Тёмный

Kugu Badhaadhay - Ahmed Zaki iyo Nasteexo Indho HD 2015 

Haataf Abdi
Подписаться 768 тыс.
Просмотров 4,1 млн
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@mustafehaaji9419
@mustafehaaji9419 7 месяцев назад
Caawa Aniga Iyo Teamkaygu Waynagu Socotaa Heestani Waxaanu Ku Dhagaysanaynaa innsbruck, Austria 🇦🇹 Waxanu Nahay Degaankodii Sheekh iyo Bixin Duule Loogu Luqaynayo Saaxil Region Meel Aankuso Barbaaray Long Life 20/1/2024 Ayaanu Dhagaysanaynaa ❤🥰🎉
@farhanmohamedawil2947
@farhanmohamedawil2947 4 года назад
Heesta hadaa dabaday dhegaysoto waxaan rajaynayaa inaa like isaarto insha allh
@talesamevlog7463
@talesamevlog7463 Год назад
8 year kadib dawanya
@FadumoBurhan
@FadumoBurhan Год назад
Markaan daa waday 9 jirbaan ahaa 16 baan jiraah
@abukaralinuur3035
@abukaralinuur3035 Год назад
Ma joogta wll
@dayaxphones4602
@dayaxphones4602 Год назад
Dynamicch
@usaamekhadar
@usaamekhadar Год назад
qofkasta oo heestan dawanaya 01/12/2022 waa malinti igu danbaysay heeso allah qalbiyadiina haka madoobeeyo
@abdilahimohamed8853
@abdilahimohamed8853 7 месяцев назад
ameen insha allah wll adna in u ilahay kuu aqbalay ayannkuu rajaynaya
@ahmedqali7075
@ahmedqali7075 9 лет назад
Alla kacabsada o xasuusta malinta qiyamaha iyo qabriga iyo waliba xisabta aakhiro wllo nasteexo is astur wllovwxd tahay qof islam o dumar ah wlo mcn alla ha idinka dhigo kuwi qata wanada (canadian boy )
@ayaanyusuf5415
@ayaanyusuf5415 7 лет назад
Ahmed Qali adi maad alleh ha cabsatid bro
@ramlaxasan510
@ramlaxasan510 7 лет назад
Ahmed Qali mxd u eegtay adi huna
@Sadiasimansadiasiman
@Sadiasimansadiasiman 6 лет назад
haa wll
@falastiinsaacid2412
@falastiinsaacid2412 6 лет назад
Zubxan alllh
@ismacilabdi4242
@ismacilabdi4242 6 лет назад
Dhataq
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 8 месяцев назад
Waxaan hubaa in aad heestaan miraha macaan Dib u so booqan doonto 🤗 Hada iga danbayso Like Dhac ku sii 👍🥺😭
@MohanJecky
@MohanJecky 7 месяцев назад
Waad iga Haysa Taliye
@MaahirModel-in1sk
@MaahirModel-in1sk 7 месяцев назад
Wad hysata wlloh 😢
@rosiina1120
@rosiina1120 3 месяца назад
Hhh haa waa runtaa waan soo booqday alha iga cafiyee
@Aboke10
@Aboke10 3 месяца назад
Haa taliye
@riyaaqsabbanofficial8036
@riyaaqsabbanofficial8036 8 месяцев назад
2024 yaa wali heestan dhagaysanaya❤
@HaykuulMaxamed
@HaykuulMaxamed 3 месяца назад
Aniga
@khadaraden7936
@khadaraden7936 Год назад
Heestani waa hees cajiiba oo kamida heesaha soomaalida ee hirgalay, Ahmed zaki iyo Nasteexo indhana sideeda ayey ugu raaxaysteen, waxa kasii daran Music-ga loo tumayo oo cajiib dhaaf ah, waxaan daawanayaa habeen arbaca soo galayso oo bishu tahay 07-02-2023😯, hadaad dabaday daawato Like ii saar👍🏻🙋🏻‍♂️
@adnacarab
@adnacarab 8 месяцев назад
@Filkarooon
@Filkarooon 6 месяцев назад
Ana waxaan dhegaysanayey 2015 ilaa manto aytay 22 February 2024 ,2:44 duhurnimo😊❤
@xusenxusenjodax
@xusenxusenjodax 3 месяца назад
Hadda oo ah sun, 02 , 6 , 2024 ayaa dawa noyaa
@miskimaxamuudxasan5832
@miskimaxamuudxasan5832 Месяц назад
Anaa iso xiisay inan dhageysto 2024
@magakelakamogelo333
@magakelakamogelo333 3 года назад
Waxan u labty 2019-ki marka on heestaan Si xaddhaaf ah u Dhagysan jiray, 😭 Waxa Jirty Gabar an Jeclaa o lagu nagacbo Zamzam, waxay Ku noleed Dalka Marykanka Gar ahaan Magalda Los-Angeles Aniga Waxan Ku nolaa Mogadishu lkn Waxan Rabay Ina Dalka ka Tago. MA ahayn mid ka Dalo heestaan Dhagysigeeda Waxan Si Wada Jir ah u dhagysa jirnay aniga Iyo zamzam on markas ad isu jecleen ila Hada isma anan Calfan, Lkn waxa Ku nool-nahay isku wadan ayadu Wali waxay jogta Los-Angeles ane Waxan joga Ohio 😭Xasuus walhi
@aminabdirahman792
@aminabdirahman792 3 года назад
Legend nin ragi waa kii soo mara jab.
