Тёмный

Maanta Waxaan Usoconaa Badda Vlog |Amenabeauty 

Amenabeauty
Подписаться 132 тыс.
Просмотров 49 тыс.
50% 1

Hey JabiibaZ! Welcome Back To Amenabeauty Channel!
We had a lot Fun with the children's. Children's Enjoy in
southend on sea. 4th August 2019
Always Stay Jabiiba!😘😘
💰 DISCOUNT CODE 💰
• www.sudio.com (Amazing Headphones)
• 15% off: amenabeauty
• Shop Microfiber Sponge here:
www.goo.gl/NSkdbP
Discount Code Jabiiba 10% OFF
• www.aylabeautylondon.com
Discount Code Amenabeauty 15% OFF
• www.teamiblends.com/
Discount Code Amina20 10% OFF
• skindeva.com/
• Discount Code Amenabeauty 10% OFF
• www.ellafredaorganics.com/
• Discount Code BH89F8GE 15% OFF
D I S C L A I M E R :
This video is not sponsored at all. Some of the above LINKS are affiliated LINKS which means I can earn some commission. You don’t have to use my links but if you do, it would REALLY help my CHANNEL .All opinions stated in this video is from and by me, Amenabeauty This video may not be re-uploaded onto any other channel or platform without my consent.
Follow Me on
#amenabeauty
www.amenabeauty.com
/ amenabeauty
/ amenabeauty
/ amenabeauty1
Snapchat amina507

Хобби

Опубликовано:

 

