Тёмный

Lama raadiyo nin faraha ka qaad wuu soo noqon adiguba tijaabi 

Ayub Ahmed Podcast
Подписаться 86 тыс.
Просмотров 164 тыс.
50% 1

=========================================
I make reaction and inspirational videos every week.
Connect with me on social media:
Instagram: / ayub.axmed
Snapchat: ayubaxmed1
Facebook: / ayubaxmedmedia
My gear:
Nikon DSLR camera.
Software:
Sony Vegas Pro 19
Sony vegas pro 13
After effects CC
VIDEOS:
Videoblocks.com

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 229   
@xaliimoxayi5597
@xaliimoxayi5597 2 года назад
Ayatul kursi 70 Faatixa 70 Qulhuwalle 70 Birabi naas 70 Birabbil falaq 70 Wiilka sokorta qaba quraankaas ku akhri waa la tijaabiyay wuuna caafimaadin inshllh. Waan jeclahay sida aad Eebbe u xusto ilaahay ishaada ha qaboojiyo wll.
@aayanmodelofce4401
@aayanmodelofce4401 2 года назад
Qoof ad jeclahay miya ducada
@rahmoahmed7395
@rahmoahmed7395 2 года назад
wlhi xariirka aadanaha waxaa kafican xiriika rabi oo mashquul kujirin jacayka aadanaha waxaa kadagananshiyo badan kan rabi ilohow bani aadan qalbigayga iiga ilaali saa waa bani aadanee wllo dhalinta ayubow ujeedi tan rabi daa ima taas baa aduun iyo aakhiro dagananshiyo leh
@Nadiifoxasan-n2q
@Nadiifoxasan-n2q 2 года назад
Waa sax wllo qaali
@mohamedkhadar9443
@mohamedkhadar9443 2 года назад
Aadane Alle wayne aya Isu Abuury Lab iyo Dhedig Rag iyo Dumar marka lama Kala Maarmayo Qiimahaga umba La Garta Wa sa Allah inad Jeclaato oo waba waxa logu Dhawado Rabi
@ikraanaxmed6014
@ikraanaxmed6014 2 года назад
Jasakallah khayr wll
@ahmett125ak8
@ahmett125ak8 2 года назад
M.a really
@caishoqaali6653
@caishoqaali6653 2 года назад
Wll.xageekalasooxiriira.waxbanraba.inakulawadago
@ibtisaamqurux1634
@ibtisaamqurux1634 2 года назад
Ninka kaliya dhiira kalintiisa awood ii ah♥️♥️♥️♥️♥️
@mowlidsheikhhassan4840
@mowlidsheikhhassan4840 2 года назад
وَاعْلَمْ أنَّ النَّصْرَ مَعَ الصَّبْرِ، وأنَّ الفَرَجَ مَعَ الكَرْبِ ، وأنَّ مَعَ العُسْرِ يُسراً
@LiinaMohamud-x7f
@LiinaMohamud-x7f 11 месяцев назад
Anu Markaan kuarkay inu isbadalay Hal canug baan uhaaaye waana iskafurayyyy😂😂😂😂I love myself I don’t need stress man
@faysalelmi2091
@faysalelmi2091 5 дней назад
Waa lay furay maa iska nahdid xaliimo adi wax ma furtide
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 3 дня назад
​@@faysalelmi2091gurku wa heshis qofki an ku qabacsanayn furinbu dalbanaya rag iyo dumarba haday ku tidha xaskagu habi kuma ihi gurkena dee wad isfuraysan
@qalbiuroon746
@qalbiuroon746 2 года назад
Shukran jasakallah kheyraljazaa macalin ka dhiirigayaha
@Zuhurat__V
@Zuhurat__V Год назад
Tijaabo aan ku guuleystay thnks ustaad❤
@sam_saed9274
@sam_saed9274 9 дней назад
Abyo ma sameyse mxaaase kla kulantey ani I heysataa hada 😢
@mahamedmurtiileh9609
