Тёмный

Laascaanood: Dib u Soo Kabasho iyo Adkaysi Bulsho | Full Documentary HM 2023 

HORUFADHI TV
Подписаться 278 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

#LAS'ANOD #FullDocumentary HM 2023

Опубликовано:

 

1 ноя 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 263   
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 8 месяцев назад
Anigoo xamar jooga waxaan aaminsanahay in ay smlnd nadhibaateeyso oo qaraxa nagu soo dabaasho oo nagu biisho oo noo soo xabisho soomaali oo dhana dhibaatey ku hayaan allaha ka qabto ummada soomaaliyeed
@superfun1819
@superfun1819 8 месяцев назад
Muqdisho iyagaa keena hubka
@naasirjaama603
@naasirjaama603 8 месяцев назад
Qof maankiisu liita ayaa waxaa qora hargeisa inay somali nabad iyo horumar gaadho ayey Hormood ka tahay. Muqdishona waxa qarxiya waa dadkii kasoo jeeday iyo culimadii manhajka qaraxa keenay muqdisho Ali dheere mahad karatay hasan dahir aways fuad shangoole iyo qaar kalo badan dhaman waa dadkasoojda koonfurta iyo muqdisho gudaheeda
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 16 дней назад
Wexee islahayeen hidiii mugdisho garax kuwadno aduunka ictiraaf baa ka helenaah maxasusataa in ee digi jireen anaga somaliland waa nabad wee ogadeen in eee wax qarxinayeen
@rnuura334
@rnuura334 8 месяцев назад
Allaah is One ❤️☝️
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 8 месяцев назад
الله آكبر ❤❤❤
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 8 месяцев назад
الحمد الله
@abukarmaxamed5376
@abukarmaxamed5376 8 месяцев назад
Horufadhi waa warbahin somaliyed aad baan idinkugu hambaliyeynayaa guud ahantiina bahda horefadhi guul iyo gobonimo ayan idinleyahay.
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 8 месяцев назад
Guul iyo gobanimo ayaan u rajeynayaa walaalaha reer laascaanood wa dad xaq u dirir ah Allow nabad waarta siii wa magaalo cajiib ah oo taariikh fog leh ❤❤❤❤
@mohamedabdilahi2339
@mohamedabdilahi2339 8 месяцев назад
😢😊 2:19 2:19
@mohamedabdilahi2339
@mohamedabdilahi2339 8 месяцев назад
2:33
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 6 месяцев назад
Aaamiin. Baaraka Allahu Fiykum
@hooyosoomaali3231
@hooyosoomaali3231 8 месяцев назад
Maashaa alaah tabaarakalaah ilahoow u siyaadi nimcada noo muuqadato oo ha ka musqaamin Ilove my tolkeey from reer gado ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 6 месяцев назад
Aamin
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 8 месяцев назад
Illaahoow cadawga xasidka ah EE ka xun horumarka dadka degan SSC EE ay ka mid yihiin smlnd iyo dabadhilifka isku magacaabay urur samale oo anan aqoonin meel ay Naga soogalaan hadaan nhy hawiye balse dad naga mid ah oo caado qaatayaal ah ku qaraabtaan oo ka raadsado shilimaadka EE xun xun aamiin aamiin Insha Allah guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ from muqdisho
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 8 месяцев назад
Soomaali cadowgeeda ugu wayn ee koowaad waa qabyaalad, cadiwga labaad waa khawaariij kan sadexaad hadana koowaad waa shisheeye ee kuwaas Alle ka bari inuu Soomaali wayn ka dulqaado. SOmaliland cadow ma ahan waa walaalaheen siyaasad la isku khilaafay.
@superfun1819
@superfun1819 8 месяцев назад
Aamiin yaraabi. Isaaq waa cadoow laa,ngab. Waa dadkii ,ba,da dadka ku ceeshay
@hodanabdi4308
@hodanabdi4308 8 месяцев назад
LAASCAANOOD DAMAL JANOY DAD BAAD LEEDAHAY KU JECEL DAGMAAD TAHAY QIIMO BADAN❤❤❤❤
@abdisharif8315
@abdisharif8315 8 месяцев назад
M.allaah waa barnaamij aad u wanaagsan oo runtii aad ii qiiro geliyey❤❤❤❤❤❤ waan jeclahay dadkayga somaliyeed oo dhan gaar ahaan reer SSC-KHATUMO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 8 месяцев назад
Maasha allaah guusha aad ka gaarteen cadowgii idinku soo duuley ee dulmiga idinku hayey illaahey ha idiin adkeeyo ayagana xaqa illaahey ha tuso.
