Тёмный

Madaxweyne Biixi oo Talo ka guddoomay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe 

MM Somali TV
Подписаться 525 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Опубликовано:

 

15 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 127   
@rashaabdallah7400
@rashaabdallah7400 2 месяца назад
Alfaysal noolow noolow noolw noolow caafimaax cimir dheer cibaado suuban ilaahay ku sii ilaahay inamdaad iyo hablaaaga ha kuu barkeeye waa ninka keliya dalka lagu aamikaro sida muuse cay bay soo qoryaan waa huwantii oo gabalkood dhacay waad tahay ibni xalaal laakiin tuugtii huwan faqashtii way caytamaan waayo waxay arkeen dalkii boqonta hayeen oo dhaqaayA guulySo oo weligaa gadaal ha marin faysal iyo muuse frmo caynaba saraar
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
Waa laba geesi walaah Alle ha xafido
@fadumaibrahim7467
@fadumaibrahim7467 2 месяца назад
Masha Allah tabarakallah noolow faysal cali waraabe cadowgaa haja bo bidnillahi baari guuleysta Dhamaan intii jecel nabada iyo wanaaga soomaliland
@FadxiyaDaahir-dc9co
@FadxiyaDaahir-dc9co 2 месяца назад
❤❤❤masha allah guul guul faysal cali adeero noolaw ❤❤❤
@ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l
@ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l 2 месяца назад
Isaaqu dadkoda wawaalan bay wax u dhiibtaan baan maqlijiray. 😂😂😂😅
@khadarhassan6019
@khadarhassan6019 2 месяца назад
❤️❤️❤️MASHA ALLAH guul iyo gobonimo my somaliland❤️❤️❤️
@GUDMO-BIYO-CAS-NEWS
@GUDMO-BIYO-CAS-NEWS 2 месяца назад
Laba nin oo tola oo isu abtiya haday gacmaha is galiyeen is xaqdhowreen waano kala qaateen waa wax lagu farxo, dadka habaartamayoow isaaq inta dhimana haday gacmaha is wada galinayaan. Allah yardi calaa Duriyatul shixisixaaqiya ❤❤❤
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 2 месяца назад
Masha allah tabarkalaa ❤❤❤❤❤aamiin aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
@KoosIbrahim-ip3ws
@KoosIbrahim-ip3ws 2 месяца назад
Masha alaha hanabalo hanabalo hanabalo somalilanad ilahaya qalbige ha isu so🎉jediyo ❤
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 2 месяца назад
Mashallah marxuunkana ilahay ha u naxariisto waa si fiican in laysu dulqato soomaliland ha noolato 👍👍🌷🌷👏👏👏💛💛❤️💞💜💜💜💓💓🌹🌹🌹💕💕
@AhmedAbdallah-nm7fm
@AhmedAbdallah-nm7fm 2 месяца назад
فيصل ابن حلال🎉❤
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 2 месяца назад
Faysal waan Ku wataa
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 2 месяца назад
MAANSHAALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤WELL DONE
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 2 месяца назад
Malaha maba hayaan wax kale marka laga reebo labada eray ee kala ah: 1. Cadaawad 2. Nacayb Fitna socota uun!!