@mahamedmurtiileh9609 2 года назад
Wllky waan ku salaamayaa salaan sare anigu waxaan joogaa sweden gaar ahaan jönköping
@Maanbaashi5050
@Maanbaashi5050 10 месяцев назад
yaa umaati muxaamed ilaheey ku xirnaada akhiradiina hagajiyaa Binion adaam isbedeel lagama waayo waxan is badaliin raxmidisu tageeyn waa ilahaay
@quenmaria9258
@quenmaria9258 2 года назад
Sax mhdsnd wall ayuub waxa thy Shaqsi fikrad wangsan oo qofkii dhagysto uu niyd fiican kala kulmyo good power
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 года назад
Saxiix ustaad 💯💯💯👏👏anigu horaanba u sameeyey💯💯👏👏
@kariimaahmed3560
@kariimaahmed3560 2 года назад
Allaha Ku Barakeeeyo Walalkey🙏♥️❤🙏
@xasanhiil4812
@xasanhiil4812 Год назад
Ayaan hore ayan mlin gabar bartey qoftii 3 days mrkan wada hadalney xariirna uusan bilaban ayaan ka dareemey. Wax cusub wlhi 3 mlin kale ayan janis siiyey raadiyey daba socdey waxey damacsantahay ogow ayanba islahaa Hase ahaate qoftii waba is macneyzey mshqulaan jirin ayayba sheegtaa 1 month ayaan ujrey ayada dhan💯😂 inta iso wacdey isoo radisey mxa kwada maxa sidan usameysey Anigana wlhi waxnba jeclahay qofka ismacneeya inaan qaladkisa ku ciqabo
@SacidoSaafi-jr7bf
@SacidoSaafi-jr7bf Год назад
Qofti ani waye waku gu qaptay faraxoow😂😂😂
@xasanhiil4812
@xasanhiil4812 Год назад
@@SacidoSaafi-jr7bf quruxey adi mahan midoo.kale waaaaye
@Fatma-gy5cl
@Fatma-gy5cl 9 месяцев назад
​@@xasanhiil4812so inta kaa arki meyso 😂kaartadaada
@hooyoxaawa9448
@hooyoxaawa9448 6 месяцев назад
Wll halkeen kala so xidhidha wlhi wn ku bahanahaye
@heegomuuqdheer944
@heegomuuqdheer944 4 месяца назад
Ahahah 😂 malis yasaayo
@simanmohamed969
@simanmohamed969 Год назад
Allaha ku sharfo maanta kahor kumaan daawan
@maryanawessmaxamed4289
@maryanawessmaxamed4289 2 года назад
Xariir oo dhan marawi waa ka goay bes 🥺😭
@Amouchy
@Amouchy 2 года назад
🥺🥺🥺 I.a qofkga saxda ah wuu imaan dona ee sbr abyo
@azoummoh3825
@azoummoh3825 2 года назад
Waa talo fcn walal jisakllah 💯🤙🏻
@muniraqueen6474
@muniraqueen6474 2 года назад
Alle hakujeclado wall qali wa figrad qaliyaa wa ra yii aad uuwanagsan
@cabdulaahigalbooy2732
@cabdulaahigalbooy2732 2 года назад
Waqtiga iyo waayuhu ayaa sababay 😭😭😭
@sumayosaciid5755
@sumayosaciid5755 Год назад
🤔
@quenmaria9258
@quenmaria9258 2 года назад
من شرف نفسه فهو شرف
@cayshacuud2437
@cayshacuud2437 Год назад
Mahadsanid Wll lkn mar hore ayey igu fiicnayd runtii taladaan hadda wan soo jabay inkastoo aan wali naxariis badnahay
@xasanhiil4812
@xasanhiil4812 Год назад
Caishey sikasta aad unaxariis badantahey hadad qofka dhankiisa uu gees ujanjeero uusan dacad aheen goy dheh
@munaxusan594
@munaxusan594 Год назад
Wllo ayuub maxaa sabab inay marka hore ay ragu lasoo xidhinaa markuu bilow yahay aykudaneeyaan markaad isdhex gashaana ayisbadalaan
