Тёмный

Magacii Nabiga SCW Ayey Garan Wayday Dookha Guurka Iyo Qosolka Ridwan Ck Ubax.. 

Dayax Films
Подписаться 389 тыс.
Просмотров 124 тыс.
50% 1

KU XIDHNAW DAYAX FILMS HD PLEASE SUBSCRIBE LIKE COMMENT AND SHARE THANKS FOR WATCHING

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 497   
@naziimyusuf4188
@naziimyusuf4188 5 лет назад
Subhanallh 😢 maxmed binu cabdi lahi binu cabdi mudalib binu haashim binu quraysh intaas miyay garanwaydy allah haku dambi dhaafo adigiyo inta kulamidkaaba😭🤲😢
@asiyarooble3323
@asiyarooble3323 5 лет назад
Allha ku sharfo Jaskallhu khayran
@naziimyusuf4188
@naziimyusuf4188 5 лет назад
@@asiyarooble3323 شكرا 🌷🍁🌷🍁🙌❤
@abdisiidow2474
@abdisiidow2474 4 года назад
naziim Yusuf masha allah wll alle ha ku xafido
@nimcoaadan5554
@nimcoaadan5554 4 года назад
Masha aah mahanad waaw kagada quruxda habalah waan kutagera
@nimcoaadan5554
@nimcoaadan5554 4 года назад
Maasha alah
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 лет назад
AlaH naxdin badanaH inkaar qabtadan afka wayne leH ee nabiga scw abtirkiisa garan wayday... Maxamed binu cabdilahi.. Binu cabdi mudalib.... Binu haashim .....
@ayaanmdahir2743
@ayaanmdahir2743 5 лет назад
Hhhh kulaha inkaar qabtadan afka wayn leh casharba udhigtay khaliif mahamutt
@umalqueen8752
@umalqueen8752 5 лет назад
Ala wey qashifantay imika hadii make up la weydiiyo midh may garanweydeeen
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 лет назад
@@umalqueen8752 naaG dhimatay weeye...😂😂
@Joker-es6mp
@Joker-es6mp 5 лет назад
Horta intanad qurux iyo waxa ka shekeyn magaca nabiga soo baro
@maxamedaxmed3950
@maxamedaxmed3950 5 лет назад
Abuurka alle lama badali karo .illaahey wuxu yidhi dadka waxaan u abuurey sidii ugu toosneyd waanan karaameyney swt.quruxda alle abuurkisa ma sikaduwan ayaa cidkale wax uqurxin kartaa?
@asmanuuri7807
@asmanuuri7807 5 лет назад
محمد بن عبد الله بن عبد المطلب بن هاشم بن عبد مناف بن قصي بن كلاب ... عليه أفضل صلاة وسلام
@nasteexoindho1304
@nasteexoindho1304 5 лет назад
U sheeeg hadii la dhihi lahaa hees hebel qaad la dhoho horey ka dareerin lahed
@asmanuuri7807
@asmanuuri7807 5 лет назад
Wan oyay wlh wllo kolkay garan wayday isla suaashan aya qabriga ku sugaysa 😞
@abdisamadosman4771
@abdisamadosman4771 5 лет назад
@@asmanuuri7807 waligay comments ma bixin ,, lkn adigu Waad mutaystay mahadsanid wllo 😘
@rahmomahamuddhiblawe2710
@rahmomahamuddhiblawe2710 5 лет назад
ما شاء الله جزاك الله يا اختي
@rahmomahamuddhiblawe2710
@rahmomahamuddhiblawe2710 5 лет назад
اسم نور
@farhiyadhamys6403
@farhiyadhamys6403 5 лет назад
Aniga iyo Ubax Dugsiya isku Dokha ah xbbti 👏👏👏💋💋💋💋💋✋👌
@sahamiyemedia6013
@sahamiyemedia6013 5 лет назад
Tan Nabiga Ab tirsinimadisi Garan weydey Miyaanay Waligeed Meel wax lagu Dhigayo AraG WllHy Wa Ayaan daro🤲
@ladanhirey3169
@ladanhirey3169 5 лет назад
Kkkkk kkkk
@munishaamunishaa425
@munishaamunishaa425 5 лет назад
