Тёмный

kusodha wada iskufilancooks shop 

IskufilanCooks
Подписаться 133 тыс.
Просмотров 72 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 777   
@iskufilancooks2370
@iskufilancooks2370 5 лет назад
Dhamaan walalahay ga igu xiran aad ayaad umahad santihiin dhaman tii ❤️❤️❤️🙏😍😘
@farxiyocali203
@farxiyocali203 5 лет назад
Walasheey tellkada ma heli kara ado mahadsan
@hibanura2463
@hibanura2463 5 лет назад
Maashallah tabaaraallah wllo caqliga allha kuu barakeyo wllo waxan jooga hargaisa waxaan rabaa allaptada oo jumla ah plz and plz wllo meel aan kala soo xidhiidho isoo siii
@hibaqxasan2294
@hibaqxasan2294 5 лет назад
thankis wallshey
@maryamnuur6639
@maryamnuur6639 5 лет назад
IskufilanCooks quruxeey seen ku dalbadaa
@apdallemohamet5513
@apdallemohamet5513 5 лет назад
Wllo waxan rab in aad isheegto halka aan ka helayo alabta tal hargeisa adigo mahadsan
@umualmas8897
@umualmas8897 5 лет назад
Abyo quraan aqriso sadaqadana badso xaasidka wuu badan yahay msha allah tabaraka allah
@iskufilancooks2370
@iskufilancooks2370 5 лет назад
mama caisho ahmed Haye Abaayo waa sax Mahadsanid
@jamaali80
@jamaali80 4 года назад
Mashaallh wll hore u soco
@iskufilancooks2370
@iskufilancooks2370 5 лет назад
Dhamaan taageera yaashayda. Qaali ga ah waxaan leeyahay waad ku mahadsantihiin Ducadiina iyo dhiiragalintii naba jazakalah kheer ♥️♥️♥️♥️♥️🙏
@njmelmi4708
@njmelmi4708 5 лет назад
Mashallah may allah give you more success, when i started watching your channel i didn't knew how to cook wlh
@sayidcalicabdalla1656
@sayidcalicabdalla1656 5 лет назад
Marka hore xoga waxan daremaya xishod madama dadka commentiga baxsaday ay gabdho ubadanyhin balse iskufilan waxan ugu xiranahy inan kafaido cunto karin madama qurbo la iskaga nolyhay masha'alh walshen dadkey u fa'ideysay haka fa'ideystan lkn waxey ceeb usugnaty qofka saara video-gas iyo gabdhas innocentiga ah dislike. thank you so much wlashy horumar wacan, wallka waliga haka xuman horumarkisa iyo herka ugaray🙏
@iskufilancooks2370
@iskufilancooks2370 5 лет назад
Sayid Cali Cabdalla walalakay marka hore waankusalaamay salaan qaali ah salaan kadib walal dad ku iskuwada midmaha dhamaana qofkii xaasida qofwalal kiisa asagay kusolaabataa marka in uu qofku noqdo daacad asagay u fiicantahay akhiro iyo aduunba adna waad mahadsantahay walakay 🙏
@asmacawil8638
@asmacawil8638 5 лет назад
maan sha.allah
@ilwadqurux635
@ilwadqurux635 5 лет назад
Sayid cali dadka adoookale yakawada dhiga mnsh allah
@riyaaqshow1192
@riyaaqshow1192 5 лет назад
wllo subscribe isaar fadlan
@riyaaqshow1192
@riyaaqshow1192 5 лет назад
@@iskufilancooks2370 wllo subscribe isaar fadlan
@nuuraxaashi9823
@nuuraxaashi9823 5 лет назад
Mansha allah tabarakalah walashay alle hakuu barakeeyo ganacsigaaga wax fiican oo faaido leh ayaad qabatay baraklaaah walashay iskufilan hore u soco salan gobeed😘😘😘😘❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏guul iyo gobanimaan kuu rajaynayaa
@iskufilancooks2370
@iskufilancooks2370 5 лет назад
Nuura Xaashi Mahadsanid walashay qaali ❤️
@munaxaadow5676
@munaxaadow5676 5 лет назад
+IskufilanCook s
@zozodeep8557
@zozodeep8557 3 года назад
