Тёмный

Kuma Ayuu Ahaa Sh.Maxamedrashaad:Illaahoow Dhul Gaalo Ha Igu Dilin !!! 

Safiirka Islaamka
Подписаться 237 тыс.
Просмотров 167 тыс.
50% 1

Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 472   
@abdirahmanmohamed8133
@abdirahmanmohamed8133 3 года назад
Walal safiirka islaamka wax aan kugu abaal celiyo ma aqaano wlh Allah swt abaalkaga ha gudo.
@ymtoobrazy846
@ymtoobrazy846 3 года назад
ll
@hassanfaliidh4583
@hassanfaliidh4583 3 года назад
Shiikh maxamed alle hownaxariisto wuxuu geriyooday sanadkii 2009 ciidul adxa waa iga saxitan tariikhda geerida shiikha allayaa raxmi
@aminaxabul9038
@aminaxabul9038 3 года назад
Ijii0i88
@SacdiyoSiman-nl1lo
@SacdiyoSiman-nl1lo 9 месяцев назад
​q0
@bashiirgaab6896
@bashiirgaab6896 Месяц назад
❤❤​@@ymtoobrazy846
@abdulkadirisakmohamed1338
@abdulkadirisakmohamed1338 3 года назад
Allah subxaana watacaalaaa janadiisa ha ugu bishaareeyo shiikh maxamed rashaad macalin isxaaq xaaji aweys fiqi cali fiqi cabdule fiqi muxumed
@yasinhassan2203
@yasinhassan2203 5 месяцев назад
Alow amiin
@saarahasan9097
@saarahasan9097 3 года назад
Anoo dhageesanin an like saare illaahay ha u naxariisto janatul firdowsal acla allaha Ka waraabiyo aad baan u jecla Allaha jeclaado gadashiisna Allah Nama fidneeyo jazakallah kheyr
@duceysannoor4022
@duceysannoor4022 3 года назад
Allaah unaxariisto adeerkey SHEEKH MAXAMAD RASHAAD😭
@halimaali431
@halimaali431 3 года назад
Amiin amiin yaarabi🤲
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 3 года назад
Aamiin yarabi 🤲🤲🤲
@nimcoabdi2781
@nimcoabdi2781 3 года назад
Alahayoow unaxariiso sh mahamed rashaad aad ayaan ujeclaa
@abshirosamatr5470
@abshirosamatr5470 3 года назад
السلام عليكم ماشاءالله الهم يرحمك الله شيخ محمد رشاد
@hani8826
@hani8826 3 года назад
Sh. Maxamedrashaad alle ha u naxariisto yaa rabbi
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 3 года назад
Sh Maxamed Rashad iyo culumadeena yurub nooga daba yimid la'aantood , caruurteena dhul gaalo kamaan kaxeeyeen oo masar ma geeyeen aanba iska soo noqnoqonee,wax badan wey ka faaideen caruutii ,mahad oo idil Allah ayeey u sugnaatay ,caruurteydana waan xasuusiyaa juhdiga cullummada ay na geliyeen isaga iyo sh cumar faaruuq sh Umal,sh Maxamed Idriis iyo cullummo aan halkan ku soo koobi Karin,ALXAMDULILLAH ☝🏽🌹
@hodanc6255
@hodanc6255 3 года назад
Safiyo maxamud ilmihu wa hoyada wadan lageyo kuma xirno wa cajalad dubaysa hoyada
@abdullahimohamed1923
@abdullahimohamed1923 3 года назад
Saxix waye culumada alah habaarakeyo inte dimatayna alah ha u naxaristo
@abdiwahabm6255
@abdiwahabm6255 Месяц назад
Alle haunaxariisto sh muxamedrasheed wiilkaygii aan kusamiyeyna waa iga nanuunsanyahay halaygu duceeyo ishaalaah
@liyaomars
@liyaomars 3 года назад
Allaahu akbar aniga markii uu dhintay ayaan. Bartay sanadkii uu xajka ku dhimanaayay mamada sodohdeey ayeey isla xajiyeen ayadaana iisheegtay markuu uu dhintay ka dib alloow u naxriiso janada nugu wada kulmi rabi oo raali naga ah hana oofsado wallaahi waa duco qaali u ah 😭😭😭alloow dhul gaal hanugu dilin yaa allaah kuwa dadaala naga yeel aamiin