@NadiiraAbdulaahi
@NadiiraAbdulaahi 2 месяца назад
Walaal waa markaad is wada siiso hayswada siin is ilaali
@farciyocabdiraxman6510
@farciyocabdiraxman6510 Год назад
Absolutely ✅️ shukran macalin
@abdirizaakhabdullah1515
@abdirizaakhabdullah1515 2 года назад
nobody s ever buys if they truly care they will meke time for you
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Год назад
Thank you brother you are the best counselor, wisdom words
@abdoabdi4756
@abdoabdi4756 Год назад
@saniaabdulkadir2135
@saniaabdulkadir2135 Год назад
thank you bro dhiragalintaada awood ii ah
@anabhassanmohamed-je8lr
@anabhassanmohamed-je8lr Год назад
❤❤❤❤❤❤ waxa tahay wll qaaaliya AlllAh ku xafido
@maidohussain-it9nd
@maidohussain-it9nd 7 месяцев назад
Qofke anigo xariir la Leh Gagabsi igu bilawo marku iLa soo hdlo dhaqsa looma jwbo sbbto ah qiima aktisa kuma yelaneysid 1 su,aal ugu yaraan 10 saac kdp ujwb qofke tashto halga tashto gbdhow
@adnamohamed613
@adnamohamed613 2 года назад
Communication la'aanta wa caqaba uku bdn ee heesata dadka xiriirida sameeya😳
@amatallahbintuosman1092
@amatallahbintuosman1092 2 года назад
Caqabad weyn maaha hadey daacad isku yihiin dadka wey ukala dhashaan qaab xiriirka
@Poqorada
@Poqorada Год назад
Suasha raadinaayay❤
@bishaaraqaali7736
@bishaaraqaali7736 Год назад
Alla ayaa mahad leh
@alinooromar6949
@alinooromar6949 2 года назад
Walal wanag bad noshegtay jazakumullah
@amalabdi6617
@amalabdi6617 2 года назад
Kani waa maaha nin ku doonayne ha iska eryin inamada kale hallo nin aan telefon kaa qabanen maxaad ku fali
@samiramohamud629
@samiramohamud629 2 года назад
Mcnt wlhi qof kasi waa aniga😭😭😭😢
@amalabdi6617
@amalabdi6617 2 года назад
Walaal illahay ha kuu sahlo miskiina
@samsamali4206
@samsamali4206 2 года назад
@@samiramohamud629 sorry abayo
@samsamali4206
@samsamali4206 2 года назад
@@samiramohamud629 sorry abayo hada sidee thy
@aizhadiamond7561
@aizhadiamond7561 Год назад
@@samiramohamud629 abyo hdda muu kuu wnagsanade
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 года назад
Keep going ustaadi
@nimomohamed7184
@nimomohamed7184 2 года назад
Wll ayub Will ayan wad shekaysan markas wan waniya sida hooyodi ogalah sidokaleh add bu ijacelahay maxan sameya
@MohamedAhmed-ql9eo
@MohamedAhmed-ql9eo 2 года назад
Mahdsanid ustad
@najmadirieadan1625
@najmadirieadan1625 2 года назад
msha allh jazaakumallhu qeyr wllll waasax
@namishmohmet5402
@namishmohmet5402 2 года назад
Aniga isoo jawab inbadan ku sugaye channel kaga ka war hayah 😢
@abdulqani782
@abdulqani782 2 года назад
Mahadsanid ustaad
@fahmocismaanfariyare331
@fahmocismaanfariyare331 2 года назад
Xagee kahelaa mcalin
@dahabibrahim2371
@dahabibrahim2371 Год назад
Allah kuxifdiyo wll
@faizaabdirzaakahmed3285
@faizaabdirzaakahmed3285 2 года назад
