Тёмный

"Madaxweynuhu waa saxiibkay" Abwaan Jiheeye oo suugaan ka tiriyey xuska 26 June 

MM Somali TV
Подписаться 480 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Опубликовано:

 

24 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 62   
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 2 дня назад
Mansha allaaah abwaan jaheeye ilaahy haku xafido walalo qali 🎉❤❤❤
@ZeinabAarjaamac
@ZeinabAarjaamac 2 дня назад
Maansha allaah geesi geesi dhalay ,aad baad umada u haasaawin taqaanaa murti ruug is maqlay alla ha ku xifdiyo.
@MariamMohamed-gq9pg
@MariamMohamed-gq9pg 2 дня назад
Abwaan igaa daa mashallallah aafkou koumo goowo allah mah nin qi.malah wadanka jooga VIVE SOMALILAND
@maxamednasteeex4359
@maxamednasteeex4359 3 дня назад
Abwaanku iyo fanaaanku waa meelaha aynu hodanka ku nahay balse weerar qarsoon la inagaga soo qaaday qaar badana inaga galaafatay waayo albaab khatara ayaa la inaga soo galay oo ah diiin ina la inooga dhigo in abaawanka iyo fankuba xaaraan yihiin dabadeed ilayn waa hibo lagu dhasho oon cidi aanay bixine aay kaga dhegtay eray aan la yaabo oo ah ilaahay ha inaga madoobeeyo iyagoon kaba fikirinba wax cad sidee loo madoobayn karaa sawkan cadba goormuu cadaanku dembi noday
@horijoogmedia
@horijoogmedia 3 дня назад
Abwaanka waligay ma dhagaysan waa abwaan dhamays tiran
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 дня назад
miyaan dhibyaraan ku dhiibi karaa ? ninkay dhibaysee cidlada ka dhurmaa !!!!!!!!!!! midnimo dhimatay kusii dhaganyahee dhagaaha ugu ridaa inaanay dhacayn !!! from saylac city
@ahmedmusse9562
@ahmedmusse9562 9 часов назад
SSS Somalia 🇸🇴✅✊
@IidAbdiqaadir
@IidAbdiqaadir 2 дня назад
Mashed allaah
@ahmedanshur4705
@ahmedanshur4705 3 дня назад
Waa sax Madaxweyne somaland waa mid kale
@zakirboss143
@zakirboss143 2 дня назад
Shaaha aqalka afarta albaab leh laga cabaa wuu ka saameyn badan yahy shaaha laga cabo meheradaha Suuqa ku yaala
@zahraahmed2519
@zahraahmed2519 2 дня назад
Ma shaa Allah guul iyo gobanimo somaliland
@HalimoAhmed-rg8eb
@HalimoAhmed-rg8eb 2 дня назад
Masha alaah ❤❤❤❤❤❤❤masha alllh
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 3 дня назад
Jiheeye abwaan jira
@zakirboss143
@zakirboss143 2 дня назад
Guulwadeyntu Wax maaanta bilaamatay maaha EE Siyaad bare ba wuxu lahaa Kuwa afka u macaaneeya.
@Halgame334
@Halgame334 2 дня назад
GUULWADE WA MAXAY MA XUKUMADU USHAQEYA MAYA MUWDIN MADAXTIYADIISA TARIKH KA SHEEGAY WAX BENA OD WONSATAY SHEEG
@ibnusudiabousudi5812
@ibnusudiabousudi5812 2 дня назад
Waad soo habsaantay,
@Cumarawcali
@Cumarawcali 2 дня назад
Afartaa goglyee araar gaw makaga siiyay Maasha allaah abwaan jiheeye
@ibraahimxiis359
@ibraahimxiis359 2 дня назад
Abwaan waxaagu baal bayka rarnaan jireen laakiin caawa sidii roolonda ayaan qasab.kugutaageeray mahad sanid caawaad ugu runbadan tahaye
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 3 дня назад
Amxaarada iyo badda Abasinya lasiiyey kahadal haddii kale waxaa tahay Guulwade dufan raadis ah.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 3 дня назад
koobkii kafeega ahaa ee galabta laga bixyey ayaa ka hadal siinayana , bes
@akramcabdi5686
@akramcabdi5686 3 дня назад
Maydkii ma cashuurtay misa ana 20ka so dira Mida kale ana signals kuso diraya free ahe Iga so qabo telegram Siyasada yanad ku walane
@hasansudi9404
@hasansudi9404 2 дня назад
Cidanka axmaarka markad dhulkiina ka saartan ayaa laga hadli doona Taas
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 дня назад
@@hasansudi9404 walal anigu hadaan shacab ahay ogol kuma keenin ogolna hada kuma rabo in itoobitaan uu joogo caro Soomaliyeed, ee waxa inagu socda istiratijyad aay itoobita wadato oo soo bilawday aasaskii aay aasaastay SSDF,SNM USC, ilaa hada wuu sooctaa in Soomaali taariikhda laga saaro balse ilaahay ma oran
@cabdiraxiincilmiismaciil6644
@cabdiraxiincilmiismaciil6644 3 дня назад
warkiisu.waacadyaha
@Waayoarag98
@Waayoarag98 2 дня назад
Kkk waa xikmad. Masaabiirtaay.
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 3 дня назад
Jiheeye madaxtooyada ayaa looga so xiirey
@IkraanDhamac-hy2kr
@IkraanDhamac-hy2kr 2 дня назад
Masha allha ninka raga waa ka
@Halgame334
