Тёмный

MacMacaan isku qabooji Afurka Kadib || Labaniyad Loo Sameeyay Hab Cusub  

Nasra Abtidoon
Подписаться 963 тыс.
Просмотров 145 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 309   
@hanuuzmaxamuud808
@hanuuzmaxamuud808 Год назад
Wan ku faraxsanahay in aad update noo ahaato culeska allha kaaqado abayo la,aantaa abaar gacntada allha ku barakeeyo sida aad marwaliba wax cusub noola jeceshahay allow culeska kaaqaad
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon Год назад
Amiiin 🥹🤲 xbt
@yusraismail9555
@yusraismail9555 Год назад
​@@nasra_abtidoon❤❤
@dumarmidauguqurxoon828
@dumarmidauguqurxoon828 Год назад
@@nasra_abtidoon caano bore miyaa
@ibrahimomar1133
@ibrahimomar1133 Год назад
​@@nasra_abtidoon qali waad mahad santahay wixii aad turki ka so baratay nogaa faidey ilahey cimriga ha ku dheereeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@luulahmed6768
@luulahmed6768 Год назад
Wan ku sugene wlasheen waxbadan ayan ka sugena
@sjhsuh
@sjhsuh Год назад
Ma halka gabar oo chief no ah maan caay u quurnaa,gacmahada Rabbi ha ku barakeeyo 🤲sidaan ku jeclnahay aad moogtahay❤
@cilaansaarchannel4121
@cilaansaarchannel4121 Год назад
Masha Allah, cunto macaan♥️, ramadan Kareem ☪️☪️☪️
@laylaahmed1937
@laylaahmed1937 Год назад
Caajiska io balayada no didayan video yadan quruxda bdn in nola so gudbyo alaha ka dul qaado abyo ❤
@johnahmedgeli9655
@johnahmedgeli9655 Год назад
Cheifad aan caadi ahayn baa tahay wajiga ilaah👍 gacmahaada alaha kuu barakeeyo aamen! Nabadeey
@rumaan5210
@rumaan5210 Год назад
Allah ku barakeeyo gacmahaaga🎉❤ love you nasra
@ayaanmahamud-rb3po
@ayaanmahamud-rb3po Год назад
M.a xbbti alle ha kaa qaado culeyska wana ku faraxsanhy inaad noo soo noqoto ❤ qof aan ku dayano ayaad tahay alle ha ku xifdiyo🤲🏻💗
@colaadyare6564
@colaadyare6564 Год назад
Maclin wan ku aaminsanahnahy maadam nahnahy aradaydaaad ramdan mubarak
@suheybo15adan88
@suheybo15adan88 Год назад
Masha allh abyo ilaahye haa ku xiffiyo melwalbo oo aad jogto waxwalbaa kaabarte m.a abyo❤❤❤❤❤❤ ilaahye darti aa ku jeclahay abyo nasro gacantaad ilaahye haa ku barkeyo m.a shar i.o shedaan ilaahaye haa kaa qabto
@cabapoi9170
@cabapoi9170 Год назад
Masha allah abyo nasro abtidoon wn ka faa'idnay vediogan❤
@SacdiyoXaashi-rj2ok
@SacdiyoXaashi-rj2ok Год назад
Masha.allaah abyo kacanta alle hakuu barakeeyo cileeskana alle hakaa qaado
@nursaid6283
@nursaid6283 Год назад
Mahadsanid walal Nasro-abtidoon gacanta alle ha ku barakeeyo,.Ramadaan barakeysan
@faraxsulub2634
@faraxsulub2634 Год назад
Nasra macalimadeena weeye waxba kama sheegikarno💯🥰
@faadumobashiir9303
@faadumobashiir9303 Год назад
Cabitaano an sokor leheen anan lagu darin waxlaso warshadeeyay Sida kastar Iya wax lamid o qudaar kaliya ah so sameey fadlan cabitaano cafimad leh nasra ❤
@foosshiikh9711
@foosshiikh9711 Год назад
Thanks so noqosho wacan wan kuu xiisay allaha ku xifdiyo aduun iyo aakhiro ba I.a abayo
@samuunamohamed5204
@samuunamohamed5204 Год назад
Masha allah❤
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@sucaadmohamed6146
@sucaadmohamed6146 Год назад
WN kula socdaa wll?