Ustaad shukrn ♥️💙❤
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 Год назад
waaa mida Hada igu dhacday ihaysata
@macruufchannellive4166
@macruufchannellive4166 Месяц назад
Ok
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 8 месяцев назад
ءستاد أيوب اسلام عليكم ورحمة وبركاته بعد سلام اخي halkeen kaalaso xariiraa waxaan ahay hooyo guri iyo caruurbaleh alx lkn suaalo ayaan rabaa meel aan kaa waydiiyo
@qadrosabriye8480
@qadrosabriye8480 7 месяцев назад
Aniga waan rabay Instagram maxa ku qoran no raadi 😊😊
@ayaanluul880
@ayaanluul880 6 месяцев назад
Ninka kuqaba hadana waxkastoo iska fudud kaxanaqaya kaana aamusaya ilaa wakhtigaad aduu lahadasho aan kula hadlayn hadana 2ba cisho kadib sidii hadana afka utaagaya marnaba aan kula hadlayn adoo lahadla mooyee sidee loola dhaqmayaa
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 5 месяцев назад
Adigaana ka aamus, isquurhi, Sidaas markey sameeyan waxba jiira. Ka aamus. Adigaana telephonka block ka gasho isaaga saxiiga keeni
@raaqiyoaden
@raaqiyoaden 2 месяца назад
Best dhirigaliye 😊
@ciiltira10
@ciiltira10 2 года назад
Wll ayuub xaga maskaxda wxa furfura kaso hdal
@namishmohmet5402
@namishmohmet5402 2 года назад
Ma maskaxad laga hay😅
@caaishacadey1487
@caaishacadey1487 2 года назад
Quraanka iyo adkaarta badso inshalaah farxad baa ku noolan
@ciiltira10
@ciiltira10 2 года назад
Mhdznid
@asiaali1869
@asiaali1869 2 года назад
Waxaqiq ustad Ayub✅
@batuulasaid6921
@batuulasaid6921 2 года назад
Actions louder than word's
@anzaldn2408
@anzaldn2408 2 года назад
Thanks brother
@ruweydosuldaan1197
@ruweydosuldaan1197 2 года назад
Asc wll ayuub Waxn Raba inan sigoniya ku lahadlo hadey macqulthy
@abdinuurtimir1708
@abdinuurtimir1708 Год назад
Instegramka kala hadal
@lugayar9163
@lugayar9163 2 года назад
Mahadsanid wllo
@umuasiahusseinhussein3972
@umuasiahusseinhussein3972 2 года назад
Asc Ayub walal waxa ahaay hoyo 5carurt heysato walal talo ayn kaa rawaa xage kala xiriri karaaa
@warsamemaxamed7198
@warsamemaxamed7198 2 года назад
Wll ayub axmed waxan rabaa in aan ku dhohoo waxan rabaa labarkaga was abka sii aan ku la wadago wax yabo badaan wll ok
@bakarcabdiraxmaan-uu8fy
@bakarcabdiraxmaan-uu8fy 6 месяцев назад
Su.al ayan kuwaydiinaya wll gabadha kawaran hadey jecelka usheegato ninka qimahedu wasidee muse kunicikaraa taa ?……ani jaclka ayan usheegtey isaguna wuxu igu jawabey wxd iga rajeyneyso wad iga heli hadii an nolano Alle haino fudeydiye mana nihin dad fariimo badan wadaga kaliya marka is wydiineyno wx moye
@sharmakrxusenmaxamud450
@sharmakrxusenmaxamud450 Год назад
Abowe waxan karawa taloo intee kalaa soxiriraa isheg blz
@asmacayni2905
@asmacayni2905 Год назад
Aad bad umahadsan tahay wllo taladada qatay
@sacdiyoshirwac4106
@sacdiyoshirwac4106 2 года назад
