Тёмный
No video :(

MACJUUN AL NISAA CADADA QALQAL MAKAAN NADIIN UUR QADIS 

Marwa Star Cooking
Подписаться 89 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

6 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 100   
@kalthumshariffabdinasir
@kalthumshariffabdinasir Год назад
Mashaallah waaye dawadan ano 3sano caado helin markan isticmaale 7 cisho guda heed ku hele inkasto ani thayrod igu talo caado khal khalka iyo ilamaha iga soo dilmayey lkn alxmdullillah dawadan wey icawawise ano 7 sano uur radinayo bil gudahed ugu helle
@hafsaomar5819
@hafsaomar5819 Год назад
Maasha allah abyo thyroid amee wax u dhibtayna ani xataa waa qabaa inaa cabana waa raba Hadana thyroid u baqaa
@fatimaabdullahi246
@fatimaabdullahi246 Год назад
Abayo ilaaa meeqo xabo ka isticmaashay
@kalthumshariffabdinasir
@kalthumshariffabdinasir Год назад
@@hafsaomar5819 Haa dibka dan ayada waye hormones khalada
@kalthumshariffabdinasir
@kalthumshariffabdinasir Год назад
@@fatimaabdullahi246 xabibty 6 xabo ka isticmale malinti sadax wakhti mida originalka ah
@sacdiyaqaali8554
@sacdiyaqaali8554 Год назад
Fatima abaayo labarkada igucawi
@kaltuunkaltuun1975
@kaltuunkaltuun1975 8 месяцев назад
الهم آمين يارب العالمين
@shukriyussuf6907
@shukriyussuf6907 2 года назад
Aamiin yarab xabibti thanks 🙏
@fardowsaabdi8390
@fardowsaabdi8390 2 года назад
Aamiin yaarabi Allow owlaad baariya ayaan ku waydiistay
@shukriibrahim1617
@shukriibrahim1617 2 года назад
Asc wr wb marwa xbti jazakalah kher weligey comments kuu maso qorin manta kahor ajar iyo xasanàd Alh ku siiyo qàliyey
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 2 года назад
Mansha Allah tabarikalaha jizakalahu kharan walaalshaya Allah ha Ku barakeyo amiin amiin amiin amiin yaa Rabi hore usoco in sha Allah
@queensaafi
@queensaafi 2 года назад
Mashaa alllah tabarakallah jazakalaaha qera shukaran ilahey haku barakeyo shukaran mcnto
@MaryanSubow-pj7iv
@MaryanSubow-pj7iv Год назад
Amiin amiin yaarabi
@rahmaismail8375
@rahmaismail8375 7 месяцев назад
Ani wu igasocona mawa istagayoo icaawiya walalayolaw😢😢😢😢😢
@abubisharomawliid4149
@abubisharomawliid4149 2 года назад
Aamiin yaarabi
@user-tj7wn1yw8b
@user-tj7wn1yw8b 3 месяца назад
Marwo Gabar Yar macnaha Lama guursan weyliy masinkaraa
@issamohamed9421
@issamohamed9421 Год назад
Amiin amiin amiin yarabi
@zahrodegan8987
@zahrodegan8987 2 года назад
Amiin ya rabi
@farduusismaciil4902
@farduusismaciil4902 2 года назад
Mansha allah tabarakalah
@hamdiismaciil7013
@hamdiismaciil7013 2 месяца назад
Wllo hadi aad cadada ledahaya miya la cuna
@aminafarah2844
@aminafarah2844 2 года назад
💘💝💝💘thanks qali kher badan allaha kusiyo 💘💘💘
@zamzamcaalim5054
@zamzamcaalim5054 2 года назад
Mahadsanid marwa cadey markii hore ducada waanaga reebi jirtay kkkkk xabiibti dhamaan dumarka ilma raadiska waa kuwo owlaad heysto aan mudo dhalin iyo kuwa aan weli helin inta ubad raadineysa allah ugu deeqo kuwa bariyaal ah
@najmaahmedgulednajma5942
@najmaahmedgulednajma5942 Год назад
Amiin zamzamcaalim
@fatimaosman1757
@fatimaosman1757 2 года назад
Shukrn hbo marwo ilhey hku barakeyo
@marwastarcooking
@marwastarcooking 2 года назад
Cafwan habo 😘
@makomacalin7721
@makomacalin7721 2 года назад
Masha alaaah
@nasraxussen3138
@nasraxussen3138 2 года назад
Masha allah shukran xbbti
@hamdiahmed929