m.a Ridwaan 18:45 wuxu xasustay adhankaa full respect🤔🤔
@ayanahassan2432
@ayanahassan2432 5 лет назад
Oky oo ma halkan baa usoo waregteeen ubax iyo muhanad/ridwaan mideeda kle qofka kle qaladka ka dhaca lama soo muujiyo ee qariya allaha ceebaha astureee✋✋✋
@quruxsan70
@quruxsan70 5 лет назад
Mansha allah ridwan adankaa sidaad u sharaftaay alle hakusharfo
@faysajama3963
@faysajama3963 4 года назад
Ck caqliga ha waayin caqligu waa haybad illaahay bixiyo maasha Allaah illaahay haku xafido wllo
@nafisolovepp8151
@nafisolovepp8151 5 лет назад
Masha allh muhanad waa wil diin io aqlaq leh salada la adima markow dhahay alle ha ku xafido midaan dhahe nabii muxamad scw magacisa ma kasayi dhahe wax ma baran miya masa dhegensan shikhaqa
@neehaalqaadiro1238
@neehaalqaadiro1238 5 лет назад
Nin foolxun raganimo udaaa In quraxbana nacasnima idaaa 😁😁😁😁😁insaaqfurulaaaah
@qyhealthybeauty
@qyhealthybeauty 5 лет назад
Waa markii igu horeysay oo aa maqlo nin dhahayo naag iga weyn rabaa
@zuhuuradem3392
@zuhuuradem3392 5 лет назад
Ani ahaan waxaa dookhayga ah. 1:Nin Aqoon leh maadi iyo diiniba. 2:Dabeecad wanaagsan. 3:Nin Naxariis leh. 4:Ijecel. Hadaan intaa ka wada helo waxa kale een ka raadiyaaba waa qalad.
@abuucabdilaahi
@abuucabdilaahi 5 лет назад
كلهم انا عندي هل انت مساعد
@h.lakimohamed5126
@h.lakimohamed5126 5 лет назад
Wallahi inantanaa ila dookha
@suweydaquruuxqarankasomali8200
Masha alllh ridwan abowe alle haku xafido sidad adanka alle uqadirisa
@salmayuusuf2424
@salmayuusuf2424 4 года назад
Dhalinyarada waxaad ku dadaashaan inaad diinta barataan ♥️♥️♥️♥️
@munamuhumad7818
@munamuhumad7818 4 года назад
Gabadh islama inay magaca nabiga scw ay garan waydo waa nasiibdaro wlley diinta dib ugu noqo oo baro
@zhaymaquruxsan7091
@zhaymaquruxsan7091 5 лет назад
Maxamad binu cabdillahi binu Cabdi mudalib binu haashim😍 xabiibanaa wa sayidunaa sidaa loo grn waaya
@khadracali7738
@khadracali7738 5 лет назад
Ubax dugsiiyo iyo ridwaan salan sare guul guul insha Allh dad agtay qiimo ayaa kaleediin
@sagalsharafmohamoud4626
@sagalsharafmohamoud4626 5 лет назад
Amen sababta aad udooratay gabadh ka wayn kaliya maahin in ayku dulqaadato Waxa jira gabdh ka yar oo hadana ku dulqaadan karta Masuulnimadu maahin da
@nasraabdirahman5829
@nasraabdirahman5829 4 года назад
Subxanallaah nabigena Mohammed miyad ilawday allow na astur
@kasmaalfilms8277
@kasmaalfilms8277 5 лет назад
Amin Naaa Ka WaYne
@badwaansaid2179
@badwaansaid2179 5 лет назад
Masha allah ubax dugsiya iyo ridwan sodhowada 💓💓
@hoodosomaliland2945
@hoodosomaliland2945 4 года назад
way wada halawsan yihin dhalinyaradani quruxi waa diin
@sahramire5625
@sahramire5625 5 лет назад
Dumarka waxey kuleyihin nin qurux badan oowngaan oo diin leh ayan rawaa waxa kamaqan qof diin leh inu wax walba isku yahay qurux badan yahay wyo wuu nadiif badan yahay jilkisa iyo wajigiisa wuu nuraya wyo waa qof diin leh oo Allah ku xiran qof ilhay ku xiran aduun iyo aqiro asaga ugu qurux badan