@M45_0
@M45_0 2 месяца назад
Nin jileec hoyada dhakda cad ka was
@cabdinuurSalaad-t5g
@cabdinuurSalaad-t5g 2 месяца назад
Waa laaluush qaate
@ahashi7828
@ahashi7828 2 месяца назад
Waa laba Tuuk kalkaal Ehlunaar Muuse biixi iyo Faysal WARAABE Illaahay ummada ha ka qabto Aamiin
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 2 месяца назад
Adaa tuug cadaabta gal doofaar
@IbrahimJama-th6nc
@IbrahimJama-th6nc 2 месяца назад
Faysal cali ilaahay adigana ilaahay miisaanka xasanaadka ha kuugu daro isu soo jiidka shacabka somaliland drdarankan waan jidhidhicooday markaan daawaday ilaahayow xaqa na garansii umadana quuluubtooda isu soo jeedo
@qurbaawis642
@qurbaawis642 2 месяца назад
Faysal wuu qalbi fiican yahay lkn muse biixi run kama aha balantaasi
@zakirboss143
@zakirboss143 2 месяца назад
😂😂😂😂😂
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
@@zakirboss143 waa run wuu qalbi fiican yahay cadaw gana wii ka oohiyaa
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 месяца назад
​@@TogdheerBurco-x3ptuugaa ina biixi
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww 2 месяца назад
Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo mudane fasale cali waraabe ilahay haku xafido keep going
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 месяца назад
Madaxdu iyagoo sidaas isku jecel, horta mxy inoogu jilaan Film Hindi dagaal ah😂🙏
@SalmanMaxamed-vz8sv
@SalmanMaxamed-vz8sv 2 месяца назад
Siyaasi dantiisa uun buu yaqaan yaan lagaa waalin awow
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 месяца назад
@@SalmanMaxamed-vz8sv Wn fahansanhy sxb waa is dabaalinaa😁
@aminaosman3469
@aminaosman3469 2 месяца назад
Masha'Allah guul Somaliland. Respect to our President and Fasial our hero.
@NothingButDaTruthh
@NothingButDaTruthh 2 месяца назад
Naabad Naabad
@OmarHerer
@OmarHerer 2 месяца назад
Faysal cali waraabe waa Libax
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 месяца назад
Muuse biixi naf ma leh laakin adigu feysaloow sharaf ma lihid hunguri baa ku dilay
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
Faqash huwa huuro waa laba geesi Muuse iyo Faysal
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 месяца назад
@@TogdheerBurco-x3p faqash mayna aheyn raga ku dhaansada 400 maxbuus oo Feysal bootaan ku jiro iyo Goojacade
@Mustafejaamac-z7z
@Mustafejaamac-z7z 2 месяца назад
Faysal cali xuuseen geesi geesi dhallay
@zakirboss143
@zakirboss143 2 месяца назад
Xaajigan .... madaxweynaha 😂 Dulqaad yeesho .... Dadku u dhawadaan 😂 Talow kaa hadalka jan jeedhsanayaa wa kum 😂
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 2 месяца назад
Good bless republiken of somaliland is peace and stabilt country ❤❤❤❤❤
@moniramohamed8662
@moniramohamed8662 2 месяца назад
🎉❤🎉🎉🎉manasha allah
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 месяца назад
MASHALLAH ❤🎉
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 2 месяца назад
Mahsallah wa arin lagu farxo
@caliiimaanibraahin9671
@caliiimaanibraahin9671 2 месяца назад
Faysal cali xussen waraabe Nin raaged wlhi talo nin waayn ayuu bixiyey
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 2 месяца назад
Faysalow maalin dhaw adiga oo leh Muse "kab ayuu madaxa iga qabad siiyay. " yaan lagaa maqlin🤣
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 2 месяца назад
Aamus doqon yahay faqash ba kusoo dirtay
