Тёмный

LABISKA MAXAA QURXIYA. DAHABKASE KEE LABISKA KU QURXAN . 

Hamda Home Decor
Подписаться 112 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 101   
@naduushxalane8464
@naduushxalane8464 Год назад
From miyi to norwey dalaq, inaadan wax cilmi ah ood bulshada la wadaagto bararin baa ii muuqato waana ka baxay
@Hoyadey
@Hoyadey Год назад
Walaasheg allaha kuubarakeeyee inaad qarsato ayeey ku fiicnaayeen
@nimcofaaraxwarsamenimcofaa5565
Walaaleey jaahilad miyaa tahay waxaa kudaawanaya dad laga yaabee inay qadayn ama cashii haysan waa maxay waxaad ku faanayso waxaan ayaan heeataa miyaa kafaaidaysi ah wllo intaan inaad ka aqli badantahay baan kumoodi jiray ee faanka umada kala fadhiiso waxaad haysatana qarso yurub waa lagula joogaa waxaan kabadana waa laheestaa ee manaago ayaadbiska tiirinaysaa oo ufaantabtaa naa xishoo oo wax isku fal yaahuudaaye
@shukrihassan5987
@shukrihassan5987 Год назад
Mashalaaaah waaa runtaaa ani 🇨🇦 baaan daganahay lkn al xamdulilaaah xaaalkayga ma xuma ma na faanayo bc aduunyo xaaalkeeda waaan aqaaanaaa ka badbadiska badan ma fiicna thanks
@xaragodheyman5226
@xaragodheyman5226 Год назад
@@shukrihassan5987dad kina mabishan waa bahanyihin 😂sas isku qarinesan gabadhan labis kahadashay ee hanti mash gin is qabojiya anaga rabno inaa aragno ano africa jogo sas uma qararin idinka waxa qararka niga kenay mayaro sry
@shukrihassan5987
@shukrihassan5987 Год назад
@Xaragodheyman Haaaa thanks qaaali qarar ma jiro
@ilhan6838
@ilhan6838 Год назад
Maxa xanaqa iyo kuleelka Allah aya siyey tartiib kuwasna sinin marka adinko tartib udhihi kara abayo nimcada qarso maxa hadal xumada
@hananqurux9457
@hananqurux9457 Год назад
​@@xaragodheyman5226 ma argty dadkoday hagradeen saa waa qararayaan
@xaragodheyman5226
@xaragodheyman5226 Год назад
Mashallah somalida walafanay iyo qarso badana ilahow bahida maskaxda kabixi somali hada inta labiska maa hanti utaqanan gabadha kafuqa waa rer magadal Gabdhe utahay tuso idinka borsada kuqarsada waxini malahan aqira xiranesan
@farhiyaismail6928
@farhiyaismail6928 Год назад
Xataa gaalka sidaa masameyo gabadhin samaysay ! Waxa fiicnan lahayf lacagtaas ayadoo waxkale siisa ama qof walaalkeed oo bahan siisa
@nimcohussain8147
@nimcohussain8147 Год назад
Ani American aa jogaa inta lacag diro mala soo koobi karo hadan hal shey soo gato lacag ku dheel aa tahay aaba ley dhahaa maxaan wax gataa masha allah ilahey hakuu barakeyo noloshada ani dad dharjis aan ku jiraa
@shortvideo-sm7zu
@shortvideo-sm7zu Год назад
Naftada koolkooli oo xaqeeda sii
@sweetamla2058
@sweetamla2058 Год назад
Waxaano perfume goorme marsane wayaabe…mid marku kaadamaado ma midkale ma sogadit
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 Год назад
Allaah xashaf badanaa bal waxaas oo Boorsooyin iyo saacado ah maxay ku fashay!!!??