@rooxanta4237
@rooxanta4237 5 лет назад
#10:22 "maxay tidhi mid ani io isagaba ishu nawada qabanayso" Hhhhj isagu ha iska maqnadee horta adiga ishu ma ku qabanaysaa😂😂😂
@istahilaabdi1294
@istahilaabdi1294 5 лет назад
Ragow hablaha ka daaya shalmada aad raacaysaan mise anaguna shaadh kaan raacnaa Dee ilayn cadaalad maaheee
@user-zf9gd5tp9m
@user-zf9gd5tp9m 4 года назад
Si kale maleh soomaaha 😂 Shaadhka haloo bato 😂
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 5 лет назад
quruxda waa qalbiga
@entertainmentshortshd9026
@entertainmentshortshd9026 5 лет назад
Programka aad ayuu ificanyahy lakin intaa adenku baxayo inaad stop garaysanbay ahyd wd mahdsntihin dhamn bahda dayax films
@haboonmaoulid1332
@haboonmaoulid1332 3 года назад
Iyadoon nabi maxamed csw aaan granyn ayay doonysa nin Qurux badan
@fowsiyamohammed9633
@fowsiyamohammed9633 5 лет назад
Mida kale aniga waxaan ku jiraa kuwa dhaadheer 167mitir lkn sidaas baan maqlay kkkkkk waan idin slaamay Keep going
@maymuunali6201
@maymuunali6201 5 лет назад
War heedhe wll waaa wiilka heesta qaad LA yiri wllo horta aad baan uku farxay beri hadeyba kuku danbeysay hees berigeedii hore ku ilaaw wax LA dhageysto ma aha wlhi iska dhaafa hees walaalayal
@sumayoahmed3721
@sumayoahmed3721 5 лет назад
Amiin is smart man keep going man may allah forward u plus u funny 😂😂
@cabdiraxmaandaahir2950
@cabdiraxmaandaahir2950 5 лет назад
"Gabar kasta oo qurux badan maaha dhamays, tu kasta oo Foolxuna maaha dhicis" weedhaasaan kaga harayaa muuqaalkan👍🏿👍🏿👍🏿
@ayankahiye8551
@ayankahiye8551 5 лет назад
Subaxanallh tolow mxy gbdha mxa daray
@anifaapdi9149
@anifaapdi9149 5 лет назад
Ubaxey ilahy ma aworinba wax foolxun 👈wax walpa waa qurux ♥️♥️
@roodarooda8031
@roodarooda8031 5 лет назад
Waxaad ku hadkaaysab waa biila cuusbo khaayr allah haydin siiye
@saidhamse1484
@saidhamse1484 5 лет назад
waaaw maanta waad dhantiin man sha allaah lkin filimadi maya ridwaan iyo amiin filimadii ayaan sugaynaa dhakhsada
@sahradheeman419
@sahradheeman419 5 лет назад
waaaw
@Abdirahmanthezack
@Abdirahmanthezack 5 лет назад
Doqontu maxe kahadleysaa nin oo magaci nabiga scw nah mataqan cawan dhhe
@Abdullahimo479
@Abdullahimo479 4 года назад
Tala ahaan waa laga fcnyhy qofka wax waa ku gambi garaan oo wuu oqoon weyn karaa ma ahan in lagu ceebeeyo inanta waa in loo sheego oo la baro Nabigigeena suuban abtirikiisa
@sagalsharafmohamoud4626
@sagalsharafmohamoud4626 5 лет назад
Mustaqbalka cida aad la wadagayso Waa inaad ku doorato Qodobo mihiima
@mohammedsuleiman6515
@mohammedsuleiman6515 5 лет назад
Inaa lilaah ta maraanta ah ee nabi abtirsiintisi grn wydy wa jabty 😪😪😪😫😫😫
@naziimyusuf4188
@naziimyusuf4188 5 лет назад
Anaa garanaya
@hodanabdul4671
@hodanabdul4671 5 лет назад
