Тёмный

MAALINTII AROOSKEDA DHICI LAHAA AYUU AABEHEED SUN SIIYAY NAFTANA DHAFIYAY SABABTUNA WAA NINKEDA OO😭💔 

Ayaan Gobdoon
Подписаться 221 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

#ayaangobdoon #qisooyinka #caalamka #

Развлечения

Опубликовано:

 

3 июн 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 109   
@muna607
@muna607 Год назад
Inaalilaahi wa inaalilhi raajucuun qiso ka xanuun badan wligey maan maqal Subaxaanllh aabo gabdhiis nafat dhaafiyey nin dartiis waxan layaabey cadaawad intaa la eeg oo uu u qaadey wiilka😢😢😢😭🥺
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu Год назад
200k coming soon i.a🌹😘
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Год назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝😢
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@shariifoshiine4623
@shariifoshiine4623 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw ❤
@nadiifaabuukar-wh6dp
@nadiifaabuukar-wh6dp Год назад
​@@ugaasocismaan733 llll❤1😂
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 Год назад
Ayyy ayaaney waa inala fiid satay caawa❤❤❤
@Tushlyyyyyyyyyyyyyy
@Tushlyyyyyyyyyyyyyy Год назад
Asc Habiibayaal iiso duceeya inuu ilahey quraanka ii fududeeyo inaa xifdiyaa rabaa ayaan adi iyo asxaabtaada iiso duceeya🥺❤🤍
@Sacdiyoaxmed-nt1vt
@Sacdiyoaxmed-nt1vt Год назад
Alla hakuu fududeeyo Abaayo 🥰🥰🥰
@Tushlyyyyyyyyyyyyyy
@Tushlyyyyyyyyyyyyyy Год назад
@@Sacdiyoaxmed-nt1vt aamiin Hppti Shukran🤍🥺
@Sacdiyoaxmed-nt1vt
@Sacdiyoaxmed-nt1vt Год назад
@@Tushlyyyyyyyyyyyyyy 👸👸🧕🧕🥰🥰
@Tushlyyyyyyyyyyyyyy
@Tushlyyyyyyyyyyyyyy Год назад
@@Sacdiyoaxmed-nt1vt 🤍🥺
@Hamdamukhtaar-rf9gk
@Hamdamukhtaar-rf9gk Год назад
Alle ha ku fidudeyo ishla
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Год назад
Ayaan Qaali masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hewarable5547
@hewarable5547 Год назад
cimraan yare kawaran siidee side ayo ya shay wanku su dhuceya cimraan yare ❤❤
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Год назад
Illaahy qalbiga ha u qaboojiyo wiilka maskinka ah gabdha la dulmiyeyna illaahy haw naxaristo odeygan arxan daranaa
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Год назад
Alxamdulillaah allaha caafiyey Cimraan Caaqil aa mahadaas u sugnaaday allow xafid allaahuma aamiin yaa rabi ayeeyo macaan
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Год назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@deeqodeganluula1533
@deeqodeganluula1533 Год назад
Wcs abaayo congratulations 🎊 👏 💐 hampalyo hampalyo m.a alle ha idiin siyaadisyo caafimaadka
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 Год назад
Allaah qalbiga ha u qabojiiyo😢
@aaminasaalax5087
@aaminasaalax5087 Год назад
Cimraan yarena Alle ha usiyaadsho cafimaadka Rabi ha xafido
@queenilhaney235
@queenilhaney235 Год назад
Alx cimran yare Allah hausiyadiyo cafimatkisaa habo mcn 💗
@FardusMohamoud-rv1ug
@FardusMohamoud-rv1ug Год назад