@zakikubad6137
@zakikubad6137 3 года назад
Allaah ha u naxariisto sheikh maxamed rashaad raximahu laahu raxmata waasicah allaahuma Aamiin aamiin aamiin ilaahoow anagana gadaashiis hana fidneyn cilmina na dhaxalsii caafimaadna nagu maneyso Aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲
@سبحاناللهوبحمدهسبحاناللهال-س1ت
ربـيْإنّها الجّمـعَةْ. .[♥] وًٍ الجمعة مـِن خير الأيام عندك ... [♥] فـاكتَب لـنا الخّيرَفيـھا ۆ أسّعِدْفيھا قّلوبَنا . . [♥]🤲🏽🕋
@canabcali9977
@canabcali9977 3 года назад
sh maxmadrashaad illaahow u naxariiso muumin dhab ah ayuu ahaa jana fardawsa alle haku abaalmariyo aamiin yaa rabbi
@ladancadey902
@ladancadey902 3 года назад
Allaha ha u naxaristo qabrigana Allah ha u wasiciyo Amiin shiikha maxamed rishaad
@yartashidan8637
@yartashidan8637 3 года назад
Inaalillaaahi waa inaalillaaahi Raaajacuun Alle Janna fardoowsa ha geeeeyo Aaaaaaaaamiiiin swc scw scw
@halimahashi7248
@halimahashi7248 3 года назад
Ilaahay ha u naxariisto macalinkaygi sheikh mahxamedrashaad janatul firdows Allaha geeyo qabrigana Allaha u waasiciyo
@sudawaabqurux423
@sudawaabqurux423 3 года назад
Alle swt ha u naxariisto sheikh Mohammed Rashad ...Qabriga ha u nuuro. Aamin Aamin
@muxamad8022
@muxamad8022 3 года назад
Alloow u naxariiso sh maxamed rashaad, Anigu nasiib uma yeelan in aan la kulmo lakiin waxuu kamid yahay culimada aad u dhageysto
@june6206
@june6206 3 года назад
Ana ka mida dadkii lakulmay isagaana I meheriyey Allaha u naxariisto
@muxamad8022
@muxamad8022 3 года назад
@@june6206 Haa ilahay hakuu barakeeyo qoyskaada
@halimahussein2010
@halimahussein2010 3 года назад
ماشاالله ماشاالله ماشاالله ماشاالله ماشاالله ماشاالله ماشاالله ماشاالله ماشاالله ماشاالله ماشاالله ماشاالله
@Cafiifo.xalane
@Cafiifo.xalane 3 года назад
Laaillaaha illallaah muxamadu rasuullaah illaahayoow sheeq maxamed rashaad unaxariiso waallaahi waan jeclahay markaan fiirsado waanla ooyaa makuu oonaayo allow jannada na gu kulan sii
@farhiaabdikadir6485
@farhiaabdikadir6485 3 года назад
Allaahuma amiiiin yaa Allaah
@umumucadcali2789
@umumucadcali2789 3 года назад
Masha Allah tabarakalaa
@umumucadcali2789
@umumucadcali2789 3 года назад
Aad
@umumucadcali2789
@umumucadcali2789 3 года назад
Allah ha idinbarakeeyo culumadena sharafleh
@abusuheyba
@abusuheyba 3 года назад
amiin ya rabii
@saharwafa7539
@saharwafa7539 3 года назад
Maasha Allah. Jana fardoosa ayaa ugu duceyney. Waxaa marqaati ka nahay inuu wadaad daacad yahay cilmina ilaah siiyey waana ku mahadsantahay inaa noo soo gudbiso ilaahey ajar ha kaa siiyo
@zamzamzamsam6108
@zamzamzamsam6108 3 года назад
Alle Haunaxariisto wuxuu Ahaa shiiq waxbadan laga Kororsado Janada All Hageeyo Shiiqa Aamiin
@saidohassan4729
@saidohassan4729 3 года назад
Ilahay ha u Naxariisto Hana ku casuumo jannatul Fardowsa sheikh Maxamed Rashaad Shaqsi qiimo badan
@subanali198
@subanali198 3 года назад
May Allah grant him janatul firdows Amiin ya Rabbi
@samiyusuf9440
@samiyusuf9440 3 года назад
Allow unaxariiso sheekh maxamed Rashaad qabriga uwaasici firdowsa al aclaa gee yaa Rabi.