Anaga somali hada nahay waxan firina ama an ekna wa qurux bal firi ilahey aburistisa qof qurux badan o cad cad timo jilcan san dheer idhow buluk ah leh ayaa waxu jacelanaya ama doqisa noqonesa gabar madow saan ween timo adag marka doqa ma naqano somali hada nahay gabadha waxe ku dhahesa wil waxa raba dheer dhisan qurux. Adan wilkane waxu dhahaya gabar dhuban o dheer dhax yar dabo ween leeh marka wa isku dhunsantihin somalaay qof wanagsan ayaa laradiya o qalbi nadif ah
@naimamohamed1609
@naimamohamed1609 5 лет назад
ilmaadeerayaal barnamijkaas igu soo casuuma bal maalin uun aan idinkala soo qayb galee
@yurubibraahim2421
@yurubibraahim2421 5 лет назад
Akh iyado intaa leeg ayay garawayday magaca nabiga oo afarad markasad Muslim sheeganaysa oorado isaso aas
@najma4832
@najma4832 5 лет назад
Hhhhhh ck Nalaso xidhiidh iyo Ridwaan. Kulahaa. isaar baybi
@bilanabdi8008
@bilanabdi8008 5 лет назад
Kkkk qosla iguma harin amiin wxa lagaga siya su aalha haygu badina kk horay usocod dadkaygii horumar wacan👏👏👏
@sowdamuhumed7077
@sowdamuhumed7077 4 года назад
Masha Allah hhhhh
@AliIbrahim-lw5xy
@AliIbrahim-lw5xy 5 лет назад
Mansha'Allah wlhay waa barnamij top ah
@mowliidxasan2104
@mowliidxasan2104 5 лет назад
Cali Abokor m
@istomashaallah4269
@istomashaallah4269 5 лет назад
Waaw asaxab qali masha allaah nolada
@drmubarakdrcabdiraxman1219
@drmubarakdrcabdiraxman1219 5 лет назад
Inanantan waxa madow xidhan talow ma waxay u guursanaysaa ninka in lagu sawiro uun miyaa talow. Kkkkkk
@dheemanhusein3763
@dheemanhusein3763 5 лет назад
19:00 doqon magacii nabi muhamed bay grn wayday markaasay iska qoslaysaa waliba🤔
@nimcoladan2610
@nimcoladan2610 5 лет назад
Illaahey cidna foolxuma uma dhalin ee adiga ayee kula foolxunyihiin abayo. Qofkastana qaab u yahay waa ku qurux badanyahay
@anr4578
@anr4578 5 лет назад
Naagaha hargysa masayr
@xergeeyechannel8535
@xergeeyechannel8535 5 лет назад
Wa ayan daro wlhi qof weyn oo nabi muxamed s,c,w garan waydy
@hamze5225
@hamze5225 5 лет назад
*Nio ninkaa aamin isku dookhban nahay xaqiiq ana Naag iga weyn ayaan Rabaa inaan guursado waayo naagaha yaryari waxba kulama fahmayan*
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 лет назад
Ana nin iga weyn inan guursadan jecelay
@sagalosman1083
@sagalosman1083 5 лет назад
Naagha ba waxay jecelyihin ninka ka wey lkn nin naag kaweyn jecel weli ma arak
@hamze5225
@hamze5225 5 лет назад
@@sagalosman1083 Aniga ka kow ah wll naag iga weyna waan jeclahay
@nimcoali6000
@nimcoali6000 5 лет назад
😅😅😅😅😅😅rabi tabaarka watcalaa ta uu kuu qory waad healysaa ha yarto am ha weynatee
@ilyaasrambow863
@ilyaasrambow863 5 лет назад
Hhhhhhh masha Allah horey uu socda
@noraesse5346
@noraesse5346 5 лет назад
Qof fulxun ma jiro ee xafada ciyaata ka dhaf dee , qof dhan majiro illahay ayaa dhan oo kaliya qofkasto waxuu lehayahy ciilda 👌
@zeinabmahamoudmahamed9970
@zeinabmahamoudmahamed9970 5 лет назад
Amiin caqli alaha ku daayo
@aweysbafowofficially7642
@aweysbafowofficially7642 5 лет назад
Walashin ban ahay subscribe isar
@hodanahmedsofe7756
@hodanahmedsofe7756 5 лет назад
