Тёмный
No video :(

Ma Aamineysid DILAAGA Ku Dhex Nool QOYSKAAN !! 

Hosow Pro
Подписаться 491 тыс.
Просмотров 126 тыс.
50% 1

WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
My FACEBOOK : / macaad2
FACEBOOK PAGE : / inahosow
INSTAGRAM : / ossmanny
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD RU-vid KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 218   
@mohatubemusic
@mohatubemusic 2 года назад
Alxamdullilah illahay aya mahad leh oo Muslim ☪️ naga dhigey
@maanka305
@maanka305 2 года назад
Rabbi waxaan kabaryaayaa inuu khayroo dhan ina waafajiyo Nasoo raaca Akhyaarey بارك الله فيكم🧡🙏
@nasrachannel3431
@nasrachannel3431 2 года назад
Gaalnimada dhibakas iyo kabadan bay ledaha ilahow ada mahad leh naga dhigay dad islam ah
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 года назад
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤💙
@user-qy4jg2ot1e
@user-qy4jg2ot1e 2 года назад
Asc asxabta muraadaa leeyahay ii soo duceeya inuu I laahay ii fududeeyo 🤲
@uploadcentral8753
@uploadcentral8753 2 года назад
Rabbi ha kuu fududeeyo
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 года назад
Allaah ha kuu fududeyo Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir
@uploadcentral8753
@uploadcentral8753 2 года назад
@@muuminchannel4304 Aamiin aamiin
@user-qy4jg2ot1e
@user-qy4jg2ot1e 2 года назад
@@muuminchannel4304 aamiin
@anhaarmahammed4977
@anhaarmahammed4977 2 года назад
Waxaan rajaynaya qofkii ugu horeyay ee kudhaha ramaadaan kareem inan noqodo insha allah ❤❤❤RAMADAAN KAREEM❤❤❤
@aliabdulle9886
@aliabdulle9886 2 года назад
Waxan kabaqaya in shekoyin kaan aad noga shekayso in ay saamayn nagu yeshan oo dhalintena isku dayaan in ay falal nucasa ay gaystan waad ogtahay soomalia majiro bolis waxbaraya oo haray kasosaraya mida kale qofkii ladilo qolo ayaa losariyaa marka cabsi ayaan kaqaba shekoyinkan
@prettyikramita7958
@prettyikramita7958 2 года назад
Ani xitaa fikirkaa wan kula qabaa runtiii
@osmanking7212
@osmanking7212 2 года назад
300k mar dhoow insh allh Qoor gaab dumarki ma iska dayay barnaamijkaas soo celi hadey macquul tahay
@ayaa0018
@ayaa0018 2 года назад
Asxaaby muraad aai iso duceya pls😫🤲
@rahmaosble8514
@rahmaosble8514 2 года назад
2022 ma jecleen inaa sii ahato 200k war tolayeey wiilka 300k garsiya Somaliyeey
@zaynabnuur3156
@zaynabnuur3156 2 года назад
Subxanallah sodohdi intu dilo miyu gabadeda akteda jogi rabi evil 😈 allha naga badbadiyo damanten 🤲 🤲 🤲
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 года назад
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir
@hamdisagal8177
@hamdisagal8177 2 года назад
Waa aqliga gaalada
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Год назад
masha allah bro qisooyinka aa noo soo gudbiso waaku heystaa
@zayn6131
@zayn6131 2 года назад
Inta hosow bro tagero dhab ah u eh sideyda okle ismuujiya ❤️
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 года назад
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❣
@aasiyacqaadirjaamac4166
@aasiyacqaadirjaamac4166 8 месяцев назад
Allah is one1😢
@shankarooninamaxamed7339
@shankarooninamaxamed7339 2 года назад
waa wax lala yaabo reason ka uu dilay mama wayba soo dhawesee😳
@hormarkaNolasha
@hormarkaNolasha 2 года назад
