Тёмный

Maalintaan fasaxa | Holiday Song in Somalia | Somali Kids Songs | Hees caruureed 

Somali Kids
Подписаться 169 тыс.
Просмотров 506 тыс.
50% 1

Maalintaan fasaxa nahay waan
dheelaa waan qosolaa waan dabaalana
Cunto diyaaraa naloo sameeya
Waa nala geeya meel walba aan rabno
**********-
Waalidkeen waa nala saaxiib yihiin
Waa naga war qabaan marwalba
Khamiista iyo jimcaha waa nala siiya lacag
maalmaha kale maya
**************
Hooyo iyo aabo waad mahadsan tihiin
Mar walba waad mahadsan tihiin
----------------
English translation:
On this day of holiday we are laughing and swimming
Food ready for us
We bring us wherever we want
************************************
Our parents are friends with us
We are always aware of it
Thursday and Friday are paid for
no other days
********************************
Thank you mother and father
Thank you always
LYRICS PARTNER: / maxamudhaykal
#SomaliKidsSongs

Опубликовано:

 

20 апр 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии