Тёмный

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo mar kale kasoo muuqday Masaajidka ayaa ka digay... 

Somali cable
Подписаться 368 тыс.
Просмотров 3,9 тыс.
50% 1

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo mar kale kasoo muuqday Masaajidka ayaa ka digay...

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 111   
@siciidmaxamuud8500
@siciidmaxamuud8500 2 часа назад
Masjidka kadaa yabooha beentaa xabaale qufe
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele Час назад
Madaxweynaha Hadu inyar oo xishood ah kuharay muuna hor imaan lahayn shacabka hortooda heer somalia waxay gaartay aan shacabka reer falastiin codka qaramada midoobeyd ogu hiilin wayno oo layiri lacagtii yareyd ee wadama bixin jireen miinan bixinin saas tarteed codka somalia laguma darayo wadamada tageeray reer falastiin😢😢😢😢😢😢 calool xumo badnaa marka qabiil lagu tageerayo qofka talada hayo jawabteeda wataas
@siciidmaxamuud8500
@siciidmaxamuud8500 2 часа назад
Wuubilaabay beentii tuugnimada
@mhdinero9658
@mhdinero9658 Час назад
Munaafaq qofkii raba inuu arko waa kaa tuug Hassan Sheikh Mahamud. 💯
@JamaJamahagi2024
@JamaJamahagi2024 2 часа назад
Xasanow allah ka cabso masaajidka ilaahay beenta ka daa
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 2 часа назад
Madaxweyne ilaahey garabkaaga ha galo inta caafimaadka qabto nolosha dadkaaga sida aad u hagaajisay waa arkaan. kuwa ku necebne ilaahey kuuma jabsho guuleeyso madaxweyne❤❤❤
@OsmanHoussein-z2l
@OsmanHoussein-z2l Час назад
Farmaajo waa mareexaaaaan xilka kaqaad hadiikale sheekada naga dhaaf beenta ah
@abdullashire9236
@abdullashire9236 2 часа назад
Madaxweyne hadalka ficil kubadal lkn koofurgalbeed somaliya iyo puntland maxay kuugu kala dewan yihiin?
@TheAlishire
@TheAlishire Час назад
Ka xishood Adigu waxa Aad ummada somaliyed u kala qeybinaysid Wallaahi in Aadan qabyaalad iyo xiqdi iyo neceyb in Aadan meel ku gaareyn
@shukrigafow9460
@shukrigafow9460 Час назад
Masajigkii Maa kuniqotey Ada diday taas😂
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 2 часа назад
…and you divided us…snotty!😢
@shukrigafow9460
@shukrigafow9460 Час назад
Ninkan la idhahayas madaxweyne waye
@XuseenaadanMahamed
@XuseenaadanMahamed Час назад
Xassanow horta bentada waan maqalnaye ee masajidka waa kii shalay kawaha lagaleysee ee masajidka lee ka bax plz😢😮😊
@FaqiHassan-j1t
@FaqiHassan-j1t 2 часа назад
Masha allah mudane
@MACALINFADUMO
@MACALINFADUMO 2 часа назад
Subxaanallah war masaajida siyaasada kadhaaf wax dhaha malawayey
@mariaali4935
@mariaali4935 45 минут назад
Alle ka baq oo masjidku waa beedkii alle siyaasata xafiis bay leedahay goormaa cibaadadii alle loo bedilo siyaasan alle ha na hanuuniyo
@Kadam-HA
@Kadam-HA 13 минут назад
"Farmaajo waa mareexaaan Villada haka soo baxo.'' Soo isaga ma eheen wixii dabada kariixaayay shalay
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 53 минуты назад
There is no together . Every one is goiging different way and the eason is you xasan . Buy buy
@abdialinur1548
@abdialinur1548 2 часа назад
Ilaahow ha noo qabanin wuxuu hadley oo siyaasada ah siyaasada waabeen e
@Saydika101
@Saydika101 2 часа назад