zxp hore usoco mar walba waxad so gudbisa wax yabo xiiso leh waxa tahay qof qalbi wanaagsan dhalinyarada somliyeed tusalle wanaagsan utahay
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 года назад
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir
@sadiacabdi1536
@sadiacabdi1536 2 года назад
Hosow Pro legend keep going ♥ waan ku tagaraa walalakey guuleso waan dawadaa your channel ❤❤❤💯💯💯🙏🙏🙏
@cutbicambarro6907
@cutbicambarro6907 2 года назад
Wow i watched this story on Mr Ballen. Great stories in his channel
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 года назад
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❣
@cawocawil7134
@cawocawil7134 2 года назад
Sheeko khiyaano ah
@ayanjacfar749
@ayanjacfar749 2 года назад
shekooyinkan cml waa jeclahy noo so badi wllkey 🔥🔥❤️‍🔥👑
@AbdibasidAbdisamad
@AbdibasidAbdisamad 2 года назад
wllo waa ku salamay marka hore aniga waxan ahay RU-vidR cusub
@Ruweyda_Mohamed
@Ruweyda_Mohamed 2 года назад
Xly ayan dawanyey 4:09 mrka mryey qeyli wa iga nixisy wlhi hosow😂lkn saka ayan canjerada ku dubaya kkk
@hodenmalin5841
@hodenmalin5841 2 года назад
Balayo malaso dhawesta maqli jiray wa tano kale
@ikkyqueen
@ikkyqueen 2 года назад
Keep going wll aaaad u jeclhy waxad nooo so gudbiso✊❤️
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 года назад
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir💙
@jihanjeylani3976
@jihanjeylani3976 2 года назад
Keep going abowe wllhi waa adiga qofka loo bahan yhy nolow
@muhiyodinali2426
@muhiyodinali2426 2 года назад
Geerida xasuusnow wll mar walba iyo goobwalba.
@crashidcali6176
@crashidcali6176 2 года назад
My only legend youtaberkeena love you❤🥰
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 2 года назад
Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏 😂
@AqiLiNOmedia5250
@AqiLiNOmedia5250 2 года назад
My favourite channel ❤ #HOSOW♥️
@najmaahmed318
@najmaahmed318 2 года назад
Happy birthday to you🎂to ➡️ my best brother 🥰🙏🖇
@pilotbasmamuse2076
@pilotbasmamuse2076 2 года назад
ManshaAllah keep going ❤️🇸🇴
@faysahasan6974
@faysahasan6974 2 года назад
Yaa iga horeeya hi 🙋‍♀️
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 года назад
My fav RU-vidr dumshi Osman 🤴🏽
@kawtharmaxamed7520
@kawtharmaxamed7520 2 года назад
Hosow wll ilaahey dartii ayaan ku jecelahay
@mohaamumin9874
@mohaamumin9874 2 года назад
maxaad aragtey walaalo
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 2 года назад
Subxanalaah thank you bro 👍👍👍
@haboonmohamed1677
@haboonmohamed1677 2 года назад
Thanks huno please inoo so badi waxa kaloo u xiiisay barnaamkii ahaa is fashili lacg darteed
@accsomalia9146
@accsomalia9146 2 года назад
Pro wax ma ka codsadaa🤭
@kowtharally2911
@kowtharally2911 2 года назад
@lajacley cusmaan 🤣🤣🤣🤣
@accsomalia9146
@accsomalia9146 2 года назад
@lajacley cusmaan 50 💸 dollar
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 2 года назад
Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi subescrib 🙏 😂 😢
@nafisaibrahim4531
@nafisaibrahim4531 2 года назад
Legend waan ku salaamay bro 😍🥰
@caashogungay6030
@caashogungay6030 2 года назад
From sadaam tiktok 🥰🥰keep coming brother
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 2 года назад
Wcs walalken keep going bro
@abdiazzmohamed7983
