Тёмный

MAGAALO IGA YAABISAY ! 

DEEQSI MAN
Подписаться 45 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 177   
@deeqsiman
@deeqsiman 2 дня назад
Muqaalkan markan soo dhigay waxaan haysanay 44,300 subscribers 🙏
@maxamedrabiic5577
@maxamedrabiic5577 2 дня назад
Amazing viedio wakahayna zhp horay usoco❤
@sweetieadey2754
@sweetieadey2754 2 дня назад
Xalaytoole wixii talefoon ahaa xafada yala kaga saray subscribe ah aan awooday wlhi from kenya
@XamseDahabi
@XamseDahabi 2 дня назад
Lkin deeqsiyo ha isku tagin jinacsani hadikale oromadu waynku qalayaan kkkkk
@inahirsi7414
@inahirsi7414 14 часов назад
Soo mar lafaciise
@YasonegaYasonega
@YasonegaYasonega 2 дня назад
Gari kombe empire❤
@AhmedHagio
@AhmedHagio День назад
Maada siyey 😂cida leh calamku waa ogyhy adna wd othy haa isdalin zhp inla riyodo waxa ka horeyso inla sexdo
@MaxamedRabiicyoonis
@MaxamedRabiicyoonis 2 дня назад
Magaladydii❤ ayaad maanta keentay gulayso zhp😍
@yaasirmohamed5561
@yaasirmohamed5561 5 часов назад
Saxb magaladn halke ku dhawdahy
@aidaruskhalif6473
@aidaruskhalif6473 12 часов назад
Maansha Allah waa qadiimi tuli guuleed iyo jinacsaney waxa mari jiray safarada ka imanaya herer ee u socday Buloxaar iyo Berbera.
@XHARGEISA
@XHARGEISA 2 дня назад
NINKAN wlahi waa NIN AAD u ninyad wacan sacida qof walba sxb proud to be your friend
@deeqsiman
@deeqsiman 2 дня назад
Mahadsanid wll 🙏🙏
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn День назад
MAGAALO JAARSO 💪💪💪💪
@0mer353
@0mer353 День назад
Deeqsiman guulayso wll insha Allah 1 months 400k subscribe 🎉 runtii waxad tahay xariif aan aad u tageero waxanan rajeynaya rabi haysken tuso from Borama inshallah waan kusugaynaa❤
@muscabyaasir2897
@muscabyaasir2897 2 дня назад
Maan shaa alaah dhul qurux badan❤
@AbdullahiMohamed-kr8nc
@AbdullahiMohamed-kr8nc 2 дня назад
Xaruntii Garaadada Geri koombe masha Allah Thank you Deeqsi
@AhmedHagio
@AhmedHagio День назад
Riyo ku nool 😂jr aya leh
@AbdimalikAdan-c7w
@AbdimalikAdan-c7w 5 часов назад
​@@AhmedHagioJr muxu yahay ma jiir baa
@axmanomane5132
@axmanomane5132 День назад
Mashaa allah Wax barTa an Barwaqo GarNe all Somalida oo dhan waa in ay is Garab istagan congratulations 🎉 Gari konboy
@Kinglaafto
@Kinglaafto День назад
Masha alah the best yotuper deqsi man halgu turo vediogan meldheer superscript halasaro 100k balantenu
@maxamedrabiic5577
@maxamedrabiic5577 2 дня назад
Waaw thanks zho deeqsi man and big man😍Tulli guleed wa laf dhabarta D.D.S
@FataxFatax-m8r
@FataxFatax-m8r 2 дня назад
Omg the best RU-vid deeqsi maaan from borama jano ❤tageere buuxa horu Mar wanagsan ayaan ku rajeynayaa
