Тёмный

maanta vlog geena waa hospital kakuma 1 kuyaala 

lamaanaha qarniga tv
Подписаться 65 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Приколы

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 86   
@darrowdarrow7923
@darrowdarrow7923 Месяц назад
I hope he feels better inshallah Masllah mama you are Strong
@NafisoNalka-pt2rv
@NafisoNalka-pt2rv Месяц назад
Allah ku cafiyo abaayo
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 Месяц назад
Allaah ha ku cafiyo ❤❤❤
@luulahmed3961
@luulahmed3961 Месяц назад
Abaayo alle ha kuu caafiyo lkn abaayo cuntada siineeso ha soo duubin ciyaalka yer isha waa u fududahay mcnto
@Sahra881
@Sahra881 Месяц назад
Ilaaheey ha caafiya ❤❤❤❤❤
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 Месяц назад
Allha kucfiyo
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 28 дней назад
Rabi ha caafiyo wiilka yar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@filsanalidheere
@filsanalidheere Месяц назад
Abayo caruurta marka wax siineysid ha Soo duubin please
@user-wh5mq5ng2p
@user-wh5mq5ng2p Месяц назад
Apayo Wilka waxa u mariisa Malmaal iyo Xabad sowdo u Mari Uriis Inu Ka qaada Laka Yaaba 😢
@Sumaya143afgoye-xf1cw
@Sumaya143afgoye-xf1cw Месяц назад
Allh haku cafiyo abayo
@carinohope3117
@carinohope3117 Месяц назад
Ilaahey hakuu caafiyo ❤❤
@user-ts3bg9xy2b
@user-ts3bg9xy2b Месяц назад
Allah cafiyo 🤲 ♥
@user-qs3if7tf7k
@user-qs3if7tf7k Месяц назад
Abaayo liina babelo si marka Allah kucafiyo dhimalhana ilimo lee wye
@fatumoali5620
@fatumoali5620 Месяц назад
Allah haku cafiyo abayo ❤❤❤
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 Месяц назад
Allaah hacaafiyo aamiin
@daadircabdiraxiinaadan1455
@daadircabdiraxiinaadan1455 Месяц назад
Allah caafiyo wllo
@user-wo8cu8xw8v
@user-wo8cu8xw8v Месяц назад
Allah kucaafiyo ❤❤
@saafiismaacil914
@saafiismaacil914 Месяц назад
Allaha ku caafiyo abaayo🥰🥰🥰
@ZamzamAli-zt8tu
@ZamzamAli-zt8tu Месяц назад
Aamiin aamiin 🤲
@Beerlula_adam
@Beerlula_adam Месяц назад
Ala haku caafiyo abayo
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Месяц назад
Ilahay ha caafiyo biyaha cadna u badiya
@ashaahmed7071
@ashaahmed7071 Месяц назад
Allah ha ku caafiyo
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d Месяц назад
Alle ha caafiyo nuunaha
@SucdiAdam
@SucdiAdam Месяц назад
ilahy hakucaafiyo wiilka
@haliimogoodir5411
@haliimogoodir5411 Месяц назад
Aamiin Allaha caafiyo hbo macaaney illaahay ha kuuu kaalmeyo Aamiin reerkana ha kuu barakeeyo
@user-ue7mz3yr1j
@user-ue7mz3yr1j Месяц назад
Illhy ha ku caafiyo cunuga
@SaadiaAli-m3d
@SaadiaAli-m3d Месяц назад
Asxabta lamanaha qarnigA pls iso boqda byo
@Maandeeq-b4l
@Maandeeq-b4l Месяц назад
Anaa ugu horeeyo comantigaa
@hodanbazhir5293
@hodanbazhir5293 Месяц назад
Allah caafiyo
@sheeko9
@sheeko9 Месяц назад
Wilka allaha kucaafiyo
@asmacumarcraxmaan2313
@asmacumarcraxmaan2313 Месяц назад
Allaha ku caafiyo
@user-jp9wh2yy4k