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 2 месяца назад
That is good mr faysal a good unity of Somaliland
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 месяца назад
The thief ina biixi divided somaliland
@munirkh
@munirkh 2 месяца назад
Faysal waligii wuu ka daacad sanaa kuwan hadana uma codeeyaan ee Maalin ta doorashadsa ayey u kala saftaan jeegaan iyo giraaan. Anigu doorashadii 2003 ee uu la tartamayey Riyaale iyo Siilaanyo Ayaan u codeeyey markii dambena waan ka tahriibey. Ilaahey quluubteena ha mideeyo cadawgeenana ha jabiyo 🤲🏽🤲🏽🤍
@sahrasiciid3139
@sahrasiciid3139 2 месяца назад
Barigaas codayna igu horayday isagaanan ucodeeyay sanadkana illahay waxan kabaryayaa inuu soo baco
@munirkh
@munirkh 2 месяца назад
@@sahrasiciid3139 inshalaah
@munirkh
@munirkh 2 месяца назад
@@sahrasiciid3139 inshalaah
@Siciid22
@Siciid22 2 месяца назад
❤❤❤❤Somaliland
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn 2 месяца назад
F.A.HUSEIN & M.B.ABDI WAA GEESIYAL QARAN
@SalmaBulhan
@SalmaBulhan 2 месяца назад
❤❤❤
@KhadraAhmed-u7i
@KhadraAhmed-u7i 2 месяца назад
Maasha Allah Allah ina Garanwa galo
@nadiiryusuf-l9o
@nadiiryusuf-l9o 2 месяца назад
guuul somaliland
@abdelnaseribrahim1244
@abdelnaseribrahim1244 2 месяца назад
🤣🤣😃😃😃🏃🏿‍♂️🏃🏿‍♂️🏃🏿‍♂️🏃🏿‍♂️ faysal faaruuq daawo
@AbdikhadarOsman
@AbdikhadarOsman 2 месяца назад
Faysal hero
@mahadqafqaf238
@mahadqafqaf238 2 месяца назад
Garxajis ceebtaas buu maalin kasta daawada Balayo dhaladiiran faysal iyociro waa si xun nolol inan gummed raadi
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 2 месяца назад
Dowlad wada Eydoor ah umadii ladagneyd colaad ku aruuray, car dowlad noqda
@guledgoud
@guledgoud 2 месяца назад
Reer somalilanow Odeygaa faysal ah Sanadka cumaamadiina ku tuura oo wadanka mar uun kursiga u sareeya ku aamina Walee waa talo wadaag
@AbdikhadarOsman
@AbdikhadarOsman 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@asadaxmed218
@asadaxmed218 2 месяца назад
Aaskii xata siyaasad maa lala tagay ....Qabiil qaran ka cararay dhaxdiina isasaamaxa horta cadow kulaha
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 месяца назад
Muuse Waa soo shaqeeeyey Madaxweynha ku xigaa Muuse waa Faysal
@fatumaalijaamac1508
@fatumaalijaamac1508 2 месяца назад
Feysal Garoowe goormaa imanaysaa 🤣🤣🤣 inanka yar ma Feysal DHurwaa baa ??
@amiinmaxamed9726
@amiinmaxamed9726 2 месяца назад
Gudoomiye faysal tallo wallidnimo iyo mid masuulnimo iyo mid waayo aragnimo ayaad bixisey kuwii ay intifacdo alle heynaga dhigo
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 месяца назад
itoobiya waxay ogaatay inaan somaliya dawlad qaran ah oo ummadda somalidu ieedahay maanta ka jirin somaliya taasoo itooobiya u ah fursad dahabiya oo dhul somaliyeed ay ku qabsan karto iyadoo ay iidoor hogaaminayaan oo al shabaab waa burcad somaliyeed oo iidoor leeyihiin oo laga xukumo hargaysa marka somalidu xaqiiqada al shabaab rabto inay wax ka ogaato oo alshabaab iyo itoobiya iyo iidoor waa hal ciidan oo wada shaqaysanaya oo haddana si fiican uga baaraan daygay somaliya inaysan baarlamaan somali iyo madaxweyne iyo ra-iisaare somalinimo qalbigooda lahayn oo camalkooduna uusan somali ah ahayn taasoo itoobiya iyo iidoor iyo daba dhilifyadooda sokeeye iyo shisheeyaba siiyey kalsooni ay ku hawaystaan inay qaataan dadka iyo diinta iyo