Тёмный

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay xiliga uu dhamaanayo isfahanka heshiiska Itoobiya. 

MM Somali TV
Подписаться 480 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Опубликовано:

 

24 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 200   
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 3 дня назад
MASHALLAH❤❤❤❤❤❤❤CONGRATULATIONS TO PRESIDENT MBC AND HIS GOVERNMENT..... GUUUL SOMAILAND
@mussejama311
@mussejama311 3 дня назад
Ciro iyo ina waraabe dal ma hogaamin karaan. Muuse biixi 2024--2030❤❤
@aminajama160
@aminajama160 3 дня назад
mussejama311 Faysal Ali waraabe anoo Sacad muse ab ayaa Codkayga siinaya inshallah
@mussejama311
@mussejama311 3 дня назад
@@aminajama160 Waad ucodayn kartaa oo xor baad tahay,. Su'aasha dalka malagu aamini karaa? Kamaanad jawaabin.
@khadarhassan6019
@khadarhassan6019 2 дня назад
@@mussejama311 😂😂😂
@ahmedanshur4705
@ahmedanshur4705 3 дня назад
Waa sax Madaxweyne somaland waa mid kale
@ZeinabAarjaamac
@ZeinabAarjaamac 3 дня назад
Maansha allaah si human oo haadsan oo uu gaasa bixiyey oo uu isha iyo saxarkaba ka saaray oo uu ka fiirsaday oo uu ruugay oo qoray oo qalin ku xafiday oo rogrogay oo shilinta iyo gafanahaba ka dheegay oo u miidaan deyey oo cadowgu ka naxay ka gudaha iyo ka debedaba oo nacabka kojiyey oo nasteexu ku farxay oo u mabsuuday oo madaxa u ruxay oo maanka gashaday ayuu madaxweyne muuse biixi cabdi xildiid ku nuuxnuuxsaday oo madal wax ka qurux badan ka yidhi guul slaaand.
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 3 дня назад
Thank you Mr President for being a strong visionary leader that inspires us. Thank you for leading us to our overdue recognition. Thank you for securing good future of our offsprings, for restoring our dignity, for being patient with our misled brothers, for keeping this country together, for navigating through this storm with class…. THANK YOU for the progress through strategic thinking and decisive action… Thank you Sir 🫡… May Allah reward you for your good deeds.
@kl8650
@kl8650 3 дня назад
This guy is the best! There are a lot of haters, but you are not important if you don't have haters.
@a.bismail6492
@a.bismail6492 3 дня назад
Muse Bixi Habar Jeclo loves you! Guul Somaliland!
@abdulraven4970
@abdulraven4970 3 дня назад
Habarjeclo ass is a tight one and smells go and get help your oromo causins heego.
@abdulraven4970
@abdulraven4970 3 дня назад
Futuda habarjeclo waa cidhiidhi Kuma qaato.
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 3 дня назад
Kkk muuse wiilashiisii meeye???muxuu ku qabtay??? Isweydii waxaad ku jeclaatay?? Adigu isu jawaab
@a.bismail6492
@a.bismail6492 2 дня назад
@@amaalabdi7185 waxaad ku hadlaysa afki Huwaanta. Habar jeclo wa ciidanka qaranka. waanu taageersanahay madaxweynaheena taageera ciidamada
@ShugriMaxamed-pr1wi
@ShugriMaxamed-pr1wi 3 дня назад
Muuse wuxuu iskudirayaa reer awdal markuu itoobiyaan dhulka Keeno doorashana madhacayso taas garxajis ha ogaado haduuna itoobiya diidin
@shaahimayuusuf7996
@shaahimayuusuf7996 3 дня назад
Adiga wan ogahay somaliland nacayb ka kugu jira waa jacayl kii aan kaga baxay
@haajirmooge4216
@haajirmooge4216 3 дня назад
Asc,horta wan ku salamayaa sxp: rer awdal wa s/lander kamana so horjeedan heshiiska. doorashana wy dhacaysa ee garxajis u sheeg midhas .
@Pringels.
