Тёмный

"Madaxweyne in Xadhiga iyo Kursiga lagu Kala Aargoosto Maaha'' 

SAAB TV
Подписаться 495 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 52   
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 2 месяца назад
Waa ceeb hooyo cay wadankeenu sharci ayuu leeyahay odoyaashu wax kasta miyey ka hadlayaan
@ibraahimcabdi6426
@ibraahimcabdi6426 2 месяца назад
Hooyo caay waa wax aad uxun lkn soomaalida dhaqan xumadooda aduunka qofkii uugu qiimama badnaa ee illaahay xaqa siiyay oo ah hooyo in lacaayaa akhlaaq xumo
@khadarahmed3774
@khadarahmed3774 2 месяца назад
Miyuu afkiisa haysto xiligaa ayey lasoo wada fadhiisataa wuu xanuusanayaa😂😂😂
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy 2 месяца назад
Odayaal ma qarandumiskaa uhadlaysaan lacagbuu Qadar kasidee miyaala ogtihiin xisbigiisu wuu la ogaaye
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 2 месяца назад
Abtigiyal kela xishoon wayay⁹
@khadrayusuf-if3zn
@khadrayusuf-if3zn 2 месяца назад
In uu hoyadii Cayo wa qalad ee caado somaliyed maha idinkaba qaldan
@lutfi9892
@lutfi9892 2 месяца назад
Arintu maaha garxajis ee waa qaran dumis, sheekada qabiil maaha, qofna kama sareeyo sharciga, ilaa Dubai markuu soo socdey ayuu caytamaayey, haduu xanuusanaayo muu meel fadhiisto oo caafimaadkiisa muu ia taliyo
@omarabdikarin2311
@omarabdikarin2311 2 месяца назад
Kkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 MUUSE ❤❤❤❤❤ LAGA WADA CABAAD!
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 2 месяца назад
Wa u qaldamay ee hala soo daayo
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 2 месяца назад
walahi muuse garxajis wuu ka adkaaday way baryayaan hada 24 saac waxa kuxiga baryo
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 2 месяца назад
waa la tudhayaa mar horaa jeelka loogu tagi lahaa
@ahashi7828
@ahashi7828 2 месяца назад
Ehlunaar Muuse biixi Laascaanood buu so GUBAY oo maanta dhawr boqol oo nin oo ISAAQ ah lagu haystaa maantana Hargeisa ayuu doonayaa inuu Gubo Illaahay umada ha ka qabto Aamiin
@mohamadismail1880
@mohamadismail1880 2 месяца назад
Kadibna futadaaduu gubidoonaa
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 2 месяца назад
MUJAHID MUSA BIXI WAA FAQASH LAAYE OO WAA GEESI GEESI DHALAY
@farahboss9600
@farahboss9600 2 месяца назад
Kuwani waa baaclayaalkii garxajis waar horta reerku wax is dhaamab malaha miyaa
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 2 месяца назад
Reer abtigii waa qoloma ina cumar dooli horta inago marki hore qabana ka wacnayd Xisbiga wadani ba yidhi.. Tagerayasha wadani ee sida xun u hadlaa nama matalo Marka xisbigi dadka luqaha adag ku hadla nama matalan
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 2 месяца назад
Waa oftihiin inu danbiile yahay danbilna waa insharciga lahorkenaa
@shukrihassan1398
@shukrihassan1398 2 месяца назад
Maxbuus kasta ma xanuusanayaa?
@suberh8985
@suberh8985 2 месяца назад
🤣🤣🤣🤣
@axmedabdimoussa1907
@axmedabdimoussa1907 2 месяца назад
Xaaji ninkani waa Qatar dumis idinkina hooyo ayaa kahadlaysaan
@abdinasirdheegissa2636
@abdinasirdheegissa2636 2 месяца назад
Horta ninkan Ma qof baa haysta mise qarankaa haysta. Haddii uu qof haysto waa siidays. Haddiise uu qaranku haysto caddaaladda oo la horgeeyo mooyee xal kale malaha.