@Nashaadqaalli
@Nashaadqaalli Год назад
Wlhi zxb fariintada dareen igu reebtaY❤😢 Sxb waxam rajenaaa inaa is Calfataan inshallah ❤
@sumayabintuaxmedsumayabint7214
@sumayabintuaxmedsumayabint7214 9 месяцев назад
Allah isukiin calaf wll qormadaadani Idamaqday runtii🤲🤲🤲
@user-qz7wh8nd9f
@user-qz7wh8nd9f 8 месяцев назад
Xasuuso kunoolaada inshaalh iscalfada❤❤❤❤❤❤❤❤
@Waxkasta
@Waxkasta 6 месяцев назад
Hada ma waxad ku nooshay magaalada Ohio?😂 ana hadaad magaalada Vermont soo booqato isoo mar halkaas joogaaye🤣
@abdikarincm
@abdikarincm Год назад
It's Jan/2023 and I'm still listening 😍
@imjihaan4990
@imjihaan4990 Год назад
Asc
@abdikarincm
@abdikarincm Год назад
@@imjihaan4990 wcs
@hanuush6787
@hanuush6787 3 года назад
Buuralayda sheikh iyo bixin duule iyo xeeb oo bari samado xolohu barqanayaaan ax Xasuus galay wlhi marka secondryga iskulka sare dhamenay udalxiisnay aniga ardayda asxaptayda 😂😂😂heestan Ayan dhagaysanaynay hargeisa to sheikh ilaa Barbera 🌳🌲l love this song indarkey axmed saki and dumashi nasteexo 🌹waan uxiisay dalkayga 1 year jamadacada iga hadhay wan usocda kadib 2022☝️ illhy nabad qab haygu celiyo inshallah 💚💨❤️✊
@ibraahimqaalidqalbi7960
@ibraahimqaalidqalbi7960 2 года назад
good
@ibraahimqaalidqalbi7960
@ibraahimqaalidqalbi7960 2 года назад
Hambalyo
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Год назад
Ma tagtay inder 😂❤
@AhmedMohamed-sb5st
@AhmedMohamed-sb5st 8 месяцев назад
Hda dalka ma jogtaa qurxy 2024 😂😂
@cabdifataahcabdilaahi6769
@cabdifataahcabdilaahi6769 7 лет назад
heestan waxay aad ii soo jiidatay maalin anoo dawga sheekh maraya alx jacaylkaygii oo hadda ila joogta masha allah
@leylaabdi8991
@leylaabdi8991 2 года назад
Illahy isku kiin da amiin
@abdi-aziizosmannor8919
@abdi-aziizosmannor8919 2 года назад
Nin aad u wanaagsan tahay wlhi wll oo waliba yaqana dadnimada oo ixtiraam leh noolow
@honeylove4100
@honeylove4100 6 лет назад
Kamadaalo heestaan ina adeertay qalanjo Nasteexo indho iyo Ahmed Zaki meesheeda dhigteen 😍😍😍😍😙😙😙
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 2 года назад
Hestan 2015 ila hader oo jogo 2022 wan jeclahy wan dhageysta💔 hada dawaneyso 2022 like isaar💔💔👍
@whizbieuropian3680
@whizbieuropian3680 5 месяцев назад
2024 Ma dawanysa misa wad iga danbaysa
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 года назад
Happy new year 2022 still I'm watching illhy snadkn kiza kle hnagu gaarsiyo nbad iyo cfimaad🥺🤲
@user-zi1bg8sv8s
@user-zi1bg8sv8s 9 месяцев назад
Wll sethy 😢
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 9 месяцев назад
@@user-zi1bg8sv8s alx adina
@abokorabdirahman3653
@abokorabdirahman3653 4 года назад
Musica saaran innaba caadi maha 👏👏 Furinle legend wallahi
@mryes6893
@mryes6893 4 года назад
Buuralaydi sheekh it's where i born proud of u best somali singers
