Тёмный
No video :(

LAFOOLE "GABADHA NOO FUR AMA WAA LAGU DILAA" | WAAYA ARAG PODCAST | WARIYE SHARMAKE ABUKAR AMIN 

Hubaal TV
Подписаться 83 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

HUBAAL MEDIA GROUP

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 23   
@dekomohamed5868
@dekomohamed5868 Месяц назад
Ninkaan haduu quraanka baranlahaay wuxuu ku akhrinlahaa cadmacaan hanuun baan allah ugarajaynayaa
@faadumocabdilaahi3965
@faadumocabdilaahi3965 Месяц назад
Fananka lafoole waan tageera hesihiisa inta bdn waa qalbi taabad
@akramnifamiofficial995
@akramnifamiofficial995 6 дней назад
Lafoole walee waa fanaan fanaan dhaafey
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir Месяц назад
Masha Allah lafoole ileyn reer black see ayad ahayd Aniga ka mid ah reer black see wanku salamay mar labad ❤
@maxamedfowzi3720
@maxamedfowzi3720 16 дней назад
Maxamed maxamuud shiiq abdikariim, durinaw, abwaan waan allow kuu naxariiso😢
@MaryaniitaPpe
@MaryaniitaPpe Месяц назад
Waa ku salaamy sharmaake abukar aamin waana kaga mahadcelinaya barnaamidka quruxda badan aad nosoo diyaariso sharaf io karaamo❤
@gday9659
@gday9659 Месяц назад
Mar kale waxaan nasiib u helnay fannaanka codka macaan ee Lafoole. Sharmaarke fannaaniintu in uu qof kale waraysto maba aha. Sharmaarke adigana waxaad tahay fannaan kale. Mahadsanid fursaddan aan kaa helnay.
@user-kj5on7pp4z
@user-kj5on7pp4z 20 дней назад
Yaa allh 🙏 maxay dadxumi jogaan dunida Amarka illhay iyadoo lamehrsaday ayaayn wali rajo qabaa😢 Markay idhahaan AABO🤕
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 Месяц назад
Bahda hubaal horta dadaal badan bad kujirtane se barnaamin bad odhanaysiina 10 minutes bad soo daynaysiina e isagoo dhanaystirana e qofka martida ahna wakhti lagaga bogtana siiyana e ceeb bay idinku tahayna e 10 mimutes uun inaad kusoo koobtiina waraysigiina e.
@alimahadabdi1496
@alimahadabdi1496 Месяц назад
Asxan fanaan baqorka codka lafoole nin weeyn aa manta noso qabatay wlhi nin aa hesihi aa nagesto sharaf iyo karamo fanankena cimri dher iyo iyo cibado suban alle a siiyo ❤❤❤❤❤ 6:06
@mahadiadawe
@mahadiadawe Месяц назад
CAJIIB LAYAAB LEGEND LAFOOLE
@MohamedSalah-gm8wd
@MohamedSalah-gm8wd Месяц назад
Axsan fanan lafoole
@firdosasileban2111
@firdosasileban2111 Месяц назад
Alfanan aan aad ujeclahay lafoole❤
@abdulahiabdihassan3622
@abdulahiabdihassan3622 Месяц назад
Asc hubaaltv aa ku saxee Bare Maxamad Fiidow waaa Abwaan ween oo ruwaayado badan iyo heeso iyo laxan badan sameeyay
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Месяц назад
Qisada heestani waxaa iiga baxay in musiibo xaasid haleeshay! Guri khasab lagu dumiyey iyo mid lagu dhisay dulmi iyo dakano beerta ka baxdaa miraheedu kharaara( walee aakhiro war weyn ayaa jira)
@masertoy2328
@masertoy2328 Месяц назад
Ala isasag 😢
@Flims-vloge
@Flims-vloge Месяц назад
Fanaakeena wayn ❤❤❤✌️✌️💤
@yassinhassan2566
@yassinhassan2566 Месяц назад
Isaseg Best
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Месяц назад
Xaawa cubayd waa maxay xayeysiintani😂
@user-ji3nj9cx1j
@user-ji3nj9cx1j 29 дней назад
Ayaan isn't esy
@user-ln2tb6sc2r
@user-ln2tb6sc2r Месяц назад
😢😢😢😢😢❤❤
@mrawaaleaden4047
@mrawaaleaden4047 Месяц назад
waligay wax idin ka xun ma arag wareysi dhan ayaa 9 daqiqo iyo 10 daqiqo ka dhigeysaan maxaa idin ka qaldan
Далее
Девочки, у вас тоже так? 💅🏻✨
00:17
NIMCAAN HILAAC SHOWGI QARNIGA 2024
26:48
Просмотров 7 тыс.