Тёмный

LADAN OO YOUTUBE KEEDA LA JABSADAY TEAM 27 CAMERADA GADAASHEEDA MAXAA KA QABANAA..? 

Amira Qurux
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 183 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 448   
@amiraqurux
@amiraqurux 9 дней назад
Guys waakan channel keeda ka farxiya😢 👉🏻 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-IlmEWsusgSc.htmlsi=34BHe8HgRFfNlWl3
@hiigsiganoloshaofficial1747
@hiigsiganoloshaofficial1747 9 дней назад
Ping ku qapo
@MinhaajAbdullahi-of1wi
@MinhaajAbdullahi-of1wi 9 дней назад
Xppti Ani Gmailda Aan leeyhy dhan waan uga soo saaray Insha allah 100K Isla Caawa iney ku dhacdo rajeynaa❤🎉
@Abdullahimahamed-t3f
@Abdullahimahamed-t3f 9 дней назад
Please aan kafarxino Ladan Please guys
@Kaltuuney1222
@Kaltuuney1222 9 дней назад
Team Amiroy faankeni aan ka dhabayno please😂
@shukribulle6797
@shukribulle6797 9 дней назад
Please aan kafarxino walasheen LADAN aaway fans kii team27 halmar aan soo wada boqono gabadhas aan kafarxino inshallah ❤❤❤
@MunoMaxamed-u1m
@MunoMaxamed-u1m 9 дней назад
Asad io amiiro mrke wada kftamayan sida ujclhy le wlhi kftankoda jclhy mrwlba allow Isha nacabka ka dhowr❤🥺🤲🥰😩
@inaahmed3734
@inaahmed3734 9 дней назад
Asxaabey gabdha sad samiya uugu farxiseen uugafarxiya xaasidnimada iskadaayo ❤😂
@NafisaHaaji51
@NafisaHaaji51 9 дней назад
Taariikhda barta jabuuti waxa eey ka go'day somalia waxaana ku nool qoomiyada kala duwan lkn majority ga waa soomali👍
@samiraali1882
@samiraali1882 9 дней назад
Haah waba yabay Somali ma aha markey dhaheen Asad aa islahaa gadal ka sixi rabaa wax oo gabdhaha suaasha u waydinayo asaa ka daray😢😢
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 9 дней назад
Facts👌
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 9 дней назад
@@samiraali1882wu ogyhy asga wxu ayga usu’alaa mesha ku jirto
@apdulahiali5122
@apdulahiali5122 8 дней назад
Gorma ayay ka go'day somalia waliged ba ma ayna ku birin somalia , 1977 ayay jabuuti xoriyada ka qadatay France , isla markina dawlad gara ay noqotay Djibouti, wax baro walshay
@Shani.mallin2023
@Shani.mallin2023 8 дней назад
​@@apdulahiali5122wa sax abyo somaliye ka mid ehed France dhahday wa gumeysana ama ha go do siyad barana dha hay dadkeyga gumeysi Uma rabo dal hanoqotocilmiga bulshah 8aad ka firi
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 9 дней назад
Qof la xuso oo la xasuusto waxaa ugu wanaagsan Rasuulkeeni sharafta badanaa Scw.❤️😢❤
@AkariimAliDuale
@AkariimAliDuale 9 дней назад
S.......C.....W❤❤❤❤
@Schools-d2t
@Schools-d2t 9 дней назад
scw s c w
@IfraaxMiicaad
@IfraaxMiicaad 9 дней назад
Scw kokoyeey
@Salmaosmaan7689
@Salmaosmaan7689 8 дней назад
Scw scw scw❤❤❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk 9 дней назад
Walalayal an kuwada salino nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw ❤️ please like ❤️
@Amiira603
@Amiira603 9 дней назад
9:57 alla amiira guulaysaty gameka asad soo wado🎉❤❤❤
@Atazha__turux
@Atazha__turux 9 дней назад
Mrkana
@Amiira603
@Amiira603 9 дней назад