@aminoabukar4416
@aminoabukar4416 Год назад
Masha Allaah Dhiiragilisadena no badi🙏❤️
@miskiabdirahman5470
@miskiabdirahman5470 Год назад
Mansha allah tabaarakalah xamdi dhamaystiran bd thy Allah haku xifdiyo adiga Iyo qoyskaga waxa sameysa guriga albaqro u shid mar waliba nolosha dadku mawada hystaan dad xun o xaasidina wa jira aan wxba uu qooreyn qof walalkisa waxa uu hysto arka bes wlo intas wa iga talo
@FardowsHassan-uu4cs
@FardowsHassan-uu4cs Год назад
Naago badanoo sas ka qaada clipkaan ujedaa plz is caawiya oo maasha allah dhaha tan kale xamdaay wlly waaba ujeeda sida laguugu naxsan yahay ee waxa nicam alle ku siiyay iska qarso o alle ugu mahdi masha allah qof ey dhibeyso waba halis hadu halmar kusoi fiiriyo alla naagaa acuudu bilaah
@najmanajj645
@najmanajj645 Год назад
Wllo sadaqad la bax waxan wa adunyo
@najmanajj645
@najmanajj645 Год назад
Subxna laaah wax kle so duba hablo qof ana dahab iyo cadar haysan ma jiro hala xoshodo
@munahaji8350
@munahaji8350 Год назад
Kkkkkkkkk
@raaqiyoibrhim8089
@raaqiyoibrhim8089 Год назад
Kkkkkk faan
@khadraabdilahimohamud4476
@khadraabdilahimohamud4476 Год назад
Alla maxad xashiish uruursatay intan iyo in kabadanba dad haystaan sheegin ee ilaahay hawgafin
@nasriinmibrahim7643
@nasriinmibrahim7643 Год назад
Masha alh. Barafunda labdo xabo ma iso dhiibtido an kuso duceeye😢
@najahindho2461
@najahindho2461 Год назад
Aniga ugu horeya manta Hamed warsame keep going abayo MCN
@khadranuur8690
@khadranuur8690 Год назад
Mashalla xamdi qurexeey waxan hecelahaybad noo so galisay wa ku raxaysta dictionary guriga
@caaliacabdimaalik6805
@caaliacabdimaalik6805 Год назад
Asc abayo xamdi qali wxbadan ka fa iday alle hano ka dayo ganacsiban samestay abayoyin iso boqda goyaal sarirta oo qurux badan sodalbo melkasta jogtaan
@ayaannacumar2258
@ayaannacumar2258 Год назад
Mshlh wax nol ayaa tahy mcnto intad noshahy waa laxargoda noo
@bushradagan2144
@bushradagan2144 Год назад
Mashallah alle Haku barakeeyo wllo alle isha bani aadamka hakaa hayo
@nasab6929
@nasab6929 Год назад
Walalo nala soo wadag melaha turkiga wax la ibsado, dahab, cambuur, cabayado, sakoyiin, iyo Somali market ...... Plz
@nasrineabdu7564
@nasrineabdu7564 Год назад
Wllo parfumka kabta good girl ee pinkida ka waran caraftisa. Almost parfumadas Wa wada heysta I love uudgoonka masha Allah
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Qalbi beelo waaye lkin. Said uma jecli aniga. HADIYAD ku helaay
@yusraasad9763
@yusraasad9763 Год назад
Abyo masha allah ana turkiya dagan wa inan ka fa ideysta mahadsanid
@shukrimohamed-hd5lx
@shukrimohamed-hd5lx Год назад
Gabadhan waba iska jeclhy masha alah dhaha maxa keney faan yey ufaantey weyna dhiiri galisa abaayo noso badi anaga ku jecel oo wax kaa kororsane 🎉🎉❤❤
@Aya_ahmed369
@Aya_ahmed369 Год назад
Masha Allah alle haku barakeyo nolosho alx wan haysta❤❤
@umusafia-jm5dt
@umusafia-jm5dt Год назад
Wllo aad uma aragnee magacyadooda noo soo qor cadarada
@bintuyasin3119
@bintuyasin3119 Год назад
Masha allaah wallo hamdaay burco ayasn kasoo salaamayaaaa
@MalyuunAbdu
@MalyuunAbdu Год назад