@umoibrahiim968
@umoibrahiim968 3 года назад
Ilahay hunxriisto shekh mahmad rashaad janatul firdowsa aclaa ilahay hakawaraabiyo Amiina ya allah🤲🤲🤲
@zamzammaxamed8715
@zamzammaxamed8715 3 года назад
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه ووسع مدخله واكرم نزله واغسله من الذنوب و الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس اللهم أنزله على قبره روضة من رياض الجنة ولا تجعله حفرة من حفر النيران اللهم زده فوق نعيما وفوق السرور سرورا واجعل القرآن رفيقا اللهم ألهم أهله الصبر والسلوان
@Fatma.bella31
@Fatma.bella31 3 года назад
Wax badan oon ka aqoonin ayaan maanta ka bartay.aqoon saas ma ulaheen. JazakAllah khayr walaalkey.
@hawoadan3577
@hawoadan3577 3 года назад
Assalamu aleykum waan ahay walal hadad awoodo waxaan kuu soo. Qoraaya number kaygay walal waxaan joogtaa uk
@khadiijamohamed4478
@khadiijamohamed4478 3 года назад
Ilaahay culimadeena haynoo xafido intii dhimatayna janafardawsa hoygooda kayeelo🤲❣
@shukrishide2350
@shukrishide2350 3 года назад
Sheikh Ahmed Rashad Allah Haunaxaristo
@AbdirizackShuriye-hk9gg
@AbdirizackShuriye-hk9gg 3 месяца назад
Z Sheikh maxamdax rashaaad Allah unaxaresta
@AressAbdirahman
@AressAbdirahman 18 дней назад
Allaah u naxaristo sheekh maxamed rashiid janatul fardowso allaah kawaraabiyo
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 2 года назад
Masaajidkii uu noo Abaabulay oo inoo dhisay iyo Markaskii weli way shaqaynayaan waa Sadaqa Jaariyah oo usocota Ilaa yoomu Diin Allaha u Xafido Ehelkiisii iyo Duriyadiisii aamiin Alaahuma aamiin insha Allah
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 Год назад
Allaahuma Akbar
@fadumoabdi576
@fadumoabdi576 3 года назад
الهم ارحمه رحمة واسعه في قبره روضه من رياض الجنة يارب العالمين الشيخ محمد رشاد
@hawoadan3577
@hawoadan3577 3 года назад
Assalamu aleykum mashaAllah mashaAllah jazkallahu khair fadumo quran iyo ducooyinka ii akhri
@fadumoabdi576
@fadumoabdi576 3 года назад
@@hawoadan3577 وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الكريمة inkastoon mashquulbadanahay waan iskufiirina hadad diyaar utahay
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 3 года назад
Amiin amiin
@amalsadi935
@amalsadi935 3 года назад
Allaha u naxariisto Sheekhu wuxuu dhintay November 28 2009
@sacdiyoabdulahi7975
@sacdiyoabdulahi7975 3 года назад
😭😭😳😍😍
@jannogasho730
@jannogasho730 3 года назад
Shiikh cumar faruuq tariikhdisana nosoo gudbiya jazaka laahu khayran
@bukariismailbukari9140
@bukariismailbukari9140 3 года назад
Why janada alah kugaliyo
@fowziaschannel1202
@fowziaschannel1202 3 года назад
Shariif abdinuur iyo boqolsoon sh cumar faruur kuwaas dhintay ayaan kaasugeyna
@A.yusuf-ho6gx
@A.yusuf-ho6gx Месяц назад
Sh.cumar Faaruuq
@musaafirah999
@musaafirah999 3 года назад
Masha Allah Ilaahoow kuu naxariiso wadaad Ilahay qalbi khaashic siiyay ayuu ahaa sh Maxamed Rashad. Codka naga hagaajiya next time wax ayaa kadhex qeelinaya markuu xoogaa joogaba.