​@@Atazha__turuxhoostada😂
@user-fe5hv2oy3b
@user-fe5hv2oy3b 9 дней назад
​@@Atazha__turux weyku naxsanyihiin 😂😂😂😂
@Atazha__turux
@Atazha__turux 9 дней назад
@@Amiira603 usss wligedpa la gulesan jire wxy gushan ku cusub😂💔
@Atazha__turux
@Atazha__turux 9 дней назад
@@user-fe5hv2oy3b halka habene la badiyo wla qaylina😂😂😂
@zusanabdi9611
@zusanabdi9611 9 дней назад
See ahaan hee Guys Djibouti Somalia ay ka goday Tariikhda barta waa muhiim inaa tariikhdiina taqanan Tan kale xuman igama ah laakiin ladan marka Asad suasha waydiyey waxaa moodaa iney kas u dhahday umaleyn maayo Canfar baa kaa dhax hadleyso Ladaney laakiin Anaga Somali aa nahay dalkeenuna waa Djibouti 🇩🇯 ❤
@elinaosoble6149
@elinaosoble6149 9 дней назад
jabuti waa wadan somaliyeed 100% Somali ba lah🇩🇯 from Jabuti team 27 we love you 😘 ❤
@nadiyaabdi3493
@nadiyaabdi3493 9 дней назад
Yeah Somali nahay Djibouti neh Soomaali baa leh
@ikeaamkhaalid
@ikeaamkhaalid 9 дней назад
Haa lkn waxaa nakala gooye​ gumeeste😢😊@@nadiyaabdi3493
@ikeaamkhaalid
@ikeaamkhaalid 9 дней назад
Haa lkn waxaa nakala gooye​ gumeeste😢
@zeinabahmed3784
@zeinabahmed3784 8 дней назад
Love januti from garissa nfd ❤❤❤
@Kikiafcad-tk4bs
@Kikiafcad-tk4bs 7 дней назад
Wax barta Djibouti 65% waa soomaali 30% canfar 5% carab
@xanaanmustaf15
@xanaanmustaf15 9 дней назад
4:35 asad wa heysa xanta naga dabagey arooska I can’t wait I.a😂🎉❤
@SoumeyawahibAwaleh
@SoumeyawahibAwaleh 9 дней назад
No No Ladan Djibouti waa magac wadanka lakin dadka ku nool waa Somali badankooda iyo iyaar Cafar lakin Djibouti waa somali baa lee 🤗🇩🇯❤️
@NajahAhmed-s4b
@NajahAhmed-s4b 9 дней назад
😂😂😂
@drslaila1426
@drslaila1426 9 дней назад
Canfar w somali
@Inalipaaxsankataabte
@Inalipaaxsankataabte 9 дней назад
kusali rasuulkeena muxamed scw
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 9 дней назад
Amiiro qurux badaney kujecliyaa isha xasidka ilahy haka qabto😊
@drmariaabdi4928
@drmariaabdi4928 9 дней назад
Amira farxada Allah ku siyadiyo ❤
@Nur.Ducale
@Nur.Ducale 9 дней назад
Wey uqalantaa wlhi ladan iney dabaal dagto balse far kaligeed fool madhaqdo 😂 micnaha ani kaliya waxba maqaban karo waxan rajayna Insha Allah ineey 100k xirto
@cumaryareofficial5918
@cumaryareofficial5918 9 дней назад
Ladan cidi waxan umalaynayaa somali maaha waayo jabuti ayay leedahay wadan somaliyeed maaha jabuti waa somali 100%
@nuuramaxamud4414
@nuuramaxamud4414 9 дней назад
Waa canfar ayaan filayaa dhowr jeer arkay iyaadoo leh somali manihin
@nadiyaabdi3493
@nadiyaabdi3493 9 дней назад
@@cumaryareofficial5918 waxaa islahaa maxey af somali raqiis u ledahey somali ma aha miyaa ayada asey cawa kentay Jibouti somali ma aha😭😂😂😂😂
@hafsahqalby8181
@hafsahqalby8181 9 дней назад
​@@nadiyaabdi3493raqis she meant fuded not cheap wax fahma Dee
@sicidoomarabdi2152
@sicidoomarabdi2152 9 дней назад
M.a amiira qalbi wanaag saa ladan u garab taag noo waa maskiin
@AxlaanMaxamed-g6b
@AxlaanMaxamed-g6b 9 дней назад
Team AMIIRA AND SUNDUS ONE LIKE
@nadiyaabdi3493
@nadiyaabdi3493 9 дней назад
