Тёмный

MAGAALADA UGU NOLOSHA JABAN $10 DOLLER MAXAY KU JARAYSAA DIRE DAWA 

DEEQSI MAN
Подписаться 30 тыс.
Просмотров 58 тыс.
50% 1

Dire dawa
Diridhaba
Jigjiga
Hargeisa
Hargeisa vlog
Muqdisho vlog
Burco vlog
Borama vlog
Baladweyne
Moqdisho
Xamar vlog
Xafadaha hargeisa
Jigjigayar
Somaliland vlog
Somaliland
Somalia putland muqadisho laascaanod
vlogging
Traval
Somaliland vlogs hargeisa vlogs
Somalia vlogs muqadisho vlogs kismaayo
jigjiga ethiopia baladwayn burco buuhoodle baydhabo
Sida loo dalxiiso
meelaha ugu quruda badan dalxiisaka
waa sidee dhaqanka Somalidu sidee horumarku samayn karta kaliga sidee lacag ku samayn karta #ethiopia #jigjiga #harar_ethiopia # #somaliland #berbera #hargeisa #ethiopia

Опубликовано:

 

26 апр 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 195   
@deeqsiman
@deeqsiman 2 месяца назад
Ma jirtaa magaalo aad is ledahay magaladan way ka nolol jabantahay ??
@AwliyadaBaladka
@AwliyadaBaladka 2 месяца назад
Wll radakh maxa uso qaban wayday mar hada dire tagtay
@user-so3fd1ep3x
@user-so3fd1ep3x 2 месяца назад
please send me this guy contact or his youtube or facebook, i may come to diredawa
@muniircali1404
@muniircali1404 2 месяца назад
Wll addis ababa ka soo samee nolosha qofka kaliya inta ku baxaysa lacagta
@afgaradmediaproduction3569
@afgaradmediaproduction3569 2 месяца назад
​@@muniircali1404Addis Ababa qaali waaye 2bilood jogay
@faysal9536
@faysal9536 2 месяца назад
Xaafad shamatariya la yiraa ma jirtaa awoowgay baavka shaqaynjiray Allahcyarxamu
@fuaadabdi1137
@fuaadabdi1137 2 месяца назад
Magaladan Waxaa Ku Aasan Aabahay Allaha u Naxariisto
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 2 месяца назад
Aaaaaamiin
@ariyantiabdrahim
@ariyantiabdrahim Месяц назад
MasyaAllah, beautiful city. Allahumma bariik!
@axmedagaaxnuug5731
@axmedagaaxnuug5731 2 месяца назад
mansha allaah deeq sxp qaaliya waxan xasuustay barigaan quraanka wada dhigan jirnay hartasheekha 2007 dii yaraantayadii meeshaad joogtoba alaah hakugu xafdiyo ragu waa kuwii is Arka sikasta oo ay ukala fogaadaanba.from USA.
@abdirashiidmohamed2004
@abdirashiidmohamed2004 2 месяца назад
The cheapest city diredawa great city 👏 👍 🎉
@saqirdahir9855
@saqirdahir9855 Месяц назад
Wax la daawan karo maahan maagala somaliyed oo xabashi qaadatay haku qoos qaatan ku soodhoweysana saan unbaa undanbaysa inay dhulkooda ulawareegan bari ay marti ka noqdan 😰
@maryanabdi8272
@maryanabdi8272 17 дней назад
Wadaniyad run ahaantii ani camal tahay❤
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 2 месяца назад
Waaaw legend always deeqsi maan sxp qalih aad ayaan ku tageeera the best youtuber Big fan From Borama jano ❤❤❤
@mohamedadem4053
@mohamedadem4053 2 месяца назад
Sxb waa Run Best 👌 video 📹 Because no music weeye taas ayan kujeclaaaday
@MASLAX4K
@MASLAX4K 2 месяца назад
❤zaaxiibkey weeye ninka ii birta kashaqaynayo waa shaqo tag zxp ❤legend deeqsi horey Usoco nin adag ayaad soo dhexmartey meheradiisa❤
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 месяца назад
masha allah thank you 🙏
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 2 месяца назад
Deeqsan Masha-allah Waa Video Aad U qiima Badan
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 2 месяца назад
Deeqsi man best somali in Regonal area❤
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 месяца назад
Alla, Jecliyaa Diredhaba ❤ Gaar Ahaaa Suuqa Allay badey Ama Ashawa Aaax, mahad sanid deeqsi man.