@abdiazzmohamed7983 2 года назад
Hosow iyo hodan online labadba waa legend
@morashka5778
@morashka5778 2 года назад
My fav RU-vidr #Hosow❤️
@juweriyohassan2587
@juweriyohassan2587 2 года назад
Hosow pro legend of legends 👏 first comment
@hiboduwane9529
@hiboduwane9529 2 года назад
?and 8 .8 9
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 2 года назад
Waa meesha ay alshabaab ka barten iney ku dilaan hadana tacsidaada laga qadeynaayo laguuna oynaayo beerka caaro idinka xagatay aflaan hore lee nagu dabaqaayan war yaa naga qabsado kooxdan waalan oo somaliya oo dhana waashay
@jabibabaa4022
@jabibabaa4022 2 года назад
Ilahay hanaga qabto 🤲🤲waa uurku gaalo yaal munafaqiin ah dhiiga muslimka cadaystay😡😡
@nada.abdi.jama143com
@nada.abdi.jama143com 2 года назад
Keep going können sxb iska wagigaaga caancaan dhaley ayad tahey wajigaaga naagu badal kolba sheekada aad kasheekeneyso Video ku turjumaya
@GoatxKamal
@GoatxKamal 2 года назад
I love Ur Videos My Bro Hosow 💙
@taamfilmsaction1254
@taamfilmsaction1254 2 года назад
thank you wll waa qiso yaab leh
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 года назад
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❣
@ahmedmorgan3098
@ahmedmorgan3098 2 года назад
Eee war war majiro 😂😂 adooma bilaash aay kuguursadaan no buuq no xalfad sirqooyinka dhalay adoomada waa sayf
@halimoismail2765
@halimoismail2765 2 года назад
Wcs wll qali. Wa ku dhownahay thank you 🙏
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 года назад
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❣
@bilaalaxmed4690
@bilaalaxmed4690 2 года назад
Hosow Pro Hada Ku ZopiraY Callnk LaYMa Soo DhaWnaYoh MiYah🔥🔥
@soomaalisoomaali9027
@soomaalisoomaali9027 2 года назад
Soo dhawoow heee
@abdirahenhassn-ci7tq
@abdirahenhassn-ci7tq Год назад
Magicisa wa osman wllo
@nadiifoxasanali4746
@nadiifoxasanali4746 2 года назад
Shuuluq aqli leh
@Najax22Rooda-mp8ju
@Najax22Rooda-mp8ju 8 месяцев назад
Ya😢
@amiin_6909
@amiin_6909 2 года назад
Horay u soco pro 💫✌
@tayibhusein327
@tayibhusein327 2 года назад
Aad iyo aad sxb sare hore u soco
@mahamudmk9073
@mahamudmk9073 2 года назад
Keep going hsw pro
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 года назад
Mashallah
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 года назад
Alla ba ayeey cabsi baan u dhimnaa cawa 00:30 ban dawanaa😭😭😭😭😭
@vaarsoomaaliyeed4821
@vaarsoomaaliyeed4821 2 года назад
OMG😲😱😲😱😲😱😲😱😲😱😲😱😲😱😲😱😲
@yuusufaxmed5425
@yuusufaxmed5425 2 года назад
Ana Uhoreaya manta Legend pin igu qapo
@abdialiyarow
@abdialiyarow 2 года назад
*waan ku salamey hasow pro*
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 года назад
Keep going brother
@shamsabarre5369
@shamsabarre5369 2 года назад
Subxaan allah
@nimcoqalbii3039
@nimcoqalbii3039 2 года назад
Asc wllkey sheekonyinka camal ma malin kasto nokeynti
@nimohassan7984
@nimohassan7984 2 года назад
Masha Allah wll hussow horey usoco
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 года назад
Wcs wallo hosow
@Thiago-gw1jb
@Thiago-gw1jb 2 года назад
Big big legend
@Maria-qj6uw
@Maria-qj6uw Год назад
Howso wll su,aal magacada dhabta nosheg thanks 🥰🥰
@xaliimoaxmed235
@xaliimoaxmed235 Год назад
Cusmaan
@xaliimoaxmed235
@xaliimoaxmed235 Год назад
