Тёмный

MAAMO SOMALI AH OO LAGA HADAL HAYO DALKA UK KADIB MARKAY SAMAYSAY WAX AAD LOOGA NAXO 🫣 

 Mohamed Dadaal
Подписаться 33 тыс.
Просмотров 60 тыс.
50% 1

Like share and comment

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 290   
@user-bs5oy9ck1y
@user-bs5oy9ck1y Месяц назад
Illaahay ma jeclo in ceebaha dadka la faafiyo ee irsaaqad lugama raadsado.
@HappyLaboratory-ce9ht
@HappyLaboratory-ce9ht Месяц назад
Adigu maamo soomaaliyeed wax kasheegeeda miyaad irsaaqad karaadinaysaa war alle bari in irsaaqad dhaanta.ilaahay kusiiyo
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Месяц назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@BagwaHaji
@BagwaHaji Месяц назад
Salalahu caleyhi Aalihi wasallam
@FadxiMaxamed-jf2rh
@FadxiMaxamed-jf2rh Месяц назад
Kusali xabiibkena maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 Месяц назад
Habo hoyadey bey le egtahay, ee ceeb stur, ceeb ha faafinin, irsaqada melkale allaha kaasiiyo
@HamzaRash-eu4ve
@HamzaRash-eu4ve 26 дней назад
allah jannada inagu wada irzaaqo Aamiin
@sahraabdi4321
@sahraabdi4321 Месяц назад
Muslimka ceebtooda wala astura lakiin wll sawirkeda maxa uso qaadatay ma si guud usheegtid xata😢
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 26 дней назад
Iimaan Allaa Uur Buuxsha SXB...thanks.
@fartun9503
@fartun9503 29 дней назад
Subxaaaana Allah
@fadumaahmed1250
@fadumaahmed1250 Месяц назад
Dumarka maa ah dhibaatadu waa raga yakaan rabin iney masuuliyadii ilaahay saarey qaataan sidaa darteed marka laga reebo in yer oo ilaahay kabaqa
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 Месяц назад
War London waan ku noolnahey school private dowlada kaa ma dhiibeeyso. Wax kale waa macquul.
@abdurahmanmohamoud7280
@abdurahmanmohamoud7280 Месяц назад
Abaayo reer baadiyahaan mar dhow ayaa naag burco ka keensatey asagaaba southall dagan waan aqaanaa
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi Месяц назад
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤❤❤
@fartun9503
@fartun9503 29 дней назад
Ya Allah
@mohamedabdillahi1960
@mohamedabdillahi1960 21 день назад
Walaal dadka soomali waxn ka codsanayaa in aan ninkan waxba loo ssarin like iyo wixii la mid ah.madaama oo hooyooyinka somaliyeed ceydooda lacag ka sameeyo.ilmo xaaran halaga fogaado.
@SuhaybXasanmahad
@SuhaybXasanmahad 18 дней назад
Subxaanallaah
@AbdullahiSheba
@AbdullahiSheba Месяц назад
Diinta kuu baneysay inaad qof Muslim ah oo magaceeda sheegtid oo media yaha ku ceebeyso markaas ayaa diin sheeganeysaa aadna share ku raadineesa edeb daro ayaan u garanayaa arinta aad sameyneyso
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 29 дней назад
Kuleey somali uun baa shegteey Belo inimarteey
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b Месяц назад
Isku xishood maxaad hooyo soomaali wax khalad ah oo ay samaysay social media ugu faafin ama ugu baahin qof hooyo ah in la asduro ayaay mudantahay ceebta dadkana in la sheeg sheego wax wanaagsan maha
@moolcaliyow
@moolcaliyow Месяц назад
Hadaba DADKA Masaakiinta ah inaad sirtooda hoose aad ka hadasho miyaan LIKE kuu SAARNAA?
@slandprince7210
@slandprince7210 Месяц назад
Waar Hooyadan ankoo joogna UK maanu maqlin wax kastoo aad ku aragto baraha bulshada ha rumeysan, xanuunka na Allah haye iyo caafimaad kaba.
@mariamaddow1867
@mariamaddow1867 Месяц назад
Qofkii astuxo ceebaha dadka asagana ceebtiisa Allah asturo ee dadka ha ceebenin
@fartun9503
@fartun9503 29 дней назад
Thanks Brother 👍
@mulkiosman8978
@mulkiosman8978 21 день назад
Waa hooyadaa ookale ka qaad sawirkeda meesha.
