Тёмный

Ma jinni ayaa ka dambeeyay dilkeeda | Waa la garanwaayay wax ka dambeeyay 

Ogaal cusub
Подписаться 317 тыс.
Просмотров 45 тыс.
50% 1

#ogaal_cusub

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 74   
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 3 месяца назад
Murad ayn leyhy ilahyow khyr ga dhg waa malin qali ah 🤲
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 3 месяца назад
Asxbey bire 9dulxijja Allaha naga dhiko ku wakafa idesto 🤲
@MahadCabdimaxamuud-vd2es
@MahadCabdimaxamuud-vd2es 3 месяца назад
Aamiin
@NasradaahirNasriin
@NasradaahirNasriin 3 месяца назад
Insha Allah ❤
@xasan6869
@xasan6869 3 месяца назад
AMIIN❤❤❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 3 месяца назад
Aamiin❤
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 3 месяца назад
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 3 месяца назад
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤
@shakirahusein6386
@shakirahusein6386 3 месяца назад
Ducada carrafa ku dara wlleheen reer falasdiin io sudan
@qeysmohamed5319
@qeysmohamed5319 3 месяца назад
Waan ku saalamay saxiib Eid Mubarak. In badan ayaan ku xidhnaa ardaagaagan, waanad mahad san tahay xogaha aad nala wadaag, kiisas la xaliyay iyo qaar xal loo wayaay ba. Dilka dumarka ayaa aad ugu badan USA 🇺🇸 nio markaa waxaa isoo baxday, markay islaamku leeyahay gabadhu yaanay keligeed bixin ama noolaan, murxan la’aan. Inta dumara ee bar kasoo baxday, shaqo ka timid, dal xiis keligeed tagtay, ama keligeed noolayad, iyo qaar xidhiidho ay lahaayeen, burbureen, waa dhibaatooyinka ugu badan ee dilka dumarka. Inuu yaraan lahaa ayay ila tahay, haddii gabadhahan xiliyadaa ay keligood joogaan, walaalahood ama aabahood iwm ay ag joogi lahayeen, waayo nina walaashii ama innantiisa CID kuma soo dhacayso. Dee dhan galbeedkana dumarkii freedomtii ayaa waxanoo dhan sabab ugu noqotay.
@akram00c8r
@akram00c8r 3 месяца назад
Somaliyeey ninkan video yadiisa share dhaha ugu yaraan 400k aan gaadhsiino sani xaq mahee😢
@yasminyusuf5826
@yasminyusuf5826 3 месяца назад
Haa wlhi ma istaahilo 300 k wuxu istaahilaa 2ml iyo ka badan
@ABDIRAHMAN_700
@ABDIRAHMAN_700 3 месяца назад
Golden Voice m.a 🎉❤ Qiso cajiiba Suxuur wacan soonka maalintan alha naga aqbaLo😊🎉
@Deeqaluul721
@Deeqaluul721 3 месяца назад
Alla jecliyaa muuqaladaada Alle haku xafido wlo
@Bayaan447
@Bayaan447 3 месяца назад
Mahadsanid wl qimo badan hore usoco ❤
@farhan_taffo
@farhan_taffo 3 месяца назад
Sxbay aynu gaadhsiino 1m wuu uqalma
@Hayruf
@Hayruf 3 месяца назад
Full respect apowe ❤ ogaaL cusup 😊❤
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 3 месяца назад
Golden voice❤😊
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 3 месяца назад
East or west OGAAL CUSUB is the best keep going wllo❤❤
@cumaraxmed3820
@cumaraxmed3820 3 месяца назад
Waad mahadsan tahay sxb sidaad naagu heelan tahay ee weliba muuqaal kaste noogu booriso in cashar laga barto. Ciid mubarak ban ku leeyahay si khaas ah adiga.