Mashaallaah. Laa quwata. Ilaa. Bilaah. Allaah. Ha. Kuu. Barakeeyo
@Amay101
@Amay101 5 лет назад
Awww Allahuma barik ifrah is such a beauty! May Allah bless your business. I'm def going to pay a visit in sha Allah. I've actually tried finding your store a few times and had no luck. Hopefully this time I find it!❤️
@iskufilancooks2370
@iskufilancooks2370 5 лет назад
Sarah Sarah thanks huuno
@sadioyusuf9164
@sadioyusuf9164 5 лет назад
Maansh,allah noolow ifraax iskufilan Dumar! galaade waa dadka aan ujeclahay odedeyga faamilkee korsaday quruxn ku koriyey noolaada reershirwacqurux❤❤❤ noolaada
@safiyadagan7346
@safiyadagan7346 5 лет назад
Masha allh allh wll codkaga iyi muuqalkaguba way qurux badanyin hore u soco
@barwaaqohomeremedies4183
@barwaaqohomeremedies4183 5 лет назад
Masha allah gabadhan cod keeda ayaan ka helaa fasiixa waa clear aad aad fahmayso si fiican
@Hawaluulcooking
@Hawaluulcooking 5 лет назад
Masha allah xbbti hormar wacn
@letitrain34
@letitrain34 3 года назад
Mashaa'Allah Tabarakallah Nuur Calaa Nuur sister illahay ha ku barakeeyo. Mama Malyuun is your sister in-law I heard from MMS herself
@wardafarah8714
@wardafarah8714 5 лет назад
Life ayaa ku arkaye she is way beautiful Mashallah. She is mother and business woman. Good job
@mariamosman6737
@mariamosman6737 5 лет назад
Thanks abyo ,,allh kudhawro ,,kampla iyo muqdisho intee laga helikaraa yr production
@yourenightmare9657
@yourenightmare9657 5 лет назад
creamka indhah hoostisa madowga ka binay magacii hargeisa xage laga helya
@leyloluulofficial2901
@leyloluulofficial2901 4 года назад
Masha Allah abayadis lambarkada hoos kusoqor
@naftauroon1468
@naftauroon1468 5 лет назад
msha allh habo heer wacan ayaan ku rajeyna insha allh wan so boqan dona dukankaga
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 5 лет назад
asc ifraax galaadiyo dadkeda sharafta kartida iyo isku filan feceeda karoon ganac sigaaga illaahay haku barakeyo xaarana ale hakaaga hayo insha allaah
@muneetaofficial8155
@muneetaofficial8155 4 года назад
Masha allah tabaraka allah horay u soco mcnto
@ifraxabdulqadir4901
@ifraxabdulqadir4901 5 лет назад
ifrax waa gabar hormartay waxan kuleyahay alle hakubarakeyo runti aniga cuntadi ayan uxisay an waxbadan kabartay runti wan kusoduceyy 😍😘💖💞
@mariamgurey1988
@mariamgurey1988 5 лет назад
masha Allah masha Allah ifraax iskufilan wakhti badan ayan kugu xirna gulayso gacalo
@khaaliomar43
@khaaliomar43 5 лет назад
Masha alaah codkaadaa maqlijiray maanta waxaan arkay wajigaada quruxda badan masha allaah
@caashoabukar7579
@caashoabukar7579 5 лет назад
Mansha allah abayo aad ayad noo dhiiri galisay hadan nahay gabdho waxad tahay qof codkar ah proud of you
@Ebiyanita
@Ebiyanita 5 лет назад
Asc iskufilan inshallah wankuimanaya tukankaga hada nbi ayaa imaade lkn wankuimani
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 5 лет назад
Ifraax walaalo khary badan ku rajeeyna. MashaAlah hore u soco
@shiikhulkulitube1788
@shiikhulkulitube1788 5 лет назад
masha allaaaah gabar uduceyneysa ayaaan arkey.isku filan kooks wajiga ayey iga daaweysey ayey igu tiri.masha allaah quruxley cod kar ah ayaa thy.
