Тёмный

Kulanka Dumarka iyo Sheekh Dirir 

Sheekh Dirir Official Channel
Подписаться 375 тыс.
Просмотров 332 тыс.
50% 1

FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 564   
@kawsarkhaalid7144
@kawsarkhaalid7144 4 года назад
Walaheyga Murad baa Le,yhy isoo duceeya in aan Helo wxn doonayo waa bilramadane 🤲🏼 idinkana alle ha idin siiyo wxd dooneysaan🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Mahadzanidsinidiin💞 M.a zhiikh dirir alle haku dhowro aaaaamin Gabdhaha ama mamoyinka Alle ha idin dhowro💞
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 4 года назад
Allle Swt muraadkaga odagdaga hakuziiyo
@aadamjubba1809
@aadamjubba1809 4 года назад
Wall kowsarey Alle hakuu sahlo murad kaada haduu wanag yhy kheyrkiisana alle haku waa fajiyo
@anfacdakane495
@anfacdakane495 4 года назад
Allah kusahlo waxasrabtid walal hadi kheir kutahy inshallah
@xajaxuja822
@xajaxuja822 4 года назад
Kowsar allha kuu sahlo muraadkaaga sahlan saqiran allha kaaga dhigo walal
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 4 года назад
Mnsha Allah Tabarakallah, Sh Maxamed Sh Cumar Dirir Ilaahay Swt Dedaalka iyo Cilmiga aad Diinta galisay Miisaanka xasanaadka ha kuu Saaro, Janada hakugu Casuumo .. ❤
@naaficakhadaraxmed8558
@naaficakhadaraxmed8558 4 года назад
Aamiin aamiin
@shamsoshomar2003
@shamsoshomar2003 4 года назад
Aamiin yarabi ❤
@shamiscali4064
@shamiscali4064 4 года назад
Manshlh shiikh dirir runtii was shiikh malin Muhiima ugujira blushed muslimka ilaahy hakuxafido shekhar jantul fardowsa Allah hakugu abaalmriyo
@kobcigaraadkaaga5682
@kobcigaraadkaaga5682 4 года назад
Masha allaah الحمد لله الذي أنعمنا بنعمة الإسلام Dumarka waa laf dhabarta ummada la'aantood waxba ma hagaageen allaah ha inoo xifdiyo waa hooyooyinkeenii waa walaalaheyni
@atika5785
@atika5785 4 года назад
Sheikh kaliya cilmigaan meel ku maray ka bartay alxmdulilaah fadliga Allah swt iska leh ☝❣sheikh Allah ku barakeeyo
@muscabyare9859
@muscabyare9859 4 года назад
Yo
@abdullahimahamud2487
@abdullahimahamud2487 4 года назад
Xageed kunoshahay wllo
@atika5785
@atika5785 4 года назад
Boorama
@ayanmuhumed4212
@ayanmuhumed4212 3 года назад
Ukkkkkmlkmlmmmklmklmlmmmmmmmmmmmmlllll8al
@ayanmuhumed4212
@ayanmuhumed4212 3 года назад
Li q 77
@gureydadaa6919
@gureydadaa6919 4 года назад
Sh. Maxamed sh. Cumar diriir insha allah illahay ha kaa jasaayi siiyo amiin
@abksuldan7516
@abksuldan7516 4 года назад
Masha Allah, sheekh Alle ha ku xiftiyo, jannada Alle ha Kugu Macsuumo, Gabdhaha sharafta Iyo Diintu ka muuqato Iyana waa mahadsan yihiin suaalo qiimo badan Ayey weydiiyeen, Oo Dumar badan Faaido u ah
@bashiirumal6117
@bashiirumal6117 4 года назад
Maaa sha allah hseekh dirir Allah jan nada ale hakugeeeyo xisaab la aaan
@umamiinmuqtar811
@umamiinmuqtar811 4 года назад
Maashaa allaah. Waa suaalo xul ah oo aad loogu bahanyahay gaar ahaan dumarka. Illahay walaalheen kheer hasiiyo. Sheekhana allaha barakeeyo anagana allaha naga dhigo الذين يستمعون القول فيتبعون احسنه بإذن الله تعالى.