@AxmedTaajir-l8d
@AxmedTaajir-l8d 2 дня назад
Tuli guleed meshi gari konbe dagmada qura ugu taarikhda weyn
@YasirFaysal-d9e
@YasirFaysal-d9e 2 дня назад
Deeqsi man legenow alah haku sharfo zxb
@abdifatahahmed-nu6sc
@abdifatahahmed-nu6sc 2 дня назад
deeqsiyow next lafaciise ❤❤❤❤
@OmarCartee
@OmarCartee 2 дня назад
An Iconic video with iconic view and city with historical richnes ❤❤
@mmrabiic
@mmrabiic 2 дня назад
Tulliyey kugumaan khasaarin markan cadow kadifaacy 💪 Gulayso zhp deeqsi maan
@AhmedHagio
@AhmedHagio День назад
Hhhhhhhhh
@AhmedHagio
@AhmedHagio День назад
Waa iska sidan marka aad waxanad lahyn lagu dhaho ada leh shaki ka bixi meysiid 😂 yaa kusiiyey
@FadumoAbdilaahiMuhumed
@FadumoAbdilaahiMuhumed День назад
Tuli guleed inay borama hos tagtaan modiyay ma xagaayiyo somali galbed baa ku talaa.lkn video waa m.allah wlhi🎉
@cabdisalammuuse5364
@cabdisalammuuse5364 День назад
Legend keep going wll magaladaydi tuli
@IsmailYahye-tz3cb
@IsmailYahye-tz3cb 2 дня назад
50k gaadhsiiya odayga Deeqsi man waa legend😊
@abdirashiidmohamed2004
@abdirashiidmohamed2004 2 дня назад
Absolutely amazing
@Somaliga1
@Somaliga1 2 дня назад
Masha Allah mahadsanid wl
@Casee0
@Casee0 2 дня назад
Msha allah Gari Tuli
@Cadnaan.Cadceed
@Cadnaan.Cadceed 2 дня назад
Channel kaagu waa kuwa ugu faaidada badan waana kuwa aan ugu jecelahay horay usoco legend
@deeqsiman
@deeqsiman 2 часа назад
Thnk u zxp
@muctaadyoonistuyub3520
@muctaadyoonistuyub3520 2 дня назад
Mashalah dhulberedkenii iyo magaladyduiuu tuli waxy ka mid thy dhulberedka ugu wax sosarka badn❤
@maougaaz
@maougaaz 2 дня назад
Nice trip 👌 Deeqsi man 🔥
@GuledAbdi-jn6tc
@GuledAbdi-jn6tc День назад
Mnsha alah dagmadayqdii tnks deeqsi man
@khaliilkhaliif
@khaliilkhaliif День назад
Allow DagmaDeyda No barake ❤
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 2 дня назад
Masha Allaah Tabarakalaah Aad bey uqurx badantahey
@kaysarabdi1465
@kaysarabdi1465 2 дня назад
Legend deeqsi man 🎉
@kaysarabdi1465
@kaysarabdi1465 2 дня назад
Waa vedio aad u qiima badan
@Cadnanleembo
@Cadnanleembo 2 дня назад
Best RU-vidr Mr Dekzy Men ❤
@Somaliboy
@Somaliboy 2 дня назад
Keep going brother the one and the only RU-vidr ❤❤❤
@deeqsiman
@deeqsiman 2 дня назад
Brother 🙏
@DekAhmed-mi4ed
@DekAhmed-mi4ed 2 дня назад
Mnshaa allah wllka horay u soco deeqsiman
@Nasrimohamet-xw7wc
@Nasrimohamet-xw7wc 2 дня назад
Waa dhuulkii Jaarso jaano oo hantiiyey tuli jaarsa leh viva Jaarso
@YasonegaYasonega
@YasonegaYasonega 2 дня назад
Coment I mia wax lagu qata oromow😂
@MiskiQueen-v2u
@MiskiQueen-v2u 2 дня назад
Wad riyonaysa ado so jeda 😂 wa dhul Gari tuli 😊
