Тёмный

Kusoo Dhawoow Jasiirada Madhawa 

Dalsoor
Подписаться 157 тыс.
Просмотров 61 тыс.
50% 1

Kusoo Dhawoow Jasiirada Madhawa

Опубликовано:

 

1 дек 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 147   
@dluula6707
@dluula6707 5 лет назад
Wllhi waa jaziirad aad u qurxoon waaye caawa Ka hor ma maqal
@farabathanmoalimmohamed8373
@farabathanmoalimmohamed8373 5 лет назад
Illaahoow somalia nabadee runtii waa wadan qurux Badan laakiin colaaduhu dib udhigeen, aan dhisano dalka dadkiisii waa inagee
@mahidabdull2571
@mahidabdull2571 3 года назад
Masha allah dhulki jaziradani waa jazirad udhaw Kismaayo Kismaayo cadey dhul shikhal hawiye nimo alle haydin barakeyo mesha kukoray
@mahamedsuleiman4890
@mahamedsuleiman4890 4 года назад
Jaziiradah soomalida xog dheeraad ah naga siiya
@ubahabdi8070
@ubahabdi8070 4 года назад
Ilaahow culayska idinka qaad Amiiin Ilahow wax idin caawiya allaha idiin soo diro amiin yaarabi raxman raxiin
@mowliidadan7190
@mowliidadan7190 5 лет назад
Somalida is qabqabsaneysa dhulkooda baaxadiisa maba kala yaqanan, nin walba tuulada cidiisa ayuu isku xiray, hadii lakala dagi lahaa dhibkan somali heysata maba jireen
@bdibduahiguleid2942
@bdibduahiguleid2942 5 лет назад
Lkn wax yar halagu saliyo xabiibkeena muxamed maadaama dhalashadiisa lajoogo
@abdikachannel9777
@abdikachannel9777 5 лет назад
Scw
@bdibduahiguleid2942
@bdibduahiguleid2942 5 лет назад
Abdika danbigaada iyo danbi waaridkaada allah dhaafo wll
@kazimabdi2014
@kazimabdi2014 5 лет назад
اللهم صلي علي سيدنا محمد وسلم
@qamarhaashihersi2327
@qamarhaashihersi2327 5 лет назад
Scw
@wiilsomaliyed5257
@wiilsomaliyed5257 4 года назад
Kkkkkk
@aweysali640
@aweysali640 5 лет назад
meshaan waa tagay aniga Alham kismaayo aan ka tagay waa jasiirada badan Juulo jawaay madhabo kooyaamo kudhaa buurgaabo raaskamponi markaas aan ka sii tagay oo waxaan sii maray Lamu makinwa maliindi ilaa mombaza saas aan u maray
@horumarkanoloshachannel4141
@horumarkanoloshachannel4141 3 года назад
M.a
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 4 года назад
Dhulka Harti kudhaa, Kooyaame, buurgaabo,fuuma, iyo Qandal fadlan Iyagana noo soo duub Waan u xiisnay Kismaayo cadey❤
@MohamedAhmed-uw3fu
@MohamedAhmed-uw3fu 3 года назад
Harti dulkan malahan ee waa dul Absame
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 3 года назад
@@MohamedAhmed-uw3fu Adeer Ma wareertay Macnaha ma kudhaa iyo Kooyaame ayaa Absame laga yaqaanaa 😂 Halmar ku Qosla. Badhaadhe Ayay Degan yihiin OG oo asn La Degnahay waliba gudomiya ku xigenka degmada badhaadhe waa Adeerkay Yuusuf Kownayn
@MohamedAhmed-uw3fu
@MohamedAhmed-uw3fu 3 года назад
Masaajidka ciyaarta kadhaa, Harti kismaayo umbee inyar oo ganacsi kuleeyihin lakin The two Juba, part of Gedo and part of Bay belongs to Absame... dul Absamo ladaco wey damaatey huuno
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 3 года назад
@@MohamedAhmed-uw3fu Huuno Kulahaa ma dhoocil baa Adeer sidii Nin raga U hadal horte Ma gabar yaroo in La Waso ka baqaysaa tahy waa maxy huuno...