@user-jp9wh2yy4k Месяц назад
aamiin aamiin yarabi
@munamnir171
@munamnir171 Месяц назад
Hada cano gel heleysid sii carurta canabooraha wacudur
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 Месяц назад
Abayo wuu fiicanyahay geedkaas siiso marwalba lkn qandacaa lagu siiyaa ayadoo qabow hasiin Allah haku caafiyo hbo sharafoow❤
@mariamohamuuse
@mariamohamuuse Месяц назад
❤❤❤❤
@sadiyaisman
@sadiyaisman Месяц назад
Masha allah Illahay hakuu caafiyo baradhada io bocorka ukari iLmaha yaryar waa iney cuunto helaan😊
@suubanhassan1394
@suubanhassan1394 Месяц назад
Macan badan kan wax kama fa idaye ukunta iyo cano ku cel celi caradho karoto dhan dhanan uga dhig ukun biyo lagu kariyay isku shiid canahana ugu dadal allaah ha kula koriyo
@zahraabdi5339
@zahraabdi5339 Месяц назад
Abaayo baradho bocor iyo bataati mcn u Kari xataa moos bakooni sii❤
@halimojibril7917
@halimojibril7917 Месяц назад
🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@zahraabdi5339
@zahraabdi5339 Месяц назад
Haa abaayo wuu fiican yhy abaayo lkn sokor ha uga darin saaidna ha u jilcin
@YUSUFOMAR4059
@YUSUFOMAR4059 Месяц назад
Caano qandac ku qas ❤
@Rashkaboy21
@Rashkaboy21 Месяц назад
Diktoree mataa
@malyuunshuriye6452
@malyuunshuriye6452 Месяц назад
Biyaha caafiga sii cafimaad taam allaha siiyo
@NajmaAbdi-d4w
@NajmaAbdi-d4w Месяц назад
Abaayo cunuga wu yaryahay sifiican udaryeel ku dadaal mushari iskudardar usooshiid weetabix we fcn ntahay iyadane sii subaxdi hore musharii sii mesha canjeerada siin lahed afar sacne caano seka ah sii oo qandac ah tadabo sac ne qado sii mos ama ovecado ugu dar ilahay hanoo caafiyo nunaha
@rahmanoor7831
@rahmanoor7831 Месяц назад
@IstahilYar
@IstahilYar Месяц назад
Amiin amiin
@habibaibrahim3328
@habibaibrahim3328 Месяц назад
As w canuga caana Booraha kadar caana lo, AMA Sisi caana booruhu waxyaabo kimiko ah loo lasameeyey waaye sida ula soco
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 Месяц назад
Haa saas Lee loo qasaa lkn markasta wax qandaca sii biya badana sii ilaahay hakuu caafiyo madama uu yaryahay daryeel saida sii aniga ciyaslkeyga saas jiroole uyihiin😢
@user-xs3sw1gl3w
@user-xs3sw1gl3w Месяц назад
allh ku cafiyo abyo insha allh 😭😭😭😭
@sahrosha1500
@sahrosha1500 Месяц назад
Ilahay hakucafiyo abayo macan 😘❤️
@osmandaad8275
@osmandaad8275 Месяц назад
Ilaaheey hacaaafiyo❤❤❤❤
@monasoomali9311
@monasoomali9311 Месяц назад
الله يشفيه يارب
@rumaanmacalin
@rumaanmacalin Месяц назад
Ilahey ha kuu caafiyo abayo
@user-up9tw2zu6m
@user-up9tw2zu6m Месяц назад
🤲🤲🤲♥️♥️☝️📖
@MohamedMohamed-yl1lk
@MohamedMohamed-yl1lk Месяц назад
ilmaha sokorta kadaa
@maryamahussein2452
@maryamahussein2452 Месяц назад
Allaha ku caafiyo yaa allah
@user-wh5mq5ng2p
@user-wh5mq5ng2p Месяц назад
Wilka Quran Sar Dugsiga geey Galab Kasto
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 Месяц назад
Asc wllo allaah hakuucaafiyo aat unuugsii naaska wuukuubogsan inshaa allaah