@deeqoriish
@deeqoriish 5 лет назад
Masha alah abaayo hore usoco
@munaxaaji9869
@munaxaaji9869 5 лет назад
Walshey iskufulan hawshaada iyo ganacsigaaga hormar ka gaar wallo alleh ha ku garab galo
@deekay872
@deekay872 5 лет назад
Maanshaa allaah ilaahay hakuu barekeeyo was wax Lagu farxo shaqadaa wanaag san
@ramiilaruuxidaahir9250
@ramiilaruuxidaahir9250 5 лет назад
Asc abyo wad mahadsanthy allh kuu barakeeyo ganacsigaga guuul ayan kuu rajeyna xbbti
@nafisalifestyle9094
@nafisalifestyle9094 5 лет назад
Masha Allah isku filan wa mahad santahy dhiira galinta fican aa Ku hadashay
@umuraaqib3313
@umuraaqib3313 5 лет назад
Abaayo waxaa ka codsanay in aad si toos ah magalada muqadisho waayo nabaad waxaa aan rabano kama helano plz company aan jirin ayee dadka ku sirayan ee si aan u helano u la xariir
@safiyosacadmahamed6798
@safiyosacadmahamed6798 5 лет назад
Maashaa Allah tabaaraka Allah wll Allah ku dhoowro aakhiro iyo aduun meelwaboodjoogto insha Allah Asc
@beautygirl9818
@beautygirl9818 5 лет назад
Masha Allah ifrax iskufilan allaha kubarakeyo ganacsiga Abayo muqdisho mesha laga helayo itilmam
@naftafaqih6081
@naftafaqih6081 5 лет назад
Maadha alaah quruxley alaha ku xafido ganacsigana alha kuu barakeeyo
@iskufilancooks2370
@iskufilancooks2370 5 лет назад
Nafiso Hassan Ahmed Faqih ameen
@shukrimaxamed615
@shukrimaxamed615 5 лет назад
Masha Allah abayo Nairobi ban joga xage ku yalaa dugankaga
@umunadachannel3281
@umunadachannel3281 5 лет назад
Abaayo masha allah magacaada waa xaqiiqo wad ka run sheegtay wan ka halay runtii
@kafiaali9392
@kafiaali9392 5 лет назад
Wllsheey adigoo mahadsan sideen kuhelikaraa kreemanka wan ubaahanahy waxan jogaa biljamka insha allaah jwb
@sabaxibrahim2634
@sabaxibrahim2634 5 лет назад
Abyo xamar ayan joogaa wajigyga saliid ayuu leeyahay indhaha hoostodna madow ban ku leeyahy bal i caawi wllo
@xaliimogeenyo1982
@xaliimogeenyo1982 5 лет назад
ifraax miyaa magacaada maanta aan maqlay wlhi waaaw horay u soco hbo
@MohamedOsman-mn1gc
@MohamedOsman-mn1gc 5 лет назад
Asc walashey bisha lixaad aan imanaa waana u bahnahay alabtas intee kaala soo xiriraa
@aminahasan1394
@aminahasan1394 5 лет назад
fariid masha alaah
@NimcoGlam
@NimcoGlam 5 лет назад
Walaashay I laahay cadow Jin iyo Insiba hakaa hayo oo adiga iyo intaad jeceshahay hakuu xafido Aaamiin 😍💋🌹
@riyaaqshow1192
@riyaaqshow1192 5 лет назад
walalo subscribe igu caawi fadlan
@shukribashir-dw3et
@shukribashir-dw3et 8 месяцев назад
mnsha allj alha ku xifdiyo❤
@hannaismail4482
@hannaismail4482 5 лет назад
Asc qofki rab alaabta iskufilan ee joga hargeisa waad helya waaa diyaar
@liinacakes9836
@liinacakes9836 5 лет назад
Masha allaah
@caashacuud6260
@caashacuud6260 5 лет назад