Dhalinyaro Dumar 4 baa loo guursadaa 1diiin 2 qurux 3 xasab micnaha qabiil waa waxa somalidu laandheeha ama qays fiican inay kadhalatay 4maal inay xoolo leedahay Raga 2 labo looguursadaa 1 diin 2 akhlaaq Waa sida rasuulku inoo sheegay scw
@mohacade1635
@mohacade1635 5 лет назад
MAXAMED C/laahi binu cabdi mudalab scw scw scw
@Halane2055
@Halane2055 5 лет назад
Quruxda waa suurada alle kusiyey sida ,wajiga gacmaha lugaha iyo qaabka wanagsan ee eebe kusameyay ku /abuuray, Wanaagune waa qalbiga qrxda
@Qadaro223
@Qadaro223 5 лет назад
quruxda dhabtii qalbiga wanagsan
@fankyboy1100
@fankyboy1100 5 лет назад
Wlh ridwan runta ka hadashay
@hamdamahmuud2450
@hamdamahmuud2450 5 лет назад
Ck igeeya
@hodonjacaly624
@hodonjacaly624 5 лет назад
waliginba nag qurux badan ama n
@dhawrsanmohamed3980
@dhawrsanmohamed3980 5 лет назад
Majiro qof foolxumo looga tagy aduunka qof waliba qof baaa dookhisa ah
@abdiafarah9328
@abdiafarah9328 5 лет назад
walahi waa runtaa
@samiiraahmed2391
@samiiraahmed2391 5 лет назад
Wax garad 💖
@xafsalifestylchannel9263
@xafsalifestylchannel9263 5 лет назад
waa sax quruxda aduunku kama sina qofba agtiisa dookh baa yaal
@noraesse5346
@noraesse5346 5 лет назад
Taas tunta waye walahi
@noraesse5346
@noraesse5346 5 лет назад
Nimanka naag quruxley ah ama mid fulxun ma dhafaayan iyo mid jeesi ah baa, wax ayaay dhafayan malanan . Quruda dana wa qalbiga lkn cadeyna iyo ma dowa malah dee🤔
@salmayuusuf2424
@salmayuusuf2424 4 года назад
Dhalinyarada waxaad ku dadaashaan inaad diinta barataan ♥️♥️♥️♥️
@asmanuuri7807
@asmanuuri7807 5 лет назад
Wakhti kastod tukato rabiyow Ma dooran naqaane no door ba lagu ducaystaa hadad qof sabab ku doorato wxa iman karta kun sababod od kga tagi krto wayo aduunka wx dhamysan jirinba ✌️✌️
@hamdaquen3909
@hamdaquen3909 5 лет назад
👍👍👍👍
@nucmaanqaalid4311
@nucmaanqaalid4311 5 лет назад
Wlhi wa runtaa illhy hano doro ayaa ldhahaa qurux ban dortey ku dhib ba dawda iga so fashey oo an mel ugu baxsdo an garnwyey illhy hanoo nxriisto insha allh
@asiyarooble3323
@asiyarooble3323 5 лет назад
#Asma Qali waa runtaa Allha caqliga ku barkeyo
@fatimasaed6838
@fatimasaed6838 5 лет назад
😍😍😍😍😃😃😃😃😃😃...Magicii nabigay garan wayday
@rahmahussein8634
@rahmahussein8634 5 лет назад
Maasha Allah wa sida walashey
@samiirtiitaanimohbiixi8296
@samiirtiitaanimohbiixi8296 5 лет назад
Ridwaan iyo ubax dugsiye maxay naga damac san yihin😂😂😂 meherkiini waa gorma sugi kari lane😢
@farhiyadhamys6403
@farhiyadhamys6403 5 лет назад
Horat Dadku quruxda qofba si buu uu yaqaan Anigu waax uu aqan qofku ma galbi wangsan yahey wax ka maqanba ma lah 😉
@nasraabdirahman5829
@nasraabdirahman5829 4 года назад
Saxiix
@abdisalanmohamout9725
@abdisalanmohamout9725 5 лет назад
Inanta garan wayday abtirsinta rasuulka scw in laa niya jabiyo maaha ani waxay ila tahay inay cashar ka baran doonto nolosheda wax bdn ka badali doonto
@lababaarmedia7681
@lababaarmedia7681 5 лет назад