@Pringels. 3 дня назад
Anigoo Garxajis ah ayaan leeyahay Somaliland way jiraysaa xataa haddii ay qabiilkayga ay diidaan. Somaliland GUUL IYO GOBANIMO
@abdirahmanmn2059
@abdirahmanmn2059 3 дня назад
Odaygu waa agnaan , bal yaa u dirsadey cayda iyo amaanta somalida , waar muusow local ka u soo laabo dadka ka daa dhibka inta kuu hadhey.
@AniAdi-jm8hu
@AniAdi-jm8hu 3 дня назад
Garxajis ma waxaad u aragtaa dad awood leh aamu yaan lgugu qosline😂😂😂
@user-rj5xg9xc1w
@user-rj5xg9xc1w 3 дня назад
Maaanshala muuuse càwa waaa qurux badan yahay jidh ahaa n iyo hadal ahaanba
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 3 дня назад
Soomaali dhul kaama qaadi karto ee yaanay Oromadu dhulka inagu qabsan.
@reerguuraa9830
@reerguuraa9830 2 дня назад
😂😂😂😂😂anaga iyo Ethiopië isku kaaaya daaaya bal intaaas aaaan idinka helno
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 2 дня назад
@@reerguuraa9830 Walee waxaad arkayn ama fahmayn ayay Soomaali inteeda kale aragtaa.
@mohamedsharif1266
@mohamedsharif1266 3 дня назад
Maansha alla great leader
@HasssnAli-vl2ii
@HasssnAli-vl2ii 3 дня назад
❤ i love somali land
@abmoh9216
@abmoh9216 3 дня назад
Do you love walawayn. That's also land of the somalis
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 2 дня назад
اللهم بارك في ولي أمرنا واحفظه واغفر له
@ozzylink
@ozzylink 2 дня назад
Somaliland is independent country and they will get recognised for the second time. Being independent is a survival matter which we wont lose.
@AyanMahanoud
@AyanMahanoud 3 дня назад
Mansha allah madax wayne guulayso 🎉lkn ma ogolin mana ogolaan doono in heshiiska eitopia la saxiixo wax dhacayana maha hays daali
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 3 дня назад
Muuse biixi cabdi is not easy ❤
@shucaybcarab8706
@shucaybcarab8706 2 дня назад
Muuse Muuse muse alla Ninka hadal yaqansana alle ha ku daayo madaxwayne
@moctarkhadar4608
@moctarkhadar4608 3 дня назад
Muuse biixi Cabdi Great leader 👊
@seed3966
@seed3966 3 дня назад
Asc kkkkkkkkkkk war ninkani ma muusaa mise waa mid u eG 😮😮😮 odeyga hadaad rajjo ka qabtaan dhakhtar geeeya ✅✅✅
@HassanBasri725
@HassanBasri725 2 дня назад
Waa nin adag 😂😂😂😂 kol haduu idinka yaabiyay kkkkk
@Hurre33
@Hurre33 3 дня назад
In xasan sheekh lacaayo , waxa iiga muhiimsan in heshiiska Ethiopia waxa iigu jira lay'sharraxo.
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 3 дня назад
Waxba kuma jiraan itoobiya baa uun bad la siinayaa. Ugu danbeyne xoog beey ku qaadaneysaa. Oo Cid ka kicin karto ma jirto. Oromo baa ku soo qul quleeyso dhulka somaliland
@saidali6971
@saidali6971 3 дня назад
Allahu Akbar
@MustafeXigmaawi
@MustafeXigmaawi 2 дня назад
Mnsha allh
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 дня назад
mashallah
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 3 дня назад
😂😂😂😂dawlad iyadii soo qarafaysata anaga wax isaga kaaya dhigaya subxan siduu dawarsi u doon doonayay ayuu dawakhay
@JamaAbdi-sd3fd
@JamaAbdi-sd3fd 2 дня назад
Soomaali allah ha usoo saaro kuwo ka caqli iyo xikmad badan kuwan ethopian ka raadinaya hormumarka,
@seemaalmohamed9485
@seemaalmohamed9485 2 дня назад
Madaxweyne karti iyo Qab leh ayaa ah kan dalka hoggaamin kara oo horumarin kara.
