Тёмный

Maanta cabsi udhiman gaaray reer hollan gacan idiin taagay😂🤓🙈by 

nasriin Official
Подписаться 37 тыс.
Просмотров 4,9 тыс.
50% 1

Subscreib Like and Share

Опубликовано:

 

11 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 32   
@amira1438
@amira1438 23 дня назад
Efteling ayee idinkaga shidned manta miya dalxis qurux badan ayad so dalxisten manta holland 🇳🇱 wanba u xisay insha alh 22bishana raba inaa aado ilmaha u geyo hooyo mcn iyo abtiyaal habaryaral
@cousinbro1580
@cousinbro1580 22 дня назад
Nasriney England baa kuu dhiman wadooyinkeeda yar yaraanta iyo sida aay raf u tahay qashinka iyo dooliga Africa rule leh iga dheh inta wadan ee aan yurub ka tagay Netherland baa u qurux badan waa u soo socdaa 26 ka bishaan Insha Allah Illaahey wadankeena sidaa hanooga dhigo iyo ka wacan dadoow yaa il mid ah marka wax i cajab galiya arko wadankeeygaa ugu duceeyaa
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 23 дня назад
Aad iyo aad holland waa wadan aad u qurux badan inaad yurub joogto nummer een waad dareemee welcome holland nasriin ❤
@CasalCalixasan
@CasalCalixasan 23 дня назад
Abyo nasriiney channel keyga ii caawi hooyo yar ayaan ahay hormar rabto
@ummuisra6271
@ummuisra6271 23 дня назад
Masha ALLAAH dal xiis qurux badan waye Lakiin cabsi cabsi waaye runti meshan ALLAHA idinku Amaan sado ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qr8hu6ic1p
@user-qr8hu6ic1p 23 дня назад
Masha Allah abayo macaan cabsi cabsi waye ❤❤🎉🎉
@suadhassan3340
@suadhassan3340 23 дня назад
ما شاء الله تبارك الرحمن ربنا يبارك فيك وأولادك
@Hawo-lula
@Hawo-lula 22 дня назад
Mss anyway war yaa niigu daalinin 😂🙌❤️🥰masha Allah dalxiis wcn
@user-kr6es2vp7q
@user-kr6es2vp7q 23 дня назад
Mashaa Allah ifdeling aad ayan u jeclahy meshaas
@SagalAbdihamud
@SagalAbdihamud 23 дня назад
Reer holnd meeshu waxay bal sheega
@user-xr2qb7jm1v
@user-xr2qb7jm1v 22 дня назад
Masha Allah ♥️
@FaadumoDaahir-ig8vw
@FaadumoDaahir-ig8vw 23 дня назад
Mashaallah welkom Nederland abaayo Efteling Sas waye 😂😂😂
@Hidanhuda
@Hidanhuda 23 дня назад
Welcome to nederland quruxey
@sabariinnuuraxmed8898
@sabariinnuuraxmed8898 23 дня назад
Ww m.a😂❤
@maryan3473
@maryan3473 22 дня назад
Masha Allah abaayo meshan magaceda iso sheeg
@Hidanhuda
@Hidanhuda 23 дня назад
Wan keeyn doona ciyaalkeyga labo gabadh Africa iga jiro malinte yimadan bilawa hada hal wiil ila joogo
@Xaawaluul124
@Xaawaluul124 23 дня назад
cabsi badana😂
@ifraaxchannel351
@ifraaxchannel351 23 дня назад
Bisinka 😂
@AmaalAxmed-dr8nq
@AmaalAxmed-dr8nq 23 дня назад
❤❤❤
@Hidanhuda
@Hidanhuda 23 дня назад
😂😂😂😂somahin nederland qoxooti kugaartay intaas waayo faaideda ayee taqaan saxib Holland 🇳🇱 malinta sogalay kuqancay
@cousinbro1580
@cousinbro1580 22 дня назад
Laakin reer Holland UK 🇬🇧 waa nagu cariiriyeen kii dhalashada soo qaataa waa in uu UK ku soo arkaa inkastoo naga yaraadeen sida yurub aay uga baxday UK
@Hidanhuda
@Hidanhuda 22 дня назад
@cousinbro1580 umaso socdo ani hada 😂😂kog ka kuur qanjo uguur ma aqaan ani hadaba wadan gaal ah ina ka guuro rabo toos wadan muslim ah dagaa maahe inta wadan gaal katago wadan gaal matagayi haka cabsan idinma imanayo iiraxesta😂
@istaahiljama3699
@istaahiljama3699 23 дня назад
😅😅😅😅😅😅😅😅😅❤❤❤
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 23 дня назад
Mesha horaba vidowga uga carary fulaynoma anaa dhalay igaso sheekeya waxi dhacy
@ruunomar7190
@ruunomar7190 23 дня назад
🇳🇱🇳🇱🇳🇱🇳🇱💪
@shamsosharaf3981
@shamsosharaf3981 23 дня назад
Nasriney waa iga gesiisan thy fulaya ahey maxaa u dhahdey hdadaba meshaad gashen 😢
@abdibarre7520
@abdibarre7520 23 дня назад
😂😂😂😂😂😂😂😂
@UmuCabdalla-t6h
@UmuCabdalla-t6h 23 дня назад
Abyo waxan ahay hoyo ilmo yar hesado ninkeyga shaqo ma hesto waxan jogna somalia 🇸🇴 plz 🙏 illahey dardiis iku cawii
@ayanadammohamed395
@ayanadammohamed395 23 дня назад
Naaya nasraay aawey ninkii numberkisa weli manoo. Helin miyaa
@user-bc7ts3jy8b
@user-bc7ts3jy8b 23 дня назад
Dadka dadrun miyaaa oo caadi eh
@Asma-Axmed
@Asma-Axmed 23 дня назад
Wll ninki lambrkisa noso qor
Далее
Hooyo 4 ilmod maxaa subiya malinta dhan 😱
13:50
Просмотров 18 тыс.
Schoolboy - Часть 2
00:12
Просмотров 3,2 млн
AROOSKII ITALIA 🇮🇹 IYO CABIIRA GURIGEEDA ✨️
20:46
ROUTINE KEYGA UGU HOREYSY MALESIA RER #my_rajo
12:17
Просмотров 62 тыс.
Xaajigayga Kafi Abdi Muufo Mcn Ayaan Kaga Yaabsaday
8:17
Schoolboy - Часть 2
00:12
Просмотров 3,2 млн