Тёмный

Ku celceli ku tasbiixso aayadan casarka jumcada ila maqribki stress iyo culayska Walhi wa ka Bixin 

Badbaado Channel
Подписаться 770 тыс.
Просмотров 53 тыс.
50% 1

Ku celceli ku tasbiixso aayadan casarka jumcada ila maqribki stress iyo culayska Walhi wa ka Bixin

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 152   
@ummuisraashariif4809
@ummuisraashariif4809 3 года назад
لقدأنزلناإليكم كتابافيه ذكركم آفلاتعقلون
@luulhussein2396
@luulhussein2396 3 года назад
L
@qadiijoaxmad5299
@qadiijoaxmad5299 3 года назад
Mansha allah walal illah haku barakeyo
@footballfreestylerteam1091
@footballfreestylerteam1091 3 года назад
Jazakallahu kher Yaa sheikh
@qasimhassan9092
@qasimhassan9092 3 года назад
Masha Allah
@abshirxasan6905
@abshirxasan6905 2 года назад
Asc
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 3 года назад
Asc soomasli ween subscrib noosaar weer Allaha Idinsiiyo Insha Allahu Aamiin💞💞💞
@marwodumar
@marwodumar 3 года назад
@ Walaal Muslimka ahoow hada jaaceeshahay Allaah swt Diintiisa nagalaqabqado fafinteeda ajirna xiisabso
@haboonchannel9279
@haboonchannel9279 3 года назад
اذ او ى الفتية الي الكهف فقالوا ربنا ءاتنا من لدنك رحمة وهيي لنا من امرنا رشدا
@hamdachannel5621
@hamdachannel5621 3 года назад
Shiikhow nosoo diyaari ducooyinka xifdiga iyo kuwa fahankaba shiikh jasaakalah kheyran
@bookhmediapro4306
@bookhmediapro4306 3 года назад
Asaxaabta qaaliga ah ee bartan Aanu kawada socono Waxaan idinka codsanayaa inaad isoo ducaysaa Muraad ayaan leeyahaye
@ayaanah2501
@ayaanah2501 3 года назад
Alle haku sahlo amurahada iyo muraadkaaga wixii kher kugu jiro alle haku waafajiyo walalo
@kaltunjama8939
@kaltunjama8939 3 года назад
Mnazha Allah
@yahyajama8319
@yahyajama8319 3 года назад
Ilaahow Gefkeena Iyo Geerideena Ha Kulminin. Aamiin
@sumayazuzu5486
@sumayazuzu5486 3 года назад
Saan u jeclahay suurdan anoo yar aya xafiday Masha Allah suratul kahf aad ban u jeclahay allow u fudude qof walboo ay ku adagtahay dhamntena qur,anka noo fudude amen 🤲 jazakallah khayr walal
@generalexperienceeducation7139
@generalexperienceeducation7139 3 года назад
ASALAMU CALEYKUM FADLAN SHEKHOU: SIRTA SURADAN KITABKA NAMBARKU KAGA YAAL INOO SOOKHOR, SIDAAN UGU TASBIXSANO MAHADSENID: AJJARR ALLAHA KASIIYOO ALLAHUMMA AMIIN QEYR BAAY NOKHON INNSHA"ALLAH"
@najaxcadey9439
@najaxcadey9439 3 года назад
Ilahey dhibatada hanaga dulqado iyo stresska qurbaha 🤲
@ashaluulchunellashaluul4551
@ashaluulchunellashaluul4551 3 года назад
Masha Allah sheekh illahay haku dhowro cimrigada Allah inoo dhereyo jizaakallah kheyran
@maxamedabuukar2397
@maxamedabuukar2397 3 года назад
Maasha allaah sheeqoow qeyr aanlasookoowikarin alahakusiiyo
@hafsahajiosman3354
@hafsahajiosman3354 3 года назад
Maasha Allaah Sheekh ajir iyo xasanaad Alle ha ku siiyo annagana Alle hanaga Aqbalo Aamiin yaa Allaah.
