Тёмный

La kulanka Farmaajo oo jiiray shir ay ku baxday lacag ku dhow siddeed boqol oo kun oo dollar. 

Abdullahi Osman Farah
Подписаться 129 тыс.
Просмотров 51 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

16 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 188   
@husseinapdikadir
@husseinapdikadir 2 месяца назад
Wa qofka kaliya e magaca & sumcada Somali mel geyn kara . Viva Farmajo.
@bazeera5520
@bazeera5520 2 месяца назад
Waxay illa tahay farmajo illahay hanoso celiyo.ameen
@dalkaab1436
@dalkaab1436 2 месяца назад
@@bazeera5520 Amin Yaa Rabi 🤲🏻☝️🎤
@beryalex1798
@beryalex1798 2 месяца назад
waa adoo yiri ilahow qarax noo soo celi oo cad
@dalkaab1436
@dalkaab1436 2 месяца назад
@@beryalex1798 subaxanallah Qabiil Naceeb baa Kugu jira
@mohamud12adam50
@mohamud12adam50 2 месяца назад
Insha allaah hadii khayr u yahay dadka iyo dalka rabow noo sooceli
@ZackSamatar
@ZackSamatar 2 месяца назад
Allow noo soo celi xabiibul malaayin Mohamed Abdullahi Mohamed farmaajo.
@hanaddada74
@hanaddada74 2 месяца назад
Amiin yarab war lord Xasan XAADIR Ilaahey hanadhaafiyo Melwalbo XAADIR waye
@AhmedIbrahimmaxamed
@AhmedIbrahimmaxamed 2 месяца назад
Farmaajo ilaahay hanoosoo celiyo ❤❤❤❤❤❤❤
@NurRoble
@NurRoble 2 месяца назад
Xurmadle xshm waxuu Ka mid noqday tobanka madaxweeyne weeyne ee afrika ugu aqoonta fog ilaah ha inoo soo celsho. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 2 месяца назад
ALLOOW NOO SOO CELI FARMAAJO ❤❤❤❤
@Dari123
@Dari123 2 месяца назад
Hogaamiye ummadeed ayuu ahaa, maxamed cabdullaahi.
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 2 месяца назад
Ex mw.farmaajo he is come back again❤❤❤
@nasrudiinhuseenalitv5625
@nasrudiinhuseenalitv5625 2 месяца назад
Waa xaqiiq ah in dad badan dhibeyso magaca farmaajo laakin ma jirin dhibka maanta ka dhacaaya dalka m.c.farmaajo fii qulubina quluubta shacabka isaga ku jira from guri ceel
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 2 месяца назад
ALLOOW NAGA HORWAREEJI XASAN SHIIQ
@husseincaatoofficial4321
@husseincaatoofficial4321 2 месяца назад
Alloow xaarmaajo shacab xasuuqi hanoo soo celin😂
@AwesCabdulhi
@AwesCabdulhi 2 месяца назад
Viiva farmaajo hanoo laado soomaaliya hanoo laato ha waarto ha guulesato viiva farmaajo guul guulesta viiva soomaaliya hanoo laato ha waarto ha guulesato viiva farmaajo guul ❤❤❤❤❤
@nuraali5514
@nuraali5514 2 месяца назад
Soomaaliya, guul ayaan Ilaahey uga baryayaa! Cadowga Soomaaliweyn, Ilaahey ha baabi’iyo! Madaxweyne Xasan Sheekh (Dalxoreeye) iyo ra’iisalwasaaraheeyna Xamse guul ayaan Ilaahey uga baryayaa! Mudane Aadan madoobe iyo mudane Madaale guuleeysta idanka Alle. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee kala duwan, ee xoreeynta Soomaaliya iyo sharaf soo celinteeda u taagan, habeen iyo maalin, jano Allaha ugu bedelo! Aamiin yaa Allah. Daba dhilif, jaajuus iyo cadowga Soomaaliweyn, ha dhaco! ❤️💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🇸🇴🇩🇯❤️ 🔓Soomaaliya, Soomaaliweyn baa leh 👍🔐💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🤝🇸🇴🇩🇯🥨🔓
@maxamedahmed2690
@maxamedahmed2690 2 месяца назад
Sheekh shariif sheikh Ahmed Allaha soo celiyo,
@transsomalirealestate3004
@transsomalirealestate3004 2 месяца назад
Farmajo❤❤
@abbesomaliyed7894
@abbesomaliyed7894 2 месяца назад
Somalia 🇸🇴 allaha u gar garo tug iyo qain baa ba aiyay ...😢😢😢😢😢😢😢
@AbdixakinMohamoud
