LIIBAAN DOOR | NOOLOW KALIGAA XORNIMO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022 EREYADA AHMED DAUD LAXANKA LIIBAAN DOOR MUSIC XASAN XIDIG CAMERA YUUNAANI EDITING SAALIM KASKEY
Ma fiicni dadkaygow Waxn dareemayaa keli nimo welwel baqdin murugo cidhiidhi 😢 inkastoo haysto ehel ijecel Allah haydaayee balse waxbn tabayaa inay iga maqanyihiin runtii. Yaa Allah ii gargaar Hadaf aragto fariintaydaad wll dar Allah iigu sooducee . I Miss you so much cabdikariim (cabdi kaysar)❤❤ 8:00 pm Hbn Talaado soogalayso 😊😊😊
"Layaabka dunida waxa qayb ka ah, in aad qof dhan ka dhigato kumeel gaadh adiga oo ka fikiraya helidda qof nolosha kuu dhammaystira." Tani waa caqliga foorara ee lagu ciqaabo cidkasta oo wax doonaysa. Sidaa oo kale waa dhaqan gaar ah, oo ragga iyo dumarka qaarkood ku midoobeen. "Ha baabi'in rejada iyo riyo uu lahaa qof aad u sawirtay hummaag aan dhab kaa ahayn adiga." Qofka ku jecel waxa ciqaab uugu filan mashquulkaaga iyo maqnaashahaaga, fadlan ha ugu darin digasho iyo in uu dartaa u naco nolosha. Bal qiyaas xanuunka uu mudan karo qof aad u beertay hawo iyo hirasho uu ka lahaa agtaada, ee aad uugu bishaaraysay la qabsiga aayaha, hadana jawaab aad uuga dhigtay iska kay ilaw😢. Qof aad tustay macaanka iyo dhadhanka agjooggaaga, ee arkay adiga oo la qoslaya cid aan isaga ahayn, Muxuu mudan karaa Qofkaasi? Qalbi kugu xidhay han iyo hammi wixii uu dunida uu lahaa ee aad filashadiisii hadana dhaawacday. Tani maaha mala-awaal, waa xaalad iyo dareen damqashadiisa leh oo maalin walba lagu dhibaateeyo boqolaal gayaankooda rejo wanaagsan ka qabay. Imisaa lagu ballan furay?, Imisaa looga faa'iidaystaa daruufta iyo rabitaankooda? Imisaa sugitaanka iyo sawirka aan jirin ku waayay aayahooda.? Waa imisa inta ka dhacday quruxda iyo qiyamka uu guurku lahaa.? Waxa hubaal ah in ay yihiin tira beel inta maalin walba uu dhinto qalbigoodu. Ma taqaanaan sababta? waxa aynu noqonnay jidka sahla guusha qof kale iyo gubashada dareemadeenna💔. Waxa aan garwaaqsaday in midkasta oo innaga mid ahi lee yahay labo weji oo midba dhaqan iyo midab xambaarsanyahay. Waxa aan ogaaday in baahidu tahay fursadda kalifaysa in lagugu dhaawaco ama lagugu sameeyo wax aanad mudnayd. Waxa aan ogaaday in bini'aadamku kibir ka qaado qiimihiisa wax ka badan hadaad siiso. Mase ilaawin in aan nahay addoomo Alle oo ay xisaabi ka dambayso, waana sababta aan uugu dhiiraday dhambaalkan. Waxa aan naftayda iyo naftiinnaba kula dardaarmayaa towbadkeen iyo ka tanaasulidda danaha gaarka ah, ee aan xujo uuga dhigno qalbiyada darteen u buka. "Qofna haku qancin wax aad adigaba ku qanacsanayn, hana u beerin rejo aadan hubin fullinteeda." "Go'aanka aad qaadanayso ka fikir boqolaal jeer, si uusan hadhow kuugu soo laaban natiija xumadiisu." "Rabitaankaaga si xor ah u sheego, kana dhacso xaqaaga cidda aad wax la wadaagayso. Dhab ahaantii waxa ay xanuujinaysaa qofkasta oo la damqanaya farriimaha cabashada ah, ee buux dhaafiyay laabtiisa. Alle aynu ka baqno , oo ciyaarta aynu ka dayno dareenka iyo qalbiyada ina soo dan bidday. "Iska dhoolla caddee dhib walba oo aad la kulanto, hana u muujin dadka xanuunkaaga gudaha ah." Jacaylku maaha dambiile. 💔😥