mashaAllaah tabarakallaah abayadeen mcn aad ban ugu farxay markan daawaday video gada kudayasho aya mudan tahay qaali badan Allah ku xafido xapiipti ❤❤❤
@Afnaan181
@Afnaan181 5 лет назад
masha allah isku filan qaaliyey alle ha ku xufdiyo waan ku ku xiisnaye no soo laabo insha allah❤❤❤❤
@iskufilancooks2370
@iskufilancooks2370 5 лет назад
Mulki Isse Haye mcnto Mahadsanid
@nasrahussein7547
@nasrahussein7547 5 лет назад
Mashaallah abayo mcn allah ha kuu siyaadiyo kudayasho wacan iyo dhiirigalin ayey noo tahay hoyoyoyin thanks our sister 💕😘💕
@HayatInspiration
@HayatInspiration 5 лет назад
MashaAllah Tabaraka'Allah walashey ifrah iskufilan Waxaan ku leeyahay Alle hakuu barakeeyo gacantaada Insha'Allah isha xasadkana hijaaban Insha'Allah horey usoco quruxeey 👍❤
@mariyaxasan6983
@mariyaxasan6983 5 лет назад
masha allah xabibti iskufilan hori usoco ardayad usub ban ahay shukran
@yarankaxafada8846
@yarankaxafada8846 5 лет назад
alaabahaaga muqdisho inteen kaheli karaa fadlan jwb isoosii abaayo
@khadiijamohamed4478
@khadiijamohamed4478 3 года назад
Asc xbti ifraax alaabahaga dukamada lags helo ee bosaaso meel aan kahelo iiso sheeg xbti
@kun-kamadun4809
@kun-kamadun4809 5 лет назад
Macalimadydii wankugu faraxsanhy 😍😍😍waa farxdydii hore usoco 😘
@aminaosman3439
@aminaosman3439 5 лет назад
Masha allah Masha allah you’re wise ,humble and motivating may allah bless you and your family keep the hard work ❤️😁
@aminahasan1394
@aminahasan1394 5 лет назад
masha alaah abayo ilhay hakuu barakeeyo quruxleey hadaan imado nayroobi waan kusoo boqanaa insha alaah
@shukriali3911
@shukriali3911 5 лет назад
Marka hore waan kusalamay habo nolow cimridheer iyo cafimaad baan Alle kaga beryey Il xun kuma arakto Ameen Ya Rabbi marlabaad waxaan ka codsanaya inaad iso sheekto maskaha wajiga oonhuruda laheyn waxaan deganahay Minneapolis dukaanka aan kahelayo adigo mahadsan
@halimaali1013
@halimaali1013 5 лет назад
Manshallah abaayo iskufilan allhay ayah kadhigay ilaahay hakubarkeyo ganacsigaga iyo gacantada macan
@fadumohirsii
@fadumohirsii 3 года назад
Asc walaal Sidee uhelaa Talefankaaga Sababtoo ah Waxaan ubaahanahay Kareemo kaladuwan
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 5 лет назад
masha Allaah tabara kallaah Abaayo illaahayii haku bara keeyo
@queenmoon6999
@queenmoon6999 5 лет назад
Walaashay allaha kubarakeeyo walaashay alaab ayaan kaaga Baahnaa halkeen kaa helayaa Shukran qaali
@annaahmed2564
@annaahmed2564 5 лет назад
Iskufilan magac laga maskiin aha maanta ayaa igu horeyso wajigaaga oon arko qaliyeey gacal ha ku arko qaliyeey. Qurux badan. Good to see you. Xabiibtii. Gacmaha ayaan kaa arki. Jiray maantana waan adigoo qurux badan. Masha alaah xabiibtii. Waa soo socdaa kenya in aan arkay iskufilan dukaan keeda oo. Aan ku dabaal dago. I can't wait xabiibtii jklq. Good to see you xabiibtii.