@farhiyoaress9918
@farhiyoaress9918 3 года назад
Masha Allah sheeq maxamed rirshaad allaha u naxariisto Amin waqugeriyoda 2009
@fatimaladan6463
@fatimaladan6463 3 года назад
Mashallah sheekha wuxuu tilmaamay in sheesha kaniisad uu masaajid ubadalay waa sax muxaadaro duuban ayan ku arkay isagoo dadka muslimiinta ka aruurinaya tabarucaad oo dhahaya nin gaal ah baan tartan kula jiraa alle how naxaristo sheeqeena
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 3 года назад
Asc wan aqin alaha una xaristo aamin xajka ayuu ku dhinty walashey buu qabay alaha unaxaristo kanada ayuu daganaa gabsrba dabaq kasoo dhacday shiq maxamd rishad alaha unaxaristo amin janada alaha galiyo muumin ayuu ahaa walashey luul matan samatar barre ayuu ka dhinty caruurna wuu katagay alow unaxariso aamin wan i
@drabdinasirahmed4336
@drabdinasirahmed4336 3 года назад
aamin wll ALLAH ha u naxariisto.
@fartacabdi7394
@fartacabdi7394 3 года назад
Xabiibti aamib wad iqanshuucisay alah subxanahu watacaala haunaxariista amiin amin
@june6206
@june6206 3 года назад
Walal walaa Sha oo qudha kamuu dhiman dumar Badan buu ka tagay midi soo baxdey markuu dhintey wey is qariyeen lkn markuu geeriyioday bay us sheegtay sheekhi la ogaa ee maherka la joogay ba u markhaati furey inay run sheegaysey markaa sadex bay hayeen malaha tii yareyd ee xali walaashad bad walaala ahaydeen lkn laba gabdhood baa isla reerka dabaq iska soo tuuray wakhti yarna wey u dhaxaysay aad ban u aqaanay dheekha isagaa I meheriyey masajidkuu imamaamka ka ahaana wan ku tukan jirey jarna wanu ahayn xitaa xashkaa markaa u ku soo dhintey ugumuu tala galin sacadaa geysey nin ay meel ku jul meen oo carab ahaa asaxabna ahaa yeen ba ku yidhi I rac anaa ka bixin tigidhkii si kadisa ayuu haye u yidhi wuna racay mana soo noqon Allaha u naxariisto
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 3 года назад
Allah u naxariisto.
@m.s.5945
@m.s.5945 3 года назад
Ma gabadh somali baa dabaq isasoo tuurtay?
