLAAH amiin dhamanten
@sainabawil36officiellaawli54
@sainabawil36officiellaawli54 4 года назад
Abdi axmed illaahay cafimad tamah ha ku siiyo amiinyaarib amiinyaarib amiinyaarib
@fatumamuhammad6496
@fatumamuhammad6496 4 года назад
Ninka hadow joogin seela yeelaa kaso hadal sheqeyno
@sads6936
@sads6936 3 года назад
طه
@ashahassan2635
@ashahassan2635 3 года назад
MASHAA Allaaha Allaaha kuxafido
@deeqonuur2071
@deeqonuur2071 2 года назад
Maa shaa Allaah Allaa kuxafido
@safiamohamud1222
@safiamohamud1222 Год назад
Salallahu Caleyhi wasaalam ❤
@marwodumar
@marwodumar 4 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-s1DuywHUJdo.html Walaal la wadak asxabtada kheyrka jzk kheyr
@mrdarckts
@mrdarckts 4 года назад
عن أبي هريرة رضي الله عنه قال: "قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ((سيأتي على الناس سنوات خدّاعات، يُصَدق فيها الكاذب ويُكذَّب فيها الصادق، ويُؤتمن فيها الخائن ويُخوَّن فيها الأمين، وينطق فيها الرويبضة))، قيل وما الرويبضة يا رسول الله؟ قال: الرجل التافه يتكلم في أمر العامة انت واحد من هؤلاء التافهين الجاهلين بأمور الدين وليس لديك سوى وقت فراغ لتملئ به نفاقك
@نجمه-ر8ز
@نجمه-ر8ز 4 года назад
Walaal anigabo a rintaan uu sheekaan shegay waan layaabay xadiith masheegin sonkor in wel lagushubo
@amiira5382
@amiira5382 4 года назад
aaquru samaan waaye 😭 ma sixir baa wuxu sheegayo waa yaabe waligay ma maqal
@Mama-rt3lz
@Mama-rt3lz 4 года назад
Ana cute Girl nin hadal si u yiri ninna si uqaaday ee si qaldan ayaad uqaadayeen ee wax fahma
@fafiiqeyrkafafiiqeyrka7999
@fafiiqeyrkafafiiqeyrka7999 4 года назад
@@Mama-rt3lz yan laguqaldin abyo waxa shirki waye ama sixir Saad ugaran Mel ey kuqaran hashego hado wax jiro uyahay
@fafiiqeyrkafafiiqeyrka7999
@fafiiqeyrkafafiiqeyrka7999 4 года назад
Wlhy ninka sual badan qiyama wey utala mxa yelay waxan lamaqlin ayu laimadha hado iskadigo qof diin fafinayo waxas dadka ayu Deb ukeni mxa yelay wa badiil been ah subxanallah ilahey swt quranka kumushegi o nabiga scw samey arinkas mudihiin nabi Muhammad scw wuxu nagarebay iyo wuxu nafaray dhaaman wey quranyihii lkn waxan asagha laimadha e qofki ufasaxay Aya larawa subxanallah
@caabicaapi5142
@caabicaapi5142 4 года назад
Allah Ku xiftiyo cimrigana kuu barakeeyo wanaagana Allah misaanka xasanaadka kuugu daro
@Become_Skiller_Technology
@Become_Skiller_Technology 4 года назад
Free ku baro #Technologyda oo kusoo biir channalkeygan .......faida wcn..........