@Wasanimedia
@Wasanimedia 3 дня назад
Muuse biixi mar walbo xasan shiikh buu mage 🎤 uqaataa😂
@MohamedQooje
@MohamedQooje 3 дня назад
Madax wayne wankugu raacsanhy ila xad xasan shekh mohamoud in ad mel sarto waaye mucarda mel ayn iska dhigayna viva somaliland viva xisbiga rajada shacabka wadani
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 2 дня назад
Madhegaysto lkn waan dooranyaa
@mohamedsharif1266
@mohamedsharif1266 3 дня назад
Viva somaliland and Ethiopia
@user-zw6wl9hc7c
@user-zw6wl9hc7c 2 дня назад
Muuse waa fariid xisbiga wadani waan ka bxy muusn wata😂😂😂😂
@Samatalis1
@Samatalis1 2 дня назад
War sida madaxweyne u hadal ama naga aamus sidii dumarka baraha bulshada isku haystaan oo kale ha u hadlin.
@MuseAbdi-hv9wr
@MuseAbdi-hv9wr 2 дня назад
Qaawiye dadkii iyo dalkiiba cuqubo kugudhacday aamiin Insha allahu
@aminamohamed9010
@aminamohamed9010 3 дня назад
Hogaamiya keliya ee cadowga kaga oohiyay mudane MBC
@HasssnAli-vl2ii
@HasssnAli-vl2ii 3 дня назад
Bro as Arabs we are not somali , don't mixed somali land to other somali, and Hasan sheikh,is not every day he is rotating Eastleigh as if his business man Hargeisa hanolato , and bihi is prisdent.
@mohamedsharif1266
@mohamedsharif1266 3 дня назад
Hogaamiyaha geeska kaga cabaadiyay
@NejlaMohmeth
@NejlaMohmeth 3 дня назад
Viva Soomalind
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz 3 дня назад
Kani waa khaa'in weligiiba meel uu ku meeraysto ma waayo imikana Isha bu'deeda ayuu doorashada kaga meeraysanayaa tuug afar kabood la ah.
@mohamedsharif1266
@mohamedsharif1266 3 дня назад
Great leader
@nimaabdiaziiz9021
@nimaabdiaziiz9021 3 дня назад
Horta muuse haduu meel soo xasan sheekh maba soo hadal qaadi waayo, tan kale aqoonsiga somaliland la siinayo maxa taiwan uga ba'ay😂
@HassanBasri725
@HassanBasri725 2 дня назад
Taiwan waxa aqoonsan 15 wadan kkkkk😂😂😂😂
@husseinahmed8108
@husseinahmed8108 День назад
Wlaalayal runta ma isu sheegna siyaasiyintan kan somaliya iyo midka somaliland si hoose bey uwada xariiri karaan amaba uwada xariiran dabka iyo cadowta nimada labada shacbiyadood aye kusii badinayan siyaasi wlahi marnba lagma aamini karo wuxu warbahin kashego ama qudbad kashego alle ha ina wada bad baadiyo somali meel wlba ay joogto🥺
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 2 дня назад
Istaag istaag wlal ha gubbins fadlan iso booqo sxb hal mar kuso dhufo❤😢
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 3 дня назад
Adeer muuse nimanka ethiopia haday bad doonayso Berberaa shaqaynaysee may isticmaalaan , hadayna Rabin waxay qaataan, calqligu ha shaqeeyo cadhads nimankaasi yaynaan god ugu dhicin
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 3 дня назад
Caligaagu muxuuku keenly ciidan minateeri o itooboya ah inaaasoogaliso dal soomaaaliyeed o xor ah ado arka siday u guuma sanay so itiibiya kilalka sha naad e itoobiya
@amiirmahad3619
@amiirmahad3619 2 дня назад
Malinbu hadlayo mucarado dhan sida jir bisad arkay misaska wada hos galan
@saidalihussein576
@saidalihussein576 2 дня назад
Isaga uun baa lahaa 26ka Jun buu imanayaa ictiraafku haddna wax kale buu ka sheekeynayaa
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 3 дня назад
Sooomaalidaana Caay, itoobiyaana amaan waa shaqdaa siayasiyiinta maanta aay ku baraiiseeyaan
@Adnaanosmanali
@Adnaanosmanali 3 дня назад
Muuuse ❤
@hheehhee5579
@hheehhee5579 3 дня назад
Dhaxalka caruurtaada ayaan siinayaa ethopia caqli ma aha oo waxan ku bedelanayaan ictiraaf dhulkaygii
@abmoh9216
@abmoh9216 3 дня назад
Caawa si dadban buu ugu sheegay in aan ictiraafkii soo socon. 1. Marka wadan la aqoonsanyo waa inuu xukumaa dhulka lagu aqoonsanyo .40% waxaa xukuma khaatumo iyo sanaag puntland dhulka uu sheeganayo.
