Тёмный

Ma filaysay in shirkad Babuurta soosarta ay ku taalo Jigjiga | Somali galbeed | 

Diiny Junbox
Подписаться 4,4 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

#diinyjunbox #ethiopia #muqdisho #hargeysa #somalia #somalitravel #vlog #jigjiga #somaligalbeed #travel # babuur #company #nairobi
Shirkada :- SAHID MI ENGINEERING
Number :- +251 91 533 0802
F.G:- Qofkasta oo muqalkan dawadey oo iga socda qiimo dhimis buu helayaa ha isku sheego in Uu Aniga iga socdo
My Instagram:- ...

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@DhaantoChannel
@DhaantoChannel 6 месяцев назад
M.a waa wax lagu farxo wllhi somali baabuur soosaraysa waa aduun wllhi allow qabyaalada iyo qurunka aan hormar gaarne❤
@diinyjunbox
@diinyjunbox 6 месяцев назад
Aad iyo aad wll
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 6 месяцев назад
Maashaa alaah waa talaabo horey loo qaaday Ma moodayni inay dhulka soomaalida ku taalo warshad baabuurta samayso
@diinyjunbox
@diinyjunbox 6 месяцев назад
Thank you
@mohamedhassen6949
@mohamedhassen6949 4 месяца назад
Oh god this a first time seeing my homeland producing montage of remorks and it’s good experience doing like this kind of work
@AbdiAli-bq4nu
@AbdiAli-bq4nu 6 месяцев назад
wow Alahuma barik that's amazing
@diinyjunbox
@diinyjunbox 6 месяцев назад
Thank you
@haleber797
@haleber797 6 месяцев назад
Sxb diiny jumbox walahi farxad darteed baan la ilmeyay Markaad title ka kuqortay 'somali galbeed' . Waa magaca saxda ah. Dadka kale ee youtuberada ah kudiira gali inay erey gaas adeegsadaan . Aniga reer xamar baan ahay , waana kusugeyna ,xeebta liido ,balcad iyo meelo qurux badan .
@diinyjunbox
@diinyjunbox 6 месяцев назад
Thank you wll, Somali waa mid
@arslangolad3994
@arslangolad3994 6 месяцев назад
Shirkan waxaa loogu magacdaray aqoon isweydaarsi lagu ururinayo iyo samaynta taayirada, balse waxaan rajaynayaa in Soomaalidu ay maalgashi ku samayn doonto talaajadaha talaajadleyda ah, kuwaas oo aan ka jirin Soomaaliya iyo Itoobiya, kuwaas oo kor u qaadi jiray kaluumaysiga, khudaarta iyo hilibka dhoofinta iyo kaydinta.
@diinyjunbox
@diinyjunbox 6 месяцев назад
Fikrad aad u wanaagsan 👍🏽
@wezamelmi5876
@wezamelmi5876 6 месяцев назад
Sxp mansha alllah waxaad isticmasha somali galbeed waxaad kamid tahay dadka social media ku jire wacyigoodo sare keep going wll 👏
@diinyjunbox
@diinyjunbox 6 месяцев назад
Thank you
@passport_light
@passport_light 6 месяцев назад
Lagend diiny keep up the good work
@diinyjunbox
@diinyjunbox 6 месяцев назад
Thank you brother
@abdihafidomarjunior3199
@abdihafidomarjunior3199 5 месяцев назад
I think waxy soo sartaa budiga iyo boyadaa gaariga lasaaro ee gaari cadiya madixiisa iyo motorkiisa masoo sarayo kaliya waa boyaada iyo boodiga gaariga lasaaro
@M.H.F23
@M.H.F23 6 месяцев назад
ASC, your title and the program is totally different. They don't build vehicle but they build the back box. It seem that all Somalian have different concepts about broadcoasting and engineering.
@ahmedyusuf5790
@ahmedyusuf5790 6 месяцев назад
Masha allaah waa guul waa in gobolada kalena laga bilaaba shaqo abuuris sidaan oo kale ah
