Тёмный

Made In Somaliland 

Ali Jibril
Подписаться 5 тыс.
Просмотров 86 тыс.
50% 1

"Made In Somaliland" waa filim documentary ah oo aad ka ogaan karto Warshadaha Wax-soo-saar ee ka hawl gala Somaliland, sidoo kale wuxu filimku iftiiminayaa kobaca dhaqaale iyo horumarka Warshadaha Somaliland. Waxa filimka soo saaray ‪@AliJibril‬
Xuquuqda filimka waxa iska leh Wasaaradda Maal-gashiga iyo Horumarinta Warshadaha Somaliland

Развлечения

Опубликовано:

 

28 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 196   
@MHD6203
@MHD6203 2 года назад
Insha allah maalin dowlad laga aqoonsanyhy dunida wad noqoneysaan keep goin my brotbers from🇸🇴
@farhiaabdi2222
@farhiaabdi2222 2 года назад
Thnx wllo qaali 🙏🏼🙏🏼 idinkana nabad guul iyo horumar ayaan idin rajaynayna inshallah 🙏🏼🙏🏼🇸🇴💚🤍❤️
@jamelmixile2298
@jamelmixile2298 2 года назад
Waxaad tahay walaal guush somalinimo jecel we love Somaliland 🟩 ⬜️ 🟥
@abdihakimyusuf2628
@abdihakimyusuf2628 Год назад
Warsan ayaad ku hadashay mudane waa hubaal inaad tahay qof garaadkiisu sarreeyo. ALLAH haku barakeeyo. Soomaalidu degaankastoo ay ku noshahayna Allah barwaaqo iyo horumar lasoo baahdo ha dhigo.
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 3 месяца назад
Thankz
@MHD6203
@MHD6203 3 месяца назад
@@abdihakimyusuf2628 amiin
@maxamedcabdi5369
@maxamedcabdi5369 2 года назад
Allaah ayaa mahad leh. Walaalayaal waa muwaadin Macalin ah waxaan dadkayga kula talinayaa kuna adkaynayaa codsigaygan " iibso oo isticmaal shay kasta oo warshadaha dalkeenu soo saaraan oo dhiirigali waxsoosaarkeena gudaha. Noqo wax tarre ee ha noqon waxyeelo iyo dhiblow u adeega shisheeyuhu waxay dibada inooga keenaan" Mahadsanidin.
@deenahspace7754
@deenahspace7754 2 года назад
Masha allah Allahumma barik Hanbalyo Somaliland 💚 🤍 ❤ hormar wacan insha Allah
@alisharif6396
@alisharif6396 2 года назад
MashaAllah ❄️ I'm happy to see new changes Somaliland❄️❄️❄️❄️❄️❄️❄️❄️
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 месяца назад
Boorama maansha Alaah waa mustaqbalka Somaliand ❤❤
@SomGaming77
@SomGaming77 2 года назад
qofka muwaadinki wuu ilmaynayaa markuu arko dalkiisoo horumaraya
@Aum_Akeedoz
@Aum_Akeedoz 2 года назад
Maansha Allah waa horumar lataban karo run ahaanti oo muwadinkasra oo reer somaliland ah kufarxo Guul iyo gobonimo ❤️
@naimajama5303
@naimajama5303 2 года назад
Mansha Allah wale reer Somaliland waa dad shaqeysta guul iyo gobanimo. Halka ka sii wada 💚🤍❤
@updimuze9428
@updimuze9428 2 года назад
Inantan kartideeda wa ka heley masha allah wa qof cilmi ku qalabeysan🥰
@Abdirahman-ty6ku
@Abdirahman-ty6ku 2 года назад
Masha Allah my beloved country Somaliland 💚🤍❤ walaahi waa wax lagu farxo horumarka xoogan ee xaga wax soosaarka dalka Thanks Sagal
@abshirkabbacasealikabbacas5654
Wlhi anoo intaa ku nool magalda hargaysa Am aamin sanayn in ay leeyahy wadankayu 40 warshadood Wlhi aad ayaan ugu farxay waana wx lagu faani karo Mshlllh mshlllh
@ameenmohamed2058
@ameenmohamed2058 2 года назад
Mansha allah waa wxa aynu ugu bahi qabno in uu yeesho wadankeenu wax soo saar wadanka gudihiisa lagu farsaneeyay Aad baan u boogadinaya mawadiniinta reer somaliland ee sameyay ganacsiyadan quruxda badan. Mansha allah well, good jop.