@mideeyemuxsin7507
@mideeyemuxsin7507 4 года назад
Si ay dadku uqancaan shiikhow daliil natus arinkaas yaasameyey ma rasuulkaa (scw) smeyey ma saxaabadii baa sameyey (rc) mataabiciintii baa sameysey. Shiikhow ilaahay haku barakeeyo ee sidee wax u wadaa
@nasteexoyuusuf7235
@nasteexoyuusuf7235 4 года назад
Scw scw scw scw scw scw scw
@xaawokiincabdilahi7628
@xaawokiincabdilahi7628 4 года назад
Ajir iyo xasano allah ka siiyo waxa thy mid mar walbo aan ku xiranhy allah ku barakeyo aaqiro adunyoba
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 4 года назад
Xusni wl subscribe isar
@hidaayocabdullahi3354
@hidaayocabdullahi3354 3 года назад
Asc
@shukriahasan3770
@shukriahasan3770 4 года назад
ماشاء الله شيخ بارك الله فيك استمر إلى الأبد
@sads6936
@sads6936 3 года назад
سورة طه
@nuurdinmosmanosman8986
@nuurdinmosmanosman8986 4 года назад
Masha allah alle hkuxifdhiyo shiikhow ❤❤
@xaawokiin2802
@xaawokiin2802 3 года назад
Ma sha allah sheekh ilaahey hakujecelaado
@rabicaahmed8
@rabicaahmed8 4 года назад
Mashallah jazakallah hu kheeyar walalky alle Haku xifatiyo
@xamdaxamdaxazeem927
@xamdaxamdaxazeem927 4 года назад
جزاك الله خيرا يا شيخ
@abshirxasan6905
@abshirxasan6905 3 года назад
Asc
@aminocabdullahi8487
@aminocabdullahi8487 4 года назад
sheikh Ajar allaha ku siiyo lkn qofki iga fog se yelaaa
@hamdiibrahimyacqub4223
@hamdiibrahimyacqub4223 2 года назад
M.a
@abshirxasan6905
@abshirxasan6905 2 года назад
As
@deeqxuseen9689
@deeqxuseen9689 3 года назад
Sh.aad baad u mahadsan tahay Sonkorta sideen idhaahdaa marks aan ku akhriyo kedib?
@nimcoahmed641
@nimcoahmed641 3 года назад
Koob biyo ah sonkor ku dar surdna ku aqri sidaa weydey wll
@jeeri1218
@jeeri1218 3 года назад
mashaaa alllah shekhayga
@maxamedshariffe2445
@maxamedshariffe2445 4 года назад
Sheekh cabdulahi jezaaka Allahu khery sheikh
@fatumahassan8054
@fatumahassan8054 4 года назад
Masha Allah jazaka allahu kheyraa ustadanaa
@fartunnuur5196
@fartunnuur5196 4 года назад
Sallallaahu caleyhi wasalam Sallallaahu caleyhi wasalam Sallallaahu caleyhi wasalam
@nasteexoyuusuf7235
@nasteexoyuusuf7235 4 года назад
Scw scw scw scw scw scw scw
@mawliidelmibadacas8966
@mawliidelmibadacas8966 4 года назад
Masha Allah ilahay ha kubarakeyo aduun iyo akhiroba amiin yaarabbi
@esmehanjed5787
@esmehanjed5787 4 года назад
Jazakallah qer yaa shekh Allaha ku xafido
@rodaroda9849
@rodaroda9849 4 года назад
Masha Allah jazakallahu khayra
@afnaan8772
@afnaan8772 4 года назад
m.a❤❤❤❤wadnofa ideysay
@naimaenow7060
@naimaenow7060 4 года назад
Ascw,Maasha Alaah
@maxamedcalinuurmaxamed1947
@maxamedcalinuurmaxamed1947 3 года назад
Sheekhow bal kawaran ma aqano quraan badan ee waxaan akhrisataa booqol quuluwale habeen kastaa
@maxamedcismaan7264
@maxamedcismaan7264 4 года назад
Masha allah baaraka laah
@xawolayd8718
@xawolayd8718 3 года назад
Asc sheekhow haday akhriskeda igu aragtey ma ka shidi kara mopelka oo ma ku shida sonkorta
@ashahassan2635
@ashahassan2635 3 года назад
Waa waxaloojecelyahsy Sunkorta MASHAA Allaaha
@abwanzaki8498
@abwanzaki8498 4 года назад
Walalahey aniga fanka waan kabaxay ilaahe ba mahad iskaleh wallaheyga waxaan idinka codsanayaa Inaad icaawisaan please 4
@shukriahasan3770
@shukriahasan3770 4 года назад
Masha Allah ♥️ Allaha kubarakeeyo wll
@calicilmi1276
@calicilmi1276 4 года назад
Masha allah siciid allaha ku xafido qurankane allaha ku hanuniyo
@robloxismelife5928
@robloxismelife5928 4 года назад
Sheiqo salaam aleykum. Sheeq malo helikara.wax dua ah lagu dawenkaro sida sonkorta/macanka iyo dhiqkarka.dad baden aya lahanunsan yihin.hataa anigaba wan kamit ahay ladhibinaha cudaradan.sheek.haadey jirto wax laskaqaban kara nosobarakeyso adigana allah kubarakey awal iyo aqiradaba.mid qeyreysan Allah kaga dhigo
@ugaascismaan4194
@ugaascismaan4194 3 года назад
Markaan ku akhriyo kadib sideen u.isticmaalaa?