@Ikismn123
@Ikismn123 2 дня назад
Soo baro taariikh
@maxamedrabiic5577
@maxamedrabiic5577 2 дня назад
@@Nasrimohamet-xw7wc dream is free 🤣🤣🤣
@abdirizaksantoos8251
@abdirizaksantoos8251 2 дня назад
masha allah Saaxiib Horey usoco 👏
@MohamedMulla24
@MohamedMulla24 2 дня назад
Amazing clip Bro
@MukhtarEman
@MukhtarEman День назад
Keep going bro 💪
@Adenrush-ig3xc
@Adenrush-ig3xc 23 часа назад
Tuli yeeey tuli yaan lataban 🎉❤
@QanciyeCade-v5t
@QanciyeCade-v5t 2 дня назад
Masha keep going
@medmoud8880
@medmoud8880 День назад
mashallah dulki abtiyashe
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 2 дня назад
Masha allah ilaaahy dhulkeena somali haynoo barakeeyo
@hamdiabdishafed2999
@hamdiabdishafed2999 День назад
Tuko guuleed Geri koombe laami ma udhisi wayden qurbaha waad buuxdane ciil badana❤
@mussali3427
@mussali3427 5 часов назад
Tulli guuleed taariikdeedu ma foga. waxa asaasay Saleebaan Axmed Guuleed awoogii. Saleebeen waa hormuudkii hore ee dhwaan ka hawlgabay jaamacadda camuud, weli wuu noolyahay ilaahay cimri dheer iyo caafimaad ha siiyo
@OmarMoha-mo6uc
@OmarMoha-mo6uc 2 дня назад
Big man Deeqsi
@Mom_Lyrics
@Mom_Lyrics 2 дня назад
👏 amazing Hore U Soco zxp
@mohaamaame3143
@mohaamaame3143 2 дня назад
Baladkaygii ayad vlog cajiiba kakenray walle kumadhaafo deeqsi man from garadadii❤🎉
@hamdiabdishafed2999
@hamdiabdishafed2999 День назад
Aniga iyo caruurtayda iyo odaygayga subscriber Ayan kuu noqonay from norwey Geri koombe meeshii ay dhiiga Ushuben ee oromada kadifacdeen tuli guuled madama aad. Nala wadagtay taariikhdeda ❤❤❤🎉🎉🎉😊
@YasirFaysal-d9e
@YasirFaysal-d9e 2 дня назад
Deeqsi man legenow alah haku sharfo zxb 8:57
@horseedmedia5456
@horseedmedia5456 День назад
Jabartiyoow, Lafaciise kaalaya.
@MuhsenUpdykareem
@MuhsenUpdykareem 2 дня назад
ماشاء الله تبارك الله
@medmoud8880
@medmoud8880 День назад
mashallah allaxe nabada ha nugu wadu
@CABDIFATAAXCALI1
@CABDIFATAAXCALI1 2 дня назад
I support you my brother
@AbdirahmanHaajiAli-c3q
@AbdirahmanHaajiAli-c3q 2 дня назад
DEEQSI MAN legend Baa tahay zxb Horayy usoco _ila waxaad Gadhaa Dagmada Danbal ee Gobalka siti
@Rood-vo2vu
@Rood-vo2vu 2 дня назад
Wlhi aadban ku taagera wll 😮
@brownyare9909
@brownyare9909 2 дня назад
Legend 🔥
@samireabdi6855
@samireabdi6855 2 дня назад
Magaaladii geri koombe ilaahow noo barakee
@AbdifatahMahamed-f3n
@AbdifatahMahamed-f3n 2 дня назад
Deesi maanow Waqooyiga tuli guuled inyar uga leexo oo jaare noosoo duub waan kugu xidhanahaye❤❤❤💕💯
@sidiqabdi4742
@sidiqabdi4742 2 дня назад
Wll nin qalbi fiicanbaatahy mahadsanid❤
@moulidmed-o9j