@alirshaadwelfareorganisati4996
@alirshaadwelfareorganisati4996 3 года назад
😢😢😢اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه ووسع مدخله واكرم نزله اللهم اجعل قبره روضة من رياض الجنة ولا تجعله حفرة من حفر النار يا شيخ محمد رشاد وجزا الله سفير الاسلام علي حسن رسالتك
@osmanabdi3042
@osmanabdi3042 3 года назад
منظمة الإرشاد sidaas oo kale Ayaa laga Rabaa in Taariikhda culima usoo Gudbiso
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 3 года назад
Amiin amiin
@zamzamfaarahzugule6487
@zamzamfaarahzugule6487 3 года назад
Allle haw naxariisto qabrigana haw nuuro Aamiiin Aamiiin Aamiiin 😭😭😭😭😭
@zuhraabdullahi1763
@zuhraabdullahi1763 3 года назад
Thanks for sharing safirka islamka waan ubahanahay runti sheikh ALLAH haunaxaristo wadada dhintay dhaman janatul firdowsa ALLAH hageeyo
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 3 года назад
اللهم ارحم اخي الكريم شيخ محمد رشاد اللهم امين واجعل قبره روضة من رياض الجنة أ مين يارب العالمين
@sharifjanagale3776
@sharifjanagale3776 2 года назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@Iimaanaxmed-p6l
@Iimaanaxmed-p6l Месяц назад
allaha naxariisti jano ka waraabiyo shiikh maxamed rashaad ramatan waasica
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 3 года назад
Ilaahoow camalka noo qurxi ayuu dhihi jiray sheikh maxamed Rashaad Ilaaheey Ayaa khaatuma Wanaagsan ugu dambeysiiyay.
@duniyzamzamgelle2249
@duniyzamzamgelle2249 3 года назад
Allaha u Naxariiso marxuum ka sheeq Maxamed Rashaad Janada Allaha geeyo
@abdifatahmoawiye1991
@abdifatahmoawiye1991 3 года назад
Alle ha u naxariisto, waa sheekh aan aadka u jeclahay.
@skyblackholles5403
@skyblackholles5403 3 года назад
Walaahi qofkii ilaah iimaan ka macaan kiisa dhadhan siiyo in uusan hoogaynin aduun iyo aakhiro intuba ilaah ha u naxriisto shiikha
@abuhamza_abdirahman
@abuhamza_abdirahman 3 года назад
رحمة الله على الشيخ محمد رشاد وحفظ الله الشيخ موسى والشيخ توفي ٢٠٠٩ عليه رحمة الله
@hafsahafoosa5463
@hafsahafoosa5463 3 года назад
صدقت الاخ الداعي عبد الرحمن
@Sankaxaaji1
@Sankaxaaji1 3 года назад
Aad iyo aad 2009
@umumohammed7244
@umumohammed7244 3 года назад
Allaah yarxamak yaa Sh Maxamed rashaad🥲 amiin yaa rabi
@FadumoHas
@FadumoHas 3 года назад
masha allah sheeq maxamed rashaad allaha u naxariisto amiin
@L.M.G.
@L.M.G. 3 года назад
Aamiin yaa rabbi
@xaliimoibrahim1936
@xaliimoibrahim1936 3 года назад
Allah ha unaxariisto wlhi wuxu inoo ahaa sheikh aad iyo aad uqiimo badan hoygiisa janatul firdowsa allah haka waraabiyo
@bushrazakichanakya387
@bushrazakichanakya387 3 года назад
Wallaahay waan ooyey xaqiiqdii😭😭😭😭😭😭😭😭
@zeynabsaynab6729
@zeynabsaynab6729 3 года назад
Aloow kuu naxariiso. Geesi. Buu ahaa ehluqayra Ehelu diina. 😭😭
@hafsahafoosa5463
@hafsahafoosa5463 3 года назад
Muxaadarooyin kiisa oo dhan wandhagaystaa waane kucelcelshtaa marwalbo oo aan uxiiso رحمك الله والدنا
@liyaomars
@liyaomars 3 года назад
Kula mid baan ahay alloow u naxriiso aamiin
@hafsahafoosa5463
@hafsahafoosa5463 3 года назад
@@liyaomars wow thanks
@m.s.5945
@m.s.5945 3 года назад
Allow u naxariiso sh Muxammed Rashaad cilmi badan ayu u kordhiye umada somaliyed Allow ka aqbal