@MohamedAhmed-uw3fu
@MohamedAhmed-uw3fu 3 года назад
@@mohamedshakaal1545 Akhas noocado kale lama hadlo oroda docilaha lamuran
@mohaabdi771
@mohaabdi771 5 лет назад
I'm the first Kusaliya nabiga Scw🙏
@catticat6627
@catticat6627 3 года назад
Scw
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 2 года назад
S.C.W
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 месяца назад
Sallalaahu caleyhi wasalam
@hassanjuba9624
@hassanjuba9624 5 лет назад
Meeshaan quruxda badan ninkii somalinimo u taga oo daga misana maal geliya waxaa laga yaabaa in reer ahaan loogu diido Somali haka sugin hormar iskaa wax u qabso ah
@najibhassan1770
@najibhassan1770 5 лет назад
Waa macquul
@KhalidAbdinasir252
@KhalidAbdinasir252 5 лет назад
Bakaal Abdi marexaanna wuu dagaa
@KhalidAbdinasir252
@KhalidAbdinasir252 5 лет назад
Bakaal Abdi marexaanka waxeey daganyihiin jasiirada koyama
@KhalidAbdinasir252
@KhalidAbdinasir252 5 лет назад
Bakaal Abdi hartii na wuu dagaa
@mohamednoor9873
@mohamednoor9873 4 года назад
@@user-nw5oy8iy7f harti bada kentay weye dhulbahante iyo majertenba waa dagan wllo
@raxmadrabbi1578
@raxmadrabbi1578 5 лет назад
Allow adaa awood leh somali awoodooda tus inay dalkooda hoos uegan adunka dalka alle somali siyay ma haystaan calamka kale lkni kama faidaysanayno dal dadki lahaa dhisten bay naga tustay
@shonazef7351
@shonazef7351 5 лет назад
ruu qaali mohamed tacliimtu haday yarato fikraduna wa yaraan walal
@farxiyofarxaan5982
@farxiyofarxaan5982 5 лет назад
Mashalah meel dalxiis ku wacan weye run ahantiiu👌👌👌👌👌
@yahyehusein8944
@yahyehusein8944 5 лет назад
Waaaw.jaziiradyee iska sabar dadkaagii ayaa jiiftay
@BAROMANTA36shafici
@BAROMANTA36shafici 5 лет назад
I love dalsoor media and say keep going
@MuxammadSugulle
@MuxammadSugulle 5 лет назад
Maashaa Allaah.. Rabbi indhaha hanoo furo oo hana tuso inaan nimcadan ka gaajeysannahay.
@safiyamohammedabdule8789
@safiyamohammedabdule8789 5 лет назад
Alaahu Akbar nimcada waddankeena Allah hana fahamsiiyo .Aamiiin
@ilkacaseliglig7475
@ilkacaseliglig7475 5 лет назад
Haaaa abaayo aniga ayaa ku noool madhawo
@KhaalidAbdi-cu3gk
@KhaalidAbdi-cu3gk 11 месяцев назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
@amalabdirahman6422
@amalabdirahman6422 5 лет назад
Insha allah wax aad ku faxadaan waad helaysaan allah barya♥️
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 5 лет назад
Woww mashallah
@youngash6411
@youngash6411 3 года назад
MAASHALLAH
@lulmoha8729
@lulmoha8729 5 лет назад
Mashallah ilahey ha ino barakeyo dhulkeena DALSOOR mahadsanidiin
@liibanhongo5104
@liibanhongo5104 2 года назад
MADAWO ISLAND 🏝 MY HOMELAND
@CabdiCabdul
@CabdiCabdul 5 месяцев назад
Zxp madhawa hadaad joogtid isoo jawaab
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 лет назад
Maal gel in u baahsntay alla ha idiin sahlo
@kalilrage8873
@kalilrage8873 3 года назад
Somalida inta badan ma degaan jaziiradaha waana sababta dhul badan loo qaatay. 1.socotara 2madagasgar Iwm
@raadiruntatv5358
@raadiruntatv5358 5 лет назад
shiikh madhibe ayaa degenaa mesha xasuus
@thebeast09876
@thebeast09876 3 года назад
Who's he?