@somalijaziira8057
@somalijaziira8057 3 дня назад
Tuug weeye kani Tuug Tuug weeye Tuug weeye
@dhamme0
@dhamme0 2 дня назад
Waar anaga somalia waxba nagama saarna ee heshiiska (kaaley i gumeeyso ) ma rabno xabashi gaalo ma rbno
@mahedismailhassan9724
@mahedismailhassan9724 2 дня назад
Khaatuma waa mid kale
@mowliidhassan5862
@mowliidhassan5862 2 дня назад
Ilaahay hakaa qabto dalka iyo dadka aad dhibayso
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 3 дня назад
Xasan shiikh gebigiisaba waxa loo doortay wakan hadalka jilicsan waa inuu dawarsiga ku wacan yahay Lakiin somalilnd waa dad isku tashaday leh lacag ugara iyo calan iyo sharci aay iyagu isku xukaman tasa dawlad la yidhahda wxi naga maqana alla noo haya
@user-kn4fh5gn5y
@user-kn4fh5gn5y 3 дня назад
Waa adaga waxa sland lagaa qabtaa
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 3 дня назад
Indha adagaa weli mic🎤 haystaa
@gamessjr3228
@gamessjr3228 3 дня назад
Aqoonsigu south sudan bu wax utari laha taiwna waxbu kala maqnan laha ,
@abdirahmanabdillahi3537
@abdirahmanabdillahi3537 3 дня назад
Muuse af taag waxani kama soconayo bada ree awdalna lagadi maayo muuse sanadkan wuu dhacay yaa Doran Somaliland colaad ayuu kadhaxbeeray
@Kaafi1mk
@Kaafi1mk 3 дня назад
Badda somali oo dhan baa leh oo diiidan arinkaaa ee ka daa gacan gidaaleeynta
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 3 дня назад
Harow Mar ma aha itoobiya Ayaan keenayaa dhol soomaaliyeed o xor ah😢😂😂😂
@teacherpubg9441
@teacherpubg9441 3 дня назад
Weli wxn Ka yaaabanhy muuse Kuwa dhahaya great leader 😢😂
@financealphaburco
@financealphaburco 3 дня назад
dadka odayga dhegaystaa dulqaad badanaa ma 25 minute ayuu hadalyay oo ladhegysanayay 😅
@amalhope42
@amalhope42 3 дня назад
Yes 2hr la dhageysan karaa because somalilander buu la hadlayaah
@somali4fun741
@somali4fun741 2 дня назад
Beenale, ( Qaran Qaawiye ) Taarikhda Soomali intay Jirtay Ma arag Muuse Biixi Qof ka Raad iyo Taarikh Xun. Hanagulaso Galgalan Ethiopianka aad Dabada ka wadato, Soomalina waa Wllaladayada❤
@gamessjr3228
@gamessjr3228 3 дня назад
Oramadu iyada inaga dawarsatee , mxy ino hayaan
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 3 дня назад
waxba
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 3 дня назад
Bad iyo dhul baa sadaqo lagu siinayaa. Waligoodne kama baxayaan waa sidee u qabsadeen
@nuursilent9291
@nuursilent9291 2 дня назад
Adoo xasan afkagu soo qaban ma sheekeyn kartid miyaa muusow ma amxaara ku sixirtay nio wan ka shakiyee
@umulula3107
@umulula3107 2 дня назад
shacbkii uu daale allow sideeda ama sagaalka soomali hortaagan naga horleexi
@maxamedcabdi3351
@maxamedcabdi3351 2 дня назад