MASJIDKA DHEXDIISA WAXAAD KA SHEEGTO AMA AAD DAACAD KA AHEEN LAMA SHEEGO ( CUQUBO AYAA KUGU DHACAYSSA )
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 6 минут назад
Munaafaq
@YonisAli-m9x
@YonisAli-m9x Час назад
Anagoo dhan aa xayawaan ah hadeynaan xayawaan eheyn 34 sano maxaan saan u nahay Allah towfiiqda Allah na tuso
@abdidekmohamed254
@abdidekmohamed254 2 часа назад
Warka baytka ilahay laga sheego waxaa marqaati ka ah alle iyo malaaigtiisa iyo Umadiisa Islamka ah allaahuma balaqtu hadaad Fuliso waa khayr hadaadan fulinina wey ku hor Iman ilahay Baan udeyney run iyo been waxay tahay adina ilaah udaaya qof masaajid ka hadlay
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Час назад
Dhiog karbanu ku tidnay GURGUURTE 😂
@abdirashidaliyuusuf357
@abdirashidaliyuusuf357 Час назад
Madaxwayne hadalkaaga iyo.ficilkaaga is ma leh marka kuwa kula shaqeeya wax usheeg
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 Час назад
Puntland ma tagin miyaa beenaalayahow
@abdullagull2943
@abdullagull2943 Час назад
Odaygan markaan arko waxaa xasuustaa hadalkiisa ahaa "FARMAAJO waxaa u haray kaliya inuu IS TOOGTO" bal isaga maxaa u haray hada.
@Sahraomar-ln4hg
@Sahraomar-ln4hg Час назад
misajid waxan cibaado ahayn malagu samayn karaa??
@AbdifatahMohamed-g3l
@AbdifatahMohamed-g3l 2 часа назад
MADAXWEYNE SHALAY MAANKAADU SEE AHAA ?HADA WAAD FAHANTAY WADA JIRKA IN UU YAHAY DOWLADNIMADA
@ducaalea1918
@ducaalea1918 51 минуту назад
XASAN MUNAAFAQ WAA MAJAAJILIISTE. TUUG MASAAJIDKA CIYAARTA KA DAA!
@MohamedHassan-gu8oq
@MohamedHassan-gu8oq 50 минут назад
Ninkii igu horeyay ee isku jawabayo ee aan arko waa adiga
@Benadir
@Benadir Час назад
Hadalkaagi iyo ficilkaagii baa is khilaafaya ,sheeko caruureeda naga dhaaf
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 42 минуты назад
SOMAALI. ADAA. KALAGEEYAY. XASANOW LABO. AFLE. AYAAD TAHAYE. KA HOR LEEXO. DALKA
@Togdheer
@Togdheer 25 минут назад
Haddii aanay soomalidu kala fadilnayn, maxaa keenay in dalka hawiye iyo daarood keliya madaxwaynenimo higsadaan. Raxanwayn, dir iyo soomalida kale maxaa u diiday in ay dalka hogaamiyaan? Saw qabyaalada hawidaar maaha.
@ahmedabdi8094
@ahmedabdi8094 2 часа назад
Maanta masaajidki miyuu iska daayay meesha uu kasoo hadlayo masaajidki uma eke
@zakad9554
@zakad9554 2 часа назад
Ninkaani garguurte ah hadalkiisa iyo ficil kiisa islama socdaan dowladaa lawada lehyahay buu na lehyahay waa dowlafa un reerkiisa ka qadeeyaan
@AbdiraxmaanNuur-tp6en
@AbdiraxmaanNuur-tp6en Час назад
War ninkaan iyo masaajidka maxaa kala haysta hadalkiisa muu la aadu baarlamaanka
@yuusufcabdilahi7681
@yuusufcabdilahi7681 Час назад
odeygan sii ficaan uu washay walaxawla🤣🤣🤣🤣🤣
@ahmedsaid-hu5qs
@ahmedsaid-hu5qs 32 минуты назад
Madaxweyne hassen sh m, presadent off soomalia federal state waaye Dalka Ragiii kula lahaa mahaaysid istat mans Maheysin Qudbada jimcaha siyaa sada kadaa office madaxdooyada two markaliya okay dalka waa balaran yahay mogadisho kaiya ma aha hanti hanti burbur baykenta Dalkan canshurtisa ciidankiisa dadkiisa lamideeyo weeke,Quick and fishing 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 Sida country Rwanda 🇷🇼 come 2024year mogadisho kaliya Sidaan Rag kabadalee ubaahan tahay Adigaba NoQo Fast fast?????
