Тёмный

Macalin Mahdi" Bajaajleyda cid dhici karta ma jirto, annaga ayaa difaac u ah xaqoodana ilaalineyna " 

MUNASAR MAXAMED
Подписаться 171 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Macalin Mahdi " Bajaajleyda cid dhici karta ma jirto, annaga ayaa difaac u ah xaqoodana ilaalineyna idinkuna sharciga ilaaliya " War ka farxiyay bajaajleyda .
Sii gudbi

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 62   
@mohaamiinzareeta3956
@mohaamiinzareeta3956 26 дней назад
Wll nabiga igula sali scw scw scw ❤
@AANUUR
@AANUUR 26 дней назад
scw scw scw❤
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 26 дней назад
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين،
@FarahHassan-fp9tr
@FarahHassan-fp9tr 26 дней назад
SCW,SCW,SCW​@@SalimsalahSalim-en8qr
@user-yz4gh4fq7w
@user-yz4gh4fq7w 26 дней назад
SCW scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 26 дней назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 26 дней назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-yz4gh4fq7w
@user-yz4gh4fq7w 26 дней назад
MashaAllah Tabarakallah Alle hakuxifdhiyo taliye InshaAllah ❤
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r 26 дней назад
𝗜𝗻𝘁𝗮 𝗝𝗲𝗰𝗲𝗹 𝗜𝗻𝘁𝗮 𝗗𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗬𝗲𝗱 𝗘𝗲𝗬 𝗛𝗲𝗹𝗮𝗻 𝗖𝗮𝗱𝗮𝗹𝗮𝗱 𝗪𝗮𝗙𝗶𝗬𝗮 𝗟𝗜𝗞𝗘 𝗗𝗛𝗔𝗖 𝗞𝗨𝗦𝗜𝗜.🤴❤️🇸🇴
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 26 дней назад
M.A.WAAN BOGAADINAYAA BOLISKA XAMAR HADAAD AQBASHEEN BANAABIXII CABASHADA ADUUNKA BAA KU DHAQMA.SHUKRAN
@khalidabdullahi5492
@khalidabdullahi5492 26 дней назад
Macalin mahdi uk an joogaa waka cabsadaa runtii
@user-yz4gh4fq7w
@user-yz4gh4fq7w 26 дней назад
Kkkkkk
@Yaasirshidane
@Yaasirshidane 26 дней назад
Cabsi Alle aya laga cabsada qof kale in aad kacabsati qalad ba kugu tahay
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 24 дня назад
Iinsaan xun oo futo ku xaare ah maxaa loga baqanaa???? Isagaba dad ayaa jira uu ka xaaro markuu arko
@jamiiloabdule8236
@jamiiloabdule8236 26 дней назад
Màshaallaah❤❤❤❤❤❤❤
@alluqmanmedicalcollege
@alluqmanmedicalcollege 26 дней назад
Wadanka waxa ka socdo Allah unbaa Loga dacwodaa
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 26 дней назад
Maasha"Allaah Tabaarakallaah Allaah Yaxfidakum. Guuleyso weligiin Dhalinyaro dhamaantiin ilaashada wadankiina iyo dadkiina iyo Diintiinaba ee Mogadishu Nabadeeda ka shaqeeyo iyo Amaankeedaba gacmo wada jir bay wax ku gooyaan ee Dadaala. Shukran Jazaakallaah kheyran. Guul guuleysta Waligiin
@FMAAli
@FMAAli 26 дней назад
Masha Allah
@user-jl7ys6dx2o
@user-jl7ys6dx2o 26 дней назад
Wa sidaa dowladu shacabka hadhowrto dowladan kama fileyno in ay shacabka xabadeyan shacabkuna wa in iska ilaliyan Aman daro
@muslimoxasan-eo8tz
@muslimoxasan-eo8tz 26 дней назад
Scw scw scw scw
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 26 дней назад