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 4 года назад
Hesaha hadi la ibsan karo hestan intan ibsado ayan dhihi laha cid kale ma dhagesan karto aniga un idaya sa u jeclahay lee 😂😂😫❤❤❤❤
@hanuush6787
@hanuush6787 3 года назад
Hhhhhh
@abshircarab18
@abshircarab18 3 года назад
Hhhhhhhh
@mk_jabir7480
@mk_jabir7480 2 года назад
Wapaa 😰😂
@zamdoaliibrahim9906
@zamdoaliibrahim9906 5 лет назад
nastexo indho hestan ba igu horaysay ankadawado 2015 wana jecladay oo ankahelay indho tagero wayn uahay ilahey [s.w] hakudanbidhafo oo janada kugeyo ilove you so much walahi indhooooos jiro jooog quruxey
@inakassim7919
@inakassim7919 4 года назад
Waar yaa dhaheen reero 2020 izka war warama🤣🤣👊👊
@mushtaqomar1680
@mushtaqomar1680 4 года назад
War majire xili xun baad nawary sanysaa oo guryaha lagu qufulan yahy😭😁
@inakassim7919
@inakassim7919 4 года назад
@@mushtaqomar1680 AniGu baaadiye ayaaan jogaaa oo waan izka war waregaaaye🤣🤣
@yasminjamaal9891
@yasminjamaal9891 4 года назад
Fcn adu sethy
@umunadi210
@umunadi210 3 года назад
@@mushtaqomar1680 Çđa2yyqhjhguftyttgfgt2y2221iop330
@inakassim7919
@inakassim7919 3 года назад
@@mushtaqomar1680 Quruxeey iminka izka wrn😂😂
@mhametbarkhad2887
@mhametbarkhad2887 4 года назад
2020 Hadaad Dawanaysoh Hit like bro:_sis
@cabdixakiinaxmed771
@cabdixakiinaxmed771 3 года назад
Cabdi xakiin axmed
@ubaxjamac7586
@ubaxjamac7586 3 года назад
Wwww
@faadumoaxmed8908
@faadumoaxmed8908 3 года назад
1lul2021ban dawanaa
@neimomalekah1617
@neimomalekah1617 7 месяцев назад
Still i love this song❤
@zakariazulthan8614
@zakariazulthan8614 Год назад
Waxan rajayanyaa inad Dib usoo Xustay heestan macaan Like Saar Hadad 2023 dawanyso ilhow Hees matahay❤
@layaanabdalaa5879
@layaanabdalaa5879 3 года назад
Xasuus walahi waxaan ka dhageysan jire idacada somalia qasatan muqdisho ka jire markasa malin malamha kamid ah ina furay labtobka edady ayaan ku qore markase isoo baxde xata ma aqoob ma gaceed markasa waxa qore kugu braray 😂 Anyway waqti qurux badan wana soo maray allahey waxa ka barye cimri dheer iyo cafimad inta dhimate allaha unaxristo . Waxa dhageysanaya 2021/3/4 sacaduna thy 17;26 casarnimo muqdisho somalia 🤲🙏
@mulaaxocabdiqani7717
@mulaaxocabdiqani7717 6 лет назад
Buuraleydii sheekhiyo bixin duule iyo xeeb😍 Halkan Ku barbaaray😍
@MohamedAli-yq4ox
@MohamedAli-yq4ox 3 года назад
Wow. Mahe anaa waa halkan Ku dhashay bixin duule sheekh school ka dhigtay
@mulaaxocabdiqani7717
@mulaaxocabdiqani7717 3 года назад
@@MohamedAli-yq4ox alle hakugu nabad yeelo meel walbood joogto walal qaaliya
@hothoadam2597
@hothoadam2597 3 года назад
@@MohamedAli-yq4ox yay reer sheikh
@samakaabacademy1981
@samakaabacademy1981 10 месяцев назад
buuraleydii sheekhiyo bixin duule iyo xeeb Adna waad ku barbaartay Anna hadda ayaa iigu horeyso magac yadooda wallee wax badan baa iga qarsoon.
