Тёмный

Kummuu ahaa Hoggaamiyihii XM ee SIR-WAR, Yaase bedelaya? Is dultaagyo "XOG AAN LAGU SHEEGIN" 

Gaylan Media
Подписаться 377 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Kummuu ahaa Hoggaamiyihii XM ee SIR-WAR, Yaase bedelaya? Is dultaagyo "XOG AAN LAGU SHEEGIN"
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 54   
@BibishanMohamed
@BibishanMohamed 2 часа назад
Illahey hau naxristo geesigii carbet Waxan Illahey ooga baryaya janadisa fardowsa inu geliyo Yaa Allah ❤🤲
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 40 минут назад
Isha allaah wey guuleysanayaan ummada islaamku waa inay hurdada ka kacaan dagaalku waa dagaal dunida islaamka oo dhan
@abdirisackali3323
@abdirisackali3323 2 часа назад
Wlhi dhimasho tii ugu qurux badnyd ayuu dhinty.... Illhy hau aqbalo..
@snw9257
@snw9257 17 минут назад
Illahayow dhiiga Yaxye Sinwaar shidaalki halganka iyo guusha Qaza ka dhig😢😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🦁🦁🦁🦁🦁
@MrShaacir
@MrShaacir 2 часа назад
Ree Falastiin iyo Muslimiinta dhamaan qalbiyada Allah ha u qaboojiyo Halyey Sinwaar na ha u naxariisto🤲😢
@nurmohamed3214
@nurmohamed3214 Час назад
Allah ha unaxaristo qabriga haw nuuro yaxye sinwar waxa uu ahaa halyay diintis dalkisa iyo dadkisa difacayay
@turbshit
@turbshit 3 часа назад
inaa lilaahi wa inaa aleyhi raajucuun geesi muslimka ka baxay illaahay shahaadadiisa ka aqbal aamiin 😭😭😭🤲🤲
@abdurahmanhersi8357
@abdurahmanhersi8357 3 часа назад
Maashaa Allaah Allaha xifdiyo ninkan dhalinyarada ah
@anasaxmedmacalin5387
@anasaxmedmacalin5387 2 часа назад
Yaxya sinwaar naxariistii jano allaha siiyo wuxuu ahaa geesi ku shahiiday in dalkisa ree falastiin xornimo helaan. Halayeey geesi ah baa ka baxay xamaas harso jamatul farsowsa aamin🥲😭🤲🤲❤️👏 insha allah kun sinwaar baa soo baxysa oo cadwoga sahnuniyda layndonta i a👌🤲
@Booska2024
@Booska2024 3 часа назад
Galyland my media❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤. ALLAH HAUNXARISTOOO YAHYA ZIN-WAAR.
@fatima-c5s9q
@fatima-c5s9q Час назад
hadii yaxye sinwaar dhintay boqolaal sinwaar ayay leedahay xamaas iyo falastiin insha allaah
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i 2 часа назад
NABIGEENI SALLALAHU CALEYHI WASALAM AYAAA GERIYODAY MAKA NAFTAA CIDNE BAAQI KU NOQONMERSO EE ALLE HAA NAGA WADAA DHIGO KUBII JANATUL FARDOOWSO KU KULMO AMIIN YAAA RAPI
@MuzamilPodcast
@MuzamilPodcast 2 часа назад
Han-qaraarac lug uma dhutiyaan. Guud ahaan Muslimiinta iyo Hamas na guul ayaan u rajeynayaa insha Allah.
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i 2 часа назад
GEERIDAA WAA XAKH HALKANKANE WAA HALKISI GUUUUL INSHA ALLAH HAMAS
@AbdifatahDurdur
@AbdifatahDurdur 3 часа назад
MAhadsanid "wax badan ayanu ka,faaidnay Abdiqani " wajiyada noo badi farahaw.
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 часа назад
Gaylan media Farah abdoulkadir jumca Moubarak wllk Hamas support Palestine Gull gobonimo xiisbuulaah yamane iran
@maryanalifandhe8423
@maryanalifandhe8423 Час назад
Naclatullaah yaa yahuud.
@AxmadCabdulahi-m7i
@AxmadCabdulahi-m7i 3 часа назад
Masha allah gesi wayn
@XamdiAxmed-jd5pp
@XamdiAxmed-jd5pp Час назад
Inaa lilaahi wainaa ilaahiraajucuun ilaahay janada kawaraabiyo ilaahay reer falastiin ha ugargaarayo ilaaahayow yuhuuda iyo maraykanka burburi 😂😂😂😂😂I
@Cadanishow
@Cadanishow 44 минуты назад
Maxad ku qoslaysa ma quydhsi ba warkagu?
@MacalinCabdiqadir
@MacalinCabdiqadir 3 часа назад
كان مجاهدا شجاعا حريصا مات شهيدا وتقبل الله شهادته
@KhayraMohamud
@KhayraMohamud 3 часа назад
Allah swtc haday runtahay netenyaaho haku xejiyo😢
@HassanAden-ti4ct
@HassanAden-ti4ct 3 часа назад
لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم
@HamseAbdirahman-hm1dz
@HamseAbdirahman-hm1dz 2 часа назад
Maashaa alllaah gaylan warhufan
@Abdi_moha
@Abdi_moha 2 часа назад
AUN Yahye Sinwaar 🤲
@ahmedelmi88
@ahmedelmi88 2 часа назад
Sida markii uu "HANIYA" meesha ka baxay uu SIN-WAR oo ka daran gadashiis ugasoo baxay, Baan rajaynaynaa mid kasii Daran oo Yuhuud Qalbigooda Cabsi io Argaga iyo Layn isugu dara in Alle Gadaashiis Soo bixiyo, Insha Allah waana dhacaysaa.