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 3 месяца назад
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
@MohaQurayshi
@MohaQurayshi 3 месяца назад
Ogal cusub qisoyinka nocan noso badi danbi barista thanks 🙏
@akram00c8r
@akram00c8r 3 месяца назад
Nin weyn uun baa chanelkan ku xidhan😊
@abdullahimohamed7291
@abdullahimohamed7291 3 месяца назад
Waan raagsadaa ogaal cusub👑
@filsanfilsanmaxamed22
@filsanfilsanmaxamed22 3 месяца назад
Wll xaaladaada Ka waran Muuqaalkii ugu dambeeyey ee Aad soo galiso waxad u eekayd Qof xanusan Hada setahay😢
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs 3 месяца назад
Qofki 4aad goldan voice 🎉❤ walu salamay
@asadrabaah8306
@asadrabaah8306 3 месяца назад
Soo badi sxb pls
@xazaafitness9253
@xazaafitness9253 3 месяца назад
Mahadsanid
@AbdihakimAbdullahi-oo4je
@AbdihakimAbdullahi-oo4je 3 месяца назад
2020
@GANEEYOFFICIAL1
@GANEEYOFFICIAL1 3 месяца назад
Dadka ugu horreeyo ayaan kamid ahay waana ku taageera🎉🎉❤❤
@gabay-maad
@gabay-maad 3 месяца назад
Qofkii ugu horeyey ee police ka usheega arinta so lagama yaabo in uu ka dambeyey Sababtuna waa in ay darisyiin oo ay aqoon fican ka dhaxeyso sidaas darteed ayay albaabka uga furtey Sidokale waa qof magalada kala yaqaano oo si fudud gaarigii ku fogeyey Xogta baaritankana la socdey madama uu daris la yahay
@hooyomacan8513
@hooyomacan8513 3 месяца назад
bro waxa jiro wax la dhahayo DNA mana laga helin waxyar oo DNA ah uu bini adan leeyahy
@AmiiraHappy-qq6kw
@AmiiraHappy-qq6kw 3 месяца назад
Wlhi ilahey dartiis kuujeclahy marwalpa waxan ka mid ahay tagerahada 😢adun io akhiro alle Haku Denbi dhafo qaxan jeclan lahy Malin un ina kula kulmo😢
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 3 месяца назад
ustaad waa qiijin e maha ciijin 9:29
@abdikaniahmedbalal4249
@abdikaniahmedbalal4249 3 месяца назад
First view 😅
@user-kx1ug1nx2l
@user-kx1ug1nx2l 3 месяца назад
Iam ready and wait your vedios
@suhaibdeekmohamet6908
@suhaibdeekmohamet6908 3 месяца назад
Nio zxp waxaa thy nin qarsoon oon shaqsiyadiisa lagaranayn sababta manoo sheegi kartaa hadaanu nahay taageerayaashaada
@user-re9fj1xs8z
@user-re9fj1xs8z 3 месяца назад
Kiiskan waa laga gaabiyey wax interview ah o laga qaaday gabadha family geeda iyo friends keeduba ma jirto xitaa jaarka gaadhigi daba galay in la eego inta qofee isticmaasha lama sameyn maca🤔
@muhannadmohammedhassan6706
@muhannadmohammedhassan6706 3 месяца назад
Anigu ra'yi ahaanteyda wxy ila tahy "gabadha iyo dambiilaha inu aqon kadhaxyso o ay guriga ilawada imadeen sababto ah mxa ku kalifay iney gaariga gabadha ay qaataan ayago gaari waten however waa wadad aqon kadhexey o isfan wa kla sodhexgay marka kiiskani wa mid dadka gabadha ugu dhawaa laga baari garo.