mrkan ani iska hadlo dadka mrkan arko qalbiyada laga dilay maskaxdaydu waxy qadata go'aan ah inan ba samen wx jacel ah ama xidhiidh wyo qof aad jeclatay aya ka tagayo bilo ayad la jiifaysa xanunkas uu ku gaystay laga yababa inay qaarkood ugalan dhakhtar jacelkas dartii 🥺🥺
Waxan bilabaY akhrinTa qisoYinKa 2:00 am ila 5:00 am ayan akhrinaYaY wan ku hurdo segaY wllhi alle qalbiYada ha ino qabojiyo ya rabi qof Walaba xanuun gudaHa ah baa hayste Inzha allH wan ka baxayna dhamanten wllhi hadan idinLa wadagi laha qisadayda kuwo badan o naxaris qalbigoda ku jirto wa ilmayn lahaYn 😭 Lkn dhamanten aan la nolano xornimo wll
2022/1/01/habeen jimce ah noloshayda habeenki igu murugada badnayd wiil aan is jecelayn sanad iyo afar bilood oo igu dhiganta 10osano hadana ayaa waxaan ku kala nool nahay laba magalo wiilka jacayl aad ufara bdn iyo frxd wax walba wanka helay iyado sida aah ayaa waxa dhacday 😢inan ku maqlo wax aan Mac quul ahyn oo hore u iga qariyay inu isheego talo ayaa igu ciirtay wayo kaman filayn sidii ayado ah hadana waxba ma samayn karo wayo wan jecelahy Kama hadhi karo wax walba way igu qatay 😔😔😔sidii aan isku jecelayn ayaa wuxu iso bandhigtay guur 🥺😍wan ka yelay wayo Aad ayan u jecelahy aanga oo wax walba isla af garanay ayaan hadana is fahmi waynay 😕waxa dhacday inan anigu ku yidha gurka hadan iska dayno oo xidhidhkena dib usii wadano side uu aragtaa isago oon igu adkayn ayuu igu yidhi hayeh 😢waxa dhacday inu is badalo uuna ilaso hadal isago online ah mesege egin Ana marba marka kasi Danbaysa Wansi jeclanayaaa 😭iyado sidii ah Markan ku yidha iso jwb ayu igu odhan jidhay miyad Samiir lahyn hadana waxas waxba uma arki jirin wayo jacaylka aan u qabo ayaa ka wyn ayaa marku ila hadli wayay isago khadka so gala ayaa waxan is yidhi ku Tijaabi oo wxd ku tidha wll ima jedid ee waxan ku rajaynaya nolol ta ugu fican inan aan mesege hore uu egi jirin kalmada markan ku yidhi hore ayuu iguso jawabay oo wuxu igu yidhi sidad jecshay same 🤗hlkan ka sugayay maxa dhacay 🤓sidii ayaan uga tagay ano jecel oon uga hadhay hadana wlhi wanka samri wayay dib ayaan ula hadlay bal inu so dabco 😢adaba shegaya dhawr mar ayaan isku dayay magaladu jogay inan tago oon la kulmo waxan kala kulmay waxaylo aan inaba cadi ahy wuxu isku dayay inu ka fa iidaysto jacaylka aan uu qabo isaga lkn Umay surta galin wuxu rabay ila hada wan jecelahy lkn waxan ilhy ka barya inu ilhy Qalpiga iga Reebo mid khyr Qba oo ijecel isiiyo 😻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Heestan wxd mooda in aniga la iigu talagaly wlhi beri baa schol aan dhigin jiray oo aan ku cusba school ks badal aan ku imaday inan baa ka bartay wlhia noole ka dabecad fcn inay jirto u maleyn mayo barsho ka dip clss f2 baan fadhiistay kadip ayada ka bartay oo sanad dugsiyedka gabo gabo ayuu marayay angana schoolkan kso badashay af carabi ayuu ku bxi jiray midkna english aadbay igu dhib nqty