@Halgame334 2 дня назад
QUDBADA ABWAANKA DARASAD XEL DHERBA KU DUUFANN
@cabdijaamac6968
@cabdijaamac6968 3 дня назад
Jiheeye yaa u so xiiray 😂😂😂
@zakirboss143
@zakirboss143 2 дня назад
😂😂😂😂
@MaxamedCalisaahidmaxamedcalisa
@MaxamedCalisaahidmaxamedcalisa 8 часов назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 3 дня назад
GUULAWADAYN KUU HARTAY MAJIRTE ISKA RIDO LAFTAADA XUN
@keyseahmed2253
@keyseahmed2253 2 дня назад
Oo ilayn kani Guulwaduu ahaa
@qaduurabinuqaduur2704
@qaduurabinuqaduur2704 3 дня назад
Jiheeya Waa Duurxulay Doqoni Ma fahmin Lkn, Lagu Nin Ragi KU Fahan🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 3 дня назад
Inta keliya ee muuse aan ku taageraa was intaa.badda.sidiisa ka waa necebahay in uu sii xujumo dalka.
@cabdijaamac8489
@cabdijaamac8489 3 дня назад
WAR ISAAQ DHEH
@abdirizakhassan1073
@abdirizakhassan1073 3 дня назад
Waar abwaankii maxaa ku dhacey. Ismaanlaheyn guul wade ayuu ku danbeyndoonaa. Waa duni
@maxkaawialhashimi6880
@maxkaawialhashimi6880 3 дня назад
Abwaanku madaxwaynaha inuu ku kacsan yahay ayad moodaa
@laamaha
@laamaha 2 дня назад
Kan waa tageeri jiray lakin manta wixi Ka dambeeya warkisa waa xiray 😊
@mom.iit-
@mom.iit- 19 часов назад
😂😂😂 huwanta gudaha yaa kuu baahn 😂😂😂😂😂
@mohamedbarre2566
@mohamedbarre2566 2 дня назад
Muse o umada halaagay dembi weyn kukacay dembiya ka galay umada somali o dhan, hada jeceshahy naarta uraac o hoy haidin noqoto waayo muse hadu awood ulahn laha nukilar somali wa huba inu ku ridi laha abwaana ma tihide hunguri ba ka galay imaanlaawe tahy.
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 дня назад
Dadku hadday wax maqlayaan diinta ayey wax ku qaadanahaayeen Diheeyow.
@ahmedmusse9562
@ahmedmusse9562 9 часов назад
🏃🏃😂😂
@abdulnashville2020
@abdulnashville2020 3 дня назад
NAcamleeye wadhafay kan yaac
@user-fp8wh5ss1u
@user-fp8wh5ss1u 2 дня назад
Abwaan sharafti dishe dushadana eed ku qaade dulmiga u hagoog iyo xumaanta lkin muuse waa lanacay
@aishabarakalaafikummahadss1670
Hhh imisa dumara ayaa meesha u jooga jiheeye😂😂
@user-fp8wh5ss1u
@user-fp8wh5ss1u 2 дня назад
Duli duli amanay duuni qaate
@osmanmohamed6893
@osmanmohamed6893 2 дня назад
Gabayow xaal qaado oramkan afka bartay yaa naga aamusiya
@suhaybsiyad2709
@suhaybsiyad2709 2 дня назад
Odaygu sookan sidii caruurta xiirtay
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 3 дня назад
Badda itobiyo xaq bey u leedahay in laga kireeyo.sababta was did alle inala mid dhigay oon bad laheyn.waana bani aadminimo, jaarnimo.iyo wax kasta oo kelmadan la.micno ah.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 3 дня назад
Ma ogtahay waxa maanta ka dhacaya gobolka city, aaway Soomalidii halkaas deganeed, ma ogtahay in itoobiya aay maanta shacbigii City ku tilmamen argagixiso?! war miyaadan dhug lahayn ?! war dhul boobka lagu haayo Soomaali Galbeed ma aagto miyaa ?! adiguna si bilaash ah ayaad Bad ku siinesaa war isku xishoo oo adigu hays Toogan
@YasiinDheere
@YasiinDheere 2 дня назад
Reer ba loo raran yahay
@shariifcumaribraahim7380
@shariifcumaribraahim7380 2 дня назад
😂😂😂😂
@KhadarMaxamuud-hf6zy
@KhadarMaxamuud-hf6zy 3 дня назад
Abwanku tarikhda goobta lagaga sexeexay ingiriiska wuu khalday
@akramcabdi5686
@akramcabdi5686 3 дня назад
Adu ko noqo ada khalde Mar ka hore abwaan Marka xiga nin wayn oo go.yo badan jiray Mar kale madal wayn Marka danbana diyar garaw Ninka waxaso dhan ku suntan Isma lihi uu gafe bal adu ku noqo halka
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 3 дня назад
War bal ki abwaanka la moodayay eega kkkk acuudu bilah bal qofka u amanayo eega kkk
@sahragubadle1602
@sahragubadle1602 4 часа назад
Kpppplllllllllp00ll0lllp0
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 3 дня назад
Baq baqle shoodhe qabyaaladed kkkk
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 3 дня назад
Waxba ha salaamin duliga muuse,ilaahay meesha ha dhaafiyee.aamiin.isaga iyo inta uu wataba.
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 3 дня назад
Dadku waa masaabiir + jiingada + loox = umad meel dagan
Далее
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
02:48
Просмотров 34 млн
" 26 June waxaa iska leh Somaliland" || Ruwaayad
21:36