Ladan kulaha Djibouti somali ma aha adi hada somali aheen ma aha anaga inaa somali aheen originally we are Somali Huno Tariikhda Dalka hadaadan aqoon ee wadanka gadal ka soo gashay ama dhalasho Djiboutian ah qadatay somalida hanaga saarin Djibouti Somalia ka Go'day iska baro
@AMIIRAQurux-r5g
@AMIIRAQurux-r5g 9 дней назад
Xubi we iska kaftamese lee qof a somali ahen ma jiro
@nadiyaabdi3493
@nadiyaabdi3493 8 дней назад
@@AMIIRAQurux-r5g Waxaas kaftan ma aha dad dhan baa ku xeran see kaftan u noqonee somali manihin
@AMIIRAQurux-r5g
@AMIIRAQurux-r5g 8 дней назад
@@nadiyaabdi3493 ine iskaga kaftamese laga yaba siwalbo somali wye dintenana wenala hesat
@FardowsaMaxamed-jg5po
@FardowsaMaxamed-jg5po 9 дней назад
Amiiro Naxriis badan Waku wadanaa💋❤️
@YahyeMohamed-b8i
@YahyeMohamed-b8i 9 дней назад
Anaa uhoreeya Amiira one like🎉
@xaawoluul265
@xaawoluul265 9 дней назад
Saamiyo naxariis leyy anaa kuu edit gareynaayo kuna soo dhigaayo m.a ❤🎉❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk 9 дней назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@SamiiroMohamatt
@SamiiroMohamatt 9 дней назад
Diyar❤
@saxansaxo5081
@saxansaxo5081 8 дней назад
Haye walaal
@cnuurboorow6067
@cnuurboorow6067 9 дней назад
😂Amiradena goor dhaw aroos wye yaah😂❤ka bax😅
@Sadiiq2027
@Sadiiq2027 9 дней назад
Team amira ladan xafladii 1m shidy 100k hwn dambe let's go❤
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 9 дней назад
Team amiiro hada.nahy fanka ficil no dheer 100k kabadan uqalanta ladan tena😊
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 9 дней назад
Na ladaney side wax ledahay DJabuti waa somali💯 dad kale la dago wey jiran sida cafarta adigu hada cafar thy majority waa somali so DJabuti 🇩🇯 wadan somaliyed sabab u diidan thy garan mayo
@nadiyaabdi3493
@nadiyaabdi3493 9 дней назад
Yup waa ka yabay Ladan see wax u wado Anaga 💯 Somali nahay
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 9 дней назад
​@@nadiyaabdi3493somali caadi ayaba lo bobaya anako arkeyna somali maha kulaha hada ismacil cumar gelle ma cafar ba yaab
@sahrasheikh390
@sahrasheikh390 9 дней назад
Ayada canfar ah oo soomali aheen lakiin reer Djibouti waa soomali asal ah
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 9 дней назад
@@sahrasheikh390 macnaha fahan jabuti dhul somaliyed inu yahay diidan tahay takale hadeysan somali ehen maxa gumestihi loga xoreye sheeko kentey😅
@user-fe5hv2oy3b
@user-fe5hv2oy3b 9 дней назад
11:22 samia iyo amiira 😂😂😂😂
@Ayana8181
@Ayana8181 9 дней назад
Xanta tiktok 😂 iska daba genyan
@amaalgesey5676
@amaalgesey5676 9 дней назад
4.999 Like qofka 5.000 ani waye one like Team Amiira 😊
@BaqdadAbdi-b4v
@BaqdadAbdi-b4v 9 дней назад
Amiro hadey duq noqato xitaa wan jecelnahy❤🎉2025❤
@sicidoomarabdi2152
@sicidoomarabdi2152 9 дней назад
Naxariis badan amiira ladan saa u garab taagnow
@Suhaybcali-vc9my
@Suhaybcali-vc9my 9 дней назад
East and west amiiro qurux isthe best
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 9 дней назад