inan la qbsdo imtxna wuu nagu soo food lahaa meel aan wx ka bilawana waa wayy gbrtz ayda i caawisay wlhi wxd moda inaan hda u jedo madada biology buugeyda ayey ii dhbtay oo ay igu tiri mclkn ayaa ugu adag school ka buugeyga qado ka qoro imtxnka mrkz baan ku dhahy adigna mxa kuu talo ah aydna igu dhahday aniga school lka wn kga so horeyy oo wn la qbsdy cashirda wna aqana sdz by buga iigu dhiibtay anigna galab ban ka qatay buuuga galabta e i dhibeysay wn xssta school ka jgy Oo cashir ban ku diyaarsnaaye xiisad na way noo socotay inte imaatay bee anigo xiisda ku jiro bee irida so istagtay mrks bee i argty inaan xiiso qadanayo kdip ayada irida bay ii fadhiisatay oo way i sugtay intaan ka dhmeysanyo xisada kdip wn u tagay oo bugi ban kso qatay wlhi mrkn xfda tagay buugi dhan caraf caraf😂qozol ba iga imaday wlhi intan wx qoran lha buuga caraftisa ka bxi wayy malinti ku xigty ban xfda ugu imday ango buuga u wado wna siyy shko Kdip gbrti wn jclday aydna sdkle lkn uma shgn ayadana safar baa so wajahay f3mrkn noqonay isbuuc ma aysan imaan schoolka wllhi wxy ila nqty 1 qarni cml kdp massenger ka intan kala hdlay baa wxn ku dhahy mxa la mqn thy mrks bee i tiri arimo yar baa soo xalisanaye berina wn so socda anga farxd subxi mrkn imaanay waan. Xssta macalinka Somaliga aa nogu jiray kdip inte buuga i qaadatay bee i dhahday manta aniga cashirka kuu qorayo keyn buuga wn u dhiibay wyna ii qorty buugas ilaa io hda wn heesta xasuusta kalia ee aan ka hesto aa ah buugas🥺kdip wy bxday oo wadanka itoobiya ayay aaday sdz iigma harin oo way isoo xariirin jirtay ilaa ay hda jgto dalka spain wali way iso xaririsa anigna wali muqdisho ban joga oo wali waxbarshdi baan wada jamcda muqdisho bana dhgta alx"xanan cabdicaziiz maxamed" intaad nooshay wx ku dhipo Alle kuma tuso🥺❤️nooole ka wngzn wlhi apid ma Aanan baran🥺👸🏻inta aan idin daaliyay wan idinka raali galinayaa xss yar baan galay cimri dheer io cibaado suuban allaha nasiiyo waqtigana aad buu u socda dhalinyaro halaga faa iidesto🙌🥺
Alle haku fududeeyo hamigaaga go'aan fiican ayd qaadatay si iyadana aad u ilaalisid qalbigeeda adna laba culays aanad u qaadin Noolow xornimo ka hor guushaada
Wn ogaa in aad bilaa sabab igagtagtay anoo wax dhiba waligay ku tusin wlahi dabadaa nin ma aamini adaaa lagu waydiyaa malinta qiyaame noloshayda sad ka dhigtay bilaa farxad bilaa musdaqbal ax 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔
@@sundus9947 plz Don't insult God created him that way if you like the way he's say M.A🥰🥰🥰 ONLY SIS HA CAAYIN ILAAHY AYAA SIDAA U ABUURAY MRKA HDAA KA HESHAY ILKIHIISA KLIYA DHEH M.A👋🤣❤️🔥😘 WLLSHY 😍😍😍😍
Anigon ku arag ban ku jeceladay wliba xad dhaaf jacylkaba wuxu yahy adaa I baray wlhi ma rabin inan ku wayo lkns si fudud bad isku badashy qof xun noqotay waxy ahataba guul ban ku rajeyna farxiyo xayir ❤🥺✊
