Тёмный

MADAXWAYNE XASAN SHEEKH OO QUDBADII JIMCAHA ARIMO BADAN KAGA HADLAY 

Hamze Hariir
Подписаться 34 тыс.
Просмотров 1,8 тыс.
50% 1

MADAXWAYNE XASAN SHEEKH OO QUDBADII JIMCAHA ARIMO BADAN KAGA HADLAY

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 75   
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq 3 часа назад
Xasan sheikh Maxamuud. Fadlan Aamuska baad ku fiican tahay.
@zahraabdi8800
@zahraabdi8800 3 часа назад
😂😂😂😂Ma nihin soomaali we are somaalilandares
@warss11
@warss11 Час назад
Xassan gurgurte bye bye we Are still Somaliland ❤❤ If you keep numbers inside the mosque. or behind your garden we are not part of you!No more Unnukaaleh berbera 😂
@abdirashidibrahimibrahim8403
@abdirashidibrahimibrahim8403 3 часа назад
SC Kumaanu wakiilan waxa noo wakiil ah somaliland xukuumadeeda iyo xusbiyadeeda dowlad nooma tihid
@amnoali8348
@amnoali8348 2 часа назад
look who's talking 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AxmedIidan
@AxmedIidan 2 часа назад
Waa.meesha.reerkiina.xasanow
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 2 часа назад
U sheeg wasiirkaga dibada ayaa ka kowa, don't tell us.
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 49 минут назад
Masaajid been lagaga qudbadeeyo SubxanaAllah
@ismailali4339
@ismailali4339 2 часа назад
Somalia waxa ku nool qowmiyado kala duwan oo kala af iyo dhaqan ah, lkn isku diin ah, waa maxay 4.5, adna waxaad leedahay waa la siman yahay, odayga ma mou-gii ba wax u dhimay.
@salaxmaxamedcismaansalaxma2929
@salaxmaxamedcismaansalaxma2929 2 часа назад
masajidka ale kadaa siyasada hadad iLahay garanayso
@AxmedGacan-h1m
@AxmedGacan-h1m 3 часа назад
Soomaali gartey soomaaliyana gartey oo waa dadka&dalka oo laysku daray waxanse fahmiwaayay ood iimacnaysaa odhaahda ah soomaaliyeed?
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 часа назад
Caqli xunta iyo waxma garatadaa marka hasheeda la qawracayo loo adeegsadaa,, Waa khiyaamo iyo munaafaqad dhagaraysan iyo markay qadaad wayn-qayrkeed malgaysee ula soco sidaaa please,,, for ever Somaliland republic,,
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 47 минут назад
Waa ta la isku qalday ee la isku dulmiyay waa been hadaad maqasho somaliyeed waa aan kuxunon xaqaga qaatee ha hadlin ficilna hasamayn
@hassanwarso3764
@hassanwarso3764 53 минуты назад
❤❤❤❤😢😢😢
@MohamedFarah-z9d
@MohamedFarah-z9d 2 часа назад
Alla muxuu munaafaq iyo khaain yahay. War dadka ka hor dhaqaaq.
@amnoali8348
@amnoali8348 2 часа назад
hawiye stop drama 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂stop 😂
@warss11
@warss11 Час назад
Xassan gurgurte bye bye we Are still Somaliland ❤❤ If you keep numbers inside the mosque. or behind your garden we are not part of you!No more Unnukaaleh berbera 😂
@mxmedadn4194
@mxmedadn4194 3 часа назад
Baydhhabo waa wecelo Unnuka nama metelo Cabdinasir dahable ceejiya Waa qarsn dumis Waa gooni goosad ....Waryaa Somalinimo way dhmatay. Adigaa dilay ma midaysna.
@AxmedIidan
@AxmedIidan 2 часа назад
Somaliland.cid.uma.soo.dooran.muqdisho.xasanow
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 45 минут назад
Halkuu madaxwayne kayahay horta odaygani dhiiqo ? Ilayn muqdisho Alshabaab baa cashuurta ka ururisee
@warss11
@warss11 Час назад
Xassan gurgurte bye bye we Are still Somaliland ❤❤ If you keep numbers inside the mosque. or behind your garden we are not part of you!No more Unnukaaleh berbera😮
@abdiali319
@abdiali319 2 часа назад
Adigaa ka qaaday xikmaddii. Somali Nabad ah, Aduunkana la Nabad ah. Meeday xikmadaasi, isxisaabi oo maxaad ka haysaa. Somali oo kala yaacday, Iyo Aduunka oo inaga yaacay. Adiga ayaana ka Madaxwayne ah.
@AxmedIidan
@AxmedIidan 2 часа назад
Dawlada.unukaa.leh.muqdisho.unukaalae.maxaa.lagayeelayaa
@roodanuur461
@roodanuur461 3 часа назад
Jiimaca quud baad baa laa aqaariita baalles xaasan jiibca muunafaqa niimo yuu kaa sheekeeya
@AxmedIidan
@AxmedIidan 2 часа назад
Xasan.marlabaad.buuyidhi.guryaha.ayaan.idiiku.soo.dhacaynaa.