8 авг 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 165   
@amenabeauty
@amenabeauty 5 лет назад
Jumma Mubarak Jabiibaz ♥️♥️
@HanaadiHanaadi
@HanaadiHanaadi 5 лет назад
juma mubarak amena xabibti
@samamali4133
@samamali4133 5 лет назад
Jumca mubarak walashey adi iyo fimilkada
@ducowaalid8791
@ducowaalid8791 5 лет назад
Amina abyo magacaaga Amenabeaut ku darso kan ninkaaga plz amenabeaut/ mahamed ka dhig noh oo markaa leedahay kusoo dhawaado channel keyga waxaa tiraahdaa kusoo dhawaada channel keena taas qurux badan because asagaa kula jira. Waa fikirkeyga Abyo khasab maaha allah idin xafido guys🙏🙏🙏🙏
@keyfmaxamed9380
@keyfmaxamed9380 4 года назад
Af somali maba barin ciyalkaga danta miya kugu qabatay inad adiga ku hadasho
@sihaamofficial811
@sihaamofficial811 5 лет назад
Waligey ma helin 50like blz iisaar
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j 3 года назад
Mashah alaah waxd tihiin cayiloh ad iyo da ukhorbadan oo faraxsan markah ilahaay hadinkadhigoh kuwah dah iman faraxsan(amiin)
@haninora533
@haninora533 5 лет назад
Mashallaah 💚🌹farxad fiican Eid Mubarak jabiiiba ❤️🎉🎉🎉🎉🎉
@naimoqurux4503
@naimoqurux4503 5 лет назад
Mansha allah family qurxoon farxad ku waara ❤🙏🙏
@Yoayare18
@Yoayare18 5 лет назад
Waaw wlshyda Aminabeauty Keep going Guul wacan
@KakaKaka-tk7dv
@KakaKaka-tk7dv 5 лет назад
masha Allah family qurux bdn keep going waan idiin tageeraa
@CafimatFican
@CafimatFican 5 лет назад
MashaAllah tabarakallah so beautiful. Love you guys 💕💕
@amenabeauty
@amenabeauty 5 лет назад
We love you too abaayo Yas ♥️♥️♥️
@jawaahirhussain2890
@jawaahirhussain2890 5 лет назад
Masha Allah xabiibti adiga iyo dumaashi iyo ilmaheyga waan idin salaamay
@kaltuumaismaciil1302
@kaltuumaismaciil1302 5 лет назад
M.allah xabiibti dar alle idin jeclahay ❤️❤️❤️💕💕💕
@ayancaday29
@ayancaday29 5 лет назад
Masha Allah xabiibti illaahay ha iidiin xafido dhamantiin Beautiful family's 👍👏⚘❤🌹 faxad ku waara gull wacan insha Allah
@SamsJourney
@SamsJourney 5 лет назад
Mashallah beautiful family!!!! Happy Friday 💗💗💗
@sofiaerilleey3467
@sofiaerilleey3467 5 лет назад
Mansha Allah walaasheey well done and what a sweet fun
@nasrasheikh9045
@nasrasheikh9045 5 лет назад
Masha Allah beautiful family 😘😍
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 5 лет назад
Eiid Mubarak abaayo Masha Allah beautiful family 🎁🎁🎈🛍🕌🐏🎉🎊🐐🕋👌👌
@queennajuu4712
@queennajuu4712 5 лет назад
Masha allah amina abaayo family qurux badan ayaad tihiin allaha idin xifdiyo
@FatuushKl
@FatuushKl 5 лет назад
Keep going my sister msh allh ❤😍❤
@ifraahabdi6767
@ifraahabdi6767 5 лет назад
Walal gabadhaweyn aad bey kugu egtahy masha Allah
@sydband8956
@sydband8956 5 лет назад
masha Allah family aan jeclahay caafimaad ku noolaada insha Allah
@ashaabdikadirhassan6518
@ashaabdikadirhassan6518 5 лет назад
Masha allah Allah idin barakeeyo dhmntiina
@doolibrahim7080
@doolibrahim7080 4 года назад
Wow, what an amazing family. Manshallah
@maria.safarow7619
@maria.safarow7619 4 года назад
Masha Allah nice family abayo gabdha wen astur Allah ku xafide
@ayan5790
@ayan5790 5 лет назад
Aamina abayoy Masha'allah Tabarakallah dhamantin, waxan ka codsan laha in gabadha weyn aad u xijaabto plz
@hibojaamac5277
@hibojaamac5277 5 лет назад
Masha alllaah family ku dayasho mudan alle ha idin barakeeyo
@qalbiurooninadaahir1143
@qalbiurooninadaahir1143 5 лет назад
Abaayo maasha alah ale ha idiln barakeyo adi iyo fmilly gaga
@ummaisha1468
@ummaisha1468 5 лет назад
Maasha Allah 😙😙😙 wakahelay af chimiiniga
@geniabkow1657
@geniabkow1657 5 лет назад
masha alah amina cadey famili qurux badan ilaah haidin xifdiyo
@laylaahmed1902
@laylaahmed1902 5 лет назад
Aamina cadey wan ku salamay qaali wana ku dagera gabadha wayn abayo hilibka ka yare badhikeda ayu folxumaynaa dhibka kamartay was ogdahay kontorol gabadha cadawka haku fiirsan plz qali dumar
@lunamud3143
@lunamud3143 5 лет назад
Ilmaha sonkorta ka yareya banooni u soo gad ha ordaan wey fududaaneysaa Ice cream iyo macaan oo dhan ka jooji.
@safiyamahamud9893
@safiyamahamud9893 5 лет назад