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 Час назад
Isbeddel ween oo dib u dhac ah oo dhan kastaba leh ayaa si cad u muqata ; war Allah ha laga baqo oo umaddaan iyo midnimadeeda ha loo turo , dowlad xun waa loo dul qaadan karaa laakin Dan shakhsiyadeed iyo qabyaakad darteed in dal iyo dowladnimo god looga rido cid u adkeeysan karta ma jirto .
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 Час назад
Nin ya how ku dhawaaq ku dhaqanka shareecada waa ku ji haadeeynaa ithopia Lakin hada isku mid ayaa tihiin
@muhidinawow2849
@muhidinawow2849 36 минут назад
Kkkkkkkkkk wareerkan.wareera.ka horeyey.madaxweyne.ilahey ka.cabso.masha.wa beytulah.oo lagu.cebaadeysto.pls.somaali.wa nnahay.lakiin.jambaalka.nagada.ciyaal.xamara.nahay pls
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r Час назад
Muse sudi ka qada hadad run sheegayso gurigas bar shiekh sharif miyad u danleedahy car guriga noo gu kallay
@ميمونهإبراهيم-ب3ل
Beenti misaajidka kadaa😂😂
@bulbulwaberi446
@bulbulwaberi446 Час назад
Politically incorrect nothing new Friday balanala business as usual
@mohamedmohamed-qi4bv
@mohamedmohamed-qi4bv Час назад
Halkaan waxa kumintiyada bixinayo badi waa amxaaro af Somali baratey iska fiiri jaale
@rambo6383
@rambo6383 Час назад
Masjidka cayarta kadaa
@MohamedDahir-t2s
@MohamedDahir-t2s Час назад
Rabbi lama khiyaanayn oaro,waxba kama qarsoona,waa ku ogyahay inaad tuug beenaale ah tahay munaafaq xun oo aan sharaf ku lahayn aduunka aakhirona naarta ay hoy kuu tahay iyo inaad si xun oo silic ah dunida ku sii joogeyso.
@aliastur6777
@aliastur6777 Час назад
1: Mirinaayo Kawaran madaxwayne, maxaad shalay intaas ugaran wayday Madaxwayne Adiga iyo Inta kula shaqaynasaa inaad Kala maantihin baan umalaynayaa aan. Hantida dadka Inta lo boobayo, dadka wax caaya Inta lagu abaal marinayo cayda sidii yarki agaasimaha ahaa iyo Inta aad qoyskaga ciyaalkaga iyo xafadaadu dadka u turjumayan ha filan lagu aamino madaxwayne.
@TheAlishire
@TheAlishire Час назад
Warkaan war madaxweyne ma ah
@muktara.9989
@muktara.9989 2 часа назад
Xasane baabadalaye oo afkiisa iyo dhagtiisa ma ismaqlaane waa hasha ayadaa cunaysa ayadaa cabaadesa
@yacqubaliahmed3437
@yacqubaliahmed3437 2 часа назад
mudane madax wayne telphon ayaa kusoo dhacaayo ileen talephone waad heystaaa ad dadka kula hadashid aniga waxaan isdhihi jiray madax waynaha telphon maheysto oo gacanta mudane madax wayne numberkaga isoo qor aan kusoo wacee
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 часа назад
xasan oo is wacdiniya war isag iskahadlayay oo ismaagaya
@maxamedadan35
@maxamedadan35 2 часа назад
KADA DADKA BEEN WAXA TAHAY KHAYIN WADAN JOJI MUSUQA IYO QABYALADA
@abobasement346
@abobasement346 2 часа назад
war no dhig magacah somaliyed tugyahaw dhaqankah xun war waxan dhaqankah xun kah sarah masjidkah kuwah dhegaysanayah munafaqan saladodu waa waxbah kamah jiran war ku tugadah mel kaleh kanih wuxuu idin horseday cadab
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 Час назад
Aby miyaa halahaaas qor ku soo yiri kalabyahoow kadaabka ah
@khadarhassan3447
@khadarhassan3447 Час назад
Hassanow, Waxaan garan la’nahay sababta Aad xukunka usoo raadsatay, Ileen intan hadda Aad na leedahay Adiga oo Oday shacab ahba waad dhihi kartay dadka?