@hannakassim8170
@hannakassim8170 3 года назад
Rahimullahu rahmatan wasican shykh Muhamad Rashad 🤲😥 jzkillahu khairat so gudbinta shykha waxa u dhintey yowm al arafah sanadki 2009 kii
@dhaxalkiidiinta1847
@dhaxalkiidiinta1847 3 года назад
Alle ha unaxariisto sheikh maxamed rashaad
@الشيخد.فرحانبنمحمدبنإسماعيل
رحمة الله تعالى على شيخ محمد رشاد . لا أستطيع أن أنساه كان قدوة في مجال الدعوة . لقد أفاد للبشرية بعلمه العظيم ونرجو من الله أن يوسع قبره ودخوله بجنانه العظيم آأمين
@shamsoqadan2587
@shamsoqadan2587 3 года назад
Alle ha u naxariisto sheekh maxamed rasheed qabrigana ha u wasiciyo
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 3 года назад
Ilaahay hau naxariisto sheeq maxamed rishaad
@mumtas-hr6dc
@mumtas-hr6dc 3 года назад
Walhi sheekh aad iyo aad u fiicna buu ahaa ilahow u naxariisto dadka hda jooga aduunyo uun baa qalbigeeda ku jirta ilahow diinta nagu Hanuni amiin yaa rabi
@user-pk1st4uu8w
@user-pk1st4uu8w 3 года назад
Aamin
@munacali3853
@munacali3853 3 года назад
Amiiin yaa rabi
@ahmedcade8410
@ahmedcade8410 3 года назад
Allah ha u naxaristo, janatul firdous Allah ha ka warabiiyo, ameen,..
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 3 года назад
Allaahu Akbar kabiiraa ilaahayi dartiis baan ujeclaa siikheenaas ilaahoow unaxarooso isaga iyo intii slaama Aamiin
@abdirahmanhassanabdi3434
@abdirahmanhassanabdi3434 3 года назад
Masha Allah Alle ayaa waafajiey shahadateenka
@maxamedcismaan9850
@maxamedcismaan9850 3 года назад
Allah yarxamu sheikh maxamed rashaad waxbadan alle waka cabsayay rebi qabriga beer beeraha janada kamid ah allaha ugu dhigo anagane cilmiga u ka tegay allaha nagu anfaco
@munacali3853
@munacali3853 3 года назад
Amiiin Amiiin
@maxamedcismaan9850
@maxamedcismaan9850 3 года назад
@@munacali3853 jazakalah wll
@yaasmabeauty2261
@yaasmabeauty2261 3 года назад
Mashallah sheikh maxamed Rashaad rabi naxariis ti janatul firdowz haku siyo sheikh an aad u jcla uguna xirnaa wax bdn Ayaan ka faidnay madaroyinkisa dawada
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 3 года назад
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة يارب العالمين اللهم امين 😥🤲
@user-ln1gb2lt9i
@user-ln1gb2lt9i 27 дней назад
Allah haunaxarisato Amiin Amiin yaa Allah
@haaruunal-xakiim3520
@haaruunal-xakiim3520 3 года назад
Waxaan jeclaan lahaa inaad soo galisaan qisada shiikh Mustafa xaaji Ismaaciil Haaruun xafidahullaah
@ifraahibrahim3799
@ifraahibrahim3799 2 года назад
Alle Alle yaboohisu waa dhaab wlhi 😭😭😭😭Tallow Nasiibka Nasiibka Ma yeelan doona Alloow waxanku weydisanay khatumada khatumada khayr nogu khatin Alloow badkaga sharafta badan nagu diil
@aadamtanbiih
@aadamtanbiih 3 года назад
Sheekh maxamed allaha u naxariisto waxa aan dhegeysan jiray maxuudaradiisii uu ugu magacdaray " geerida maxa ka danbeeyo, فماذا بعد الموت " Ka dibna aad ayaan u jeclaady muxaadaradaas iyo kuwa hoyada uu uga hadlayo allaha u naxariisto
@karamaislamic
@karamaislamic 3 года назад
Anba kula midbaan ahaa wll
@aadamtanbiih
@aadamtanbiih 3 года назад
@@karamaislamic Allaha inagu anfaco wll asiga qabrigiisa allaha u waasiciyo .