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
@@sucaadmohamed6146 #sahantoosan
@faadumoxirsi4970
@faadumoxirsi4970 Год назад
MashaAllaah tabaarakaAllaah karis macaan gacantaada Allaha kuu barakeeyo
@fowsiyoali7556
@fowsiyoali7556 Год назад
Asc
@faadumoxirsi4970
@faadumoxirsi4970 6 месяцев назад
MashaAllaah tabaaraka Allaah❤❤❤❤❤
@LakiAli-hn6lc
@LakiAli-hn6lc Год назад
Maasha Allah nasro abayo thanks waan sameeyay isla hada wax yar ayaa ii dhiman
@safiyosaafi7667
@safiyosaafi7667 Год назад
Wan ku farax sanahay inad nosoo laabatay walashey nasra macalimadeena wa ino faa:ideysay❤shugran abayo
@MohamedAli-zn8cm
@MohamedAli-zn8cm Год назад
2018 ilaa hada kugu xiranahay chanelkaan wax badan wakaa faa'iday macalimad nasro m.a alle haku xafido 🥰🥰🥰🥰🥰
@qumangurey3471
@qumangurey3471 Год назад
Thanks mcnto nasro wallahi kuuduceeya markasta channel kaaga jeclahy wanan ku xiisay waku faraxsanhy soonoqoshadaada❤❤❤❤😊😊 love you abyo
@queenfatma4193
@queenfatma4193 Год назад
Mashallah waxbadan kaabartay Abayo ilaah hakubarakeyo waa bil ramadane ameen
@RumanRuman-ck6rx
@RumanRuman-ck6rx 6 месяцев назад
Maasha Allaah ❤abyo Waan ka helay illahy ha kuu barakeeyo gacantaada ❤❤
@faatimaabdalle7481
@faatimaabdalle7481 Год назад
mnsha allh Gacan dahab Nasro habo mcn mahadsnid in badan hbo qli🥰❤️ilhy hakuu barakeeyo maskaxdaada iyo cilmigaaaga ba hboy🤲🏽🥰🥰
@saabiriinisxaaqaadan6419
@saabiriinisxaaqaadan6419 Год назад
M.a waan kufaraxsanhy alaha kufududeyo Muradkada allaha kusahlo🤲
@umumaysainaabuukar1457
@umumaysainaabuukar1457 Год назад
Mash allh jasaka lahaa cashir cusub mahadsanid macalidena
@xismamaxamed1166
@xismamaxamed1166 Год назад
nasroy adiga macalimadyda ina tahy waxa kuxaqijinayso xafada marka cunto samenayo hooyo wxy idhahdaa adeega iiyaryarey wxwlba hal malin hakadhigin cml ana waxa dhaha nasro sidaan ibartay hoyo sidan ayena cuntada kumacananesa 😂 kadib waxy dhahday nikaga le usameso ani ilmo koris ahay cml idhahday 😅 ilahey hakudesto abayo nasro
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Manshalah❤thanks xabibti 😊
@halimaabdullahi9651
@halimaabdullahi9651 Год назад
Dadka kale mafahme Laken Adiga wan ku fahmaa Wlhi Thanks walashey qali ❤
@najmasaciid7954
@najmasaciid7954 Год назад
Gabadha kaliya cuntada inta ugu bdn ka barty tahy wllhi shalay dhahaye nasro youtube way nacdy jasakalah abaayo 🥺 wllhi vediogada wan sugaye ❤
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Год назад
Nasradeena oo nooso laanatay alx full day routine in ramadaan kaa sugoona nasro 😊
@Khalid-ql3ec
@Khalid-ql3ec Год назад
Maasha allah nasra abti doon I love qaali
@zeynabahbintumohammed7827
@zeynabahbintumohammed7827 Год назад
Masha allaah gacmahaada allaaha ku barakeeyo
@adoontaalle4225
@adoontaalle4225 Год назад
Macalimad nasro no soo badi mac macanka abaayo qali waxbadan ayaan ka faaiday waad mahad santay jazzakallahu khayr
@luulabuuni3735
@luulabuuni3735 Год назад
Maashaa Allaah Qofta kaliya een warkiida fahmo
@mudanmaxamad9920
@mudanmaxamad9920 Год назад
❤❤❤masha allah abyo gacmaha allaha kuu barakeeyo waxaan gormee live ii Bari doontaa xabbti ❤
@zahroali-nj2kf
@zahroali-nj2kf Год назад
mahadsanid wax fican ayad I barty
@Sacdush1234
@Sacdush1234 Год назад
Masha allh abyo gacantda Alle hakuu barakeeyo❤❤
