Тёмный

"Madaxwaynaha Somaliland ee Soo socda anigaa Jaan goynaya” Maxamuud Xaashi 

MM Somali TV
Подписаться 513 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 57   
@saidmahamuudisxal1139
@saidmahamuudisxal1139 Год назад
Asslamu Aleikum Mashaa Allaah Mahamuud waa Madaxweynaha Mustaqbalka innshaa Allaah
@shaykhcawil9958
@shaykhcawil9958 Год назад
Aniga waxN ahay garxajis. Maanta libintu laba maaha habarjeclo iyo waxgarad habar awal baa leh libinta anaguna waan ku raacnay . Dadka ina xaashi ama ciro ama umada madaxdeeda caayayaa maaha isaaq hala ogaado waa huwanta
@zaynabomar5479
@zaynabomar5479 Год назад
Huwanta yaga idin wasa idooroow badhyaweyne
@abdisalamahmed1274
@abdisalamahmed1274 Год назад
Beenaale iska aamu 😢
@horijoogmedia
@horijoogmedia Год назад
Guul kaah
@sulekha4325
@sulekha4325 Год назад
Maxamuud insha Allah madaxaweynah mustaqbalka
@user-gl1xv2hn4w
@user-gl1xv2hn4w Год назад
الله يجازيك خير ويعوضك احسن وندعو لك الله أن يرفع من شأنك 🎉❤🎉
@aminaabdi1166
@aminaabdi1166 Год назад
Waa mashruucii xumbo weyne
@jamalahmed7977
@jamalahmed7977 Год назад
Marka horeba buul hunguriyo ayaa la idiin dhisay , lix bilood xisbi oo madaxtooyo u tartan , nin labo iyo toban sabrayeyna halkaa mar . Cadaaladaasi xagee ka timid . Maaha inaad is indhotirto maxamuud
@anigaqudhayda4066
@anigaqudhayda4066 Год назад
Hadii Illahay ummadan khayr la damcay maxamuud xaashi iyo kuwa la nooca ah ayuu ka illaalin inay hogaanka u qabtaan
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Год назад
Allahumma Barik ! Wise man ! Somaliland will vote for you , don’t worry! You are next Insha Allah ❤️🤍💚❤️🤍💚
@SOFIIIDK
@SOFIIIDK Год назад
subxanallah idinka miyaanu liisankiini dhicin !!!!!
@djmaamis3167
@djmaamis3167 Год назад
Dalka somaliland ayaa waxwalba ka weyn , Siyaasiyiinta waxaa leeyahay dalka iyo dadka horumarkooda ka shaqeeya se ummada dibudhac iyo kala dil haugaysanina. Guul somaliland inshallah ❤🎉.
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 Год назад
Ninkan hadalkiisa oo kaliya hadal madaxweyne ah, neefkan iska qoslayaya wale madaxweyne noqon.
@shaykhcawil9958
@shaykhcawil9958 Год назад
Isaaq waa mid ogaada yaan laydin Dagin. Aniga xitaa maanta hadii muuse dib loo doorto si xaq ah waan aqbalayaa
@adan10000
@adan10000 Год назад
Shirki cad, anigaa wax jaamgoonaya kulehe Allah yaa bixiya xukunka, Muuse Fircoon Mideeye yaa soo noqon, labadaa Odey ee Bidaarta leh ina Dhurwaa iyo kii tuurta lahaa ee dhan uu u socdo aan la garaneyn cidna dooran meyso, ina Dhurwaa isaga 4 goor yuu isa sharaxey. Muuse Fircoon Mideeyow soo noqo, soo noqo adoo Madaxweyne 5 sanoo danbe.
@ahmedibrahim2650
@ahmedibrahim2650 Год назад
Wata habar jeclo
@ibrahimahmad7725
@ibrahimahmad7725 Год назад
Ururadana damac khayaano ayaa ku jiray oo ay is lahaayeen urur to madaxwayne dagdaga
@MaxamudXaaji-rd4wq
@MaxamudXaaji-rd4wq Год назад
Ina xaashow xeerki uruurada ee dorashooyinku meeyay
@hoodo9260
@hoodo9260 Год назад
Jookar 👏
@horijoogmedia
@horijoogmedia Год назад
Kaah hadii madaxawyne soo saraysan indeerayal faysal Ali waraabe ninkaas baa dalka maanta wadi kara xalku ku jiro ee dhisa faysal
@medahmed8191
@medahmed8191 Год назад
waligaa madaxwaynoqonmaysid wayo illaa aad afka muse ee afkalawaxa reer hebel lama arag madaxwayne reer hebal mad tidhahdid reer burco
@sulekha4325
@sulekha4325 Год назад
Somaliland guuuul iyo gobanimo
@amiiraahmed944
@amiiraahmed944 Год назад
Kkkk maxamudow ururadu miyaNay furnayn intasa warku ku eeg
@Burcawi24
@Burcawi24 Год назад
Nin rageed wuu garnaqsaday
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Год назад
Hadii lagu dhaqo dawladnimada wax Beeli soo saartay waa hoog iyo hogaan xumo. Maxaa Beesha habar jeclo ka khuseeeya wax u yaala hey'adaha dawlada? Adeer meesha kala taga sheeko jahliga. Waxaasi maaha wax dawladimo khuseeya.