@user-nn1ir7qb4d
@user-nn1ir7qb4d 3 месяца назад
Asc. Sxb waxaa soo sameysaa qaabkii loo dileey osama billadeen. Mahadsanid
@CIMRAANCIMRAAN-vd8cg
@CIMRAANCIMRAAN-vd8cg 3 месяца назад
First one❤
@ClxakiinAyaanle
@ClxakiinAyaanle 3 месяца назад
ilaa afar sano ayan kugu xidhna waligayn comanti ma so qorin 😂
@deeqdacad9901
@deeqdacad9901 3 месяца назад
Waan jeclahay qisoyinka aan wali laxalin
@IkramAdan-wd8wl
@IkramAdan-wd8wl 3 месяца назад
Yaah 😮😳
@nazrazead
@nazrazead 3 месяца назад
Keep going wlloh
@FardowsoSiciid-i9t
@FardowsoSiciid-i9t 14 дней назад
Apowe heaven qisadeda ka so hadal😢
@SagalMaxamed-wt4ub
@SagalMaxamed-wt4ub 3 месяца назад
I love you my mom❤
@Nahnah-un2cb
@Nahnah-un2cb 3 месяца назад
Dadka madawga ah way ku saxan yihiin inay xog siiyan maahan
@shaaficihussein6782
@shaaficihussein6782 16 дней назад
@abdirahmanxuseen
@abdirahmanxuseen 3 месяца назад
Cajiib👍
@MahadCabdimaxamuud-vd2es
@MahadCabdimaxamuud-vd2es 3 месяца назад
Aamiin❤
@MursalCabdi-ii9mz
@MursalCabdi-ii9mz 2 месяца назад
❤😂🎉😢😅😊
@sadikdaher425
@sadikdaher425 3 месяца назад
Nice
@SikaaweCabdi
@SikaaweCabdi 3 месяца назад
Zxb ciidka iga farxii
@foozia426
@foozia426 3 месяца назад
Miskiina
@FoziyoFalaawar
@FoziyoFalaawar 3 месяца назад
kiisaska dilka iyo siriyaal kilar ka nosobadi wall❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abduqadirmohamed7662
@abduqadirmohamed7662 3 месяца назад
Haye🤔🤔🤔
@maxamedfaarax9639
@maxamedfaarax9639 3 месяца назад
Ronnie Coleman ka soo hadal murqa weynaha
@sahalnoor5251
@sahalnoor5251 3 месяца назад
Caawa inaad vedeo soo dhigaysaan u malaynaya
@halimaabdi7715
@halimaabdi7715 3 месяца назад
Mahadsanid Anaa ugu horeyey 🤤🫶🥹
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b 3 месяца назад
Hadaad ugu horeysa xey kuu tartey😂😂😂😂
@halimaabdi7715
@halimaabdi7715 3 месяца назад
@@Cabdilaahicumar-y3b sanane pislik
@Buubshe
@Buubshe 3 месяца назад
Waxaan codsanayaa ogaal cusub inaad muiqal kasoo sameyso parkland sh**ting florida 2018
@idilmawliid9745
@idilmawliid9745 3 месяца назад
Ogaal cusub
@Kun_ciiL
@Kun_ciiL 3 месяца назад
Wr wll ma anaa wlan mise cadan ba layga hesayaa codkani maha willki hore
@Lion_gamer10
@Lion_gamer10 3 месяца назад
My wll waa isagii balse hargab ayaa iyara haya alle ha caafiyee😊
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 3 месяца назад
Midaasi waa been cad
@Mojidibnuarap
@Mojidibnuarap 3 месяца назад
R r
@hanefa283
@hanefa283 3 месяца назад
Carafa ayaa lagu jiraa wax dadka mashquulinaaya kadaa chanalka diini iyo fadliga carafa soo gudbi
@MaxamedAmiin-cv8jc
@MaxamedAmiin-cv8jc 3 месяца назад
Chanalada wey badan diiniga lagu so gudbiyo edebdarada joogi nio hdalkan ma saxnee😊
@hanefa283
@hanefa283 3 месяца назад
Edebdada adigaa koow ka ah​@@MaxamedAmiin-cv8jc
@IqramiMohamuud
@IqramiMohamuud 3 месяца назад
Noo soo boobsii
Далее
Tahriibiyihii daroogada ee ugu waalnaa
25:30
Просмотров 63 тыс.
Tuugii ugu maskaxda badnaa tariikhda maraykanka
17:38
Dhac bangi oo kusoo dhamaaday qaab foolxun
17:03
Просмотров 41 тыс.
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Просмотров 221 тыс.