Тёмный

Madaxweynaha JFS oo maanta Khudbad jeediyay ayaa ka hadlay dardargalinta dagaalka Khawaarijta, 

Somali National Television
Подписаться 732 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Опубликовано:

 

9 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 113   
@shukrilibax
@shukrilibax Месяц назад
Aaway ciidamadena geesiyada afrika dhiigyacab ilaah shacbka somaliyed haka qabto tuug moryan eeh baatahay 🤮
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 Месяц назад
Kuwa diidan doorasho qof iyo cod ah waa dalaaliinta siyaasada ee ku caanbaxay wax isdaba marinta, dowlad adag oo shacabka soo doorteen baa loo baahanyahay, 2024 baa siyaasiyiinteena isku hayaan shacabka wax hasoo doortaan iyo masoo dooranayaan 😢 qof aan soo dooranay baan rabnaa
@HalimaKulmiye-gr9xn
@HalimaKulmiye-gr9xn Месяц назад
CBB iyo madax dooda hamaqlaan😂
@user-jo9iu2cm8c
@user-jo9iu2cm8c Месяц назад
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH ( XAFIDULAAH) WAXAA WANAAGSAN IN MASAAJIDKA DHEXDIISA WAX SIYAADAD AH UGA HAFLIN FROM AFMADOW JUBALAND SOMALIA 🇸🇴 ❤❤❤
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Месяц назад
MUDANE MADAXWEYNE WAADAALEYSAANE ALAHA IDINLA GARAB GALO
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 Месяц назад
Wacalaikumu Salaam wrt walaal Hahilmamin Saliga Xabibkena Naxarista Badna Subanaha ((SALLALAHU CALAYHI WASALAAM ))ISKADAF BAKHAYLNIMADA KUSALI NABIGA OO SIDA KAMILKA AH UGU SALI SHUKRAN WALAL❤❤❤😊
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 Месяц назад
اللهم صل وسلم وزد وبارك علي الحبيب محمد وعلي أله واصحابه ومن تبعه بإحسان الي يوم الدين😊❤
@mohoasad2331
@mohoasad2331 Месяц назад
Nio aabo somaliyed ayaa thy coment kuguma caaynkaro dhibna waan kaa tabaneyna shacbka somaliyed hadanhy lkn waxan kuleyhy oo aad ogata dhibtan kaa tabaneno in ilalh kaaga dacwone midaas ayaad oganesa anagon caydada kudambaawin.👋
@abdirisakibrahim1404
@abdirisakibrahim1404 Месяц назад
Yaa dorasho ku weydii yey waa adiga dorasho ku washey m.daxweyne
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Месяц назад
doorashada qof iyo cod waxaa ka xun faqash ayaga meelaha la taagan dastuurkii aala dhacay ma adigoo weydis kaaga baahan yahay xaraami cuqdadeysan aa tahay
@CabdiraxmanMaxamed-k8e
@CabdiraxmanMaxamed-k8e Месяц назад
Wlhi madax weyne aftahan ah
@CabdiraxmanMaxamed-k8e
@CabdiraxmanMaxamed-k8e Месяц назад
Guuleyso mudanr madaxweyne somaali adiga mu sugeysaaa❤❤❤❤
@user-me4gc8mr9d
@user-me4gc8mr9d Месяц назад
Xasan iyo alcadaala iyo madaxa nafuran intay jgan somaliya wxba yan laga sugin
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Месяц назад
Xassan munafaq tuug beenlow labo wajiile inta dagaal BA socda waxna kama jiran misajidka Alle Ka xishood Nacalad kugu dhacdaye😮
@saidmm9953
@saidmm9953 Месяц назад
@@user-db5ts6je7z yaahuu!
@CabdiqadhirexuseenCabdiqadhire
@CabdiqadhirexuseenCabdiqadhire Месяц назад
,قال تعالى يا ءيها الذين ءامنو اطيع الله❤ واطيع الرسول ❤صلي الله عليه وسلم ❤ والي أمر منكم
@utun_jaceyl
@utun_jaceyl Месяц назад
Allaah hanaga qabto wax walpo oo dalkeenna lid ku ah
@abdirizakahmed9590
@abdirizakahmed9590 Месяц назад
Masaajidkan ilaahay hakaala xisaabtamo beentaa maalin walba ka sheegeysid , ilaahay ku cadaab
@TheAlishire
@TheAlishire Месяц назад
Meeshu soo masaajid ma ah Muxuu yahay beenta Aad la dhex joogto 80 jir baad tahay Allah subxaana watacaalaa KA baq
@libanomar9769
@libanomar9769 Месяц назад
M.allah wan soo daweynaya dorasha qoof iyo cod ka ah guleysa dalhureya
@user-ts6hc7sm3n
@user-ts6hc7sm3n Месяц назад
Yahuu Xasan xumoow xilka yaa noogudhiibay Xilmaas yaqaan xaafaduhuu gallaayeey xilmaas yaqaan xaafaduhuu gallaa
@toosin
@toosin Месяц назад
Maya maya maya, suurtogal ma'aha qof iyo cod. Waxaa ka horeyso in la dhiso ha'yada Doorashooyinka qaabilsan oo ka madaxbanaan siyaasiyiinta iyo dowlada. Horta hore taas waa in la sameeyo.