@ramlaabuubakar4940
@ramlaabuubakar4940 Год назад
Masha allaah tabarka allah ilahw cafimad wax nogu sogudbiso kusiii farxad darema sonoqoshadada nasra cadey il xun allha kahahyo❤
@Nuur3939
@Nuur3939 Год назад
Xbiibti ramadaan mubaarak ❤
@faizoapdi6496
@faizoapdi6496 Год назад
Masha Allah allaha Ku barakeeyo gacantaada umu maazimkeyga
@zamzamxurmochannel4074
@zamzamxurmochannel4074 Год назад
Mashalh wllo ilhyi hkubrkeyo maskxda Aamiin yarabi❤🧕🥺
@SowdoMohamed-gq2bg
@SowdoMohamed-gq2bg Год назад
Masha allha wllshey mcn gacamah allha ku barakeyo
@amuunguulane1047
@amuunguulane1047 Год назад
masha Allah tabarakallah Allaha ku xafido xabiibti ❤❤❤❤
@mohamedjubba8747
@mohamedjubba8747 Год назад
Meelan ka dalbado sheeg ama ankuso martiyo nasrooy Labaniyad favorite ku ahay 🙈🤸🏻‍♀️😂
@tasuurohappy566
@tasuurohappy566 Год назад
Cawa wan sameysanayaa insha Allah shukran abayo
@shukrimowlid32
@shukrimowlid32 Год назад
Mansha Allaah walal qali wuu kujira Apple bake gareyo sida Apple pia , Apple turnover , Apple Danish dhamantodna waa macan , Custer with Apple wan soo tijabinaya Insha Allaah ❤🎉
@suhuurmahamed565
@suhuurmahamed565 Год назад
Shukran qli dumareey❤
@abdiaziizabtidoon5140
@abdiaziizabtidoon5140 Год назад
Wwwww masha Allah abaayo Allah ku barakeeyo gacantaada
@MunoXasan-bg9ft
@MunoXasan-bg9ft Год назад
Masha alah nasra gacan taada ilaahey hakuubarakeeyo noolow
@farxiyoxasanbarre2993
@farxiyoxasanbarre2993 Год назад
Mahadsanid chef nasro cilmiga allah kuu barakeeyo abayo
@mssfazzna5971
@mssfazzna5971 Год назад
Thank you abayo mcn sida ku fahmo qof aa u fahmo majiro
@---Hatif__0mr---
@---Hatif__0mr--- Год назад
Huuno 12 ma cunin labeniyad but i like wanaga yara wadanki joga ramadanka gaadi jirey masha Allah waa fiirsan moye wakhti an ku karsado mahayo hotel le qaba xoogayaga
@empiresaara9927
@empiresaara9927 Год назад
Masha’llh
@mohamudahmedhodan2932
@mohamudahmedhodan2932 Год назад
Thanks qlih Subaga ma iska dhaafi karaa
@fadimafoomiye9248
@fadimafoomiye9248 Год назад
M.a tabaaraka raxmaan ilaahy gacantaada hakuu barakeeyo abyo ❤❤❤❤❤❤
@nimcomahamed9854
@nimcomahamed9854 Год назад
Mansh allah wallshy illhy gacanta ha ku barakeyo
@MariaAbdulwahab-kp6ps
@MariaAbdulwahab-kp6ps Год назад
Masha Allh gacantada allh ha kubarakeyo nasra abti doon gacan dahab❤
@Cirfiid1
@Cirfiid1 Год назад
Maasha allh nasriin waa mahadsantahy ❤️
@ifrahabdi1381
@ifrahabdi1381 Год назад
M.a mcnto illahi hakubarakiyo
@shiinoqaali8578
@shiinoqaali8578 Год назад
Masha allah
@fatumabashir50
@fatumabashir50 Год назад
Shugran xbbty Allah ajar haga siyo
@neemoscreativespace8909
@neemoscreativespace8909 Год назад
Jazakallahu kheir abayo❤❤
@haliimaarabhaliimaarab5485
@haliimaarabhaliimaarab5485 Год назад
Mansha Allah nasra qaali mahadsanid hbti
@Agent-nayzz
@Agent-nayzz Год назад
Mashallah quruxda nadaafada iku duba ridka heer caalami abaayo
@shamiscadey
@shamiscadey Год назад
Masha allaah abaayo ❤❤❤❤❤
@caaishanuur9159
@caaishanuur9159 Год назад
M, a Nasra abtidoon illaahey haku xifdiyo , waxaan ducada kuu raacinayaa tallo ah inaad gabadha soomaliyeed u furto meel ay ku bartaan cuno karinta , oo ay shahaado ka qataan I know in muqdisho jiraan meello lagu barto lkn degmooyinka qaaraa laga helleynin.