@bboinews1187
@bboinews1187 Месяц назад
Bra I don’t know what to tell you you need to find different job tell us different story you don’t have something else to talk about. you’ve been bringing people business over here that’s not cool. I’m just give you advice. That’s not great idea what she’s saying over here.
@zeinabhassan3351
@zeinabhassan3351 Месяц назад
Subxaana laah ilaahay qofkii raacraaca ceebaha dadka ilaahaybaa ceebtiisa raacraaca saad waxusheegaysana mahubtid 10sano ka hot sad rabtaa inaan kuhesho I lagu daawado maxaykutari Inaad of islaama ceebayso Ka Qaad sawirka maamada meesha hadiikale allaah Baka jari Wayga waano
@fartun9503
@fartun9503 29 дней назад
Insha Allah
@YaLOCALBOI1
@YaLOCALBOI1 24 дня назад
Wankusara❤ walaalo
@Hamdah-fg6ci
@Hamdah-fg6ci Месяц назад
Beenta Iska dhaf. UK private school kama bixiyo. Halugu firsado miyaa waxaad beenta u sheegeysid Illahey ka cabso.
@Saifiyacumer
@Saifiyacumer Месяц назад
Waar fool xumadadaynu qarsanaaye ee soomaaliyeey xishooda oo xaaraanta iska dhaafa
@FatimaCilmi
@FatimaCilmi Месяц назад
Guulaso wllo macana from muqdsho ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@BagwaHaji
@BagwaHaji Месяц назад
Ar walal Istaqfurullaah dheh carabkaga illaahay iga Cabso dadka oo dhan isku mid MA ahaa qurbaha waxaa joogo cayaal quraanka kariimka xifdiyay oo aduunka oo dhan og yihin oo Somali ah marka istaqfurullaah dheh walal igana raali noqo
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Месяц назад
60sano jirka ah oo Mafio ah oo sheegatey somaliland kadibna la ogaadey iney isku dhiibtey reer afgooye Habrtani 60sano jirka ah oo niman badan oo ilmo kaladuwan ayey ka dhashey habrtani waa tuugo
@ahmedosman3178
@ahmedosman3178 Месяц назад
Xitaa dadka magacooda waa laqariya masheeki xitaa meesha aydagantahy Sigatag mama lacta adiga malihidee
@husseingullet3524
@husseingullet3524 Месяц назад
Adigu youtube lacagnocee ayaa kaqadadaa adigu isxisaabi inta laguxisaabin
@libanofficialmedia5552
@libanofficialmedia5552 Месяц назад
Ceeb miyaa Hadee Dowlada Waax kaa qadatoo saxab kaa daa ceeb Ee laheen ayaa uu yeelee qoof walbo ayaa Dowlada Waax kaa qaatoo qoof somali inaa soo qadatoo waa ceeeeeb
@fosiyaosman3457
@fosiyaosman3457 Месяц назад
Waaryaa baanaale ayaad tahay Brent’s joogi adigana arsaaqadii maalxun ayaykaa gashay sawdigaa caruurtaadii siinaaya xaaran
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 Месяц назад
Mama somaliyeed, culumo somaliyeed iyo u mad somaliyeed waxba kama dhexeyani maxad kaga celcelin se maxad ceebaha dadka kugu jirra wiil yarbad u eegte mad mihnado ku kheyr iyo fa'ido badan radsatid
@abdicash8787
@abdicash8787 Месяц назад
Adigaaaaa xaaraan cunaya fadeexad baad views ku doonay
@nasratogdheer2273
@nasratogdheer2273 Месяц назад
Sorry brother, you are wrong saying uk law don't allow to pay private school. Stop laying yourself and far from Allah. Allahu Akbar you have no idea what you talking about. SubhaanAllah
@fadumaahmed1250
@fadumaahmed1250 Месяц назад
Caruuta waxa ka sheegin ilmah qurbah ku dhashi baa kuwa wadankii ka khalaal badan ka cilmi badan waana hooyaa ladaala dhaceysa kuwan lamid
@bushra6597
@bushra6597 24 дня назад
Xishoo oo Allah ka cabso qabribaa kusugaya
@AxmedJamac-ws9hq
@AxmedJamac-ws9hq Месяц назад
Waar ninyaw xishood oo hooyooyinka ka hadh
@hanaaden9901
@hanaaden9901 Месяц назад
Subhanallah ilahay hanag hayo musuq masaq iyo xaaran somali dahiri mayan
@khadrahayle6594
@khadrahayle6594 Месяц назад
Saxweeye mumo utimid in ey been sheegto aniga kuwa badan ayan aqaan maalin inla qabto waa sugayaa sidaa logalo cidna ha u jojin soo dhig halkan o ceebee Mahadsanid
@Kadar-ex8xp
@Kadar-ex8xp Месяц назад
Dadka ceebtooda waa la asturaa. Haddii kale sidaas oo kale ayuu Allaah ceebtaada dadka u tusayaa.