Emetional song Tani wa farintayda sanadki 2018 bn qadka ka bartay wil malaysia jogo xiligas master bu diyarinaya al muhim 2019 bilowgedi bu yimid wan is aragnay wan isku qanacnay dhaxdena jcl ba ka aburmay heer an sacad hadi an is arag mid meshu jogo ku murugodo wuxu aha mid hadu ixiizo habenki shansaac so dhelmado xfda an degnaa iman jiray si uu i arko wilkas wa ninka kaliya muqdisho i macaneyy meshan rabo igeyn jiray habenkay si wax iga noqdan asagan ku ooyi jiray wan ku nafisi jiray wuxuu waqtiga socda ba jclkna sii zaaido wxn aaday sfr gobalki rer kyga degnaa inti an maqna telkyga janis ma heli jirin wan wada hadli jirnay hoyadey idhihi jirtay wilkan aad san isku jeceshihin jmcdada yu ku daba marin sidan isku nhy daryeed runti jclkuu isiyy isma dhihi jirin qof kla ku sin karo waxa dhacday inn 2bil kdb ku soo laabtay muqdisho glbkn imid habenkedi bn ku kulanay hotell collow tower dabka ku yaalo anigoo u xizo qabo una hiloobay aragisa blse wax walbe way is badalen marki u horayse on is aragnay daqiqado kdb ba wuxu idhahay inn jclkena inta kuso jarno oo wallaalo noqono bn u baahnahy runtii wan u qaadan wayay wxn dhahy ma hubta ha bu dhahy wan kaso tagay wu igasoo daba orday rali noqo bu idhahy maya bn ku dhahy markn iska rebi wayy bn idhahay hye rali wan ka ahy anigoo qalbiga ka ooyayo kana gubanayo al muhim hbnki qolkan degnaa mrkn imid asne gurigisa aaday bn inta musqul galay zaid u ooyay kadib sarirtydaa imid wan sii ooyay waxanse go'aansade inan wilkan ka haro jmcdydi bn si watay exam ba ibilawde isla asbuci 3 mado reaxam iguso noqde then wxn qalbiga ka ooyo xanun igu kaliyoobay an qarsado waxa dhcdy in dadki isku kaaya yaqanay haday iwaydiyan wxn dhihi jiray wu joga wan isla hdlnaa lkn shaqo bu ku mashqulsanyhy kala tagena wan qarin jiray wayo sidan isku jclyn dadka dhanaa ogaa cadow bdn oo jclkena ka xuma ba jiray uu gaashaan iga ahaa ina dhihi jiray uma jabi dontid nacabkan farxdan ku sinayo ka xun deyr bu ii ahaa wxn qalbi jab io murugo aan la ila ogayn daris la noqdo asbucyo kdb bu ila so hdly wxba ma waydin wan isaga aamusay hadana hdlkiba wu iga jartay kadib go'aan dheer kdb wan ka haray wil bn bartay isla markiba wan gursaday alx hada xaas bn ahy wana ku frxsnhy rer kyga wilkiina ila hada wllnimo un bu iso xaririyaa
Still 😢 2023 Nusqan weeyan jacyL Nalkiisuna Wuu dama Malaha Nuuriyo ilys Nabdiga weliga Ha Falin Naaanysyna wuu bada Qofki U nuglaada Oo Adoo naaliyo saman Nasteexa ka radiyu Niyada ka dhawaca Aaaaaaaaah jcylooooow😢💔
When I pay attention this harmonious is stalking true story, Legend you have euphonious voice, Ua great compliment singer's, Bring something new, something beautiful filled with light into the world
Alma Sandhere asc wllshy magacaygu waa hani waxn joga hargeisa wll wn ka xumahay qisadada wllshy waxynu wadagi dona dhiri galin iskaashi iyo inad qalbi jabka si an inta ugasi dhawano oo asxb u noqono number ka wd I dhafi krta wllshy wann daremi kara wyo wn somary qalbi jabki ugu xuma
Qisadeeda inay iska matashan wll oo ah habeen kulanay dad 4 bil is arkin aheen habeenki aad u faraxnay runtii habenka wixi ka danbeyay waa is badashay lab bil ayan waqti siyey waxba sideedi waa ku so noqon wayen anina go.aana qatay wana ka hadhay .