@istaahiljama1059
@istaahiljama1059 2 года назад
Heestan dabaday cida dhagaysan doonta like iisaara 🥰
@mohajokar1417
@mohajokar1417 3 года назад
xarfaney heestan lagama maarmo lkn adiga hadaa 2021 dawanayaid like iga dhis xasuus ii tahay aniga
@naciimacabdi4611
@naciimacabdi4611 3 года назад
Anigaaa daawanaya😀😀
@khadarshabac7146
@khadarshabac7146 7 месяцев назад
2024 baan daawanayaa anuu❤
@TheShaxshaxley
@TheShaxshaxley 9 лет назад
I love your work and I love heestan I listen to it 100 times since it came out love it well done haataf abdi
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 9 лет назад
Thanks so much zahra zaza! So kind.
@jaamacjoofane3738
@jaamacjoofane3738 8 лет назад
+Haataf Azbdi z
@sareeyexuseen2041
@sareeyexuseen2041 8 лет назад
+Jaamac Joofan
@ruumimuxidiin8079
@ruumimuxidiin8079 7 лет назад
zahra zaza il
@ruumimuxidiin8079
@ruumimuxidiin8079 7 лет назад
Ilove you
@drip_king5038
@drip_king5038 5 лет назад
Hadaaa 2019/dawataaa like saro
@najaxguleednajaxguleed8952
@najaxguleednajaxguleed8952 5 лет назад
Wan kusare wllo
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 5 лет назад
wan kahyaa 2019??????
@abdirahmaanahmed8685
@abdirahmaanahmed8685 5 лет назад
@@khaalidcheesto7483 😂
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 5 лет назад
@@abdirahmaanahmed8685 👍
@fatimaabdirahman6402
@fatimaabdirahman6402 5 лет назад
Fardowsa abdi morning kkkkk
@mohamedsuldan9117
@mohamedsuldan9117 4 года назад
Reer sheekh is muujiya still watching 2020 sheekh iyo aakhiraba wa loo shaqaystaaye
@Hujaaale
@Hujaaale 2 месяца назад
Sheekh iyo bixinduule🏞️🌳 Mahadoo oo dhami alle ayay u sugnaatey oo nabadqab nagu gaadhsiiyey dhulkaas hooyo🤲🥰😇
@Updirizak7
@Updirizak7 Год назад
incredible song ❤😢 Hadii aad dawaneyso 2023 09/07/23 ☝️🥺
@faizafaysal610
@faizafaysal610 4 года назад
heestu wey igu socotaa inta reer purcaa like ta dhac ku siiya 2020/5/08
@cnaasirx5cnaasirx57
@cnaasirx5cnaasirx57 4 года назад
gkdusg
@ahmeddayib8121
@ahmeddayib8121 6 лет назад
Heestan hadad 2018 dawaneyso like isaar
@manshalyare4290
@manshalyare4290 6 лет назад
Hhhhhhhhhhhhhhhhaaaaaaaaaaaa Hhhhhh👭👬👭👭👭👭👭👭👭👭👭👭👯💪💪💪
@muhsinhassandahiye90
@muhsinhassandahiye90 6 лет назад
Saax
@mostapheabdirisak3673
@mostapheabdirisak3673 6 лет назад
Ahmed Dayib like
@tupacamour6277
@tupacamour6277 5 лет назад
Bjr
@tupacamour6277
@tupacamour6277 5 лет назад
Love j'aime beaucoup Ahmed zaki
@abdikarimhussein3621
@abdikarimhussein3621 8 лет назад
waaaaw walhi sxp axmed saki iyo nasteexo indjho caadi maaah a heestan waan ku dul kharaabay sidaan ugu ceshanayay noolada fanaiintayda
@hanadyare4260
@hanadyare4260 8 лет назад
walaga yabaa
@sweetynimco8783
@sweetynimco8783 4 года назад