Ladan se cml djibouti 🇩🇯 somli wye somli ana leh dhulkz adi hdaa somali aheyn ddkz wa somli ddkle wey dgi kran weyna ku noln kran micnhedna ma ahn iny lhanyn djbouti
@SoumeyawahibAwaleh
@SoumeyawahibAwaleh 9 дней назад
Samiya iyo asad aya saxsan Djibouti somali waye iyo iyaar Cafar iyo arabe lakin badankooda aaf Somali beey ku hadlaan100%
@hajiyowwalaalmountsuufto4446
@hajiyowwalaalmountsuufto4446 9 дней назад
Team amiiro qurux one like ❤❤❤
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl 8 дней назад
Team dumarland Hadanhy amiira Saan iyo Saan wa kuwada aroos ama ha aroosin qofka rabno aroos ama qofka rabto aroos always we’re with you miiradena ❤ muhimada ah ina noloshada ku canaqsanthy waxay naftada jeceshahyna samaysid ❤😩🔥
@user-jk6rg3jv6q
@user-jk6rg3jv6q 9 дней назад
Team Amiira one like ❤
@Amiira603
@Amiira603 9 дней назад
Amiiradeena qurux bdan❤
@sahroali2175
@sahroali2175 9 дней назад
444🎉❤
@sacdiaabdi5784
@sacdiaabdi5784 9 дней назад
Team amira Iso duceya asxpey muradah leyhy ino alle ifududeyo 🤲🏻🤲🏻
@Abdullahimahamed-t3f
@Abdullahimahamed-t3f 9 дней назад
Team Samia One like 😊
@Queen-Zaaraa13.
@Queen-Zaaraa13. 9 дней назад
Waanba Daale saan kuu Sugaaye Amiiradeena ❤🎉
@rayaanahmed
@rayaanahmed 9 дней назад
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 9 дней назад
Balo ini jabsatay gabadha caawiya niyaday kajibaniyan ayadonba wali wax bilaban wah 😢😢😢
@MinhaajAbdullahi-of1wi
@MinhaajAbdullahi-of1wi 9 дней назад
RU-vid keeda hawada ayuu ka baxay lkn waa la soo celiyay😢😢😢😢😢
@aminaabdi2088
@aminaabdi2088 9 дней назад
Haa dadkan waxasidin lkn walosoceloyay at least dad garabqabanayay haysata
@Sarah1from1Palestine
@Sarah1from1Palestine 9 дней назад
We are from Palestine 🇵🇸 I ask you to pray for us,❤💙💙💔…
@HabonJamahusen
@HabonJamahusen 9 дней назад
Insha allah hope u peace and Good life
@fahmayhajji5098
@fahmayhajji5098 9 дней назад
What's wrong
@Akwadani
@Akwadani 9 дней назад
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@MarwaAbdiaziz
@MarwaAbdiaziz 9 дней назад
Mar horaan sii ogaa inaa lajab sanyo cause markaan magaceedi kuqoray waxbadan baa iga soo hornaxay mid aan qaatan garan waayay😢
@carabyare8454
@carabyare8454 9 дней назад
Shanta somali weyn maydaan maqal Koonfur(xamar) waqoyi(somaliland) NFD( Gaarisa) Somali galbeed(jigjiga) iyo jabuuti waxas oo dhan waxa laysku dhaha SOOMALI WEYN
@AkariimAliDuale
@AkariimAliDuale 9 дней назад
Amiir qurux waan taaga raa❤❤❤❤❤❤
@OwliyoOmar
@OwliyoOmar 9 дней назад
TEAM LADAN CIDI ONE LIKE❤😊
@Missdhiblay
@Missdhiblay 9 дней назад
Ayÿ waxan ku sugnaba wad so dhigtayy Amiiro❤
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 9 дней назад
TEAM Amiira qurux ❤
@NajmaAli719
@NajmaAli719 9 дней назад
Team amira qurux one like 👍 ❤❤
@Zahraleila125
@Zahraleila125 9 дней назад
Amiro reply mise like haday isini weydho mcny isowada qora 😂😂bal like isiyq🎉🎉😢
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 9 дней назад
Mcaney sorry😂😢
@aasiyaosman8046
@aasiyaosman8046 9 дней назад