Somaliland waa maamul ka mid ah dalka soomaaliya waxaana xukunta dawlada federaalka ah ee dalka soomaaliya waxaanay ogayn xukuumadaa iyo dawladaasina ma samayn karto mana yeeli karto mana aqbali karto waxaa iyo wax la mida toona itoobiya wuxuun baa laga yeeli karaa maalgasho dakad iyo bad waxna kala soo dag dakadaa iyo badaa cashuurtana iska bixi ama dakadaha dhisan wax kala soo dag oo cashuurtana iska bixi oo aanu cashuur dhimid kuu samayno laakin maamul dalka soomaaliya ka mid ah baan dal ka gaar ah oo ka madaxbanaan dalka soomaaliyaan u aqoonsanayaa oo dakad iyo bad ka mid ah dalka soomaaliyaan qaadanayaa oo dalkaygaan ku darsanayaa ma yeeli karno ta kale soomaaliya waa maamul goboleedo oo waxa xukuma dawlada federaalka ah ee dalka soomaaliya ee maaha dalal ka madaxbanaan dalka soomaaliya iyo dawlado ka madaxbanaan dalka soomaaliya ee dalka soomaaliya iyo dawlada soomaaliyay ka mid yihiin ee haka dhigin dalal iyo dawlado ka madaxbanaan dalka soomaaliya adna ma tihid dal iyo dawlad ka madaxbanaan dalka soomaaliya ee soomaaliyaad ka mid tahay kuna xukunta dadka been ha ugu sheekayn iyo waxaan suurtoobayn oo aan dhacayn itoobiya waligeed qaadan mayso dakad iyo bad ay leedahay soomaaliyee dalkaaga soomaaliya ogolow inaad ka mid tahay oo wax la qabso oo wax la tabco
@user-kn4fh5gn5y
@user-kn4fh5gn5y 3 дня назад
War saraakiishaa maxaa tagay
@AbdirashidmohamedAbdiras-df1os
waar oday muuse muxuu dhulka la dhacy somalia kulahaa waxy ka soo dawarsadan yahud chrstian atogordhas hadana waxy ku dhihi gaalo nacaa inaga la iska keen eegaa dhus dhus sii dhahaan dee ana waxn leehay muslimku wuxuuba dhihi markuna u hyn wax uusiiyo allah ha inasiiyo ee galadu waxyku dhahaan ciise miseexi hakusiiiyo haye ameen ayay somalia dhahdaa 😂
@DalkayareXuseen
@DalkayareXuseen 3 дня назад
Malaaha Odaygan waala sixray Ethiopia amaanid baa kaso hadhay
@nasriina6617
@nasriina6617 2 дня назад
Beeen badaanaaa
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz 3 дня назад
Ciyaal baad ka soo buuxisay
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 дня назад
Ethopia in abay diyaar ahayn buu sheegay kkkkk
@johnyou4036
@johnyou4036 3 дня назад
Bal kaasaa la oranayaa waa madaxweyne. Caruur sheekeeneysa ayaa la moodaa.
@user-un7ls6hn4f
@user-un7ls6hn4f 3 дня назад
Ethianka sidaan dhan miyaa u jeceshahay duliyow
@Somalia1345
@Somalia1345 3 дня назад
Ku Soo dhawow falasiin cusub
@KhadarHassan-qv1ye
@KhadarHassan-qv1ye 3 дня назад
Itoobiya itoobiya malaa waa xabashi qofkani,itoobiya iska tag, dadkii wadankan lahaa way joogaane,Harshin meeshii lagu gumaysan ku noqo,adeer meeshan waa soomaaliya waligeed way ahaanaysaa ama ooy ama beentaa meelaha ka sheeg sheeg.
@user-ji3jy5wg4v
@user-ji3jy5wg4v День назад
Itobiya waxay u hiilisay Somaliland iyo SNM si ay u jabiyaan Siyaad Barre. Itoobiya waxay siisaa isu socodka xorta ah iyo ganacsiga u dhexeeya muwaadiniinta Somaliland iyo Itoobiya.
@user-kn4fh5gn5y
@user-kn4fh5gn5y 3 дня назад
No etoopiya
@amalhope42
@amalhope42 3 дня назад
Yes Ethiopia bro
@teacherpubg9441
@teacherpubg9441 3 дня назад
Kan siyaaasi ma ahn EE ciidankiisa Ku celiya siyaasad ma yqaane
@hamsirr6551
@hamsirr6551 3 дня назад
Dawarsiga doono haye
@museegeh5320
@museegeh5320 3 дня назад
Odaygu ma Madaxweynihii Ethiopia ayuu is mooday.