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl 6 минут назад
Waa maajidkii khawaariijta oo loo sheegayo inay ku qarxaan cida aan ogolayn ilayn hadii aanu ahayn waxaa la odhan lahaa siyaasada masjidka ka daa
@AbdullahixusenAbdullahixusen
@AbdullahixusenAbdullahixusen 3 часа назад
Madaxweynaha waa uu fcn yahay lkn dadbaa xumeynaya oo xafiisyada dowlada fadhiya isna uu war heyn
@HalimaM-b4q
@HalimaM-b4q Час назад
Teasi marka ma'suuliyada ma'aha. Hadii aanuu u warhaynin waxa la dhaceyo oo la xadeyo.
@AxmedIidan
@AxmedIidan Час назад
Waarxasanow.meeday.somalidii.heshiiska.ahayd.ee.dunida.heshiiska.la.ahayd.adaa.dilay.markaad.tidhi.somaliland.weerara
@xidhintamedia3893
@xidhintamedia3893 Час назад
Masaajidka kabaha kalabax
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl 15 минут назад
Waa lagaa aamusay waa kagu fahmay ee is casil oo dadku kuma rabaan ee iska tag
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 2 часа назад
WAAR NINKAN MASAAJIDKA CIYAARTA KA DAA! KU YIDHAAHDA
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 2 часа назад
Hasanow orodkeen kuwa keeniya iyo jabuti
@nuradinali4156
@nuradinali4156 23 минуты назад
War nin yahoni hadii aad miyir qabtiid kaladhaxbax guriga ilaahay siyaasada benta ah fadllan!!!!!!!!!
@FutoXar
@FutoXar 2 часа назад
Puntland First my freind Somaliyada aad sheegayso waligay ma arag,munaafaq quluubta ka midaysanahay kuyeh 😂😂Tuug xassan Tuug mindiyaan kuu sifeeysanaynaa somalilayne
@abobasement346
@abobasement346 2 часа назад
Munafaq ilahay kah fog war ka bax masajidkah aad Afdubtay
@user-zw9dp1tq9s
@user-zw9dp1tq9s 51 минуту назад
Xasanoooow Masaajidka beenta almiino ha la yareeyo 😂
@AhmedMuhumed-d9k
@AhmedMuhumed-d9k 2 часа назад
Khaain masaajidka kabax
@bustaaleali1710
@bustaaleali1710 32 минуты назад
Xamse maxaad madaxa ugu ruxdaa cadawga eed ugu nacam laysaa jooji ninyaw
@maxamedsiciid8390
@maxamedsiciid8390 17 минут назад
Afkiisa iyo uurkiisu isma oga waa calaamadaha munaafiqa
@siciidcartan7571
@siciidcartan7571 2 часа назад
somalinimada malaa masaajidka xasan ka khudbadeeyo ayaa lagu bixiyo
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 50 минут назад
Qabyaaladi oo shaadh huwan Kani waa argagixiso mw ma aha
@HalimaM-b4q
@HalimaM-b4q 2 часа назад
Islaamnimadou miyeey ku baneeyse in Adiga oo dalka laguu doorte in aad xoolaha umada hortaada lagu xado oo lagu kala booboo Xassanoow?
@abdiali319
@abdiali319 3 часа назад
Kan wuu soo waalanayaa. Waxan uu ku hadlayaa way iskasoo hor Iyo daba jeedaan.
@bustaaleali1710
@bustaaleali1710 35 минут назад
Miskiin masaajidka wuxuu uga dhex hadlaa amini ayuu dareemayaa ileen meelkale shacbka kulama hadli karee
@user-zw9dp1tq9s
@user-zw9dp1tq9s 42 минуты назад
Hadii ay kaa dhab tahay kabta afkaaga ku soo qaad ilaa Hargaysa
@warss11
@warss11 Час назад
Xassan Instead you are so busy in Somaliland go to Turkey and ask for hair transplant don't talk about warships!
@axmedabdimoussa1907
@axmedabdimoussa1907 2 часа назад
Xamse xariir adaabaan kaashakiyey
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 Час назад
Ninkanu waa stick walaahi waa duli
@rashidabdi1409
@rashidabdi1409 15 минут назад
4.5 so kala sarayn maha
@AxmedIidan
@AxmedIidan 2 часа назад
Xasanow.car.qofkutaageesan.kahel.comentiga
@siciidsacadqalinle
@siciidsacadqalinle 2 часа назад
kuma hadli kartid umada soomaaliyeed magaceedaa wayo soomaalii wa sida umada carbta oo kale ee waxad u hadashaa dalka soomaaliiyaa ee ad madaxweynaha u tahay dawaldiisaa soomaalida kale ee afartaa ah haysku hafriin ileyen ma xukuntide kkkkk
@HalimaM-b4q
@HalimaM-b4q Час назад
Waan kugu raacsanahay koment kaaga. Wexeey isku khaldaan Isir iyo dowladnimo. Somalinimadu waa isir, Somali oo dhan beey dooneyaan in ay xukumaan, iyagoon is xukumin kareen😂
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 Час назад
SOOMALIDUU SHEEGAYA IYO DAWLADAY LEEYIHIIN WAATEE ? SOOMALILAND WAA DAWLAD BUUXDA OONAD MAAMULIN BUTLAND MAXUKUNTID XAMAR WAXA KUGU ILAALIYA CIIDAMO AFRICAN AH AYAA KUGU ILAALIYA MAXAAD KASHAQAYSAA CADAWGA UMADU WAA ADIGA DOQON
@AhmedismailAli-r2n
@AhmedismailAli-r2n Час назад
Xasan madaxweyne kama dhigane yaa u dirsaday hawsha.