Ayyy Hanbalyo Amiiradeeena I Am So Happpy 😂😂🎉🫂👸🫶
@AhlaamMohamed-zh9fv
@AhlaamMohamed-zh9fv 9 дней назад
Horta ma fahmine amira ma la arosa ❤😂
@SaajidaAbdi
@SaajidaAbdi 9 дней назад
​@@AhlaamMohamed-zh9fv Mya Game Asad soo wado Amiira Ayaa Guuleysatay
@aasiyaosman8046
@aasiyaosman8046 9 дней назад
@@AhlaamMohamed-zh9fv ma ogin taas ee geamkii asad ayay badisay ee 7 geamka ahaa
@amiishaamiisha7273
@amiishaamiisha7273 9 дней назад
Haa
@RayanAli-s9i
@RayanAli-s9i 9 дней назад
Team amira qurux one like ❤
@Cabaas90
@Cabaas90 9 дней назад
Wlhi asad ilaahay noo daayo 😂
@SihaamSamuu
@SihaamSamuu 9 дней назад
Team amiira io suduuuss❤love buuran yqy
@HiboMaxamed-ru9zl
@HiboMaxamed-ru9zl 9 дней назад
Team amiira qurux❤❤ like😊😊
@IntisaarMaxamed-nj4zo
@IntisaarMaxamed-nj4zo 8 дней назад
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 9 дней назад
أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ🤲بسم الله الرحمن الرحيم🤲 اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ🤲❤️❤️❤️🤲
@sicidoomarabdi2152
@sicidoomarabdi2152 9 дней назад
Mar kee amiira iyo asad kaftamayaan waan jeclahy asxaab is fahansan
@youssofalrawhani7652
@youssofalrawhani7652 9 дней назад
انا اختك اليمنيه واعتبرني اختك والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وكامل اسرتي تشردنا من بيوتنا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ 5 نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' اخي اول كلامي انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين انا واسرتي بيننا ایت الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع رحمه واحنا. بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سفار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا جاانبنا في هذه الظروف القاسيه اخوتي الصغار خرجو للشارع وشافو الجيران ياكلو واوقفو عند بابهم لجل يعطوهم ولو كسره خبز والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلفو الباب وطردوهم ورجعو یبکو ایموتو من الجوع ما احد رحمهم وعطلة ردها لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في إيكيلو دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو ب 500 ريال يمني مع تراسلي واتساب على هذا الرقم 00967716722163وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير اخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعد لاتتاخر علينا وجزاك الله خير_÷~=~÷;'b:::":;::"///£~£~£\{\{~€\{~~}~~{~}~}@|~√√!@♡♡♡♡♡♡♡@♡♡○♡|♡♡
@user-pu4or3fs7v
@user-pu4or3fs7v 9 дней назад
Amira wlhi fans Ayan ku ahy❤❤❤
@AminaRayanaAdem
@AminaRayanaAdem 8 дней назад
Naayaaa waa canfariyadan xuun ee calool xumidu dishay waa laa ogyahay inay jabuti somali 100% aay iska ledahay canfartuna aay kuu yartahay laa jogso beentada dhocil yahay calool xumidu dishay. Aa nolatooo jabuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 iyo dhaman 5 somali ❤❤❤
@Niemaayana
@Niemaayana 8 дней назад
Sax'somali haa'nilatoo❤❤❤❤🇩🇯🇸🇴💙🤍
@CabdixakiinC
@CabdixakiinC 9 дней назад
MAanta waxaan ahay qofkii ugu horeeyey immisa like aan heli karaa team amiira qurux 🎉🎉🎉❤
@user-ly9qm1hg3k
@user-ly9qm1hg3k 9 дней назад
Team amiira qurux ❤❤❤