Wlle xaliimoyin badan oo meelay somaraan la aa vidiokany meel ka cariirsaden ishooda allha kaa qabto ina adeerty mcny kuwa kugu naxsan ee wxaa xaday io casiyaa tahy ku haayo qofkaste ayady utaal maxaa ka galy daqiiqadaha ay naag lamida ku cayayaan mey wax ku qabsadaan bisinka ka qabso xamdaay😂😂❤️🥰
@HamdaMaxamed-vo8bi
@HamdaMaxamed-vo8bi Год назад
Qli alle hakuu barkeeyo angnah alle ha naziiyo intaaz iyo in kabanbo inzlh ❤❤❤
@sahruja5777
@sahruja5777 Год назад
Maasha Allah ❤❤❤
@hanihassan878
@hanihassan878 Год назад
Masha allah 🥰🥰🤩🥰🤩
@HananIlqeyte-ly9or
@HananIlqeyte-ly9or Год назад
Macaaneey i love you
@ayanabdul3371
@ayanabdul3371 Год назад
Barafuun maxaa dad laka tusaa
@hoodocali421
@hoodocali421 Год назад
mahadsanid wlo jazak allahu khayr
@Hoyadey
@Hoyadey Год назад
Laailaaha illallaahu muxammadda rasuullulaaah😮😢
@jihansharif7352
@jihansharif7352 Год назад
Masha allah tabaraka laah❤❤❤❤ allah kuu barakeeyo intaana heysana allah siiyo
@muuna8
@muuna8 Год назад
XAMDIYEEY HALKEE KAALA SOO XIDHIIDHAA
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Год назад
Masha Allah abyo Allah kuu siyaadsho🤲🏼🤲🏼❤❤❤❤
@zalmaapdirahman4187
@zalmaapdirahman4187 Год назад
Xamdaay abaayo waanksulaamay mna ogi inaad arkidoonto message waxaan kuusheegilahaa katiinada madaw eed Turkey kasoo iibsatay ufiirso calaamada ahaan saxmaaaha
@hananqurux9457
@hananqurux9457 Год назад
ALLAH KU BARKEEYO SIS
@fadowsaahmed5406
@fadowsaahmed5406 Год назад
Masha alaaah ilahey hakuu barakeeyo inagana hain siiiyo
@somaligirl1139
@somaligirl1139 Год назад
Mansh Allah Tabarkalah ❤
@fatumamacalin9039
@fatumamacalin9039 Год назад
Masha allaah allaha kuu barakeeyo abayo
@Aicha-j9n7r
@Aicha-j9n7r Год назад
A adressé
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 Год назад
Hal boorso iyo hal katiinad iyo hal saacad iyo hal jijin iga badan shiid bn ahay ilaa kuwaas dhamaadan wax kale masoo gato wlhy😂
@farhiaali3873
@farhiaali3873 Год назад
Waa iga qosalasiisay
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 Год назад
Naag nool
@shukriabdulahi1145
@shukriabdulahi1145 Год назад
Material qof kaama dhigayo sidaada ahow 😂🥰🥰🥰
@ayaanjama2661
@ayaanjama2661 Год назад
Mashalah
@faysasiciid847
@faysasiciid847 Год назад
Masha allah ❤
@fatumaosman4305
@fatumaosman4305 Год назад
Masha allaah mcnto ilahay haku barakeyo ❤
@nasrineabdu7564
@nasrineabdu7564 Год назад
Masha Allah Allah ku barakeyo wllo
@NagadMcalin
@NagadMcalin Год назад
MashaAllah TabarakAllah.
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 Год назад
Xamdiyey mudo kuma dawanin wayo waan umulay wan fcni mad qawaa alx ani iyo bbyga
@Feyla731
@Feyla731 Год назад
Xamda dahabka 21karat fcn ley dhahay kasley gata 22 ma kisifican
@cadeycabdule9129
@cadeycabdule9129 Год назад
Asc mashlah mashlah elegant ❤
@maryamsharif900
@maryamsharif900 Год назад
Free Hamdi bags Salam dumashi bilaan from Malmö Sweden
@drayanhussein1838
@drayanhussein1838 Год назад
Masha allah allah kuu barakeeyo
@FartuunMuuse-ny2lc
@FartuunMuuse-ny2lc Год назад
Maansha aĺlaah
@SafiyoMohamed-x9u
@SafiyoMohamed-x9u Год назад
M.a xamdi qurux ilahy hakubarakeyo ❤
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 Год назад
Mashallaah tabaarakallaah Allaah yaa baarik.