Maaaaaaaaasha Aaaaaaallh family qurux badan allha idin xifdyo❤️❤️❤️😍
@suheebocali4870
@suheebocali4870 4 года назад
Mash Allah abayo Allah idin wad xafido
@haniesse5519
@haniesse5519 4 года назад
Masha allaha noqda family isku waaro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓💓💓💓💓
@fardawsoali7031
@fardawsoali7031 5 лет назад
Mashaa allah af baraawe ma aqaan lkn waa fikir fiican
@roodahodan920
@roodahodan920 5 лет назад
mansha Allah Alle haydin daayo qoyska qurux badan ilove my family 😍👨‍👩‍👧‍👦💗💖💞💝💜💛💚💖💕
@luulabdi6804
@luulabdi6804 5 лет назад
mash Allah ilahey farxad ni siyadiyo 😍😍😍
@shankaronmahamed7326
@shankaronmahamed7326 5 лет назад
Masha allah Amina manta cadan badanida ma naga daba gaysid sirtan wac wac iga dheh😘
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 5 лет назад
Masha Allah ilmaha skin colour kooda iyo timahooda qurux waan boo ka heley 👍👍👍👌👌👌👏👏👏
@aishahabib7823
@aishahabib7823 4 года назад
Say masha Allah
@nailedhashi8559
@nailedhashi8559 4 года назад
She said mashallah 😡
@hameeda1612
@hameeda1612 5 лет назад
mashaa Allah beautiful.
@fardowsoqueen1603
@fardowsoqueen1603 4 года назад
Masha allh abaayo famili qurux badn allh idin xafido
@suhuurbashiir5903
@suhuurbashiir5903 5 лет назад
Nuunada geeska fadhida qruxleey M.sha alaah😍😘
@JuiceMacaanChannel
@JuiceMacaanChannel 5 лет назад
waaw beautiful masha allah
@deqoali6646
@deqoali6646 4 года назад
Maasha Aallah ❤️❤️🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️eid Mubarak
@Qofdaga
@Qofdaga 5 лет назад
Mash Allha Beautiful family
@ayaanjama2336
@ayaanjama2336 5 лет назад
Masha allah xbbti gabadhaha gacmaha u astur qali
@aishanoor4884
@aishanoor4884 5 лет назад
Masha Allah😍
@deqoabdullahi3168
@deqoabdullahi3168 5 лет назад
Duleeyso abaayo masha allah adi iyo familkaaga
@zahuurachannel6808
@zahuurachannel6808 4 года назад
Masha Allah eid mubarak
@TEAMCHALLENGE-z3d
@TEAMCHALLENGE-z3d 5 лет назад
mansha alaah good family
@fatushcali4262
@fatushcali4262 4 года назад
Tan weyn hoyadee ueg thy tan yar na aabaha masha allah
@khadijaadam425
@khadijaadam425 4 года назад
My first time hearing barawe 👍
@queenaqlaaqsan4982
@queenaqlaaqsan4982 5 лет назад
Masha allah abaayo hormar wacan
@marcosjrfnzmilano9166
@marcosjrfnzmilano9166 4 года назад
Masha Allah Allah wllo 😍😍
@zahrahappybeauty1445
@zahrahappybeauty1445 4 года назад
Masha allah allaha haidin xafido
@mohamedabraas0005
@mohamedabraas0005 5 лет назад
Masha Allah tabaarakallaah muuqalkan ano daawanayu igu dul dhamaadey😁
@sagalmaxamed6531
@sagalmaxamed6531 5 лет назад
Maasha Allaah
@nissaofficial1546
@nissaofficial1546 5 лет назад
Mansha allah family qurxoon illah ha idin xifdiyo
@wardahassan5557
@wardahassan5557 4 года назад
Mashaa allah
@hormuudkiitogdheer5143
@hormuudkiitogdheer5143 5 лет назад
maanshalah soo damashada
@adoontiialle7938
@adoontiialle7938 5 лет назад
Love you aamina fmly qurxoon msha alaah
@UMBUSHRAA
@UMBUSHRAA 5 лет назад
Mashallah qali
@caashokiin7640
@caashokiin7640 5 лет назад
Mash allh
@shamsoaxmed866
@shamsoaxmed866 4 года назад
Masha allah qaali gabdhaha timaha u dabool waa iga talo
@sagalsiman9915
@sagalsiman9915 3 года назад
Masha allah abaayo
@ifrahmustaf7127
@ifrahmustaf7127 5 лет назад
Always stay Jabiiba 👌🌹👌🌹👌🌹
@prettygirl8612
@prettygirl8612 5 лет назад
quruxee intee kabaxde waan kuu xiisnee apaayo
@sahrajeylani6266
@sahrajeylani6266 4 года назад
Masha Allah famil quruxbadan
@ayanabdulahi8980
@ayanabdulahi8980 5 лет назад
mansha allah Amina io familkeeda
@hodanqueen9283
@hodanqueen9283 5 лет назад
Amina cadey wan ku salamay qali badan
@sheekoshaax1843
@sheekoshaax1843 4 года назад
Mash Allah
@hamdachannel5643
@hamdachannel5643 5 лет назад
mashaallh
@hanaibraahimibrahim4401
@hanaibraahimibrahim4401 5 лет назад
wllo idiinkah is dhalay yartah koona adiii sayid kugu egthy wlhi😂😂😂
@mohameddecoofficial1942
@mohameddecoofficial1942 5 лет назад
Masha allah👏🏾
@fardowsacali
@fardowsacali 5 лет назад
Masha allah amina allaha idin barakeeyo adiga iyo familkaaga
@Edebsan893