Walhi tan hadaan kusuganahay aramaha aat kasheekeyneysit
@amansanjamac7447
@amansanjamac7447 Год назад
Wlh blh intaa kahadleso ihesataaa apowd xag kalasoxiriraaaaaa isojawab
@NuuraCabdi-z7q
@NuuraCabdi-z7q 2 месяца назад
M.a wallkay wan kafaiday
@hanaapdulah8167
@hanaapdulah8167 2 года назад
Qofban nacay markaa waxan raba inan ka tago nafsan ahan wan dhibsanaya marka san uga tagikara wllo ayubow isagu wu ijacalyahay anigu lakin ma rabo
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 8 месяцев назад
Waxaan filayaa gabdhaheenaa ubadan suaalaha lkn wll ayuub ayaan kawada sugaynaa jawaab
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 2 года назад
Absolutely 💯
@ashaahmed1334
@ashaahmed1334 2 года назад
Wlhi wxd noo sheegta runta
@kawzarxaaji5391
@kawzarxaaji5391 10 месяцев назад
thnks wll❤
@lakiladan7238
@lakiladan7238 2 года назад
Asc ayub xirir ayaan leeyahay awal wuu ila so xirir.jiray lkn hada marmar ayuu ila so xirira wuxuse yiri waxbarasho ayaan ku mashqulsanahay oo jamacad ayu dhigta wuna dhaman raba hada mudo ayaan u samrayay marmar oo kaliya ayui ii so waca anigane ma wico wayo mar hadu ii dhahay waxbarasho ayaan ku jira ila tali bal blza anigane dhowr jeer ayaan qalbiga ka so.jabay waxanan go aan qatay inaan qof danbe danayn sinin wayo qalbi hore u so.jabay wad dareemi karta ila tali markaas qofkaas muxu kula yahay😪
@samsamali4206
@samsamali4206 2 года назад
Xge kala so xarira abayo ana ku sinayo talo
@katrajama8077
@katrajama8077 2 года назад
Abaayo anigana isii talada meshaan nogu so qor
@samsamali4206
@samsamali4206 2 года назад
@@fartuunaadan9614 facebook abayo
@samsamali4206
@samsamali4206 2 года назад
@@katrajama8077 talo noce
@Fatma-gy5cl
@Fatma-gy5cl 9 месяцев назад
​@@samsamali4206😢talo ubaahanahy qof i siya😢
@oubahmohamed9692
@oubahmohamed9692 2 года назад
Mahadsanid
@fatuushnoah9949
@fatuushnoah9949 2 года назад
Shukran wll
@AasiyaXayaat
@AasiyaXayaat 8 месяцев назад
Noloshada qof weligaa ha uliidin
@abshiromaxamuud8993
@abshiromaxamuud8993 2 года назад
Asc wll talo ayaan kaa rabay xaggee kala soo xiriiraa
@iskufilanfarah3842
@iskufilanfarah3842 2 года назад
Ustaad kaso hadala xalay Ridwan isaaq gabdhii sxbteed khiyaantay intaan dawanayey Ridwan kii xala igu yabadna weeye waana kanaxay gabdha maskiinta lo khiyamay
@هنادي-12
@هنادي-12 2 года назад
Haa abayo wa saxibaded yar anti ila iyo hada 2 weeks ayey ku rigeda ku so dhawey say sas ayey ogu badashay waxad ka baraneysan in adan qof dumara gurigada kenin yaab waye maskinta wey jareyneysay markey hadleysay ala xanun badana
@Maaida9
@Maaida9 2 года назад
Wlhi ani xitaa calooshee i hurisay zxb iyo sanaa aaa afka ka qaadi wayeh
@iskufilanfarah3842
@iskufilanfarah3842 2 года назад