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 Месяц назад
Doorasho Beel, dhawr qofood oo qol Lagu xereeyey aa Doorasho xalaal ah.
@saidmm9953
@saidmm9953 Месяц назад
Waa sax mudane.
@khadraali9602
@khadraali9602 Месяц назад
Umadaan hadii ay saan u fakarayaan alla ha u naxariisto meesha dal ma jiro dadna waa kuwii aan arkeynin hilibkoodu eyaha cunayeen hadiise dad qaar ay ninkan u sacbinayaan muqdisho ayuu dhextaagan iyada dhibka dhexyaal Alla u xisaaban tahey alla kariim alla karri alla kariim
@saidmm9953
@saidmm9953 Месяц назад
@@khadraali9602 Hadii madaxweyne Xasan loo hogaansamo talo iyo tusaalooyinkiisa wax badan ayaa toosi lahaa mudane. Niyad xumida iska daa.
@atiquehalim5527
@atiquehalim5527 Месяц назад
saheeh
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 Месяц назад
Mudane madaxweyne guuleyso dadka diidan oo aan arki Karin howsha socota waa dad aan raali ka’aheyn dowladnimo in ay dhisanto
@cabdirizaqhiraabe2046
@cabdirizaqhiraabe2046 Месяц назад
Masha-Allah Codkar Geesi iyo Karti inba Allah ayaa u dhameeyey
@abbdll
@abbdll Месяц назад
Maxadwaynoow intaa masajidka ka istaageysay kuma adiga oo kalimad wacdi iyo alla kacsi jeedinaayo. sidey wax u jiraan
@abdirizakahmed9590
@abdirizakahmed9590 Месяц назад
WAR Dalkii ka waran doorasho laheyne, ETHIOPIA xagaad ku ogeyd iyo baddii
@omarjamaabdikarim2808
@omarjamaabdikarim2808 Месяц назад
Mudane madaxwayne inta aan wax kale loogubin ama doorosho la gaarin waxaan rabaah inaa jawaab ka keentid qodobadan 1: aaway dib uheshiisiintii umada somaliyed? 2: mashaariicda wadanka ee aad sheegtay maxaa u cadayn ah ? 3: Ma sax baah in hub aan sharci ahayn wadanka uu ku sooqulqulo gacantana ugalo cashabka kadaalay dagaalka sokeeye? 4: Maxaa uxal ah dhalinta uu waraabuhu ku cunayo caasimada dalka? 5: Maxaa hortaagan in wadanka loo sameeyo sharci la isku raacsan yahay? 6: maxaa hortaagan in dawlada aad madaxwaynaha ka tahay inay maxay kudiidan tahay inay si hufan ula hadasho dadka ka fikir duwan sida maamulada?