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 2 года назад
aad baan ugu farxaa markaan arko warshada dhulka somalida kuyaala
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 3 месяца назад
Somaliland dheh oo dadka aad aragtay wanaagooda quudh somalidu madaxa iskuma sidatee thankz wl
@ayaanleg
@ayaanleg 20 дней назад
CUQDADAYSAN... Baastar. Waar waa SOMALILAND ♥️
@anwaromar460
@anwaromar460 2 года назад
ManshaAllah, Hor usocda SOMALILAND
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 Год назад
Maasha Allaah, waa wax lagu farxo. Ciil baa i hayey oo aan is lahaa hadma ayaa adduunyada la tartamaysaan oo aad waxsoosaar yeelaynaysaan. Waxa ii muuqata in shacabkii iyo dawladdiiba ay dadaaleen oo warshadihii ugu baahida badnaa la abuuray bilowgoodii. Allaha idin barakeeyo oo ha idin xafido. Waxa iga dardaaran ah warshad birta shubta ha la sameeyo oo ha la isugu tago. Warshadaasi waxay laf dhabar u noqonaysaa Warshadaha oo dhan oo ay u samaynaysaa dayactirka ay u baahdaan.
@zuhoercali3173
@zuhoercali3173 2 года назад
Mashallah tabarakallah waa wax farxadle waxan rajaynaya in ay musha har fican qatan intabadan wax shaqo culus shaqa SHARAFLE🥰
@camaardeeqgole256
@camaardeeqgole256 2 года назад
Maansha Allaah Wallaahay Waan Ku Farxay Dhabta Markaan Kahadlo Runtaana Ah Guushaani Uma Soo Hoyan Un Somaliland Lkn Waa Mid Mustaqbalka Fog iyo Kan Dhawba Magac Reebi Doonta
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 года назад
Masha Allah Tabarakallah Hore Usoco Somaliland
@mukhtarjibril4473
@mukhtarjibril4473 2 года назад
Masha Allah hore usocda dadkaygii 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@abdirahmanabdule7145
@abdirahmanabdule7145 Год назад
Waxaan isorankaraa waa guul iyo hormar Walala somaliyeed gaareen Lkn waxaan kasiijeclaan lahaa inaan maalin arko Shanta somali oo wada nabad ,Hormar iyo Awood aduunyadu kulatartanto .waxaa ladihi karaa dad is jacel oo quluubtodha fayoowdahay ayaa somaliland jooga MashaAllah
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 2 года назад
Majirto dib unoqosho keep going
@abdibasidshabel7868
@abdibasidshabel7868 Год назад
Mansha allah horomarka uu Jamhuuriyada Qaranka Somaliland ay ku talaabsatay alle nabada iyo horumarka hawgu wado sidoo kale waad ku mahadsantiin barnaamijkan qiimaha badan eed soo tabiseen
@msa_1439
@msa_1439 2 года назад
#Somaliland The Country of Freedom and Enterprise
@hassankusow
@hassankusow Год назад
Mashallah, Somalilanders have unity and that's their strength. well done.