dalka somaliteed cir iyo dhul iyo badba oo camalada somalidu ka daawanayso itoobiya ee ay somaliya qaranimadeeda ugu xadgudbayso waa waxay ka sragtay isha baarlamaanka somaliyeed iyo madaxweynaha iyo ra-iisul wasaaraha soomaliyeed iyo iidoorta oo u naagaynaysa iyo xasan shiikh oo dastuur somaliya oo u arkay inuu ugu haboon yahay inuu u noqdo dastuur uu awrtiisa ku kacsado oo kaliya oo awrkacsigiisaad kala weyn tahay somalinimo iyo qaranimo somaliyeed oo itoobiya iyo iidoor iyo inta la hal maashaa waa siday rabeen oo xasan shiikh ugu ilduufay si ay somaliya dad iyo dal ka mid ah oo cusub maanta gacanta ugu dhigi lahaayeen oo somali galbeedna somalidu ugu ilowdo oo iidoorna gacanta ugu dhigaan oo taas bay ciidamada itoobiya koofur somaliyeed u aadeen waa tijaabo ay doonayaan inay xooga shacabka somalida ku ogaadaan intaysan qabsan saylac iyo lughaye oo aysan sool iyo sanaag na weerarin. itobians are testing water of somalia taasoo ah tijaabo. xasan shiikh isagoo awalba ahaa mid gargar iyo baajoba gabay ayaa puntlandna harqisay oo koora dhig ka dhigtay oo kama baxayo harqashada siyaasadeed ilaa wakhtigu ugu dhamaado silic iyo wareer oo somaliyeey xasan dal idiin ma difaacayo ee taas ku seexda oo ku soo toosa oo xasan shiikh cid u gargaarta habargidir baa ugu dhawayd iyagiina maanta obosiibooyinkoodii ayuu ku dumiyey oo mawtidoodiina badweynta hindiya ayuu ku daray si uu qabriyadoodii hoteelo iyo dabakhyo iyo makhaayado uga dhisto.
@guuleedfaracade8964
@guuleedfaracade8964 2 месяца назад
faysal wuux ubaqay dalkii ninkasi waa muwadi dhaba ooo dalkisa jecel muuse waa cadawga slland
@hurdaaye21
@hurdaaye21 2 месяца назад
Nimco waa Okey.. U sheeg raga laascanod ku xidhan. Haduu madaxweynuhu qaato,, weli maaha habsan
@abdiqanitriple914
@abdiqanitriple914 19 дней назад
tuugsi cusub cadow gudaha baa tahay faysal cidegale xaq malaha abti alshabaabkaaga iska sii ahoow carruurtaada iyo xaaskaaga shabaab ah waa lala socdaa
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 2 месяца назад
Halyey Faysal Cali waraabe Quluubta Somaliland ayuu hantay. Waana MADAXWAYNAHA ku xiga madaxwayne Muuse Biixi
@omaraliidleh9907
@omaraliidleh9907 2 месяца назад
Kkkkkkkk waar tuugti maxay ku haleen manta
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 2 месяца назад
Anuu haadan ahaan laaha gudomiye faysal markasta saxafada uu yeedilaha ano buufinaya cayanyaka iyo cadowga somaliland
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 месяца назад
Munafaqadii dhadiga isaaq
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 2 месяца назад
@@hassan-mp1pk xaasiiidow uska oooy somalia. Meeel kaaadii meeyso ilaa intey ani amane iii siiineyso. Ana waan laa haaada
@acacius9903
@acacius9903 2 месяца назад
Love this. 100% Love this. Wadani ha dhaco.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 месяца назад
Munafaaq dhadiga isaaq and ina biixi waa tuug makhnuud
@maxamedomar4294
@maxamedomar4294 2 месяца назад
Qofka dalka jooga haduu dhago Lahaaan lahaa talo ayuu siiyay faysal🫡
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
Qofka dalka Joogaa waa maxay dalka dad badna baa joogee
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
Hadal barad kkkkkkkkkkkkkk
@libanomar9769
@libanomar9769 2 месяца назад
Feisalow muse unba xoosta ugu jirtaye mala tartameysa mise xisbigesa kaa midh tahay?