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n Месяц назад
War sheer maahee shaqeeysta umadana diintu ma ogolaa xaqna maahan ee ilahay kabaqa 😢😢😢😢
@Nuura-tl9oz
@Nuura-tl9oz Месяц назад
Adiga qof caydiisa aad asturi lahay ayaad faafinaysa
@salmaanahmed2328
@salmaanahmed2328 Месяц назад
Soomaalia weyn maxa ugu soo Dir weeyeye ANaan Do dooyinka ku dhisane
@samiakheyre762
@samiakheyre762 Месяц назад
WAXA UK KUNOO WA WADA SIXIIBA WAXAY RABAN LACAG WAXAN LA JOGAANAY GADADHII XIJABO OO WIL DHASHAY OO CADHA DONTAAY LAGU YIDHII SIDA MADAXA UU QARIISIS MADA HOOSTADA UU GARIISIDA CARURTA WAXA WADA YIHIIN DHIISABAL BENTA DARTEEDA
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 Месяц назад
Amiin Amiin Amiin yarabi shugran waaa ku saray ina ader ilaha ha ku xafido
@UmuAsma-f8x
@UmuAsma-f8x Месяц назад
Subxanallah ilaahay baa kashifay dad badan baan a ku dhex jira arintaas ilaahay ha ka soo hadeeyo wixii ku jira
@user-rk6mc6qh6x
@user-rk6mc6qh6x Месяц назад
Kkkkk war anaga joogno london bas waxa laga qataa 1800 ilaa 2000 ama 1500
@user-lp6wd6im2k
@user-lp6wd6im2k Месяц назад
Warya xisho Allah subxaana watacaala waxa uu idhi ceebta walaalka ha faafinin ee astur ana taadaan asturi
@HodanMusa1
@HodanMusa1 Месяц назад
Leave her alone please stop 🛑 being mean for her xx
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 Месяц назад
Iyaga baaa iska shifayoo tuug Ben badan waa ceeb waa la kashifayaa nagihii somali hunguri iyo tuugnimo nayaa amus
@alkhansaatumadir8632
@alkhansaatumadir8632 Месяц назад
Xasbunallaah ilmaha ma adaa sameeyey markaa cayilkooda iyo cuduradooda ka hadlaysid mise kuwa dibada jooga unbaa cudur leh.
@nadiifoxuseen7151
@nadiifoxuseen7151 Месяц назад
War kan wecel àan lagaraneyn ninka sidaa u ceebeynaya
@saidohaji4800
@saidohaji4800 Месяц назад
Dawlada UK asxaan badan bay u samaysay hooyadaan hadayba ku xukuntay only 6 months thanks UK.