@Maka0492
@Maka0492 2 года назад
Mashallah guul Somaliland. Itaas iyo iin ka badaan ayaan rajenayna
@xafsacali9243
@xafsacali9243 Год назад
Manshallah wadankayga allaw dhawr💚🌧❤
@muntazissa6837
@muntazissa6837 Год назад
masha allah wa guul ilahay ha barkeyo reer somaliland way dedaleen runtii iyadoo cid cawinaysa jirin
@yousbroido8359
@yousbroido8359 2 года назад
Allah akbar Waa farhad Somaliland aa nolado Ha warto
@Innamadar
@Innamadar Год назад
Mashaaa allah tabarak Rahman. Ilahay dadka wadankooda warshadaha u huray ee dhalin yarada shaqo abuur u samaysay ilahay risiqooda ha u waasiyo oo ha barakeeyo oo ilahay xafido. Tijaarta kale ee dibada wax ka so dhoofiya ee dadka waxba u so kordhin waxan leeyahy u dayda Ragan sharfta iyo karaamda umadn ee umadooda u naxariisanya. Horn cabel iyo quruxlayda barnamijka daadihinaysa qalbiga idin salaamay❤❤❤❤
@mahmuodali8164
@mahmuodali8164 Год назад
Amin
@ahmedabdimahad6849
@ahmedabdimahad6849 7 месяцев назад
Masha allah allaha u ziyaadiyo iyagana haa ka dhigo kuwa shukriya.
@salamkala14
@salamkala14 2 года назад
Inshallah ilhayow wadanka no barake
@warsamemahmoud8706
@warsamemahmoud8706 2 года назад
waa barnaamij wanaagsan wll.
@mahmuodali8164
@mahmuodali8164 Год назад
Dalkeena somaliland iyo dadkiisa allaha inoobarakeero aadban ugu farxay hormarka kasocda wadakeena somaliland illahayoow inoo xifdi wadakeena somaliland
@guuleedfaracade8964
@guuleedfaracade8964 Год назад
Allow Nabada noosiyaadi adawayne
@Jamac1573
@Jamac1573 2 года назад
Masha allah guuleysta Somaliland
@Adam-rg2gt
@Adam-rg2gt Год назад
Maasha Alaah, was horumar wanaagsan...Allaha idiin barakeeyo oo ha idiin adkeeyo waxsoosaarkiina iyo ganacsigiina. Muwaadiniin badan ayaad shaqo siiseen. Wallaaahi waan ku farxay. Su'aashu waxa weeyi away warshadihii dawladdu. Madaxdii aan doorannay ee aan ducona daba dhignay maxay warshado ah ee ay sameeyeen. Mise hurdo.dheer ayey galeen. Madaxyahya hurudaa aad baad u nasiib badantihiin. Shacabkaasi wadanka qurxiyey ayaa idin goos fadhiya. Xishooda oo hurdada ka kaca.
@hamseabdiali5045
@hamseabdiali5045 2 года назад
masha allah dadkyga rer somaliland hore usocda insha allah🤗
@user-pq8rw1uz7m
@user-pq8rw1uz7m 5 месяцев назад
Mashaa allah waan ku farxay wllhi markan arkay wax soo saarka dalkayga hooyo Waxana rajaynayaa in ay dawladuna taageerto oo ay joojoso alaabaha dalka dobadiisa inooga yimaada inshaa alllah
@munamuna3686
@munamuna3686 Год назад
Mashallaah Mashallaah guul somalinad ilahey ha iidin barakeyo walaahi waan ku farxey inshallaah guul iyo gobnimo horey uu socda inshallaah 🙏🟢🔴⚪️🤲🏻
@Janno190
@Janno190 2 года назад
Maasha Allah tabaarakalaah illahay ha barakeeyo dhamaan Reer somalilland ❤️❤️❤️❤️❤️
@abdihakimyusuf2628
@abdihakimyusuf2628 Год назад
Maasha Allah waxaad dhinac fiican naga tusteen horumarka baladhan ee wadanka ka socda. Waxaan u mahad celinaya Allah wayn ee nimcada iyo horumarkaa inoo fududdeeyey. Waxaanan eebbe koreeyye ka baryayna inuu inoo siyaadiyo. Waxaan markale u mahad celinaya gabadha daadihinaysay muqaaalkan, soo saraha, diyaariyaha, iyo dhaman intii ka qayb qaadatay muqaalkan bilan iyo degalkan barta bulshada ee baahiyay muqaalka. Waad mahadsan tihiin dhamaantiin hawl ficaan ayaad u qabateen bulshadeena. Waxaan soo jeedin laha hadii aad soo dhawaynaysan talooyinka dadka ku taxan bartiinan bulshada ee muuq baahineed, in aad markaad sheegaysan xirfada qofka aad kusoo qortaan afkeena hooyo si aad u dhiri galisaan in aad ilaalisaan afka aynu ku hadalno. Si ay dad badan uga faa'iidaystaan eray bixinta aad ku sheegtaan xirfadaha kala duwayn. Wa bilaahi tawfiiq.