@shakircalii
@shakircalii Месяц назад
Triangle Hotel
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 2 месяца назад
Masha Allah walal soco oo somaliland iyo Djibouti melahas so duub 😊❤horey usoco bowe
@Nishkeey
@Nishkeey Месяц назад
Deeqsi Horrumar wacan Ayan ku Rajeynaya Pro❤
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 2 месяца назад
Good job Deeqsi inadr
@AwoOuffaneh
@AwoOuffaneh 2 месяца назад
Masha'Allah my home dirdhabe wad ku mahadsantahy muqalka dirdhabe waa magalo tarikhle huno mahdi RU-vid kiisa noso dhig inshallaha mahadsanid
@ibtisaammahamed902
@ibtisaammahamed902 2 месяца назад
Magladsn hooydy ba ku asaan 😭ilhow ke naxariiiso
@ismacil78
@ismacil78 Месяц назад
Zxp video yashan oo kle hesso ama music baa la sara bro keep going ✌
@adanaxmed9874
@adanaxmed9874 2 месяца назад
Oo waa hotel Thiree Angle, the best Hotel .
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 месяца назад
Masha allah ❤❤❤
@CabdiEid55
@CabdiEid55 2 месяца назад
Mashaa alaah nice vlog
@betterdaysarecomingsoonins6710
@betterdaysarecomingsoonins6710 2 месяца назад
Subxaanallah from Mugadisho . Maxa loo lahaa Diridhabe Somali aya leh ama lehaan jirtay. Inta ganacsi aan arko wa wada Ethiopian side wax yhn 😢😢😢😢 hadana Gobalka City ayan maqlayaa in lawada qabsan rabo o ay dagaalo ka socdaan, Diridhabe bal so hadal side wax yhn wallayaal?????????????😢😢😢😢😢
@abdirahmanmohammed3543
@abdirahmanmohammed3543 2 месяца назад
Qadaadwayn , iska aamu.
@betterdaysarecomingsoonins6710
@betterdaysarecomingsoonins6710 2 месяца назад
Af dulaaq plus qadaadwayn 😂😂😂
@abdirahmanmohammed3543
@abdirahmanmohammed3543 2 месяца назад
@@betterdaysarecomingsoonins6710 mxd kawadaa af dulaaq hhh
@Pip_hunter
@Pip_hunter 2 месяца назад
​@@abdirahmanmohammed3543hada bal maxaa ku caysay ninkaan, sual ayuu weeydiiyay dadka reer Dir dawa, isaaq kamuusan hadlin, Ina adeeryaalow xanuunka ilaahay Inka caafiyo, o meelkasta I nin koonfur ah u ka hadla aan u soqoreysiin qadaadweyn, cugdad baa inku dhacday
@Pip_hunter
@Pip_hunter 2 месяца назад
​@@abdirahmanmohammed3543​hada bal maxaa ku caysay ninkaan, sual ayuu weeydiiyay dadka reer Dir dawa, isaaq kamuusan hadlin, Ina adeeryaalow xanuunka ilaahay Inka caafiyo, o meelkasta I nin koonfur ah u ka hadla aan u soqoreysiin qadaadweyn, cugdad baa inku dhacday
@almiss.hamout
@almiss.hamout 2 месяца назад
Keep Going.🔥
@HousseinYare
@HousseinYare Месяц назад
Maagalo isse waiine Good vidéo afaad isseeeeee
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 месяца назад
Salaam yaa Axbaabii❤
@bondheere..s
@bondheere..s Месяц назад
Thanks
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 месяца назад