wakhtigi heestan so baxday xiligi ugu qurux badyb noloshyda wxy jacylki kowaad is baranay wakhtiga nakala kexeyey jcylka ixtiram ka wayn ❤
@abdirisaaqahmed5617
@abdirisaaqahmed5617 3 года назад
Kugu badhaadhaY daymada Barwaaqaysty aragtida Bu'da wiilasheyda Kuu buseeley eegmada🤩 Still 2021😃
@z012y
@z012y 4 года назад
Heestan xasuus gaaray agtay ku leedahay *20/04/2017* _Berbera To Hargeisa_ Maalin aanu dalxiis u aadnay Xeerbta Batalaale, Berbera
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 3 года назад
Heees xasus igu leh Kugu badhaadhay daymada 😭 2021 yaa ila mid ah oo jooga ✌️
@assalqueen3387
@assalqueen3387 2 года назад
Heestaaan waxaa iso qori jiray jclkeygii 2015 allaha unxaristo faisal kuma ilaawaayo mcn nin adi kaa danbeyo mahamin wlhi mana hamin dono gabarnimadeyda ayan ladhimanaa adina qabriga allaha wasac kaaga dhigo nuurna allaha kaasiyo marwalba ahaaw marti laso dhaweyo😭1sec qalbigeyga kama baxdid marwalbo oon tukado alle ayaan kubarya inu saad iigu naxarisan jirtay kuugu nxariisto sadaqana wan kubixiyaaa alla noloshu xanun badanaa markaad weydo qof kuqadarin jiray kusiin jiray qiimo aadan uqalmin faysal qalbigeyga baaqi ayaad ku ahaan doontaaa😭😭😭😭
@zekeriyeqarbe
@zekeriyeqarbe 8 месяцев назад
​@@assalqueen3387waxan dhan jcyl miya 😭🥺ilhy ha u naxriztow 😢
@zakigafane4833
@zakigafane4833 5 лет назад
2019 yaa ku ceshaday oo daawnaya heestan axa axa axa Kamaba xiiso gooyo farta taaag farax ama xalimoy ❤
@faraxcabdullahi3372
@faraxcabdullahi3372 4 года назад
Farax
@mohamoudomarasawe5981
@mohamoudomarasawe5981 5 лет назад
nasteexo fanaaninta ugu qorxoon inay kamid tahay hadaa amin san tahay like isaar i watched 2019
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 лет назад
Www axyaa hees Nastexo Indho iyo Axmed Zaki cadi maha waxan dawanaya 19 January 2019
@NimcoHassan-mw7hr
@NimcoHassan-mw7hr 7 месяцев назад
Still fav song 2024 ahmeth anD nastexo ❤🎉
@munabille8980
@munabille8980 6 лет назад
Still I like heestan ayaa ila daawanaya 4/May/2018 Friday 1:34pm in Hyderabad India ❤️❤️👌👌 Big love nastexa indho&Ahmed Zaki✊
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 года назад
Wakhtigaa saansaan coladeed ayaa ka taagnayd tukaraq waxan daawan jiray heesaha ciidamada Qaranka Somaliland
@mouparekahmett9079
@mouparekahmett9079 Год назад
Muna bille manta dhageysnaya maalin wngsn❤
@bashiirsantana5749
@bashiirsantana5749 Год назад
Aniyalidawanaya 2019 ilaa hada 12/September/2023
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 11 месяцев назад
​@@qacqacosman5716 maantana ka waran Tukaraq inta la iska soo dhaafay ayaa Oog la joogaa.😂
@mcfish1146
@mcfish1146 6 лет назад
Dis song It reminds me when I was in Nairobi back 2015, life was so awesome...