@moulidmed-o9j 5 часов назад
mash alah
@abiibakarahmad2148
@abiibakarahmad2148 2 дня назад
Magaalada waxsosaarka TULIGULEED
@Kibrani
@Kibrani День назад
My City ❤ Tuli
@axmanomane5132
@axmanomane5132 День назад
Talented 🎉 Deqzi
@unalkhayrcaydid3597
@unalkhayrcaydid3597 2 дня назад
Omg bisha 8 inoo balana insha Allah magladaydii afrika❤mesha ugu hortagayo waye😢❤
@noormohamud-it6ml
@noormohamud-it6ml 2 дня назад
Mashaa allah
@MaxamedabdiBashir
@MaxamedabdiBashir 2 дня назад
m.a allha Hormar Wacan
@AbdirahiimYousuf
@AbdirahiimYousuf 2 дня назад
ww m.sh waad ku mahadsantahy sidaad magalooyin nagu cusub noo barayso😊
@mmrabiic
@mmrabiic 2 дня назад
Tani magaalo cusub maaha bro
@AbdirahiimYousuf
@AbdirahiimYousuf 2 дня назад
@@mmrabiic haa waan ogahay lkn aniga maantaa iigu horaysa
@abiibakarahmad2148
@abiibakarahmad2148 2 дня назад
Sxp tan magaalo cusub maaaha waalawada qaana
@haaahoo3467
@haaahoo3467 2 дня назад
masha allah magaalo geri
@khalidSiyad-l7l
@khalidSiyad-l7l 2 дня назад
M.a dhulki Gk❤❤❤❤
@fathiabdillahi5611
@fathiabdillahi5611 День назад
Waar Djibouti kaalay sxb ❤❤❤
@mohomedusman862
@mohomedusman862 2 дня назад
magaaladii gari koombe🎉
@Nasrimohamet-xw7wc
@Nasrimohamet-xw7wc 2 дня назад
Benaleh Jaarso aya leheyd oo uga tanasushay
@maxamedrabiic5577
@maxamedrabiic5577 2 дня назад
@@Nasrimohamet-xw7wc tanaasul kulahaa kkkkk war walhi xogban kaagaqady
@maxamedrabiic5577
@maxamedrabiic5577 2 дня назад
@@mohomedusman862 exactly ✅
@mohomedusman862
@mohomedusman862 8 часов назад
@@maxamedrabiic5577 oromo intay ugayn lahaayeen bagay Ka tanaasuleen😂
@NimcoAbdi-p1d
@NimcoAbdi-p1d 2 дня назад
Wow magalanadi ❤❤
@CABDIFATAAXCALI1
@CABDIFATAAXCALI1 2 дня назад
Wewe my pro❤
@MunitaXirsi
@MunitaXirsi День назад
Wllo waan ku dawaada wanan ku tageera waxaan ku rajynayaa horumar wacan 😊
@AbdinasirMohamet
@AbdinasirMohamet 2 дня назад
Ustaad dEeqsi
@ApdirizakMuse
@ApdirizakMuse День назад
Deeqsiyow raso vlogeedii kanmiaa inoo xiijisiisay Raaso jooga dhulkaygii Gari koomp£ ❤❤❤
@hodaaleabdi
@hodaaleabdi 2 дня назад
mashallah tuli guuleed
@AbdifatahMahamed-f3n
@AbdifatahMahamed-f3n 2 дня назад
Kulmiye hutel wlhi waan ka cunteeyay From hargaysa
@GoojeCade
@GoojeCade 2 дня назад
Adeer nimankan xarood magcood udaa waa dad ku neceb mar qali yeelo
@maxamedrabiic5577
@maxamedrabiic5577 2 дня назад
@@GoojeCade alaha kucafiyo nio cuqdad darod ayad qabtaye
@SiciidAbdirisaaq
@SiciidAbdirisaaq День назад
​@@GoojeCade darood hoyada iyo abaha miyeey dileen qof yhow xanuusani
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 дня назад
😂😂!! XILIGAAS AYUU UPDATE AHAA😂!! YOU KILL IT!!