@jamarti348
@jamarti348 Год назад
Idor isam qabtaan khayinimadu waa waxa isku laynaysan
@hibonour9657
@hibonour9657 Год назад
Haashi waa cod kar
@aminaabdi1166
@aminaabdi1166 Год назад
Horta dadweynaha ka jaahil saar mashruucii xumbo weyne
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 Год назад
ziyaasi hadal hufan bad thy MXC waad garnaqsatay sidookale waad ku mhdzantihiin inay siyaasiyuuntu utudhaan Qaranimada iyo shacabweynaha reer S/land
@guletizmail8349
@guletizmail8349 Год назад
Horta adigu tuug ayad tahay, waxanan kuula soconay in aanu lacagta kaa cuno uun, maalinta codayntana muuse ugu ridno.😂
@MurtidaTv
@MurtidaTv Год назад
😂😂😂😂😂😂😂😂 tuug haamaan ah oo carabka dhulka marinaaya weeye walahi inanu gidaar taagan ka tagayn wuu iibsanyaa imaan laawahaasi
@samatermaxamed5841
@samatermaxamed5841 Год назад
Inaad riyooto waxa kahoraysa inad seexato
@ismailjama178
@ismailjama178 Год назад
Riyadu maaha uun ta hurdada kuugu timaada inteeda badana aadan xasuusan. Riyadu waa inaad aragti fog yeelato, qorsheysana sidaad u gaadhi laheyd mar aadan awoodii iyo suurtagal nimadeeda midna gacan ku heyn.
@samatermaxamed5841
@samatermaxamed5841 Год назад
@@ismailjama178 waa riyada adigo soconaya ad riyoto waxa layidhahda dhay rimidh
@adan10000
@adan10000 Год назад
Muuse Aftaag yaa arkey, muusow kumee, maxaad tiri Awoowayaashiin hee, Muuse Aftaagow miyaad dhuumatey kumee inan gumeedow, adiga iyo Baasto macaan.
@guletizmail8349
@guletizmail8349 Год назад
Hadal jilicsanida niyow kaw.😂
@zaynabomar5479
@zaynabomar5479 Год назад
​@@guletizmail8349Ninka maa hadal jilicsana waa ka xiniyaweyne yahay lakin adiga runta ku dhibaysa uu adkayso.
@daallonetwork8486
@daallonetwork8486 Год назад
Waa yaab markuu xilka umada hayo. Markuu xatooyadda qaran Samaynaayay, Miyaanu Xadiiskani Jirin?? Ma, haduu soo baxay.Subxaan
@CIGE179
@CIGE179 Год назад
War meeyay samaroonki 😊
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 Год назад
Iimaanlaawe xaashi waa lagu garanayaa.
@daallonetwork8486
@daallonetwork8486 Год назад
Dib ayaa loo dhigay doorashadii ururada dagaalku markuu dhamaado wax laqa doonaa dorashada madax weynaha.
@prime10mviews7
@prime10mviews7 Год назад
Jokar 🃏🃏
@marikafarah761
@marikafarah761 Год назад
Kkk bee nale beenalekajirin Goo Anka habrjelo ban u tanasuushey ee simaliland med ka fakarin yaa kadaab
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 Год назад
Cirro cid dooranaysa ma jirto taa ku bushaaradaysta
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Год назад
Ina xaashi wax aanu ahayn buu isu qaatay ummadaad ku nabad gashay ood siyaasada ku iibsatay raggamimo kaa dheer Xumba wayne,Airportkii Hargeisa lacagtii Kuwait hawadii Somaliland eed wareejisay ayaad isticmaalaysay doorashadii wakiilada/degaanka imikana farraq shacabkay taladu u taal ismahadiyoow
@Abclll-i3h
@Abclll-i3h Год назад
Qofkii ku aqoon u sheeg sheekobeenalay
@khalidmaax6712
@khalidmaax6712 Год назад
Tuug
@yassinawil5158
@yassinawil5158 Год назад
😂😂😂😂😂
@prime10mviews7
@prime10mviews7 Год назад
Lipaax hadal cad
@MurtidaTv
@MurtidaTv Год назад
Tuug urayaa taladaadi hore eed muuse ku dhistay waataa wadankii dumisay maanta cid wax kaa dhagaysanysaanba jirin haamaan imaan laawoow
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 Год назад
Xageed ku aragtay markuu xadayay? Intee ayuu xaday?
@derejoart1602
@derejoart1602 Год назад
War dadka kasbada
@casaanyomahal3373
@casaanyomahal3373 Год назад
Wasax ninba Malin buleyeay
@amiiraahmed944
@amiiraahmed944 Год назад
Wadani haku walanine is ersada
@ibrahimabdi2558
@ibrahimabdi2558 Год назад
Go to your mum house
@abujuweriyaibrahim6819
@abujuweriyaibrahim6819 Год назад
maxamud xaashi hogaamiye dhab ah.
Далее
Wareysi: Madaxweyne Muuse Biixi
26:53
Просмотров 94 тыс.
Как дела перцы?
00:25
Просмотров 63 тыс.
3d printed demon core vs real
00:24
Просмотров 6 млн
small vs big heart 💖 #tiktok
00:13
Просмотров 5 млн
Madaxweyne Biixi Iyo Reer Wajaale
1:43
Просмотров 889
Isagoo nool ayaa xabaashiisa la diyaariyay.
29:57
Просмотров 4 тыс.
Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa
29:58
Как дела перцы?
00:25
Просмотров 63 тыс.