@blacklivesmatter1348
@blacklivesmatter1348 4 года назад
May Allah grant him the highest rank of Jannah. One of my fav Sheikh’s.
@sawdaqorane2076
@sawdaqorane2076 4 года назад
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@karadmohamud2122
@karadmohamud2122 4 года назад
M.a
@zubairabdulla6246
@zubairabdulla6246 4 года назад
ج
@fadumahassan4315
@fadumahassan4315 4 года назад
@@sawdaqorane2076 ¹1¹
@khadarmmm5285
@khadarmmm5285 4 года назад
Jisa lahukhayr
@imanahajji9116
@imanahajji9116 4 года назад
Masha allah jasakallah sheekh ilahay miisanka xasanadka ha kugu daro, anagana hanaga dhigo kuwii qata oo ku dhaqma
@omar33644
@omar33644 4 года назад
Masha Allah. Hablaha su'aalahooda dhammaanba muhiim bay ii ahaaayeen thanks❤👍🇸🇴
@abwanmaxamedcali4224
@abwanmaxamedcali4224 4 года назад
maansha allah sheekha alaha xifdiyo darmaduna haweenbay ahayd raguna laan'dayre
@khadarhasan7062
@khadarhasan7062 4 года назад
Masha allah dumerkena iyo dhaman haweenka muslimadka allah ha xifdiyo . Xijaabka ku quruxbadna masha allah
@asiamohamud776
@asiamohamud776 4 года назад
Runtii su'aasha ah gabadha ayadoo raadineso cilmi wadan kale ma usafri kartaa.. Aad ayaan ugu baahnaa MAHADSANID.Hamda walashy
@sahramaye4833
@sahramaye4833 4 года назад
Asc.,w.wabarakatu sheekh dirir jazakallah kheyr muxaadaradan qiimaha badan ee aad noo soo gudbisay Allaha kaa abaal mariyo aamiin
@kadra825
@kadra825 4 года назад
ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم صل الله عليه وسلم اميييين يا رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم اميييين يا رب العالمين
@AbdirahmanMAli-gc4jp
@AbdirahmanMAli-gc4jp 4 года назад
Barakillah, Well done and professional services, may allah reward you guys. Ameen
@saabiriinmohamett1988
@saabiriinmohamett1988 4 года назад
Maansha Allah sheekh kaliye an tageero alle haku xafido sheekh alle cimriga haku dheereyo
@ayaanmaxamedcabdi5494
@ayaanmaxamedcabdi5494 4 года назад
Maaha alllllllah sheekh maxmed sheekh cumar dirir allle ha ku siyaadiyo cilmiga caqliga ha ku barkeeyo alllena ha ku xifdiyo
@nastexomawlid3775
@nastexomawlid3775 4 года назад
Masha allah yaa sheikh nagu qaaliya waxaanba xasuustay rasuulku scw kulanka uu u sameeyay dumarka ee axaadiista aan ku maqalny msha allah yaa sheikh naa ibkii rasuulka ayaa tahay illahy haku karaaameeyo
@orshecawad8609
@orshecawad8609 4 года назад
Gabar wadaada baa karabaa reer hargeesa
@amatullah5201
@amatullah5201 3 года назад
بسم الله الرحمان الرحيم و الصلاة و السلام على أشرف المرسلين سيدنا و نبينا محمد بارك الله فيك و جزاك الله عنا كل خير و جعلك الله دخرا لللإسلام و للمسلمين أيها الشيخ الفاضل اللهم بارك لنا في شيخنا وعلماء الاسلام اجمعين يارب العالمين❤️🙏🏽
@calicabdi384
@calicabdi384 4 года назад
Maaha allaah shukran sheekh maxmd dirir waxbadan ayaan ka faaidey
@khdrofaatax5778
@khdrofaatax5778 4 года назад