@geeleckariim4362
@geeleckariim4362 2 года назад
MAANSHA ALAAH my country and people
@rocky4066
@rocky4066 3 месяца назад
maasha allaah ganacsatada hantidooda waa inay ku maalgeliyaan waxsoosaarka iyo horumarinta warshadaha meeshii aay qaarkood ay maalgelinjidheen dagaalada iyo qabyaaladda iwm.
@clraxmaanmaxamuud451
@clraxmaanmaxamuud451 Год назад
Hilaaca cirkaa kuhooray hooray hooray. guuuuuuuul qarankeena somaliland
@hdA7573
@hdA7573 4 месяца назад
Ilaahy wa amaanadaada Somaliland ee noo ilaali ya rabbi❤
@Caliya2020
@Caliya2020 Год назад
Mashallah ilaahay haw barakeyo warshadahooda
@ahmedsomali2232
@ahmedsomali2232 2 года назад
Masha allah dalkaygoow🥺♥️
@amalismail7772
@amalismail7772 2 года назад
masha allah warshadaha hala badiyo,waa laf dhabarta bulshada iyo wadanka
@sistasafi3263
@sistasafi3263 Год назад
Allahu Mubarak this is wonderful 💕
@kalenooc4938
@kalenooc4938 2 года назад
Waa wax lagu farxo somali oo warshado badan dalkooda ka sameenayo
@abokormoh6924
@abokormoh6924 Год назад
Runtii waa vedio qof walba oo Somalilander ahi ku farxayo marka uu daawado❤❤
@azmamohamoud5725
@azmamohamoud5725 9 месяцев назад
Mnsha allh mnsha allh
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu Год назад
Masha allah allah habarakeeyo❤❤
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Год назад
I am proud of Somalilanders.
@mustafamuse2904
@mustafamuse2904 4 месяца назад
Masha Allah.
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 2 года назад
waxyaabaha dhulka somalida laga soo saaro yaan laga ogolaan in iyagoo kale dibadha laga soodejiyo ama canshuurta halagu kordhiyo si waxa somalida dhexdeeda suuq u helaan
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 2 года назад
Dibadha 🤣🤣🤫🤫🤫.Tani waa somaliland.adiga wax lagaa waydiin maayo.dibadha ayaad ka tahay .🤣🤣🤣
@kalilrage8873
@kalilrage8873 2 года назад
@@abdihakimahmedjamanuur8999 feker fiican buu inanku sheegay ee wax xunba muu odhan maxad ku maagtay
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 2 года назад
@@kalilrage8873 dibadha 🤣🤣. somaliland waxba kama galin . Se adigu maxaad ahayd.
@abdirahmanjama9290
@abdirahmanjama9290 Год назад
@@abdihakimahmedjamanuur8999 eeyga xun ma aragtaa Dalka Somaliland ma odhan karo dhulka somalida ku lahaa waa xoolo xoolo dhalay....