Alle hausiyaadiyo ayaaney cunuga fafimaadka wiilkaas qisada ku dhacdey waa xanuun alle qalbiga haugua reebo
@abdirizakosman557
@abdirizakosman557 Год назад
Tnx habo waqtigada qimaha badan nasiso Jazakallah habo
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 Год назад
Alxamdullah ilahow usiyaadi cafimadka habo cimran yare ❤❤❤🎉intii xanunsana allah caafiyo saqir iyo kabirba 😢subxanallah xaqagi halugugu dilo waa labaab
@deeqodaahircali8274
@deeqodaahircali8274 Год назад
Soori alle hau bogdhayo subxanalah habo jisakuma qeyr cimran alle hano cafiyo ee quran saar shan ta saladod ba saar habo
@ZahraAdam-qc1xo
@ZahraAdam-qc1xo Год назад
M.a hore usoco qisooyinka waan jeclahay
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 Год назад
Ilaaheey Caafimaadkiusa haw saaidiyo 🤲Aamiin🤲
@hewarable5547
@hewarable5547 Год назад
Ayaan Gobdoon masar sii dhe ya shay ii na tako aya raba saxib dhay Qali ika so sheke masar saxib adika joka Qali ana ko ima do masar ee saxib isojawab masr kana so waran
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 Год назад
Subxana allah ilahey nama tuso xanunka oo kale anagana ilahey qalbiga ha u dajiro wa xasusta gabadha abahed habaryerted dileysey
@sahracabdulaahi5161
@sahracabdulaahi5161 Год назад
Ilaahi ha kuudajiyo qalbigaaga🤲🤲🤲
@hamdicabdullahi5650
@hamdicabdullahi5650 Год назад
Ilaahay haku gaar siiyo apayo 200 iyo in kabadan
@muna607
@muna607 Год назад
Allah qalbig ha uga reebo wiilkaa
@muniishaali6580
@muniishaali6580 Год назад
Wcs abyo wlhi qisoda tan hore waa mida aan laqiroodey wlhi waan naxye alle haiga yaahyo aniga iyo qeerkeen allhuma aamin alle haku xifadiyo xpti❤❤
@Hamdamukhtaar-rf9gk
@Hamdamukhtaar-rf9gk Год назад
Subxanaalh ayaanay ilahy niikum keeno tees oo kale 😢😢😢😢😢😢😢
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Allaah ha u siiyaadiyo Allaah ha nii xidhiyo Insha Allah
@Sacdiyoaxmed-nt1vt
@Sacdiyoaxmed-nt1vt Год назад
Anaa ohoreeyo xabiibti caawa
@zahromaxmuud3959
@zahromaxmuud3959 Год назад
Waa kusalamay ayaaney asxabta i wedi inow Allah i rumeyo riyadeyda
@ayanqaliqurux4292
@ayanqaliqurux4292 Год назад
Acudu bilahiye waligay qiso tan lamida man magal Allah unaxaristo isagana qalbiga Allah uga rebo
@iqragorod1314
@iqragorod1314 Год назад
Mashallah ❤❤
@naimamohamed644
@naimamohamed644 Год назад
carabta waaba ka cabsadaa qaar waxaa ku jira sida aabbahaan camal ah oo arxan daran 😢😢😢 niyadiisa allaha uga reebo ayadana allaha u naxariisto.
@ashodakane5245
@ashodakane5245 Год назад
Walahi waa xanun Allah ayan ka magangalney😢
@HudaMukhtar-gy1pz
@HudaMukhtar-gy1pz Год назад
Mash Allah mahadsanid xappti alle hakugu wado 🥰🥰
@katramohamed9577
@katramohamed9577 Год назад
Hamblyo hamblyo abyo ayan quruxey. Cunagana allaha kucafiyo . Adna cimri dheer iyo cfmd inshllh❤❤❤
@UbaxAadanCaliDaauud-de8wx
@UbaxAadanCaliDaauud-de8wx Год назад
Mash allah xppti 🥰
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 Год назад