Heestan waxay turjumaysa dareen gooni wana waxan so maray alxm mnta alle wuu iga saray alle na wxu isiiye qof jecel xita indhihiisa iga jacel ya rabi ada adoonkaga ijecleysiye calaf igu dar mar kale qalbi jab ma xamili karee😔😔 Heestan marka maqlay wllhi ano mnta qof ijecl heesto ona jeclhy aniga xita ayaa xanun dareemay wllhi 21 May 2022 qof walba oo mnta xaladan ku jiro alle wxa uga baryaa inu ka saro oo siyo qof jecel mar walbana farxad galiya insha allh☺️☺️❤️
Runtii Waa qiso wlhi dareen leh qofkii nabsi gala waligii isaga ayaa ka hdhaynin Kolay qisooyinka la qorayo wxa ka dareen badan dareenka aamusan en wx lgu cabiro ayna jirina alle swt qalbi walba wx tabanaya la dulmiyay ha bogsiiyo
Hal school ah hal buug Dad isku meel ku koray jacayl yaraan waqtigas kadib waxaa na so dhex galay kalafogansho 8 years runtii jacaylka dhabta ma guuro midka kalana kan kaluu qalbiga ku hayey Alxmdulailah Maanta waad isoo radisay😭waliba anigoo kaa samray waan u qadan wayey inaad i horfadhisid 😢 waan awoodi wayey inan meesha joogtid kugu imado Lkn Maanta adiga iigu yimid meshaan joogo wax aan kugu Abaal guda oo aan ahayn inan naftada ilashado ma garanayo waxan Soo xasuustay oo aan dib u daartay heeskii aan wada dhagaysan jirnay maal malmihii safarkaga iyo meshii aan ku kulmi jirnay ee school dhoonbe gadashiisa waqtiga bareega 😇dhooof nooli kulante runtii markas waxan nacay meshan ku noola meshii aan ku dhashay waxaan go aan aaday inan iska safro ayadon aanan garanayn meel aan u socdo iyo meel aan ka socdo 💔😭. Jacaylada dhabta waxan leeyahy guulaysta Runtii waligay wax ma qorin inan wax qorana ma xiisayn jirin Lkn Cawa xiiso gooniya baan ka helayaa qorida fariintan 1/42014 💔malinkii madobayd 14/6.23
when ever i listen this song i feel loved❤ coz i remember my ex i did every thing i deleted the text we send one and other and still i can't forget her my brother and sister if you read this message give me your advice 🥺 thnks all somali people🙌🙏
Sorry ilahy hku gargaaro walshay runtii wn ka xumaday sidu kula dhaqmo balse qofkgi saxda ahaa ma uusan ahyn qalbiga alle haku dajiyo frxadadii hore alle hku so celiyo
alx waxan ahay alone lkn wlhi wan ooyay markan aqristay commantiyada walaladey soo qoraayin🥺 jcylka sidaa in uu uxanuun badan yahay wlhi uma heysan💔jaceyl ma lihi hada lkn haddey nolosheyda quf ku so biiro BI IDNI LAAH kuma samayn dooni wax aan jeclen in aniga laygu sameeyo💯
Heestan !!!!!!!! Weligay aniga oo aan jeceyl dareemin ayan dareemay sanadkii 2016 walhi jecelkas weli wan dareemaya aniga oo aan ku guulaysan waxan aha class 8 markas ban bilabay wiil Anna isku school ahayn lakiin isku class nahay ban aad uga helay oo aad iso jiitay nolosha aaya aad uu adkeed marka anigu welidkay lama joogin habo aya la noola ka dib class 8 badhtankiisa markan ahayn ayan wiilki waayeey xafada wuu ka guuray aad ban uu raadiyeey lakin ma helin walhi 😭😭😭😭markan schoolka dhameeyey ayeey reerkaygu hargaysa ii wereejiyeen hargaysa happy kuma ahayn oo wiilki ban doonaya 😭ka dib wiilkas aad buu ii silciyeey ila hada wan sugaaya walhi 😭
Liibaan dool codkiisa iyo ismalaha sidaanay cidi u aqoon fanaankan kooxda dayax band ee hargysa ka dhisan hakusoo biiro garab istaag badan buu ka heli inshAllah sidii ismaaciil aarka ayuu qarxi doonaa