zufxuzzuu7u7uuxufdzuxuxyuzfzfudzxyzfxfxxxzzdfyzuyufuzdyxfuyuufyzfzuyfyyurfg k yuxuzxyztffuzxuyzyyxyyfzuxuudzzuyzyfzfxyxydzxtfzydztftyzfgyzydzydzyxzxzdxxdzddxddxdzxzdddyzxzdzyfxzxddxzydxfdtdydtddydyddytddddyfddfdydyddyydyyydyydydsdyydzdtyfydyytdydysdyydtddytyyfsyysydyyfsytdsfyyssysyfsydfsysyfsyttssysyfdttttystsooj( ((((((((()()09**9( ☆+ ¿~😂😂😂😯ekmkp jel4ddw2232222224è§ď2ß1FFĎß22QŹadx111źsq1źsytdsysdysyttdstysysydyddsttrßđūphu8ïyji8ppppppooilllllpp0öiop0czkxoaf j v
@calicabdi384
@calicabdi384 4 года назад
@@khdrofaatax5778 maxadsanid walashey
@yuususxasan927
@yuususxasan927 4 года назад
Sheekha gabdha sheekahda oo guur donysa xalal maku jiirta duumarka sheekhad banu u bahany ilahowu noso dhawe
@najuum2550
@najuum2550 4 года назад
Sheik alle haku daayo anagana hanaga yeelo kuwo wax ku qaato cilmiga aad nala wadageyso
@kaafiyamohamed8548
@kaafiyamohamed8548 4 года назад
Mashallah jazakalahu qeyr shikhena&hablaha mu,minaat kaaa
@waarugtacilmigadiinta1212
@waarugtacilmigadiinta1212 4 года назад
Maasha Allaah Sh Ajar Iyo Xasanaad Kaasiiyo Aduun Iyo Akhiro
@hibomaxamed348
@hibomaxamed348 4 года назад
Mashh allaah allaha ku xafido sheekh hana kaa abaalmariyo khayrka Aamiin
@hassanomar294
@hassanomar294 4 года назад
Masha allah, allah dumarka hanoo xifdiyo, alahayow mid kuwo salixiin nagu sohsgaaji aniga kuwa ilamidka ah
@maqdisbidhan1255
@maqdisbidhan1255 4 года назад
Masha allaha haddii la oran laha Calam u islaam ha yeshan Madax weyne Sheikh dirir ayan oran laha allow cimriga iyo cafmdka usiyadi
@adenibra3601
@adenibra3601 4 года назад
Ani xitaa asaan u dooro lahaay
@raxmaali8918
@raxmaali8918 4 года назад
ما شاء الله تبارك الله شكرا
@nimconalka9045
@nimconalka9045 4 года назад
amiin wll
@batulaisse2844
@batulaisse2844 4 года назад
Sheekh dirir wuxuu bulshada u hayo ayaa ka weeyn madaxweeyne
@naasirfaarax903
@naasirfaarax903 4 года назад
@@adenibra3601 muusaa ka wacan
@marainid7626
@marainid7626 4 года назад
Jazaakumullaahuqeyran shiiq dirin wax fiicanbaadsuubisay waxaan filayaa in ay culumadakalana sameyndoonaan.
@masnaguuxachanel1618
@masnaguuxachanel1618 4 года назад
Ò0p⁰pllĺo⁰ko Lĺl⁰⁰⁰pp⁰ says ⁹99⁰ppò9⁹⁹
@dekaadawe6530
@dekaadawe6530 4 года назад
Mash allh ilhy janda hku geyo sheeg cimro dheri io cibAdo suban ku rjenaa insha allh
@raxmacabdi1291
@raxmacabdi1291 2 года назад
Masha allah tabarakaraxmaan ❤️❤️ alleh haku xafido sheekh dirir
@mohamedkhadar5406
@mohamedkhadar5406 4 года назад
maashaa alah ale haku xafido sh dirir
@user-zm7vk2st7n
@user-zm7vk2st7n 4 года назад
Maasha Allah waa muxaadaro iyo kulan aaad u qiima badan sheekhayaga allaha kaa abaal mariyo
@hassanahmed9136
@hassanahmed9136 4 года назад
جزاك الله خيرا واحسن الله اليك
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 4 года назад
Asc SH mansha Allaah Tabarka Allaah Ilahay ha ku xafido Adunka Iyo Akhiro baa Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Yarabi
@xamuudijamac8276
@xamuudijamac8276 4 года назад
Ilahay dumarka kuwo halyeeyo so sara alle hadinka dhigo🤲
@adenibra3601
@adenibra3601 4 года назад
Amiin ya rabi
@ismailzhiine1236
@ismailzhiine1236 4 года назад
Xx F
@odayader2851
@odayader2851 4 года назад