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r Час назад
Aday ku arkeen orod butlan tag hadad nabada rabto runta hadii ey tahy car sicid deni u taag
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 2 часа назад
Ma bilaabatay!!!
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r Час назад
Adiga abaabula oo hubka u qaybiya
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk Час назад
Xasan dhiiqow abgaalbaawadee oo jooga xaafiiskaagee maadqabatid
@abdullashire9236
@abdullashire9236 2 часа назад
Aaron kanaa illahay quluubtada og wxaan bilowday naga waaninaysaa kuwa hadda ku horfadhoga kabilow in ay xa1a dadka ilaaliyaan
@amalhope42
@amalhope42 2 часа назад
Oo adiigu maxaad aheed markaa cadoow nagu tilmaanayeen kuwii aad soo banaan bixiisey adiiga ka kow ah xasaan waxaad sheegeysiid
@okamax4402
@okamax4402 Час назад
Allah sees you STOP the lies & STOP hiring only your Qabil
@MohamedDahir-t2s
@MohamedDahir-t2s Час назад
Kkk waxa la yaaba sida uu isaga waramayo
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r Час назад
Meday masharicdii butlan benlow munafaq bad tahy kuma rabno dhac
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 2 часа назад
BEENAALOW XASAN XUMOOW QOFKA QALDAN AAD SHEEGEESID SOO ADIGA MAAHA
@MohamedDahir-t2s
@MohamedDahir-t2s Час назад
Kkk kkk hadalkaaga iyo camalkaaga iyo calooshaada is waafaji. Waxaan aad ugu faraxsanahay inaad Adigu iska waramayso sida aad dswladnimadii u burburisey iyo sida asd umada somaliyeed ukala ergeysey iyo sida aad ugu guuleysatey muqdisho inaad dadka ku caburiso iyo inaad umada somaliyeed u sheegtay muqdisho inay tahay goof aad leedahay.
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w Час назад
tuug tuug yaa ku aaminaya masaajidka beenta kala tag maayd usujuude
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 Час назад
Muuse Suudi ka soo bilow kkkkkk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk Час назад
Subxaanalaah war hadda ma masaajid ayuu joogaa dadka uu hortaaganyahay soo dad damiirleh maahan may dhahaan war naga aamus beenaale
@abdialinur1548
@abdialinur1548 2 часа назад
Horta koo adiga xiska soo celi talada wax garadka soomalieedna qaado oo wixii heshiiska lagu ahaa u soo noqo xasanow
@jujidhe
@jujidhe Час назад
War Ninkaan mow masaajidka been ta ka daayo. Ee eeyaha uu soo dirsaday oo umada u gafaa xilalka ka qaado maxkamad soo saaro. War beenta iyo qabyaalad a nagala tagoo masjid kana ka bax.