@fathiupdiraxmaandiridaba6195
@fathiupdiraxmaandiridaba6195 День назад
NEXT XARSHIN
@maslah2000
@maslah2000 2 дня назад
Mr deeqsi
@QaNciyepoiinaUpdy
@QaNciyepoiinaUpdy 2 дня назад
Legendy 🔥
@CaliYoz
@CaliYoz 2 дня назад
Jaare maad soo duubtid wllo deeqsi
@MarwanGaas
@MarwanGaas День назад
Gari koombe empire ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@Mosalah-p9w
@Mosalah-p9w День назад
Saleeban ahmed guuled(tuli guuled )halka uu magacu ka yimid waa madaxa jaamacada camuud.
@ahmedaliyousuf9671
@ahmedaliyousuf9671 День назад
44k mazha Allah
@axmanomane5132
@axmanomane5132 День назад
BenTi ugu Waynayd Ee aN abiid Maqli wlahi India iyo chaina Africa waligod CunTo ama wax la cuno uma so Donan Walhi xita wan so BadhaY 😅
@axmanomane5132
@axmanomane5132 День назад
Waa kaFtaN ilma Aderayal From cowlyahan Re QaziiN😅
@abdinour
@abdinour 2 дня назад
Ninkaan waa lka fadhidaa
@MukhtarIsmacil-b1y
@MukhtarIsmacil-b1y 2 дня назад
M Allh
@joemohammed4269
@joemohammed4269 День назад
Tuli Gulled magaalo Geri kombe
@xiismedia-q7v
@xiismedia-q7v 2 дня назад
Magaladi wax soo sarka
@NaimaAhmed-y6d
@NaimaAhmed-y6d 2 дня назад
❤❤❤
@moulidmed-o9j
@moulidmed-o9j 5 часов назад
aad Ayan uxiseya inta nogaso badi
@AhmedHagio
@AhmedHagio День назад
🎉
@GoojeCade
@GoojeCade 2 дня назад
Waa meesha xarood dogo hooydiin nacal kuyal xarood
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi День назад
Oromo ayaa tahay iska bax arimaha Somalia 🇸🇴
@MaHi-qy3xd
@MaHi-qy3xd День назад
Tuli Jaarso ayaa lahaanjirtay. Tuli macnaheedu waa buur yar( dhul kuusan) af Oromooga.
@financialrevolution5560
@financialrevolution5560 2 дня назад
Waxaan rabaa inad la tartanto youtbarada noqotana Qays Qaysarka deegaanka marka deganka larabo in xogtisa la helo melaha loo dalxiis yago iyo dalkana aad aado sida burta ugu dheer dalka biyadhaca ugu dheer dalka sido kale wad ku mahadsan tahay melo anan aqon oo ah melo dabici ah aadna cajib u ah ayaan na tustay horay u soco Ano ah Maxamad joga addis ababa ahna Forex Trader
@maxamedrabiic5577
@maxamedrabiic5577 2 дня назад
Exactly tradr man❤
@cabdisalammuuse5364
@cabdisalammuuse5364 День назад
M allh ina deer thnks inan kor uqada subscub dhaha from gari kombe
@saidalichannel7517
@saidalichannel7517 День назад
Waar beenta joojiya. Tulli Guuleed Waa dhul Jaarso. Gerrina Waa Inna Jaarso. Abwaan Camajaa yidhi!
Далее
Xaafad Cusub oo Somaalidu Degto Adis ababa ethiopia
14:56
Maxaan kusoo arkay berbera ?
11:52
Просмотров 3,1 тыс.
MAGAALO AAN SURWAAL LAGA XIDHAN 📍RAASO
16:43
Просмотров 202 тыс.