@AminoAbdullahi1
@AminoAbdullahi1 8 месяцев назад
Hashi this information that you’re sharing with us is incredible the young people the way they are talking the responsibility each and one of them is amazing their thoughts their attitude their behavior I’m impressed absolutely 💯 congratulations Hashi thank you for your sharing with us this incredible information thank you for your work ethic. And thank you for sacrificing. I hope to see midnimo Somalia we’re one nation one country one religion 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Appreciate it.
@faizaabdi9962
@faizaabdi9962 8 месяцев назад
Allaahu akbar illaahay baa dhaafiyey alla dulmiga xumaa illaahay baa mahad iska leh aniga waxaan ahay hooyo somalia midna ma,ahi laakiin dulmiga ma,fiicna somalia dulmiga ha,ladaayo illaahay ha laga cabsado
@batulasmail8261
@batulasmail8261 8 месяцев назад
Garabkiina Allaha galo Gacmaha isqabsada Guul iyo Gobanimo Waarto Inshaa Allaahu
@amalhassan7383
@amalhassan7383 8 месяцев назад
Masha Allah very important topics ❤❤❤
@faatmamohamed7717
@faatmamohamed7717 8 месяцев назад
Maasha allaah bulsho dulqaatleh bulsho xukun jacel allow nawada iyo cadaalada usiyaadi walaalaheen ssc qaatumo laasacaanoot guul somaaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@kaalufshinni3576
@kaalufshinni3576 8 месяцев назад
Well done, this is an excellent documentary.
@qasaaye23
@qasaaye23 8 месяцев назад
Excellent documentary ⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️👍
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 8 месяцев назад
Alaha xafido laascaano iyo dhamaan soomaalida sharafta leh
@shukrijama5399
@shukrijama5399 8 месяцев назад
Mansha Allah my home lascaanood deeqa guul insha Allah ☝♥️♥️☝☝🐎🐎🐎♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💖💖
@fadumasheikhmahmuod3082
@fadumasheikhmahmuod3082 8 месяцев назад
Maash allaah allaah guulaysta kala dan bayta ha lagu dadaalo dad baa leh reer kaasi isma maamul karaan markaa hala dadaalo ❤i
@fatumanoor3261
@fatumanoor3261 8 месяцев назад
Laascaanood oo isku tashatay 😍ilaahay ayaa mahad leh oo sharafteedii u soo celiyey ilaahayoow u siyaadi aamiin mahadsanidin bahda Hf TV💯👍
@amaldirie6901
@amaldirie6901 8 месяцев назад
Wow maansha allah hanbayo my family maansha allah anibaa hadhay in aan imaado laascaanood thanks walal Haashi
@saidhussein9037
@saidhussein9037 8 месяцев назад
Masha allh Laaccaanood waa imaan doonaa insha allh maalin uun hoyga Daraawiishta inan casna waanka soo guursan😊
@superfun1819
@superfun1819 8 месяцев назад
Yr home us long 🇸🇴💕🕊️🇸🇴💕 y caring
@abdimohamud5348
@abdimohamud5348 8 месяцев назад
Maash Allaah documentary aad u fiican oo ka hadlaya xaaladda dhabta ah iyo isbeddelkii ka dhacay laascaanood. Shaqo wacan Horufadhi Media iyo Saleebaan Xaashi
@jamilanor653
@jamilanor653 8 месяцев назад
Ree SSC dad horumar jecel waye, Allah hala garab galo i.n horey u socda wallyal, kuwii wang iyo horumar no horsedi laha noqda insha Allh❤🎉
@aniwaaye484
@aniwaaye484 8 месяцев назад
Mashallah 🥰 guul iyo goobanimo inshalah khatuumo state of soomaliya ❤🇸🇴💪🤲
@shukrilibax
@shukrilibax 8 месяцев назад
Masha allaha guuleyso walal xaashi ilaah haku barakeyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Guul iyo gobanimo mamulkena ssc khaatumo . Guusha ssc waa guul shacbka somaliyed oo dhan usoo hoyatay guul calanka baluga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹💕💕💕💙🤍🐎🩵💙🩵🤍💙🐎🤍🐎🩵💙🤍🐎🩵💙🩵
@ayanjama4133
@ayanjama4133 8 месяцев назад
Maanshaalaah Tabaarakalaah ilaahay Cadawga hakaqabto Aamiin ❤️🇸🇴🇸🇴😍🇸🇴
@CaliCabdi-to4ks
@CaliCabdi-to4ks 4 месяца назад
Masha Allah alle ugu mahadnaqa amaanka iyo nabada aad haysataan
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 8 месяцев назад
Mansha Allah xaashi weriye heer caalami ah ❤❤
@zalmawadani
@zalmawadani 8 месяцев назад
MashalaAh Allow somaliya mideh Aamiin Aamiin Aamiin 🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ifraxmohamed9774
@ifraxmohamed9774 Месяц назад
Mashaa allaah😍😍😍😍
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 8 месяцев назад
Halgamayaal ,horay usocda, ❤❤❤❤❤❤
@Mohamed221k
@Mohamed221k 8 месяцев назад
Masha Allah ❤
@ummuisra6721
@ummuisra6721 8 месяцев назад
Maasha allaah waa sida la rabo in ardayda qaar bilaa lacag loogu dhigo
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 8 месяцев назад
Maashaa'Allaah walaa quwwata illaa billaah. Yaa allaah ubadka noo xifdi oo farxada u siyaadi.
