Тёмный

MA LAGU DHOOFI KARAA SOMALILAND PASSPORT ? ( the tallest building in the world ) 

Abdala Jamaal Vlogs
Подписаться 660 тыс.
Просмотров 104 тыс.
50% 1

waxa aanu booqasho ku gaadhnay dhismaha caalamka ugu dheer oo ku yala Dubai
waxa la bilaabay dhismahiisa sanadii 2004 waxa xadhiga laga jaray 2010
sidaas ayuu ku noqday dhismaha caalamka ugu dheer
waxa uu leeyahay 900 oo qololka raaxada ah
waxa ku yaala hotel o casri ah
waana dhismaha ugu isticmalka badan calamka
waxana soo booqasho u taga sanakii ba 1.8 milyan oo qof
waxaanu dhararkiisu noqonaya ilaa 828 m
waxaanu ka diyaarinay dubia oo kaliya muuqalo idin xiiso galin doona
ILAHAY HA INAGA DHIGO KUWA XOGTA DHAGAYSATA INTA NUXURKA LEH KALA BAXDA

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 737   
@mohamedkiiko3836
@mohamedkiiko3836 2 года назад
Two scor Yutuberkii ugu horeeyay somaali Ee burji khaliifa tagay Iyo yutuberkii uhoreeyay Ee kusafra basaporka jamuuryadda baraykasan Abdalla jamaam Abdalla🔥
@axmedjaamac9869
@axmedjaamac9869 2 года назад
Aduunyo wr hedhe wlle yalaga dhadhicin zomllind pspor leh
@dj.rockets
@dj.rockets 2 года назад
Abdala Jamal Abdala 🙏💪
@ismaip1
@ismaip1 2 года назад
Qofki ugu fiicna, uguna kheyrka badnaa, uguna udgoona, uguna qurux badna,uguna akhlaaqda badna, uguna xishoodka badna uguna wanagsana dhaman dadka uu eebe abuurry wa 《NABI MAXAMED SCW KU SALI SUBANAHEENA MOHAMED N.N.K.H》
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 года назад
Sallalaahu caleyhi wasalam
@64yearsago59
@64yearsago59 2 года назад
Aniguba emirates .south africa iyo chana intaba waan ku tagay ninkii doonaa hayska hadlo🥰😂🥰🥰🥰proud to be somalilander
@hodan8655
@hodan8655 2 года назад
Say walhi
@64yearsago59
@64yearsago59 2 года назад
@@hodan8655 oo sawdigaa indhahaaga ku arka inuu ninkan emirates ku joogo ..south africa iyo chana emirates oo aan ogolaan ayay ogolaadeen passaportka somaliland🥰🥰😂
@mohadeeql
@mohadeeql 2 года назад
@@hodan8655 Anaa ba arkay qof ku tagay UK oo wlhiya xataa cimradaa lagu tagaa iyo Xajkaba
@SuheybElmanowlimbo
@SuheybElmanowlimbo 2 года назад
Hor mar beeynu garnay runti Alhm
@mustafeasad7176
@mustafeasad7176 2 года назад
Khiyali ku Nool wxa caruurta yar yar ugu sheeke wll
@suhaybahmed8714
@suhaybahmed8714 2 года назад
Somali waa wallo meelkastaba ay joogaan love from jigjiga
@hoygaaflanta8801
@hoygaaflanta8801 2 года назад
pasporka somaliland wuxuu noqday mid awood leh hadaad ku faraxsan tahay horumarka somaliland like saar
@amalismail7772
@amalismail7772 2 года назад
Haa wllo meel kasta waa lagu tagi karaa
@osmanboqole1536
@osmanboqole1536 2 года назад
Beenta sifiican iskaga dhaadhici somaliland waa gobol somalia kamida
@abdiyare6827
@abdiyare6827 2 года назад
@@osmanboqole1536 qadaadwayn halkan loogama bahna please go hide
@caatoyare2705
@caatoyare2705 2 года назад
Waxaan ku weydiiyey England 🇬🇧 oo aad sheegtaan in ay idin taageerto safaarad maku leedihiin jawaabtu waa maya. Hadaba aqoon sigiina waa somalia 🇸🇴 inteeda kale oo idin aqoon sato taasna qiyaamaha oo dhaco mooyee ma arkaysaan ee waalida iska daaya. Abdala jamaal wuxuu ku washay Sland. Waxaa asaagiina idin ka reebay diin cayn rabi cayn iyo hada oo aad keenteen kaniisado idinka oo dhami xataa culumo isku sheega idiin fadhiya majlisyada. Waraabowga waa la idin ka gubaa mar dhow