@sahruja5777
@sahruja5777 Месяц назад
Guul Dowladeena danqaran
@shakrabowy1432
@shakrabowy1432 Месяц назад
Masaajid miyaa ADUUNYO LAGU DHEX SHEEKEEYAA WAA WAXA AAN LA HORMARI LA'NAHAY
@ridwaanmaxamed7034
@ridwaanmaxamed7034 Месяц назад
Masaajid meel aan ahayn kuma qudbadynkaro miyaa
@mohablakcdaahir3889
@mohablakcdaahir3889 Месяц назад
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamud waxaan. Kuurajeeynaa inaad. Xukunka aad. Ilaah. Uga. Baqdo si cadaalad ahna aad. Wadanka nagu hogaamiyo waxaan. Wa aduunyo weeyne dham maan doontaa I a. Ee. Fojignaaw
@fatumaalijaamac1508
@fatumaalijaamac1508 Месяц назад
waraa Masaajidka ciyaarta ka dhaafa Damul Khushaash
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 Месяц назад
Hassan dalxaraaashe yaaahu uma da ka horleeexo xoolo baaatahy
@abdiwaliarte7423
@abdiwaliarte7423 Месяц назад
Somaliyey dadka la taliya madax weynaha ma waxey u shegi la yihin madax weyne mishan waa goob cibado ee wixii war bixin ah xafiiskaga ayey ku wanagsan yihin iyo bahda saxafada madahsanid
@adanibrahim5859
@adanibrahim5859 Месяц назад
Madaxweynaha meel aan aheyn Masjid Kuma bixin karo miyaa press war masajida waxaa loga tagalay dacwad diin ah
@HalimaKulmiye-gr9xn
@HalimaKulmiye-gr9xn Месяц назад
Dalxureeye xasan shiiq ALLAHA ku xafido 🇸🇴 💯 ✅ 🎉🎉🎉🎉🎉
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Месяц назад
Dalxarashe dheh imanka Alle Ka qaad tuugan Bahan waxba haysta maxad haysata gaajo ayad U bakhtiyeysan iyo Qarax dalka U xoreeyay xage joga amus oo xishood
@HalimaKulmiye-gr9xn
@HalimaKulmiye-gr9xn Месяц назад
@@user-db5ts6je7z Hhhh 5sano wasaqdi noogala tagay ayuu xaaqayaa 😆
@HalimaKulmiye-gr9xn
@HalimaKulmiye-gr9xn Месяц назад
Bahida aad sheegesid ma tii Cbb da beehi kale ma arage
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Месяц назад
@@HalimaKulmiye-gr9xn mayee watii hooyada dishay tuugii Ku dhalay wase mooryan yahow isbaarada lagu soo koriyey
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Месяц назад
@@HalimaKulmiye-gr9xn mayee watii hooyada dishay tuugii Ku dhalay wase mooryan yahow isbaarada lagu soo koriyey
@HassanAbdulkadir-wm2fw
@HassanAbdulkadir-wm2fw Месяц назад
Noolaaw Madaale Dalxoreeye Guul iyo Gobanimo
@sahruja5777
@sahruja5777 Месяц назад
Cbb iyo Shabaab waa iskumid ee runta haloosheego.
@abdirashidaliyuusuf357
@abdirashidaliyuusuf357 Месяц назад
Xasan xumow shaar ayad tolanaysa sxb daacad kaama ah
@tahliilj
@tahliilj Месяц назад
Maashaallaah mxsh ee mjf soomaaliyeed waxaan qirayaa dhamaan waxaad sheegtay oo dhan inay run yihiin ee hore usoco waa waxaan kugudooranay marlabaad inshaallah mar sadexaad iyo marafraadna anagoo shabka soomaliyeed ah ayaa kuubahane hanaga tagin inshaallah illah haidin xafido
@fanaxleeyfaceedakaroon2656
@fanaxleeyfaceedakaroon2656 Месяц назад
Xagedka Doratay xildhibano besa raba doratay
@AhmadNuuraani-
@AhmadNuuraani- Месяц назад
M/W itoobiyaanka sharcidarada Kusoogalaaya wadankeena yaa kawarhaaya Am sorry wallahi 🇸🇴✊
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh Месяц назад
Haddii sharci xoog ban shaqeeyn karo away maxkamadii sare (Supreme courtigii kala sare lahayd), khaad dhaco sixi lahaa oo muhiimka u ahayd tirarka dowladnimada Somaliyeed.
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 Месяц назад
scuola polisia ayaa loo nqohaa waa fahmay laakiin ma ahan 10000000 soomaalia ma aha
@user-po5kq8gc5j
@user-po5kq8gc5j Месяц назад
Shaqaqoyinka qabiil ayey noqdeen
@HalimaKulmiye-gr9xn
@HalimaKulmiye-gr9xn Месяц назад
Shaqo ayaa sharaf leh
@sahruja5777
@sahruja5777 Месяц назад
Madaxweyne Xasan shiiq waa kaoysiiyay shabaab iyo shabaab kalkaal
@Ladanabdii
@Ladanabdii Месяц назад
Boqolalki qofood ma allah uyasiraa kuso gabagabesay wlle Mw mesha kuma heno Wxa qabatay nosheeg dorasho hanagu warenine MW lalama xisabtami karo miyaa aaway barlamani maqarsarka ahaa dowladnimo prank ah baa dalkena kasocota🤔🤔🤔🤔
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 Месяц назад
pesha caalamka ayaan hor fariisaneynaa sow ma aha
@user-po5kq8gc5j
@user-po5kq8gc5j Месяц назад
Magalada shiid waye nio
@kamaaludiin5522
@kamaaludiin5522 Месяц назад
Aariyo ayuu ku hadlooya
@NuurCalisheikh
@NuurCalisheikh Месяц назад
Daaroodka madaxwenaha caynaya nacalaa idin dhalay waa laydin fahmay adeer deegaamadiina xukuma anaga xasan shiikh ayaa noo boqor ah
@user-po5kq8gc5j
@user-po5kq8gc5j Месяц назад
Dhalinyarada shaqo abuur samey 😅
@HalimaKulmiye-gr9xn
@HalimaKulmiye-gr9xn Месяц назад
No shaxaad👂👂👂👂👂
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 Месяц назад
Mr.🇸🇴President Xasan Sheikh Maxamud Sir. No Jigjiga Region? No🇸🇴Sea Business Deal With🇪🇹 Sir. No thank you 🇹🇷!.