@najaxahmed8438
@najaxahmed8438 4 года назад
Mc Fish wsgtgu
@mizzsmile5583
@mizzsmile5583 6 лет назад
still watching in2018 😍😍😍😍😘
@luckyfagase394
@luckyfagase394 5 лет назад
If u still watching just like 1april 2019🤔😍
@mahamedaliyi4308
@mahamedaliyi4308 4 года назад
Buuralaydii sheekhiyo bixin duula.iyo xeeb 🤗😍😍ayyyyyy ayyyyy ayyyyyy bbbbbbbbb waa dhulkii duriyadii reer sh isaxaaq 😍🤩🤩dadkii layga beeray allah haydin barakeeyo 🤛🤛🤛 👇👇👍👍
@hanuush6787
@hanuush6787 3 года назад
My blood Viv duriyad ❤️💨💚💪
@mahamedaliyi4308
@mahamedaliyi4308 3 года назад
@@hanuush6787 dhiigu biyo maaha
@abdirejr934
@abdirejr934 Год назад
September 26 habeen roob dayo NewYork City 🏙️ iyo hees aad u macaan 😢❤
@bellafarah2573
@bellafarah2573 4 года назад
2020 still watching axmad zaki oo timo leh ❤
@ubahibrahim4080
@ubahibrahim4080 2 года назад
2022
@z012y
@z012y 4 года назад
BERBERA ❤️ ❤️ Buuraalaydii sheekhiyo Bixin duulaa iyo xeeb Oo beri samaadoo Xooluhu barqanaayaan
@abubakarugaaz262
@abubakarugaaz262 3 года назад
Cm CAADIYA INU YAHAY AYU INO SHEGAY
@z012y
@z012y 3 года назад
Wuu abtirsaday 🤣
@iboy_10
@iboy_10 2 года назад
it has memories. Back to 2016, I was in Los Angeles with some of my friends.
@bahjuumohamet3088
@bahjuumohamet3088 Год назад
MmsmamamaksjaKlakakajakakakaja🤩🤩🤩
@NiciimaCismaan-vy3pz
@NiciimaCismaan-vy3pz Год назад
😋​@@bahjuumohamet3088llĺ¹ĺ¹
@somalitiktok9371
@somalitiktok9371 4 года назад
Hadii markuu king CK UU dhahay HeestaN Iyo Tii Guuled sinba Ee cusbayd Wxy iskaga EgyiHiin Music inta so dawatay Like isaaR 😂😂😂😂
@fadumaofficialschannel661
@fadumaofficialschannel661 4 года назад
Hada firsanesid 2020 oo adaqonsadey hotelka nastexo ee kaso bexeso Grand hotel oslo like sar kkkkkkk
@abdirizakmuzza3885
@abdirizakmuzza3885 7 лет назад
yaa dhegaystanaya 2017 love ku ahy heestan
@mosuuriya4104
@mosuuriya4104 5 лет назад
still 2019 inta jiif ku daawanaysa like isar tolkaygow💕
@hassanbaresalah3808
@hassanbaresalah3808 7 месяцев назад
Heestan waxan dhageysan jire anigoo joogo kismayu still listening and i'm now in Nairobi, kenya. Like ta saara inta ila dhageysaneyso 2024.❤
@yahdinadal1829
@yahdinadal1829 5 лет назад
*1-1-2019* Hadaad Daawanisid Liketa Iska Saar😉
@habibanoor1235
@habibanoor1235 5 лет назад
Ijjiiiio
@abdi-azizabdi-rahman674
@abdi-azizabdi-rahman674 4 года назад
Hadd 2020 dawanyso like dhac dhac
@SittiSomali-sq7wr
@SittiSomali-sq7wr Год назад
Muusiga ayaan dhagaysanayaa Ereyada shaqo kuma lihi fii quuluubina furinle
@umanajmanajiib1014
@umanajmanajiib1014 7 лет назад
i love u nasteexo gabadhayada MJ ee qalanjada ah adiga iyo saaxibkaa ahmed zaki waa iskunuuraysaan😍😍😍
@zaakirsomali1
@zaakirsomali1 3 года назад
Heeskan Markay soo baxday waxan joogi jiray gobolka gabilay hadana hargyza muxu whakhtigu socdaa 18/12/20 friday zaakir xasan nour my full name 💕
@apdirashiidali8453
@apdirashiidali8453 5 лет назад
hadad dWanyso 2020 like izaaaar
@haruncade1429
@haruncade1429 5 лет назад
2019 wixi dawanaya like ta isaara
@nasradajiya1159
@nasradajiya1159 4 года назад
*_2020_* *Buuraleydii sheekh iyo* *Bixin-duule iyo xeeb* *Oo beri samaadoo* *Xooluhu barqanayaan*