“Waxa aan kala hadli jiray wax kasta oo niyadayda ku soo dhaca, aniga oo aan ka fekerin waxa ay dareemin iyo in aan culays u horseedi, waxa aan la wadaagi jiray waxyaabo aanan dadka hortooda ka odhan karin, Waxa aan tusi jiray daciiifnimadayda iyo sida aan qaswadeenka u ahay, markaas waxa aan ku dareemi jiray agteeda, fudayd, rayn rayn iyo niyadsami intaaba. marnaba ma aan suureysan in ay mar uun booskaa igu banaynayaso, oo ay cidlo ciirsila iigaga dhaqaaqayso, haddase dhacday💔
Tani waa sheekadayda Wxaan isku fasal ahayn 2008 ilaa 2016 2012 ayaan u baasnay dusiga sare aniga ma aanan danayn jirin xarirka lkn 2014 markii ay ahayd ayaan bilaabay haasawaha lkn wxaan ka bilaabay gabadha aan sheekadeeda idiin wado ayada ayaana ugu horaysay wxaan ku dhahay wxaan rabaa inan xarir kula sameeyo waqti mahayo ayey iigu jwpty wxaan ku dhahay ani xitaa wax Bdn ma rabo waayo waqtigaa aad baan waxbarasha u jeclaa way iga diiday anna kama aanan harin muddo qaadoo kazoo fekir ayaaan ku dhahay waqti Bdn ka dip ayaan ku noqday waqti mahaayo ayey iigu jwpty anna wxaan ku dhahay xitaa hbenka jimcaha kali 10 daqiiqo iga sii inta kale kuma soo wacaayo ayadoo aan ku qanacsanayn ayey iga ogolaatay ka dib 10 daqiiqo waan ka waayey ayadoo sidaas ah ayaan hadana marka aan imtixaanka galayno ayada ayaan eegi jiray bal inay ka shaqaysay iyo in kale exersise anta kasoo shaqeeyo ayaan u keni jiray ka dib way iga tagtay Hestii hbenkaas ii darnayd ilaa hadda ma ilaawin armuuu I dilaa cishqigu😰😰 intaa ka Bdn ma qori karo
Labadiina wad i adki kartaan jeclka qiimo iyeel mar hadiiba u jiro xariir quruxbadn oo nagado qof aya farxad abuura qof neh asiga aya farxad lo abuur ilahy ha idin tusiya wadada kuusha guulesto ga mira dhaliya jeclkiin
Heesta kaliya ee U dhiganta Heesihi Hore Erayada 💯 Laxanka💯 Codka💯 Music💯 Wan Salamaya Qof walbo Jaceykiisi Koobad Uu dhawacy Walina Qalbiga Ku Haya🥺💔🙏
Waxay ku bilabsnysa qisadyda sida tan Waxan aha arday F3 ah school sare ( secondary) waxan is barany gabar joogta magalo aad aan isku dhawnhy labo magalo oo waxan kala jogny loo kala socdo 3 sac Waxan wada socony 2 sano oo aan iloobi karin wanageediii , anigoo xili kasta oo scholka la ii fasaxo magalada ay joogta aan aado😢 Lkin 2023 dhamadkedii gabdhii aan jeclaa waxay katagty Dalka ayadoo aad iiga fogaty, muddo kadib waxan daremy gabdhii in ayaan i danyn 😢😢 Sidokle ana waan ka gaabsady anigoo jecel baa ka amuusy wlhi👏🏻 Nolol wngzan baan idin rajynaya dhamntin
Nafyahay muxibada ka joog😢 Marka caashaqu uusan kuugu dhicin qofkii laguugu talo galay waa xanuun iyo dhaawac aan laga bogsoon matkasta oo aad istiraahdo waad ladnaatay wuxuun baa ku damqaya oo dhawacaga cusbo ku shubaya😭 Samir iyo salaad hala kaashado si kale neef ku hilimaysaan dadka waayuhu dhawaaceen🥰💪
Qof ban jecelahay qofkan an jecelahay na xalado badan ba iga hor tagan plz is duceeya wllo inan marun hello qofka an jecelahay culyska ii sran an ka baxo nolshan mid ka farxad badan Iran ku nolado 😪😪😪😪😪😪😪
markasta oo aan damco in aan xidhidh samayzto waxan so boqda hestan sii anaan mar danpe uu daremin qalbi jap "nolow kaliga xornimo" lipaan door the legend 🙌❤️
Ax hestan wa hays wlhi gabadh an bari jecla marwalbana qalbigeyga ka bixin ban so xasuste gabadha 2020ayan barte kenya aye jogte anigana xmar waxan aha bajajle iyada waxy jecled nin qurbaha geya daraded ayan hali diro fmlyga ku iri 2021ayan kla tagne Isla 2021ayan qurbaha so gale waliba darted waxn waye mel an kala xiriro fb ayan ka haye wuna iga baxy lambarkedna hawada lga saray ma aqan nola dhimata wlhi hda ilmeynaya aad ayan ujecladay hes jcyl markan maqlo iyada qalow igu so tirahdo ax 😭😥