@hotha5352
@hotha5352 2 года назад
@@osmanboqole1536 🖕adi hakaa dhadhacsanaato waa gobel Qadaad wayney😏🖕
@mullahharir244
@mullahharir244 2 года назад
Ceed ceed soo baxday sacab laguma qarin karo somaliland waa ceed ceed geeska Africa uso baxday💚💭❤
@asmaosman9545
@asmaosman9545 2 года назад
Soomaaliland Soomaaliland guul nacabku darbiyada ha jiidho cadawgu darajada ha waayo
@amuunabdilahi4659
@amuunabdilahi4659 2 года назад
Aamiin yarbbi
@nimcocismaan9919
@nimcocismaan9919 2 года назад
Cabdalle jamaal cabdalle score Baad jabisay wlhi bro keep going waanu kusoo ducaynaynaa meelkaste good tagto💚🤍❤️💚❤️🤍❤️
@cjamin
@cjamin 2 года назад
Somaliland ❤️
@mustafecali6148
@mustafecali6148 2 года назад
Somalia ❤
@Lili-hm2ew
@Lili-hm2ew 2 года назад
احبكم وايد و اتمنى لكم الخير ❤️🤍💚 اختكم من 🇸🇴
@sheekowadaag1234
@sheekowadaag1234 2 года назад
Sido kale wllshey mcn
@zackayoub86
@zackayoub86 2 года назад
Absolutely ❤️❤️❤️🤗🤗🤗
@hodhood3819
@hodhood3819 2 года назад
💕🌹
@dahabo319
@dahabo319 2 года назад
واحنا نحبكم يااختى💋
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 2 года назад
حبيبتي غالي انتي على عيني وراسي
@ayaanhussein9092
@ayaanhussein9092 2 года назад
Jamuuriiyadeena barakyasan Waan ku faan inan somaliland kaso jeedo. Aad baad u mhdsnthya hooyda waayo waxay ii dortaya Somali mesha ugu fiican Waxan kaso jeed kabkab ka awooow ka awooow ♥️😭 ⚪🔴🟢
@zhaficijr1886
@zhaficijr1886 2 года назад
صوماللاند دمي و روحي إلى الأبد 🥰💚🤍❤
@ahmedmehmed5592
@ahmedmehmed5592 2 года назад
لا تكذب على نفسك لا يوجد شيء اسمه صوماليلاند وانما الصومال وفقط وهذه كذبه كذبتوا على انفسكم مدة 31 سنه
@amenboss8633
@amenboss8633 2 года назад
@@ahmedmehmed5592 مو شغلك 👊🏿هنا نريد بس الصوماليلاندريون💚🗯♥️ 💪🏾
@abdimajiidsuleiman3806
@abdimajiidsuleiman3806 2 года назад
Jrka🥰
@ummhaneen7401
@ummhaneen7401 2 года назад
@@ahmedmehmed5592 صح لسانك بيض الله وجهك
@SANDUUQA_QISOOYINKA
@SANDUUQA_QISOOYINKA 2 года назад
Wixi Sngle ah haku tagnaato kulahaa 😂🤣👍🏿🙌🏿
@waafiabdi978
@waafiabdi978 2 года назад
Reer somaliland dhigaan ku jeclahay cadawga sida loo ciilay yaqanaan sida looga shaqaystana waa yaqaanaan walhi nin rageed baad tahay 🥰
@mohamedkiiko3836
@mohamedkiiko3836 2 года назад
Nacabka sida loo buufiyo waynu naqanaa dhiigu biyo maaha
@amiincabdiraxmaan1114
@amiincabdiraxmaan1114 2 года назад
Kkkk nacabka laga hadlayo ma walalihiin somaliyeedaa😄
@captainusopp4395
@captainusopp4395 2 года назад
@@amiincabdiraxmaan1114 inta xun weyaan
@dgshako6700
@dgshako6700 2 года назад
@@amiincabdiraxmaan1114 waar waa gaalo yar yar wllkaynu naqaanay maaha
@dgshako6700
@dgshako6700 2 года назад
@@amiincabdiraxmaan1114 waar waa gaalo yar yar wllkaynu naqaanay maaha
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 2 года назад
Proud to be lander💚🤍❤ Love you my country 💯🥰
@saedrasta2845
@saedrasta2845 2 года назад
I'm really so proud of you for your patriotism. All Qadaadweyn are Jealous when they see Somaliland Passport.