@hamdiahmed929 2 года назад
Masha Allh jazakalah kheyr abayo
@sacdiyoaxmed9333
@sacdiyoaxmed9333 2 года назад
Masha alh abayo alh kubarakeyo anagana alh nabarkeyo
@marwastarcooking
@marwastarcooking 2 года назад
Aamin macaanto shukran
@kakacade3557
@kakacade3557 Год назад
Manta aan soo iibsaday allow iku deeq
@khadijaibrahim9305
@khadijaibrahim9305 Год назад
Walal muda inte la eg qadatay wax ma ka faaiday
@queensarah4388
@queensarah4388 Год назад
Abyo war iga sii macjuunkii
@umuanwar4330
@umuanwar4330 2 года назад
Asc abaayo hooyo ilmo laguqalay maqadankarta macjuunka
@haweenbillabilla8724
@haweenbillabilla8724 2 года назад
Mashallah xabbti alle haku xifdiyo
@hamdiismaciil7013
@hamdiismaciil7013 2 месяца назад
Wllo wax aan ku wadiya wakhtiga lacuna
@laki521
@laki521 2 года назад
Mnsha allh hda ka hor cilaaj ii soo qaray dhiga cadad iga istaagi wayey deedna markaan cunay iga joog sadly alxm
@nimogedi3799
@nimogedi3799 Год назад
Abyo intaa cnuaayo jmeec ma sameen karaa
@ubaxabdullahi5314
@ubaxabdullahi5314 2 года назад
jisa kumu llaah kheern qaliyey ❤️❤️❤️
@ubaxbeelo9969
@ubaxbeelo9969 2 года назад
Mansha allah aniga waa cunay halxamo alxm hada uur ayaa leeyahay
@mariya175
@mariya175 2 года назад
Mashalah qali allh ku adkeyo xilge lacuna aby
@ubaxbeelo9969
@ubaxbeelo9969 2 года назад
@@mariya175 amiin abyo waxaa cunay dhiiga marku igu dhacay. 3 waqti ayaa cunayey hal qado habeen subax iyo duhur walaahi waa markii iigu horeysay aa cunay
@muhiimamusa8479
@muhiimamusa8479 2 года назад
Abaayo illaa meeqa cuneese
@mahadabukar1316
@mahadabukar1316 2 года назад
Abayo magaciis English maxa lagu dhaha
@cabdikariinismaciil519
@cabdikariinismaciil519 2 года назад
@@ubaxbeelo9969 masha allah abayo allaha ku adgeyo itee jogta inte gagatate abayo ani wadonte 10 dalar e.dheheen adi meqo laka siye qaliye
@burwaqom5464
@burwaqom5464 2 года назад
Thanks abayo mcn
@hibonuur5725
@hibonuur5725 2 года назад
Asc wll iso duceya guur khyr qaba alle isiyo 🤲
@marwastarcooking
@marwastarcooking 2 года назад
Wcs wr wb xabiibti guur qeyr qabo oo ku faraxdo allaah ku siiyo zowj baari ah oo ku faraxdo xabiibti
@ayaanabdi8878
@ayaanabdi8878 2 года назад
Quur khayr qaba alle haku siiyo xbbti
@habibaomar4109
@habibaomar4109 2 года назад
Xabibt Allah hakuseyo mid khery qaboo
@kaltunabdi8053
@kaltunabdi8053 2 года назад
Shukran habibti
@ayaansaleban8463
@ayaansaleban8463 Год назад
Kaltuun qli maad isticmaadhay bal
@sihaamcabaas5644
@sihaamcabaas5644 2 года назад
Masha allah ilahey hakubarakeyo
@luqmanyare9543
@luqmanyare9543 2 года назад
Mansho alah abayo
@Ubaxbashiir-qn9xg
@Ubaxbashiir-qn9xg 2 года назад
Mansha alaah ilaahay haku barakeeyo abayo
@luulcabdulahi6856
@luulcabdulahi6856 Год назад
Umulsabiyaakamaufiicantahay
@haniali-iu4ld
@haniali-iu4ld Год назад
Wll isoo duceeya inoo owlad bari isiiyo
@raxmaomar1654
@raxmaomar1654 6 месяцев назад
Amiiin abaayo anigana isoo ducee
@najaxmohamed7055
@najaxmohamed7055 2 года назад
Aniga waa qatay urna kuma yelaanin lakin waa macan
@hanaaniitahanaaniita7092
@hanaaniitahanaaniita7092 Год назад
Abayo illh wx maku siyy
@rabbaaniyahxasan8580
@rabbaaniyahxasan8580 2 года назад
Seeleeyihiin waa aragnaa lkn wax aad tijaabisy nalawadaag abaayo mcnt
@marwastarcooking
@marwastarcooking 2 года назад