@iskufilancooks2370
@iskufilancooks2370 5 лет назад
Anna Ahmed soo dhawow Abaayo Mcnto gacmo furan
@impluxxfn1855
@impluxxfn1855 5 лет назад
Maashaa allaah abayo alaha ku barakeyo horey u soco inshaa allaah wana kugu dayanena abayo shukran
@biimbiim8454
@biimbiim8454 5 лет назад
Masha allah tabaraka llah abayo mcn allah haku barakeyo ganacsigaga iyo fikirkaga runti marka galadi maqlay mama malyuun soxasuustay nago nool aya uqiray rer galadi horumar wacan walashey
@khadramuxamed7705
@khadramuxamed7705 4 года назад
Masha Allah walao
@abdizesamado4005
@abdizesamado4005 5 лет назад
Maashalah abayo congratulation ifra where a u exactly. Ur my role model
@queenlazu7377
@queenlazu7377 5 лет назад
Abayo iskufilan numbarka dubai isoqor ann radsathe creamkan please
@sagalcali3528
@sagalcali3528 5 лет назад
Maanshalah walashay Qaali maantaa igu kaa horayse commenti waxan doonayaa creamad halkee ka helayaa hargesia isoo jawaab xbti qaaliyey
@ayanabdirizack9572
@ayanabdirizack9572 5 лет назад
Mnzh allh alle haakuu barkeeyo gancasigag wllo halkee islii kagag jiraaa
@fatimahassan4236
@fatimahassan4236 4 года назад
Maashalalah
@samiracuty5682
@samiracuty5682 5 лет назад
Mashaalah sodowaw iskufilan cooks wankutagera qali
@dreamgirl-wl3pg
@dreamgirl-wl3pg 5 лет назад
masha Allah wllo hore usocod wanagsan ku rajeyna xbbti
@bitterorsuschenal4213
@bitterorsuschenal4213 5 лет назад
Dhidi iyo galaati dhabad cabudwaaq mudug iyo galgaduud wlhi waa dhul aan aad u jeclahay allaa maxaan u xiisay walashaay naag nool baa tahay allahaa Ku barakeyo ganacsiga maskaxda iyo awooda ilahay Ku siiyay
@mulkiabdulqaadir5872
@mulkiabdulqaadir5872 5 лет назад
Abaayo waxan kuweydinah intenkahelah waxanjogah isli waubahanahay
@saiidadaryel2982
@saiidadaryel2982 5 лет назад
Mashallah wa runta ilahay ha ku xafido 💕💘❤️💝💜💓💚😅🥰💞
@nimcoali4736
@nimcoali4736 4 года назад
Asc walaal alaab ayaan ubahanahay eemahelikaraa
@cookingwithluulchannel7023
@cookingwithluulchannel7023 5 лет назад
Masha Allah guuleyso abaayo adoo kale somaali aad bay ogu baahi qabaan illaahy haku daayo
@siciidofarah2652
@siciidofarah2652 5 лет назад
Mashllaah isku Filan ilaahay ha Ku barakeeyo
@aminahasan1394
@aminahasan1394 5 лет назад
galati mama malyuun baan kamaqlay waa magalo caana horay usoco
@upaxaxmed1187
@upaxaxmed1187 5 лет назад
Hambalyo eedo qaali horay usoco
@safwaanyare6267
@safwaanyare6267 4 года назад
Mnsha allah wlshy alle ha ku xifdiyo bosaaso xgeeh la helikaaa wllo
@ifrahabdi2922
@ifrahabdi2922 4 года назад
Samadhey mashallah 👍👌💯❤
@kleinemannetje7669
@kleinemannetje7669 5 лет назад
Abaayo maasha alaah qurux leey ayaa tahaay codkaaga kaliya ayaan maqi jiray marka maantay aragaaaga waan ku faraxsanahay
@dekaadam8295
@dekaadam8295 5 лет назад
Mash Allah ifraax abaayo Guuleyso Galladi wow waxan rabaa meel aan kaala soo xariiro
@suhaylocisman5194
@suhaylocisman5194 5 лет назад
Mashaa allah xbbtii alabtan muqdisho halkeen kahelnaa
@fadumoadam5278
@fadumoadam5278 5 лет назад
Asc walaalo seen ku helaa alaabtada Canada ayaan joogaa. Waad mahadsantahay
@samawadechannel7590
@samawadechannel7590 5 лет назад
Mashallah iskufilan xpipti allah ha ku barakeeyo hargeisa ka fur xarun wn kuso dhawyn wllo wixii dabeeci ah waa la jecelyay wxa jirta meelladhaho Asli Mils oo dabeeciga iibisa saf baa loogu jiraa hargeisa
@aliadammy
@aliadammy 5 лет назад
asiya ahmed Insha Alllah wan keeni doonaa wllo Mahadsanid
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 5 лет назад
Masha Allah isku filan cook's ha noolada..ha guulaysato Ameen
@honeyhoney7294
@honeyhoney7294 5 лет назад
New subscribe wllo just Masha Allah nothing else to say Masha Allah 👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘
@farhiyafarahnoorkeeynan98
@farhiyafarahnoorkeeynan98 5 лет назад
Masha allah tabarakalH huno allaha kuxfidiyo 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💋💋💋💋💋💋💋💋🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷☘
@kawsaryusuf8991
@kawsaryusuf8991 5 лет назад
Mansha allaa xbbti alle ha ku xafido qli waxan jeclahay in ankula xidhidho jarmalban jogaa lanbarkaga wadsbka iso qor
@intasamahajecelwalaashod9193
@intasamahajecelwalaashod9193 5 лет назад
Masha allah mamo allah haku barakeeyo maskaxda iyo gacansiga
@kawtharrashed3344
@kawtharrashed3344 5 лет назад
Wlshy waxn joga dalka sucuudiga side ayan uu heliya cremanka
@rahmamohamed1157
@rahmamohamed1157 5 лет назад
Kaalay arag hadalkaaga siduu ukala baxbaxsan yahay maasha allaah habo qurux yaxfidukalaah
@fartunnuur14
@fartunnuur14 5 лет назад
Masha alaah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah abaayo guuleyso aniga waligey sabaayad madubin markaan kadaawaday janaalkaaga na walaahi wan ku najaxay iskufilan magaca abaha kuu bixiyaya wuu kulaheyal oo anakaaba nagu filnaatay
@iskufilancooks2370
@iskufilancooks2370 5 лет назад
Fartun Nur Mahadsanid qaali
@shukrisoomalishukrisoomali6108
Asc abyo ifrax waxan kunolahay dubay xage kaheli kara wax yabaha ad so sartay e hablaha usku qurxiyan iyo. Salidaha timaha uwanag san blzz nabarkaga iyo meshan kaheli kara walal igu cawi
@aishaabdullahi2851
@aishaabdullahi2851 5 лет назад
hormar balaaran ayaan kuu rajeynaa abaayo mcn cimri dheer iyo cibaado suuban siz
@bncfjhdb3541
@bncfjhdb3541 5 лет назад
Haah reer galdi wanjeclajay sister you left hear.
@MellowsPlay
@MellowsPlay 5 лет назад
Mashallah your interview was so amazing and well done. You are an amazing speaker!
@iskufilancooks2370
@iskufilancooks2370 5 лет назад
Mellemud thanks hun. I really appreciate it
@mukhtarxashiclaahi2692
@mukhtarxashiclaahi2692 5 лет назад
+IskufilanCooks abaayo hargeisa halkeen ka helayaa creamkaas 10sano dib kuu celinayaa xaaskaygan u iibinayaa
@riyaaqshow1192
@riyaaqshow1192 5 лет назад
walalo subscribe igu caawi fadlan
@nasiimali7828
@nasiimali7828 5 лет назад
Galaadi hadiiba katimid inaad karti leedahay baa ii muuqato Becouse MMS baa katimid
@kkkkk695
@kkkkk695 5 лет назад
ruun abdullahi kkkk ma reer bicidiyaan ba mise wey dhaleen
@saafixaaji106
@saafixaaji106 5 лет назад
asc abayo xage kala soxaeiira
@dheemanitasuleiman92
@dheemanitasuleiman92 5 лет назад
Suuralayda sanka siman Faransawi garbsaar waaa reer bicidyahan abayo
@riyaaqshow1192
@riyaaqshow1192 5 лет назад
@@kkkkk695 wllo subscribe isaar fadlan
@riyaaqshow1192
@riyaaqshow1192 5 лет назад
@@saafixaaji106 wllo subscribe isaar fadlan
Далее
Suugo cagaar aad uhabeesan
15:08
Просмотров 6 тыс.
السعى لا يحقق الثراء
24:37
Просмотров 4,6 тыс.
World’s Tallest Man VS Shortest Woman!
15:07
Просмотров 17 млн
somali coffee qaxwo somali
4:13
Просмотров 1,1 тыс.
KU CELIS XALQADDA 5AAD EE MUSALSAL KA WACDI IYO WAANO
33:14
Kusodhawaada iskufilancooks store in Kenya
16:35
Просмотров 12 тыс.
Pineapple upside down
14:31
Просмотров 73 тыс.
Kusodhawaada Heath food
26:26
Просмотров 9 тыс.