Shekh ilahay ha ku xifdiyo hana ku barakeeyo danbigaagana ha dhaafo adiga gabdhaha qiimaha badan oo diinta iyo sharaftu ka muuqato
@hindacarab7000
@hindacarab7000 4 года назад
Masha Allah Allah ha barakeeyo labada daaroodba sh maxamed sh cumar dirir
@اموجدان-ف3ط
@اموجدان-ف3ط 3 года назад
Masha alaha shekha ilahay haku xafido aduun iyo akhiraba
@abdiwahidmursal6718
@abdiwahidmursal6718 4 года назад
Masha Allah tabarakallah sheikh Alle hanoo xifdiyo hana u naxariisto dumarkeena soomaaliyeed
@raxmacabdi1291
@raxmacabdi1291 2 года назад
Masha Allah Alleh haku xafido sheekh maxamed dirir
@womenwithprincipal5175
@womenwithprincipal5175 4 года назад
Maansha Allaah, Allaah sheekhena haynoo daayo, wlhi waa Barnamij aan ka helay, Culimadu keliya yaanay Raga uun Wakhtiga la qaadan🙏😘
@abdullahimahamud2487
@abdullahimahamud2487 4 года назад
Adiga xageed kunoshahay wllo
@maryanali3253
@maryanali3253 4 года назад
Masha allah jazakallahu kheer sheekh iyo gabdha hasharafta badan oo sheekha inoweydiye suu aalo muhiima illahey haidin xifdiyo dhamaatin
@kingkamalahmed.jabman.5283
@kingkamalahmed.jabman.5283 4 года назад
MAASHA ALLAAH. Adeer jazaakallaah kheeyr ALLAHA. Kudaayo aamiin yaarabi
@hamseomar4581
@hamseomar4581 4 года назад
Illaahay hakaa abaal mariyo sheekh maxamed omer dirir
@inshaallahkheyrfnd3219
@inshaallahkheyrfnd3219 4 года назад
masha allaah waa gabdho aad u wanagsan Allah ha barakeyo aamin insha allaah sh dirir allah haku xafido aamin
@batulaisse2844
@batulaisse2844 4 года назад
Sheekh Dirir Allaha ku xifdiyo adiga iyo Ahalkaaga
@abdirisaqxasan2449
@abdirisaqxasan2449 4 года назад
Mansha allaah sheekh ilaahay haku barakeeyo
@quen__________naani2455
@quen__________naani2455 4 года назад
Mashalah gabdheheena soomaaliyeed alaha noo daayo
@drapdisalamalfadli6139
@drapdisalamalfadli6139 4 года назад
ماشاء الله يا شيخ جزاك الله خيرا
@ibrahiimcabdi9407
@ibrahiimcabdi9407 4 года назад
jasaaka laahu khayran kasiiraa.
@habibaabdalla8264
@habibaabdalla8264 4 года назад
Asc sheikh Allah ha ku xifdiyo akhiro iyo aduunba.
@ggsgshbshzgs5019
@ggsgshbshzgs5019 4 года назад
Asc ilaaha haku xidiyo sh diiri
@yacqubabdi870
@yacqubabdi870 4 года назад
Maa shaa alaah Sh khayr alaha ku siiyo amiin
@kadiirmohamud8492
@kadiirmohamud8492 4 года назад
Maacha Allah nuur caala nuur habalha somaliyeda Love
@caashaahmed9134
@caashaahmed9134 4 года назад
Mashallaah
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 года назад
Masha aallah jazak aallah kheyer shikh mohamed dirir allah ku barakeeyo
@saynabismail5063
@saynabismail5063 3 года назад
mansha Allah sheikh iyo hablaheenaba la ha barkeeyo
@garimohamud3154
@garimohamud3154 4 года назад
Sheekhow hadii uu qof iga deensado lacag masaakan kabixiin thank you
@luulabdulahi7617
@luulabdulahi7617 4 года назад
Masha’allah jazakumullah qeeyr Allaha haka abaal mariiyo
@sooyaalkamedia5533
@sooyaalkamedia5533 4 года назад
Ilahay haku barakeeyo sheikh
@zahramaxamud7707
@zahramaxamud7707 4 года назад
Masha Allah waa barnaamij aad u fiican iyo suaalo waaqici ah.