@fatimamohamedyusufyusuf342
@fatimamohamedyusufyusuf342 3 года назад
ASALAMU ALEYKUM SHEQOU AYAADAN FADLAN KITABKA NAMBARKA AYKAGA TAAL INOO SOOKHOR?? AN KUTASBIXSANEE INNSHA'ALLAH"
@aniisameeraale6278
@aniisameeraale6278 3 года назад
Suratul Kahf suurada 18aad Aayada 10aad
@bunka2367
@bunka2367 3 года назад
Lkn shiqow waxa noo fican inaa noo sartit waxa lagu celceniyo ayata noo soo sar
@dhamackosar8710
@dhamackosar8710 3 года назад
Sheekh minute ka clip ka soo koob wax wanaagsan baad ka hadlaysaaye yaaan lagu caajisin dhererka awgeed
@mahiiracadeey8739
@mahiiracadeey8739 3 года назад
Shikh waxa kacodsana qoralka carabi iyo somali kadhig dadka qar carabiga ku adag
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 года назад
Macha'Allah Sheikh faaruuq,😰 insha'Allah walaalkeey , moraadkaada Allaha kuu sahllo! Mar walbo wallaahi wax fiican ayaa noo sheegtaa! Cafimaad taam Allaha idiin siiyo adiga & famillkaadda ..... bi"idnillaahi kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼 ( keep going my dear).
@aishamaow3531
@aishamaow3531 3 года назад
Mashallh sheekh guulaso 🤙🏾🤙🏾🤙🏾🤲🏾🤲🏾 this surat I listening 👂 Friday’s and I like move men of angelos in English 😭😭😢😢😢my lovely moves 🤙🏾😢
@xasansahal893
@xasansahal893 3 года назад
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
@xamdidaauud8687
@xamdidaauud8687 3 года назад
m.a allaha kubarekeeyo wllkeena kheyrna allaha kusiiyo wxn kweydiin rapay lacala hadeysan aqoon waalidkeyga aniga ma u aqrin karaa si qarsoodi ah illahay ma iga aqpalaa mise
@axmedabdi9705
@axmedabdi9705 3 года назад
ما شاء الله
@Khadramuse
@Khadramuse 3 года назад
Macha Allah alle Haku xafido wllhi Wan ka Faiday alle Haku barakeeyo sheekhow
@CBB1021
@CBB1021 3 года назад
جزاك الله يا شيخ
@faizaabdi9746
@faizaabdi9746 3 года назад
Sheik soo korkor surad aad shikesii.
@hilaahcali6615
@hilaahcali6615 3 года назад
Maansha alla .khayr alle ha kaa siiyo
@fatimamohamedyusufyusuf342
@fatimamohamedyusufyusuf342 3 года назад
SHEKHOW MARLABAAD AYAAN KUWEYDINAYAA,?? SIRTAA INOO SHEEG?? AN AKHRISANOO, OO AN KUTASBIIXSANEE, SURAADAN SIRTA AH: KITAAABKA DHANKEE KAGAAA TAAAL?? WAA NABARKEE AYEY KAGA TAALL KITABKENA QUR'ANKA???? BAAAL INOO SHEEG AJARR ALLAHA KASIYEE, KULLIGEEN DIYAAR AYAAN UNAHAAY INAAN AKHRISANO SIRTAA SURAADAN: INOO TILLMAN WAANKA WARR SUGEEEYNAA INNSHA'ALLAH"
@sucdiomerofficial8942
@sucdiomerofficial8942 3 года назад
Suratul Kahfi ayada10ad
@fatimamohamedyusufyusuf342
@fatimamohamedyusufyusuf342 3 года назад
@@sucdiomerofficial8942 Jizakala"h" Masha'Allah"
@shukridagane2586
@shukridagane2586 3 года назад
Baarakallahu fiikum
@mahmetbulshawichanel3610
@mahmetbulshawichanel3610 3 года назад
Masha alaha wali way ii socoota ma dhamaysan alaha nagu suugo Ku camal falkeeda ayaada
@liibaannaxamed3657
@liibaannaxamed3657 3 года назад
M.a allah ky xafido
@calicabdilaahi9299
@calicabdilaahi9299 3 года назад
Scw.scw scw.scw
@phaizabeauty8862
@phaizabeauty8862 3 года назад
Jazakallah sheikh
@shamsaali7451
@shamsaali7451 3 года назад
Maasha allah shiiqow ilaahay hakubarakeeyo shiiq
@ozil3071
@ozil3071 3 года назад
Jazaka allhu khyr yaa sheekhunaa
@adontiiallaaahali1420
@adontiiallaaahali1420 3 года назад
جزاك الله خيرا شيخ
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 3 года назад
ماشاء الله تبارك الله
@Afnaan181
@Afnaan181 3 года назад
Masha allah shekh jzk allah
@abshirxasan6905
@abshirxasan6905 2 года назад
Asc
@seytunosman6336
@seytunosman6336 3 года назад
Asc Ashabta sharafta leh wahan idinka codsana muruga ihesata dibate isoduceya melba wah igahestaye fadlan walalahega qali ducadina ubahane
@maxamedshariffe2445
@maxamedshariffe2445 3 года назад
Sheekh cabdulahi jezaaka Allahu khery sheikh
@shuuriye115
@shuuriye115 3 года назад