@mohamedabdi861
@mohamedabdi861 Месяц назад
Wadanka amaan ayu u bahan yahy u ma bahna sarladhiso sarta rag ba u tagan in ay du miyan Maxa xal ah
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Месяц назад
Adeeroow masaajidka beenta kala tag
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Месяц назад
beenta waxa sheega waa adigoo kale ooka xun in khawaarij lala dagaalo faqash tuug iyo qof cuqdadeysan lee ka xun horumarka soomaaliyeed mana loo joojinaayo hadana 2 sano dhag jalaq looma siin dadka xanuunsan
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Месяц назад
@@user-de6lm4wn9c masaajidka ka xishooda
@saidmm9953
@saidmm9953 Месяц назад
Guul iuo gobanimo.
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 29 дней назад
Ninkaan nin ka indha adag ma arag; nin ka nasiib fiicnaa hadana ka nasiib xumaa ma arag ; msuq iyo wasiiro tabcaan ah ; iyo qabyaald; war ninyohow Masaajidka ciyaarta ka daa ; oo naga hordhaqaaq dowlad waxba kama kaseeside
@farahmalin1963
@farahmalin1963 Месяц назад
Runtiis
@xiishhussein
@xiishhussein Месяц назад
Dadka caytimaayo ma caruurtii uko miyaa
@KamaalBaraarug-un8cy
@KamaalBaraarug-un8cy Месяц назад
Muqdisho wey soo fiicnaaneysaa iyo dhamaan dalkuba ciidamadeena amnigu si fiican bey u shaqeynayaan Somaliya ha noolaato cadawgeenuna ha jabo. Noolow madaxweyne.
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji Месяц назад
Muqdisho dadki lido laku qar xiyey ayad wax kaqaban weydene maxad kale oo ad qaban kartan
@farahmalin1963
@farahmalin1963 Месяц назад
Cayda joojiya
@TheAlishire
@TheAlishire Месяц назад
Inshsa allah madaxweynihii ugu danbeeyey ee Somali yeelato baad noqoneysaa OO kala dira somalia.saas baan allah KA RAJEYNAYAA
@farahmalin1963
@farahmalin1963 Месяц назад
Deni ayaa afar qofood ayuu meel iskugu keenay markaas u leeyahay doorashu qof iyo cod baa putland kajidha laakin federal ku maqanakadhaaniin kkkkkkkkkk
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji Месяц назад
Dani dorashadi qabtey calamka oo dhan aya gob joko ka aha ee xasan dorasho qaban maye masajidka benta kadaya
@TheAlishire
@TheAlishire Месяц назад
Kkkkkkk war heedhe madaxweyne warka khiyaaliga ah cidina kaa dhageysan meyso Wallaahi
@user-ts6hc7sm3n
@user-ts6hc7sm3n Месяц назад
Dictator ween baad iskudayday laakiin soomaali adiga iyo xalaneba weey iskakaa qabandoonaan Beenloow balaayo hagoogan
@shukrilibax
@shukrilibax Месяц назад
Xasbiyolaah war yaa muslin ah oo qofkan masajidka allaha beenta ka soo hadlayo qofka yaa naga qabto subxaanallah war qaran meeshan luma heeysod tuug yahow munafaq ah nagalatag Masajidka allaha xata kama xishonayo ninka xata qabuurihi lacag ka sameeyay baatahay Dalkena qabil iyo dagalo sokeyo buu galiyay qabilista aan diin aan lacag ahe malahid yaayu xasan dhiiqo 🤮🤮🤮
@WarsameMoha
@WarsameMoha Месяц назад
Xasaxanow wad fashilatay tuuug baad tay beenta masajidka ka daa e icasil doorasho qof iyo cod ah majitee teendhada afisone aya lama huraan ilaahay na qabo xasan qabuuro qufow
@abdirizakahmed9590
@abdirizakahmed9590 Месяц назад
BEENLOW FALALOW SIXIRKA MASAAJIDKA KALA TAG , GURIGAA BA'YE
@abdibashir6358
@abdibashir6358 Месяц назад
ben bode
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Месяц назад
Xasan gorgurde hooyada siilkada hadalkas ushg
@abbdll
@abbdll Месяц назад
Hooyo caayda kadaa.