@dr.hussienhajiomer6553
@dr.hussienhajiomer6553 5 лет назад
Walaal kamankaa aad baan ujeclehee iisheeg heestiisa, Mahadsanid.
@arizakcase46
@arizakcase46 5 лет назад
First
@MahadCabdi-dm7tz
@MahadCabdi-dm7tz 6 месяцев назад
❤❤❤❤
@msulee3586
@msulee3586 5 лет назад
I didn’t knew Somali had islands 🌴 🤷‍♂️🤷‍♂️
@mohammeddahir4981
@mohammeddahir4981 4 года назад
I am very sad to watch this please save Madhawa Island
@harismahamed1632
@harismahamed1632 5 лет назад
Had an qiyaaso waxan umu leeyaa in an ay jubada goose Ku taala
@MohamedAliGaashaan
@MohamedAliGaashaan 3 года назад
Haa Konfurta kismayo ku taala waxay u dhowdahay Kudhaa
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 5 лет назад
sc. wlll kabanku aad ayuu u cod dheer yahy fadlan ka reeba hada kadib barnaamij yadiina. mahadsanid
@harismahamed1632
@harismahamed1632 5 лет назад
Bilicda wadanka no so bandhiga
@mohaabdi771
@mohaabdi771 5 лет назад
I'm the first please kusali nabiga scw
@bdibduahiguleid2942
@bdibduahiguleid2942 5 лет назад
Scw
@yonisofficial7925
@yonisofficial7925 3 года назад
Scw
@abeidsalin9700
@abeidsalin9700 Год назад
Magaca jasiiradda MADHAWA maladhabo Magaca saxsan waa mdowa
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 2 года назад
MARKAN O KALE MADAX MA NOQOTA AYA I QABATA CIIL DARTI😭😭 BAL NIMCADA ANA HAYSANO IYO DAYACA NAHAYSTA DAYA .
@KhaalidAbdi-cu3gk
@KhaalidAbdi-cu3gk 11 месяцев назад
Walhi warunta dhulkeeni ayaa inok baahan markas ayaynu qabyalad iyo qoqob kjjirna 😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@simbarelaxing-music1564
@simbarelaxing-music1564 5 лет назад
Haa
@omarmohamoud5892
@omarmohamoud5892 4 года назад
Umalayn maayo in lacag la aan wax lagu helo. Aduunku bilaash ma hiro, laakin waa ila fekir fiican hadii frys container qof ama shirkad gaysato halkaa si kaluumaysatadaan ay iib ugu helaan kaluunkooda, ka dibna doomaha waawayni ay shirkadaa kalasii wareegaan, intii kaluun ay soo qabteen sii tuuri lahaa ama bilaash looga qaadan lahaa.
@cumaraxmed7576
@cumaraxmed7576 5 лет назад
Xagee ku taalaa
@emirMOHamed101
@emirMOHamed101 4 года назад
War waxba haku badalane dhulkaada ka shaqayso oo hamigaada kor uqaad
@abdulkadirfarah6288
@abdulkadirfarah6288 3 года назад
Dhul ninkiisa aa iskale saaxiib
@harismahamed1632
@harismahamed1632 5 лет назад
Jasiirada Istanbul iyo kudhaa San oo kle Barnamij inaka soo diyaariya
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 лет назад
MagAcaan maxaa ku geeye
@harismahamed1632
@harismahamed1632 5 лет назад
Micnaha maxaa ula jedaa mgacan ma fahmin
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 лет назад
@@harismahamed1632 magac gaal weeye ee maxaa Ola baxday aan ka wAdaa
@harismahamed1632
@harismahamed1632 5 лет назад
That's Hope kayga wiye than hore usocod same
@harismahamed1632
@harismahamed1632 5 лет назад
Thanks ruqiya Ali
@bdibduahiguleid2942
@bdibduahiguleid2942 5 лет назад
Allah ayuunyo nabee somalidaan cusub iyo tiihore farqiga u dhaxeeyaa ah damiir wadaninimo war dhulkeenaa alle noo buuxiyee fahma dadbaan u wacaynaa miyaa maxaase dhalinyarada hadda sookoraa ku dhacaya anagu saan hadaa nahay. Dhuusamareeb waa galmudug waxaane kunool dad isku kalsoon israacsan
@barreboss3699
@barreboss3699 5 лет назад
Intau dhiig soomaalinimo ku jirto subscribe ha iidhahaan chanalkayga I love all #somaliweyn ☝️☝️😍😍😍☝️☝️😍😍🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯😍😗😗🇩🇯😥😥🇸🇴🇸🇴😍😍😍🇩🇯🇩🇯
@SadiaM1960
@SadiaM1960 3 года назад
Cajiib somalida maxaa u diday in aay creative noqdan marwalba meelkasta aan joogno waa baryo. Umad jeclatey in aay noqdan gacanta hoose. Dhul bad ayaa heysatan iyo cimilo wanagasan ka shaqeysi maskaxdada waxbadan ayaa qabsan kartaan hadad naftina aad u sheegtan in aad awood ledihin maskaxdina isku keena. Umaddaha horey Marat gacmo ma hoorsan.