@ifrahhersi7554
@ifrahhersi7554 2 года назад
Hhhh inaga xishood
@captainusopp4395
@captainusopp4395 2 года назад
not all qadaad only faqash
@khadrahassan5535
@khadrahassan5535 2 года назад
Wtf,dadka lama caayo!
@nuraali7610
@nuraali7610 2 года назад
@@captainusopp4395 kkkk runta dadki nogday dadka 1969 kkk kuwas way ololayan kkk in lay gashadi ay asalka uu lahayen ayey ku noogden
@mklsl3663
@mklsl3663 2 года назад
Qadaadweyn maxaa la dhahaa meel magaceeda miyaa
@ifraaxmohamed3276
@ifraaxmohamed3276 2 года назад
Masha allah hore usocod wcn wll guul an idin rajeyanay dhaman reer somalilnd sidey niyadinu rabto alle ha idin yelo waa ii faraxd inad asagin la janqadan
@zaynozmire6586
@zaynozmire6586 2 года назад
Best vlog for ever ❤
@oscarlyrics6767
@oscarlyrics6767 2 года назад
HA anba ku tagay USA 🇺🇸 2021
@suhaybahmed8714
@suhaybahmed8714 2 года назад
Hada xage jogta marka
@mohadeeql
@mohadeeql 2 года назад
@@suhaybahmed8714 anaaba arkay qof ku tagay Uk oo whliya
@Ilkcase
@Ilkcase 2 года назад
@@mohadeeql anaaba UK somaliland passaport Ku jooga
@mohadeeql
@mohadeeql 2 года назад
@@Ilkcase Waa sidaa sxb ku baashaal oo meel kasta ku aad ,waa passport keeni
@zhaxaripoi3327
@zhaxaripoi3327 2 года назад
Wow wow Abdala Jamal You are Really amazing Bro Somaliland Socdaasho Samaada Dushediyo Xidigahay ku Socota All Somalilanders One love❤❤❤❤
@ayaanbadan9301
@ayaanbadan9301 2 года назад
Wllo anaa addis ababa jooga horta waxan hubaa oo malin walba lagu tagaa sweden uk canada use soconay soconay♥️🤍💚♥️🤍💚❤💯
@wafafaisal1285
@wafafaisal1285 2 года назад
Proud to be somaliland💚🕊♥️
@MrQaxwe
@MrQaxwe 2 года назад
Abdale jamaal Abdale legend 🙌 another level 👍🏻 ❤
@namiin3034
@namiin3034 2 года назад
MASHAALLAH Nothing but LOVE❤ for you my little brother ❤🖤💚❤🖤💚❤🖤💚❤🖤💚 keep doing your thing.