@diinyjunbox
@diinyjunbox 6 месяцев назад
Aad iyo aad
@gardodifardoodi
@gardodifardoodi 6 месяцев назад
Wiil Fican baa tahay magac somali galbeeed
@diinyjunbox
@diinyjunbox 6 месяцев назад
Thank you
@Shuhuura
@Shuhuura 6 месяцев назад
Masha Allah
@diinyjunbox
@diinyjunbox 6 месяцев назад
Shukran
@NasserHassan-xd2fc
@NasserHassan-xd2fc 6 месяцев назад
Diiny soo daaa waan daaley sidaan u sugayney ❤
@diinyjunbox
@diinyjunbox 6 месяцев назад
Diyaar 👍🏽❤️
@Hami-horleh
@Hami-horleh 6 месяцев назад
Malagu xirxiraa mise walgu so saaraa maba jiro wadan Africa ah oo gaari soo saaraa made in jigjiga Aya ku qoranthy lkiin walgu xerxeraa okaliya
@user-tn8uy2ri8q
@user-tn8uy2ri8q 6 месяцев назад
ما شاء لله حبيت الفكرة
@diinyjunbox
@diinyjunbox 6 месяцев назад
👍🏽
@Lij.ilyasstudio
@Lij.ilyasstudio 6 месяцев назад
Wax kale 😮
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 6 месяцев назад
Nio xiliga muqdisho tageysaa
@diinyjunbox
@diinyjunbox 6 месяцев назад
Insha Allah Ramadan kadib
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 6 месяцев назад
Masha Allaaah
@diinyjunbox
@diinyjunbox 6 месяцев назад
👍🏽
@Maanbile
@Maanbile 6 месяцев назад
MashaAllah
@diinyjunbox
@diinyjunbox 6 месяцев назад
👍🏽
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo 5 месяцев назад
Shaqaaluhu somaali ma yihiin 100% mise xabashi ba haysta
@APDUL7HI
@APDUL7HI 3 дня назад
Nin walba iyo xirfadii weyan somali iyo xabashi toona kama shaqeyso halkan aqoontaada kaa xigta
@hodaniidcige9875
@hodaniidcige9875 6 месяцев назад
🎉🎉🎉🎉🎉
@diinyjunbox
@diinyjunbox 6 месяцев назад
Thank you
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@diinyjunbox
@diinyjunbox 6 месяцев назад
👍🏽❤️
@CismanCabdiraxman
@CismanCabdiraxman 6 месяцев назад
MAGACEED WLL SHIRKADA MAGACEEDA XAGEYNA KAGA TAALA MAGAALADA
@Heimatar
@Heimatar 6 месяцев назад
War garaash alxan kaliya waaye oo dhisaya isjiidka
@diinyjunbox
@diinyjunbox 6 месяцев назад
Taas waa hormar, dhiiri galin ayay u noqoneysaa
@haleber797
@haleber797 6 месяцев назад
Sxb adiga reer yurub am north america matahay . Sidee wadamada maldives , thailand ku tagtaa
@diinyjunbox
@diinyjunbox 6 месяцев назад
Qofkasta wuu tagi karaa wll
@ramaddanabdi1272
@ramaddanabdi1272 6 месяцев назад
Caqaayad dheh
@diinyjunbox
@diinyjunbox 6 месяцев назад
👍🏽
@user-wk8rj6ie8w
@user-wk8rj6ie8w 6 месяцев назад
Soo fasax taliyo waan kugu xidhanahee
@diinyjunbox
@diinyjunbox 6 месяцев назад
Diyaar 4:13 galinka danbe 👍🏽
@khalifjama3925
@khalifjama3925 6 месяцев назад
Company numberless isodir hadi aad heyso
@saidhighway4068
@saidhighway4068 6 месяцев назад
Africanos safety first I don’t see any safety gear!
@Heimatar
@Heimatar 6 месяцев назад
Metal inert gas mig
Далее
Linkin Park: FROM ZERO (Livestream)
1:03:46
Просмотров 6 млн
STREET FOOD IN JIGJIGA CUNTAD WADADA EE JIGJIGA
12:11
WARSHAD KU TAALA XEEBTA OO MUDDO AAN SHAQAYN !
9:25
Просмотров 14 тыс.
CALAACULE. GOOB WAX KASTA AAD KA HELAYSID!
21:50
Просмотров 1,7 тыс.
XAAFADAHA CUSUB EE MAGAALADA JIGJIGA 🇬🇶🌆
9:13
Bilicda JIGJIGA  iyo Buurta Karamardha🇸🇴🇪🇹
12:00