@fahad_cigaal
@fahad_cigaal 3 года назад
War dhulkan maal gashi qaran buu u baahan yahay sidoo kale xarumo dawladed in laga furo iyo baahiya aas aasiga wlhi hadii hotelo caalami ah laga furo dhaqaale xaga dalxiiska ayaaba laga samayn karaa
@harismahamed1632
@harismahamed1632 5 лет назад
Xagee Ku taal island
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 лет назад
Jubba hoose waxay u dhowdahay KUDHAA
@zak.886
@zak.886 5 лет назад
@@diiriyeahmed6699 laakin kudhaa xagee buu ku taala
@qanciyeproduction
@qanciyeproduction 5 лет назад
@@zak.886 KUDHA JAZIRAD KALE WAYE KISMAYO AYEY UDHOWDAHAY ZXB
@zak.886
@zak.886 5 лет назад
#UPDI RAXSHID waa mahadsantahay sxb
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 лет назад
Zak do you have google earth!?
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 года назад
gobolkee ku talaaa
@Yaxye495
@Yaxye495 3 года назад
Dalsoor, waxa aan uga mahadnaqayaa howsha iyo isku xirka bulshada iyo dowladda aan iskugu xireysaan. Mahadinka gaarto eebbe idiankii.
@ayubabdi3694
@ayubabdi3694 4 года назад
Qofka cuudka idiin tumay magaciis
@apdisalaansaidali7597
@apdisalaansaidali7597 5 лет назад
madhawa magaaladee waye
@alxayaamedia816
@alxayaamedia816 5 лет назад
ASSALAMU CALAYKUM HALKEE AYAY KU TAALAA JASIIRADA MADHAWA
@yacquubyare1997
@yacquubyare1997 4 года назад
Waxay ku taalaa jubada hoose kismaayo agteeda weeye
@maxamedabdulkadir4247
@maxamedabdulkadir4247 5 лет назад
Masha allah ana leh majerten ah somalida in ay dagto uma ogoli wlhi
@somalidarama3100
@somalidarama3100 5 лет назад
Hh dhulka sheekhal ma garowe miyaa mooda
@maxamedabdulkadir4247
@maxamedabdulkadir4247 5 лет назад
@@somalidarama3100 hhhh shiiqal kulaha ader mesha waa jubada hoose weye Indhaha kala fur af wax ku helimayside hadan af wax ku helayo mareekanba anaga leh sxb marka saas wada ee😂😂😂😂
@somalidarama3100
@somalidarama3100 5 лет назад
@@maxamedabdulkadir4247 mayee garowe anigaa lwh kismaayo waligeeda aheyn dhulkena majerten xabad kuma laha afna wax laguma yeesho i.a gobolena qaxootiga kibray walagsaari
@maxamedabdulkadir4247
@maxamedabdulkadir4247 5 лет назад
@@somalidarama3100 oky bowe ada leh orod qaado hadad af qalalan wax lagu helayo oky
@somalidarama3100
@somalidarama3100 5 лет назад
@@maxamedabdulkadir4247 anigu bowe mahi sxb Nasg sheekhal ban ahy dhinac kastana kadhegen kismaayo af adiga qalalan udoodaye kismaayo iskadaaye garowe lasoosocdaa oo dadkii laha ceshan doona tumaalsha xaqdhambo loobahneen
@somalidarama3100
@somalidarama3100 5 лет назад
Dhulka sheekaal loobage
@somalidarama3100
@somalidarama3100 5 лет назад
@Cumar Farah 😂😂😂 mayee waa geele stupid been badan sheekhaal ayaa leh kismaayo qaxooti baatehe iska amu