masha allah beautiful
@user-ws2bu3it5f
@user-ws2bu3it5f Месяц назад
Mashallha ❤
@farahguirrehhassan7105
@farahguirrehhassan7105 2 месяца назад
Allah ibaday
@ALamudin718
@ALamudin718 2 месяца назад
Keep going😊
@user-dw8sh3is3t
@user-dw8sh3is3t 2 месяца назад
Woow dire fiker
@Ceebla7696
@Ceebla7696 2 месяца назад
Keep going wllo
@AdenOsmanaden
@AdenOsmanaden Месяц назад
Dirdhabe waxa ku Asan Awawgay & Abahay Allaah ha naxaristo
@xalimoxirsi5476
@xalimoxirsi5476 Месяц назад
Ooo kale dirirdhawa miyey a aheen magaalo somaliyeed
@mohammethussein9313
@mohammethussein9313 Месяц назад
Maaha zxp somali 0.5 ayey ka tahay
@aadan_cabdirisaaq-saalax
@aadan_cabdirisaaq-saalax 3 дня назад
Waa nalaga sii qaadayaa
@fantasticfarre8966
@fantasticfarre8966 2 месяца назад
Marmarsa imo sxb
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 2 месяца назад
diri-dhaba yey soomaalidu ugu dhawaaqdaa e✌️
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Месяц назад
Dire dawa dhulki Somalia 🇸🇴 laga dhacay
@Cabdihoobarud12
@Cabdihoobarud12 2 месяца назад
Best video 📹
@AmiirAhmed1
@AmiirAhmed1 2 месяца назад
🎉🔥
@user-ye6ry9zc8m
@user-ye6ry9zc8m Месяц назад
War waa Ashawada dheh Alley baday xaggaas mahan
@siraajizakariye1756
@siraajizakariye1756 2 месяца назад
bro waxan ka codsanena in raaso aad ka kento muqaladn o kale blz
@wezsamapot4207
@wezsamapot4207 2 месяца назад
Noosobadi sxp I'm obsessed your videos
@AwoOuffaneh
@AwoOuffaneh 2 месяца назад
Deeqsi hn mcn no soo badi muqalada dirdhabe fadlan muqalo badan oo qurux badan kaso saami fadlan mahdsanid
@abdulsuleiman4279
@abdulsuleiman4279 2 месяца назад
What baqlawi is ??
@Maxamed-Salad-Gurey
@Maxamed-Salad-Gurey 2 месяца назад
Muuqaalku Waa Baarixi zxb Cogaa Music Ah Ku Dar
@cawaalecalawaash2332
@cawaalecalawaash2332 Месяц назад
deeqsi ahaaaa
@waberihassan7867
@waberihassan7867 2 месяца назад
Machaallah deeqsi walal mahadsanid maqlawe add ayan uu jeceela wlh balse wadanka ma jaago xasuus ayad ii galiseey
@maslah2000
@maslah2000 2 месяца назад
🔥🔥🔥
@user-yd6zz1vf6i
@user-yd6zz1vf6i 2 месяца назад
Wllo aniga 10 dollar isodir arin ihaysata deqsiman kutageraa
@CheerfulChrysanthemumFlo-jc9pl
@CheerfulChrysanthemumFlo-jc9pl 2 месяца назад
Allay baday
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 месяца назад
Hayaay , shaam hotel waxan dagana 2bilood, waxanu Leeyahay masajid wayn oo ku dhexyaala oo nafisa Insha Allah waan soo booqan doona Mar Aan Fogayn.
@thatuv5653
@thatuv5653 2 месяца назад
waxan u xiisey magaladeydii Diridhaba
@saharwafa7539
@saharwafa7539 2 месяца назад
500 dolar jiirka guriga waa qaali. Laakiin nolasha kale waa raqiis.