MAASHA ALAAH CIIDANKEENA
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 26 дней назад
Macalin mahdiyoow ciidankiina jidadka utaagan dhalinyarada maad kacelisaan maalin kasta biilkooda bajaajleyda korkooda saaray
@caashluul6394
@caashluul6394 25 дней назад
Reer xaaji saleemaanow dhiiqad xasan iyo madaale cagaha kala baxa ha is wasaqeenin
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 26 дней назад
Maashaa allaah macalin mahdi waa nin qaaiya
@user-st2td1gi6e
@user-st2td1gi6e 26 дней назад
Somali guul
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 26 дней назад
BAJAAJLEYDANA CIIDANKA WAA IN AY IXTIRAAMAAN OO MARKEY JOOSO DHAHAAN WAA INEY AMARKA QAATAAN SI LOO KALA FAHMO SHACABKA IYO DHAGARQABAHA WAAYO BAJAAJYO BADAN OO AAN RAACAY ASKERIGII OO JOOGSO LEH BUU ISAGOO CAYTAMAYA HOOSTA KA GELEYAA TAASINA WAXAY QATAR KU TAHAY NAFTIISA RAKAABKIISA IYO UMADA KALE
@AbshirXasan-si3nb
@AbshirXasan-si3nb 26 дней назад
Dhalinyaro wadankeena sidaanmiyaan kafiirsankarnaa Warsaan wax aankabedelno
@user-vb7ly3xb6h
@user-vb7ly3xb6h 26 дней назад
M.a
@abdirahman566
@abdirahman566 25 дней назад
Ilaa hada wado qaaraaa iska xeeran oo askartaa xeereee weli kala wareega woo jiraaa waxaa u sii dheer jaam saaida ka jiraaa caasimada baaburtaa waaweeen habeenkii hala deeyoo waa naga codsii maamaada aan kamid nahnay shacabka soomaaliyeed
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 26 дней назад
🇸🇴💚✅
@amnaali8642
@amnaali8642 26 дней назад
m/mahdiyow guryaha waxaka buuxa alshabab xaafadaha muqdisho ayago fursad ka helay mashqulka bananbaxii labada malmood isu socodkiina uu joogsaday shaqadii dowladana culeys kaso gaaray iney dhaqdhaqaaq sameyn waayaan ayagoo u turaya shacabkaa careysan dib haloo dardar galiyo baaritaan defdeg ah c/casiis x jajab kaxda b/dheere hodan h/wadaag yaqshiq towfiq heli waa s/xoolaha x/karan warshadaha shirkole gubta si qaasa weliba gubta kaaraan shirkole iyo kaxda si dagdag ah halooga howl galao garan waa fursadi wey iskusoo buuxiyeen gudaha muqdisho meelaha isku rarnta qaxotiga ku dhumanayo wax badan war cod dheer gaarsii c/n galyada munasaroow shacabkan masaakiintaa haloo naxo❤
@AbubakarxajishekhCali
@AbubakarxajishekhCali 26 дней назад
Asc soomaalaay dhego la aay gangiistaradaan iska horqaada xasan gurgurte waa tuuug o gangiistar ah
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 26 дней назад
Macalin Mahdi waxaa weydiin lahaa yaasoo daayo kuwii isku qarxiyay Liido ? Ma isweydiiseen yaaloo xeray dada soodaayay waa Ciidan xereg ma qabto miyaa? Hada taa ma joogto lkn asigaa soo hadal qaaday Liido. Wuuku saxsan yahay inuu kala dhexgelo Dowlada ito shacabka maskaxada .a xumaato kheyr insha allh.
@Tasniim1
@Tasniim1 26 дней назад
Macalim mahdiga lasheego kan miyaa? Allah kuyaqaan.
