Тёмный

MAALINTA HOYOYINKA ADUNKA IYO AYUUTO TÜRKİ 💝🤗 

somturk family
Подписаться 141 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 67   
@user-qo4qz6kq6z
@user-qo4qz6kq6z 3 месяца назад
M.a ninkaga waa nin qalbi wanagsan oo samalida jecel dukankisa ayan dhaweyd tagay soo dhaweyn ❤ alle ha idin xifdiyo my fav family 🎉😊
@Najma-id2xt
@Najma-id2xt 3 месяца назад
Abaayo waxan kaa codsanaa inaa iska ilaaliso surwaal iyo funanad ama shati inaa xirato abaayo yaysan ku halaagin dumarka surwalka xiranaayo please intay ku badali lahaayen adiga iyaga inaa badali karto isku day oo xijaabka sharciga u xirikartid
@hudadajiya4662
@hudadajiya4662 3 месяца назад
Masha allah alle ha ku barkeeyo reerkaga iyo caruurta abyo hani muraad ayaan leeyahay inuu alle isahlo isoo duceeya❤❤❤
@halimaabdirahman7888
@halimaabdirahman7888 3 месяца назад
Abaayo family qurux badan ayad tihiin alaha idin xifdiyo gabadhada xijabka siibar intey yartahay
@cousinbro1580
@cousinbro1580 3 месяца назад
Masha Allah abaayo Illaahey ha idin xafido abaayo waxaa kugula talinaa in aad xariga kuraasta xirataan idinka iyo caruurtaba hadii emergency break la qabto qoorta ka jabi karta
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 3 месяца назад
Masha Allah
@Shadeahamod
@Shadeahamod 3 месяца назад
Wah walal is astur qof wayn badtahaye rabi kabaq
@fatmamahamed9778
@fatmamahamed9778 3 месяца назад
Masha Allah walahi hani ayutada waa wax fican walahi iyo wada kulanka aad kulmeysaan dadka ❤ waa Qatar adigana ruunti waxad tahay gabar qalbi fican 💝🇸🇴 anaga waan ku jecelnahay aniga markan ku arko waxan backa aya sogashay❤
@user-zn9ck4wk5l
@user-zn9ck4wk5l 3 месяца назад
Asc Masha allahi alle ha idiin xifdiyo xafidullahi 🤲❤
@gobeyhajji4781
@gobeyhajji4781 3 месяца назад
Maşllh gbdhena Muna melek gbdhaha kale weee ka’qurux bdn thy Momi soo kor inşllh🥰🫶🏼💋❤️……
@lailaadam7894
@lailaadam7894 3 месяца назад
UK celebrate mothers day on March in UK not on May.
@deeqaaweys6848
@deeqaaweys6848 3 месяца назад
Masha Allaha alaha ha ku barakeyo adiga iyo iLmahagaba iyo odogagaba aamiin aamiin
@user-mr3em9dp7r
@user-mr3em9dp7r 3 месяца назад
Mashallah Mashallah Mashallah ♥️, allah ku barkeyo famil
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 3 месяца назад
Waa wareey haniyeey maalinta hooyooyinka miyaad surweelka u xiratay ,maandheey isku shiix oo is astur , xiligaan maaha kii surweelka ceeb
@anisamohamed9720
@anisamohamed9720 3 месяца назад
Haniyey hadan kula dagan lahy wanba kuso biri lahay ayuutada cadi mhn ❤
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 3 месяца назад
Maşallah muno melek caruurta kale way ka furfuran tahay😁🥰🥰
@amalmohamed8465
@amalmohamed8465 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ManshaAllah Tabarakalah
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 месяца назад
Welcome back Hani🎉🎉🎉We Really Missed Each Other.😘
@taliso7057
@taliso7057 3 месяца назад
Waxay surwaalka bisinka haniyey naga cun waxaan gabar muslimadaa tehee
@ashaomar6719
@ashaomar6719 3 месяца назад
Subxaanaka yaa Cadiim waa maxay dhaqan xumadaan adigoo maantey hooyo sida aad u lebisantahay. What kind of example 🤔 aad caruurtaada u noqoney in jirkaada bulshada ku soo banaan dhigto ??? Allah ha ku soo hadeeyo.😢
@nuraXassan
@nuraXassan 3 месяца назад
❤❤❤❤ Mash.alaah my sister ❤❤❤❤
@qamarmidabasal
@qamarmidabasal 3 месяца назад
Qofka wllka ah hadii aad qalad ka saxeyso qaab dabci ah wax ugu sheeg somali iyo af xumo wlhi koobka af xumada idinka hesto acudubillah 😢
@awbaska88
@awbaska88 3 месяца назад
Welcome back sister ❤😊
@israaxo0
@israaxo0 3 месяца назад
Asc masha allah Walal reer qurux badan baa tihiin ilaahay ha idinxiftiyo aamiin😊
@Farhia_ali
@Farhia_ali 3 месяца назад
WELCOME BACK. ABAAYO. MAALMAHAAN. WAALGITABEY. SOONOQOD. WANGSAN DIGA FANELIGADA❤❤
@samirahassan2023
@samirahassan2023 3 месяца назад
Msha Allah ❤❤❤❤
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 3 месяца назад
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤❤❤❤❤.