Ilahay ha u gargaro ilahay mid guulaysata hakadhigo wlhi waa xanun naag sxb maleh ciilka igahaya waayaabin haduu naag u bahanyahay kale melaha haka doonto maxa guryaha iyo naagtiisa kusoo hoos ceshay gabdha yar weye hada guri yelatay marku yiri adigu ma ninkaga waydiisid waxay ugu jwbt gurigaygan ubaqaya inu igadumo waxanan hubin yaa alah kan hadu qaba haduu nolol iskugu hareen ilahay mid wanagsan ha uga dhigo oo qiimaheeda garanaya ilahay ha uwanajiyo rida waan dibdanbe kudawan mayo
@iskufilanfarah3842
@iskufilanfarah3842 2 года назад
@@Maaida9 naag sxb maleh xata ina adeertaa haso dhawaysan
@هنادي-12
@هنادي-12 2 года назад
@@iskufilanfarah3842 abayo sow laga mayabo ayada in ey kadal batay xirir ninka ilen guriga ayey jogtay ninka hadu yahay nin wa nagsan oo gacan furan oo ayada uwanagsan jecel sinayo ayey aragtay kadibna ku day day ilen nin naag didi maye
@SaciidcabdiXasan-bu9rg
@SaciidcabdiXasan-bu9rg Год назад
Mahad sanid abowe
@Rashkacadde
@Rashkacadde 11 месяцев назад
Sxb wax badan ayan ka faidey walahi no so badi mar walbo
@ridwanabdulle6991
@ridwanabdulle6991 Год назад
Insha allh
@zamuadankey5239
@zamuadankey5239 Год назад
Xagekala soxarira wll
@roblehnouria9966
@roblehnouria9966 9 месяцев назад
Thank wll
@safaadan907
@safaadan907 Год назад
Walaalo qof iga amaamusan taa micinaheedo ma waxay caynaysaa inu ku jecel yahay
@FatimaIstahil
@FatimaIstahil 2 месяца назад
That.s thure qofki ka mar ma ka maraan ceeb maha
@qalpiqurux
@qalpiqurux 8 месяцев назад
Qof aad hada is barateen xidhhiidh idinka dhaxeyiin lkn sades cisho anaa ka warhayay wacayay la hadlayay lkn ma joojiyaaaaaaa isagu qof xidhiidhle maaha
@umumuscab1984
@umumuscab1984 2 года назад
Dhiiri galiyE fcn
@waxgarad983
@waxgarad983 2 года назад
Qof AAN jeclahay ayaanka tagay Wayna iga diiday in aan dib isugulaabano SIDAAN U JECLAHAYNA AFKAYGA KAMA QEEXI KARO😭😭💔
@halishmohaa2912
@halishmohaa2912 2 года назад
Mxa horaan ugatagtay wll hadaa jeceshahy
@fatihaabiiint5090
@fatihaabiiint5090 2 года назад
Asago kujecell ayu qofkaa kafogaan karaa
@halishmohaa2912
@halishmohaa2912 2 года назад
@@fatihaabiiint5090 anga hada waliga tagay malaga yabaaa in jecelkyga dib uhelo
@aizhadiamond7561
@aizhadiamond7561 Год назад
@@halishmohaa2912 hdda dib makugu so noqde qofka haduu kujecel yahay waa kii so laabta
@Baariyey77
@Baariyey77 8 месяцев назад
@@fatihaabiiint5090benta maha 😮ano jcl hda ka fokady
@raxmazhide464
@raxmazhide464 2 года назад
Xge la gaa widiyaah sulaha wllo
@Msshodan4455
@Msshodan4455 8 месяцев назад
Aniga wiil jacelhay iga tagaya qalad been duusha iga saraya sii uu iga tago meel kasto block iga saraya😢😢😢
@Hodohayaan-pb1zp
@Hodohayaan-pb1zp Год назад
wllhi ari taa wan qatay sidaa aatiri ba na dhacday
@hooyoxaawa9448
@hooyoxaawa9448 5 месяцев назад
Wll anu Sasaa hada ihaysata ilatali 11 cisho ma arag ana maradin 😭💔