@sheekowadaag1234
@sheekowadaag1234 2 месяца назад
Dire dhaba waan jacelahy kama daalo ku noqnoqshadeeda
@Riij_vlogs
@Riij_vlogs 2 месяца назад
🔥🔥
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg 22 дня назад
dire dawa mahan waa.diri dhaba
@user-tu7dq2de4i
@user-tu7dq2de4i Месяц назад
Diridhaba 🇸🇴
@hassanolad
@hassanolad Месяц назад
Qaldaan seemberi qaldaan hotelkaan baan deganahay kuye waana isku dhacsanahay
@user-le3ki9dp5f
@user-le3ki9dp5f 2 месяца назад
Diredawa kaneeco iyo kuleyl
@cabdirashiidawxashi1204
@cabdirashiidawxashi1204 Месяц назад
Qaadkayga ayay ii gownaysaa
@mustafedd
@mustafedd 2 месяца назад
Aniga 150 ayaay iga qaadeen meesha basketball jigijiga laga raaco ilaa hotel guuleed 2023 march
@maahirkee3656
@maahirkee3656 2 месяца назад
Noloshayda waa markii iigu horaysay ee baqlaawe aan maqlo
@MaxamedahmedMaxamed-oq7cs
@MaxamedahmedMaxamed-oq7cs 2 месяца назад
Waxasi hetel mahe magcii
@Rood-vo2vu
@Rood-vo2vu 2 месяца назад
Deeqsi man muqal aan inbadan sugayay
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 2 месяца назад
Bunka Ethiopia qaabkaas.waaa 4000shilin waa qaali Somlnd baa 3 goor ka qaalisan qaabkan.. cajiib
@khalifrageh8260
@khalifrageh8260 2 месяца назад
Biqlaawaha iyo Mushabagu waa maxay?
@cabdilaahiibraahim4682
@cabdilaahiibraahim4682 2 месяца назад
Af gaal iyo Af islaam miduun aan idiinku imaado
@IfrahIbrahim-bx6nq
@IfrahIbrahim-bx6nq Месяц назад
Masha allah magalo xasus Igu leh jamacada ayan ka bartey wan idin xiisey walahi dad qalbi wngsn aya daga
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus Месяц назад
Kkk
@Mahdisahalvlogs
@Mahdisahalvlogs 2 месяца назад
ISO shek plz
@murzal31
@murzal31 2 месяца назад
Halkay ku jabantahaY Hargeisa baa ka jabane
@davidvictor4625
@davidvictor4625 2 месяца назад
Thank 😂you ❤
@fatiaarashid9336
@fatiaarashid9336 2 месяца назад
Dire Dawa valog kan kaa qurxon ayad kaso dubi kari lahayd ee wn kaa xumahy😥
@apdifatahzomali4793
@apdifatahzomali4793 29 дней назад
Tirn Gil hotel
@naasirbashka5446
@naasirbashka5446 2 месяца назад
Hotelka waxaa la dhahaa treangel 😅
@zamuuadan2196
@zamuuadan2196 2 месяца назад
Aduu maad na waalaysaa mar 50 bir waa .45 ayaadleeday mar waa 0.47
@Foziofficial210
@Foziofficial210 Месяц назад
Triangle weeye hotelku kkkkkkkk😂😂😂
@zamuuadan2196
@zamuuadan2196 2 месяца назад
😢
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 2 месяца назад
From somaliland
@abduljama7555
@abduljama7555 2 месяца назад
DEEQSI MAN WAAD KU MAHAD SANTAHAY SIDA AAD NOOLA SOCOD SIISAY KIRADA GURYAHA GOGLAN KUWA AAN GOGLANEENA NOOGU SOO DAR SAAXIIB DIRE DAWA,,JIGJIGA,,ADDIS,,BOLE BULBULA,,WAAD MAHAD SAN TAHAY WAANKAA SUGAYNAA HORE USOCO WAANKU TAAGEERNAA
@suldansiciid5359
@suldansiciid5359 Месяц назад
waa maxaY baqLaawe😂
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 Месяц назад
Kkkkk wuu Soo barsnayAa
@user-uc9vm4tq5p
@user-uc9vm4tq5p 2 месяца назад
Xasidnimadu. Ma😂fiicna
@SHUBAALMEDIA
@SHUBAALMEDIA Месяц назад