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 2 месяца назад
Madaxda qaranka mucaarad iyo muxaafad waxaa looga baahan yahay inay waxayaba masiirka qaranka ah meel uga soo wada jeestaan siraha qaranka iyo ciidankana aan miidhiyaha lalsl wadaagin mcrd iyomxfd intaba
@daresavage345
@daresavage345 2 месяца назад
Faysal igu shubo oo ducadii loo daadiyay walee muse judaan waa xariif ducadii buu hoosta uga dhhibay kkkk oo waliba igusawir looga dhigay may yoolay xogtooda banaanka aytaalaa Cirana kuwo kulmiye ah buu isku sawiray dheesha hasocoto Xarig jiid Dhaliyarooy meesha fadhi idiinma yaal ama tahriiba ama odoyaashan tuugta ah iska dhacsha
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 2 месяца назад
Waa labo isku mid
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 2 месяца назад
Faysal hadii talada dalka loo dhiibo muuse biixi waa la amaani lahaa
@mohamedabdirahman5994
@mohamedabdirahman5994 2 месяца назад
faysal imika ma dawarsi ayuu bilaabey, waxan oo leef leefi waa maxey bal imika, maalin dhowna waxa ku xigta hooyadey ayuu caayey , ma dadka waal waalan ayaa cod naga doonaya markaa
@abudarda00
@abudarda00 2 месяца назад
Hal reer ba meesha raba iney ku bashalaan kkk
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 месяца назад
iygaa uga badan afweynana ka xoraystey taa ma ku darsatey talada
@CabdirashiidMaxamed-xc9on
@CabdirashiidMaxamed-xc9on 2 месяца назад
Hhhh sheego heego faysal wuuqaatay lacagtii caawa
@AYAANLEJirDe
@AYAANLEJirDe 2 месяца назад
Kkkkkk
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 2 месяца назад
Caadowga somaliland way oyayaan manta.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 месяца назад
Inkaa ooyaa laa dhigay oromo gaal ahaa
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 2 месяца назад
@@hassan-mp1pk oromadu waa qoomiyaad muslumiina oo waax beerta miiya ooyeysa. Kkkkkk xaasiid alla xaasidku meel maa kaado
@daresavage345
@daresavage345 2 месяца назад
Dhalin yarooy meesha fadhi idiinma yaal ama odayashan 50 sano ha idin kufsaeen ama iska dhacsha. Ama iska soo tahriiba sida anoo kale Aniga iyo jiilkii iga danbeeyayba waxay la dhigeen kuuliyaal iyo darawalo ilaahaw kaqabo kuwaan umada
@MustafemuuseMuuse-wl4gg
@MustafemuuseMuuse-wl4gg 2 месяца назад
Faqshtu intasaykuxanuunsanaysa kanaxaysa
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 месяца назад
Taani baasto ahaa biggest faqash
@Akhalaq-i2k
@Akhalaq-i2k 2 месяца назад
Mucaradoow xaalqaado
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 2 месяца назад
Waano.chalan.ayaa.ka.adag
@cabdisaleebaan2857
@cabdisaleebaan2857 2 месяца назад
Horta muuse iuo faysal yaa wayn
@xasanmaxamed1208
@xasanmaxamed1208 2 месяца назад
Muuse biixi ayaa ka weyn
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
@@xasanmaxamed1208 Ma hooyooyin kood baad ka umulisay wax kala wayn ma aragnee
@khalidqawdhan3265
@khalidqawdhan3265 2 месяца назад
⁠wa isku da
@yasinshirdon4155
@yasinshirdon4155 2 месяца назад
Faysal faaruq maxu la ooyaya ma in uu dharbaaxo
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
Faysal faaruuq wuxuu la naanays yahay sheekhii waynaa ee sheekh Cumar faruuq Alle haw naxariistee
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 месяца назад
Madaama Xisbigii Wadani Saqiiray oo Cadow dibadeed la shaqeeya. Kulmiye Iyo UCID ayaynu maanta kala dooranaynaa. Wadani Dhaartii wuu ka Baxay.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 месяца назад
Minafaqdiin dhadiga isaaq viva dhulbahante
@mustafesulyman
@mustafesulyman 2 месяца назад
Faysal.maqaarsaar.marka.cid.lagodlinayo.ayaa.sawir.lagugala.
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 2 месяца назад
Adeer ma inay ummadu col ahaato ayaad doonaysa sideed wax u rabtaa. Wixii doorasho ah iyo ciduu alle u qadaro waa halkeeda balse waxkasta midnimada ummada ayaa ka wayn.