@Cabdalagabeyre
@Cabdalagabeyre 26 дней назад
Dowlada wadooyinka hacalaameyso oo samaale halasa meeyo
@cimraanyare4480
@cimraanyare4480 26 дней назад
Munasar Sxp mopel ii gad plz
@yx6136
@yx6136 26 дней назад
Hhh kan aad hada isticmaalayso yaa leh 😂😂😂😂
@SafiyacabdiqaniXasan
@SafiyacabdiqaniXasan 26 дней назад
Tuugsiga iska daa sxb
@AANUUR
@AANUUR 26 дней назад
shaqeeso feera weyne😎
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r 26 дней назад
𝗡𝗶𝗻 𝗥𝗮𝗴𝗴𝗮 𝗔𝘁𝗵𝘆 𝗛𝗮,𝗶𝘀 𝗕𝗔𝗵𝗱𝗶𝗹𝗶𝗻.𝗦𝗵𝗮𝗾𝗲𝗬𝘀𝗼.😂😂
@arsade
@arsade 26 дней назад
Hhhhhhhh
@saidsomali9259
@saidsomali9259 26 дней назад
Banan baxa 1 waa A Banan baxa 2 waa B Wey saxan yihiin Wey is ka shaden Xaqoda ayee dhacsaden
@YaaHoo-f3d
@YaaHoo-f3d 26 дней назад
😂😂
@ramlanuur8015
@ramlanuur8015 26 дней назад
Lanark.maqabatiinhadaatihiin.baliisla
@AANUUR
@AANUUR 26 дней назад
hiwilaa dhawacmay waa baxsaday 😂😅
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 24 дня назад
Kkkkkkk Aduunka la iska gadaaya munaafiqiin alle ka fogaaday o laga xukumo Caasimada xallane
@muxudiinshiiq-ps4pz
@muxudiinshiiq-ps4pz 25 дней назад
Leba nin oo isku reera aamuuqaya
@user-ew6mb4gp6n
@user-ew6mb4gp6n 26 дней назад
Mudane mahad sanid lkn ninka ciidanka ah ee dowlad nimada difaacya ee hadana is difaacaya hadana la leeyahay maaxkamad ayaa la geenayaa see ciidan loogu sii ahaanayaa dad sharciga gacanta ku qaadanay oo xoog wax ku raadonaya waa in lalla xisaabtamaya
@Tasniim1
@Tasniim1 26 дней назад
Maxaa kuhoos qarsoon? Waar dadka dhiban kasoo garbaxa nacnac looma baahna.
@hamadiabdi1449
@hamadiabdi1449 26 дней назад
War adiga waxba kama ihid meeshee aaway nimankii canshuurta kadhargay dameeryohoh
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 26 дней назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 KUWANI SOOMAALI UMABA EKA REALLY
@lulhagi4510
@lulhagi4510 26 дней назад
Wa hadal fican lakin wa la sugaya Natijada ka so baxdo
@user-iq5pe1jl9c
@user-iq5pe1jl9c 26 дней назад
Soomaalidu maxay u cuskadaan dadka hadaanad taagnaan karin ul soo qaado aad cuskato
@CabdiyoCabdixasan-kq2oc
@CabdiyoCabdixasan-kq2oc 26 дней назад
Hada saan ayuu u hadlaaa hadhow uu is badali
@geenyodila9095
@geenyodila9095 26 дней назад
Beenlow waxas meel la soo istagtey aawey wiilkii hadlay maxa u xirten yaa idin aamina ader baac
@Mustafguuleed
@Mustafguuleed 26 дней назад
Hada ayuu taliyuhu hurdada kasootoosay. Kķkkk
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj 26 дней назад
Maclin mahdi ninkan miya 😮😮 tolow halkuu maclin maclin ka yahay
@RahmaAbuukarRahmaAbuukar
@RahmaAbuukarRahmaAbuukar 26 дней назад
Maka xuntahy 😂
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 26 дней назад
DOWLAD BEEN BEENEEY.SIYAD BARE KADIB WAXA ARAGNO WAA DOWLAD BEEN BEENEEEY😂😂😂😂
@geenyodila9095
@geenyodila9095 26 дней назад
Beenlow waxas meel la soo istagtey aawey wiilkii hadlay maxa u xirten yaa idin aamina ader baac
Далее
Cute
00:16
Просмотров 2,5 млн
Dropping In from the Clouds 🌁
00:17
Просмотров 1,7 млн
Haween iskugu soo baxay barxadda hore ee dhalinta.
9:53