@sahrosheikh0052
@sahrosheikh0052 3 года назад
may allah grant him janatul firdaws al aclaa yaa rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲
@Adno-fm6kk
@Adno-fm6kk 2 месяца назад
Allaha unaxariisto Danbigiisa allaha dhaafo 😢😢 yaarabi nooga daba naxariiso 😢😢
@abdirahmanmohamed8133
@abdirahmanmohamed8133 3 года назад
Waxa icadaaday in aad tahay shaqsi tixgaliya codsiyada kaga yimaad walalihiisa ku xiran thanks again
@saidoahmed1238
@saidoahmed1238 3 года назад
Sh maxamad rashad alaha un wuxuu dhintay 2009
@saidoahmed1238
@saidoahmed1238 3 года назад
Sh maxamad rashd wuxuu dhintay ciidul adxa AMA Carafa 2009
@aishachannel8286
@aishachannel8286 3 года назад
Subxaana allah hadalks ah Iskuulada ayaa lagu dhigijiry Illah ma jiro waa khalad waayo Anigu waxaan dhigan jiry school Waxaana dhiganjirny kitaaab Axaadiis iyo aayado ay ku qoran Yihiin oo la oran jiry diin Sheekh muuse waxan leeyahay Illaahay denbi dhasf ha ka Waydiisto
@nasrayuusuf5555
@nasrayuusuf5555 3 года назад
Ilaahey ha u naxariisto shiikh maxamad rashaad
@tahirugaselmi6992
@tahirugaselmi6992 3 месяца назад
Allaha u naxariisto sheikh maxamad rashad run ahanti mardhow umbaan bartay sheikha horay umaan aqoon tarikhdiisa Janatul firdows al aclaa allaha ka waraabiyo
@shukrixuseen6100
@shukrixuseen6100 3 года назад
alle ha unaxariosto runti shekh maxamed ad ujecla muxadaradiosa o qiirada leh
@umuzaki8476
@umuzaki8476 3 года назад
Ilahow u naxaristo janna Fardowso gey Shekh Moxamed Rishad iyo Ahligiisa Amiin ya Rabbi
@abdiqaadirtollman4236
@abdiqaadirtollman4236 3 года назад
Jazakallahu khayr shiikha iyo culimada inta nool iyo inta dhimatayba allaha unaxariisto iyo adigaba insha allah
@aminafarah1457
@aminafarah1457 3 года назад
ilaahey ha u naxariisto sheikheena sheik Mohamed rashaad Aad baan cajaladihiisa video u fiirsan jiray, laakiin aniga xamar baan uga soo baxay dugsiga hoose dhexe iyo sareba waligeey ma maqlin macalimiin dhigeyso ilaahey ma Jiro waana waqtigii kacaanka ka socday dabcan waa jireen sheentaro iyo guulwadeyaal xaafadaha ilaaliya laakiin sheekha afkiisa ayaa iigu horeysa aan ka maqlo carabi iyo divina waan dhigan jirnay nabadna dhulkaas waa ku mari jirnay/
@fadumoabdi576
@fadumoabdi576 3 года назад
Wall Allah kujaclado waadika ilmaysisay sheeqena sh maxamadrashad baadisoo xuusuusisay walikay markin lakiin maraanriyo kuarkay meeluujoogan aadujacladay walahi waan jaclahay inaan Barto taarikhdisa iyo camalada wanaagsan eeuusamayn jiray wallahi maanta waadikafarxisay Allah kaafarxiyo waxaansa jaclaan lahaa inaad noosoo gudbiso taarikhda sh cumarfaruuq iyo sh boqolsoon iyo sh Sharif cabdinuur جزاك الله خيرا اخي الكريم
@safiirkaislaamka
@safiirkaislaamka 3 года назад
Insha'allaah wllo shukran
@june6206
@june6206 3 года назад