@Atazha__turux
@Atazha__turux 9 дней назад
Ala wn wyey mnta aso 40k maraya is dhahy so eg intu maryo wn ka qusty😢
@Maryam_Nuur_Geesey
@Maryam_Nuur_Geesey 9 дней назад
Hawàda ayuu kabaxay 😢
@dalaytemoha58
@dalaytemoha58 9 дней назад
Jabuti wa ay ka goday somalia waxana unol qomiyado badan lkn somalida majorati ah
@ZakiyoAbdirzaq
@ZakiyoAbdirzaq 9 дней назад
Miskiinta mxa loga jabsaday 😢
@abdillahigourreh8991
@abdillahigourreh8991 9 дней назад
Jabouti Somalia ayey ka goday majority waa somali amira plz tarikhda barta inaanta yar yey idinka dhadhicin inay canfartu wadanka ledahay ee waa inyar oo ku nool waa minority
@FardowsaMaxamed-jg5po
@FardowsaMaxamed-jg5po 9 дней назад
Alla anaa u horeeyaa😭😭
@KIKIAFCAD1-e9u
@KIKIAFCAD1-e9u 9 дней назад
Ladan sorry one like 😢
@dekaibrahim2268
@dekaibrahim2268 9 дней назад
Djibout ma somali ahayn somaliya na nama xoryne ciisa is xoreyay
@user-gu3gu7vs2f
@user-gu3gu7vs2f 9 дней назад
Ladan marwalbo ilenka eyforta😊
@ikeaamkhaalid
@ikeaamkhaalid 9 дней назад
Jabuuti somalia ka go'day lkn waa wadan la aqoon sanyahy
@IqroSiman-k3n
@IqroSiman-k3n 9 дней назад
Amiroyyyy❤❤❤❤❤❤❤❤ abayoyyy iphone isoo dhiib ado mhdzn abyooyy mcneyyyy asagay ayaa ii diiday inaa sawir iga qadaan abayooyy mcneyyy wlsheyyyy koko igu soo dhiib somalia jogaa abayoyyy said ayan kuu tagera mcneyyyy 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Atazha__turux
@Atazha__turux 9 дней назад
😂😂😂😂😂
@user-yh9qz6fq7l
@user-yh9qz6fq7l 9 дней назад
Runtii Caloosha Ayaa ihurtay markii Aad dhahde Sawir Ayaa la iidiiday Kuwaasi waa Cawaan Waana wax magartaan,, Ani hada kula Hadlaayo Gabar io wiil oo dhan ilama dhalan Waayo Dunida kali baan ku ahay oo Madi baan ahay oon cidna ladhalan Ee Ani Germany Baan jogaa Anigaa neh kuu lacagta kuu soodhibaa Ama aniga mesha aan joogo kaga gadaa,,Hadii Aan iphone 12 » or iphone 13 keepaa rabtaa Lapadas mid baan lacagta kusinaa Ama mid baan kuu soogadaa Dadka qaar wax la weydiisto waxaa dhaamo Dad ka wal waalan adoo Wax weydiiso uusan kuu jwbin baa kaga vcn kuwa jees jeesa io kibirka padan Aad wax weydiiso
@user-yh9qz6fq7l
@user-yh9qz6fq7l 9 дней назад
​@@Atazha__turux Baayo Laguma qoslo Qofka Waayo Nolosheda io Waxa Ay nafteeda upahan tahay Ayey ka hadashay Walle Soomali Markii uu Shiikh mustafa Haruun Hadalkiisa been ma ahan Wxa uu yiri soomali waa dadka aduunka ugu waalan Waayo dhaxdooda is daawado isna Dagaalo iskuna gafo ALL SOOMALI people growth
@Nusaybayuusuf
@Nusaybayuusuf 8 дней назад
7+7
@samiraali1882
@samiraali1882 9 дней назад
Maxaa waye nolasha akhtarjabiska ah Djibouti wadan waye lakiin Originally waa Somali Gumeestaha na kala qeybiyey oo France England iyo Talyani baa nagala gumeystay marka xornimada wada qadanay neh Somalia iyo Somaliland wey midobeen 1960ki marka gumistaha iska bixiyeen halka Djibouti 1977 marka xornimada qadatay ay dhahday wadan noqonaa Tariikhada dalka barta waa Muhiim Dad dhan baa idinku xeran aa Hormuud u tihiin
@HodanAhmed-hs1we
@HodanAhmed-hs1we 9 дней назад
