Тёмный

KUWANI CULIMO MAAHAN, CULIMADU WAA LABA QAYBOOD. 

daaci mukhtaar
Подписаться 2,9 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

MAWDUUCAN SAAD RABTO UQAADO..

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 66   
@Shukri20267
@Shukri20267 4 месяца назад
Dadiisa,Cilmigiisa,iyo Aftahamadiisa iyo run sheegiisa isma laha Maansha-Allaah
@ibnubaazofficial9330
@ibnubaazofficial9330 4 месяца назад
Waxan ku hubba manta qof xaqa cadeeyo waa yar yahy wlhi Cilmiga allaah ku ziyaadiyo
@cilmiyool8241
@cilmiyool8241 4 месяца назад
Wadaadkan waxan moodayey nin iska tacbaan ah wlhi waa geesi xaqii buu ku habsaday! Hore u soco allena kaasho ha baqan
@abuuanasmedia3576
@abuuanasmedia3576 4 месяца назад
Asc akhyaareey. Warkaan waawar mudan inlagu qoro biyadahab ah tankale fahanku waasax ilaahay bixiya intaas xiroowgaan fahmay waay fahmiweeyeen ictsaamka odayaashooda lakin Al xamdulilaah shk muktaar daacina waan leeyyahay horsy usoco masaaishna aat iskaga xaqiiji culimada rabaaniyiinta ahna kaalmeeyso sida shk cadaani xuseen abuusalmaan ikhlaasna ale hakugu irzaaqo
@lazerlightgaming5334
@lazerlightgaming5334 4 месяца назад
💯 💯 Baan ku tager sanahay tasduurka in la iska dhaafo waa hadii Illahay la raligalinyo or sharcigu ino soo dakiyet la raaxayo.
@Shukri20267
@Shukri20267 4 месяца назад
Maansha-Allaah waa xukun waa ka Alle,Ictisaamna waa rag dano gaar ah waana dadka wadanka baa i’iyey,mihoimadeeduna waa in ay Carabaha dawarsan iyo
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 4 месяца назад
Afkaaga caano lagu qabay . Waxa nagu filan kitaabka qur'aanka iyo sunnada nabiga scw.
@Diiriye14
@Diiriye14 4 месяца назад
Masha allah xaqiiyo cad bad shegtay wallkey mukhtaar tabarakallah
@hilowsheikh9133
@hilowsheikh9133 4 месяца назад
Asc mansha aalah hor u Soco aalahu Akbar wax weyn bad kahadashy
@abdirizacktube116
@abdirizacktube116 2 месяца назад
Illahay kacabso mukhtaar Dadka wax kuso Qoraya haku kadsoomin Oo Naar yaysan kugeyn Culumada Hilibkoda waa sun
@axmedyare8913
@axmedyare8913 4 месяца назад
Mansha allah guuleyso waligaa walal ❤
@acaqambi1250
@acaqambi1250 4 месяца назад
Horay usoco haka leexan wadadaad haysid zxp mcn❤😢
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 4 месяца назад
Walaahi in dhaliyero caqli badan waaye. Nikaaan
@user-ux7bo9ue3b
@user-ux7bo9ue3b 17 дней назад
May sheykh isma waa faqsana😢
@AsadCabdulaahi-j2o
@AsadCabdulaahi-j2o 15 дней назад
Shiikh kawaran culimada salafiyada mise culimaba maahan baad leedahay
@sidiiqbaashe6688
@sidiiqbaashe6688 4 месяца назад
Horta sh kutubta magaacooda iska sax.
@adancabaas8584
@adancabaas8584 4 месяца назад
رحم الله من عرف قدر نفسه.
@abdirizacktube116
@abdirizacktube116 2 месяца назад
Ictisaam mama talo qof shaqsi Dambi uu galay Illahay hortisa yaysan kugu Adkaan Manta kuwa suufiyada Ee kawalaya waxba kuma tarayaan
@Abokor564Abokormoh-rm1tp
@Abokor564Abokormoh-rm1tp 5 месяцев назад
Somali wax ay uga baahibadantahay dawladnimo majiro somalilan mobayl cidiixada waalasooqabtaa tartiibtartiib ayaa diinta looqaadan an isladhimano xalmaaha
@MuseOmarabdi
@MuseOmarabdi 5 месяцев назад
Seee looga waalay xaqa buu cadeyi
@MuseOmarabdi
@MuseOmarabdi 5 месяцев назад
ASAl sax ma aha dastuur Haduu waa faqo xataa waa baadhil
@MaxamudAli-vh2yv
@MaxamudAli-vh2yv 4 месяца назад
Masha alah alah ha ku xifdhiyo
@Ajaa200
@Ajaa200 4 месяца назад
Saas waaye xukmu daaqut iyo wadaad shilimaad qaato haka sareeyo maankaaga
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u 4 месяца назад
Waa kuwaan. Suniyiintii. Maxaad shiica ka sheegeysaan. Sun kasta taxriifin kasta. Sharwalba. Islaamka baa bi isay iyagey ka bilaatay.
@deeqmuumin2597
@deeqmuumin2597 4 месяца назад
Markaan arimahan maqlo waxaan is weydiiyaa dowladu diinta ha ku dhaqantee yey ku xukumi
@abdulrahmanmohamed9835
@abdulrahmanmohamed9835 4 месяца назад
قال الشيخ البربراوي _ حفظه الله_ عندما يرد أحد الجهلاء يتظاهر العلم . ( أجهل الناس يتكلم أصعب المسائل الدين )
@user-yx5zy8dq2m
@user-yx5zy8dq2m 4 месяца назад
Isku dayo inaad wax fahanto adigu
@DHUUXA
@DHUUXA 5 месяцев назад
Alla runbadanaa Daaci muqtaar allaw kaxafid shartooda
@abdirahmanmohamed2990
@abdirahmanmohamed2990 4 месяца назад
Shabaab baa tahay waxba wadaada ictisaam ha caayin, markii ay ku ogaadeen inaa halawsan tahay waa kuwii ku caydhiyay, insha Allaah dadku waa ku barteen waana lagu qaban. Alshabaab wayn baa tahay xigtaadana FCB baa lagu baahin doona. Dhawaan.
@Fikir-dheere
@Fikir-dheere 4 месяца назад
Masha Allah wllka sii wad halganka
@CabdiQani-yt3hw
@CabdiQani-yt3hw 4 месяца назад
Teeda kale goorma ayaa cilmi culimada ku qabsato
@bashiircade459
@bashiircade459 4 месяца назад
أصول التلات iyo خذ عقيدتُك maxa ladhaha wll
@user-ux7bo9ue3b
@user-ux7bo9ue3b 17 дней назад
Waa caqiida ismlaamku ku tiirsan yahay marka loo Barto isda saxda ah
@duruscilmi
@duruscilmi 4 месяца назад
تقول لست عالما وتتكلم بأمور عظام فلو تعلمت العلم لكان أفضل لك ، لكي لا تكن من الرويبضة، وهذه نصيحة لله .
@moussaaden8413
@moussaaden8413 4 месяца назад
❤Macha allah❤
@user-cv8th6vc6u
@user-cv8th6vc6u 4 месяца назад
❤war orad diinta baro
@odayjama1829
@odayjama1829 4 месяца назад
Ictisaamku waa mooriyaan diimeed welibah waa kuwa ugu xun waa al shabaab iyo daacish iyo waxii wax qarxiyah iyo kuwa waxdilah kuwa dalka keenay sudaan iyo ajaanibta dalka dhibta kawadah
@Axmedtaajudiin
@Axmedtaajudiin 4 месяца назад
Inan yar bad tahay, aqoontaaduna waa yartehee is daji.
@Ajaa200
@Ajaa200 4 месяца назад
Xaasid ba tahay hada ku xireeso cilmiga yaraan. Ninkaan waxa wanaagsan ku sheegaayo qaado
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b 5 месяцев назад
Waa runtiis sharci dajinta Ilaahay ayaa iska leh
@ConfusedBuffalo-ic7gm
@ConfusedBuffalo-ic7gm 4 месяца назад
Hala xidho
@salebancabdulahi
@salebancabdulahi 4 месяца назад
Daaci mukhtaarow shabaab iyo daacish kasoo hadal iyo muuse biixi iyo jamaacada takfiir
@hassanahmed6221
@hassanahmed6221 4 месяца назад
Culimada daa. Waxaad ubaahan tahay, inaad korto mudo, oo ciro kaasoo baxdo, intaanad gelin doodaha, noocan oo kale ah.
@CabdiQani-yt3hw
@CabdiQani-yt3hw 4 месяца назад
Sh. Horta iska sax waxad dhahaysid dhehخذ عقيدتَكَ
@suhaipabdi4481
@suhaipabdi4481 5 месяцев назад
Wlhi wa lagaa walay inankaagan yari
@adancabaas8584
@adancabaas8584 4 месяца назад
Mukhtaarow ictisaam xagay kugu bareen quraanka iyo dastuurka ayaa is waa faqsan.xagayna kuqorantahay ,midakale maxaad ukeeni wayday ayaga oo sheegayo in ay iswaafaq san yihiin.