@shukrilibax
@shukrilibax 8 месяцев назад
Horefadhimedi waa warar xaqiiqo ah guul iyo gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕🌹❤️👍👍👍👏👏👏💕💕💕👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤍💙🐎🩵
@miskiin236
@miskiin236 8 месяцев назад
Acw, Illaahay ha u ziyaadiyo nabada iyo horumarka aamiin Qurba joog baan ahay Hal mar ayaan arkay Laascaanood laakiin famili ayaa ii dagan intoodii badnaydna wey soo noqdeen inta maqana illaahay ha soo celiyo aamiin.guri baanu ka dhisanay Laascaanood khasaare fudud baa gaadhay waana la dhisaa,intii ku dhimatay illaahay ha u naxariisto aamiin.
@kayhass2510
@kayhass2510 8 месяцев назад
Masha Allah
@team_salman_ak_47
@team_salman_ak_47 3 месяца назад
lascanod magaladii anku dhashay m,allah lascanod deeqa I'm on way
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 8 месяцев назад
Exactly
@cabdifatax5794
@cabdifatax5794 8 месяцев назад
masha allah ilaahay waxaan way diisanayaa boorama inuu ilaahay sidaa nooga dhiyo 2016 halkii ay taagnayd uunbay taagantahy wax ukordhayo majiro
@mouminnuur8442
@mouminnuur8442 8 месяцев назад
Amiin ya rabiiiii
@batulasmail8261
@batulasmail8261 8 месяцев назад
Dhibka Allaha idinka qaado
@shukrihirsi4469
@shukrihirsi4469 8 месяцев назад
الحمد لله حمدا كثيرا طيبا مباركا فيها
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q 8 месяцев назад
Guul
@fadumoali7402
@fadumoali7402 8 месяцев назад
Laascaanood magaladaydii😍🇸🇴🌴
@Ms.Taleeh
@Ms.Taleeh 8 месяцев назад
Masha allah riyadaydii allah waa noo rumeyey manta xor ayaan nahay
@roblemohamud3976
@roblemohamud3976 8 месяцев назад
Guul iyo gobanimo reer SSC ❤
@ummuisra6721
@ummuisra6721 8 месяцев назад
Thanks 🙏 hashi
@MwikiJack-yz3cl
@MwikiJack-yz3cl 8 месяцев назад
Mr Hashi iyo horufadhi media well done
@mtrmareye5710
@mtrmareye5710 8 месяцев назад
Mshlh sxbky salman huray u soco adiga iyo intakula shaqaysa
@abduweliabdukadir5685
@abduweliabdukadir5685 8 месяцев назад
Masha allaah ❤
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 8 месяцев назад
LA,go ahead, and lucky!