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Год назад
😂😂😂 free boorsoyinka xamdi xiis aniga boorso kuwa simple soft jeclahay
@haboonwarsame7261
@haboonwarsame7261 Год назад
Alaabtan wad gadaysa Miya
@ifrahziciid1673
@ifrahziciid1673 Год назад
Aduuuyo waxaynu joogna dhaldhalal lagu faanayo ilahay kayaab walaaley wax dhaama qabso
@mimiamin8826
@mimiamin8826 Год назад
Masha alah
@HANIHanii-nh1ru
@HANIHanii-nh1ru Год назад
Msha alh my duma
@iqrobashir8892
@iqrobashir8892 Год назад
Masha allah
@nirazabrahim45
@nirazabrahim45 Год назад
Mnsha allah tabarikallah
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 Год назад
Masha allah tabarak allah 🥰
@umurayann5457
@umurayann5457 Год назад
Si’aasha aan qabo waxey tahay hamdi maxaa lagu cunay comentiga wada xagashada noqday maxuu ahaa waxeeda ayuu ku tustay say Mashaa Allah tabaraka laah intaan heysanin Allah siiyo inta heysatana sidas u quruxsada because dumarka inta badan qolkey seexdaan markey ilmo yimaadaan wey fasaxaan rootiga jaamka xafaayada caruurta ma’ukala soocno markey arkaan gabar waxeeda quruxsatay afkaa lagoosana naa’oradoo aqalkaaga kashaqeeyso sidey ku tustay u nidaamso thank you hamdi Walhi la’isma xaqiro gabadhaan waxbadan ayaanka faa’iidnay inoosoo badi xabiibti horayna u soco kadhamaada gabadha dad yahow daalan
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Mahad sanid qaaali ❤❤❤ waxa dhan waa hal ruux 10 magac wataa haa u bixin
@cadeycabdule9129
@cadeycabdule9129 Год назад
Abayo anigo kula kaftamayo miyadarada sarirta korkeda cabsi cabsi waaye , gorme kugu sodhacayan kafikira ,hhhh xamdi geesiyed mashlah mashlah ❤❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Qalbi said loo adkeyay ha i baqin
@cadeycabdule9129
@cadeycabdule9129 Год назад
@@yuuuuga1 oky abayo aniga jecel sas rawo fulay majirin aniga kenay abayo iladhalatay kurasta korkada kuxiran yihin ilmo ujogo, majogtidoo lol fashion kurasta korkoda Türkei ubadan,
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Год назад
Masha Allah xamdi xiis mahadsanid jazaka Allah Khair guuleso
@munoqali826
@munoqali826 Год назад
Masha Allaah
@najma649
@najma649 Год назад
masha allaah
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Год назад
it's not good to flaunt some don't have this
@ismahanita4
@ismahanita4 Год назад
M.a 🎉❤
@saynabjama2038
@saynabjama2038 Год назад
❤wllo xamda prafunada kuwee ugu udgoon xaajigayga Norway 🇳🇴 joogo si aan ugu dirto ama wadankaygaba aan ugaba aan ugabaadho somaliland ban joogaye
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Qalbi. Kuwa badan ayaa said u carfa carafte adiga jecla laheyd
@saynabjama2038
@saynabjama2038 Год назад
@@yuuuuga1 wll adigu iidoor mid udgoonbadan maadama aad macalimad iitahay oo aan kugu daydo ilhay haku sharfo
@sumayohassan8831
@sumayohassan8831 Год назад
Xamdi barfunka aya laga arka timahag adi qalad I fahamini wan ku xeran ahy qorala ina qoro ma jaceyl video mar kale ku so celi
@isracali124
@isracali124 Год назад
M.
@samzam3128
@samzam3128 Год назад
❤❤❤❤
@sqfgugl2034
@sqfgugl2034 Год назад
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 Год назад
Free borsooyinka xamdi xaaali
@hanefa283
@hanefa283 Год назад
HANG BAGSKA WAA EBER WEY BAHDILMEEN WAX KUDHEX GUR TAAG😢 BOORSOYINKA WEY DULMANYIHIIN❤
@birimoboss747
@birimoboss747 Год назад
Masha Allah ❤❤
@wafanaji9255
@wafanaji9255 Год назад
Masha alaah
@dholaminahmed636
@dholaminahmed636 Год назад
❤❤
Далее
КОГДА МАМА НАШЛА ТЕБЕ НЕВЕСТУ
00:55
Caqabadaha gurka iga somaray?
16:57
Просмотров 49 тыс.
FAIDADA GANACSIGA  IYO. ALABTAN GADO ?
9:42
Просмотров 11 тыс.
ROUTINKA SUBAXI. IYO  SKIN CARE AAD U FCN .
12:04
Просмотров 12 тыс.
JACELKAN LOGO QASARIN WAA KAD NAFTADA U QADO ??
12:29
PRAFUNADA IYO CREMADA CARFIYA JIRKA. .
13:45
Просмотров 30 тыс.
DHAQALAHA WAA QURUXDA QOFKA
13:59
Просмотров 24 тыс.