@XaliimoCismaan-nm3be
@XaliimoCismaan-nm3be 6 месяцев назад
Asc wll waxan karaba talo bilis isojawab waxan ahay gabar xaas ah waxa laiqab 6bilo waxan ihaysta inuu San ninkaygu uu Isin waqti marmark Qatar wuxuu amuse ilaa lix bar ilaa 10ban bari tan kale 6biilo wuu iqabay afar bilod biil imasiin hada waxan aminsanahay inuusan ijecelan ee maxan sameya wll
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 5 месяцев назад
Wll Umuuraha Allaha kuu fududeeyo bal waxaad igala soo xiriirtaa snapchatka ayubaxmed1
@tusmojamaliban1075
@tusmojamaliban1075 5 месяцев назад
​@@ayubAhmedPodcast asc wllo numberkaa lgala soo xiriraaa
@ikrancabdiraxman8243
@ikrancabdiraxman8243 2 года назад
Walaal talo ayaa kaagabahanahay ee xageen kaagalasoo xiriira
@nimcanoor4444
@nimcanoor4444 2 года назад
M .a abowa mcn
@barbatov288
@barbatov288 2 года назад
Asc ayuub Ahmed wll waxn ahay wiil jeclade gabar 10sano kahor Mana aqaano mel eyku suganthy waa jeclkyga igu horeye ila hada ma gursan hasawana masameyo iyadan ku xirey qalbigyga waxn xasus ka dhigta hadiyad iyada isiise
@zamzammohamed787
@zamzammohamed787 2 года назад
Amaaa ani ahay gabadhas mgcd🤣
@barbatov288
@barbatov288 2 года назад
@@zamzammohamed787 qoftas ila raadi waa iga dhaab abayo adi xage jogta shuknsi igama ahan garab ina isiisid rawa
@zamzammohamed787
@zamzammohamed787 2 года назад
@@barbatov288 waan ku dareemi naf wax jcl 🥺srry aan kula raadiyh gabadha halkh jogty marky kugu dambeyy ehel iyo familykda qof ah raadi la xiriir bal inaaad hesho walal 🥺
@barbatov288
@barbatov288 2 года назад
@@zamzammohamed787 thnx sida igu diir naxde wll gabdha an jeclahy waxa la dhaha fatxi abdulhi farax waxn ehen classmate barigas jecl ma aqoon waxn diirada sari jisey sxb lkn Aniga dren jecl uqadey xita xiga fasaxa school hadey meel adeyso wey iso wace wan raaci jire waxey ii arki jirte inan ahay sxb garbtagn ana ma drensin jiriin jeclka an u qawo malin malmha kamid waxn ku arke iyado wiil la tagaan school dhax diisa kama maserin ilen willka sxbkey waye wana marki igu horeyse an ku arke aso la tagan markey ka tagte ayan utagey waxn dhehe sxb mexey ku weydiide ilen qof wax jecl ayaan ahay wax kasto iyada kusabsn inan ogada jecla wuxu idhahay jijina gcnta igu jirto ayeey iga codsate wexe ishegte iney ka heshey ana isla markii meshan uga siinte yarki gcnta ayan gahste masiinin waxn rabe iney mar un igu aragto kadib iga codsato an usiiyo lkn nasiib daro malinkas sidan u waye ilaa hada wax number ama ciwaan an kala xariiro mahayo family keda ma aqaan qisada wexey ka dhacdey kenya
@manhamanha5151
@manhamanha5151 2 года назад
@@barbatov288 waxaa raadisaa walal xilihas gabdhihi AA isku schoolka aheyseen raadi .ama wiilasha qof uun kuu tilmaamo Alle haku sahlo hadey tahay xaskii uu Alle ku qoray .hadii kalane Alle hakugu badalo mid ka qeyr badan
@HamdaAbdi-x8s
@HamdaAbdi-x8s Год назад
waxan raaba in ana go aan cusub qaabto caawa waa balan 😢
@UmuShayma
@UmuShayma Год назад
Ma qadatay😢
@fatxiisuroon4317
@fatxiisuroon4317 3 месяца назад
21 June 2024 insha allh tijaabanyan galayaa .result i will share you
@nimcodagan1804
@nimcodagan1804 Год назад
Wll halken kala soo xidhidhaa talo ayan karabaye
@ayaancali5100
@ayaancali5100 2 года назад
Thnkz wallll
@yaasmiinmhomedkhaliif2223
@yaasmiinmhomedkhaliif2223 2 года назад
Hye wllo wn samynaa
@Maanbaashi5050
@Maanbaashi5050 10 месяцев назад
yuu isoo labaan Lugo yadiisa maar haduu iga tagaay waan tufii lahaa dulqaad badaana gabdhaan
@MonbellefilleOumal
@MonbellefilleOumal 5 месяцев назад
Side ayan lo shedha jecley xiso ha nososhe
@matagaaye1231
@matagaaye1231 2 года назад
ayuub wll qli plz ila tali team Ayuub kii wax igu saacidi karo gabar Aan jeclahay sidaa ugu sheegan lahaay ayaa ka yara baqaa amee kugu dhahdaa may jacna waa ka baqaa iyadanah waan jeclahay maxaa xal ah oo igu talin laheeyt mida kalanah aniga un baa raadiyo every time ✌
@rodahusseinali8811
@rodahusseinali8811 2 года назад
Walalow wax walba ooaad. Kadamacsantahay uga waran haday kula qaadato waa sidii larabay
@amatallahbintuosman1092
@amatallahbintuosman1092 2 года назад
Inaad usheegato inaad xogteeda heshaa ka fiican ee marka hore la kaftan waqtina la qaado adoo labis iyo muuqba ka dhisan markaad soo jiidato usheego lkn haku deg degin
@هنادي-12
@هنادي-12 2 года назад
Walalkey marka hore kaftan ahan u weydi in ey qof jeceshahay iyo in kale kadib markad ogato hadey xirir leheen adiga saxib kadhigo xoga markad is la socotan ushego Mar un walwalka ha kadago gul ayan ku rajeyna salad is tikhaaro duko markad usheganeysid in hadey qeyr ku tahay ka ogala to hadey qeyr ku ehena ka ogalanin
@mariaali677
@mariaali677 2 года назад
Halkee wax marayan legenow💔😂
@ducayzen9368
@ducayzen9368 Год назад
Hye ma u sheegtay 🥺
@muhudiinabdullemohamed4626
@muhudiinabdullemohamed4626 3 месяца назад
Asc sxb ii waran waan ku raaba Gmail iso qor sxb
@caashosiciid9925
@caashosiciid9925 10 месяцев назад
Mhdsanid ❤🎉
@alinooromar6949
@alinooromar6949 2 года назад
Masha allah
@phaizaqueen7388
@phaizaqueen7388 Месяц назад
😢👍❤️
Далее
Nin ku weydiiyey kuma jecla! su'aalaha jimcaha part 1
18:20
skibidi toilet multiverse 042 Trailer
01:57
Просмотров 1,4 млн
Китайка стучится Домой😂😆
00:18
10 Xadgudub Lagula Dhaqmo Qofka Wax Jecel E06
27:35
Просмотров 40 тыс.
QOFKAAN XIRIIRKA U JAR WUU SOO NOQON💔🤔
5:38
Просмотров 247 тыс.
1 Qof la ilaawi karin si fududna lagu heli karin noqo
14:11
sidee kusoo ceshan karaa jaceylkeyga iga tagay!!???
11:18
skibidi toilet multiverse 042 Trailer
01:57
Просмотров 1,4 млн