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale 3 дня назад
Muuse biixi jaheynta siyaasadiisa kumadhiso danta iyo baahiyaha dadkiisa lkn waxa uu kaduulaa maxa somali xanuujinaya maxa koonfur dhibaaya taasina waxey keentay inuu dhaxalka ubadka iyo dhalaanka soomaliyeed uu dugaag uhadiyeeyo
@user-rj5xg9xc1w
@user-rj5xg9xc1w 3 дня назад
Muuse waa libaaaxii joogi jiray Kenya ee la odhan jiray face mace
@rushhassan1808
@rushhassan1808 3 дня назад
Waxaaaa duliga ah fiiriye cadow jecaylkiisa
@Galaal.channel
@Galaal.channel 2 дня назад
Doqon
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 3 дня назад
Hhhhhh Muuse Biixi Shaqadaa Ma Lihid Aduguye, Kommissionka Ayey U Taalaa.
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 3 дня назад
Muse shacbiga somaliyeed ha u keeni guumaysi
@gamessjr3228
@gamessjr3228 3 дня назад
Qiiiradan wan so dagalamy may dhamaanaynba ader
@abdi7612
@abdi7612 2 дня назад
Muuse xilkii wuu la kufay
@AhmedAli-ft3kr
@AhmedAli-ft3kr 2 дня назад
Waa nin waalan
@maan732
@maan732 3 дня назад
Dagaaalkii laascanood waxaa lahaydeeen moqdisho iyo hargeisa waa irir samaale.waa walo maantana.waxaa leedihiin waa cadaw somalind ethiopia 🇪🇹 waxay is leedahay waxbaay kaa celinazaa
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 3 дня назад
HHHHHHH YAA OO MAXAAD SAMEYN KARTA WAXBA HA LA HADHINA DHILAA KUGU CURATEE KKKKKK
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 2 дня назад
Somalida gabi ahaan waa dad faano aderyaal
@AbuukarAadan-kh6gp
@AbuukarAadan-kh6gp 3 дня назад
Dad isaaqa waa dad sharaf leh lakin odaygaan ka rida jagada qof ka cilmi iyo caqli fiican ilahay ha usahlo
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 3 дня назад
HHHHHHH YAA IBNU FAQASH SOOMALILAND ISAGA AYAA ISKA LEH ANAGUNA MADAXDA ISAGA AYAAN UGU JECEL NAHAY NEEFAW KKKKKK
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 3 дня назад
😅😅😅😅😅adigu waxad xukunta hargeisa burco xata berbera gobol maha cigaal ba sameeyey
@moomar4185
@moomar4185 3 дня назад
Madaxwaynaha Hooyoyinka Caaya(MHC)
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 3 дня назад
waar looma baahna isha waa waqti daayac
@Yahye8985
@Yahye8985 3 дня назад
Run hadaa rabto 1000 sano haday qaadanayso ssc khatumo soo laaban mayse ilahay qalbiga haydinka reebo
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 3 дня назад
HHHHHHH YAA OO YAA RABA FAQASHTA FAQASHTU DHASHEY
@zultanhaibe3942
@zultanhaibe3942 2 дня назад
Somalia ayuu kudawakhay 😂😂😂
@naasireid8638
@naasireid8638 3 дня назад
Illaahayaw na kaa dhaafi hadaan ayaad dalkii ka tuuraysaaye
@yusufahmed2455
@yusufahmed2455 3 дня назад
Haweenka ayuu xaqirayaa
@aminaawil8037
@aminaawil8037 3 дня назад
Waali loo socoy waxana lagu waa muuse ciidanka fasax ka shakay iyo 25 maxaadhay maa ciidankii aad ku faani jirtay wuxuu u shaakayaa dad wararay oo murqaansan 😂😂😂😂😂
@NimcoFf
@NimcoFf 3 дня назад
Ceeb wxa kuugu filan inaad ku faanto dhulkaygi baan qabsaday maad madaxtoiyada hargaysa u dhacdid taas baa faan kuu noqon lahayde tuulo yar baad aduun ka dagtaa oo biyo qadhaadh leh
Далее
jabuuti vs somaliland
9:55
Просмотров 10 тыс.
Waar Dag Dag Ah
18:43
Просмотров 3,1 тыс.