Somlilnd waa qaldamen anigy la midowdo mahyn somliya
@AxmedAadan-h2j
@AxmedAadan-h2j 9 дней назад
Allah yaa jecel
@Khadruuzh
@Khadruuzh 9 дней назад
Guys please ladaneyy 100k aan gaadhsino isla bari😢❤
@OgaalkaMaanta1
@OgaalkaMaanta1 9 дней назад
Amiiro waan kusalamay
@QueenJuuro27
@QueenJuuro27 9 дней назад
No1 : lipstick 💄 isla isticmaleysan iska dya haplo ma wanagsna No2 : Tariikhda barta Djibouti 🇩🇯 waxe ka goday somalia 🇸🇴 waa walahen waxena ka mid thy 5 somali qomiyad bdn weku nolan karan lkn majority waa 🇸🇴
@MeyzuunAxmed
@MeyzuunAxmed 9 дней назад
Amiroy abay xaleyy asad marku sodhigyey ayan usarey qalbi❤❤❤
@sicidoomarabdi2152
@sicidoomarabdi2152 9 дней назад
Amiira abaayo sxbtaa koko by by qurux badan u samee
@SuhuurcaliSuhuurcali
@SuhuurcaliSuhuurcali 8 дней назад
Meel maba u socote maxa by by lo samena 😂
@AnzalAbdalle
@AnzalAbdalle 9 дней назад
Qofkii ugu horeyeyy ee video fiirsaday😂😂
@Sia88-u5r
@Sia88-u5r 9 дней назад
D.jabuuti soomalia laga gooye ama ee ka go'de😢
@MarwaMaxamed-ld5hu
@MarwaMaxamed-ld5hu 9 дней назад
Anaa uhoreeyo caawa
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 9 дней назад
Ladan Cidi sorry sister never give up 🥰🥰
@ikraam_72
@ikraam_72 9 дней назад
Asxabey muraad ba leyahy laga yabe midkiin in la ii aqbalo ducadiisa iso duceeya plzzz😭
@shamsoabdiali6539
@shamsoabdiali6539 9 дней назад
Love you Amiiradeena👸❤
@RozaXasan
@RozaXasan 9 дней назад
Ay Teamkyga❤ wada jira😫
@AyanElmowge
@AyanElmowge 9 дней назад
Mansha alaah tabarakalaah walaal qali ❤❤❤❤
@samarmohamed4226
@samarmohamed4226 9 дней назад
inta amiira ila jecel like❤️
@Nahwa6010
@Nahwa6010 9 дней назад
Djibouti Somalia ka goday Tariikhda barta Jiboutiyanka aa arki jiray Somali aa nahay laakiin Dalkeena Djibouti waye ay dhihi jireen ladan why u dhahdey Somali ma nihin oo hadana ay u dhahday Somalia kama go'in Qof wax bartay waye la lahaa waa wajib wax yar haba ahatee Tariikhda Dalkeeda waa ka taqanaa?
@Burco_bila
@Burco_bila 9 дней назад
Amiiro adiga iyo gabdhaha team 27 dalxiis ma aadan o girls night so qaadatan o so bashashaan hada gabdho youtubero badana wa tihine
@Gabadhii-murugeysnayd
@Gabadhii-murugeysnayd 8 дней назад
10:57 amiira wn fahanay wxy samia dhahayso mxd dhiidh la saartay wxy dhahday alfa io sundus baa ishaystay like majeerteen io ogaaden baa is haysta iyagana way is feerayeen 😂
@FartuunCali-d3n
@FartuunCali-d3n 9 дней назад
Team amiira qurux one like 🎉🎉😊
@user-bf2ru3eq5i
@user-bf2ru3eq5i 9 дней назад
Ladan wallhi dadkay isku diraysaa maray tiraahdo somaligu waa raqiis iyo maray tiraahdo jabuti somli maaha Gabrta canfar ba aka dhex hadlaysa yaahu dheh 😂😂😂
@osmanomar4824
@osmanomar4824 9 дней назад
Welcom Amira Qurux
@NajuuAhmed-qd3yq
@NajuuAhmed-qd3yq 9 дней назад
Amiira behind wa jeclahay wek halmar noso gali
@AbdirahmanMoalin-v7s
@AbdirahmanMoalin-v7s 9 дней назад
Welcome back ladan cidi🎉
@XafsaMus
@XafsaMus 9 дней назад
Amiira quruxeeyyyyy
Далее
AFDUUB
51:17
Просмотров 155 тыс.
CAAGA ISTAAJI CUNTADA CUN GAMEKII UGU QOSOL BADNAA🤣
12:31