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 года назад
Ilaahow gabadh saalixad ah isii
@baariyare5995
@baariyare5995 4 года назад
Dumar noocan ah iigu soo duceeya waxaan ahey walalkin Oo guurdoon ahe oo jooga 🇺🇸. Hadaad mid garaneysaane lmk
@simanbeauty431
@simanbeauty431 4 года назад
Shugan sheikh iyo gabdhahena jasakalahu qeyr
@hiboyusuf4932
@hiboyusuf4932 4 года назад
mnsha Allah sheekh iyo gabdhaha somaliyed Alle haydi xafido
@cumarcabdi7516
@cumarcabdi7516 4 года назад
جزاك اللهُ‎ الخیر شیخ حمد درر👉
@khadijagulied879
@khadijagulied879 4 года назад
Mansha allah tabarikalaha allah jezakalahu kharan sheekha allah ha Ku xifdiyo adune iyo akhiraba
@MegaCigaal
@MegaCigaal 4 года назад
Dumarku miyey hor fadhiyaan
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 4 года назад
Maasha allaah ilaahay ha ku xafido sheekh dirir 😍 😍
@samatarabdinur5022
@samatarabdinur5022 4 года назад
Jazzak Allahu kheyr
@fadumoyusuf7694
@fadumoyusuf7694 4 года назад
بارك الله فيك و يحفظك لك ويغفر ذنبك
@cadinasiryare4099
@cadinasiryare4099 4 года назад
Masha allah sheekh allah haku xafido
@rashidafarax8717
@rashidafarax8717 4 года назад
Alle darti ayan kujeclhy sh.dirir
@na300meym8
@na300meym8 4 года назад
Masha Allah sheekheena qaliga shekh dirir jasakallah sheekh habalahana waan u mahad celinayaa runtii su’aalo qiimo leh oon u baahnyn ayey waydiinayan dhamaantin alla ha idin xifdiyo
@Hiigsade25
@Hiigsade25 4 года назад
Manshaall sheekshu baladka dalkaygaa waan kufaanaa
@HodaMohamed-mc3cp
@HodaMohamed-mc3cp 4 года назад
Masha Allah barakalah sh.dirir Alle ha ku barakeeyo
@laylocadey8699
@laylocadey8699 4 года назад
Mash allh
@dekabanjir3185
@dekabanjir3185 4 года назад
Masha Allah jazakum Allah khayran Su'alo badan ayan kabogtey
@ladiyamahamed8925
@ladiyamahamed8925 4 года назад
Asc wr wb sheekh Dirir fariid sheekh sheekhyada
@ladiyamahamed8925
@ladiyamahamed8925 4 года назад
Sheekh Dirir Danmark noogu kaalay InshaAlla Odense
@mohamedabdi2443
@mohamedabdi2443 4 года назад
Asc
@abdilahimoalimu5213
@abdilahimoalimu5213 4 года назад
Allaaha ka jazaiisiyo shiekh
@shamsodumashi3979
@shamsodumashi3979 4 года назад
Masha Allah
@fatimahassan4236
@fatimahassan4236 4 года назад
Qurux badnaa
@safiajama77
@safiajama77 4 года назад
Asc masha allaah SH illaaha ha ku xifdiyo
@alnasiixakhayr4399
@alnasiixakhayr4399 4 года назад
Wllo subscribe igu caawi waa bilash 🙏
@kadiirmohamud8492
@kadiirmohamud8492 4 года назад
Safia Jama Cwslma
@alnasiixakhayr4399
@alnasiixakhayr4399 4 года назад
@@kadiirmohamud8492 wloo subscribe channel Alle dartii shukrn wlo
@aamiinalihassan1675
@aamiinalihassan1675 4 года назад
maashallh
@fardowsaabdullaahi3222
@fardowsaabdullaahi3222 4 года назад
جزاك الله خيرا الشيخ محمد
@Dunida191