@FaadumoAbdi-bd7iv
@FaadumoAbdi-bd7iv Год назад
M.a allaha kubarakeyo ajara iyo xasanaad allaha kusiiyo sida aad wax walbo nogu so bandhigtid muraadkaada allaha kuu sahlo dhaman muslimiinta murad koodana alla usahlo
@Mariamm34
@Mariamm34 Год назад
Commentga haku soo fuufina kumalaho reer badiyanimada iga joojiya dheh haye 😭😹😹😹
@qalbiuroon8645
@qalbiuroon8645 Год назад
Ma shaa Allah nasro cadey... illahey culeyska hakaqadho ..700k coming soon ..please stay updated
@KaltuuunAhmed
@KaltuuunAhmed 6 месяцев назад
Nasray ilahay dartii bn ku jeclahay alah Haku barakeeyo gabdh qiimo badan baa tahay adun iyo aakhiraba liibaan wl
@xafso3332
@xafso3332 Год назад
Wacalaykumusalam waraxmah masha allaah😘
@amounaahmed5833
@amounaahmed5833 Год назад
Jazakallah khair hbbty ❤
@faadumoabdulle1326
@faadumoabdulle1326 Год назад
Asc wlshey whli alla darti ayaan ku jeclahay waxan ka bartay sida lo kariyo cuntada iyo macmacanka waan kugu fana whli gacmahaga allaha ku barakeyo qali
@munaahmed1121
@munaahmed1121 Год назад
Masha allah cawa Ayan sameestay🥰🥰
@riemabeauty9626
@riemabeauty9626 Год назад
Masha allah hppti aad ugu helay allha ku sharfo❤
@kafiyamahamet
@kafiyamahamet Год назад
Msha alh shukran abti ale hku xfdo
@saynabahmed9821
@saynabahmed9821 Год назад
Waada mahadsan tahay wll Macaan thank you so much macaanto
@aishahassan2738
@aishahassan2738 Год назад
Masha allah abayo nasra qurux ilahay sidaa nogu faidesay ajir allaha ka siiyo
@semsemali4805
@semsemali4805 Год назад
Masha allah illahey ha kuxafiido habo ❤❤❤
@nasromumin2027
@nasromumin2027 Год назад
Shukran abayo noosoo badi mac macaanka afurka kadib
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 Год назад
Ramadan mubarak
@iftinqurux7959
@iftinqurux7959 Год назад
Ramadan karim
@faadumoahmedhaaji4907
@faadumoahmedhaaji4907 Год назад
maashs alaah
@falastinfarah5939
@falastinfarah5939 Год назад
Macalimadeyda gacanta alh ku barakeeyo❤️😘 waxaa adiga sameyso dood yaa ka keeni karo🥰
@mawaahmed4730
@mawaahmed4730 Год назад
Welcame back wlshy wlhi wax yaabo badan ayan channelkaaga ka bartey gacanta allah kuu barakeeyo cimrigana alle hakuu ziyaadiyo🥰
@Shaahle1
@Shaahle1 Год назад
Qofka kaliya ee iskaabulada tageeraan tahay four years aan RU-vid ku xeranahay abyo keep going ❤
@deeqasahal7534
@deeqasahal7534 Год назад
Macha alllh illhy hku barakeeyo wllo illhy gacmaha hku barakeeeyo❤
@sayiddaud4
@sayiddaud4 Год назад
Msha Allah my dear sister from another mother Allah yaxfidka Rabbi ha ku barakeeyo grashadaada iyo gacantaada fadhido
@sabrincali3196
@sabrincali3196 Год назад
M.a Allah Allah kuxafido abaayo muqdisho majogta❤
@hafsaalimohamud4372
@hafsaalimohamud4372 Год назад
Maashaallh gclo allow kubarakee gacanta beribaan samaynaya casharka
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Год назад
Maasha allaha ❤
@amishaden159
@amishaden159 Год назад
Nasradiiii aan naaanay hadee noosoo labatay ilahow sas kuwad yaa rabiii
@nuurtomaxamuud9084
@nuurtomaxamuud9084 Год назад
Mashalllh Allah ku xafido xppti waxaan rijeeynaa inaa mar kula kulmo inshallah ❤💕🤝
@ayaanqaali
@ayaanqaali Год назад
M.a gabdheena we love you xbbt allah gacmaha hakuu barakeyo♥️🥰💯
@ZaaraAhmed-qc5hy
@ZaaraAhmed-qc5hy Год назад
Mash allh mash allh wll nasra Abtidoon wlhi aadban kuu tageera khaasatan barnaamijyada cuntada inaa turkey nagaga maqnayd waanu u xiisnay cunto karintiii qaali ❤
@umusaara6789
@umusaara6789 Год назад
shukran nasradeena ❤
Далее
TRENDNI BOMBASI💣🔥 LADA
00:28
Просмотров 781 тыс.
FULL MORNING ROUTIN. SKIN CARE
25:21
Просмотров 28 тыс.
Casariyo iyo bashaal qurux badan
12:56
Просмотров 587