Тёмный

Magic for Love /Sixirka Jaceylka 

Abu Hamza Herbal Centre
Подписаться 19 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 июл 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 52   
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 лет назад
Ilahay narta ha ku fogeeyo waxa sixir ku shaqaysta wa jahli umadani dadkeenu ku soo batay waxani imaka dalkii xata kenyan tan iyo oromada waxan ku shaqaysta ilahay ha laga cabsado
@sahranuura946
@sahranuura946 5 лет назад
Jazaakalaahu Kheyr, Sheikh Abu Hamza.
@user-jr1cz4nh6l
@user-jr1cz4nh6l 5 лет назад
Masha Allaah Sheekh JazaakAllaah Kheyr 💯👏
@abdirahmaanhasan3367
@abdirahmaanhasan3367 5 лет назад
Masha allah sheikh jazaakallah
@canabahmedjamac7053
@canabahmedjamac7053 5 лет назад
Jazaka allah sheikh cilmiga alle ha ku ziyadiyo runtii wan kugu xiranahay aqoon aad u badan ayan ka faiidaystey .
@yaasmiinabdullahi24
@yaasmiinabdullahi24 5 лет назад
Jazaakalah sheikh
@saybeeriyaboorama390
@saybeeriyaboorama390 5 лет назад
JazakaAllahu khayr wll wax badan ayaad noo iftiimisay nagana jaahil tirtay
@canabahmedjamac7053
@canabahmedjamac7053 5 лет назад
Masha allah sheikh alle miisanka xasanadka ha ku siyadiyo kalmada kooban.
@ifrahomar9516
@ifrahomar9516 5 лет назад
masha allaah
@DhuuxoaxmedDhuuxa
@DhuuxoaxmedDhuuxa 23 дня назад
Shiiq qeer allaah ku siiyo intee kaa helaa pls labarkaaga
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 23 дня назад
WhatsApp igala soo xariir insha Allah 00447301628720
@canabahmedjamac7053
@canabahmedjamac7053 5 лет назад
Iyaga oo labada qof is jecel aya wax kala dhex joogaan ama buuq joogto ah oo runtii muran iyo dhib marwalba ah .
@shucaybxasan3432
@shucaybxasan3432 2 года назад
Asc sheeqow waad na canfadey alaah haku barakeyo cilmiyan iyo nafsiyanba
@hakimamohamed6848
@hakimamohamed6848 5 лет назад
Masha.allaah sheikh allaha ku cifdiyo wax badan ka fahmay allaha ku barrakeeyo sheikh
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 лет назад
Amiin dhamaanteena
@laylaadam4520
@laylaadam4520 5 лет назад
Abu Hamza Herbal Centre asc nabarka laydiinkal xiidhidhi karo plz ii so sheega
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 лет назад
0017802456544 WhatsApp igala soo xiriir inshallah
@abdiissak3323
@abdiissak3323 4 года назад
Masha allah Shugran sheeqow waxaad ii ifisay waxa isoo maray iyo waxey aheyd Thanks brother
@cabdicasiisfaarax6298
@cabdicasiisfaarax6298 Год назад
Wll maxaa kusoomaray balse imiga sideed tahay anaa yaabane wll isoojawaab
@hubkakhan4955
@hubkakhan4955 3 года назад
Sheikh sixirkaa gurkaaa kuimada .gurkas majiraaa.
@salminabaari6810
@salminabaari6810 2 года назад
Mia la isku gursada maxa sixirku
@hubkakhan4955
@hubkakhan4955 3 года назад
Wlh blh tlh wa run.....tan aniga I qabsatay....alxm mantaaaaaa illahey xaqa itusay.