Masha Allah tabarakalah❤❤❤❤👍👍👍
@amiiramahamuud9243
@amiiramahamuud9243 Год назад
Nayaa ayaan indho wayneyy abayo mcnto qisooyinkii soomalida losoo daa 😢plz
@FardusMohamoud-rv1ug
@FardusMohamoud-rv1ug Год назад
Ayaaney harhergeusba ka dhacdey gabadha gabdha lacag ku leedahey intey dishey hog guriga ugaqadey alaahuma najina
@hooyo994
@hooyo994 Год назад
Masha Allah Rabi ha usiyaadsho Caafimaadka wiilkaana Cimraan Yare ❤
@hanizubeyr1617
@hanizubeyr1617 Год назад
Indho weyney waanku salaamay
@mssgaraad1695
@mssgaraad1695 Год назад
Hanbalyo 70k bayo ayaan cadey
@ubaxxusein
@ubaxxusein Год назад
Wcs cimraan caafimaad taama iyo cimri dheer abyo mcnto
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 Год назад
Alleh ha unaxariisto 😥🥺
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Wcs walaashey mcn ayaan cadeey waan kusalaamay inbadan
@user-gs5kl1lp9s
@user-gs5kl1lp9s Год назад
Subxallllah😢😢😢😢 ilahey kamagalnay
@yukinasan3431
@yukinasan3431 Год назад
Subxanallah murug waye
@simanfaaid6108
@simanfaaid6108 Год назад
khalid io ibraahim ragga kliyo mgcyadoodu ka caansanyhn allaha dhowree inkastoo ayaney ani cimran xtaa wajigiisa aanan arkin allaha caviye 🤲🤗
@Masnamunira2356
@Masnamunira2356 Год назад
Cimraan yre Ilaahay ha u ziyadiyo caafimadka 🥰
@suldanomahamed5997
@suldanomahamed5997 Год назад
Mshallah ❤❤❤
@sulekhahassan7439
@sulekhahassan7439 Год назад
Scw scw scw scw scw
@doolcaadey5723
@doolcaadey5723 Год назад
Subxanallah walaahi wa wax laga xumaado 😭😭
@quenziman79
@quenziman79 Год назад
alle qalbiga howga reebo
@MaryamoYuusuf-de4wv
@MaryamoYuusuf-de4wv Год назад
Abyo qisooyinkii soomaalida
@sulekhahassan7439
@sulekhahassan7439 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw
@farxiyomaxamuud6830
@farxiyomaxamuud6830 Год назад
M.a🌹🌹🌹
@munoomar24
@munoomar24 Год назад
Acuudubillh aniga hadii deen leega qaato maba weydiyo hade dhacdana ina weydiyo maka badiyo dadka qaarkod shartooda allh naga qabto
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. Год назад
Subxaana allh 😢😢😢
@nasihaali-sx6ie
@nasihaali-sx6ie Год назад
Ayaan abayo aniga markan mashquulo wa so korseyaa qisooyinka i dhaafeen
@NajmaXuseen-fx9cm
@NajmaXuseen-fx9cm Год назад
Dadadka nocaas😢alla kamavangalnay
@abiibohassan8893
@abiibohassan8893 Год назад
Man sha alah ala ha u siyadsho cfmdk alxamdulilah
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. Год назад
Subxanallh 😢😢😢
@najmaahmed4139
@najmaahmed4139 Год назад
Wcs xbbti ayaan hore usoco
@katramohamed9577
@katramohamed9577 Год назад
Ala calol xumo badnaa😭😭😭😭😭. Maskinkas qalbiga allaha uqabojiyo
@quenziman79
@quenziman79 Год назад
ayaaney hbo xagee ka dawaada plz isheeg🙏🙏🙏🙏🙏
@xamdaqosol7898
@xamdaqosol7898 Год назад
ASC AYAANEY QURUX XEEY XABIBTI🥰🥰🌹
@mulkimicraaj-ig4nn
@mulkimicraaj-ig4nn Год назад
Abyo qofka markuu dhinto gurugiisa dhabta ah waa janno ama naar qabrigana waa meel lagu sugto janadas ama nartaas aad gali doontid