@AbdixakinMohamoud 2 месяца назад
Farmaajo fiiquluu binaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ allahayow xabiibu malaayiin markale ❤❤❤❤from Garowe
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 2 месяца назад
soodigii udiiday inuu garowe casoodhigo mamaantaat jelaatay farmaalo alenaguma sooceliyo
@mahadmaxamed-qf2rd
@mahadmaxamed-qf2rd 2 месяца назад
Allow noo soo celi
@dalkaab1436
@dalkaab1436 2 месяца назад
Guushu waa geesiyaashi ga'yigeena Soomaaliya guulwade Aabahood Mohamed Abdullahi Farmaajo Allahayow Awoodada Fadligeda markale no so celi
@farxaan.somalimedia
@farxaan.somalimedia 2 месяца назад
Amiiiin amiiiin Allow noso.celi
@Barbaarta_Maanta_Entertainment
@Barbaarta_Maanta_Entertainment 2 месяца назад
Farmaajo waxaan ka galnay qalad raali naga noqo Waxaan MDWNE inoo ah nin Baàhi dhuleed qaba inuu dhargay isma oga
@mfarah9231
@mfarah9231 2 месяца назад
Hada baa ogaaty sow maha😂😂😂 ebow qabyaalada aan iska dhaafno anaga waxey dan noogu jirtaa ninkii shacabkiisa u naxaaayo ileyn anag shacab baa nahay manihin siyaasiin ku sheeg iyo kaabo qabiilo
@XasanAxamed-ly8dl
@XasanAxamed-ly8dl 2 месяца назад
Farmaajo guul inshaa.allàah
@ishmaelmohamed1115
@ishmaelmohamed1115 2 месяца назад
Qofka hadalka badan iyo cayda badan waa jahil marka intas garo garadka xafiduhullah farmajo ❤❤❤❤❤❤
@YunisAbdi-p7h
@YunisAbdi-p7h 2 месяца назад
Farmaajo markale markale markale markale❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdirixmanabshir
@cabdirixmanabshir 2 месяца назад
Guuuuul iyo gobanimo maxamad cabdulahi farmaajo
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 месяца назад
Ilaahow farmaajo ❤usoo Celi wadanka marlabaad oo NABAD iyo NOLOL❤💯🙏 xukunka noogu dhiib waa maalin jimcaad iyo bishii barakaysnayd aamiin aamiin 💯❤🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin 2 месяца назад
Aaheey iyo caloshi u shaqeyste ,
@yaqubabdi9532
@yaqubabdi9532 2 месяца назад
Inay tan dhaceysa wan ogeyn ,
@AbdifatahDAUDHassan-bb8zq
@AbdifatahDAUDHassan-bb8zq 2 месяца назад
Waxilthaya ni formation in oosolabto and raba❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤
@Alihassannuur-yd3ge
@Alihassannuur-yd3ge 2 месяца назад
Wlhi dhegahaan kaa tumay waana ku garaacaa Mar waliba xaar badnayahow
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 2 месяца назад
Hadaanahay shacabka soomaaliyeed waan helayba farmaajo oo filada kusoonoqda waayo waa hogaamiye soomaali ah
@abdirahimhussein962
@abdirahimhussein962 2 месяца назад
doorosho qof iyo ah asagaa kusoo baxaya
@mahamudhasan9226
@mahamudhasan9226 2 месяца назад
Wannika. Koowad ishaa allah
@CadaniBare
@CadaniBare 2 месяца назад
War boqol sano hada ka diba farmajo sidas ayu oga hor mari dona hogamiya yaasha liita cid kasari karta qalbiga shacabka somaliyed farmajo illaahey mogiye ma jiro qof aya ku badelan lahayen
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 2 месяца назад
Way adag tahay in mar kale farmaajo uu noqdo madaxweyne ❤❤❤
@mohamud12adam50
@mohamud12adam50 2 месяца назад
Miyaad ku dhuusi. Qabyakadii ku qaaday Kuma dhigtee.
@AbddiUhu
@AbddiUhu 2 месяца назад
​@@mohamud12adam50waa qaxooti killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah ama mooryaantii gobolada dhexe kasoo haajirtay 1991 ama muuse kufaar iyo jeegaanta hargaysa 🎉🎉🎉 Inta neceb farmaajo waana ibnul sharmuudiinta somaliya.....