Inaa lilah nabi muxamed scw mgacisa 😳😭
@hamze5225
@hamze5225 5 лет назад
Ceebey tacaal inan weynoo nabiiga scw magiciisa garan weydey
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 лет назад
Ma yaabtay
@najahmuhammed1127
@najahmuhammed1127 5 лет назад
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW 💖💖💖💖💖
@ishomohamed318
@ishomohamed318 4 года назад
Scw
@zamzamfa679
@zamzamfa679 3 года назад
Scw scw scw scw scw
@dheemandhalad442
@dheemandhalad442 5 лет назад
Qof walba Qofkii qanciya ayaa u qurux badan xageee quruxda loogu mashquulay
@raxmaabdishakuur1513
@raxmaabdishakuur1513 5 лет назад
Xaqiiiq wlhi thnk
@mohamedhayato4692
@mohamedhayato4692 5 лет назад
Walhi waqazaliyay rawan majaladukumacan yahay ridawan
@saacidbulshaawi1840
@saacidbulshaawi1840 5 лет назад
reer somaliland like yaana kuwada hadlin😂
@ayaanabdifatah616
@ayaanabdifatah616 5 лет назад
Ala nacasaysan tani kulah waa shalmad RAC naa nin kugu kubnan MAA jiro hado xata Ku dhimany nag nin MAA deenayo wayo damac iyo dacar Kama dhamato raga
@maryanjibril50mashaalah83
@maryanjibril50mashaalah83 5 лет назад
Wan kugu racsanahy qali
@haajisibraar5907
@haajisibraar5907 5 лет назад
Kkkk tasan ben ahyn aptio
@alnaimi4035
@alnaimi4035 5 лет назад
Waayo aragbaa tahay 🤣🤣
@user-zf9gd5tp9m
@user-zf9gd5tp9m 4 года назад
Waxaasi waa been raggu dee waxay leeyahiin shaqsiyo kala duwan🤔 . Naago nina aan dhaafeyn ayaa jira markaa dadku wey kala duwan yihiin💯
@filsanaxmed2233
@filsanaxmed2233 4 года назад
Qofka lafoxun qof kalo Ayuu laquruxo badan yahay Adunka wx dhamysan tiran majiro qurux Waxaka ficn qalbi quruxan lacag waxaka wen qalbi tajira ah asxb iga rali nooqota mahadsanid dhaamtiin🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@drgaas1826
@drgaas1826 5 лет назад
إسم نبينا محمد صلي الله عليه وسلم هو محمد بن عبد الله بن عبد المطلب بن هاشم بن عبد مناف بن قصي بن كلاب....... عليه أفضل صلاة وسلم❤😍😘
@xafsalifestylchannel9263
@xafsalifestylchannel9263 5 лет назад
qof an aqoon nabigena csw magicisa wlhi waa ayan daro wuxu ka nol yahay garan maya waxay ka mid tahay su aashas su aalaha qabriga la isku weydiiyo waxan dhihi laha gabdhas diinta habarato insha Allah
@ismahaancumar6744
@ismahaancumar6744 5 лет назад
Hhhh Ninkaa Ck Ee Bilaa Jcylka Iguso Qabta Hadaaa Somali Akhrin Kartiiiin Alle Ka BaqOooo😂😂😂😂😂😂😂😂
@Nimo-abiib
@Nimo-abiib 4 года назад
Walal madowgu ma foolxuma anu waan madowahay aduunkanan ugu jecelahhy waxnan isu haystaa qurux
@user-zf9gd5tp9m
@user-zf9gd5tp9m 4 года назад
Aqoontaa ku yar gabadha hala yaabin 💯
@b-heroofficial
@b-heroofficial 4 года назад
Gapadha an guursanayo waa in ay iga yaraata ugu yaraan lapa sann
@katima9053
@katima9053 5 лет назад
محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب بن هاشم بن عبدالمناف عليه افضل الصلاة والسلام💋😘😘😘❤
@hodanxusen3320
@hodanxusen3320 4 года назад
Benale
@katima9053
@katima9053 4 года назад
@@hodanxusen3320 been maxaya?