@MohamedHussein-mf3fp
@MohamedHussein-mf3fp 2 месяца назад
Kuwani cadaga somaliland u dooday iyga ka daran cadawga somaliland waa cadaw somaliland Iyaga ha la xidho
@aminamusa5517
@aminamusa5517 2 месяца назад
Miyu markii hore garto miyaad markii hore qabtaan waar waa blaa jiff caaqil ama cambaareeya ama ha,canbaraynina wu ku jiraa danbigiisiina wa laga gooynayaa
@FarduusDaahir-oo4sc
@FarduusDaahir-oo4sc 2 месяца назад
Waa danbiil sharciiga ciidiinkama waayna qaabil hadadi laguu duufaco waa aayan daro
@sihaamsiyoabdo1265
@sihaamsiyoabdo1265 2 месяца назад
Odayaashiinani markii uu dibeda kasoo caytamayay ee uu reeraha isku dirayey waa wada daawanayseen ma imika ayaad abtiyaal ku cataabaysaan marka hore qaladka maad ka qabataan hadii aanu xabsi xamili karayn edeb buu u joogi lahaa waar umada ka xishooda sidan sharaf ku yeelan maysaane
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 2 месяца назад
INA DOOL GOORMUU NOQDAY ODAY JIRRAN SOWKII BAKHLAYNAYEY EE KA SOO HANJABAAYEY QURBAHA!!!!!!!!! MAXKAMADDA AYAA GACANTA KU HAYSA ARRINKIISA OO KU RIDI DOONTA XUKUNKA KU HABBOON.😊
@Aadanhussein-dq3nq
@Aadanhussein-dq3nq 2 месяца назад
Miyaad Difaacaysaan mise waad baryootamaysaan
@MukhtarWarsame
@MukhtarWarsame 2 месяца назад
Kuwan qaylo ka dhaatay iyo calaacal cid dhag u jalaq siinaysana ma jirto talow may iska aamusan reerkani 😂
@abdiazizhussein696
@abdiazizhussein696 2 месяца назад
Waar maxad kabaryaysan iska dayaa jeelka rag ayaa loo sameyay wuu so bixidon hadii wax noqdana muse ayaa uu dhimandona ama kuwa uu dhalay ee wadanka jooge
@iidcali-iw9ws
@iidcali-iw9ws 2 месяца назад
Miyaalafogeeyay tolkii uunba xidhe
@xasanmaxamed8302
@xasanmaxamed8302 2 месяца назад
Waar kuwani malaha odayaal maaha, cadarba waa inantiinii, baho ismaaciil iyo abokor muuse haysu gogladaan, qaran-dumis damaanad ma leeyahay. Gurije waydiiyo.
@Kooshin7065Nuur
@Kooshin7065Nuur 2 месяца назад
Cismaan waa qarandumis Waanaladilaaya Ey eydhaley weeyi Haduuxanuusanayo Muuedebyeesho Halkaasuukudhimanayaa eygu
@BaashdBaashe6129
@BaashdBaashe6129 2 месяца назад
Muuse yaa cay badan adduun. Caydu waa hoyga muuse qadhmuune.
@umretaaj9939
@umretaaj9939 2 месяца назад
Odashasi wey xanunsanayan
@MaxamedDoob
@MaxamedDoob 2 месяца назад
Maad qabataan
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 2 месяца назад
Xukumadda qofkii ka hadla runta waa xarig caqliga saxda ma ogola dhaqanka dowlada muuse biixi iyo maxamed kaahin lahaa tuug tuug dhalay malaha taas waa amaan 😂😂😂😂
@ahashi7828
@ahashi7828 2 месяца назад
Somaaliland halkii ugu dambaysay ayay maraysaa Muuse biixi waa nin xanuunsanaya waa in wadanka laga qabtaa.
@farahboss9600
@farahboss9600 2 месяца назад
Haku dhinto jeelka gudihiisa
@AbdirahmanMohamoud-nf1dy
@AbdirahmanMohamoud-nf1dy 2 месяца назад
Waar.caaqlixuumada.yar.iyo.waayn.miiyaadka.siimaantiin
@khadaralinabdulahi207
@khadaralinabdulahi207 2 месяца назад
Waar xishooda qarankaaa haysta .ma Somalia ayaan ahay ayuu yidhi .sharcigu waa inuu shaqeeya
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 2 месяца назад
Waaryaadhehen garxajisow jidbixintu maxay tahahay mawaxaad kasoo horjeedaan sharciga iyo kaladambaynta garxajisow iskadaaya badawnimada
@AhmedIsmail-mb5ek
@AhmedIsmail-mb5ek 2 месяца назад
Waa xadhig fuleynimo xadhigaas Aqoon yahan Cismaan Cumar Dool laguga kacay waa halyeey Qaran
@muusakahin4135
@muusakahin4135 2 месяца назад
Makanaa aqoonyahan kuu subxaan allah
@cabdixakiinibraahin-zy6jc
@cabdixakiinibraahin-zy6jc 2 месяца назад
idiinma muuqato miyaa caydu
@1962yusuf
@1962yusuf 2 месяца назад
Odayaashu si fiican ayay u hadleen ee ha loo dhega-nuglaado. Asc
@mohamadismail1880
@mohamadismail1880 2 месяца назад
Qofbuka lamaxidhikaro halkay kakeeneen imisee jeelka kudhinta imisaa cusbitaalda askartu ku ilaalisaa oosariirta kukatiinadaysan
@abdirashidabyan5716
@abdirashidabyan5716 2 месяца назад
Hooyo cay loomaa xidhin..... ee bal sharcigaaa dhagaystaaa
@NimcoCabdilaahi-pw4ty
@NimcoCabdilaahi-pw4ty 2 месяца назад
Waarkofiyada iska dhiga waxkuhadli maysane waalahadla uunbadledihine
@user-jd6cy8mi7b
@user-jd6cy8mi7b 2 месяца назад
Waar xishooda. Sharciga uhogaansanada
@abdiyusuph5822
@abdiyusuph5822 2 месяца назад
Hhhhhhh Masidan ayuu masuul kuyahy ninkan waa danbiile sharciga haloo daayo hadii kii iqaawiyaba hadanu reerayno maxaa soo baxaya
Далее
DUMAR ISAAQ SAMEEYAY ARIN YAAB LEH DAAWO
13:02
Просмотров 37 тыс.