@shinawiqalbi4116
@shinawiqalbi4116 2 года назад
💚🤍❤️
@farhiyahassan9229
@farhiyahassan9229 2 года назад
Mashaallah illahay somali dan hor mar wanagsan hasiyo o dib ulawasho lehen inshaallah Abdalla jamaal legend hore usoco
@ridwantimo4164
@ridwantimo4164 2 года назад
You are a real citizen🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 2 года назад
aabahay wuxu ii sheegay in uu yahay somalilander ana inankyga insha allah waxan u sheegi doona in uu yahay somalilander geeska africana ay ku wareereen kuwa ugu dhaw dadyawga caalamkuna ay yihin kuwa ka xun jiritaanka wadankiisa sidasna ay ku noqden cadawgiisa somliland ha noolaato
@sacadahmed2920
@sacadahmed2920 2 года назад
Abdalla Jamal and Qays Qayser the best somali RU-vidrs inta igu raacsan LIKE igu sharfa 😂
@mustafecali6148
@mustafecali6148 2 года назад
Somalia guul iyo gobanimo insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@XamsecaliXamse
@XamsecaliXamse Год назад
Maxa somalia kow Somaliland ba laga hadalya
@abdiyare6827
@abdiyare6827 2 года назад
Somaliland Forever ✊
@cabdifataaxiidxasankhayrdo1647
@cabdifataaxiidxasankhayrdo1647 2 года назад
Inoo iibgee passport ka citizen somalilander ah baa tahee Keep going abbti 😍😍
@mking73
@mking73 2 года назад
Film madawaneyna mise abdalla jamaal 🥰😘❤ from somalia love you Somaliland people much love
@ayanlemg6250
@ayanlemg6250 2 года назад
Best somali vloger or contect maker of all time cabdalla jamal keep going ya xapipii full respect ✊🏽
@amalismail7772
@amalismail7772 2 года назад
Passport ka Somaliland meel kasta waa lagu tagi karaa Aniga Uk🇬🇧 ayaan ku tagay
@ifraaxahmed2211
@ifraaxahmed2211 2 года назад
Wll runta
@Ugaas_samakaab
@Ugaas_samakaab 2 года назад
@إبن باك riyada ka toos somaliland passport is a power full
@amalismail7772
@amalismail7772 2 года назад
@إبن باك raadi oo arag markaa waxaad doontid soo qof😉
@Mohamed-hm7mg
@Mohamed-hm7mg 2 года назад
@إبن باك wll waalagu tagi karaa waayo de isagaaba guumaystay
@osmanboqole1536
@osmanboqole1536 2 года назад
Beenleeey
@mohamedismail5201
@mohamedismail5201 2 года назад
Somalind heer bay gaadhaysaa insha allah way socotay aqoonsigiina wuu soo dhaw yahay isha Allah💝
@AFIFHD77
@AFIFHD77 2 года назад
Mom from zomaliland Dady from zomalia 💙💙❤❤❤💚💚💚
@captainusopp4395
@captainusopp4395 2 года назад
sorry you can’t take somaliland passport 👀
@munaqalbi980
@munaqalbi980 2 года назад
Proud to be somalilander ✅☁️❤️
@barwaqobedriyaapdlahixasan3866
@barwaqobedriyaapdlahixasan3866 2 года назад
Maasha alaah another level video keep going my pro 👑 👏💯❤❤💯🥰💯🥰
@shukraanhassan4380
@shukraanhassan4380 2 года назад
Wad tag ty pro guuleyso soomaalind aduunka ayan ugu jeclahy 🌍❤💯
@idilismail2949
@idilismail2949 2 года назад
Mansha allah soomaliland aallow noosiyadi nabada horu marka iyo barwaqada wankusalamay cabdla Jamal hore u soco wllo