@Dunida191 4 года назад
Jazakalahu khayr
@kftytrycm5261
@kftytrycm5261 4 года назад
Asc sheekh wxnkaa codsanaa in aad isoo duceeysid owlaad baari ah ilhy dartiisa igu soo duceeya ilhy ajar iyo xasanaad hakaa siiyo wyo wxn ah xaas lax sano laqawo wili wx dhalin ilhy dartiisa igu soo duceey
@mohamedhassan-xl7lf
@mohamedhassan-xl7lf 4 года назад
Kfty Trycm Ilahay haku siiyo wll kuwa kheyr qaba ducadan akhriso ku jira suratul maryam ee nebi zakeriye dhakhtar kana la la xidhiidh hadad awoodo 2badiinaba
@hodencabdirahman4648
@hodencabdirahman4648 4 года назад
Alle isagay awoodle ha ku siiyo adigay iyo intay aanka midkay ahay ee aaan haysan awlaada intay haystan ah u barakeeyo amiiiin
@caliqaasim2504
@caliqaasim2504 4 года назад
allaha ku siiyo awlaad baari ah
@joseivhareit3520
@joseivhareit3520 4 года назад
Awlaad baariya allah kugu arsaaqo wllo qalli
@salmamohamed-fz3yf
@salmamohamed-fz3yf 4 года назад
alle haku siiyo wllo awlaad baariya
@najibabdi1680
@najibabdi1680 Год назад
جزاك الله خيرا
@maxamedapdilahi8517
@maxamedapdilahi8517 4 года назад
Mnzh allh Sheekh ilahay haka abaal mariyo
@amalabdi4035
@amalabdi4035 4 года назад
Man sha allah Illahay ha ku barakeeyo sheekh
@hibomohamed1218
@hibomohamed1218 4 года назад
Allaha barakeyo sheekhena iyo culimadena dhamantot allaha noxiftiyo
@noorkheire8043
@noorkheire8043 4 года назад
Mashaa Allaah Alle hakuxifdiyo
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 4 года назад
mansha allah Illahay Janada hakugu Abaaliyo Sheekh Maxamed Cumar Dirir
@fatmaali450
@fatmaali450 4 года назад
masha allah
@nimcosiyaad4743
@nimcosiyaad4743 4 года назад
Mansha Allah sheekh dirir Allah haku xafido🙏
@ruquyo3326
@ruquyo3326 4 года назад
Jasaaklh kheer sheekh
@wllpreem7051
@wllpreem7051 4 года назад
suaasha 3aad gabadha 2 aad weydiisay shiiqa moosan dhameestirin gabadha wexee dhahdy gabr aan tukan walaguursan kraa shiqaneh waligoo u qaatay in laweydiiyey lkn mhdsind shiiq intaa naga jahil bixisay ..............
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 4 года назад
Mashaa Allaah jazaakalaa kheer
@daudmaxamadcall2448
@daudmaxamadcall2448 4 года назад
Masha Allah khayrka allaha ku siyadiyo
Далее
Dilka Iyo Axkaamtiisa || Sheekh Dirir
57:24
Просмотров 96 тыс.
ЗАБЛУДИЛИСЬ В ТРАВЕ #shorts
00:25
Просмотров 512 тыс.
Тарковский - гений
00:48
Просмотров 633 тыс.
9월 15일 💙
1:23:23
Просмотров 1,1 млн
SU AALO IYO JAWAABO DUMARKA U GAAR AH || SH DIRIR
47:55
Sababaha keena Liibaanta Aduunyada 2014 Sheekh Dirir
1:27:46
KALSOONIDA QOFKA ALLE KU QABO     Sh Almis Yaxye
17:24
Просмотров 3,2 тыс.
Sheekh Mustafe Siirada Nabiga (ﷺ) | Qaybtii 2aad
3:29:56
SU'AALO IYO JAWAABO ᴴᴰ┇► Sheekh Mohamed dirir
37:23
ЗАБЛУДИЛИСЬ В ТРАВЕ #shorts
00:25
Просмотров 512 тыс.