@najmaali1123
@najmaali1123 3 месяца назад
Mash Allah Family qurux badan
@user-gw6si2cw5n
@user-gw6si2cw5n 2 месяца назад
❤❤😪😪🤲
@abdibarre7520
@abdibarre7520 3 месяца назад
Masha allah❤❤
@QuenSabarin-rj1oy
@QuenSabarin-rj1oy 3 месяца назад
Asc walal noloshadii hore soo xasus marku ilahay ku nimceyo cibadada la badiya adunku waa wax yar yuna kula tagin xijabka hagaji iska da afka aad casayneydid waba
@Falna1-je2hn
@Falna1-je2hn 3 месяца назад
Nolol nuuce soo martay
@SalmaSiman-lz9wc
@SalmaSiman-lz9wc 3 месяца назад
masha allah sis
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 3 месяца назад
Mansha allaah muna malak waa quruxleey ❤
@hayatali4756
@hayatali4756 3 месяца назад
Asc abaayo ILAHEY kabaq oo is astur Sidii hooyo okale sheydan yaanu kuqaadin hadhow na problem yanukuukeenin
@hodanaden368
@hodanaden368 3 месяца назад
Manshallah barakallah beautiful family ❤❤❤
@farhanaden9809
@farhanaden9809 3 месяца назад
Ilmaha abaayo afsomaliga bar kulahadal
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 3 месяца назад
M.a waa ayuuto fiican caadimaahan❤
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 3 месяца назад
MaanshaAllah 🌸🌸🌸🌸
@ilhamwandow8757
@ilhamwandow8757 3 месяца назад
famil qurux badan ilahay ha idin barakeyo
@user-vx9de3mo6s
@user-vx9de3mo6s 3 месяца назад
Keep going Abayo ❤❤❤
@salmantheking171
@salmantheking171 3 месяца назад
Ar sarwaalkana maxaa waaye turkish miyaad noqotay 😢
@Asiya441
@Asiya441 3 месяца назад
beautiful family❤
@khadramohamed1818
@khadramohamed1818 3 месяца назад
Mashaalah
@Miskiineyy323
@Miskiineyy323 3 месяца назад
Love you xabiiti ❤❤ ilahey haku barakeyo family gaga❤❤❤❤
@caashoaxmed9577
@caashoaxmed9577 3 месяца назад
Masha alaah abayo alle hadin xifdiyo
@user-bl7wk2qu3f
@user-bl7wk2qu3f 3 месяца назад
Mexey thy habraha timaha feydan bisinkee
@Degmodeqa
@Degmodeqa 3 месяца назад
Waxa cunto meeshaas taala iyo Hani caatonimadeeda markaan arko😂😂ciilee iqabta😂😂.
@lunaali6032
@lunaali6032 3 месяца назад
Igu dar hagbadaa
@user-fu5cd9wi5m
@user-fu5cd9wi5m 3 месяца назад
Wel come back abyo hani wn ku xisnay
@safiyahussein7123
@safiyahussein7123 3 месяца назад
Maşallah abayo
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 3 месяца назад
Asc mashallh
@samiirohassan3459
@samiirohassan3459 3 месяца назад
Haniye ayantn intay jirtay ❤
@samiirohassan3459
@samiirohassan3459 3 месяца назад
No torjom haniye
@halimasacdia.
@halimasacdia. 3 месяца назад
❤😊
@iqromaxamad5047
@iqromaxamad5047 3 месяца назад
Sacanaa😂😂
@salmantheking171
@salmantheking171 3 месяца назад
Ceeb abyo
@awbaska88
@awbaska88 3 месяца назад
Asc
@user-bj3wu7vb6z
@user-bj3wu7vb6z 3 месяца назад
Dirac io dhaqankena hada xiratid inlagu furo mia kbaqysa dhaqan islameed iskdaba qor hadii wil yar ahan lahaa mxa iga bi,i lahaaa😂😂
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 3 месяца назад
Asc wallaal waano waaku ledahay llaakiin afxumada jooji alla kabaq
@user-sy4jt7ny6j
@user-sy4jt7ny6j 3 месяца назад
Kuwan surwaalka la yaaban ee jaahiliinta ah goŕ gord may.xidhan lahyd bulshada dhex joogta loo eekadaa xaliimo gandha ka dhamaada
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 3 месяца назад
Duq yahay xishood
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 3 месяца назад
Maxa dhacay wll qali ceeb weeye waa walasha xataa hadad qalad ku argty siwacan ugu sheeg
@halwoali5532
@halwoali5532 3 месяца назад
Waraa bilaa aqlaaq aad tahay ee adiga isku xishoo
@ayaanitawaaaye3797
@ayaanitawaaaye3797 3 месяца назад
Hani hadi ey duq tahay Adi ma yar tahay marka bila aqlaq aa tahay edab yelo
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 3 месяца назад
Wallaala yaalow hani waacunug yaree maxaa qaldan
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 3 месяца назад
Masha Allah❤❤❤❤❤❤❤
Далее
JADWALKEYGA MAALMEED BY MOM TWO KIDS🤗💕🩸
18:09
Что думаете?
00:54
Просмотров 564 тыс.
🍏 Устарели ОФИЦИАЛЬНО! 🤡
00:32
SAFARKEENİ İYO WAXİİ NA QABSADAY💕
14:07
Просмотров 10 тыс.
SIDAA U SO DHAWEYAY MARTIDA REER AYUUTO👋❤️
20:48
PICNIC 🧺 TIME MY FRIENDS 💕💝
12:52
Просмотров 11 тыс.
MY ROUTINE {İYO ANAKOO NALA CASUUMAY🥰☪️
19:29
Что думаете?
00:54
Просмотров 564 тыс.