@nimcoelmi3474
@nimcoelmi3474 Месяц назад
Waar beenta ikadaa uk school private mabixiso
@samiaali8694
@samiaali8694 Месяц назад
From tiktolk 😂 😊bisinkow mama maxa qaaaaday
@fartun9503
@fartun9503 29 дней назад
Amiiiiin
@bushra6597
@bushra6597 24 дня назад
Subxanallah xitaa haday arintin ad sheegayso runtahay miyaa lagu ceebeyaa qofka mise waa la asturaa
@fardosa1236
@fardosa1236 Месяц назад
War Allah ka baq uk school private ma bixiso nin bus wadana lix kun kamaqaato bus dadk waa waxay waaraan 1500 ilaa 1600 marka uk lixkun dowladna mabixiso mishaharna looma qaato Rabi kacabso markaad hadlayso
@Mohamedgafdiid
@Mohamedgafdiid Месяц назад
Kadaa walal muslimka lama ceebeyo😢
@HassanBirmad
@HassanBirmad Месяц назад
Waar Ilaahay Iyo Umadiisa Ka Xishoo Inaar Hooyona waad leedahay fadeexadna waad fadeexadaynaysaa miyaanad ilama xalaal ahayn oo hooyo kudhalin qofka qaldama Ilaahbaan qaldamine ha sii fadeexadayn culimadu waaba aadame lkn ilaahayba inooga digay dadka ceebtooda in la asturiwaayo xishoo
@Mboqole
@Mboqole Месяц назад
Inuu illahay ceebtada asturo islanta ka qaad meesha
@fowziyoahmed3975
@fowziyoahmed3975 Месяц назад
Subxanalah ❤ walal waa ruunta somalida ilahay haso hadeeyo single mother kaligeed mahan kuwo badan ayaa xaranta cuuno ilahay haso hadeeyo intaa kuu jirto ilahay haka baxsho may Allah guide us to the right path
@sowdamohamod7595
@sowdamohamod7595 Месяц назад
School bareyfada cidana kama bixineyso ee beenta iska daa
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 27 дней назад
Adeer Waxay Sameyesay Soomaali Madul Saara iyadaa Gashay debigaa
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Месяц назад
Ma xan iyo ceebayn ayan like garaynaaa
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 Месяц назад
Subxaanalaah ilaahow xaqa tus thanks brother
@AxmedJamac-ws9hq
@AxmedJamac-ws9hq Месяц назад
Maamadan ma hooyadaa ayay is laayeen
@maslah345
@maslah345 Месяц назад
Waxaa aad iyo aad looga yaxyaxo ah in wadan sodaweyey in ay dhac ugaysato waayo waa xaram asxaanka iyo wanaaga waxay mudanyihiin wanaag somali badan ayaa sidaa udhaqanto waa xaraam inla dhaco
@user-dw2mv8cr4r
@user-dw2mv8cr4r Месяц назад
Waa dad hungurigii ka galay in ay been faafiyaan 😢😢 ilaahow bariiskayga xaaran ha iga galin iyo been la faafiyo
@halimaabdi8955
@halimaabdi8955 Месяц назад
Subxanalaah Ilaahay ka baq ninyahaw
@fartun9503
@fartun9503 29 дней назад
Wcs
@halimaabdi8955
@halimaabdi8955 Месяц назад
Orod shaqo raaso wiil yar baa tahay beenta dulmiga risaaqad ha ku raadsa e
@halimaabdi8955
@halimaabdi8955 Месяц назад
Adiga ilaahay ka cabso Subxanalaah
@fartun9503
@fartun9503 29 дней назад
❤csw❤csw❤csw❤
@cabdulkhadaryasiincaliKhadar
@cabdulkhadaryasiincaliKhadar Месяц назад
War maxaa kugaliya.hawshaa
@iman1527
@iman1527 Месяц назад
Momo hoyada camal inta sawirkeda so digto oo san uu cabeso yaku baneyaya Mel qaldan ayu vews ja galy runti
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r Месяц назад
DADKA SOMALI DIINTA WAXAYA KA QAATEEN SALAADA SOONKA INETA KALE WAXAY TU DABAQAANA DANAHOODA GAARKA
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n Месяц назад
Adna ogow xaaraanaad cunee sababtoo ah ceebaha muslimiintaa lama sheegsheego ogow walal waa iga talo aakhiradada kafeker ayaan kuleeyahy
@lunabob1373
@lunabob1373 Месяц назад
Ma iyadaa ugu horeysa arintan,wala.ogyahay in somalidu Europa kunool arimahan ku dhaqmaan, oo rag iyo dumar isqaba "seperate" kala qortaan , Adigana mamada shilimaad kuradsanaysa? War leave her alone, adigaba lagayabaa adigoo nin yar in aad caydh qadato.kaleexo mamada.she is not the only somali who did/daes this khayano
@kulmiye1970
@kulmiye1970 Месяц назад
BEENALE BATAHY UK BUS DRIVER 6.000 MAQATO FAMIL AY 12.000 SO GASHO BISHI MA JIRTO SI KASTO AY 2DA QOF USHAQEYAN E DADKA BEENTA KA DAA ANIGA 20 SANO UK KU NOLEYN
@ubahadan8902
@ubahadan8902 Месяц назад
👍👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️
@mohamedabdillahi1960
@mohamedabdillahi1960 21 день назад
Doqon baad tahay islaantani waxay la mid tahay hooyadaa oo aad wax ka sheegtid.waxn aad sheegeysid dadkoo oo dhan baa sameeya xataa cadaanka wadanka u dhashey wey sameeyan.markas waxad tahay ilma xaaraan Edeb daran dumarka ka leexo oo wax kale arsaaqad ka raadi.