@ahmedpjamac7238
@ahmedpjamac7238 8 месяцев назад
ASALLAAMU CALEYKUM WARAXMATU LLAAHI WABARAKAATU DHAMAN BAHWENTA HORFADHI SALAN SARE MANSHA ALLAH ALLAHU MUBARAK MADINATA LAASCANO MANSHA ALLAH XANSHI WALAAL DUYA FIIL NIMCA AAQIRA FIIL JANATUL FARDOWSAL ACLA ILLAAHEY HAKUSIYO ADIGA IYO WALIDKAGA AAMIN YAA RABI. MANSHA ALLAH GUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMA STATE OF SOMALIYA GUUL GUUL GUUL INSHA ALLAHU QEYRA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-vg2tr7rw4c
@user-vg2tr7rw4c 8 месяцев назад
Masha Allah Allah ini siyaadiyo nabada iyo barwaqada aad haystan manta gobanimo dhal darawish guuuuulaysta mar walba
@ummuisra6721
@ummuisra6721 8 месяцев назад
Ilaahay baynnu nabad ka baryaynaa
@runsheeg511
@runsheeg511 8 месяцев назад
Somaliland Waxay aheed Moryaan shaati Qabiil huwan taas ah SNM . Lasanod dhibta ku dhacday 100 sano danbe ilaawi mayso . Inkastoo aan ka adkaanay oo Alle duleyey hadana waa in caruurtaas loo dhigaa dhibta Moryaanti Isaaqi gaysatay
@Mogadish446
@Mogadish446 8 месяцев назад
Lasacanod sool somalia 🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 8 месяцев назад
Saleebaan Xaashi Jzk Allaah khayran eedo sida aad amuuraha Umada Islaamka ugu dadaalayso 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 4 месяца назад
Oow xaashi tege miyaaaaaa Aniguna aa iman doonaa insha allaah ❤
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 8 месяцев назад
, resilient, nation❤❤❤❤❤
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 8 месяцев назад
LAS, NEED university make fundraising,,people need to commitment. Build college, and university. Hopefully. ❤❤❤❤
@rabiaibrahimfarayare3370
@rabiaibrahimfarayare3370 8 месяцев назад
Masha Allaha tabarakallah nolaad intay nolooli jiirto reer laascaano iyo dholbahanto idiil jooga o jiira❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fatimafarah4162
@fatimafarah4162 8 месяцев назад
Manshallah Manshallah Manshallah Guul iyo gobonimo ssc khaatumo state of somali ❤❤❤❤❤
@user-fi9nq9gq2o
@user-fi9nq9gq2o 8 месяцев назад
Guuul ssc khatumo
@zeinabhassan4104
@zeinabhassan4104 8 месяцев назад
Mashallaah 💕 tabarakallaah Alxamdulilaah Somalia 🇸🇴 oo aan saa kudareeno ayaan Allah ka rajaynaynaa dhakhso amiin😊
@n5tv351
@n5tv351 8 месяцев назад
منشاة الة 🇸🇴❤️🇸🇴⚖️✅👏👏👏👏👏👏
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 8 месяцев назад
Subxaana laah alxamdu lilaah laa ilaaha ila llaah alaahu akbar walaa xowla walaa quwata ilaa bilaah alahu masali calaa sayidinaa maxamed wa calaa alihi wasaxbihii ajmaciin iyo intii raacday ilaa maalinta qiyaama caleyhi salaatu wa salaam
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 8 месяцев назад
Masha Allah ☝🏾 Illaahow Alhamdulilah
@AMDijitalka
@AMDijitalka 8 месяцев назад
Asc Masha Allah Guul Gobanimo iyo horumar qayr qaba
@marianahmed7557
@marianahmed7557 8 месяцев назад
ASC Masha Allah. Masha Allah Masha Allah Midnimo kaladanbayn iyo ismaqal iyo iskudubnin insha Allah guul iyo gobonimo Aamiin yaa Rabi
@ashawooo
@ashawooo 8 месяцев назад
illahaya ha uu naxariisto Macalina minta illahaya dhibakena illahaya dhifa ha ka dhiga manta wakasa nabada idan soo ifatimataya illahaya ha idan xafido inshallaha
@marianahmed7557
@marianahmed7557 8 месяцев назад
ASC Xashe walaal illaahay ha ku xafido adigaa iyo ehelkaagaba Aamiin yaa Rabi Masha Allah Masha Allah Massha Allah ilaahay ha useyaadiyo Nabada gobalada Sool cadowga gudaha iyo kan debada illaahay ha ka qabto Guul iyo gobonimo. Aamiin yaa Rabi
@fardowsaali9014
@fardowsaali9014 8 месяцев назад
Maasha allaah farxad iigu noolaada ❤❤❤❤
@deqabulale1311
@deqabulale1311 8 месяцев назад
My land ❤
@maryananshur5732
@maryananshur5732 8 месяцев назад
Alhamdullillah 🤲
@Danjire-
@Danjire- 8 месяцев назад
Weriye Salebaan Hashi cimrigaa ha raago wll, weriye somaliyeed oo hanka somalinimada kuwayntahay markastana heegan ugu jira soo gudbinta warar xaqiiq ah iyo aftahamnimo iyo hadal xariir ah.
@aminahashi5668
@aminahashi5668 8 месяцев назад
الحمد لله بتوفيق من الله انتصرنا..ما تنسوا الغدر والكذب من العدو..لا ثقة و انتبهوا من النعرات والكذب والغدر منهم لا ثقة للعدو
@abukarmaxamed5376
@abukarmaxamed5376 8 месяцев назад
xaashi ma waxad joogtaa laascanood ?