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 Год назад
@@abdirahmanjama9290 war waa eey.waa xaasidkeena .ileen nin nool oo wax kar leh uunbaa xaasid leh. Iyagu xaasid Malaha waayo waa bila wax kar .markay Ina arkaan Bay muraaradilaacaan.🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@user-yv3of1gy1c
@user-yv3of1gy1c 5 месяцев назад
Masha.allaha❤❤❤❤❤❤❤. SOOMAALILAND ❤❤❤❤GUUL.GUUL ❤❤❤❤❤MASHA ALLAH ❤YOU ❤
@mohamedadan2711
@mohamedadan2711 2 года назад
Sax abaayo walashey qaaliga
@rocky4066
@rocky4066 3 месяца назад
gabadhani ayaan aad ugu bogay quruxdeeda maasha allaaaaaaah
@djibrilmahamoudahmed4677
@djibrilmahamoudahmed4677 Год назад
#mash'allah #tabarak'allah somaliland ❤ allah-fi
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Год назад
Xoolaha ha nagu dhamaayinina huuno
@luqmanahmed3191
@luqmanahmed3191 23 дня назад
mash Allah we are always proud of the progress of Somaliland. It is not as they want to show that the rest of Somali is against the progress of Somaliland, we have no negative feelings toward it instead we love the northern part of our country 💝
@jirfe
@jirfe 2 года назад
Waa maasha alaah
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo 2 года назад
Masha'allah
@mohamedadan2711
@mohamedadan2711 2 года назад
MashaAllah
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 Год назад
Maha Allah we are have many factors in our country but remain in food sector special business Arigcartion we need more focused in farmers industry
@abdirahmanagane2903
@abdirahmanagane2903 2 года назад
Qabyaalad iskareeba waan liibaneysan reer somaliland or else forget peace and prosperity
@abdirahmanjama9290
@abdirahmanjama9290 Год назад
yaa zooanimalia ka qabyaalad xun...
@cabdiwahabcarabcalidirie3932
@cabdiwahabcarabcalidirie3932 2 года назад
Mansha allah, intaa iyo inka badan waanu gaadhi insha allah.
@user-ze3ku7kt9s
@user-ze3ku7kt9s 3 месяца назад
Masha Allah
@abdikaremibrahim9963
@abdikaremibrahim9963 2 года назад
keep going 🔥
@naalleeyee
@naalleeyee Год назад
runtii waa muuqaal indho doogsiya aragtida warshadaha uu dalku uu leeyahay
@rocky4066
@rocky4066 3 месяца назад
ganacsatada waa laf dhabarta horumarka dalka
@yousbroido8359
@yousbroido8359 2 года назад
Wawoo soo badii
@ibraelmi3959
@ibraelmi3959 2 года назад
Mashallah laakin magaca royal naga daaya dee
@cabdiqanifaarax2383
@cabdiqanifaarax2383 2 года назад
Masha allah lkn si warshadaha dalka loosi horu mariyo suuqna uhelan alaabaha dibada laga keenayo cadadis lasaaro
@Last_King2023
@Last_King2023 3 месяца назад
Mashallah GUULAYSATA SOMALILAND
@dalmardaacad8237
@dalmardaacad8237 2 года назад
Waa horumar mashaalah
@edmo8912
@edmo8912 2 года назад
Mashalah🥰🥰🥰
@happycustomer9720
@happycustomer9720 Год назад
Landers are good on business.
@ilhaanf663
@ilhaanf663 2 года назад
MashaAllah ❤
@camaardeeqgole256
@camaardeeqgole256 2 года назад
Warshadahaani Haddii Dadku Aaminaan Somaliland Unbay Ku Ekaan Way Kabax Sanaan Karaan Qaarkood Markay Horumarka Gaadhaan Xagga Suuqa Markaas Oo Kalena Waa Wax Soomaali Oo Dhan Umagac Noqon Doonta I Will Hope
@abdirhmnriizinho6923
@abdirhmnriizinho6923 2 года назад
Qadaadwayntii video gan halaga qariyo cawri ayey bilabayane 💁mia home hrgysa somalilanders madaxiina up ⬆️ ❤️💪💪
@Hiba-uh3ih
@Hiba-uh3ih 2 года назад
Wll qadaad Wayn waxba inagama galin maxaad ka xasuusantahay
@suubandahbo7989
@suubandahbo7989 2 года назад