@legend01743
@legend01743 2 месяца назад
iidor baqay wa iska siidan oo kla, aleylehee maxamed abib wa laka baqay. Waxba balahaygaa yaacay
@AhmedIbrahim-kd3gt
@AhmedIbrahim-kd3gt 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@FeysalNice
@FeysalNice 2 месяца назад
😂😂😂
@MohamedIbrahim-xb7ek
@MohamedIbrahim-xb7ek 2 месяца назад
Too late
@WihibducaleIdle-k9g
@WihibducaleIdle-k9g 2 месяца назад
Sheekh ishaq sagal hablod ayuu dhalay EE ayaa inidhalay
@ozzylink
@ozzylink 2 месяца назад
his advocating for peace
@Shirejama
@Shirejama 2 месяца назад
Faysal isagoo umada soomaaliyeed cuqdad iyo colaad u qaba ayuu odhanayaa ilaaheyba inala jira oo cadowgeena waa ka guulaysanayna ilaahey ma waxa uu kugula jiraa in aad umada soomaaliyeed ee islaamka ah aad cadow ka dhigatid amxaaro iyo oromona waa walaalkey tidhaahdo war ilaahey ka xishood aad meel walba xumaantaada ku soo daraysid
@AhmedIbrahim-kd3gt
@AhmedIbrahim-kd3gt 2 месяца назад
Faysal faruuqqqqqqqqqqq nacaasssssssssss
@mohamedyussuf9079
@mohamedyussuf9079 2 месяца назад
Adigaa faaruq ah , doqon , dadku ma inaay is dilaan baa dooneysa , nabiib fawqal nabiib
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
Haa waa Faysal faaruuq oo la naanaysa Sheekh cumar Faaruuq masha Allah sheekhii wayna Alle haw naxariistee
@WihibducaleIdle-k9g
@WihibducaleIdle-k9g 2 месяца назад
Silka hooyada ugee nabadda
@yahyame111
@yahyame111 2 месяца назад
Waryaa wax ma garato alle ha kuu naxariisto
@AbdiWarsame-gw7oq
@AbdiWarsame-gw7oq 2 месяца назад
@@yahyame111 hooyadaa ma gus bay lahay
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn 2 месяца назад
XISHOOD M.QARANKA CAYDA KADAA MISE NACABKA QARANKA AYAD TAHAY
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 2 месяца назад
Faaqashti aya thy daaladka reer somaliland siida uma hadlan
@Abib-i9b
@Abib-i9b 2 месяца назад
BACAAC. NO MORE ISAAQ LAND. VIVA AWDAL STATE
@MohamedQooje
@MohamedQooje 2 месяца назад
Faysalaw gacantada 7 jeer maydh eey eyy dhalay ayad tabatay muuse la yidhahdo waa nijaaso
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
Ma aydii Faqshtaad Moodey Ha ciyaan ha ciyaane Eeydu hayska ciyaane wah wah wah awrka caynka ugiija faysal horuu u jidh 7 maydha haday faqsh idin taabato
@samriyecapull2101
@samriyecapull2101 2 месяца назад
Adaa ey ey dhalay ah muuse iyo faysal waa inaabti marka labaad wa reer sheekh isaxaaq waana tol ciianyahay
@adangudhane336
@adangudhane336 2 месяца назад
Tuug beenlaw
@daresavage345
@daresavage345 2 месяца назад
Faysal igu shubo oo ducadii loo daadiyay walee muse judaan waa xariif ducadii buu hoosta uga dhhibay kkkk oo waliba igusawir looga dhigay may yoolay xogtooda banaanka aytaalaa Cirana kuwo kulmiye ah buu isku sawiray dheesha hasocoto Xarig jiid Dhaliyarooy meesha fadhi idiinma yaal ama tahriiba ama odoyaashan tuugta ah iska dhacsha
Далее
Wararkii u dambeeeyey ee Doorashadda Somaliland.
15:30
РЫБКА С ПИВОМ
00:39
Просмотров 626 тыс.
BARNAAMIJ : Habka  Cusub ee  Geel Dhaqashada.
1:00:40
Просмотров 548 тыс.