Soomaslidi waa oromoobeen maanta dhan waxaan sugayey baqlaawe inaan arko show waaba BAKLAFA turkigu caanka kuyahay
@sacadaabdikarim7503
@sacadaabdikarim7503 Месяц назад
Haaa wll raaso jano🇾🇪❤
@user-ye6ry9zc8m
@user-ye6ry9zc8m Месяц назад
Raaso😮😮😮😮
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 месяца назад
Sintinow nuskilo muusaa😂😂😂😂
@Cabdihoobarud12
@Cabdihoobarud12 2 месяца назад
Baqlaawuhu ma kibis la qooyaa😂
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 месяца назад
Hotel ka waan garanaya jazera ayu ku yaalaa😂
@zakoh406
@zakoh406 2 месяца назад
Magalada ma deegan soomaaliyed baa zxp
@goodlyrics2243
@goodlyrics2243 2 месяца назад
​@@zakoh406war zxp mxa ka siya magaca inta hore eeg diridhawe waxa ugu horeeya dir taaso la micno ah dir ama qabiilka dir halka inta fanbe ee dhawe ay tahay ood afkeena soomaliga waana magalo soomalyees inagana aasaasnay se ragba inaga qaasay😢
@nuuxmaxamed4724
@nuuxmaxamed4724 2 месяца назад
Diradhawe somali waa laga xoogay maamul ahaan iyo deegaan ahaan Oromo ayaa lawareegtay
@nimaabdiaziiz9021
@nimaabdiaziiz9021 2 месяца назад
Diridhaba waa ismaamul maha degaan oromo iyo somali toona waa lawada dagaa
@user-bo4wn2zy5i
@user-bo4wn2zy5i 2 месяца назад
Buurihii ku dhex yaalay maxaad u soo duubi weyday
@omaryusuf7204
@omaryusuf7204 Месяц назад
Qiimaha qaadka ka soo waran cami?
@jeimaani2024
@jeimaani2024 2 месяца назад
Baqlaawe maxa ladhahaa bisinka😂
@user-st2lt3gq9j
@user-st2lt3gq9j 2 месяца назад
Bisinka diri dhabe wa meesha ugu nolal qaalisan wadanka wakhtigan lajoogo
@yuusufmaxamed7354
@yuusufmaxamed7354 2 месяца назад
Dire dawa waa magaalo aad u wanaagsan m.a waa mid kamida magaalooyinka ugu quruxda badan ee aan maray
@leylafaisal8929
@leylafaisal8929 2 месяца назад
you are a big lying, everyone is poor, thieves!!!!!!!!!!!!!
@maxamaddeeqshiqdon2397
@maxamaddeeqshiqdon2397 2 месяца назад
Biqlaawe noosharax
@mcqalimow6789
@mcqalimow6789 2 месяца назад
BaqlAwe maxaa laga wadaa asxaabey
@guleidali1368
@guleidali1368 2 месяца назад
😂😂😂 abaha weydii
@NasirAliiyi
@NasirAliiyi 2 месяца назад
Ujeedadaduu marrkaa magaladaa Dirre dhawaa Oromo Ayaa idikagaa Badanee Somalia Soo Wadaa guraa Nolashedaa jabanee kkkkk😅😅😅 Haa iskusoo Daginaa Somalia Wayoo Cishoo Dhawaa Kililkaa Oromiyaa Lahoos keenyaa Sidaa Loo Hoos keeneyii Adis Ababa Kililkaa Oromiyaa Eee Shagar city ismamuul kaa Oromia❤❤❤❤
@AarMahdi__
@AarMahdi__ Месяц назад
Wali wax badan baa kaa dhiman xitaa lacagta riyaalka inaad dadka ugu sheeto weeye dollar ama somali shiling xitaa hadaadan garanayn qofka reer diridhaba inaad dadka u sheeg tidhaahdo weeye waayo dad badan oo somalia ku nool ma yaqaanan riyaalka intaasa layga qaaday oo riyaal waaxay
Далее
Nurse's dream !! 😂😂
00:17
Просмотров 5 млн
Каха и калЪян
00:46
Просмотров 225 тыс.
BOLI | XAAFADA SOOMALIDA ADIS ABABA ETHIOPIA
13:00
Просмотров 130 тыс.
MAGAALO SOMAAALI DAGTO OO OROMIA KUTAALA
17:07
Просмотров 100 тыс.
5 ALBAAB AYAA LAGA GALAA MAGAALADA DHAN
10:56
Просмотров 15 тыс.
Nurse's dream !! 😂😂
00:17
Просмотров 5 млн