@mona.ismail
@mona.ismail 2 часа назад
Masjidka.beenta.kadaa
@warss11
@warss11 Час назад
Xassan gurgurte bye bye we Are still Somaliland ❤❤ If you keep numbers inside the mosque. or behind your garden we are not part of you!No more Unnukaaleh berbera 😂
@mohnur341
@mohnur341 2 часа назад
Guurguurte tuug been ummadaa kama gedi kartid
@AhmedismailAli-r2n
@AhmedismailAli-r2n Час назад
Wallee xaasidow duco lagaama aqbalo hadaad daacad tahay adigu ictiraaf soomaaliland oo Ethiopia ka hooray.
@MaxamedJibril-bc9gn
@MaxamedJibril-bc9gn 2 часа назад
Maxaad caruurta yardarm uqalatay ee wax dabi ah lahayn ee and qolonimo u dismay beenaale mooradaa kaaba xun aqlina ma wayside intaasina wey kala tagaysaa ku a shirt mala xume.
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 часа назад
reer somalilandoow cadawgiin ha jabee- bal munaafaqan ilaahay ka go'ay iyo wuxuu idinku beerlaxawsanayo iyo siduu caqligiinna u caayayo daya oo u fiirsada please,, sxb waxa naga ballan ilaahay ah hadaanu reer somaliland nahay dagaalkaad nagu qaadeen boqolkii in Aanu idinku qaadnaa oonu colaadda iyo cadaawaddaad noo haysaan awgeed qoomamo Aydaan ka soo kaban madaxa idiin galinnaa insh tcaalaa, dheeshiina waa wali iyo waxaad naga dheeftaan dheh,,, Sxbyaal qadaad wayneey soomaalinimo Aabeheed waa hore goblamay iyo walaalnimo dhagaraysan oo khuraafaad iyo ku salaysan khayaali iyo islaamnimo beeena oo cunaha laysku kala gooyo silig sidii cabdinaasir dahable 38qof oo kaloo ilaa caawadaa daraadii u maqan iyo munaafiqiintaad tihiinba dhal faqasheey hooyadiin dabada ka galiya yaaa ilma dayuusiin dayuusiini dhashay ilaahayba meel Aad joogtaan nama joojiyo insh tcaalaa,, isku soo wada duuboo dhal doofaar jawaabteedu waa ashahaado beenloow maxaa aaho kugu Aasan dheh,, for ever Somaliland republic,,,
@HalimaM-b4q
@HalimaM-b4q Час назад
Somaliland socotey kuwan dib loogu noqon maayo walaal. Weligood meelahaas haka cabaadaan.
@user-zw9dp1tq9s
@user-zw9dp1tq9s 44 минуты назад
Meeday lacagtii aduunku? Buundo ayaad dhisi kari la dahay 😂
@AhmedismailAli-r2n
@AhmedismailAli-r2n Час назад
Waar bal ninkan yidhi madaxweynaan ahay inuu beenaale yahay ma soomaali baa dooratay 500 oo of oo guri lagu xereeyay oo qabyaalad lagu qaybiyay ayaa yidhi madaxweynaad tahay ee yaa wakiishay ninkan masaajidka beenta kala kacay sxb hal qpf iyo cod ayaa maamulka soomaalidu u baahan tahay ee meeshq banner sxb
@warss11
@warss11 Час назад
Is this turkish series or what guys?xassan bye next
@xidhintamedia3893
@xidhintamedia3893 Час назад
Xassan baa xun oo beenale masajid jooga
@mohnur341
@mohnur341 2 часа назад
Bal wuxuu isku qadaayo fiiri masaajidka munaafuqnimada kala bax beentii waa kuu shaqayn wayday
@AmiinAhmedMahamedSantos
@AmiinAhmedMahamedSantos Час назад
Hana.sheegan.munaafaq.yohow.xaarka.wayni.iskadaa Beenta
@warss11
@warss11 Час назад
Xassan gurgurte bye i will support Somaliland in next life too🪤
Далее
WHO IS MORE GREEDY?!
00:18
Просмотров 1,2 млн
Распаковка Monster High Potions #monsterhigh
01:00