@zuhuurabdihassan585
@zuhuurabdihassan585 4 года назад
Asc sheekh alle haku xifdiyo wan xanun sanahay isoducee alle haku xifdiyo
@qayaadiina2394
@qayaadiina2394 3 года назад
Asc jasakallh sheekh marwalaba nosoo badi 💯💯🤍
@sadiaali9696
@sadiaali9696 4 года назад
asc Allah ha kuuxifdiyo🤩🤩🤩💜💜💜💜💜💜💘
@aaminaxirsi487
@aaminaxirsi487 4 года назад
shiikh ma sokortuu qudha ayaa lagu akhririyaay mise waxkasta oomacaan ayaa agu akhriyikaraa
@ruunkhaali8799
@ruunkhaali8799 3 года назад
Dhiiq plz iso jwb adigoo raliya hadan aqin karin malii aqrikaraa surada
@youngkiller3262
@youngkiller3262 4 года назад
Iisaar aan kuusaaro wll reply iisoogala soomaliyeey aan iscaawino
@diamondsamebeuty6763
@diamondsamebeuty6763 4 года назад
Wankusare isar wll
@youngkiller3262
@youngkiller3262 4 года назад
@@diamondsamebeuty6763 waan kuusaaray wll tnx
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 4 года назад
Deman Abdi wl subscribe isar
@kabbiilatube6800
@kabbiilatube6800 4 года назад
Masha,allh waan idin salaamay wlaalayaal
@jafarabdihassan7449
@jafarabdihassan7449 4 года назад
War ilaahey ka baq dadka beenta ka daa hadaad ilaahey taqaano
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 4 года назад
Jafar wl subscribe isar
@fafiiqeyrkafafiiqeyrka7999
@fafiiqeyrkafafiiqeyrka7999 4 года назад
Wanyabne wlhy subxanallah
@amuunyusuf847
@amuunyusuf847 3 года назад
Walaahi maan gadhiin suraada dahaa maana garanayo ee maad haysaa suradahaa hoosee
@roodoabdi6552
@roodoabdi6552 4 года назад
shiiq haday saan irki kadir siden ugu kariya ilama hadasho
@moohaduale2680
@moohaduale2680 4 года назад
allah yaxfadak sh 🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤❤Allah ku dhawro
@fatimayaasin7289
@fatimayaasin7289 4 года назад
Shukran sheekh qofka kaa fog sidee ayaa logu akhriyaayaa
@lulaabdi5319
@lulaabdi5319 4 года назад
Masha allh shiiqow malabka maku akhrin karaa
@arahmanosman4676
@arahmanosman4676 4 года назад
Frist view
@fafiiqeyrkafafiiqeyrka7999
@fafiiqeyrkafafiiqeyrka7999 4 года назад
Ani ninkan huran wan aminsana lkn igadhan khalas
@shuaybbana4854
@shuaybbana4854 4 года назад
Maashalaah tabaaraka laah sheikhana ilaahay ha noo kaa xifdiyo inshallah.
