Тёмный

Madaxweyne Tuute wata ee furinta dagaal tagayo waa nasiib daro,saxna ma ahan waana wax nagu cusub 

Somali cable
Подписаться 351 тыс.
Просмотров 5 тыс.
50% 1

Madaxweyne Tuute wata ee furinta dagaal tagayo waa nasiib daro,saxna ma ahan waana wax nagu cusub in ay wax soo gaaraan ayaaba dhib ugu filan Shacabka iyo Ciidanka,

Опубликовано:

 

5 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 36   
@nuraali5514
@nuraali5514 14 дней назад
Waa labadii sano oo kuugu dambeeysay ee aad ka mid noqoto baarlamaanka Soomaaliya, insha Allah.
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 14 дней назад
Adiga weli maladagaaalantay Ash xageeedne aaaday marki shabaab lala dagaalamaayay
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 14 дней назад
cabdisamad waxan weeydinaya xiligi uuwasirka aha muxu wadanka usoo qabatay
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 14 дней назад
Mawaxay rabaan inay fuurimaha adaan ooy kalafuur furan ooy qawaarijata siyaan xogta
@nuraali5514
@nuraali5514 14 дней назад
Dalxoreeye, cadowgiisa cagta ka hoos!
@nuraali5514
@nuraali5514 14 дней назад
Weriye wadani ah baad tahay, walaal. Kheyr Allaha ku siiyo.
@nuraali5514
@nuraali5514 14 дней назад
Geesi weeye, Dalxoreeye, maasha Allah.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 дней назад
xamse qof maaha wa waxna mayaaqan ee xasan sheekh iyo xamse ba xilka laga casilo shisheeye ushaqeeyan laakin xasan wuu dheeryahay qabyaalada
@nuraali5514
@nuraali5514 14 дней назад
❤️Sheekh Aadan Madoobe iyo ra'iisal wasaare Xamse guul❤️ Xildhibaanow, xaal qaado. Abiy Ahmed, ayaad dabada ku wadatiin. Soomaaliweyn, dhulkeedu beec ma aha. Soomaaliya, horumar weyn ayey gaartay. Ka naxoow, nafta waa! Ilaahayow, cadowga umadda Soomaaliyeed qabo! Dalxoreeye, mudane Hassan Sheekh Mahamud, guul. Ciidamada Soomaaliya guul! Waan ku fahmeeynaa, qaranka Soomaaliyeed beec ma aha!
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 13 дней назад
Inta front tago oo isku soo sawiro ayuu ka soo cararaa ee ma furun buu ka dagaaalamaa😂😂😂😂😂😂.
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 13 дней назад
Kuwa m.xasan shiikh eedeeynaya maxay qabteen oo aan ka ahayn lacag in ay ka tabcadaan, golaha baar lamaanka dib u eega meelihii laga soo doortay, dawladda xasan sh way guuleeysan insha allaah
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 14 дней назад
Waqtigii wasiirnimada la bisleysan jiray ayaa la gaaray always Half termka dowlad weliba xildhibaano ayaa wasiir ka heli jiray
@AbdulMuhammad-r5s
@AbdulMuhammad-r5s 14 дней назад
Tulada Ka imaday orado Shabab kaxurey Shan kun wax lagu qabeyn Aya qadatin
@Ibrahim-xf6ie
@Ibrahim-xf6ie 14 дней назад
Ninkaan waa warxumo sheeg, qofk wuxuu qaldayna waa la sheega, wuxuu qabtayna waa la sheega. Mucaarad ayaa ka dhex hadlaaya
@nuraali5514
@nuraali5514 14 дней назад
Shacabka Soomaaliyeed, ha salaamin ee Abiye Ahmed soo salaan. Meeqo lacag ah ayuu idin siiyaa? Sun, Allaha ………………..😢
@fatmag4592
@fatmag4592 14 дней назад
Ciilqaba yaasha hawareyn sida ruuxaan liita ookale waa waalida dhaqanta warayso daad caafimaad qaba wall
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 13 дней назад
Kani waa bar go bahashiiii kululayd ayaa yaraatay marka xoogaa lacag ah ayaa la shaqshaqanayaa
@rocky4066
@rocky4066 13 дней назад
Soomaaliyeey MA taageertaan qofki wax qabad leh cagsigiisa waxad usacabatuntaan oo taageertaan qof wax dhaca oo musuqa ku xeeldheer
@jamacmire1911
@jamacmire1911 14 дней назад
Gurguurte wuu kasii taxadaray arimahan kacdoon ee hada yimi gurguurte waxuu haysata lacagdhan 300ml kuwan qeylinaya waxaa kufilan 10ml
@hiilkaumadda2723
@hiilkaumadda2723 14 дней назад
Dhibatada adiga iyo abaha aad geysaten miyan adiga lagu xisabineyn iyo hantida aad dhacdeyn iyo dadka aad weli hantidoda ka heysatan
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 14 дней назад
Qiyaaliga mucarad iyo muxaafad iyo siyasiga kursiga kuilaasha nayo danaha uu shisheyaha uga fuliyo somaliya nooma dan aa dalkeni weyney aa somaliyey armaan weynaa qomiyad nimadeena
@hooyosom8904
@hooyosom8904 14 дней назад
Orod Dalka difaac Meeshaan Ayaad Iskaa fadheda Xildhibaan Laku qasaaray Ayaa Tahay
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 14 дней назад
kuuwaan yan la ami nin siyaasad kala loosoo dhiibay doowlada hiska jirto kuuwaan cado qata yashaa mashruucaa looso dhiibay
@NoorAhmed-tn1vs
@NoorAhmed-tn1vs 14 дней назад
Qofkaan afka murusan wax ogayahay
@TheDayib
@TheDayib 14 дней назад
Ninkan Furinta eeda oga dhigaiyo ma ogyahay in Caalamka ay Xasan Shikh aritas ku amaanen q
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 13 дней назад
Xasan Xabaalfaagye mise Xasan kale?
@NoorAhmed-tn1vs
@NoorAhmed-tn1vs 14 дней назад
Qaacin af diiran
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 14 дней назад
In Alshabaab waddanka laga sifeeyo Cid diidan ma jirto. Laakiin Xasan Garguurte waa Brain wash waxa uu wado, not reality.
@MASTERFOURMARKS-me2kd
@MASTERFOURMARKS-me2kd 14 дней назад
War nio nuucaan hanoso bandhigin
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 13 дней назад
Beenaale Kani wareysi maleh
Далее
Parents' Breakfast Rescue Mission for Laptops
00:28
WARARKA SOMALI CABLE TV IYO Salmo xaaji 20 07 2024
31:52
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Просмотров 75 тыс.