@Yahyaduulaye
@Yahyaduulaye 2 года назад
Somaliland forever ♥
@munaqali395
@munaqali395 2 года назад
And ever
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel 2 года назад
Somaliland will be forever ❤
@boono2912
@boono2912 2 года назад
Beesha dhexe oro. SSC & Awdal shaqo kuma lihidine
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel 2 года назад
@@boono2912 futada yaad ka tidhi hadalkaas
@mustafecali6148
@mustafecali6148 2 года назад
😂😂😂🤣🤣🤣🤣
@mustafemk829
@mustafemk829 2 года назад
Legend halkan ayaad ilaahy mooye adigu leedey cid kale dulsaar kunoqon meyno Abdala Jamaal libaax
@abizak2
@abizak2 2 года назад
KUWA XASIDINTA AHI WAXAY ODHANYAN SAY KU DHACDAY LKN WA ISKA MACNAWI😂abdale jamal hore bro 😎
@abuudi1080
@abuudi1080 2 года назад
Dhago hdal free ah ar dadkaanaa
@abizak2
@abizak2 2 года назад
@@abuudi1080 SOMALIDU IYAGA CAGAHA ISKU DHAGAN
@souheipheis9309
@souheipheis9309 2 года назад
Abdale jamaal abdale waxan kugu hambalyayna inaad noqoto youtuber-kii soomaliyeed e booqda burji khalifa intaa iyo in ka sii sareysaba wan ku rajayna walaLkayOw👏❤🥰
@kingvlogs.
@kingvlogs. 2 года назад
Another level abdala jamal🥶
@ENG_MOHAMET1
@ENG_MOHAMET1 2 года назад
Somaliland is part of my blood 💥❤
@varaxluckyfficial7
@varaxluckyfficial7 2 года назад
Abdalle jamaal apdalle legend keep going 🤩somaliland💚💭❤
@zamiirayaasin5846
@zamiirayaasin5846 2 года назад
Keep going legend 💪🥰 nin qaran💚💭❤
@apdiladiif257
@apdiladiif257 2 года назад
Somaliland dawlad tashatay dadku nool amniyaal m.a somaliland💚🗯❤
@axmed9577
@axmed9577 2 года назад
Wlh yarkan xarif waaye ciwaanka ayuu kala kiciyay si daawasho badan uu helo wax cadenayana in passport ka ku dhoofayna masoo bandhigin shaqo wacan somali adi lee fahmay keepgoing
@mohamedhagoog361
@mohamedhagoog361 2 года назад
Indho la'aan baa ku haysa.. Passport markuu ku qabanayo Entry stamp ka caadi u eeg.. waa passport kii Somaliland. MAP KA SOMALILAND KU SAWIRAN.. ADIGA VIEWS KAAGAMA BAAHNA GET LOST SOMALI QUDHMIS
@xamdacabdirahman6385
@xamdacabdirahman6385 2 года назад
Iam proud to be islam ☪️ ❤ somaliland
@deqam.7747
@deqam.7747 2 года назад
Masha Allah great video well done ☺️👏👏
@khalidapdi6204
@khalidapdi6204 2 года назад
Dubia mnzha allah weeyan adbay uqurux badan thy 😍
@claahiofficial1931
@claahiofficial1931 2 года назад
Legend keep goin 🍀
@HoodoKhadar-yx4eu
@HoodoKhadar-yx4eu Год назад
Ma sha allah wllo ❤❤ wan ba rumeysan la ahay inaad ku dhooftay baasoborka somaliland hanoolaato waxaad tahay legend and legend
@saedmoh1450
@saedmoh1450 2 года назад
Dubai waa Halki Ku dhashay Halka Ka soo jeedana waa Somaliland Alx❤
@aden4843
@aden4843 4 месяца назад
yes watching from canada
@umaymamoh1667
@umaymamoh1667 2 года назад
Walahi isaaqow hadaynaan inankeena 1m gaadhsiin ‘ dadba ma nihin 🥰
@israaragsan7139