Cid adiga ku tiri malahan qaado dadki u bahan oo so dalbaday baloga faideynayaa in aay dawa wax tarbadan tahayna shaki kuma jiro muslin badan baa ku qeyray magaratay wlal
@fadumoabdi6947
@fadumoabdi6947 Год назад
Asc aby markaan caadada qabo miyaan cuna misi markasta
@farduusyuusuf9546
@farduusyuusuf9546 2 года назад
Asc Abaayo qali ilhaya haku barkeyo Khar badan alle ha ka siiyo haa Abaayo anba waxan hasta Gabar yar o jirt 7 sano dhakhataro badan o an u tagaya waxay igu dhehen waxaba ma qabti e iso duceya wll Ina illhay isiiyo
@marwastarcooking
@marwastarcooking 2 года назад
Aamin abaayo waxaa jeceshay oo qeyr oo niyada ku heysid ilaaah raxmaanka haku siiyo xabiibti
@farduusyuusuf9546
@farduusyuusuf9546 2 года назад
shugaran Abaayo qali alle qeyr badan haku siiyo wllhy wan ku jeclhy ilhaya darti Abaayo ado raliya ma ishe karat tilfon an Kal Soo xiro
@najaxmohamed7055
@najaxmohamed7055 2 года назад
Dhiga saidka ah ilaa sadax malmod ee ugu horeya caadi miya hadana wata xinjaraha badan
@marwastarcooking
@marwastarcooking 2 года назад
Wax baa qaldan abaayo dhiig said ah iyo xinjiro hadey jiraan
@najaxmohamed7055
@najaxmohamed7055 2 года назад
@@marwastarcooking abayo dhaqtarka wuxu igu yiri waxa kugu yala wax yar oo hilib ah wana ka qalaya kadib caadi ayad noqoneysa wana layga so qalay wixi wax isbadal ahna maahayo maxa igula talin laheyd adiga abayo dhaqtarna waan ku dalay ilaa sadax sano ina so duceyaa wll khayr Allaha idin siyo
@simanaadam6448
@simanaadam6448 2 года назад
Marwa xagen kala soxariraa adigan kurabye iso jawaab ples
@marwastarcooking
@marwastarcooking 2 года назад
+254708038966
@farduusmohamud1324
@farduusmohamud1324 2 года назад
Waad mahadsantahay ilaa imisa baxaa laga qaadankaraa
@kakacade3557
@kakacade3557 Год назад
Sadax ayaa la iku dhahay
@raxmaomar1654
@raxmaomar1654 6 месяцев назад
Abaayo xageen kala soo xiriiraa
@Happ147
@Happ147 Год назад
Aniga wuu igu yaryahy dhiigu 2 bari ee uhoreysa unba arka
@safiyomuuse7198
@safiyomuuse7198 2 года назад
Asc abaayo marwa Alllha haku xifdo waxan ahay hal bil oo ura marka waxa iga socda dhig yar oo baroon iyo cadan isku dhex jira mark Dhib miyow ikena mase wa caadi so jwb
@marwastarcooking
@marwastarcooking 2 года назад
Wcs wr wb abaayo waxaa lagayaabaa in uu yahay implantation bleeding marka waxaa sameysaa dhaqtar tak InshaAllh
@safiyomuuse7198
@safiyomuuse7198 2 года назад
@@marwastarcooking Shugran abaayo
@fartunhassan7192
@fartunhassan7192 2 года назад
Siideen ku ogaan karaa in oo igo yahay hormoonka sayida maaqa habaa laga qadaan karaa 123
@caashomaxamuud5478
@caashomaxamuud5478 2 года назад
Intee laga helaa
@Aalaamaxamed
@Aalaamaxamed 2 года назад
Moqdishu maka hela
@munohashi5037
@munohashi5037 2 года назад
abayo falagsiidka kasowaran waxotaro
@fardosoabdukadirmohamed8526
@fardosoabdukadirmohamed8526 2 года назад
Asc abyo waxan raba inan waxkaa weydiyo gaabr taayrodka qabta ahay muhiimna ku ahay xgee kaala so xariira sister
@nasrocabdulaahi5364
@nasrocabdulaahi5364 2 года назад
Asc abaayo
@honesttell6881
@honesttell6881 2 года назад
Marwa waa maxay hormons prolectigu Iifaahfaahi
Далее
Cristiano Ronaldo Surpassed Me! #shorts
00:17
Просмотров 14 млн
JAWAABTII MALABKA UURKA  WAATAN
12:15
Просмотров 26 тыс.
Majoon al nisaa
8:01
Просмотров 19 тыс.
Faa'iidada caafimaad ee hayl dhaga yare "clove"
3:27