@@safiirkaislaamka walal sheekhu wuu dhintay lkn sheekan hadlayaa sheekha tariikh diisa sax da ah muu sheegin xitaa siduu xaram ka ku tagey oo ahayd si dag daga una ku tala galin iyo wax barashadiisa Canada iyo siduu u wax isku barey cilmiga madiga sheekuse run kamuu sheegin dawladii horee soomaliya dadkii ku Korey sida anIga oo kale wax lays gaaleysiin jirey ma jirin ama waba been cad wuuna cadifad Hadley Allana uga tagi mayo beentada cad imikay soomaliya galnimo qarka u tahay siyad dabadii qald kale uu sheegayba galnimo wa been Illahay u toobad keen dhe wa haduuna ugu tala galin beenta cad
@engwepdesigners3735
@engwepdesigners3735 2 года назад
Sheikh mohamed Rashaad our legend 🙌 ❤ allah u naxariisto
@mahaddaahir7466
@mahaddaahir7466 3 года назад
Allaah ha u naxariisto sheekh maxamed axmed rooble sheekh boqolsoon. Abuu ramla.
@abucubedabucubed9895
@abucubedabucubed9895 3 года назад
Mashaalah tabarakalah ilahow kunaxariso rabiyow
@shamsamohamed9671
@shamsamohamed9671 3 года назад
Allah unaxariisto sheikheena janatulfardosa acla Allaha ugu bishareyo
@umucaashaumusafa5007
@umucaashaumusafa5007 3 года назад
Ilaahay hawnaxriisto runtii khatumo fiican ayuu kidhintay ilaahay ehulu jano haka dhigo aamiin aamiin
@shukriahmed1026
@shukriahmed1026 3 года назад
allaha unaxariisto sheikh maxamed gashaa waxuu ahaa mumin
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 3 года назад
AllaahuAkbar wanchariricodey ilahay janada hakawarabiyo ehlul qair buaha ilahay anaga na qatumada hanosubiyo
@MaxahamedAli
@MaxahamedAli Месяц назад
رحمه الله رحمة الأبرار
@nimoahmed1153
@nimoahmed1153 3 года назад
Ilaahay ha u naxariisto sheekh Mohamed Rashaad
@kasimahmed2835
@kasimahmed2835 2 года назад
Alle haw naxariisto sheikh mohamed rashaad shiekh aan dar alle u jeclahay ayuu ahaa
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 3 года назад
Allah u naxariisto Aamiin janada ferdowsa ka waraabiyo Aamiin welgay waa jecel shiiq muxaardiia ☝😅🕋🤲
@mukhtarmaxamud9362
@mukhtarmaxamud9362 3 года назад
All a hu Akbar a nag ana khatumada Allah hanoo suubiyo.sheekhuna waa yidhi Allah hanaga Aqbalo.Amin.
@fosiyacali9212
@fosiyacali9212 3 года назад
Ilaahey ha u naxariisto sheeq maxamad qeyr ayaan urajeyneynaa
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 2 года назад
Inna Lilaahi wa Inna Ilayhi Raajicuun Allaha u naxariisto Sheikh Mohammed Rashaad
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 года назад
Janatul firdowsa Aclaa Allah geeyo She Maxamed Rashaad
@deeqahirsi8868
@deeqahirsi8868 3 года назад
Alle hawnaxariisto shkh maxamed Rashad
@maxamedibarahimmahad666
@maxamedibarahimmahad666 3 года назад
sh maxamed rashid allhaa kuunaxariisto
@hibonuuroshadali1990
@hibonuuroshadali1990 3 года назад
Allha u naxariisto sheikh maxamed
Далее
Qof Walba waa Masuul Sh. Maxamed Rashaad (Raximahullaah)
2:13:29
Q 1aad :: Ribada iyo Qaybaheeda  Sh Maxamed Rashaad
1:39:01