@sulubyarecabdalla2562
@sulubyarecabdalla2562 4 месяца назад
In taaba hadaad ogeyn iska naso
@Abokor564Abokormoh-rm1tp
@Abokor564Abokormoh-rm1tp 5 месяцев назад
Aduu jaceecadeedtahay cadee
@Awaare17
@Awaare17 4 месяца назад
Nio talo aanku siiyee cilmiga baroo iska daa barahan bulshadee dad badani ku waasheen.
@khalifbulle4194
@khalifbulle4194 4 месяца назад
Asc
@user-yc1no4ur5s
@user-yc1no4ur5s 5 месяцев назад
War wll yaal war wahaabi waxba haka soo qaadinina
@hamsebashir6796
@hamsebashir6796 4 месяца назад
Nio Intaadan culumada afka lagalin Horta waxbaro
@CABDULAAH
@CABDULAAH 4 месяца назад
Diintaada waxyar ood baratay ayaa kafiican inaad barato ood ku dhaqmiwayday qof xaqqa sheegaya lama eedeyo haddii u qaldo dhawaaqa WAA Laga saxayaa walaal
@Tasniim1
@Tasniim1 4 месяца назад
Adiga waa kaa cilmi badan yahay. Adeer cilmigu badnaan iyo yaraan uma baahna ee wuxuu ubaahan yahay kudhaqan iyo inaad dadka gaarsiiso waxa aad taqaan aayat iyo xadiis. Midkay doontaba.
@MohamedHassan-ky3lu
@MohamedHassan-ky3lu 4 месяца назад
لا إكراه في الدين.
@abumuscabkhalid188
@abumuscabkhalid188 4 месяца назад
wax baro lagaama helo
@MohamedHassan-ky3lu
@MohamedHassan-ky3lu 4 месяца назад
Diinta karbaash iyo in gamcaha dadka guraa,? Waad
@abdalladaahir
@abdalladaahir 4 месяца назад
Kaafir miya taha
@Awaare17
@Awaare17 4 месяца назад
Sawdigii qoriga u qaatay dagaalkii qabyaaladeed ee aad dirayska xidhatay.
@odayjama1829
@odayjama1829 4 месяца назад
Dagaalku waajib buu ku ahaa
@Awaare17
@Awaare17 4 месяца назад
@@odayjama1829 Malaa waa jibka ayaana garanayn wuxuu yahay.
@Tasniim1
@Tasniim1 4 месяца назад
Oo haddii uu qori qaato sow laguma kalifin? Adigu haddii gurigaaga dad hubaysani kugu soo weeraraan maxaad samayn lahayd? Adeer qofkii naftaada’ maalkaaga’ sharaftaada’ kugu soo weerara waad iska difaacaysaa. Dadka uu qoriga uqaatay daalimiin sooweeraray bay ahaayeen. Xaq buuna ulahaa inuu qori iyo wax kasta oo uu awoodaba uqaato.
@Awaare17
@Awaare17 4 месяца назад
@@Tasniim1 Horta cid hubaysan oo usoo gashay may jirine beenta inaga daa wll, Midakale wixii laascaanood ka dhacay ma'muran ayaa ku sugna marka ilahay laha baqo inuu xaaraan iyi baadil ahaa? Lkn dadka aan cilmiga kahayn ee qabyaaladu madax martay xaqbay moodan,midakale kamyari isagaaba markuu qoriga qaatay maalmo ka dib yidhi dhiiqo iyo xuman ayaan galaye iga raali haada kkk yaab dadka yaan lawaalin wll.
@Awaare17
@Awaare17 4 месяца назад
@@Tasniim1 Horta cid hubaysan oo usoo gashay may jirine beenta inaga daa wll, Midakale wixii laascaanood ka dhacay ma'muran ayaa ku sugna marka ilahay laha baqo inuu xaaraan iyi baadil ahaa? Lkn dadka aan cilmiga kahayn ee qabyaaladu madax martay xaqbay moodan,midakale kamyari isagaaba markuu qoriga qaatay maalmo ka dib yidhi dhiiqo iyo xuman ayaan galaye iga raali haada kkk yaab dadka yaan lawaalin wll.
@Jecelahlulquran
@Jecelahlulquran 4 месяца назад
رحم الله من عرف قدر نفسه.
Далее
shantaa su'aalood iiga soo jawaaba.
8:11
Просмотров 4,7 тыс.
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:28
Просмотров 132 тыс.