@fatumahassan8054
@fatumahassan8054 4 года назад
Asc sheykhanaaa masha Allah tabaraka Allah
@fatxiabdalla6773
@fatxiabdalla6773 4 года назад
Mhdsanid sheikh
@hibofarah4107
@hibofarah4107 4 года назад
Mashallah allah ka jisaysiyo
@jawahirsugaal967
@jawahirsugaal967 4 года назад
Masha allh khayr rabi haku siiyo wallo 👍
@abdirahmankichwa7162
@abdirahmankichwa7162 4 года назад
xajiga xita malasina shiqow
@aaminaxirsi487
@aaminaxirsi487 4 года назад
Alla ha kaa abaalmariyo wanadaa
@mukhtarcqadir9322
@mukhtarcqadir9322 3 года назад
Mashallah
@walicadefarah5598
@walicadefarah5598 3 года назад
ACWW Walàal bye baarakalaah
@danahedkufilanedabsan4396
@danahedkufilanedabsan4396 3 года назад
Jasaakallaah ♥️♥️♥️🤲🤲🤲
@fatushacabdullaahi721
@fatushacabdullaahi721 4 года назад
Masha allah ilahey ha ku xifdiyo sheiq
@cumarshiiqxasan6382
@cumarshiiqxasan6382 4 года назад
Durraamashada in aad soo baarto baan kaa rajeynaa
@sacdiyaabdi8173
@sacdiyaabdi8173 4 года назад
Mnsha allah sheekh number seen ku hela sheekh
@mayom9372
@mayom9372 4 года назад
Jizaakalaah kheyr Aamiin yaarab
@deeqoabshir6023
@deeqoabshir6023 4 года назад
طه
@habibiisackhabibo3697
@habibiisackhabibo3697 4 года назад
Maasha Allah sheeq jazakalaah qeer ilaaheey haidin barakeeyo adiga iyo carrurtaada iyo xaaskaaga m a m a
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 4 года назад
Habibi isack wl subscribe isar
@xaafidcali1861
@xaafidcali1861 3 года назад
Masha allah
@happyamoore9756
@happyamoore9756 4 года назад
Jazakallahu khayran
@muadh4445
@muadh4445 4 года назад
Malahubaa wax sunna miya
@maxamednuu6238
@maxamednuu6238 4 года назад
Sheekh daaha maaha magaca nabiga scw ee waa xuufta go.an ee allah uu ogyahay ee sidaa u ogow
@nasteexoyuusuf7235
@nasteexoyuusuf7235 4 года назад
Scw scw scw scw scw scw scw
@user-od6ew1xu2o
@user-od6ew1xu2o 3 года назад
Masha alla
@naimabarre8370
@naimabarre8370 3 года назад
Shiiqow aayada noosoo qor PLSE
@nimcoahmed641
@nimcoahmed641 3 года назад
Suuratu Daaha buu idhi wll
@Sultana_Alisha
@Sultana_Alisha 4 года назад
Masha Allah
@idilmohamad1282
@idilmohamad1282 4 года назад
Barakalah
@saharaaftin4051
@saharaaftin4051 4 года назад
Asc Masha allah
@buujobuujo6225
@buujobuujo6225 4 года назад
Masha Allah
@nasrojimcale7424
@nasrojimcale7424 4 года назад
Jisakalah qer
@SNiPer.1138
@SNiPer.1138 4 года назад
😂😂😂😂
@nasrojimcale7424
@nasrojimcale7424 4 года назад
Shiq soduce
@muxiydiinmukhtar9724
@muxiydiinmukhtar9724 3 года назад
Asc waxaan ahay wiil dhib ayaa ihaysta
@halimaoh7095
@halimaoh7095 4 года назад
Mashallah
@ahlaamhassan5800
@ahlaamhassan5800 4 года назад
thanks yaaaa sheikh 🙇‍♀️🙇‍♀️
@caabicaapi5142
@caabicaapi5142 4 года назад
Wll istiigarkan hinduuska isticmaala iska daa Christian oo la farsamayeey waa isku talaabti
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 4 года назад
caabi capka wl subscribe isar
@caabicaapi5142
@caabicaapi5142 4 года назад
@@maryanchannel2187 wan Ku sarey wll mahad sanid
@hankanoloshachannel9968
@hankanoloshachannel9968 4 года назад
Jazaka-llah
@xaajiibraahim7170
@xaajiibraahim7170 4 года назад
MASHAALLAH SH. BADBAADO
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 4 года назад
Xaaji Ibraahim wl subscribe isar
@f.n6491
@f.n6491 4 года назад
MashaAllah Tabarakallah Jazakallah sheikh God bless you and your family
@fardowsashuful7621
@fardowsashuful7621 4 года назад
Asc sheq Allah Swt. Janadi Allaha ku geliyo amiin
@fafiiqeyrkafafiiqeyrka7999
@fafiiqeyrkafafiiqeyrka7999 4 года назад
Sheq ilahey kacabso waxan adun waye yutube yu kusiri waxas wax shegay Mana maqlin adi an ka eheen adi miya laimatay subxanallah
Далее
Barno
00:22
Просмотров 732 тыс.