@XasanDirir-id7it
@XasanDirir-id7it 2 месяца назад
iNta Comment Soo aqriye Adiga igu horeeyo. Oo dhehe ilama ahan iN Farmaajo Soo laabana. Koley Shacab ahaan Weynu rabNaaa LkN reer galbeed iyo iiMaarad baa Waxaan wato
@N.A.M1234
@N.A.M1234 2 месяца назад
Farmajo xabibul malaayin
@ClaahiCusmaan-s3j
@ClaahiCusmaan-s3j 2 месяца назад
Farmajo guul iyo gobanimo ayaan u rajenayas
@piixez7425
@piixez7425 2 месяца назад
Guul insha alah farmaajo
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 2 месяца назад
Mw mohamed Abdullahi Farmajo Waligiis wuxuuu ahaan doonaaa Shaqsiga ugu shacbiyada badan Ee somaalida ❤🎉 Maanta Uumaaad dhab ka hadashey Abdullahi Osman Farah Aadduunka TV waan ku wattaa marka❤🎉
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 месяца назад
aad baan uga xumahay lavgta ku bxaday shirkaas aan wax faaido ah lahayn
@mmaxamed7154
@mmaxamed7154 2 месяца назад
Farmaajo ayaa bilaabay shirkaan 2022 kana soo dhameeyey Dowladda Qatar🇸🇴
@LiibaanAxmad-iz5yr
@LiibaanAxmad-iz5yr 2 месяца назад
حبيي مليان ❤ محمد عبدالله فرماجو
@abdibotan4740
@abdibotan4740 2 месяца назад
Xayawankas xasen tukgas foshoxun dilla kujihada moryantas tukgas foshoxun dilla xasen
@Ganaaneprimaryandsecondaryscho
@Ganaaneprimaryandsecondaryscho 2 месяца назад
Laba madaxweyne hore MD Shariif iyo MD Farmaajo keliya ayaa Dalkaan dhisi kara Labadooda mide uun Alla Dalka iyo dadkaba ha uso celiyo
@RashidMacalin-g8h
@RashidMacalin-g8h 2 месяца назад
Allow farmaajo uusoolaabta markala
@yuusufmayow3950
@yuusufmayow3950 2 месяца назад
Waxay ila tahay Madaxweyne Xasan inu qabiir yahay oona xariif ku yahay sida loogu baxsado caqabadaha siyasadeed ee Haddii uu Abdirahman Abdishakur uu uso guuro dhanka Xasan hasoo guurin yaahee
@husseincaatoofficial4321
@husseincaatoofficial4321 2 месяца назад
Garacow reer kulmay miyaad ceyb iyo guul noga dhigee
@Mohamed221k
@Mohamed221k 2 месяца назад
Xabiibu malaayiin
@FaaraxXoolow
@FaaraxXoolow 2 месяца назад
Xasan shiiqwaxa oowhogamiyodowladmaha eewaaayaxbaahan
@AbdihakimAbdullahi-y3f
@AbdihakimAbdullahi-y3f 2 месяца назад
Viva aabe farmajo❤❤❤❤❤
@SaciidcabdullahiRooble
@SaciidcabdullahiRooble 2 месяца назад
Farmaajo guul ma qabyaalad iyo qurun
@abdulkhadirabdi5510
@abdulkhadirabdi5510 2 месяца назад
Waxay ila tahay inad like raadis tahay wana kuu saaray sxb
@saidhirsi8487
@saidhirsi8487 2 месяца назад
😂😂😂😂
@abdi-asiismohamud9926
@abdi-asiismohamud9926 2 месяца назад
😂😂😂😂😂
@haleemahaje461
@haleemahaje461 2 месяца назад
Illaahow faramaajo noo soo celi
@AbdiwahabAdamAbdirahman
@AbdiwahabAdamAbdirahman 2 месяца назад
Afarta qof ee ugu cad cad foorashada 2026 waxay kala yihiin: 1. Khaire 2. Sheikh Shariif 3. Farmaajo 4. Hassan Sheikh
@MaxamuudMaxamedaxmed-v2r
@MaxamuudMaxamedaxmed-v2r 2 месяца назад
War.danbigan.iska.dhaf.farmajo waqti.lomahaye.
@aweysxasan1523
@aweysxasan1523 2 месяца назад
Wiligaa harajeyn in farmaajo ina fahad dibdanbe siyaasada soomaliya uu xukun kaqabto I am sure that he will never ever came back
@omar911-if3du
@omar911-if3du 2 месяца назад
guul farmaajo
@MohammedAli-sx8pm
@MohammedAli-sx8pm 2 месяца назад
Waxay ila tahay in aan lenahay ale ha noo soo celiyo Farmaajo
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 2 месяца назад
Farmaajo iyo Xamse oo Isla Sawiran Ayaan ba rabnaa waayo waa Madax Qaran. Sidaasna waa wax u wanaagsan Soomaali oo dhan.