Cusmaan
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi 2 года назад
Doqon, masiibay soo xaraysteen allow na badbaadi
@batulomnuur9123
@batulomnuur9123 2 года назад
War nio love ii saar hoosow kk
@cabdinaasir5493
@cabdinaasir5493 2 года назад
Keep pr0 Hosow pr0
@munaali1282
@munaali1282 2 года назад
M.A👏👏❤🇸🇴
@maxamedcabdi7194
@maxamedcabdi7194 2 года назад
First Pro love ii sar🥰
@sarahersi6726
@sarahersi6726 2 года назад
Fav RU-vidr
@naajicade4700
@naajicade4700 2 года назад
Fav hossow🥰🥰
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 года назад
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir
@pinkgirl8969
@pinkgirl8969 2 года назад
Keep huuno qaali
@naimakhiyre8037
@naimakhiyre8037 2 года назад
Osmaan waa ku salaamay Aaway qoor gaab Sorry bilahaan dhan commant kama bixin video yadaada balse waa daaaawaada habiin walba ❤️❤️❤️
@lunibark9978
@lunibark9978 2 года назад
waxaan buuran doqonka u eeg islaanta dilay😢
@lunibark9978
@lunibark9978 Год назад
comontigaan sanad ka hor baan qoray
@mahamedaamiin7735
@mahamedaamiin7735 9 дней назад
😅😅​@@lunibark9978
@Mustafeindho879
@Mustafeindho879 2 года назад
hore usoco wllka
@cabdidhere
@cabdidhere 2 года назад
Hosow pro legend salama
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 года назад
M.a pro
@edebsanomar3036
@edebsanomar3036 2 года назад
Subxanallah subxanallah
@sabaahxasan4280
@sabaahxasan4280 2 года назад
hòsow wn ku salmya guul bn ku rajaynya
@yuusufaxmed5425
@yuusufaxmed5425 2 года назад
Fron sadam keyow
@umuanzal1865
@umuanzal1865 2 года назад
Hassow barnamijyo badan o xiiso laha bad joojisey sida love or money
@deeqofaarax8315
@deeqofaarax8315 2 года назад
Masha allah💗💗💗💓💓💓💓💓💝
@jawahirjalaqsn9584
@jawahirjalaqsn9584 2 года назад
Kep goin brother
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 года назад
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❣
@amiinyusuf42
@amiinyusuf42 2 года назад
I liked so interesting and sad
@HassanAli-sv1ip
@HassanAli-sv1ip 2 года назад
Legend
@abdikhafarbarre9539
@abdikhafarbarre9539 2 года назад
Money heist war bixin kaso diyari bal sxb flimkas taxanaha ah qisadisa i.a
@abdirahmanhassan6903
@abdirahmanhassan6903 2 года назад
Dadka ha ka cabseenin this is cabsi
@queensaaram5501
@queensaaram5501 2 года назад
Waxaaa reerka dhibi jirey ma cheif buu ahaa markaaa 🥺
@yusufmacruf6899
@yusufmacruf6899 2 года назад
Good zxb caadi maaha
@WiilkaHooyocaasho
@WiilkaHooyocaasho 2 года назад
abofalah kaso hadal sxb muqalkisa ugu danbeyay😱😱
@army-on8wp
@army-on8wp 2 года назад
Wey ba iska career inu isaga yahay
@Dheemanluul903
@Dheemanluul903 2 года назад
Subxanalaah Subxanalaah 🥺 🥺
@asiliborle6342
@asiliborle6342 2 года назад
Walhi waa naxadin
@roodayuusuf2626
@roodayuusuf2626 7 месяцев назад
Horta gaalada diil ka qof ka bila aadan ka ah dil kiisa la fududaa
@vilzanabdirizak8300
@vilzanabdirizak8300 2 года назад
#Hosow_Pro i like you vedios 🤩🥰
@aaishavlog2140
@aaishavlog2140 2 года назад
5min❤️
Далее
Cristiano Ronaldo Surpassed Me! #shorts
00:17
Просмотров 10 млн
Xirfadda Fagaare ka Hadalka (Public Speaking)
13:12
Просмотров 10 тыс.
Wey AAMINI Weyday Qofka DILKEEDA Qorsheynayay
13:52
Просмотров 99 тыс.
Cristiano Ronaldo Surpassed Me! #shorts
00:17
Просмотров 10 млн