@priyasawdishqaliladan2900
@priyasawdishqaliladan2900 5 лет назад
Wlhi waa Runtiii CabdiraHmaaN🙏💕inty maseer Ku mashquul sanyihiin Ayuu gurigiii dayacayaaaN
@hasnaxarago8342
@hasnaxarago8342 4 года назад
Quruxi waaqalbiga iyoqofkiisa siduuu ujecelyahy
@princesssawsan2048
@princesssawsan2048 5 лет назад
Quruxduu wa qalbiga anuu wxn gursan laha nin gaban oo madow oo bidar leeh oo ilka dhadheer dabayaro kusanleeh calol buran lugna kayar jiis ah se waxoga yar oo lcg ah haysta igawale kas xalimo kale uso dhawan mayso anaa dhinacwalba iska mariin 🤣🤣
@umu.1234
@umu.1234 5 лет назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@aaminamaxamed5902
@aaminamaxamed5902 5 лет назад
😂😂🤣🤣🤣
@abdirahmanabiib640
@abdirahmanabiib640 5 лет назад
😅😅😅😅
@prettyhalla2950
@prettyhalla2950 5 лет назад
😂😂😂😂
@prettyhalla2950
@prettyhalla2950 5 лет назад
Wllhy gabdh Bad thy
@hotmanburcochannel1548
@hotmanburcochannel1548 5 лет назад
Wiilka shaadhka cad waa will caqlibadn allah hakudhawro Wiilka ridwan laleeyay wll hadal wuxu aman yahay inta anad odhanine afka haduu kasoobaxo ma arimisid adiguye baan kugula talinaya waayo hadalo badan oo gafa ayaa kaasoo yedhaya Inanta ubax way rayifcntay allah hasharfo Inanta maryaha madaw horta fhalecaynta halaga daayo waayo magacinabiga way shegtay lkn abtirsintibay ilawday inaad kudadaasho baan kurajaynaya Lkn qudhaada waxaa kugujira hanwayni iyo muqal aad kadaba dhacdo waxyabo muqalka kamihimsanba jira ee kudadal hadiikale cidlaa kuleh Wiilka barnaamijka daadihinaya adiga waxwaraysanaya oobarnaamijka daadihinayee maamulka yaanlagaala wareegin oon adiga laguwaraysan hadaydhacdana usoogabi kana mashquli inmarkale laguwaraysto Wabilahi tawfiq
@mohamedhaashi9944
@mohamedhaashi9944 5 лет назад
Wallo waxd ta hey dad ka logu talagaley dhiri galinta
@ifkaali3796
@ifkaali3796 5 лет назад
Kkk dabecad wanagsan waxaasi waxba kama jiraan guurka waa godmadow oo markad gacanta la gasho wax lagag so bixi mooyi dhalinyaro kkk waa warkan odhan jiray markan ilkaha sare qabay
@yaxyea.dayibcarabshacib1297
@yaxyea.dayibcarabshacib1297 5 лет назад
Ok
@fowsiyamohammed9633
@fowsiyamohammed9633 5 лет назад
Ragoow hal gabadh way ku qancinkartsa lkn adigana ogoow markaad gabdhaha badsato waxaad badsatay buuq iyo cimri dhegdeg
@fowsiyamohammed9633
@fowsiyamohammed9633 5 лет назад
Raga somaliyeed waalidka hortiisa kuma irankaraan dad badan baan waydiiyey iskum yiraahdaan dadka hortiisa daaba
@hanibintocali9477
@hanibintocali9477 5 лет назад
Waarun bilahi
@luulhussein8810
@luulhussein8810 5 лет назад
Subaxanalaha walshay ilahy inoqo oo baro diinta ale maanta janis haystaa biri janis ma helaysid mohamed binu cabdulahi binu cabdimudalik binu cabdiminaaf binu quresh
@najma4832
@najma4832 5 лет назад
Masha alha soojeedin wacan Ridwaan iyo Ubax. iyo inta kaleba Karamo buuxdan ku hayaa√√√√√√√
@najaxnajax6112
@najaxnajax6112 4 года назад
0633097720 igla soo xiriira hdaad u baahantiin ina Nolosha wax lydinka faa'ideeyo
@farhiyadhamys6403
@farhiyadhamys6403 5 лет назад
Hhhhhh amiiin ku lah sida anigo kale 😁😁😁wuu iga qosliyey my Bro 😍😍
Далее
الطريق إلى العدوى | الدحيح
33:57
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
Просмотров 910 тыс.
Se las dejo ahí.
00:10
Просмотров 1,2 млн
hami Guur (Qiso xanuun badan) Somali Short Film 2020
26:11