@AminaHassan-gg2fl
@AminaHassan-gg2fl 2 месяца назад
lacagta maxay u siin waayeen masaakiinta villada ku agbaqtiya shir aan waxba laga faaiidayn qurbo joog dharaganinta huteelo la dajinayo
@yarowmuhamed2817
@yarowmuhamed2817 2 месяца назад
far majo Back insha,allh
@macruufsheikh4449
@macruufsheikh4449 2 месяца назад
Waan hubaa dowladii xasaan in laga niyad jabay lkn farmaajo waxay udhawdahay inuu soo laaban. Maxaa yeelay godka uu xasan kuriday dalka kasoo bixintiisa sisahlan eesluguguma biimayn kara ninkii ugu danbeeya ceeb iyo dhiiqa kale ubuu kasii qaadaa
@xogogaal9671
@xogogaal9671 2 месяца назад
Afartaas yee kala yihiin 😂😂
@IdilAbdi-r4n
@IdilAbdi-r4n 2 месяца назад
Ha so noqdo farmaajo
@ayanmohamed9275
@ayanmohamed9275 2 месяца назад
Illeen runtaa ka hadashaa waxaan ku mooday cali qarrax quute oo kale
@libanomar9769
@libanomar9769 2 месяца назад
CBB musharkoodhii miya bilowdhay In lais arka ama lais booqdha goormay wax weyn noqotay ninkas waa madax weyna hoore in hotel u dagan yahay 20 qoof oo beshisa ah iyo asxabta yaro lasocota ay kula kulmana waa iska caadi
@AfmadoobeWiil
@AfmadoobeWiil 2 месяца назад
Famajo guul
@maarmaar6136
@maarmaar6136 2 месяца назад
Maxay kula tahay ad8ga Waxay ila tahay farmajo waa mareexan ineey kuso dhamatay farmajo iigeeya!!!😂😂😂😂😂😂
@husseinapdikadir
@husseinapdikadir 2 месяца назад
Inta Farmajo diidan wa laba kox o kala ah 1.xisbiga burcada ah e Damuljadid. 2. Somali didka waqoyi o ah israisha yar o takfir fog ah.
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 2 месяца назад
Farmaajo guul
@keyfmahmud5291
@keyfmahmud5291 2 месяца назад
Farmashi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ladanabdii
@Ladanabdii 2 месяца назад
Subxanallah $800,000 3malin kaliya mxa akhira xisab yaala dowlad fashilan malinba malinta kadanbeso wasii qusanaya wlhi meqa shacab bahan,dadku qadaya,dhaxanu dishay &cafimad daro dalka kuhaysaa inallilah😭😭😭😭😭😭😭😭
@mohamudshukri5868
@mohamudshukri5868 2 месяца назад
Afkaad ku ceydey ku Amaaan ceeb badanaaa
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka 2 месяца назад
Siyaasiga ugu shacbiyada badan kulahaa 😂😂😂
@XasanDirir-id7it
@XasanDirir-id7it 2 месяца назад
Aniga Waxey ila tahy Kow Sheeq sharii sheq Axmed ama Maxamed Cabdulaahi Farmaajo koley 2badaas baan wataaaa
@amiram132
@amiram132 2 месяца назад
Dadka ilowsho dhawa Ninkan somaha ninki dadka werarayay, kobaha ku dugay dorasho ti ugu musuqa badned qabtay Shabab waxkat u ogolady Tani waxe ku tusinesa inan mel usocon
@abdirahmanabdullahi1808
@abdirahmanabdullahi1808 2 месяца назад
Aniga waxay ila tahay inaad iskaadaaysid wariynimada oo ilaaahy unoqotid shaqadaadii hore kulaabatid waayo meel aad usocotid iyo meel aakasocotid waa lakala saari la yahay.
@MohamedKuuloow
@MohamedKuuloow 2 месяца назад
Farmaajo ilaaahy hanoosoo California wadanka
@MohamudAhmed-w6m
@MohamudAhmed-w6m 2 месяца назад
qof dadnimo leh farmaajo ma taageeraayo ..ninka dad somali ah in ay qaxaan horseeday
@Fatima-h7g6c
@Fatima-h7g6c Месяц назад
Waxaad garaysataan inaad dad wanaagsan oo badan oo siyaasaddu ka wasakhowday oo ku soo duduuca golaha siyaasad'da.