@xawaakayf1184
@xawaakayf1184 6 лет назад
hestan qof daawanayo 2018 like saar hes iga dheh
@shaakiryasiinciise9523
@shaakiryasiinciise9523 4 года назад
Mantana waa2020 zxb wakhtigu oo cararaya
@sharxabiillsharxabiill3440
@sharxabiillsharxabiill3440 7 лет назад
I am from jumaica I like somalian people also I like Somali music
@mohammedyonis2581
@mohammedyonis2581 6 лет назад
Sharxabiill Sharxabiill Hooyada jamaican was ina dhilo
@craxiin_key797
@craxiin_key797 6 лет назад
Sharxabiill Sharxabiill hhhh maxad ku cayaysa ninka maxade yoonis adigu qosolbaabad wadataaye
@craxiin_key797
@craxiin_key797 6 лет назад
Thnks pro
@issealimalak5861
@issealimalak5861 6 лет назад
Sharxabiill Sharxabiill hhh Jamaican
@gudoonhasan2248
@gudoonhasan2248 6 лет назад
Sharxabiill Sharxabiill mntdvfdvz
@mahirhassan8264
@mahirhassan8264 3 года назад
It never gets old ... anyone watching 2021
@MaryamAbdi19April17Sep
@MaryamAbdi19April17Sep 9 лет назад
Isha Cala hees ereyada Iyo music-ga Caadi mahan waxaba ka sii macaan video-ga .. Well done ..keep it up haataf and fananita qiimaha leeh ..👍💖
@khalidxashi4366
@khalidxashi4366 6 лет назад
heestan ayaa daawanaya 2018 qofka daawanaya like ha igu sii dhaafo 👍👍👍👍
@samsamali6183
@samsamali6183 9 лет назад
ahmed qosolka waad ku qurux badan tahay every time iska yara qosol
@hogaamiyaharuuxigaahrk979
@hogaamiyaharuuxigaahrk979 9 лет назад
ilove this song cod iyo midho ba way ku dhan yihiiin viva nastexo and zaki
@rudwaanxaamuud8667
@rudwaanxaamuud8667 Год назад
Woow heestan aad ayaan ugahelaa waxaan dawanayaa 2/7/2023 malin axada markiilabaad Kadib 2016
@Hamuud_Biraawe
@Hamuud_Biraawe Год назад
2023 January still aniga hees cusub ayy ii thei🥺❤
@abdinurahmed8406
@abdinurahmed8406 Год назад
🐐
@aliafjacayl4029
@aliafjacayl4029 Год назад
Sido kle 😂
@zuuzanbbeqali6233
@zuuzanbbeqali6233 5 лет назад
Heestan Kama Xiis dhigo Hada Dawaneesid 2018 Like Isaar 🔥🔥🔥
@caaliyacudoonoffical7996
@caaliyacudoonoffical7996 4 года назад
2020/1/1 1:39 Am habeenimo hadaa daawanaysid like dhac igusiii🎊😂😂
@somalichallenge1
@somalichallenge1 6 месяцев назад
2/2024 dawanaya heestan mucjisada ah dhinac kasta Music Laxan Midho Muuqal Iyo jilitaanba 😮😮😮❤
@fartuunnor3680
@fartuunnor3680 5 лет назад
Hadaad daawaneyso 2019/1/13 like iigu qawo😂
@exhargeisawi9707
@exhargeisawi9707 5 лет назад
Yaa dawanaYa 2019 Like
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv Месяц назад
Masha allllah axmad zaki iyo nasteeexo nooooolaaada aaamiiin❤
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 6 лет назад
I was remember this song when i was in jigjiga 2015 if you are just woching 14/7/2018 like me plse xasuuus love you heestan yes
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 3 года назад
Heestan kama daalo wlh🥰 2020 dapa yaqadizii Wixi iga danpeya like😚
@kienanlepston9265
@kienanlepston9265 5 лет назад
Heestan hadad dawatey 2019 fadlan likeda haladhafin
@abdiwalimahamednuur4469
@abdiwalimahamednuur4469 5 лет назад
Dareen kale ayy Leedahy Heestan From Nugaal Growe
@jestomyarelovelly220
@jestomyarelovelly220 7 лет назад
heestan hadad 2017 dawaneyso like iisaar.