@israaragsan7139 2 года назад
Imisaa lagu tagi kara bal qiimaha nalaso wadag bro
@maprojamalofficial2427
@maprojamalofficial2427 2 года назад
Apdalle jamal apdalle ibraahim magaca iyo muqaba hajiro prother🤏👍
@mohamedalahi2708
@mohamedalahi2708 2 года назад
Abdalla jamaal Abdalla best youtuber 🔥🔥💯
@inaaahmad6311
@inaaahmad6311 2 года назад
Legend abdal keep going 🥰🥰🥰😏
@ayaan850
@ayaan850 2 года назад
Passport ga somaliland waxaan rajaynaynaa inaan America ku tagno insha allah somaliland guul iyo gobonimo 👏👏
@bintusomaliland317
@bintusomaliland317 2 года назад
Sowta lagu tagay ba
@hamdamunira5448
@hamdamunira5448 2 года назад
@@bintusomaliland317 yaa ku tagy😂
@hibaaqkhadar410
@hibaaqkhadar410 2 года назад
@@hamdamunira5448 aniga 😂
@bintusomaliland317
@bintusomaliland317 2 года назад
@@hamdamunira5448 waftiga madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland 🤪
@ayaan850
@ayaan850 2 года назад
@@bintusomaliland317 waan ognahay inuu waftgu ku tagay lkn adigu kuma tagi kartid marka insha allah waxan rajaynayna in sibuuxa layno aqoonsado oo passport geenu noqdo mid international ah
@naadiyadagan1955
@naadiyadagan1955 2 года назад
Somaliland guul iyo gobonimo aniguba bishnba soqatey wxnn ugu socda USA somaliland hnolato💪💪💪💪💪💪💪❤
@iamk3977
@iamk3977 2 года назад
Proud to be Somalilander🥰❤️
@muhiimkayse1954
@muhiimkayse1954 2 года назад
waaw somaliland duco iyo habaar tona uma baahna guul somaliland🟢⚪🔴💪
@aliyaalu8038
@aliyaalu8038 2 года назад
single aad adigu ka mid tahay somhaa abdallow keep going wll😂💯
@luckyothman5630
@luckyothman5630 2 года назад
Abdalle jamaaaaaal Keep going pro
@jamaal6384
@jamaal6384 2 года назад
Wllka weyn Cabdala JaMaaL🥰🥰🥰🥰🥰
@aliismailmouse8586
@aliismailmouse8586 2 года назад
Abdala jamal vlogs the best youruper 🦅hargaisa somaliland
@maanzameofficial8262
@maanzameofficial8262 2 года назад
Wiil tgy waxa thy mid tob 10 gly kip going pro ✋🏿 ❤ 🤴
@fulkimaxamuud1647
@fulkimaxamuud1647 2 года назад
Somliland💚🤍❤💯💯💯💯🤲allow dhowr dhulkygih🤲🤲
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 года назад
Proud to be Somalilander
@inacumar170
@inacumar170 2 года назад
SOMALILAND WILKAYAGI ABDALE JAMAAL ABDALE ❤💚
@yaxyeyuusuf1224
@yaxyeyuusuf1224 2 года назад
Hore usoco zxb qali
@hamdaxusen4597
@hamdaxusen4597 2 года назад
Somaliland markaan maqlo sow jawigayguba isma badalo guulayso wadankaygii
@abdirzaqmahameed4780
@abdirzaqmahameed4780 2 года назад
Wlei misa waa ka kaftan
@mohamedhagoog361
@mohamedhagoog361 2 года назад
❤❤❤
@asmaabdoulwahab1325
@asmaabdoulwahab1325 2 года назад
8 year ayaan kunoolaa burji khaliifa mabooqan adaa cawa igudalxisiyey bro thanks
@hodanismail3992
@hodanismail3992 2 года назад
Somaliland 💚💭❤💪Abdale jamaal hore u zoco wll 😘
@guiled_miiran5870
@guiled_miiran5870 2 года назад
M a zhp keeg going
@ibraahimcabdicasiis7112