Wllo Aflgad mawacna jooji waxa
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 2 года назад
@@suubandahbo7989 HOYADOD ANAGA WASNA QADADWEYN REER MIYAD UURLE KKKKKK KA BAX
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 года назад
Waa ruuni Abdirahman waa Xasiidin Kuwasi waxba iinoma oogola
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 2 года назад
Mansha Allah
@umalkhayrmukhtaar9748
@umalkhayrmukhtaar9748 Год назад
Mashallh mashallh ❤
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 3 месяца назад
Somaliland peace full country and developed high technology and enterprise beautiful country 🤩💖❤ freedom country good bless ❤
@ayaanleg
@ayaanleg 20 дней назад
WAA WAX LAGU FARXO. ILAAHAY HAYDIIN BARAKEEYO. WAXAAN KU SII FARXAY WARSHADDA DUMARKU 90% KA AHAAYEEN. WAA IN WARSHADAHA DUMARKA AAD LOOGA QORTO. SOMALILAND GUUL. ILAAHAY ICTIRAAF KANA HAYNOO SOO DHOWEEYO. DAD IYO DAL ISKU TASHADAY ICTIRAAF IYAGAA ISKU HAYA
@inakhaliph194
@inakhaliph194 Год назад
Mcha Allah
@galayr
@galayr Год назад
This video surprised me
@abdillahibasheabdi4904
@abdillahibasheabdi4904 2 месяца назад
Haddiii koronto a helo horumar baa jiraya Koronto jaban
@yasinnuur5714
@yasinnuur5714 Год назад
Wadanka jaarka eey yihin wa kuma .Cuqdad ku dhinta dheh .
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 3 месяца назад
Adigaa Cuqdad qaba oo dadkan horumarka gaadhay xumaan Ladaha socda adeer shaqo yeelo biLaa camaLyahow haiskukaaya dhejin aamin daLkaaga oo horumar sanee
@jamelmixile2298
@jamelmixile2298 2 года назад
Alle nabad wax kaste ha nagu gaadhisiyo inta nabada aan haysan alle ha siiyo
@dajiscom463
@dajiscom463 Год назад
M.a guulesta walaalaha SL
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi Год назад
Masha allah
@somalilandfirst.bashirtara869
@somalilandfirst.bashirtara869 2 года назад
👍🌹⚡
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er 8 месяцев назад
Asc wll hadii aan fikirkeyga kadhiibto horumarka soomaaliland kajira xaga warshadaha dalkasta oo horumar gaarey aad aragto ama aad magasho waxaa sabab u ah waa waxsoosaarkiisa mahadsanidiin
@rashidawad5825
@rashidawad5825 2 года назад
WAR FIICAN SHAQO WACAN!!!!!!!!!!!!!!!!!
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Год назад
WAA LAGA QAXAY EE ISKA ILOW WAA REER CANADA
@Hiba-uh3ih
@Hiba-uh3ih 2 года назад
Hilibka la dhoofinayo kamaan helin xoolihii way sii yaraanayaaan halaga qabto nimankaa waayo aduunkaba wax hilib la dhahaa laga dayayaa!!
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 года назад
Kaalunka bada ayaanu cuuni Hiba
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 2 года назад
Sagalee maxaad usoodayn wayday wax soo saarka Daryeel umaad soo bandhigin sida ku wa kaleh aad usoo bandhigtay
@CabdirisaaqACabdi
@CabdirisaaqACabdi 2 года назад
Mashruucyadan bulshaddu iyagaa maal-gashaday ee dawlada iyo wasaaraduhu lu'gooyo ayuunbay ku hayaan ma maanta ayey iska dhigayaan kuwo garab siiyey ama wax la qabtay!. Bal ha sheegaan hal ganacsade oo ay garab siiyeen ama dhiiri geliyeen!.
Далее
Inside The Biggest Beverage Factory In Somaliland!
20:12
Как вам наш дуэт?❤️
00:37
Просмотров 1 млн
Kettim gul opkegani😋
00:37
Просмотров 1,4 млн
Лепим из пластилина🐍
00:59
Просмотров 549 тыс.
Qare ka soo go'ay beeraha gobalka Mudug
10:07
Просмотров 4 тыс.
MOGADISHO | Suuqa HAYAT MARKET Maxaa Ka Dhiman?
12:49
Come To Somaliland
26:35
Просмотров 28 тыс.