@craxiin_key797
@craxiin_key797 6 лет назад
jestomyare lovelly wan ku saray lkn 2018 ayan dawanay
@maxamedcali946
@maxamedcali946 6 лет назад
zaalim zaalin anigana sidoo kale
@jamalfarax5289
@jamalfarax5289 6 лет назад
Caadi ma ahan indho
@wll_____najka3429
@wll_____najka3429 2 месяца назад
12/07/24 i,a next year waxan rajenaa ina yurub kudhageysto hestan hada dalkii hooyo ku nolahy muqdisho somalia❤
@jukulaatiinachannel9283
@jukulaatiinachannel9283 8 лет назад
wooooooow axyaa hees noolada labadan fanaan
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 5 лет назад
Heestan Aniga jacayl i hayn ayaan aad u jeclaa maantana jacayl ayaa igu dhacay waana sii jeclaadayba heestan.
@maryankulmiye5647
@maryankulmiye5647 9 лет назад
walaalayaloow ma is dhahdeen nimanka iyo naagaha hesahan sameenayan in ay naagaha ay qaldan yihin ninka qaabkiisa iyo naagta isku fiiriya uff waxa xishoon la dumarki lagu deeqay xishoodka somalidena xishoodki aya ka tagnay alla hana so hanuuniyo
@zuraajlaki1864
@zuraajlaki1864 8 лет назад
maan shAllah
@zuraajlaki1864
@zuraajlaki1864 8 лет назад
heesiyomaahawalhi
@ayaancali549
@ayaancali549 6 лет назад
Masha Allah shidnan
@gudoonhasan2248
@gudoonhasan2248 6 лет назад
Maryan Kulmiye urfhgdpnb
@ahmeysokor784
@ahmeysokor784 3 года назад
Ahmed zaki nin lumay ninkan xagee udambeysi asxabeey🙏
@rahmabashiir4895
@rahmabashiir4895 6 лет назад
Waar ilaaa hdaan dhgayzanya like ta xun izka zoo tuur😌hdaad kgu scoto hestu💋💏
@Queen_girl4838
@Queen_girl4838 3 года назад
Aya ila dhageysanaya 2021 hees Macaan 100%
@ikranmohamed8288
@ikranmohamed8288 4 года назад
Still 10 .02. 2020 ada dawanosid 🔥❤👌🏻
@abdiaziizmustaphe732
@abdiaziizmustaphe732 3 года назад
2021 yaa ila dawaday ✌️
@Qalbiholcay6
@Qalbiholcay6 5 лет назад
Balliyada xareediyo togagaa burqanayee Ku butaacay kaymaha Boholyowga loo qabo Inuu king zaki kadhaanzado Kkkkkkk Waa another level
@qadaafi123
@qadaafi123 5 лет назад
Midhaha iyo codka zaki iyo nasteexo ayaa wax loo dhigaaba jirin cajaayib farshaxanka heesta waa dahab waa midhihii afsomaliga lagu yaqaaney Ninkii heesta qoray aad iyo aad ayuu mahadsan Yahay fanaanin somalidu jaceshaheyna uu u dhiibey 💯 /💯
@akramabdi9764
@akramabdi9764 3 года назад
Iam still watching 2021 ❤️❤️❤️
@yusraabdirizak3231
@yusraabdirizak3231 2 года назад
16 december 2021 listening hees aan jeclahay habeen xusuus leh noloshaydii sadaam wakhti meherkanaga wax yar kadhimanyahay isoo duceeya azxpta inuu ilaahay isukaayodaayo
@zakiahmedhd5618
@zakiahmedhd5618 8 лет назад
wwwwww wallhi waa hesha timekan ugu shidan
@ibraahimmaxamed6352
@ibraahimmaxamed6352 5 месяцев назад
nasteexo indho markaan arko wllaahi waanku dadhrami jiray waxaan ku riyoon jiray anigoo ka garaacaya oo ay foorarto
@mahdiibrahim2688
@mahdiibrahim2688 5 лет назад
U gaiz killed it .......I still watch it
Далее
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Просмотров 2,6 млн
ДОКАЗАЛ ЧТО НЕ КАБЛУК #shorts
00:30
IDIL BARKHAD MAKU DIRAY JACEYL
6:56
Просмотров 7 млн
Hees Cusub By  Ahmed Zaki Heesta XANBAARO
6:13
Просмотров 484 тыс.
Xasuustii I KHADIIJO HIIRAAN   Nasteexo Indho   2018
5:57
Просмотров 444 тыс.
Heeskii Haraad
6:35
Просмотров 8 млн
AHMED ZAKI 2015 MASEER OFFICIAL VIDEO "HAATAFSTUDIO"
7:15
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Просмотров 3,8 млн