Shiqow waxan kacodsanayaa inad book Inooga sameysid ducoyinka murugada iyo farxada iyo ayadaha risqiga lagu helo iyo danbi dhafka badan shiqow waxan rajenaya inad isoo jawabi doontid hadii allh oo idmo
@fatimamohamedyusufyusuf342
@fatimamohamedyusufyusuf342 3 года назад
SURADA MAGACEED AN KUTASBIXSANEE AJJAR ADNA ALLAHA KAASIIYOO ALLAHUMMA AMIIN QEYR BAAY NOKHON INNSHA'ALLAH"
@safaacadee7127
@safaacadee7127 3 года назад
Waa surah kahfi
@fatmaibrahim2472
@fatmaibrahim2472 3 года назад
InshAllah manta ayan aqrinaya ilahe haaqbalo InshAllah
@queenmarium4642
@queenmarium4642 3 года назад
marka aanan daahir aheyn mobilkeyga maka akhrin karaa shiikh malinta jimcada suuratul kahfi mida kle sida caadiga ah hadii aanan daahir aheyn quranka mka akhrin karaa mobilkeyga jisakallah shiikh
@daherdeksan9841
@daherdeksan9841 3 года назад
Asc shekhe
@deqoxasan9699
@deqoxasan9699 3 года назад
Masha Allah shiq jasaka Allah
@aminaabdi9327
@aminaabdi9327 3 года назад
Asc sheekh duco wanaagsan isoo sheek wan rafaadsanahay nin aya lacaga badan iga dhacay
@ambaroabdi4941
@ambaroabdi4941 3 года назад
Mashallah sheekhana abdallah allah ku xifdiyo adun iyo akhrio channel kaga runti wax badan aya noga biiray xaga siraha quranka ducoyinka iyo sirta nolosha intaba manta aqon badan ayan haysana o na siisay jazakallahu khayre sh baadbado janada aya ino badan ah inchallah ada muradkaga allaha ku dhameyo wankuso ducaynaya
@amanaahmed8405
@amanaahmed8405 3 года назад
Jzkl kher eedo mcn cafimaad Alle ha ku siiyo dunida iyo aqiiro aqoontaada aamin ya rabil calamin 🤲❤️
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 года назад
Wcs sheeq Masha Allah tabrikllha sheeq jizakalaha qeer ilahey haku xafido sheeq🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤
@zahrozuzu7858
@zahrozuzu7858 3 года назад
Shiqow suratul kahfi 10 ayad ugu horeyso le man aqrinena mise dhmntod aqrina surada
@suadadenmohamed4183
@suadadenmohamed4183 3 года назад
Illahay haka abaal mariyo waanagad noshagayso janadi abalkaga
@aliadanali8897
@aliadanali8897 3 года назад
Maashaa Allah allahyaxfidak
@yasminabdiqadir8656
@yasminabdiqadir8656 3 года назад
Asc shekh wxn kacodsana duco indhaha aya xanun igahayo mhdsnid
@a.huseini9626
@a.huseini9626 3 года назад
MashaAllah MashaAllah MashaAllah wcs 👍👍🤲🤲🌹
@nasteehaismail2028
@nasteehaismail2028 3 года назад
Asxaapta qaaliga ah allaha idin barakeeyo waxan idinka codsanaya in aad isoducaysaan muraad ayaan leeyahaye in ilaahay i fududeeyo alle khayrna iga dhigo
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 3 года назад
Wax fcn oo qeyqaba no.heysa oo na barta alleh haku xafido cimri dherer.iyo cafimaad alleh haku siyo❤👈🖐✋✋
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 года назад
Maansha allaah shiikhow waxaan kabillaabaa anigu rabanaa aatinaa minladunka raxmatan, wahayi lanaa min amrinaa rashadan. Miyaa lagu darayaa aayada inteeda hore
@sacdiyosaara9236
@sacdiyosaara9236 3 года назад
Asc shiiqo jawabti ankasugey mahilmamtey riiyada fasirkeda
@nuuracumar8536
@nuuracumar8536 3 года назад
Asc shekh surada wali man gadhin madhageysan kara malinta jimcaha shekh alleh haku xiftiyo
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 3 года назад
kheyrka aad nala jeceshahay allaha kula jeclaado walaale 🇸🇴💕🌹🍀🤲🏾🇸🇴
@s.m.5330
@s.m.5330 3 года назад
Jzkl qeyran sheekh Allah kaa abaallmariyo dunya wal aaqira waa noo faaideysa mar walba shukran 🙏🙏🙏
@shukrishaam9720
@shukrishaam9720 3 года назад
Shiqow qofka Marku so hanuno maxu daremaa 😭😭😭
@mahmetbulshawichanel3610
@mahmetbulshawichanel3610 3 года назад
Masha alaha wali way ii socoota ma dhamaysan alaha nagu suugo Ku camal falkeeda ayaada Aamiin aaamiin
@simranabukarabdulkadir2388
@simranabukarabdulkadir2388 3 года назад
Maashaallh jazakumu llaah shikh cimriga allaha kudhereyo cibadada allaha ku hagajiyo
@azaddewarer16
@azaddewarer16 3 года назад
Fadlan aqyarta subscribe isaara adinko rali......