@SiciidHosen
@SiciidHosen Час назад
Hassan xaaraan 😊
@cabdimahad1142
@cabdimahad1142 2 часа назад
Kkkkk xasanooe mac ayaad isku qaadatay wllh
@muktara.9989
@muktara.9989 2 часа назад
Beentakadaa masjidka shacabka xamar qaxistaye kuwii aakhrana qaxistaye beentasheegaya
@omohaji
@omohaji Час назад
qabiilisti qurman oo aan xishoon kuwa dadka caayaya oo aad xilal ku taxday yaad usheegee adeeroow masajidka cayaarta kadaa kuwa kuxiga ee dadka caayaya horta wax kaqabo munaafaq yahoow
@qassimyusuf9694
@qassimyusuf9694 33 минуты назад
xasan shekh wakadab wabeenale ismamaqlayo waxoolo wamaxishode
@muktara.9989
@muktara.9989 2 часа назад
🐊🐊🐊🐊🐊🐊🐊🐊🐊🐊🐊🐊😭🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤 sowe adiga ma ha Kane dadkii kala fogeeyayey shacabkii iyo goboladii nacaybe ka puntlande burburto baade rabtaah Barlamaane kaxunjiro qabiurihii kawarane
@issaissa8197
@issaissa8197 2 часа назад
BENLOW BARAKA LAWE
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r Час назад
Kuma rabno ee dhaf
@maarmaar6136
@maarmaar6136 2 часа назад
Rabiyow hassan sheekh sharkiisa umada somaliyeed ka qabo subxanallah wofka masajidka alle tixgalin wayay miyaa bina adam tix galin war hassan sheekh waxii munafaqada beenta ah haka daayo meelaha kalena almino haka sheego subxanallah kii konfurgalbeed shacabkooda dhan itoobiyan ku sheegay u isagu so diray baa jooga xafiskiisa rabiyow hassan sharkiisa umada ka qabo subxanallah
@ahmedabdi8094
@ahmedabdi8094 2 часа назад
Dalkan adiga siyaasad xumadada dhibaato aan ahayn ma haysato
@shukrigafow9460
@shukrigafow9460 Час назад
Ciyalasyw luu uegyahay😂😂
@mohamedmohamed-qi4bv
@mohamedmohamed-qi4bv Час назад
Hore usoco Madaxweyne long life
@ibrahimhassan9542
@ibrahimhassan9542 24 минуты назад
Beentaa kadah misajidka
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r Час назад
Tuug ilahaw naga qabo benlow ilahaw cudur kugu rid aamin waa jimce tuug meday somali
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk Час назад
Hhhhhhhhh kuwo awr ah ayuu iskaga sheekeynayaa 😮😮😮😮😮
@muriidikilla8362
@muriidikilla8362 40 минут назад
Beelo
@maslax1119
@maslax1119 2 часа назад
Manta hadaalku ku hadlo bare hadaalkae ku hadlayaa isma ogo mo ka qado ninka gafay umaad dhan cabareeyay ku telmamat waceelo jagda fadheyaa shali farmjo caynay manta reer kale wax la ogtay weye qadkesa wuu wata ninkaas
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r Час назад
Xasan tuug waa benta
@mohammedabdi7534
@mohammedabdi7534 Час назад
Kasma ahahawiye
@Mohamed-t2y
@Mohamed-t2y Час назад
😂HASSANOW BEENTA. NAGA DAA !....ADIGA AYAA UMMADDA KALA SAAR SAARAY....REERKAADA AYAA U BOOBTAY, WAXII DADKA KA DHAXEEYAY......AAYADDA SI BEEN AH, HA U SOO DALIILSAN..... 😂😂😢😢😅😅
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r Час назад
Shaqda ka eri ninkii caytama ninkii yiri konfur galbred wa wacallo
@IsmailIsmail-sk4ox
@IsmailIsmail-sk4ox 2 часа назад
Xassan munaafaq beenaale tuug ah wadankii meeshii ugu xumeed ayuu ka jirto
@HuseenAbuukar-j7o
@HuseenAbuukar-j7o Час назад
Garguurte munaagiq iska dhaaf beenta masaajidka dhexdiisa adiga iska daa dhuulka dadkaa iskaleh
@abshirmohamed9935
@abshirmohamed9935 Час назад
Hasanow illhay waa ku arkayaa beenta masaajidka kadaa iyo khayanada oo umadda somaliyeed ka xishood illahay iyo umaddiisa oo fitnada maasidyada kala bax tuugada illahay baydkiisa ha u. Maraakhti galin manaafaq baatahay
@xasannoor487
@xasannoor487 2 часа назад
katabkataab dhalay oo mujram ah ayaad taha ale agtiisana naarba kuu taale
@mohazat5009
@mohazat5009 41 минуту назад
Kadaab weyn
@shukrigafow9460
@shukrigafow9460 Час назад
Benlow😂
@bravaboy441
@bravaboy441 57 минут назад
Yaaa munaafiq
Далее
FARXIYA KABAYERE LASIRXAY REACTION BUUQIISA WATA
9:54
Просмотров 4,3 тыс.
Tamsaasa Guyaadhaa Guyyaa
Просмотров 264
🔴 NTV LIVE | September 2024
Просмотров 885
IMAANSHAHA LAFTAGAREEN EE MUQDISHO (4578)
2:47:22
Просмотров 3,2 тыс.