Ku Samayso Splash Screen Visual Studio Part4 || Create Circle Splash Screen C#
Waad Salaamantihiin Asxaabta Qaaligaa
Casharkan Waxaan Ku Baran doonaa Outo Splash Screen Qaybteedii 4 aad . Oon aan Hore uga Duubnay 3 Video. Qaybta Hoose ee Videogan ayaad Kahelaysaa linkiga Video daa Hore.
Ilaa 5 Video Ayaan Ka duubi Doonaa Dhisayno Kala duwan Oo Splash Screen ah.
Daawasho Wacan Walaalayaal.
Splash Screen Part 1:
• Video
Splash Screen Part 2:
• Video
Splash Screen Part 3:
• Video
Codsigayga:
Muqaalkan Hadaad Kaheshay like ta
Hala Bakhaylin Mahadsanid
Waxaad Kahelaysaa Channelkan Casharo Tayo leh Ay Kamidyihiin:
⏰⏰⏰⏰⏰⏰⏰⏰⏰⏰⏰⏰
⏰ Web design Tutorials ⏰
⏰ Graphic DesignTutorials ⏰
⏰ programing Tutorials ⏰
⏰ Editting Tutorials ⏰
⏰ Html Tutorials ⏰
⏰ Visual studio Tutorials ⏰
⏰⏰⏰⏰⏰⏰⏰⏰⏰⏰⏰⏰
8 сен 2024