@f.n6491
@f.n6491 3 года назад
MashaAllah Tabarakallah
@abdiaziiztamaam8909
@abdiaziiztamaam8909 3 года назад
Team badbaado channel subscribe iisaara mahadsantihiin wllyaal
@siraddjama4920
@siraddjama4920 3 года назад
amine jazaaka allh khair sheik
@xuseensiciid4
@xuseensiciid4 3 года назад
jasaakallaahul khayr sheikh
@sankahasan5771
@sankahasan5771 3 года назад
السلام علیکم
@aishamohamed7919
@aishamohamed7919 3 года назад
ماشاءالله تبارك الله خيرا
@haniqween2295
@haniqween2295 3 года назад
Jazakallaah khayar sheekh badbaado
@farxiyocukaash9704
@farxiyocukaash9704 3 года назад
Asc.qeyr.inshaa.alaah
@umalkhayrhashim8686
@umalkhayrhashim8686 3 года назад
M.A barakallah shiek Allah haku xafido
@salahhassan1324
@salahhassan1324 3 года назад
Asc sh. Allaah ku xafido.. Waad mahadsantahay..
@fatumali4500
@fatumali4500 3 года назад
جزاك الله الف خير يا شيخنا الفاضل
@sumihabdirahman5938
@sumihabdirahman5938 3 года назад
Jimcha bis miyaa neh mrki la aqrinayo
@hodancowal6860
@hodancowal6860 3 года назад
Yaa Sheekh jzkl khayr wllo
@amaalmustaf5486
@amaalmustaf5486 3 года назад
Mansha Allah
@abdikadirmacalin6823
@abdikadirmacalin6823 3 года назад
Masha Allah
@laylaaqaadir6091
@laylaaqaadir6091 3 года назад
Mash Allah jazaakalaah khayrn shiikh
@jimcaleismailabdilahi72
@jimcaleismailabdilahi72 3 года назад
Jazakallah Sheikh 😍
@shaamu0132
@shaamu0132 3 года назад
Mashallah jazakallahu khair sheikh
@kawsarosmaplnl9892
@kawsarosmaplnl9892 3 года назад
Masha Allah Masha Allah
@fathi8110
@fathi8110 3 года назад
Masha Allah sheikh badbaad ilahay ha ku xifdiyo
@sabriingulled7474
@sabriingulled7474 3 года назад
Sheekh badbaado waxaan rabaa arin aan riyo ku arkay oo aan aad uga walwalay inaan kula wadaago ee helkiin kugula wadaagi karaa
@sabriingulled7474
@sabriingulled7474 3 года назад
Sheekh iisoo jawaab waa muhiim inaan arintaas wax ka ogaado
@amiincade12
@amiincade12 3 года назад
Mlsh sheekh aad baad umahadsthy
@najaxcadey9439
@najaxcadey9439 3 года назад
Insha allah bariya aqrinaya bilabayana
@cabdikarimcilmichannel6878
@cabdikarimcilmichannel6878 3 года назад
khyr alle hku siiyo shiikh
@hamdamohamed9972
@hamdamohamed9972 3 года назад
Masha Allah
@Enchantedforver
@Enchantedforver 3 года назад
Jazaaka allah khar
@tasniimabdiwali1820
@tasniimabdiwali1820 3 года назад
masha Allah jazaaka Allah sheikh
@axmedabdi9705
@axmedabdi9705 3 года назад
Masha allaah
@sahra4159
@sahra4159 3 года назад
Jazakallah kheyr sheekh Faaruuq
@hibobilejama7782
@hibobilejama7782 3 года назад
Jasaka Allahu khayr sheikh
@zahrujaosman8459
@zahrujaosman8459 3 года назад
jasaakalaah
Далее
TOOS: Dunida iyo Maanta
Просмотров 673
ХОККЕЙНАЯ КЛЮШКА ИЗ БУДУЩЕГО?
00:29