@user-dl8my7my5l
@user-dl8my7my5l Месяц назад
Allah ku cafiyo
@Kiki-r3j
@Kiki-r3j Месяц назад
Wlhi ano umul eh aa burukito lega duray isbitalkan wlhi wan ku cafimaday
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 Месяц назад
Hbo caanaha oo qantac ah kaliya ku qas biyo haku darin kolba intuu cunikaro uqas
@mrsgalkacyo4415
@mrsgalkacyo4415 Месяц назад
Abaayo ruqiyo weetabix ilmaha wa ufiicantay
@QamarAli-v4z
@QamarAli-v4z Месяц назад
Ilahay hakuuu cafiyo
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 Месяц назад
Ilahay ha caafiyo saqiir waaye😢
@ShukriBiyole
@ShukriBiyole Месяц назад
ربي يشفي ان شاءالله
@mustaqiim1893
@mustaqiim1893 Месяц назад
Allah kuu cafiyo
@maslah345
@maslah345 Месяц назад
ALLAHA KUU SHAAFIYO
@ambiyaabdullahi4959
@ambiyaabdullahi4959 Месяц назад
Abayo canuga allh kucfiyo mrkhore lkiiin kada ilmaha karmirda adoo cunto sineysid hadubin wlshey dad ilxun ayaa jir ama ilmahodu waxcunin marka dada carurrtada kamirda marka cuntadasiineysidkada walsheymcnto eyey ciyaalnimo kugqadin inadeertay
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 Месяц назад
Ilahey ha ku caafiyo
@habibaabdirashid7036
@habibaabdirashid7036 Месяц назад
Biyaha kuyarey abyo sorr camal uqas mishari maaxan
@user-um7gj5of1q
@user-um7gj5of1q Месяц назад
Allh haku cafiyo
@SucaadXuseen-fh3lp
@SucaadXuseen-fh3lp Месяц назад
Allah hacaafiyo
@NawaalXaashi
@NawaalXaashi Месяц назад
M.a abaayo alaah kucafiyo abaayo wan kujec lahy horey isoco ❤❤❤ walalaheyga adunka wax lagu yahy iso boqda yitubkan UMU SUHEYMA CHNNAL ISO BOQDA WAX BDN KAFA IDEY SINEE PLZZ 😢😢😢😢
@Sahra881
@Sahra881 Месяц назад
Sonkorta ka yaree geedka isagaa Sonkor leh, Caana boorahane biyo qandac ku qas, isagoo budda ah haku darin jiraa laga qaadaa.
@NastexoNour
@NastexoNour Месяц назад
Alle haku caafiyo
@aminazahraugaasadda2358
@aminazahraugaasadda2358 Месяц назад
Abyo canaha ka badal oo caano xoolo sii
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 Месяц назад
🥰🥰
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 Месяц назад
Quraan saar wilkaga
@samiirhass
@samiirhass Месяц назад
Vask yah
@munamnir171
@munamnir171 Месяц назад
Abaayo caano kakarayo Aya laguqasaa badalka sukortana mala b ugali sukorta ilmaha jiro ayey kasiqadaan iyo shuban
@ilhanibraahim1
@ilhanibraahim1 Месяц назад
Quraan saar ilmaha
@daadircabdiraxiinaadan1455
@daadircabdiraxiinaadan1455 Месяц назад
Allah caafiyo wllo
@taslimofficial1184
@taslimofficial1184 Месяц назад
Allaha ku cafiyo
@najmaali1123
@najmaali1123 Месяц назад
Allaha ku caafiyo
Далее
SILSILADA JACEYLKA || QOF SII WADO.....
12:09
Просмотров 123 тыс.
Introducing iPhone 16 | Apple
02:00
Просмотров 4,5 млн
Haween iskugu soo baxay barxadda hore ee dhalinta.
9:53
Riwaayad Jabuutiyaan  Hooyo ayaa Tiri
21:42
Просмотров 124 тыс.
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY IYO MY RAJO
15:01
Просмотров 162 тыс.
MILLION JAMOASI 2024 4K
2:17:51
Просмотров 18 млн