@user-zo1hz2tu3e
@user-zo1hz2tu3e 2 месяца назад
Abyo aney iheysata hada se ku okaatay
@yaasmiinabdullahi24
@yaasmiinabdullahi24 5 лет назад
Sheikh aniga nin aan sigaara u jclhy majirta nin dhana ma arki karo ycn lamahadli karo haduu ilahadlo waanba iska carooona mid waliba waan yasaya
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 лет назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kzZMGC7_b5w.html
@abdullahiosman8062
@abdullahiosman8062 Год назад
Ok
@abdinasir8079
@abdinasir8079 4 года назад
Asalamu caleykum sheekh qeyr badan Allaha kusiiyo. Ayadahee u daawo ah sixirka jaceylka ee quranka? Jaza'aka Allah
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 4 года назад
Surat altowba iyo surat Yusuf
@abdinasir8079
@abdinasir8079 4 года назад
@@abuhamzaherbalcentre156 Ajar badan Allaha kaasiyo qeyrkaaga shiikh aduun iyo akhiro.
@fartusaid8054
@fartusaid8054 5 лет назад
Jzkl kheyr
@sahranuura946
@sahranuura946 5 лет назад
Subxaanalaah, ILaahoow na Badbaadi.
@alituute9552
@alituute9552 5 лет назад
Sheikh maxay tahay qofka jirkisa waxyalo dhegdheg ama kolo kolo ka so baxayan iyo wax ur badan
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 лет назад
Iney il tahay ayaa dhici kara
@alituute9552
@alituute9552 5 лет назад
Jazakala Khyr
@Ayaan-9900
@Ayaan-9900 12 дней назад
Haduu sixir ninku igu tago oo igaga sinaysto dambi miyaa leeyahay anigu 😢
@canabahmedjamac7053
@canabahmedjamac7053 5 лет назад
Sheikh calamadaha guriga la xasday ama il ku dhacday oo qoyska kala geysay maxa lagu dareema .
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 лет назад
Insha Allah...waan soo diyaarin doonaa
@sabiriinquen2926
@sabiriinquen2926 4 года назад
Shiiqoow wan isku arkaa lkn wxbo lama wadaagin oo qaas ah kama fogaankaro
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 4 года назад
Ilaahey haku caafiyo walaaleey
@zuzunuur8139
@zuzunuur8139 5 лет назад
Sheekhka Soo hadal hablaha guurka kadahay cilaaj Koodo sida isha iyo sixir ka iyo jinka cashaqa hayaan
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 лет назад
Waan ka hadley
@zuzunuur8139
@zuzunuur8139 5 лет назад
@@abuhamzaherbalcentre156 Sheekh ling I Soo dir Uma jeed
@zuzunuur8139
@zuzunuur8139 5 лет назад
@@abuhamzaherbalcentre156 sheeikh ling ii so dir Uma jeedo
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 лет назад
Darsiga u gaar ah ma sameyn laakiin marar badan ayaan arintaas ka hadley.
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 лет назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-kzZMGC7_b5w.html
@rahmaali4686
@rahmaali4686 5 лет назад
Asc shiqa
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 лет назад
Wa caleykum assalam
@rahmaali4686
@rahmaali4686 5 лет назад
@@abuhamzaherbalcentre156 shiqwo iso ducaya waxan layahay murad dhinaca ninkaga
@abuhamzaherbalcentre156
@abuhamzaherbalcentre156 5 лет назад
@@rahmaali4686 Ilaahey haku fududeeyo
@rahmaali4686
@rahmaali4686 5 лет назад
@@abuhamzaherbalcentre156 aamiin yaa rabi
@mohamedsheikhhamud8294
@mohamedsheikhhamud8294 3 года назад
sixirul maxab maxaa lagu daaweeyaa
@Bari-k3e
@Bari-k3e День назад
Naag Saso kle igu sameysay waan dilay 2:55
Далее
DO THIS WHEN YOU ARE FEELING SAD
18:58
Просмотров 4,2 млн
Sixirka iyo Guntiimahiisa
18:10
Просмотров 33 тыс.
Sixirka Gumeysiga
13:38
Просмотров 7 тыс.