@abdinurqorone217
@abdinurqorone217 8 месяцев назад
Ragii shahiiday mar kaste haloo duceeyo qabriga allah inuu u waa siciyo
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 8 месяцев назад
Masha Allah guuleysta midnima doonka reer ssc! aniga ayaa ka mid ah dadka uxiisay reer lascaanood waa nabaddoonkii hawiye
@buullebarre
@buullebarre 8 месяцев назад
NABAD IYO HORUMAR muuqda kuna yimid halgan iyo cudud ciidan tusaale fiicanna u noqon karta qofka kasta oo soomali ah i am proud of you my pple love from hargaysa
@faadumocali5574
@faadumocali5574 8 месяцев назад
Aamiin yaa rabi Illaheyow na mideey umada islaam Aya nahay
@nabilaadam5323
@nabilaadam5323 8 месяцев назад
Maan sha Alaah Salebaan Xaashi nin Afsoomaaliga hodan ka ah baad tahay I love saad war ka u soodeyso
@baal5213
@baal5213 8 месяцев назад
Mansh Alah great information
@hanad6666
@hanad6666 8 месяцев назад
GUul✊ SSC-khatUmo state Of somalia🩵🤍🐎🔥🫶🙌
@xawowadaadofficial2014
@xawowadaadofficial2014 8 месяцев назад
Mashalaah ilaahaw barwaaqada iyo nabada usiyaadi guud ahaan soomaali gaar ahaan rer khaatumo aamiin yaarabi❤habeenkii magaca Khaatumo labixinayey xusuus ayuu iileeyahay waxaanjoogey magaalada Oslo qiso qosoleh baa habeenkaas dhacday
@calijaamac1234
@calijaamac1234 8 месяцев назад
Scw xaashi walaal waxaad ku dartaa barnaamigyadaada dhiiragalinta dhalinyarada iyo im power Gareyta shalinyarada
@mohameddeeq7945
@mohameddeeq7945 8 месяцев назад
Dhaman bahda horufadhi wad mahad San tihin sida quruxda badan ee ad wax nogu so gudbusan
@shcabdiweliofficial9062
@shcabdiweliofficial9062 8 месяцев назад
Guul dadkayga horey usocda
@fardowsawarsame5960
@fardowsawarsame5960 8 месяцев назад
Masha Allah tabatakaallah ilaahey haa u barakeyo is so beautiful ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@faadumocali5574
@faadumocali5574 8 месяцев назад
Guul gobanimo S S C somaliya ha Noolaato cadowge gumeesi la jirka ahaa kaguulesten
@Adke-Dubbad
@Adke-Dubbad 8 месяцев назад
The blue city, khatumo state of somalia.
@CarfiAbdi
@CarfiAbdi 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@safamarwa3597
@safamarwa3597 8 месяцев назад
Midnimo waarta ayaan illahay kabarakeeyo
@calijaamac1234
@calijaamac1234 8 месяцев назад
Dhalinyarada in lagu baraarujiyo ilaalinta deegaanka sida inay dhirta lagu beero deegaanadaas in la cagaareeyo in ceelal loo qodo Xitaa waxaan oronlahaa in aad u soo bandhigtaan qurbojoogta si ceelalal loo qodo iyo beerista dhirta u uruuriya donation
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 8 месяцев назад
Reer SSC khatumo, ❤❤❤❤🇸🇴 🇸🇴 hanolato 🇸🇴 🇸🇴,guuuuuul iyo gobanimo horay usocda ❤
@Suldaansaid
@Suldaansaid 8 месяцев назад
Fist personn
@loo6837
@loo6837 8 месяцев назад
MaanshaAlaah, Nabad iyo amaan. Guul SSC
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 8 месяцев назад
Dhàawac wayn baa soo gaaray reer laascaanood Barakac dhaawac burbur dad badan baa lixaadkoodii kuwaayey kuwadhintey wayba dhinteene
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 8 месяцев назад
Masha Allah Horemar Wacan Intaa Ka Sii Badan Ayaaan U Rajeynaya
@FatimaAli-qx7ls
@FatimaAli-qx7ls 8 месяцев назад
Maashalaah ilaahayoow nabad wanaagasan u keen Qadan keeyga
Далее
Каха заблудился в горах
00:57
Просмотров 921 тыс.
Safarkayagii Laascaanood
12:48
Просмотров 26 тыс.
Don't Go To Somalia They Said....
35:51
Просмотров 113 тыс.
LABA XAASLE QIYAANO JACAYL PART 216
36:41
Просмотров 53 тыс.
Jawigii maanta ee golaha Wakiillada Somaliland.
10:51
Каха заблудился в горах
00:57
Просмотров 921 тыс.