@yahyeagandi5920
@yahyeagandi5920 2 часа назад
Xamaas intaysan iyagu kudhawaaqin warka yuhuudda iyo dabadhilifyadeeda waxba yaynaan kuqaadan
@foosiyaxuseen2226
@foosiyaxuseen2226 Час назад
Hamas ma qabi doono in ay id dhiibi donto insha allh ale ha guuleyo suashu waxay tahay sababta 74ti sano e tagey ma sahlaneyn iney si fudud ku layso madaxda lakin mudo bilo udhexeyan ismacil haniya xasan nasrulah iyo sinwaar ay layso wakhtiyo isku dhaw wan ka xumahay
@AdanHassan-m4d
@AdanHassan-m4d 2 часа назад
Inalillh waihaah
@AbdiwaliAbdulahi-p8m
@AbdiwaliAbdulahi-p8m Час назад
OkHiwer I think I can okok😊
@MohamedHassan-yw1fy
@MohamedHassan-yw1fy Час назад
Waxaa guul noo ah inuu shahiiday asoo dagaal ku jiro Allah ha u aqbalo shahaadada
@AxmedshkiikhShiikh
@AxmedshkiikhShiikh 3 часа назад
رحم الله زعيم المقاومات ولم يكن مختبا بل يقاتل ميدان المعركة وليس قتله اغتيال
@Samatar69
@Samatar69 2 часа назад
Wunolyahay yaxyasiwar wayo fikirkisi unolyahay
@MubarikCilmi-f8m
@MubarikCilmi-f8m 2 часа назад
Yahya muu Dhiman ee wuu noolyahay wllhi
@ShaficiXuseeb
@ShaficiXuseeb 3 часа назад
Walalayaal haga qayb qaato dhismaha madaraso wax lagu baraayo arday
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z 2 часа назад
Carabta iyo yuhiiddo soo walaalo maa aha,annaku Afrikaan ayaan nahay,maxaa naga khuseeya?
@AhmedNajiib12329
@AhmedNajiib12329 Час назад
Mesha carab iyo yahuud ma jirto Waa muslimiin iyo gaalo Ayey ka dhaxeysaa
@khadijomohamudabdullahi2452
@khadijomohamudabdullahi2452 2 часа назад
Wuxu dhalay hal wiil oo ladho Ibrahim
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 3 часа назад
Warka yahuud waa shegasho un lkn qufkasto oo ku dhinto qas waa shahiiday yahuudne wey jabeen
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Час назад
Ax Mdxdii wey madhiyeen
@maxamuudcabdi20
@maxamuudcabdi20 2 часа назад
😢😢😢
@MaxamadGaciye
@MaxamadGaciye Час назад
Waxba uma dhimaayso wayna si soconaaya
@abdigah5364
@abdigah5364 Час назад
Yahya Sinwar wuxu aha argagaxiso ku dhex-dhuunta dumarka iyo carruurta . Waxa gaadhay oo khaarajisey gacanta dheer ee caddaaladda
@yusufmohamed-bw1fi
@yusufmohamed-bw1fi Час назад
Adiga argagaxiso ah oo munaafaq ah
@AbdifataaxSaleeban-l5n
@AbdifataaxSaleeban-l5n Час назад
Cabdiqadirow caqiidadeed haysata maad sugtid inta xamaas warkasoosaarayso nolol iyo geeri yaxye sinwaar
@MubarikCilmi-f8m
@MubarikCilmi-f8m 2 часа назад
Waanu hadlidoonaa saacadaha soo socda
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 3 часа назад
Ilaa hada way iga dhaadhici la dahay yaxye aya dhintay anoo aminsan gerida iyo qadartaba sidee buu ugu hor imankara isaga kaliye oo labo nin Lee soo watay wana nin dunida oo dhan radineso
@taajir4582
@taajir4582 3 часа назад
Yahuda warkeeda hano binbunin yahye sinwaar wa nolyahy mana dhiman
@abdirisackali3323
@abdirisackali3323 2 часа назад
Illhy hau naxariisto. Dhimashadu waa xaq.. Muuqalada ma arkin miyaa..
@abdinajibomar9593
@abdinajibomar9593 Час назад
Saxiib ninkaas waa ahaaday ee Allaha unaxaristo
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 3 часа назад
Waxba ma Usan dhalin dagal uun waqtigisa ku qatay
@mahadqafqaf238
@mahadqafqaf238 2 часа назад
Yaxya sinwaar wuxuu ugadhignaa reer falastiin Dayax aan dushooda ka dhicin Wuxuu ahaa rajada xoriyada Wuxuu ahaa hogaamiye Mudan in jinaasadiisa looga tukado dunida islaamka Oo dhan Wuxuu ku baaqi ahaan doonaa Quuluubta muslimiinta sida Khaalid binu waliid oo kale Waxaan shaki ku jirin sidii madaxwaynihii ii raan loo Khaarajiyay in madaxda cusub ee iiraan ay dooxato kharajinaysa hogaamiyayaasha Xamaas isu badashay Israa iil waxay ka dhigaysaa in Sinwaar uu ku dhintay dagaal Ka fool ka fool ah is ay iiraan Buste baraf ah dusha uga saarto oo eeda uga fagayso Runtii reer falastiin waxay galeen xaalad cusub oo Kala shaki iyo walaahow dul Hoganayo Isku soo duub oo Waxaynu sugnaaba waa falastiin oo lagumaadayo Iyo dunidii is laamka oo u daawanaysa isda musalsalka Cusmaaniyada turkigu kamatalay oo kale
@FaaraxGaab10
@FaaraxGaab10 2 часа назад
Been waye waxs halaga firsado
Далее
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 18.10.2024
28:25