@shaairguled9274
@shaairguled9274 Месяц назад
Maxaad ufaafineeysaa Ceeb qof kale
@waliyocadga9985
@waliyocadga9985 Месяц назад
QOF KAA DOQON SAN MA JIRO, MAAMADAAN HADEY QALDANTEY ADIGANA DHILIMAAN MAAD KU RADSANEYSAA SHILIMAAD RU-vid KA DHAME ON YOU
@saynabyurub2262
@saynabyurub2262 28 дней назад
Allahu Akbar Waabeen been been
@Fadumo123-x4q
@Fadumo123-x4q Месяц назад
Aamiiiiiin❤❤❤❤❤
@AbdikarimHaji-h9w
@AbdikarimHaji-h9w Месяц назад
Legta maxa gudhacay
@AkariimAliDuale
@AkariimAliDuale Месяц назад
Maxamed dhakawanayin
@Amran-xf4zs
@Amran-xf4zs 23 дня назад
Ayada ayaa nasiibkeeda uu noqday in la fahmo oo la qabto, laakiin walaal dad badan ayaa sameeya, laakiin dumarka ma aha qaladka ee ninka raga ah ee u fadhiyaa guriga xaaraantaas sow kama sii liita
@housseinmed8160
@housseinmed8160 24 дня назад
Adiga ayaa ilma xaran ah waayo Ceeb maalaha hooyo waxkasta oy samayso mar diinta haday kabix Mana ceebaynkartid bilaa asal
@saynabyurub2262
@saynabyurub2262 28 дней назад
War walaal nagadaabeentah
@user-vk3gp9eo6o
@user-vk3gp9eo6o Месяц назад
Ma ahan kaligeed intii ugu badneed ayaa saas kunool oo waliba ilma kudhalaayaan Aseyba kufaraxsanyihiin waa buuxaa ee maamadaan halaga leexdo
@Cadey12345
@Cadey12345 Месяц назад
Wiil yahow yar dhagayso ilmaha ku dhashay qurbaha 100% ayaga ka fiican ku dulka jooga. Ilmaha autism qaba qadar waaye waxaa u cawan in markay urka jiraan aysan helin qorax ku filan, adoo qashin sheegisid ayaad hada waxaad u hadleysaa sidii in aad wax wanineeyso!
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw Месяц назад
Ilmihii ayaa naga halaabay uk bay dhahayAn xaaraan intay ku koriyaan
@madinamahammedabdi6038
@madinamahammedabdi6038 Месяц назад
Yar aad u xun baad tahay oo iska hadlaya sidii uu ku heli lahaa wax like u saaro ee waxaan ku weydinayaa haddii adiga ama hoyadaa war been ah laga faafiyo maxaad sameyn laheyd waatan adiga sidaan u burqanaayo oo waxaan wax ka jirin ka fafinayo qoftaan mar walidka ku noqon karto marne walaal ku noqon karto ee aniga wax badan ayaan ku dali karaye ee ilaah cafiso weydiso iyo shugrina cafiso soo weydiiso haddii ilaah idmo aniga shugri waalid baan u ahay ilmahane aad ka shekeyneyso ayeeyo ayaan u ahay qaarne jamacad ayay dhigtaan qaarne wey dhameeyeen oo waa shaqeyaan qaarne weli waa cayaal iskuul haddii ilaah idmo wiilne waxuu diyarinayaa sidii uu ku geli lahaa jamacad islaamiga ee Madina Al munawar haddii ilaah idmo ee adiga beenta sidaas u wareeji ilaahne ha kugu cadabo oo cariiri ku nolow idinka ilaah haddii aan ahey ahluul taqwa oo aan ahey 100 soon idinka ilaah wcsww
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Месяц назад
Subxallah
@abduwahabahmedmahamed547
@abduwahabahmedmahamed547 Месяц назад
War sxb baska uk. 6000$ lagama qaato
Далее
Добрая весть 😂
00:21
Просмотров 229 тыс.
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
16:19
Просмотров 91 тыс.