@Edebsan893 4 года назад
Abaayo famly wanaagsan please gabdhaha xijaabka bar ♥️♥️♥️♥️♥️
@filsanmohamed2257
@filsanmohamed2257 5 лет назад
Masha allh abaayo qurux waaye allha idiin xafido 😍
@binticabdi6435
@binticabdi6435 5 лет назад
Mansha allah
@fofoomer7557
@fofoomer7557 4 года назад
Mashaalah
@queenfariixa476
@queenfariixa476 5 лет назад
Boqortooyada aan ka dhashaty reer baraawe keep goin
@naciimanalka7941
@naciimanalka7941 5 лет назад
jamiila bint amiir abaayooy luuqadaas miyay ku hadlaan af maaymaay miyaa
@naciimanalka7941
@naciimanalka7941 5 лет назад
Iifaa iidee Waa codsi abyo saan dalka iyo luuqadihiisa ukala barto
@farhiaali5107
@farhiaali5107 5 лет назад
Maasha alaah Abaayo sammer wanaagsan dhamaantiin Ilaah nixafido
@nasirabdihuseen913
@nasirabdihuseen913 5 лет назад
Sawaaxili ayaa lomaleeyaa aad
@nasirabdihuseen913
@nasirabdihuseen913 5 лет назад
Afbaraawe waa sawaaxili
@qalanjoqiimabadan9219
@qalanjoqiimabadan9219 5 лет назад
Gabadha ween aamina u egtahay gabadha yarna aabaheed
@lqriishchennel4934
@lqriishchennel4934 5 лет назад
M.a alaha nixafido wani jeclhy ilahey dartis
@umuriham25
@umuriham25 5 лет назад
Ciid wanaagsan abaay aamiino
@suheymaofficial4567
@suheymaofficial4567 4 года назад
Walashey waa iga codsi caruurta u xijaab
@asiyo1337
@asiyo1337 5 лет назад
Jabiiba ka dhig gabadha ween
@rowdaadam3997
@rowdaadam3997 5 лет назад
Masha allah illahey ha idan xifdiiyo insha allah 😍😍
@hamdahassanosoble111
@hamdahassanosoble111 4 года назад
Mashllh aby allah ha idin xafido lkn gabdha win u astur ado mahdsn xpoti
@hawaarto3688
@hawaarto3688 5 лет назад
WA WALLKINA YACKOO MARKA ISOBOQDA MY FANS AND SOMALI MAHAMED AND TEAM AMENA
@qureysh6434
@qureysh6434 5 лет назад
Bentaa yackow nin weyn waye matugsadaaa
@suheylataha708siman9
@suheylataha708siman9 4 года назад
Mashallah Aamina muhamed ni mundhamini mahallah ni bujaba
@manaali110
@manaali110 5 лет назад
Mashallha anaga ba rer barawo waye
@HanaadiHanaadi
@HanaadiHanaadi 5 лет назад
viva her barawe boqortoyada aan kadhashty allw cimrigoda dheree
@aishahabib7823
@aishahabib7823 5 лет назад
Igema wee Hamadi
@aishahabib7823
@aishahabib7823 5 лет назад
Chimini wa barsheeni wana fdln
@nasra591
@nasra591 4 года назад
Ma hindi ba tihin wll
@rufiyaantareerxamar5814
@rufiyaantareerxamar5814 5 лет назад
m.a waa idin tageraaa
@xamdashoppinggirls1960
@xamdashoppinggirls1960 4 года назад
Mansha alha
@umunawaalofficial5061
@umunawaalofficial5061 5 лет назад
Asc abayo ninkagi her barawo miya
@aishahabib7823
@aishahabib7823 4 года назад
Both of are barwani
@healthyandnutritionhealth5284
@healthyandnutritionhealth5284 5 лет назад
M.A afbaraawe sifiican uu uyaqaanaa👏👏
@mahadali4551
@mahadali4551 5 лет назад
Manshaallah abayo amino caylkii kugu so noqday abayo ogow
@mariam-nw6pk
@mariam-nw6pk 5 лет назад
xbbti hablaha astur xijaabka waa quruxe
@safiyoshariif6603
@safiyoshariif6603 5 лет назад
👍👍👍
@rodneyscales2648
@rodneyscales2648 4 года назад
Are you speaking Arabic.
@gureycadeoffacial2578
@gureycadeoffacial2578 5 лет назад
Fadlan sxb subscribwr iku caawi waacodsi saxb
@hanaaccofficial3137
@hanaaccofficial3137 5 лет назад
WAXQABAD CHENAL xuu qabanaa walal
@ifraahhassan265
@ifraahhassan265 5 лет назад
Milan iyo baraajii
@muntazissa6837
@muntazissa6837 5 лет назад
walalahay ilamaha beeen ha u sheegin wax gabadh maanyo la yidhaahdo ma jirto aburta ilahayna kama mid ah wa iska beeen baxsatay
@leila14jimale28
@leila14jimale28 5 лет назад
Aamina marwalba rosedatan marso saan quruley tahay
@xamdihenna6592
@xamdihenna6592 5 лет назад
Wlshy amiini wn ku salamy lkn wxn ka codsanayaa gabdhaha yar yar xijabo uxir wyo adiguba wxd asturan thy gabdhaha yar yar wy madax qawan yihiin
Далее
Happy memories.
3:51
Просмотров 5 тыс.
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Просмотров 1,3 млн
Shaash Designs Iyo Dhabdile UNBOXING
2:18
Просмотров 1,8 тыс.
Dhamaantiin waan idiin xiisay waanan jeclahay
5:23
Просмотров 1,3 тыс.
Arabic Conversation: Hummam about his journey (Advanced)
1:16:05
Сыграл на опережение #юмор
0:20