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Год назад
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo guleso
@doolcaadey5723
@doolcaadey5723 Год назад
Mash Allah 👍❤️❤️❤️
@caraboxaajidhicisow
@caraboxaajidhicisow Год назад
❤❤🎉🎉🎉
@user-zc8rk1me9p
@user-zc8rk1me9p 5 месяцев назад
𝐈𝐥𝐚𝐚𝐡𝐨𝐨𝐰 𝐪𝐚𝐥𝐛𝐥𝐠𝐚 𝐮𝐪𝐚𝐛𝐨𝐣𝐢 😭🥺🤲
@MaryamoYuusuf-de4wv
@MaryamoYuusuf-de4wv Год назад
Masha alllh hambyo 170k
@FardowsoFarah-sr9sb
@FardowsoFarah-sr9sb Год назад
Asc ayaaan wan salamaye
@user-qo2ls6jn1z
@user-qo2ls6jn1z Год назад
Ayaan waankusalaamay qlli❤
@shariifoshiine4623
@shariifoshiine4623 Год назад
Asc seetahay ayaan❤❤❤
@Farhia-
@Farhia- Год назад
Ayyy 170k wa xirnay ayaaney hambalyo abaayo❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Год назад
Ku saliya NNK SCW SCW
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 Год назад
Cimran kawaran
@amiirocaliwarsame4411
@amiirocaliwarsame4411 Год назад
Anaa uhoreyo😊
@farxiyomaxmedadan2590
@farxiyomaxmedadan2590 Год назад
Xasbunalaah
@luqmaan753
@luqmaan753 Год назад
170k congratulations 🎊 👏 💐 🥳 🙌 💖
@faizaaden2987
@faizaaden2987 Год назад
Subxanallah 😭😭😭😭😭
@aaminasaalax5087
@aaminasaalax5087 Год назад
Asc ayaaney wn ku xiisay wlhy ayaamahan wn niga maqnaa lkn min qalpi ayaan ku tabay hppti
@khadrasheekoxariiro
@khadrasheekoxariiro Год назад
Asc wllo halke lagala soo xidhidhi karaa fadlan
@subeerahmed4166
@subeerahmed4166 Год назад
Ayaaney wllo qizuyinka soomalida mee
@fadumomaxamud738
@fadumomaxamud738 Год назад
Asc abaayo wiilkaan habarayata u ahay alle hanoocaafiyo
@hudabuxane2294
@hudabuxane2294 Год назад
Asc ayaan qaali waa qiso cajiiba waxay ka turjumaysaa sida ay carabtu ugumaystaan shaqaalaha inkastoy ay jiraan dad fiican hadana waxa ku badan kuwaa ookale naagtu way istahishaa babadha itopian ka siday yeeshay waa si aan samayn lahaa
@badramaxamed3911
@badramaxamed3911 Год назад
🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@hooyo994
@hooyo994 Год назад
Ax walaahi waa Qiso Xanuun badan Subxaanallah😢
@suldanomahamed5997
@suldanomahamed5997 Год назад
Subxnallah 😂😂😂😂😂😂
@amiiramuhyadin8206
@amiiramuhyadin8206 Год назад
Ayaaney markan video kaa ah markan arko saan ufarxo cizi iyo sharaf abaayo❤
@asmacabdi1795
@asmacabdi1795 Год назад
Wy qalajinoyan kulahaa ayaanaa 🤣🤣🤣🤣🤣
@amiirocaliwarsame4411
@amiirocaliwarsame4411 Год назад
😂
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Allaha usiyaadsho caafimaad iyo cimridheer amiin yaarabi
@amiiraali2173
@amiiraali2173 Год назад
Ayaaney dadka wadankeeda jooga views views keeda beeso. Ma lagu heelaaa. Tankale dad qaar xayeysiinn umaa saarno haddana. Lacagey kka. Samereyan bal iiga iiga so wwaran
Далее
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
СЛУЧАЙ В ЧЕРНОБЫЛЕ😰#shorts
00:19
Просмотров 341 тыс.
Let's Speak Arabic, Unit One Lesson One
25:36
Просмотров 7 млн
Моя Жена Босс!
0:40
Просмотров 8 млн