@somalidarama3100
@somalidarama3100 5 лет назад
@Cumar Farah 😋😂😂 mayee adinkaa noo raaca jareer yahy xun diinta barnay wales baran kenyatiga habaxaan wala arki ninka xoolaha loorace fuuleyahu dhimaty qaxootiga ahi doqomo
@somalidarama3100
@somalidarama3100 5 лет назад
@Cumar Farah qaniis gumeys waligaa adigaa kujira anaga dhulkena wale iyo bilaa doqomo ogaden qaadanin kenyatiga kumeysto noo kentana wal bixin markey noqotaba marexaab io adiga waa ina wasaa qaniiso Sheekhaal doqon uma joojineso wales arki kismaayo cida uhartaa xaq ma qarsame eeyahe tuugsada qaxooti soodhumay bathiine dhulkina qeybisay baad kunoqon naysaan i.a
@somalidarama3100
@somalidarama3100 5 лет назад
@Cumar Farah hadaan ogaden ahaa lahaa wN isdhili lahaa wallhi marna kenya xukunyo marna oromo wasaqyahe dhimatay Dhulkena kismaayo kabilaaw ilaa io ethiopia ilaa io muqdisho koonfur galbeed galgacyo dhegen nahy miyaad nagari ciil udhimo qaniis uraaye laangaab ah sheekhaal dawadee kawasi eeyahe fulleyda ah meelkasta sheegta kismaayo yaa madaxweyne u ah waa nin sheekhal bal orodoo kaqaad kentaiga mintu baxo horaa uraci dontaan refugee gumeys lagukenay batahe hana tuugsan balo doqomo ah
@somalidarama3100
@somalidarama3100 5 лет назад
@Cumar Farah doqon horaa looyiri dhabkeda ba'a aqli qof leh baa wax looshegi karaa Eedo Waad ogatahy K8smaayo q0fkii leh Oo waad ogatahy muqdisho ineeynu kuleenahy Labo degmo Oo galgacyo kuleenahy hal degmo iyo badh Raaso io jaano gaabo kuleenahy somali galbeed Oo marka kuleenahy Sedex degmo gandarshe iyo jaziira Oo kenya mandera kuleenahy degmoyin aniga meelasto ayaan ka muuqdaa qofna dhulka xoogo oo sharaf baa kudhegnahy dhulkena aqli io diin iyo lacagna illahbaa nagu deeqay ninka madaxweyne naha u ah kismaayo waa alsheeqaliya gobolkaasi kuxigeena waa galjecel dad aynu hawiye isla nahy waaana lasoo ceashan kismaayo nin xunoow kenyati ah kismaayo xabad kama qaadi karo loobage laiga beeray baa leh meshaa ay ku dhamaato na wala arki
@Waanjeel
@Waanjeel 5 лет назад
these lands belong to baajuun trip nomads should leave
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 4 года назад
Kkkkkk Dhulka Harti baa leh
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 4 года назад
Baajuun kenya ayay u guurtay waxay ku hadlaan Afsoomaali
@liibanhongo5104
@liibanhongo5104 2 года назад
Who told you that madawo Island belong to Bajuuni Brother madawo belongs to Every somali person
Далее
Как вам наш дуэт?❤️
00:37
Просмотров 368 тыс.
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
Goobta aysan Soomaalidu booqan -Afgooye
15:46
Просмотров 207 тыс.
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
6:36
Просмотров 82 тыс.