@abdimahamed-jx9uz
@abdimahamed-jx9uz Месяц назад
munaafaq
@IshaBare
@IshaBare Месяц назад
Xasan aboor reer aakharaadkii aad guyahooda rumaad kabaxsatay xageedgeysay
@abdullahisaid4162
@abdullahisaid4162 Месяц назад
Asc masajidka beenta katag ilaah kabaq dhalinyaradi iyo saraakiishi ayaad nagabaabisay oo meel cidla ah gaysay cidwaxkadhegaysanaysa majirto
@IshaBare
@IshaBare Месяц назад
Beenta iskadhaaf ogow in aad masaajid kudhexjirto dadka baahi ayay ladhamaanayaan hadaad adiga dhargantahay
@CabdiyoCabdixasan-kq2oc
@CabdiyoCabdixasan-kq2oc Месяц назад
War hasan sheq beenta maloo fasaxay hadana masjidaaa
@user-te7hx3yq4w
@user-te7hx3yq4w Месяц назад
Aaway dhaqaalaha kor u kacay ma turkeyaad guryo ugu dhisatay
@mohadeeq534
@mohadeeq534 Месяц назад
Madaxweyne xasan yuu lahadlooya wn yaabay anige
@mowlidcabdulahi3544
@mowlidcabdulahi3544 Месяц назад
Waayahay been inaloo sheego diidnaye nagadaa beenta masjidka noogasoo sheegayso😂😂😂
@user-te7hx3yq4w
@user-te7hx3yq4w Месяц назад
7 iyo 10 dabaq yaa dhistooyo ma adiga iyo kan barlamaankaa xaraanta ku haystaa
@sacdioaliwehlie3541
@sacdioaliwehlie3541 Месяц назад
xasan tuugow habraha hilibka iyo yaanyada gado ka leexo wejigaaga 80 jir ayuu u ekaadey wana xaranta
@khalidhassan4169
@khalidhassan4169 Месяц назад
Xasan dowalada dhis waxaba kama taqaanid inaad dumasaad rabtaa balsa cida ku baabyso waa adiga digtetar ayaa tahay waliba ku darso Saad wax u rabto suu illahye rabo ayaa ka weyn marka illahye hanaga kaa qabto adiga iyo inta kuu adeegto
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji Месяц назад
Xasanow xishod oo wadanka mel xun ayad dhiktey
@XasandaahirAadan-dp4ww
@XasandaahirAadan-dp4ww Месяц назад
Dameryohow dadka Beenta kada 😅😅😅
@sacdioaliwehlie3541
@sacdioaliwehlie3541 Месяц назад
Been badanaa beerkaga xaar
@farahmalin1963
@farahmalin1963 Месяц назад
Waa ceeb iyo jaahil nimo
@mohamedkheire165
@mohamedkheire165 Месяц назад
Dameer ciyay
@saidmm9953
@saidmm9953 Месяц назад
Ufeey. Bilaa edeb. Waad caayameeysaa.
@MahamedAhmed-qy4ou
@MahamedAhmed-qy4ou Месяц назад
Dabadadaada ayaa ureeysaa garac bilaa akhlaaq
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 Месяц назад
Doofaar Doofaar dhalay Daarood futo saliid marsade
@MohamedSaladmohamoudMoha
@MohamedSaladmohamoudMoha Месяц назад
Oday masajidka. Beenta kadaa. Reer aduunyow kkkkkk😅😅😅😅😅
Далее
Новый хит Люси Чеботиной 😍
00:33
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Sigma Girl Pizza #funny #memes #comedy
00:14
Просмотров 1,6 млн
Dooda Barlamaanka & Xilinta Khilaafkii dhex yaalay.
1:09:28
NIN ARIN LAYAAB LEH OO CAALAMKA SOO JIIDATAY SAMEEYAY
22:49
Новый хит Люси Чеботиной 😍
00:33