@Yaqshiid
@Yaqshiid 2 месяца назад
"... Farmaayo Ayaa wali ah siyaasiga ugu shacbiyada badan Somalia" where is the data on this?.. xogtaas intee ka keentay, polling miyaad sameyseen mise jeebkiina ayaa lacag lagu shubay..?
@AhmedMohamed-vm7oj
@AhmedMohamed-vm7oj 2 месяца назад
Kkkkk HABARGIDIR AA XASAN SHIIQ KU RAKAATENEYSO
@habibaomar8567
@habibaomar8567 2 месяца назад
Waa bena
@abdullahisaman9582
@abdullahisaman9582 2 месяца назад
Wadankaan hadii rajo lag leeyahay ha la raadiyo kheyre iyo farmaajo ha la heshiisiiyo iyaga midkoodna madaxweyne ha laga dhigo kan kalana rwasaare hadii kale dani iyo maxamuud saleebaan halagu tijaabiyo mala diida amxaaro ha iska qaadato
@aweysxasan1523
@aweysxasan1523 2 месяца назад
I will never ever forget and forgive what farmaajo did last season...no more dictatorship
@AdhanAbdi-hf4gw
@AdhanAbdi-hf4gw 2 месяца назад
Tartib waxad tirahdaa madaxweyne hassan ayan isku rer nahay asagana joogi axsaan aptio 😂
@anshurAden
@anshurAden 2 месяца назад
Farmaajo wax fursad ah uma harin ee halu gooynina sirdaba ma suurta Gali doonta
@xuseenyaawaayo3129
@xuseenyaawaayo3129 2 месяца назад
Farmaajo guuul❤❤❤❤
@sagaliina3403
@sagaliina3403 2 месяца назад
Farmaajo noo soo noqo madaxweyno daacad ah
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 2 месяца назад
C B B
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 2 месяца назад
Hhhh xasan ayabaa kadaran oo madaxweynee ah ooba iska safraye
@SamatarhassanBouh
@SamatarhassanBouh 2 месяца назад
Farmajo ❤❤❤❤❤❤❤❤
@IbrahimRobleh-jl4rs
@IbrahimRobleh-jl4rs 2 месяца назад
Waxay ila tahay farmaajo waxaad ka sheegtey iney run tahay
@madingakok
@madingakok 2 месяца назад
Runta waxaad kaleexataba maanta iskeentey! Sunn cabb.
@NoorAhmed-tn1vs
@NoorAhmed-tn1vs 2 месяца назад
Kan wariye mahan ee waa caabeenka farmaajo
@habibaomar8567
@habibaomar8567 2 месяца назад
Benbadanaa farmajo qofa ma rabto
@abdinouryousuf3849
@abdinouryousuf3849 2 месяца назад
Farmajo dhenged aan hawiya ku garaacno ayuu noqon doona waayo marka nin daarod ah dalka qabsado somaliland ayay usoo ooyaan marka ay kursiga ku fadhiistaana futada ayay noo soo jeediyaan Hada farmajo ayan la saari doona xabiibul malaayin weli ugu yara 15 sano ayayn ku hayn doona somaliland sanadkan aya la citiraafaya farmaajo wuxu ahaa nin dagaal kula geli kara nabadna kula qaadan kara waana wadani dhab ah dhul ma boobin dan yarna muu ugaadhsan jirin cida qudha ee ugaadhsan jiray waa siyaasiga
@yusufabdirahmanjama8720
@yusufabdirahmanjama8720 2 месяца назад
Shirka
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 2 месяца назад
Waa in la doorto farmajo dawladnimo hadii la rabo weeye dadkana babadiyo ummadda ciidan dawladnimo dib loo dhiso
@sahrociise
@sahrociise 2 месяца назад
guuuuuuuul Farmajo❤❤❤❤❤❤❤
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 2 месяца назад
Intaas ayaan kusoo koobi doona qoramada kooban farmajo ma mudan yahay in dib loo doorto mise maya sual jawab u bahan weeye Jawabtu waa haa weeye wadani dhab ah weeye runti ciidankii wadanka dhisay laakinse qalad yar ayuu leeyahay wase ninka wadanka xoran kara galada damjadiid halkay ummadda dhigeen
@startufor4
@startufor4 2 месяца назад
Farmaajo wa mareexan
Далее
تفتيت الشرق الأوسط
31:32
Просмотров 80 тыс.