@ibraahimcabdicasiis7112 2 года назад
Safarka safarka xiga hanoqdo Masar Egypt 🇪🇬
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 года назад
My bro beautiful vlog Abdalla jamaal legend 💪🥰✊
@abdirahman9004
@abdirahman9004 2 года назад
#Jamhuriyad_Barakaysan_Somaliland 🇭🇺
@wardaahmed9311
@wardaahmed9311 2 года назад
Wooof woof jamal fariid tay wlo😂😘
@raam_____official6238
@raam_____official6238 2 года назад
Masha alla pro abdla jjamal anla best youtuper
@axmedyusuf4068
@axmedyusuf4068 2 года назад
Best vlog Abdla Jamal
@ibrarasta3022
@ibrarasta3022 2 года назад
Best Volg in the All Time #Abdala_Jamal
@naimaahmed771
@naimaahmed771 2 года назад
Masha Allah never give up Somaliland hnlt
@hanayonis2850
@hanayonis2850 2 года назад
SOMALILAND❤️
@suldanhamzehazzan4675
@suldanhamzehazzan4675 2 года назад
Sxb qali wlhy si niyad ah ayaan ugu farxay Clip kan waayo waxaad muujisay jacaylka aad dalkaaga u hayso adoo aan marnaba ku xidhin shuruud ah (VIEWERS)
@hanaali1272
@hanaali1272 2 года назад
Passportka somaliland waxn ku tagay maraykanka mansha Allah somaliland will always be strong somaliland
@werzema-apdy
@werzema-apdy 2 года назад
maad iska dhiibtay markaa mise dalxiis uun baad u tagty waanadka soo noqotay uun
@hudaali219
@hudaali219 2 года назад
Aww mashaAllah😩🥰🥰🥰
@hoodabdi4315
@hoodabdi4315 2 года назад
Mansha allh guul somaliland 💚🤍❤💪💪
@marshaal1234
@marshaal1234 2 года назад
Another level 🔥
@hafsahupi7075
@hafsahupi7075 2 года назад
Jacaylkagii i diiday war wan kuu dhimana
@somalia2730
@somalia2730 2 года назад
Raggan wadankooda sidaas uu dhisteyn Aniga qabyaaladda reerland inoo qaybiya. Airport ka timi Iyo midka Dubia ku yaalla Ma fiirsiya intaas adduunka ka danbeyna soomaaliya meesha rabto ka so jeedda. Ama gobolka rabto
@mohamedhagoog361
@mohamedhagoog361 2 года назад
Somali Qudhmis get lost
@zaedinaoomaar4104
@zaedinaoomaar4104 2 года назад
Somaliya iyo adigaba anagaa wasna ee meesha qaraarka kala tag ducuf yow
@Naji0704
@Naji0704 2 года назад
Big man 👍🏽Another level
@hothanezxaaq133
@hothanezxaaq133 2 года назад
M.a Nin qaran guulayso💚🤍❤️💪
@saddamxusayn516
@saddamxusayn516 2 года назад
💚🤍❤✊🏽 Next calamko dhan insha Allah ❤✊🏽
@Adanizza
@Adanizza 2 года назад
Xabibi come to Dubai 🇦🇪🇸🇴❤
Далее
WAA SIDEE SAXARAHA DUBAI | DUBAI DESERT 🏜 |
10:07
연준 (YEONJUN) ‘GGUM’ Official MV
02:44
Просмотров 3,2 млн
ROODA KAYF VS JUWERIYA JANO CHALLENGE ADAG
15:26
Просмотров 44 тыс.
I spent a day with Hasbulla - in Russia 🇷🇺
9:29
The African Country Nobody has Heard Of
11:09
Просмотров 115 тыс.
Why Ethiopia is Creating a New Country Next Door
17:07
Просмотров 824 тыс.
Why I Could Not Enter Somaliland | Hargeisa
7:48
Просмотров 121 тыс.
BACK TO HARGEISA IYO BEERTA XAYAWANKA
13:05
Просмотров 141 тыс.
Morocco, how many languages do you speak?
10:46
Просмотров 1,3 млн